NASTEEXO INDHO HEESTII LEEB FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • ERAYADII JAMAL LIIBAAN
    LAXANKII IBRAHIM GERMANY
    MUSIC BY A/A/ HAMARI
    CAMERA BY JUNDI
    FARSAMDII SAMATAR SAID SALAH

КОМЕНТАРІ • 301

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Рік тому +5

    Waa fanaanad Soomaaliyeed oo qalbi wanaagsan oo weliba faraxsan mar walba Maashaa Allaah, Axyaa Nasteexo 🎵🎵🎵🎵🎵🎶🎵🎵 22/03/2023. Maalin Arbaco ah, Beri waa Soonqaad Illaahoow Dhamaan Muslimiinta iyo Muslimaadka u naxariiso , Aamiin

  • @hoodoaxlaam9767
    @hoodoaxlaam9767 5 років тому +11

    War nasteexo ciwaankeeda dhabta ah ha la ii soo sheego gabdhaaa dar ilaahay ayaaan u jeclhy💋💋

  • @abdidaaha3467
    @abdidaaha3467 4 роки тому +6

    Nateexo narairiista eebe Ayaan ku aqaan walal sharaf 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏Hadalkeeda CAD 👌👌❤️

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 роки тому +5

    Nasteexo idho maslax waa dadka dhan waa kicisa mada kale waa qof la socota Taageerayaasheeda og inaye iyaga waxku tahay waa qof caqli wanaagsa ilaahay siiye ilaahay ha kuu siyaadiyo

  • @fadumosuleman9654
    @fadumosuleman9654 5 років тому +54

    Gabdhani markad aragto waxay ku sinaysa positive energy I love her😍😘

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 роки тому +5

    2020 ya dhagaysanaya Somali waa xasidiina 😢🇸🇴👏💯🙏🌺

  • @ahzaabhassan992
    @ahzaabhassan992 5 років тому +15

    Nasteexo indho markan arko wan oyaa sabaabto ah jclkayigi hore aan is wayny bay u eegthy i m so sorry

    • @amaalsaid945
      @amaalsaid945 5 років тому +1

      😭😭😭😭😭

    • @ahmedkisali5619
      @ahmedkisali5619 4 роки тому +3

      Wlhi aniga xitaaaaa jeceylkeygii aan wayay u egthy sxb

    • @johrofarah916
      @johrofarah916 3 роки тому

      Kkkk ma oohintii weyneeyd wlhi waa qoslay

    • @xiisxaaji6336
      @xiisxaaji6336 3 роки тому

      😢😢

    • @abdiali8059
      @abdiali8059 3 роки тому

      @@ahmedkisali5619 😂😂😂😂😂😂

  • @footballhighlightsfh275
    @footballhighlightsfh275 6 років тому +46

    Nasteexo boqarada fanka😍 live on stage marka arko dance geeda saado ali xasuusta Allah yarxama

  • @kundiidahmed7615
    @kundiidahmed7615 4 роки тому +15

    😳😳😳😳 2020 yaa ila dawanayo hadii ad jiif sideydoo kale ad kudawaneyeso lkta ha iga baqiilin

  • @suguleyare7738
    @suguleyare7738 6 років тому +6

    Nasteexo ina ader wan ku tageera toban dhal hada donto wan ku qadn laha 😃😎 like

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Рік тому +1

    Axyaa Fanaanad Nasteexo Nooloow 🇸🇴🇸🇴🎶✅🎵🎵🎵🎵✅✅✅🎶🎶🌹🌹🇸🇴🇸🇴🎶🎶🎶

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 4 роки тому +4

    Waaaaaaw cododka idiiley💋🌹👍🌹👍💋👍🌹👍💋👍🌹👍👍🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋🌹🌹🌹🌹🌹👍💋👍🤞👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌 Mansha allah boqorada cododka horey u soovo

  • @marianjama4473
    @marianjama4473 6 років тому +84

    She has a gift voice, yet she knows how to use it. She is really talented Somali artist.

    • @ahmadjama6593
      @ahmadjama6593 5 років тому +9

      I love her she is the best trust me she knows how to use it big up girl

    • @wrfhbg
      @wrfhbg 4 роки тому +1

      Marian Jama I agree with you

    • @ardofarah7401
      @ardofarah7401 4 роки тому +3

      yes siss
      She is beautifully dressed and she now how to move her body
      We miss lvu nastaxo indho orona ii noloowa adiga iyo Hussein Abdi biito iyo Mahamed Deeqa
      ⭐⭐⭐⭐⭐lol

    • @dahircalisahal400
      @dahircalisahal400 2 роки тому

      She has geft futo iyo waji

    • @abdidheere8017
      @abdidheere8017 2 роки тому +1

      Aseee

  • @jacfarabdi8637
    @jacfarabdi8637 5 років тому +9

    My walalahey jigjiga salaan sare dadki laiga beeray love only daroood ismail love

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 3 роки тому

      Meesha Maxaa qabiil keenay soomaalinimada hakugu weynaato baacoow

  • @yusufahmed4641
    @yusufahmed4641 3 роки тому +3

    I am living in Australia, originally from Hiiraan(Somalia).
    I like to lessen Somali songs, when I have free time.
    This reminds me the Somali culture.
    Because she is singing very good.

  • @manhalmariam2271
    @manhalmariam2271 6 років тому +5

    Viva Nastexo indho ...mwah ...Swt song

  • @maikaali1790
    @maikaali1790 5 років тому +3

    Mansha allah beautiful voice and the queen Indho nolow huuno.from Christchurch

    • @abdihakimmohamed7920
      @abdihakimmohamed7920 4 роки тому

      Msha allhu waa fanaaand aan aad u taageero talow lambekeeda ayaan ka helaa

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 роки тому

    Nasteexo Indho waa gabar wanagsan codkeeda iyo ciyaarta guul gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️♥️❤️♥️❤️

  • @dagandeeqa7747
    @dagandeeqa7747 6 років тому +113

    Indho😍😍😍 inta tageerto pleas like ha ila dhaafina😂😂

  • @habonxaji1039
    @habonxaji1039 6 років тому +10

    Wax nool iibashaal my legend Indhooooo😘😘😘😘

  • @sacdiyoabdiqadirshiil5743
    @sacdiyoabdiqadirshiil5743 5 років тому +6

    Indho caashaq indho salaan boqortooyo 🌹🌹🌹🌹🌸🌸🌸🌻🌻🌻🌻🌻🌻❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iftinkimudug9614
    @iftinkimudug9614 5 років тому +29

    nasta indho boqorada mj fanka hada jira ada ugu leh edo qli nolow

  • @mohmedsiciidhimilo4774
    @mohmedsiciidhimilo4774 4 роки тому +4

    Always wa shiidan tahy boqorada codka

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 5 років тому +4

    Heestaan caadi ma aha
    Nasteexo indho waa fanaanad
    Buuxdo oo dhameystiran
    Viva naxteexo indho

  • @ahmedsalat3883
    @ahmedsalat3883 4 роки тому +1

    Omg i like her markey futada warejineyso aqoon uma lihi qoftan ilahey amarkiisa nabee naagtani naagaha waaka horeydaa 😘😘😘😘😘😘

  • @ibrahimmohamed2813
    @ibrahimmohamed2813 Рік тому

    Watched before and still watching, what acharming voice. Obvious am an automatic fan

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +11

    2019 yaa ila dawanay💓

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +4

    Still watching until now

  • @suldaankasoomaalidheere2659
    @suldaankasoomaalidheere2659 6 років тому +6

    Cada loolka sheekada Axsan erayo wlhi hhhhhhhhhhhhhhh lovely song.

  • @kungsgardennytida5664
    @kungsgardennytida5664 3 роки тому +1

    Sifiican ayey u ciyaarty like wallahi

  • @xasnadacama9692
    @xasnadacama9692 2 роки тому +1

    best super chonson ecoute les mots c est comme ça merci mes frères merci

  • @salmaali8338
    @salmaali8338 6 років тому +5

    Thanks samatar Said axsan video horay usoco bro

  • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
    @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 4 роки тому +3

    She is gone now, nacas iyo nin liitey oo aan rabin libteeday guursatey, sorry, her fans like me will cry forever from now

    • @maxxammedhus.468
      @maxxammedhus.468 4 роки тому +1

      Afhayeenka Demoqraadiyada Puntland how do you know? War dad gob ah ayaa nahay ee hana ceebeen.

  • @hibakusman4596
    @hibakusman4596 6 років тому +13

    I love 💕 this song

  • @axmedcabdiwarsame4493
    @axmedcabdiwarsame4493 3 роки тому +3

    Naag nool indho🌍❣

  • @abdirahmanahmed8088
    @abdirahmanahmed8088 4 роки тому +1

    Nasteexo dabada sidaad u wareejinayso ayaan kahelaa rabadaan kariim

  • @willfriid2696
    @willfriid2696 5 років тому +9

    Boqorada codka Nasteexo indho!
    Ninkii helaa raganimo ku faana!

  • @sulatansultan524
    @sulatansultan524 Рік тому

    Waaaaaw abwaan jamal liban iyo Ibrahim Jeremy iyo nasteexo

  • @malmo4235
    @malmo4235 6 років тому +23

    Qoftan Xayi Waaye Meel
    Ay Joogto Boring Majiro Yakhoow She's A Super Star

    • @ardofarah7401
      @ardofarah7401 4 роки тому +1

      She is Super star
      Queen Butland 🎤💃🎺🎻⭐⭐⭐⭐⭐👌
      I love you siss
      Keep going forever 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
      Somaliya Hanoolato 🏳✌❤

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg Рік тому

    Aniga o layidhdo c,qaadir Kuna magac dher barajo indho ha jojiso iskadaba ridka raga faninta wa iga talo nastexo indho ad ban ku tagera sister

  • @nawalabdi6867
    @nawalabdi6867 6 років тому +9

    Nasteexo nlw quruxdii haween wllhi qurux kugu dhan mcnto

  • @sulatansultan524
    @sulatansultan524 Рік тому

    Asc erayada abwaan jamal iyo laxnka Ibrahim lambada nimba waxanu nahay saxiib hambalyo

  • @majidhochannel4820
    @majidhochannel4820 5 років тому +9

    Nasteexo wlhy markasta aan arko wan farxaa arooskeyga waa inan uyerta insho alah jewiga dhan waa badaleysa😂

  • @xasnadacama9692
    @xasnadacama9692 2 роки тому +2

    nasteexo dance bien elle plaie best best merci

  • @fathiyaistaahilchannel515
    @fathiyaistaahilchannel515 6 років тому +19

    Dhal boqortooyo mj we love you Hpo👌👌🤛

  • @kamalcade573
    @kamalcade573 6 років тому +12

    Im frm kuria like somli musick

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg Рік тому

    Nastexo indho nolaw sxb

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy Рік тому

    WAR DAAYA GABADHU HA HEESTA THEN NAAGAHAA IYO WIILASHA REER KOONFURTA WAA SAQA JAAMIIN WELIBA WAA REET BAADIYAAL .I.FROM.SOOL OF .S.LAND.VIVA

  • @sadamabdi6766
    @sadamabdi6766 4 роки тому

    War waxan buskudkaa eeg full saporte

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 10 місяців тому

    Nasteexo maxmed warsame boqorada codka iyo Qurxda

  • @nashaadahmed2385
    @nashaadahmed2385 4 роки тому +12

    ninka farxiya kabayare guursan rabba inuu lacag aruursanayo yaa ila arka 😂

  • @naleya6550
    @naleya6550 6 років тому +8

    Qaali waa shidantahey💖💖

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 6 років тому +5

    Naseexo 💖👌👌

  • @AbdicaziizQorone-vr5hl
    @AbdicaziizQorone-vr5hl 11 місяців тому

    Dadkii somlida ahaa waa lagu gafay [Jaajuus danno shisheyi dhaqalihii madda ku dhavday ayaaku xadd gudubay Gen Abdi asis,waa wiilka FADARAALKA SOO QAADAY /1989 ,,,BISHII KOOWAAD /Damada ,beer oo gobolka togdheer ,soomasliha is wayiiso

  • @salmaali8338
    @salmaali8338 6 років тому +5

    Boqorada fanka nastexo indho cisi iyo sharaf Ku nolow

  • @hamdiabdul4236
    @hamdiabdul4236 5 років тому +3

    Super!

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg Рік тому

    Nastexo indho heestan ladhaho leeb ishay kariday cod iyo jeestaba

  • @annwanjiru6410
    @annwanjiru6410 3 роки тому +6

    💕💕💕but I don't know what it's meaning

  • @ambasitorkaruuxiga6709
    @ambasitorkaruuxiga6709 6 років тому +24

    Alaabta ay xidhantahay dukaan iigu sheega qofteyda usoo qaadee

  • @cawaalekaydchanel9982
    @cawaalekaydchanel9982 4 роки тому +2

    NazTeexo iNdho waa DaYax
    DaYaxuNa CiRka KaMa DaGo

  • @marciauter8055
    @marciauter8055 4 роки тому +4

    Lovely you go girl

  • @naimamohamed8304
    @naimamohamed8304 4 роки тому +2

    Nice 🔥🔥🔥👌👌👌👌👌

  • @You.m685
    @You.m685 3 роки тому +1

    These mens are on different level 😅😅she shaking her butt like tat

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy Рік тому

    NASTERXO VIVA

  • @nistahamuhamud5462
    @nistahamuhamud5462 5 років тому +6

    Naag nool waaye walahi samideey 💕💕💕💕

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 6 років тому +15

    Nastexo 💕💕

    • @Thekingpubg1
      @Thekingpubg1 6 років тому +1

      Saajin Abdirashid kuuntada waliged maantay warerjisay 😂😂

    • @SaajinMuse
      @SaajinMuse 6 років тому

      Abdulahi Yasin Gelle 😂😂😂 Dhulka Walahi

    • @hindiyussuf4416
      @hindiyussuf4416 6 років тому

      Saajin Abdirashid ❤❤😭

    • @hindiyussuf4416
      @hindiyussuf4416 6 років тому

      Abdulahi Yasin Gelle halkan mxa ku keny 😂😂😂

    • @Goldtoo
      @Goldtoo 6 років тому

      Ifrax Hassan

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur 11 місяців тому

    Maanshaa allah xambalyo

  • @sudiissa1914
    @sudiissa1914 6 років тому +3

    Nice song 😍😍

  • @aadiyoaad7611
    @aadiyoaad7611 6 років тому +19

    Nasteexo dhal paqartooyo

  • @amalqueen679
    @amalqueen679 6 років тому +1

    sida leebka aarsada rido logu galybaa Anaalay gu waaynyo waxa layii gabaanta jacayl laylaa dhimayo jacyl laylaa qiimayo Ax Ax Ax wlhi Nasteexo runta kugu jecly bilhi uuuuumc

  • @user-zj4fz8wx2q
    @user-zj4fz8wx2q 5 років тому +3

    my Queen 👑👑👑

  • @abuzubersuleze854
    @abuzubersuleze854 6 років тому +1

    wowo indo waaan ku tagarsana

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 4 роки тому +2

    I like her dunce beautiful girl even she has good behavior

  • @kadershariif6806
    @kadershariif6806 5 років тому +2

    Dhal boqortooyo xalaala ah

  • @shamsomahmudfarah5370
    @shamsomahmudfarah5370 6 років тому +10

    L love haar labis

  • @laylaahmed7017
    @laylaahmed7017 5 років тому +3

    Wankahelay heestan

  • @mohamedomar1774
    @mohamedomar1774 2 роки тому +1

    رائع

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 3 роки тому +1

    Thanks 👍👍👍 nalka

  • @munosaid1411
    @munosaid1411 6 років тому +18

    Nastexo indho boqorada fanka

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 5 років тому

    Nasteexoy xagee kahelaay walaashay diyey

  • @sacadhaybe3404
    @sacadhaybe3404 4 роки тому +1

    Nice

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur Рік тому

    Masha allah

  • @ahmednasir7104
    @ahmednasir7104 5 років тому +1

    Walalayalow nastexo way igashee xage ka raadiya xagese Dagan tahay please

  • @omarguled691
    @omarguled691 6 років тому +50

    Majeerten Is.Hollywood they don't Care Chalenge

    • @malmo4235
      @malmo4235 6 років тому +1

      Guulled Sadaq Cumar Mj are Mafias Duli

    • @dekahirsi9253
      @dekahirsi9253 6 років тому +5

      siman kalay adaa duli ah fucking edeb yeelo

    • @dekahirsi9253
      @dekahirsi9253 6 років тому +1

      Guulled Sadaq Cumar yes anah kugu racsan

    • @roseawil7810
      @roseawil7810 6 років тому +3

      Guulled Sadaq Cumar almajerteniyaaa 4 life. Inanteniyay nolow ebid

    • @habeendhalad5011
      @habeendhalad5011 5 років тому

      So kal iyo laab baa walahi iga qoslisay walahi

  • @mohamedmireweheliye8333
    @mohamedmireweheliye8333 5 років тому +1

    wax kale nasteha

  • @bajaacabdi8742
    @bajaacabdi8742 3 роки тому +7

    Classic woman ❤💉🔐💯❣💋

  • @mohamedjamma3279
    @mohamedjamma3279 5 років тому +4

    Subag wax nool baad tahay dhidhiibsigaa iyo dhuda wanaagaga dheehaga maahe shishaad dhuux u leedahay ∆

  • @danielachuka-yq5qn
    @danielachuka-yq5qn Рік тому

    I like the song nastixo

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 6 років тому +5

    Ala yaa itusa Nastexo Indhoo Qaawan lol what a nice view... i have a dream... love u

    • @willfriid2696
      @willfriid2696 5 років тому

      Hamze walaasha oo qaawan in la daawado ma jaceshahay!? Maya soo ma ahan? Marke waxaa ha ku oran gabar somali marke!

    • @abuukwrrrarqaliif2022
      @abuukwrrrarqaliif2022 5 років тому

      Aec

  • @umosharif6636
    @umosharif6636 6 років тому +4

    Waaaw🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌳🌳🌳🌳🌳

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 6 років тому +3

    😁💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜👍✌️👌👏👏👏💥💥💥Nooloow qaali 👏👏👏wwwwww

  • @henokr.g.6215
    @henokr.g.6215 4 роки тому +5

    Gorgeous!

  • @maxamuudafyare5128
    @maxamuudafyare5128 3 роки тому

    afyare

  • @hodanahmed3504
    @hodanahmed3504 6 років тому +1

    wlh dadku dhaqan xumay baranayan why logu turaya ?? logu dadinayaa lacagta?? hadad ku foladaynasa si quman ugu dhib ama is ma istus nimay niga noqotay??? subha allah walagu tumanaya lacagta wa lagu jogjog sanaya dadbaa inta laa oo wax u sohoyan malinti , allah ka cabsada dadoow

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 6 років тому +5

    ❤❤❤❤❤❤ my favorite hees

  • @abdirahmaankoronto2597
    @abdirahmaankoronto2597 6 років тому

    Furaaaaaaaaaaaaaaash

  • @ranalee2040
    @ranalee2040 5 років тому +3

    Somali people are always behind ...leave the singer alone ...ma shini baa ka duurka fananada uu raagu mahay halka dambe ay uu joogaan wamaxay sidan ...waar badooynimada iska daaya uuf.....ka duurka fananada si fican ay diinku heestee ...

  • @zak_sheeqaplaysfornite4406
    @zak_sheeqaplaysfornite4406 6 років тому +2

    good

  • @laylaahmed7017
    @laylaahmed7017 5 років тому +1

    Jacayl ley laqimanyoo

  • @fardosaelmi3484
    @fardosaelmi3484 4 роки тому +2

    👑👑👑