КОМЕНТАРІ •

  • @AymanAxmed-wx1pi
    @AymanAxmed-wx1pi 5 місяців тому +16

    Ila 2024 ya ila dhageysta hestan❤😂😢

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +22

    Ma lga yba in dad wapi iga dambeyan
    Hda iga dmbyso like🦁❤

  • @khadaraden7936
    @khadaraden7936 3 місяці тому +2

    Heestani waa heesaha sooyaalka fankeena soomaaliyeed kuwa aan duugoobin,
    Hadaad soo booqatay 2024 like saar.

  • @heyybebyarmanti80
    @heyybebyarmanti80 6 років тому +20

    heestan waad lahesheen
    runtii waxy Ka mid tahay heesaha somalida ugu qiimaha badan
    aad ayaan idiinku mahad celinayaa
    abokor MAHDI
    iyo
    munye iyo nasteexo
    boqorada Codka💓

  • @ibrahimhappi9629
    @ibrahimhappi9629 Рік тому +11

    I am watching from Derkale ,both of them had a very nice voice.
    I wish they could have read the Holy Quraan.

    • @MohanurMolu
      @MohanurMolu 8 місяців тому +1

      Wis say bro and also from banisa I am call action and your

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 роки тому +9

    Erayadii Abwaankii Qaran ee Maxamuud Tukaale cismaan .. abwankas oo lahaa heeso Somali ku qali ah , sida Dhulkayagu sabool maha , ducaysane , haadka samada duula , ALLA Weyn ninki aamina awood leh , haadka samada duuliyo diinkuba u siman calaf .. abwaan qaran dheh walee

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 4 місяці тому +1

    wllhi ninkan cod buu leeyahay keep going ❤ nasteexo iyadu hadalba ma karaysi codkeeda like ❤

  • @abdiawed3540
    @abdiawed3540 4 роки тому +15

    Heestan waxaan dhagaysanayaa , 03/03/2020 3pm , waxaan kasoo baxay jaamacada, magaalada qaahira, wadada waa saxmad ama jaam aad u daran ,baabuurka aan saaranahy , meel ma gaadhayo waayo wadada ayaa xidhan ,lkn heestan ayaan ku ilaawayaa, runtii heesihii hore haday noo cusboonaysiin lahaayeen intay waxan cusub ee aan macno lahayn nala daba joogaan waanu ku raaxaysan lahayn.

  • @bakasahuqa86
    @bakasahuqa86 2 роки тому +23

    What wonderful 🎵. Although I can't understand the language. Witching from Marsabit County Kenya🇰🇪.

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 3 роки тому +13

    February 14 2021 habeenkii jacaylka ❤habeen xasuus leh ani iyo xaajigayag (C)❤💋😘 yaa nala daawanaya😘😎👊❤ weyno ha ina kala wadine aan is waa inaga yeel🤲

    • @cadnaaniqra3040
      @cadnaaniqra3040 3 роки тому

      Hayska Sii dayn wligaa caqli dumar yuusan ku qaadin

    • @cadnaaniqra3040
      @cadnaaniqra3040 3 роки тому

      Aniga inta IGA gadan waa Marna ii walaaloo

    • @iqromaxamed5430
      @iqromaxamed5430 3 роки тому

      Kkkkkkkkkk 28 2021February ayaan dawanayaa anigoo ku jira xasuus ah 2018

    • @cadnaaniqra3040
      @cadnaaniqra3040 3 роки тому

      @@iqromaxamed5430 ha Sii dayn waan jeclhay inta is jecel

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 4 роки тому +39

    Ifka waxa kunol willal kuwa somaliyed weynow Hana kala wadin 😘hada wiil tahy like ta
    👇🤜✊

  • @yahyeahmed2003
    @yahyeahmed2003 6 років тому +4

    Qof daawanya oo sooqoraya is astur yaab micnaha garan waayyy qofkii dadkaa layaaba like iisaara

  • @abdullahiadan5644
    @abdullahiadan5644 6 років тому +51

    I’m from Sudan 🇸🇩 I like somali music

    • @munocabdulahi4705
      @munocabdulahi4705 3 роки тому

      U554k6ý6ùyjng.yjmmb he.. y.b
      ⁸5

    • @Umahanmohamed
      @Umahanmohamed 3 роки тому

      appreciate 🙏👌

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Рік тому +1

      Sudan music is number one in Africa and somali music is the second, as somalian we love Sudan music like Mohamed wardi

  • @fathiaaguled1125
    @fathiaaguled1125 3 роки тому +83

    No matter how many times I listen to this song I never get enough of it! Nasteexo has the voice of Hibo

  • @sagalahmed4136
    @sagalahmed4136 3 роки тому +13

    2021yaa Ila dawanaya hestan like iisaar inta ika danbeyso

  • @aishaabdiaziiz1896
    @aishaabdiaziiz1896 4 роки тому +27

    Ya ila dhageysanaayo 2020 farta taag☝️☝️☝️☝️☝️❤❤❤

  • @alielmi8449
    @alielmi8449 6 років тому +437

    Hesaha xaran inay yihin kuwa
    Ogow like me igu qabta bal

    • @abdirahmanaden9577
      @abdirahmanaden9577 6 років тому +1

      I love heestan

    • @moriomohammad6698
      @moriomohammad6698 5 років тому

      👍

    • @n.h310
      @n.h310 5 років тому +11

      Maxaa ku keene meeshan marka😂

    • @hodanhure6113
      @hodanhure6113 5 років тому +8

      @@n.h310 hhhhh ma argty yaqey afkyga bad kala so baxdy wlh wan ka yaby dadkn iney Ku raxestan bay comtiga Ku so qoryan hesa xarn wye

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 5 років тому +3

      Moriom ohammad Maxaa u dhageysanee hee duli Ina tahey like ku raadsanee lacagtaas like ku hesho In ka sii xaransan tahey ma ogtahey Alculumaa suu ijlasuu baaba naari kuwa dhahayo ka mid tahey

  • @najaxmaxamud4820
    @najaxmaxamud4820 6 років тому +36

    nasteexo qaali anigu waxan ku arkay codkeda fanaanaday heesteda soo qadaba waa la cod saado cali ayan arkay imika na hibo nuura ayabad moodaa inay qadayso haystii on love indho quruxeey 😍😍😍😍❤❤❤

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 3 роки тому +5

    From dalka gudihiisa caasimada sedexad 2020--7november /Saturday.
    Afar saac habenimo.
    Like dhac iisara wixii iga danbeya

  • @adanyarr1941
    @adanyarr1941 4 роки тому +24

    I AM from senegal Love you somalia

    • @abukarhappy3000
      @abukarhappy3000 Рік тому +1

      I am Somalien love sinegal my good friends in lemans french he is name niese harun original sinegalien

  • @DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1
    @DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1 6 років тому +15

    Muqaalkan iyo heestan markaan Ku ceshaday in ka badan 1000 jeer hadana xiisaha iyo dhadhankeeeda aan u hayo aanu is dhimin weliba marba marka ka danbaysa baabay ii sii macaanaanaysaa. Labada fanaan ee qaadaya waad mahadsan tihiin

    • @geletoz
      @geletoz 3 роки тому

      Kula mid...I come to this song every day 4 times..sooooo perfect a song the music the voices the words the art

  • @nassiryussuf2182
    @nassiryussuf2182 4 роки тому +41

    After two years i still think this is one of the best somali songs ever

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 2 роки тому +3

    Mahad celin waxaa mudan Tukaale Cusmaan iyo Cabdinaasir Macalin Saciid oo miraha iyo laxanka kala sameeyay weey naga hooseeyaan Allaha u naxariisto.

  • @Shacni.
    @Shacni. Рік тому +2

    2020 ayan hestan gaari aan sarnaa anigoo safar ah oo baadiyo u socdo laga shiday anigana shirka baan saarna dhulka dooga leh banaanka ayee indhahayguna qabanayen iyo qoraxdoo sii dhacayso gaduud ah m.a jawi e ii ehed❤❤ xusuus wlhi

  • @xaragoproduction490
    @xaragoproduction490 6 років тому +90

    Inta calanka xidigta shanta gees leh jecel liketa iisaara

  • @rodaomar1942
    @rodaomar1942 Рік тому +30

    Me and my ex husband used to sing this song for each other. It used to hurt me years ago but tonight I'm healed and enjoying it

  • @elmnycollin1508
    @elmnycollin1508 6 років тому +158

    Nasteho Indho is realy talented. She has stage presence, passion and mellifluous voice. She has my vote

  • @eliashassan3604
    @eliashassan3604 6 років тому +35

    Ax Ax Absolutely Adorable Wht A Great Performance Nasteexo indho Naag Nool Wlhi Heestan Bartedi Iyo Kasi Macan Ayad Dhigtay Waliba Qaab Ay Fahmi Karan Generation ka Manta joogo Cod Cajiib Ah iyo Performance Inaba Cadi Aheyn Ohey Oh Wan ku Raxeysanoya Yaaqe Waxba Lagama Qaban karo Wht A Talented Artist Yesingiiiiii 🙌🙌😍 Aroos Dhaxa Ah Waad Uga Bariseyn Karta🤣

  • @leylaa3638
    @leylaa3638 6 років тому +53

    I'm from the Philippines and I love Somali music

    • @azuuzu10
      @azuuzu10 6 років тому +9

      I am from UA-cam also
      Liked your comment

    • @wanaagceente4476
      @wanaagceente4476 3 роки тому

      @@azuuzu10 222wwwwwwwwwwwww22w222w222222w22222222222222w22222222w22w222w22w2222w2wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww22222222222w22w22222wwwwwwwwwwwwwwwww222222w222

    • @wanaagceente4476
      @wanaagceente4476 3 роки тому

      @@azuuzu10 222wwwwwwwwwwwww22w222w222222w22222222222222w22222222w22w222w22w2222w2wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww22222222222w22w22222wwwwwwwwwwwwwwwww222222w2222

    • @abdirahmanjimalesaidhiiliy8651
      @abdirahmanjimalesaidhiiliy8651 3 роки тому

      Sure🤣😍😍

    • @box5319
      @box5319 3 роки тому +1

      Welcome sister.

  • @shakiibmhurre
    @shakiibmhurre 3 роки тому +3

    Heesta 2021 ban daawanaya waxay ka mid tahay heesa aan waligod
    fanku inu hoos dhaco dawlad la'anta weeye

  • @ibrahimzam4362
    @ibrahimzam4362 Рік тому +3

    Super cool chanson merveilleux voix fecilicitaction bravo non cher ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉tanks you so match fecilicitaction bravo

  • @abdinurissebarre128
    @abdinurissebarre128 6 років тому +4

    heestaan weynow ha inakala wadin nasteexo indho iyo muunye waa hees aad u macan dad badan ayaa aad u dhageysto oo aan ka xiiso dhicin oo aniga oo kaleh ah aniga inta badan heestaan ayn dhageystaaa

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 5 років тому +31

    Muwaadiniita somaliya all wad salamantihiin in sha allah guul all somaliya

  • @samadoonchannel4153
    @samadoonchannel4153 2 роки тому +4

    Weynoow heyna kala wedin jah hees lama dhihi karo ee waa dareen gaara 💕💕💕😘 💕

  • @nimcoanfaconline8941
    @nimcoanfaconline8941 3 роки тому +2

    1/4/2021 ayaan daawanayaaa xasuusta i haya zxbyaal

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 роки тому +6

    nasteexo waa naag qaaliya qurux cod qalbi nadiif bulshaawiyad ilahey cafimad cimri dherar iyo mustaqbal sare walasheey

  • @queenanaya8562
    @queenanaya8562 6 років тому +52

    Nasteexo indho fanand qliya farxn nimo dad jcyl cod iyo qrx ayey isku darsty ilhy hku dhowro queen nastuu❤❤❤

  • @safiyohure8926
    @safiyohure8926 6 років тому +3

    Waaw walshay nasteex iyo al fanan muneey waad kaa baxasateen ale haa idiin xifdiyo boqorada codkaa

  • @abdinajibmohamed2626
    @abdinajibmohamed2626 2 роки тому +7

    Hands up if you’re still listening the song 2022

  • @AhmedAli-ug3uo
    @AhmedAli-ug3uo 4 роки тому +24

    Inta kaheshay quraxda nasteexo indho like isara plz

  • @baalweyne4352
    @baalweyne4352 2 роки тому +3

    Waayo waayo
    Riwaayaddii hablayahoow hadmaad guursan doontaan
    Ereyadii Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan
    Waxa wada qaaday Cabdi Cali Bacalwaan iyo Hibo nuuro

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Рік тому +4

    Ala HeesTan Ano ciyala maxan maqli Jiray mantana Tiyo Laso cusbonayisiyay dhagayizanaYa 😓💯

  • @haykalmuusetube5657
    @haykalmuusetube5657 3 роки тому +4

    Waxan dowanayaa 11/4/2021

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 3 місяці тому +1

    Eraydii abwaan Cisman Tukaale
    Laxankii Cabdixakim qaarey Jiir
    Ruwayadii hablayahow goorma guursan. Mahasanid abuukar farsamada qurux badan aad soo gudbisay

  • @user-ne3jc6dn9j
    @user-ne3jc6dn9j 2 роки тому +8

    She has very powerful voice i love it .😘
    Nolow nasteexo indho wad keentay Codkii Hibo Nuura wlh hadan la is xaqireyn❤️👑

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 4 роки тому +120

    2020 yadawana inta iga danbaysa like ✊🙋‍♂️

  • @Chadmali
    @Chadmali 2 роки тому +6

    Fanaanad qaali ah nasteexo indho 😚❤❤❤

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 Рік тому +3

    Heeskan meeqo jeer ayaa soo booqday masha allah nasteexo cod macaan ayuu ilaah siiyay guleesta adiga iyo wilka bo

  • @superpoetry8704
    @superpoetry8704 4 роки тому +53

    Wow she is so talented, amazing and well choreographed. She is quite wonderful on stage and off stage, super confident. I think she should write her own songs as well. Respect !

  • @abdiwaliabdukadir4097
    @abdiwaliabdukadir4097 2 роки тому +16

    I am from Pakistan I love somalia music

  • @UsmailJima
    @UsmailJima 22 дні тому

    I'm from Ethiopia i like your music and style your music ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saburamohamed9534
    @saburamohamed9534 5 місяців тому

    Heestan kamaba xiiso dhacayo I don’t know why 😩18 -2-2024❤

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033
    @maxamuudcabdiraxmaan75033 Рік тому +3

    KKKKK
    WAYNOW HAYNA KALA WADDIN AAAMIIN AAMIIN

  • @fadommohamed9484
    @fadommohamed9484 3 роки тому +3

    Allah unaxariisto cabdicali bacalwaan

  • @AbdiHassan-id7uy
    @AbdiHassan-id7uy Рік тому +2

    I like it the best love song the best best number one

  • @yacinmahamoudfarah6570
    @yacinmahamoudfarah6570 Рік тому +2

    what a lovely song! how many times I have listened to it. it's really wonderful song

  • @user-fu6sh6jh7s
    @user-fu6sh6jh7s 6 місяців тому +6

    How about 2024...

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 6 років тому +12

    Nasteexo my queen habo cod iyo qurux rabiba kugudeqay💟💟💋nice song

  • @fatimamukhtar6949
    @fatimamukhtar6949 4 роки тому +5

    Waaw cod baa ku dhamaatay misha masha allha weynow hana kala wadin ❤❤❤😍

  • @iiraan111
    @iiraan111 6 років тому +59

    nasteexo jacelka aan ku qabo wlhi ma yaro lakin hada waxaa tahay marwo Abdi muunye qabo wax walbo waa calaf. hada aragtay qof ani cml nasiibkiisa yahay like iisaar👍🏽

  • @berhanegashu2216
    @berhanegashu2216 3 роки тому +25

    What a lovely song. I felt inside my heart i didn't even know the. meaning I love somalian .

    • @hashimsimba3753
      @hashimsimba3753 3 роки тому +2

      what

    • @omardhaanto4021
      @omardhaanto4021 2 роки тому +4

      @@hashimsimba3753 what you mean ( WHAT ) do you want learn English go to school

    • @mcabdulqadir6264
      @mcabdulqadir6264 2 роки тому

      I love Ethiopian song too bro

    • @rarajiboo
      @rarajiboo Рік тому

      Listen to it in Hobo Nuura voice and with the original music. These singers have both very good vocals but the canned music is letting the song down. I am sure you will enjoy it greatly.

  • @roozaynnaim9429
    @roozaynnaim9429 6 років тому +7

    Nice song, makala dhacdan love u guys😘❤️

  • @wiilsomali5933
    @wiilsomali5933 11 місяців тому +2

    Hada baadiyo jogtey 2016 Wan ku salamaya

  • @muktarmohamud8094
    @muktarmohamud8094 3 роки тому +2

    February 2021 yaa daawanaya? Puntland, Somalia..Allow dalkena noo hagaaji

  • @maxamedkaamilabshirsalaad7594
    @maxamedkaamilabshirsalaad7594 6 років тому +8

    maansha allah aad iyo aad ayeey meeshoda la dhigeen fanaanintii hore nasteexo indho waad ku haysataa ayaan ku leyahay

  • @saalaxali6356
    @saalaxali6356 5 років тому +7

    Heestan inta ay qancisay like ii saara

  • @user-vh3qs1ne6h
    @user-vh3qs1ne6h 6 років тому +1

    Waa malintiii 8 oo aan sacad weliba kuso celcelinayo. I love you nasteex ina adero. Waan ii qiiraysay waa lakeentay codkii . Hibo nuuro. I Love you marlabaad nasteexo

  • @youngsomalientrepreneurs2519
    @youngsomalientrepreneurs2519 6 років тому +1

    Abdoow munye...waad Ka baxsatay.Asxaateyda heesta caadi ma ahan... Is a Cajiib one. Ha moogaanin in aad Fikrdaha Ganacsiga ku soo biirto.

  • @nawaafsomali
    @nawaafsomali Рік тому +67

    It's 2023 ‚let's see how many legends are still listening this song🎉🥳💞

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 Рік тому +3

    Xasuustii Aun bacalwan iyo hiba nuura cimri dheer

  • @roobinibraahim6648
    @roobinibraahim6648 Місяць тому

    Waa Bari songs renewed by sweet new legends Somali literature proponents thanks waa goorma!!!

  • @UbahAbdulkadir
    @UbahAbdulkadir 6 років тому +299

    Heestii Waxaa leh Abdi Ali Bacalwaan iyo Hiba Mohamed Hudoon oo labaduba nool, waxayna ku jirtey ruwaayadii hablayahoow hadmaad guursan doontaan, dadka heesahooda hadaad qaadeysaan xataa ku xusa magacyadooda oo ha xaqirina, waayo caruurta yaryar waxay moodaayaan inay tahay hees cusub oo ay leeyihiin dadka qaadaya..

    • @fatush75
      @fatush75 6 років тому +3

      Ubah Abdulkadir waa sax

    • @saucysomalian9158
      @saucysomalian9158 6 років тому +23

      Adigaaba qof kale ku magacaabey Waxaa iska leh originalka heesta oo wada qaadey Hibo nura iyo Cabdiasir Macalin intaadan qof eedeynin hhhhhhh Bacalwaan waxa uu ku mataley ruwayada hablayahow hadmaad guursan doontaa oo uu nasiib u yeeshay in laga duubo lol

    • @suadqali5761
      @suadqali5761 6 років тому +6

      Ubah Abdulkadir hesta wa copyi miya Qaali aney ayaka leyihin uqabey🤔

    • @mohamednuur6918
      @mohamednuur6918 6 років тому +6

      Ubah Abdulkadir heesta waxaa qaaday alaha u naxariistee cabdinasir macalin siciid iyo hibo maxamed hudoon hibo nuura waxeyna ku jirtay riwaayadii hablayahow hadmaad guursan doontaan ee uu alifay abwaan maxamud dukaale

    • @Mohamedmobilestore
      @Mohamedmobilestore 6 років тому +6

      walaaal heesta malaha abdi cali bacalwaan waxaa iska lahaa allaha u naxariisteee abdinasir macalin iyo hibo nuura..dib baa loo dhigay riwaadiii hablayahoow hadmaad guursan doontaan

  • @nadiraawil5429
    @nadiraawil5429 6 років тому +180

    muuyo cida taageerta like iisaar 😘😘😘😘😘😘

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 5 років тому +3

    Heestan wan iska jeclahay amarka ilahay heesahan markasta dhagaysto ayay ka mid tahay waa hees jacayl ah oo macaan❤❤❤

  • @farhiyofarhiyo2756
    @farhiyofarhiyo2756 6 років тому +6

    Nasteexo i nolow in badn fanankit dhan ayan kugu jclhy cadowgad ha jabo nasteexo indho

  • @fadumomaxamed3075
    @fadumomaxamed3075 3 роки тому +9

    29 April 2021 yaa daawanaya nasteexo love you❤❤

  • @qeyzahmedyuguzlafiyo2533
    @qeyzahmedyuguzlafiyo2533 6 років тому +13

    Waw ish cala hees wayo waye xasus thanks master and munyo waligey like ma helin sxbta isara like

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 6 років тому +85

    Am from Congo I like somali songs

    • @queenofqueens7152
      @queenofqueens7152 6 років тому +1

      abdishakur abdi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @umumaxamed7911
      @umumaxamed7911 6 років тому +3

      Am from chine i love somali song😁

    • @ikraam6747
      @ikraam6747 6 років тому +1

      abdishakur abdi 😂😂😂😂😀😀
      I from Japan I like Somali songs

    • @rabiileomar7395
      @rabiileomar7395 6 років тому +5

      Iam from MARS planet but I love Somali songs

    • @kadraali9180
      @kadraali9180 6 років тому +1

      like maku raadineysaa halahaas from japan i like somali songs😆😆😆😆

  • @alyariimi3924
    @alyariimi3924 Рік тому +2

    Heesta an adunka ugu jeclahay
    Iyo fananada an ujeclahay nastexo indho waaaw Masha allah

  • @abdulhirsi5586
    @abdulhirsi5586 6 років тому +4

    heestaañ waxaaleh orginaal c/naasir macalin saciid iyo hibo nuuro

  • @abdiwahab411
    @abdiwahab411 6 років тому +12

    Inta naxsteexo bishimaheeda kaheshay
    Amaba jeclanlahayd in ay ka jaqaan 👍👍👍

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 6 років тому +37

    Amiin yaa rabi ,pls ii soo ducey inuu alle Dhoofka ii fududeyo insha allah

  • @imrandamss8305
    @imrandamss8305 3 роки тому +7

    Love Somali. Thanks for this song

  • @abdinurissebarre128
    @abdinurissebarre128 6 років тому +2

    wlhi aad ayn taaageeraa fanada qaaliga ah ee nasteexo indho iyo fanaanka caanka ah ee muunye

  • @aminoomar2853
    @aminoomar2853 6 років тому +32

    She is absolutely stunning nasteeho Indho and the guy is attractive 🙏👏👍they both amazing

  • @farhiyodahir2457
    @farhiyodahir2457 6 років тому +5

    🤗🤗🤗😘😘 one mine favourite Somali ruwaayad song😍😍😍😉.

  • @sulekhaabdul468
    @sulekhaabdul468 5 років тому +2

    Walachia nastexo iyo munger aad ayaa u jeclahey manshalaha 😍👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 6 років тому +15

    Heestan waxay ka mid ahayd,ruwaayaddii hablayahow hadmaad guursandootaan, ee uu alifay,Abwaan Hussien Tukale ( A.U.N)waxaa qaadi jiray,HIbo Nura,iyo (A.U.N) Abdinaasir Macalin

  • @Steve00133
    @Steve00133 6 років тому +8

    Just here to watch nasteeho.
    I like her performance.

  • @mohamedsaidmuse7534
    @mohamedsaidmuse7534 5 років тому +6

    Am from laasqorey I love somali songs & singers.

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 6 років тому +2

    Laakin Gabdhaha inla taabto mise lajijido MAFIIIIIIIIIIIIIIICNO. Our sisters deserve maximam respect of the highest order.
    May Allah protect them from human hyenas..

  • @fantastic9844
    @fantastic9844 4 роки тому +7

    Heestaan naaxiyadeeda wey ku cayaartay nasteexo lkn muunye halkeedii ayuu dhigay inta igu raacsan like

  • @mohajaabir7179
    @mohajaabir7179 6 років тому +22

    Abukar mahdi aad iyo aad ayaa umahadsantahay qof kudayasho mudan aa tahay guuleyso sxb 👏👏👏👏

  • @cawlwaankuslmynuur4935
    @cawlwaankuslmynuur4935 3 роки тому +1

    Nasteexo halkeydii bay dhigtay yada iyo baqogaa

  • @adanali9355
    @adanali9355 6 років тому +2

    Waaaw Caadi Maaha Esh Calaaa Hees Wey Ka Baxsadeen👌👌❤

  • @maalik2002
    @maalik2002 Рік тому +3

    A good old song that reminded Mogadishu and the National Theatre ❤❤❤❤❤

  • @yasminomar1923
    @yasminomar1923 6 років тому +6

    I 'M American iyo YESSING waykabaxsadeen wlh fanaanin codhalasiyaleh weyan Allah idin xafido. Inshaa Allah. 😍😍😍😍

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 3 роки тому +2

    Inta ila daawanaysa 2020 like saara

  • @ntonjiramwingirwa6677
    @ntonjiramwingirwa6677 3 роки тому +1

    Good song. Like Somali songs though don't understand the language

  • @liban5952
    @liban5952 6 років тому +286

    Farmajo vs khayre hadaa taagertid like ha ila dhaafin bal an arko inta dowlada tageertee 😂

    • @wacanmedia6728
      @wacanmedia6728 6 років тому

      Liban Hussein Wadaniga Dhabta Ah bro SUBSCRIBE iku qabo

    • @umwarda2800
      @umwarda2800 6 років тому

      Liban Hussein Wadaniga Dhabta Ah 😘😘😩😩😎😎

    • @drmunarush7238
      @drmunarush7238 6 років тому

      Liban Hussein Wadaniga Dhabta Ah both are best viva dawlada

    • @mumtaazcadey3195
      @mumtaazcadey3195 6 років тому

      170 qof oo ah jifada reysal waraha iyo madaxweynaha aa ku saaray 1 milyan a dawatay hesta hhh inta igu racsan like igu sharfa

    • @khadiijocatoosh2670
      @khadiijocatoosh2670 6 років тому

      kkkkkk