Maxaad ka ogtahay heerka Amniga iyo Bilicda caasimadda Muqdisho {Warbixin}

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2021
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 146

  • @Abraham_Tsfaye
    @Abraham_Tsfaye 3 роки тому +34

    Somalia is rising country.
    Somalia is a country of the future.

    • @dhqyfahgubbe7088
      @dhqyfahgubbe7088 3 роки тому +7

      you have our territory somali region. we will take it back soon...

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 3 роки тому +2

      Thanks mr Tsfaye!!!

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 3 роки тому +6

      @@dhqyfahgubbe7088 Somaliya dagaal iyo dhibaato aysan ka bixi karin un u soo jiid doqon doqon dhalay.

    • @Makhircoast
      @Makhircoast 3 роки тому +3

      Feysal dhelmaay you are an insult to somali people
      We dont want any more wars with our neighbors
      We are all human beings and we share one dream
      To live peacefully and make economic development
      Its time that horn of africa becomes like Gulf countries and all other countries in the world come for work and for better life

    • @saneeymedia8133
      @saneeymedia8133 3 роки тому +1

      Thanks

  • @obishmediapro7620
    @obishmediapro7620 3 роки тому +11

    Mashallah so qurux Allow dadkena qalbigoda Midey🇸🇴❤🇸🇴

  • @stohlengegestohlen168
    @stohlengegestohlen168 3 роки тому +5

    Maash allah my Country 😘 🇸🇴 👍💙

  • @liishuu4
    @liishuu4 3 роки тому +24

    Waxaad rabto kasheeg, Lkn waxaa hubaal inuu Farmaajo wadani, indheer garad ah yahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 3 роки тому +9

    Maa shaa allah

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 3 роки тому +21

    Kenya Ematars iyo wadamo badan aya doonaya in ee somalia baa bado guul madax weenaha Somali Iyo dhamaan umada Somaliyeed meel kasta ee joogaan

  • @mohamedabdi2900
    @mohamedabdi2900 3 роки тому +12

    Warbixin iqancisay👏👏👏👌👌👌

  • @cabdiooo5923
    @cabdiooo5923 3 роки тому +11

    Ale ha u siyaadiyo nabab iyo khayrka ay heystaan reer muqdisho magaladii aan ku dhashay AMIIN

    • @shaaficishariif5034
      @shaaficishariif5034 3 роки тому

      Alla yaa 4 kale oogu daro waan soo laban laheen qor ayaan ciil ku galnaye ax ax ax

  • @sihamali1636
    @sihamali1636 3 роки тому +6

    Mashaallah Mashaallah ilaahey hainko kordhiyo nabada iyo nolasha wanaagsan aan hiigsaneno ilahow nabada nagu xasili cadowga midkoo yahay rabiyow adiga ayaa og ee inaka qabo amiin.

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 3 роки тому +12

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    Ilahow Noooo ziyaaadi
    Aaaameeeeen

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 роки тому +4

    Mansha allah soomaali guul inshallah.🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤️💚🐪❤️

  • @luulgalshire3108
    @luulgalshire3108 3 роки тому +3

    Mashaaalaa. in shaa. Alaaha. Cadowa. Hajabo. Guul

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 3 роки тому +6

    👉🇸🇴Guul Soomaaliweyn 💪😍Viva Madaxweyne Farmaajo ✅🙏More 4 years 🙏

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 роки тому

      Xaarmaajo Airport dayuurad taagan ayuu ku cararin ee adiga maxaa kuu qorshaysan mr hanad.

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 3 роки тому +1

      @@warbaansoosidaa9108 waxaa ii qorsheysan inaa Qalbi Madoobe nolasha ku soo qabto Dani Afqalooc 🤣

  • @himoalali7960
    @himoalali7960 3 роки тому +13

    Somalia🇸🇴😍😍

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 роки тому +1

    viva MD Farmaajo Muqdisho Allaha Kor ka dhigo rer waqooyi waxaan kabaranay hal hees ahaa nacabku darbiyada ha jiiro

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 3 роки тому +2

    Muqdisho magalo madaxdena allow kudhowr muqdisho iyo madaxweynahena farmajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏 ilaahow dib hano celin 😍😍😍😍😍

  • @mahadabdi1085
    @mahadabdi1085 3 роки тому +2

    Dadka somaliyeed qabyaalada illhay haka madoobeeyo amiin walalayal ii saara subscribe

  • @yaxyaabshir7231
    @yaxyaabshir7231 3 роки тому +3

    Somalia Guul 🇸🇴🇸🇴✊💪

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey8920 3 роки тому +3

    Faroole iyo deni muqdisho waa nabad waxa ay jeclan lahayen in muqdisho ay gubto laakiin ilaah ha xafido cadowaga ha jabo muqdisho murayadii somalia ❤

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 Рік тому

      Manta 2 sano kadib hadalkada wa dhab wayo dani dhib ayuu nagu hayaa nawadna marabyo

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 3 роки тому +18

    Mar labaad farmaajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🙏🙏🙏🙏🙏✊✊✊✊👍👍👍👍👏👏👏👏

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 роки тому +2

    Waxaan shaki ku jirin in Soomaaliya, gaar ahaan Caasimadda Soomaaliya Mogadishu ay gaartay Qurux badan iyo Horumar muuqda,laakiin waxaa jira kuwo ka xun Nabadda iyo Horumarka, kuwaas ma jecla iney arkaan Soomaaliya yeelato Dowladnimo Micna leh.
    Kuwa ka xun Horumarka, Nabadda Soomaaliya waxaay dhibeysaa Kuwo u adeega Kenya iyo Emirates oo aan dooneyn in Soomaaliya yeelato Dowladnimo Micna leh.
    Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu Soomaaliya ka soo qaaday meel mugdi ah, maantayna Soomaaliya Dowladnimo Micna leh baa ka jirta. Dowladda Soomaaliya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Shacabka Soomaaliyeed Guul iyo Gobonimo.
    Waxaa jira Qof ay Shaqadu u baahan tahay, iyo Qof Shaqada u baahan, sidaas awgeed Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Shaqadaa u Baahan, qax qabadkiisana waa loo jeedaa, inta uu qabtay in ka badan buu qaban lahaa, laakiin waxaa lugaha qabtay Dowlado shisgeeye oo aan dooneyn in Soomaaliya yeelato Dowladnimo Micna leh, waxaayna Dowladahaas sida Kenya iyo Emirates iyo kuwo kaleba u isticmaalayaan welina u isticmaalayaan kuwa Horgalayaal u adeega Kenya iyo Emirates, kuwaas oo ah >>>> Dabadhilifiin, Qaa'miin waddaniin, Jaajuusiin, Qaswadayaal, Qabyaalad ku nool, Mooryaan Qaawan iyo Tuugadii u adeega Kenya iyo Emirates.

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 3 роки тому

    Waa soo noqotey muqdisho ee allaw nooga xifdhi xaasidka iyo cadawga is biirsaday aamiin

  • @ubaaxibrahim896
    @ubaaxibrahim896 3 роки тому +4

    Some of our neighboring countries don’t want peace for us. Because they make money from us.. they don’t want us to be successful to produce our own food, raw materials, natural gas and other important things. They don’t want us to dominate that region of Africa. Deep down they know that if Somalia unites will be the strongest. Guul 💙🇸🇴

  • @abubakarmohamed4978
    @abubakarmohamed4978 3 роки тому +2

    Somaliweyn guul inshaallah

  • @buuunicali
    @buuunicali 3 роки тому +2

    masha allah dhismaha dowlad nimadu wakhti ayee u bahan tahay waa inee lawada ilashada dalka

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 3 роки тому +5

    Alle ha nasiiyo nabad warta in shaa allah muqdisho dib uma labaneyso

  • @Layla-bx4oz
    @Layla-bx4oz 3 роки тому

    Mashallah. May Allah protect Somalia and make peaceful inshallah guul inshallah 🙏🇸🇴💙

  • @qaalidcade7595
    @qaalidcade7595 3 роки тому +6

    Ilaaheey hanaga qabto gudoomiyayaasha gobolada ee badalay qabqablayaashii dhiiga dadka kunoolaa walaahi waxa loo sameystay waa in dawlad soomaaliyeed aysan istaagin

  • @ridwaanibrahiim7760
    @ridwaanibrahiim7760 3 роки тому

    Masha Allah
    Illaahay ha inoo siyaadiyo

  • @fartunabdi3812
    @fartunabdi3812 3 роки тому +1

    Wa xaqiiq mansh allaah madax wayne farmaajo guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴insh allaah

  • @caliisak1947
    @caliisak1947 3 роки тому

    Maasha Allah ❤❤❤❤❤💯

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 3 роки тому

    Marwalba waxaan kafakaraa mustaqbalka caruuraha somaliyeed eeaan qurbaha iyo dal eeysan laheyn kukorineyno yaa rabbi nasiib uma yeelan inaan dalkeeyga kuweenaado iikas inaan caruurtayda iyo jiilkeeyga danbe eey kunoolaadaan dalkooda hooyo oo nabad iyo barwaaqo ah ♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 3 роки тому

    Mashallah guulaysta

  • @zlatanchannel3211
    @zlatanchannel3211 3 роки тому +2

    masha Allah my country

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 роки тому +1

    Allaahayow somaliya nabad ka dhig. Oo dadkeeda caqli sii

  • @batulabarako8866
    @batulabarako8866 3 роки тому +1

    Gul Gul Gul dowladeena somalia hanolato insha alah hormar iyo barwaaqo iyo wadajir somalia Gul madaxweyne farmaajo nahogami 8 sosocoto insha alah ilaahow noziyaadi.

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 3 роки тому

    Masha alah guuuuuuuullll iyo nabad iyo nolol iyo barwaaqo

  • @mahdihassanjimcale3275
    @mahdihassanjimcale3275 3 роки тому

    Masha allaah allaha ku barakeyo wllashey

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 роки тому

    Msha allah rabi wadankeena iyo casimadeena inagu siiyo amini iyo nolol fiican ba

  • @mohamedabdiaziz4398
    @mohamedabdiaziz4398 3 роки тому +12

    farmajo guul💪🏽💪🏽💪🏽❤❤💯

  • @abdielmi8088
    @abdielmi8088 3 роки тому

    MAASHA ALAAH NABADAAS BEEY DIIDAN YIHIIN DANLEYDII DALKAAN SOO MAAMULAY IYO MUCARAD KU SHEEGA EE DABADHILIFKA U AH KENYA IYO IMAARADKA

  • @maxameddiiriyemaxamuud451
    @maxameddiiriyemaxamuud451 Рік тому

    Guul faramajo ishalah

  • @mohammedgureey9375
    @mohammedgureey9375 3 роки тому +1

    Mansha.allah mansha.allah rabow nabad masii allow adaqarir ah mansha.allah waa warbixintii oguqurxda badneed é an dhagesto ama an dawado Runti somaliyey madaxweynah dalkeena wax uqabankaro waa mudane m.maxamed c/lahi farmajo

  • @abdiwahababdi3357
    @abdiwahababdi3357 3 роки тому +2

    HIGH VALUE CONTENT. waa diyaarin aaaaaaaaaaaaaaad uquruxbadan.

  • @muminahmed3011
    @muminahmed3011 3 роки тому +1

    Mashaallah somaliiaa hanoollaata waliigeeeeed Allah garabgalo cadhowga somaliiaa cagtahoostiiss farmajooo cafimad iyo cimridereeeee Allah uziyathiyoo Farmajooo waxdama lawaaaa sonokhooo adhooo nabadddd ahhh gulleysaa waliigaaaaa alllleeeeeeeeh garabgal Allah cadhowgaaga somaliiaa cagtahoostiss Farmajooo waxkudama lawaaaa waadguuleeysaan waadnasoonoqhon nolaw ooo jooogggg waliigaaaaa alllleeeeeeeeh cadhowgaga somaliiaa cagtahoostiiss gull wacan farmajo waantum bikheir i.a aminnnnnnn ya rabiiii

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 3 роки тому +1

    Dalkayga hanaqaaad ishii bukta ku bikaacso 💯🇸🇴💯🤛

  • @axmed1987
    @axmed1987 3 роки тому +3

    3 sheydaan dislike saartay ilahow iyaga iyo wixii dhalay naarta ha ka waraabiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maryantuuni3230
    @maryantuuni3230 Рік тому

    Waa run

  • @user-gz5ov5tx6m
    @user-gz5ov5tx6m 3 роки тому

    Guul dawladeena guul muqdisho

  • @zaydcalimalaaq2681
    @zaydcalimalaaq2681 3 роки тому

    Alow noo siyaadi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @topskillstv8456
    @topskillstv8456 3 роки тому +12

    Allow farmajo nosoceli waa isha aan firsaneno

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 3 роки тому +1

    Guulee farmaajo guul dalkayga

  • @maxamedibrahim9469
    @maxamedibrahim9469 3 роки тому

    darood iyo hawiiye iyo diir iyo raxaweey hanaa dhafeen waxaan raabnaa farmajo we love you farmajo from baydhabo

  • @banadirhalalmarket1994
    @banadirhalalmarket1994 3 роки тому +1

    QA’in wadan allaha naga qabto somaliyey wadankiina difaaca wadankale aan qabno ma jirto farmaajo guuuuuul

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 роки тому

    Guul Muqdisho Nacabku Darbiyada Ha Jiiro rer waqooyi intaasa kabaranay

  • @worldwideaffiliate
    @worldwideaffiliate 3 роки тому

    Mahdi ma farmaajo baa ma malaaig ebaa mise wa Nasrigi Alle Somali mideye ma masuulki qarniga baa mise waba naxariis xaga Rabi kasoburqay♥❤♥❤♥♥ viva Madaxweyne

  • @mohammedgureey9375
    @mohammedgureey9375 3 роки тому +3

    Bal fiiri 4sana kaliya ayu wanaag badan qabtay bal somaliyey maxa diidaya inan 15 sano ogudarno o an iskadhicina kuwa caloshod udhaqestayalka ah

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 роки тому

      Ilkayartii waa waalatay runtii, maanta laga bilaabo xaarmaajo waa darbijiif.

    • @hakeemahmed2874
      @hakeemahmed2874 3 роки тому

      @@warbaansoosidaa9108 qabiil aya kadhax hadnloya runti.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 роки тому +1

    WAA XAARAAN BAA LAGADHISAY GURYAHA DHAADHEER WAA BEERIHII DAWLADA OO LABILILIQAYSTAY IYO HANTIDII UMADII KA QAXAY XAMA MOGDISHO.

  • @wiseman2748
    @wiseman2748 3 роки тому +4

    4 more years for President Farmajo🇸🇴 If Farmajo vacates Somalia will go back to the hands of Al-Shabaab.

  • @roda1149
    @roda1149 3 роки тому

    Rabi cadawga Somalia hakaqato eebaanlawayaaasha Rabi meeldaran hakatuuro

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 3 роки тому +1

    For those who are inciting violence and cheos In Somalia, I want to say to them, shame on you !!
    The Somali people will never ever accept any warlords again. There should be a peaceful election and peaceful transfere of power.
    I condemn in the strongest terms possible to some opposition members who were inciting a public disobiedence and violence in Mogadishu.

  • @calicabdisiyid9721
    @calicabdisiyid9721 3 роки тому

    Soo noqo adoo nabada aabo farmaajo💙💙💙

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 роки тому

    Somaliya Insha alaah nabad iyo nolol viva farmaajo

  • @ahmedamin7613
    @ahmedamin7613 3 роки тому

    Mar kle farmaajo inshallah❤❤❤
    Somalia💪

  • @saneeymedia8133
    @saneeymedia8133 3 роки тому

    Allaha nasiiiyo dowlad qiiimaysa shacabkeeda ..waxan jeclaan lahaa inaan hello doorasho wanagsan oo dadka kuwada qancaan

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 3 роки тому +1

    MUCAARAD DOWN DOWN

  • @amintube1056
    @amintube1056 3 роки тому +3

    Hawiyeee wanaag iyo iftiinka maxaaa idin diday

    • @mahadhussien6415
      @mahadhussien6415 3 роки тому +1

      hawiye waxey dagnyihii muqdisho,muqdishana wa magalada ugu iftiinka badan somali 🤣🤣

    • @frontwasatch
      @frontwasatch 3 роки тому +1

      Jubaland iyo puntland ayaad kawadaa ayaan ugartay....waxa shisheeye ay wataan waa labadaas

    • @waqtilumis4094
      @waqtilumis4094 3 роки тому +1

      Hawiye hadii uu wanaag diidanyahay iyo iftiinka magaalada muqdisho uma ekaateen sida hada ay tahay. Aflagaadada iyo cuqdada kuugu jirto way muuqataa laakin hawiye magaalo soomaaliyeed kuma duulin mana burburinin magaalo soomaaliyeed isagaa itoobiyaan iyo ajaanib shisheeye iyo daarood isla socda magaalooyinkiisa ugu soo duulay kuna gumaaday.

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 3 роки тому +4

    Muqdisho hadii Dagaal iyo qax dib loogu celiyo soomaaliya dambe maba jireeyso.

  • @gashaanlegorgor9651
    @gashaanlegorgor9651 3 роки тому

    Somaliya muqdisho kaliya maaha ee umada haloo wada adeego

  • @user-sc3dl9gl7t
    @user-sc3dl9gl7t 3 роки тому

    😭😭☝️😭😭محمد عبدالله فرماجو ياارب يرجع 😭

  • @abdiabdullahi9189
    @abdiabdullahi9189 3 роки тому +8

    insha allh Somalia hanoloto. Markele madaxweyne farmajo

    • @shaqlana8894
      @shaqlana8894 3 роки тому +1

      Farmaajo xamar ma dhisin, dadkeeda dhistay.

    • @mohamedabdi7908
      @mohamedabdi7908 3 роки тому

      @@shaqlana8894 nabad iyo nolol dad haysto aya wa dhiso, guul farmajo

    • @shaqlana8894
      @shaqlana8894 3 роки тому +1

      @@mohamedabdi7908 xamar ina Farmajo hortii bey dhisneyd, lakiin hada in uu dumiyuu jeclaan lahaa 😡

    • @nadir33pedros69
      @nadir33pedros69 3 роки тому

      @shaqlan A Tuug xaaraan ku koray ayaa u hadleesaa camal FARMAAJO WAA RAG DADKIISA JECEL SXB GUUL💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
      Adigane wa kasaa adiga iyo waxa la mid eh iyo mucaaradka ha is waalaan hadee run sheegaayaan afka laga wasi wa balan

    • @shaqlana8894
      @shaqlana8894 3 роки тому

      @@nadir33pedros69 dadkiisa mareexankaa wey jecelyihiin, sax lakiin dadka kale ma jecla.waqtigiisina waa dhamadey, kursi jecelkana iska daaya 😄

  • @basherabdi
    @basherabdi 3 роки тому

    Magalada aan ku dhashay alle horumar iyo nabad warta ha siiyo lkn daarahan aad natuseysid dowlad ma dhisin farmajana ma dhisin ee dad ganacsato eh ayaa dhistay dowladana amniga aad beynta ka sheegeysid waxba amni xamar kama jiro jahilnimadiina bil kama soo wareganin qaraxi hotel Africa ka dhacay oo shacab iyo askarba ku dhamadeyn markasa daaro rag dhistay natuseysa oo aad nooga dhigeysa wax eey dowlad dhistay dowladan fadhiidka oo doorashada dalka bas ka adkan weysay wax kale ee umada uqabaneyso majirto ee alle ha inoo keyno dowlad ka wanagsan oo horumar iyo barwaqo dadka u horeysada

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 3 роки тому

    Maansha allaah ilaahay farmaajo hanoodaayo cadawgana hanaga qabto

  • @ayaanlesuudaan8769
    @ayaanlesuudaan8769 3 роки тому

    Mucaradka dalka yana loodhibin waa iga dardaran hadii kle dal iyo dad somaliyed majiri donto

  • @aminaosman3308
    @aminaosman3308 3 роки тому

    Mastar meed qariye ala ku cadaab insha allaah

  • @Akhi-Mo
    @Akhi-Mo 3 роки тому

    guusha farmaajo lama joojin karo abadan

  • @daudiquotes0978
    @daudiquotes0978 3 роки тому

    ALLOW adaa soocelin kara farmaajo 😰😰😰
    ALLOW noosoceli

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 3 роки тому

    Dawlad baa dugsi leh war naga daaya fawdada dalku hangover adkaadee ciidanku ha sii dhismee Guul Farmaajo

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 3 роки тому +1

    Shaqo fcn ayu qabtay farmaajo

  • @Warzonemobile01
    @Warzonemobile01 3 роки тому

    All this waa private sectors and

  • @mascuudmaska9795
    @mascuudmaska9795 3 роки тому

    Noo soobadiya adinkoo raali ah !!!!
    Malin kasta wax niyad jab nagu ah ayaan daawanaayeee!!
    Quruxda wadanka nagu bogsiiya

  • @maxamedibrahim9469
    @maxamedibrahim9469 3 роки тому

    hadaan qabiil qaalbiga lagaa reebo waa madaxweene farmajo viva farmajo

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 3 роки тому

    Alle aya mahada leh o dalkeena nabada no siinayo malinba malinta kadambeso
    Wxn si gara ugu mahadcelinaya madaxwenaha qarankena mudane mohamed abdulahi muhamed farmajo iyo dhaman qeybaha kala duwan ee dowladiisa
    Somalia hanolato

  • @mohamudramadhan9577
    @mohamudramadhan9577 3 роки тому

    Hogaamiye hamigisu yahay inan kontarolo rijanka Guul Pre Farmajo

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 3 роки тому

    Assalaamu Calaykum,
    Waar bal eega Mogadishu sida ay u dhisantay ???? waxad modaa Addis-baba. Ilaahay baa mahad oo dhan leh. Shacabka Mogadishu dagaal iyo hogaamiye kooxeedyo waa soo mareen waana arkeen uma malaynayo in ay dib ugu noqdaan.
    Madaxweynahay hada xilka haya Soomaaliya meel sare ayuu gaarsiiyay waana muuqataa,ma ogi madaxweyne bedeli kara oo ku jira mucaaradka waayo waan soo aragnay.
    Waxan canbaaraynayaa kuwa leh ciidamada milatarigu ayayna madaxweyne Farmaajo amarkiisa qaadan, waa hadal gaf ah oo meel ka dhac ah, madaxweyne waxa bedeli kara madaxweyne kale oo doorashada kaga adkaada madaxweyne Farmaajo ee xilka haya.Caalamkana taasi ayaa ka jirta.
    Hay,adaha amnigu waa inay u sii shaqeeyaan sidii hore iyo si ka fiican, cid kasta o amniga wax u dhimaysa ay gacan bir ah ku qabtaan.
    Mucaaradka waxan leeyahay, wixii hore loo bartay hada suura gali mayaan waayo waxa jirta dowlad leh ciidan adag, waa mida labaad ah qabiiblkii lagu gaban jiray ee Hawiye diyaar uma aha inuu Mogadishu dagaal uga rido hal shaqsi oo xukun doon ah. Doorasho ku hel madaxweynaha, rabshad iyo dagaal hawiye u kala baxo 100 kooxood adeer taag looma hayo.

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz2968 3 роки тому

    Kenya iyo Emirates ka dhaqaale xumi ayaa Soo wajihi hadii Somalia nabad noqoto, iga qor sxb, Somalia burburkeeda wadama kale aye noolal u tahay

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 3 роки тому

    Maka hadashiin
    NStv
    Ilmahii kagu canay itopia Asmara lo qadaay slow na dhaafi tuuga ilmaha cunadifi edeer ki afweyne musqul dhexdeeda asago wato dhalo dhuceey iyo kastuumo cali ku dhex baqtiiye musqul dhexdeeda

  • @moogemaxamuud1963
    @moogemaxamuud1963 3 роки тому

    The one and the only farmajo

  • @Manka2123
    @Manka2123 3 роки тому

    Markale farmaajo oo noqo adoo nabada mudane madaxweeyne

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 3 роки тому

    Farmaajo taageer macnaheedu waa taageery mastaqbalka caruurteena .macaaradka taageerna waa dad kusi wadaraba iskuna dilidoona .markaas u hiili nabada Insha Allah.

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 3 роки тому

    Ilma gareen kkkkkkkaamisa

  • @maxamedcaanogeel9477
    @maxamedcaanogeel9477 Рік тому

    Added Conant
    AddedConant

  • @aminaali8611
    @aminaali8611 3 роки тому

    Ilahah0w nagaqb0cadaga s0maliayed

  • @mohed7950
    @mohed7950 3 роки тому

    Runtii mrkaa xaqiiqda la sheegayo Dalka waxban aya kusoo kodhey hawgu badano 4sano ee u dbeyy Maxamed Cabdulahi FARMAJO waa madaxweynihii ugu fiicna burburgii ka dib isaga iyo kawo badan oo lamida aynu u baahanhy hadanu nahaney shacabkii

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 3 роки тому

    Madaxweyne farmajo maalintaas banooniga uu aadey
    Qaaraxa zoobe aya dhacey
    Runtii waa ayan darro maanta camal doorasho in la qabto ayay aheyd
    Hadana meel kasta 🛑 sparo aya taalo 68 jid gooyo aya taalo miqdisho subxanalah
    Farmaajo umada somaliyeed hada nahey dib ayu noo celiyey

  • @faysalmaxamedaxmed2411
    @faysalmaxamedaxmed2411 3 роки тому

    Lisa loogu heesaa darbi caga weyn waawax doqonoo Darla loodhigey deysanmeysee weyska dimisaa

  • @aminaali8611
    @aminaali8611 3 роки тому

    Farmaj0 gules0

  • @wllbabu6454
    @wllbabu6454 3 роки тому

    Farmajo wax dhaamo la waa 4 sano kale Ayan urajeynaa inow xilka sii heyo marka mucaradow cayayanka yowsan idin sirin intii dhimatay neh intow xilka heyay ilahey hau naxaristo intow xilka heyay wabilahi towfiiq

  • @cubaydsaadaq
    @cubaydsaadaq Рік тому

    Waa been taas ee runeey yaa ku sheeya

  • @fe8445
    @fe8445 3 роки тому

    Duf haku baxeen Deni iyo Madoobe iyo musharax kusheega. Calooshood u shaqaystayaal bay ku sifoobeen.