SHACABKA MUQDISHO OO ISU SOO BAX BALLAARAN DHIGAY MAANTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2020
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 16

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 4 роки тому +6

    Masha Allah wadankeeni tag talabsaday hormar wacan iyo nabad warta ban rabi ka barinay🇸🇴❤️

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 роки тому +1

    Allaha wayn muqdisho dhiib hakaa haayo amiin
    From sanag SOMALI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤❤❤

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 4 роки тому +5

    Guuuuuuuuuuuul dowladeena nabad iyo nolol nabad waaarto somaliya

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 4 роки тому

    Maashallaahu wall hanbllyo wanuku faraxny form soomlilaan

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 4 роки тому +5

    Labada Cigaal Shiidaad( Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif) kurtinkii ay bahalka cunaya moodeen, Farmaajaa kashifay! Dhiiranaanta waa wax dadku isdheeryihiin.

  • @luuleyali8101
    @luuleyali8101 4 роки тому +1

    Guuuuuul ♥️💪💪🇸🇴nabad🇸🇴♥️ iyo nolol 🇸🇴♥️♥️

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 4 роки тому +1

    1da luulyo iyo waxaa isku soo aaday4 maqaamka muqdisho waa double celebrations in the 🎉🎉🎉🎈🎈🎈🇸🇴🇸🇴🎈✌👌👌🎊🎊🎊🎈

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 4 роки тому

    masha Allah tabarakalaah waa guul usoo hoyatay muqdisho .maqaamkaan 20 samo ay u sugaayeen ayagoo ah CANSHUUR bixiyaysha baarlaamka dawlada federalka ah. oo weliba biila maamul goboleedyada kuwa kaso jeeda oo fadhiya baarlamaanka. 🇸🇴💕💕❤❤❤

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 4 роки тому +1

    ayaga dooran doono insha Allah mayor of muqdisho iyo guduumiyayasha degmooyinka lana xisaabtami doona. 👍🇸🇴❤❤❤

  • @zahrasadam9311
    @zahrasadam9311 4 роки тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍guul

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 4 роки тому

    💕💕❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌👌💕💕💕👏👍👍 muqdish waa dhaqaaqday horey ayaa loo socday

  • @zahraahmad3686
    @zahraahmad3686 4 роки тому +1

    Wariyaha.tebinayo.waa.ku.mahad.san.yahay.habsami.usocodka.ow.utabinayo.wariye.wanagsan.waan.kuu.han.balyeynayaa.guuleyso.wariyow.sidad.u.tebinaysa.loo.bahan.yahay.shacabku.waa.ilaalo.wadaneyadeed.nolow.muqdishana.hanbalyo.hanbalyo.hanbayo.jawahir.baar.qab.inoliw.walashey.macan

  • @keydsanesomalia1523
    @keydsanesomalia1523 4 роки тому

    Hambalyo guul gomanimo nabad nolol guul

  • @islanmohamed390
    @islanmohamed390 4 роки тому

    Rer Puntland qofkii Waa 0.5 Qof deegaan koodana 10km Ee muqdisha ka weyn
    Hadey xisaabtaan marto puntland!
    1gobol 2million = 13
    6.5gobol 4million+ = 11
    Cadaaladfas N&n ba ka mahadcelisey

  • @ygorod9258
    @ygorod9258 4 роки тому

    Mar xasan sheikh laga waraystay xiligii uu mudo kororsi sameestay
    Ayuu Yiri aniga xaqaa uleeyahay mudo inaan kororsado balse
    Farmaajo xaq uma lahan kkkk

  • @mohamedabdi2091
    @mohamedabdi2091 4 роки тому

    Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif qoladi Aaran Jaan oo ey maqaamki caasimada u duudsiyeen oo ey ku dhici waayeen Farmaajo ayaa meel saaray kana codsaday baarlamaanka in ey u codeeyaan maqaamka caasimada , baarlamaankana codsigii Madaxwynaha wey ka jawaabeen si aqlabiyad leh ayeey ku ansaxiyeen labadooda markey Madaxweynayaasha ahaayeen wey ku dhici waayeen sababtoo ah waxey ka cabsanaayeen Puntland , nimankaas aan kartida laheyn ayaa caqli xumadooda waxey rabaan in ey xukunka dib ugu soo noqdaan.