Qaabka ay u dhacday Munaasabadda xilwareejinta ee maanta Villa Somalia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 тра 2022
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 58

  • @ashasaid5602
    @ashasaid5602 2 роки тому +6

    Maashaa Allah.wadanka qabiilka halaga daayo soomaalinimo ayaa naga badan ilaahow bugeena burcad isku mari soomaali oo dhan. Dawlad aduunka latartanta ayaan rabnaa insha Allah

  • @BakerZz
    @BakerZz 2 роки тому +7

    Mashaa allaah Mashaa allaah thanks excellent our leaders 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 роки тому +6

    Maasha alaah qurux badanaa calankii madaxweynaha cusub aa lagu wareejiyey caadi ma ahan ilahoow midnimo

  • @abdis4930
    @abdis4930 2 роки тому +3

    Maanta maanta waa waalin un ee maanta
    Maanta maanta waa maalin un ee maanta
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 роки тому +5

    Mashaa Allah siwanaasan xiluwareejin Mashaa Allah
    Raad fiican reboot mudane maxamed Cabdullahi Mohamed Farmaajo guuleyso Allah SWT hakula jiro oo joog waligaa hamurugoonin inshaa Allah. amiin amiin amiin amiin amiin amiin Ya rabi

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 роки тому +4

    ALAAH idinma kaladaadiyo ciidamada soomaaliyeed dhamaantiin aabihiina dhabta ah ALAAH ha idiinsoceliyo

  • @masale
    @masale 2 роки тому +5

    This is still a moment of pride for me and many others.
    Somalia has come a long way from tribalistic simpletons who only understood the way of the gun and violence.
    We still have problems and the 'modus operandi' of how the president was selected is deeply flawed but I will always remember we didn't have this 15 years ago.
    Guul

    • @ismailahmedismail9376
      @ismailahmedismail9376 2 роки тому

      XAGEE LAGU ARKEY NIN TEGAYA OO CIIDSN SALAAN KA QAADANAYA NAFTAAN KUGU SASABI JIREY SAAN IRAAHDAA BUU KA WASAA

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 2 роки тому +7

    Wadankii weey u dhamatay, cali gaaf hilib qale ayaa LA wareegay

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 роки тому +8

    Raad fiicnan buu ka tagay farmajo waxas baa dowlad ah quruxda cidamada aad Baan u farxay guul somaliya farmajo allaha ku soo celiyo

  • @FatimaFatima-ny8ju
    @FatimaFatima-ny8ju 2 роки тому +2

    mashalaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 2 роки тому +2

    Ilaahay somaali nabada ha kadhiga dadkeedan ha is jecaleeyasiiyo aamin rabi

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 роки тому +7

    AAh ilintaan ceshanwaayey madax weynaha cadaalada iyo karaamada maxamed cabdulaahi farmaajo maxamed Amiin ALAAH ha ku karaameeyo cisigaaga iyo sharaf taada kor ALAAH ha u qaado madaxweyne xasasan sidaas iyo sikasiifiican baynu karabnaa koley umalaynmaayo sikasiifiican nuusamaynkaree

    • @boqoradapuntland4985
      @boqoradapuntland4985 2 роки тому +1

      insha allh wllo khayr bn rajaynaynaa madax weynaha cusubna rabi wn tuugaynaa inu noo hagaajiyo

  • @maalmahadunida1070
    @maalmahadunida1070 2 роки тому +1

    Masha Allah guul Somalia

  • @khadromahamud8963
    @khadromahamud8963 2 роки тому +8

    Waxaan ugu mahadinayaa madaxwaynihii hore ee dalka mudane farmaajo sida gobanimada leh oo uu xilka ugu wareejiyay mudane madax wayne xasan sheekh waxaan kaloo halkaan mahad aan lasoo koobi karin halkaan oga soo jeedinayaa ciidanka xooga siday u sagootiyeen madax waynihii ay jeclaayeen waxaan xasan kula dardaarmaya ciidanka xaqooda iska ogow oo sii mishaarkii farmaajo iyo ku ks badan

    • @axamedadaan5887
      @axamedadaan5887 2 роки тому

      Darooood baad tahaay kolaaba faramaajo ciid kale mataagertee

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 3 місяці тому

    Fresh,sii

  • @fatuuxmohamed3726
    @fatuuxmohamed3726 2 роки тому

    Manshaa allah guul somalia

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 роки тому +6

    Mansha Allah Farmaajo
    DAL Iyo NIDAAM buu nooga tegay ❤️. Taariikhdaad sumad ku yeelan

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 2 роки тому +1

    Maasha Allah Mudane Madaxweyne Hassan Shiekh Guul ayaan kuu rajaynayaa.

  • @ZakeriyeMaxamed-tq4bz
    @ZakeriyeMaxamed-tq4bz 8 місяців тому

    Guul bay ahay

  • @boqoradapuntland4985
    @boqoradapuntland4985 2 роки тому

    Waaaaaaaaaw waaaaaaaaf masha allh cawaaaaaaalow calankayoooooow ciiiiiiiiiiil ha mudan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 роки тому

    Mash allaah madaxweyne farmajo 🥰 waxoow samey wa arin aad u wanaagsan 🥰❤️👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @souhaibyoussoufassoweh7755
    @souhaibyoussoufassoweh7755 2 роки тому

    🇩🇯👏🏿👏🏿🤝🏽🇸🇴

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 4 місяці тому

    Ilahow dowladnimo waarto

  • @alimohamedabdisalan749
    @alimohamedabdisalan749 2 роки тому +2

    Guuleeysoo madaxweenayna soo taaboo adoo nabad khaboow

  • @boqoradapuntland4985
    @boqoradapuntland4985 2 роки тому

    Shido kastoon ku jiro wey idaysaa markan arko calankaa baluugan indhahaygana ilmaa kuso istaagto waligaa cirka sare ahow cawaale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💋💋💋

  • @SirtaGusha30
    @SirtaGusha30 2 роки тому

    Somalia🇸🇴 hadhacdo

  • @hawoabdulle8339
    @hawoabdulle8339 2 роки тому +2

    Hay hay ceeynaanka hay Guul wadadii cadeyd cagta saarney Somaali guul

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 2 роки тому

      Waad xanuun sans tahay ilaahay caafiyo

  • @abdiaziznoor9373
    @abdiaziznoor9373 2 роки тому

    اللهم بارك محمد عبد الله فرمجو

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 Рік тому

    Maj nuukii UGUSKA waa na dhaafay

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 3 місяці тому

    And what a ,ass,time

  • @capitalwatchoptical362
    @capitalwatchoptical362 9 місяців тому

    Madax weene Maxaa kanoo shahay masjidol qaqsa hadaa badbaa dinaanin

  • @user-px5rr1oe3g
    @user-px5rr1oe3g Рік тому

    Waan kufarahsinahay

  • @aliawad7367
    @aliawad7367 2 роки тому +1

    It is definitely not my style nor not the best interest for Somalis either but peaceful.

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 2 роки тому

    acw. qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah, Denni iyo Axmed Madooba mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro.1- waxay diideen labadaas qof, in qof iyo cod la aado, 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka oo lacag iyo qabiil aay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabi,iyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabi,iyo. ilaahaaw naga qabbl labadaas iyo wixii la midka,iwm, towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni ,haddii kale naga qabo iyaga IWM.
    Aamiin,Aamiin.

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 3 місяці тому

    And no no no,more

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 2 роки тому

    Madaxweyne xasan shekh wu heesey wuxuna kuheshey ....imisan kuhorjogo wanaag kaahibanayo iskada hadaltosan warba kahelewayo wajiga ad iga hiiftey

  • @nimcamohamed6858
    @nimcamohamed6858 2 роки тому

    Saan max noodiiday

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 роки тому +1

    Siduu quluubta malaayiinta qof uhantay uhano adiguna

  • @c-mhoror4871
    @c-mhoror4871 2 роки тому +4

    😢😢😢😢😢😢😢abo farmajo

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 роки тому +1

    😥😥😥😥😥😥

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 роки тому +3

    Farmaajo guul guul insha Allaha Amiin yaarabi Allaha Amiin

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 2 роки тому

    Tuugta villda la wareegtay armay iibiyaan

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 роки тому +1

    Waxan leenahay sida farmaajo nookasbaday nookasbo

  • @qoraneahmedabdi3355
    @qoraneahmedabdi3355 2 роки тому

    Wali Ahmed: CANAAWIINTA HOOS KUXUSAN CINWAAN KEE OOGU QURUXSAN AMA OOGU HABOON OO'AH IN BUUG LAGAQORO FARMAAJO SHANTII SANO EE UU SOOMAALIYA JOOGAY MISE KULI 1-XUMAANTUU KUFALAY UMMADA IN FARMOOJO XAL MA'LOOHELI ) 2-(SHANTII SANO EE FARMAAJO MASHIQUU WADAY MISE SHAQAAQO IYO SHIDO UMMADEED) 3- (INA FARMAAJIHII LOOILILAASAY OOHINI MAKUXIGATAY)
    4- (KADEEDKII INA FARMAAJO ALLOW NAGASOOKAB) 5- (FARMAAJE CILMI AMA CAQLI NOOGU SHEEG CIIDAYADA WAXA CALANKA ETHIOPIA HOOSGEEYAY) 6-(BALANQAADYADII INA FARMAAJO MAXAY KULI UBEENOOBEEN) 7- (BOOGUHUU INA FARMAAJO KATAGAY ALLE UNBAA BOGSIIN KARA) 8- (KENYA IYO ETHIOPIA KOODEE NAKALMEEYEYN JIIRAY MISE KAS XUMAA JIRTAY FARMAAJOW) 9- (QAADKA ETHIOPIA INTEE INLE'EG MAXUU KAGA DUWANYAHAY KA KENYA MISE QORSHE KALE AYAA JIRAY? ) 10- ( FARMAAJE MEEQO WIIL BAAD WADAMO KALE KUWAREEJISAY WARKOODIISA MEEYAY?)
    11-( INA FARMAAJO MADAXWAYNAAN SOOMAALI U'AHAY MEESHUU QOYSKAYGU DAGANA MAAMULKALE MAJIRI KARO SOO MIDGAANIMO MA'AHA?) 12- ( GOYNTII GEDO IYO GUULDARADII FARMAAJO) 13- ( MAAMUL GOBALEEDYADII AAD FARMAAJE GORADA ISUGALIYAY IYO GUMAADKII SHACABKA GARSOOR BAY SUGAYAAN)
    14- (FAHAD IYO KURAY FACIISA'AH OOD KUFASAXDAY UMMADA MAXAAD KA FAA'IIDILAHAYD FARMAAJOW?) 15- ( FARMAAJO QADARIN LA'AANTII MADAXDII HORE IYO QOOMOMO KUDAA'INTA)
    16- ( FARMAAJO IYO XULAFADIISU DADKAY XAQODU KUMAQANYAHAY XUKUN CADAALADEED BAY SUGI MADAXWAYNE XASANOW)
    17- ( GO'AAN KUU FARMAAJO KUYIMID IYO WAXII LAGA KASBADAY )
    18- ( XOOLIHII UMMADA SOOMAALIYEED EE XILIGII FARMAAJO YA NOO XISAAB XIDHI?)
    19- ( CIIDAMAAN UDHISI CABASHADA DADKA EE AMNI DARO MACIID ISKU QARIN BAY AHAYD?)
    20- ( CIIDAN LADHISO CILMI LA'AAN MAGACYANA LAGU CAARCAARO CADAAWINO DHASHAA FARMAAJE)
    21- (TIIRKA KILIYE EE TAWRAT KU DHISANTO WAXA KALOO DHANA AY KATARXAMAAN MA TABI WAYDAY FARMAAJOW?)
    WAXAA BARAARUJIN MUDAN:- A》- INAAN ALLAH KARAJAYNAYO INUU II AQBALO SOO BANDHIGIDA CINWAANADAB WAXAY IGATAHAYUUN IN DADKAN /MADAXDA'AH EE UMMADA LACAADASTAY INAY DIBINDAABYEEN KAGA ISTAAGAAN OOY DULMIGA UMMADA KADAAYAAN . WAXAAN ISLEEYAHAY MARKII SIDAA LOO SOO BADHIGO DHIBKA AY UMMADA KUHAYAAN WAY GAABSANAYAAN.
    B} INAAN UFASAXAY QOFKASATA OO CINWAANADAN BUUG KAQORI KARA LAAKIIN HAL SHARDHI KUXIDHAY OO'AH INUU CADAALAD WAXKUQORAYO KANA FOG BEEN LAABLAKAC CUQDAD IYO JAHLI OOSAN QOFKU WAX ISKA QORIN UUN!
    C } WAXAAN ISLEEYAHAY CANAANWIINTAN AAN SOO BANDHIGAY HAL BUUG AYAA LAYSUGU GAYN KARAA IYADOO LAQAADANAYO MIDKA GUUD AY SOO WADAHOOSGALI KARAAN .
    D} WAXAA KALOO N BARAARUJINAYAA ANIGU MARRA MA'QORIN MADAXWAYNE MOHAMED ABDULLAH FARMAAJO TAAS WAAN IDINKA RAALI GALINAYAA! SIKASTOO UU AAHAABA MAR AYAA LOOGU MAGACAABAY MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA FADERALKA EE SOOMAALIYA!
    E} WAXAAN KALOO DOONAYAA INAAN SOOMAALIYEEY SI'CADCAD UQORO WADADA AYTAHAY IN MADAXWAYNE KASTA UU UMMADA KUHOGAAMIYO MUSTAQBALKA "MANA NA'ANFACAYO DASTUUR DIINTANA DABA MARSAN". HADANA WAXAA MIISKA INOO SAARAN MADAXWAYNE HASAN SHEIKH MOHAMUD!!!
    WABILAAHAY AL-TOWFIIQ. WASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAHI

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 роки тому

    SOMALIA WAXAY. U BAAHANTAHAY CADAALAD. OO KALIYA. ........

  • @axamedadaan5887
    @axamedadaan5887 2 роки тому

    Farmaajo hadu fiicanaa xataa daaroood baa is moodaay inaau iyaaga kursiiga u faadhiiyo heerki dhamaa niiko baay naguu waleen niin heerkisu u niikinayona cidi marabato

  • @fe8445
    @fe8445 2 роки тому

    SNTV tifaftire ma haysataan miyaa? Idinkoon hagaajin videoga maxaa u soo geliseen. Qaylada iyo sawaxanka inaad hagaajisaan bay ahayd. Shame on you shaqadiina inaan idiin sheego.

  • @MohamedAli-md9je
    @MohamedAli-md9je 2 роки тому

    Qoslaaye meesha qashinka ka sii ilaali sid loo dhisey waad argtaaye

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 3 місяці тому

    This flay,😂

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 роки тому +2

    Wadankaan hawiye iyo daarood midna laha ee soomaaliyey iska daaya qabyaalada wadankaan allah ayaa iska leh cidii owdoona oo adoomadiisa kamid ayuu dhaxalsiinayaa wallalle 2 faajir qabyaalad ha ukalataageerin ee cidii toosan oo allah kacabsanaysa taageer
    ان الارض لله يورتها من يشاء من عباده والعاقبة للمتقين