Drone Video oo laga duubay Muqdisho By SNTV.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 вер 2019
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 23

  • @alibahari6440
    @alibahari6440 4 роки тому

    Muqdisho ❤️ Xarunta dalkayga
    Greetings from Bosaso🌹🌹🌹

  • @sagalahmed9509
    @sagalahmed9509 4 роки тому

    Walaahi heestan oohin ay iga keentay maantana in la dhaho bisada hargeysa aa ka fiican qof muqdisho jooga allah ha no soo celyo muqdisho sidii hore yaa rabi 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @topskillstv8456
    @topskillstv8456 4 роки тому +3

    Masha allah

  • @homeoffootball2378
    @homeoffootball2378 4 роки тому +4

    M.A💙🇸🇴

  • @Bigm_hunna
    @Bigm_hunna 4 роки тому

    Pure evidence proving us to be the lions of africa🇸🇴❤

  • @sharmaakemustafa6802
    @sharmaakemustafa6802 4 роки тому +4

    Nabad Iyo Nolol Insha Allah forever Somalia hanolaato hamidowdo Insha Allah amiin amiin amiin

  • @mohamedaden6181
    @mohamedaden6181 4 роки тому +5

    Walahi magaalada wey dhisantaa nawad yar oo kaliya ayey ubaahantaa

  • @abdirahmanhussen6340
    @abdirahmanhussen6340 4 роки тому +2

    Masah Allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅💓💞👍👍🤝🌷🌷🌷🍀

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 роки тому +1

    Magaaladii aan ku dhashay. Ilaahaw nabada ugu wad.

  • @yaxyeck1559
    @yaxyeck1559 4 роки тому +1

    Masha allah 😍😍😍😍❤❤❤❤

  • @copracopra286
    @copracopra286 4 роки тому

    Masha allah allow nabad yeel ,magaalo qurux badan 😍😍 big love from hargeysa

  • @hassanabdile4060
    @hassanabdile4060 4 роки тому +1

    Allow xamaroo sama barwaaqaa ah igu hagaaji

  • @Bigm_hunna
    @Bigm_hunna 4 роки тому

    🇸🇴ha noolato

  • @farhantetana5538
    @farhantetana5538 4 роки тому +1

    😥😥😥

  • @abdirahman_said1589
    @abdirahman_said1589 4 роки тому

    Muqdisho waa astaanta umadda soomaaliyeed iyo soomaaliweynba guul iyo nabad waarta baan u rajeynayaa

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 4 роки тому

    Drone duubow maahan ee xoogsi waaye sidaan. Mar waa la istaajinaa hadana waa la wadaa. Xageed kasoo barateen sidaan

    • @safiaali9957
      @safiaali9957 4 роки тому

      lol drone aa la duubaa ay maqlayn, meshas jahilnta ku badan oo soo galootiga ah after 91

    • @haybeyacko1215
      @haybeyacko1215 4 роки тому

      @@safiaali9957 jaahilnomo hadiiba ay jirto waatan ku haysa kkk hihi hakugu taagnaato

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 4 роки тому +1

    he or she is a amateur and needs to learn how to operate the drones ... muqdisho is my city but its not that safe to travel I'm sorry 😏

    • @haybeyacko1215
      @haybeyacko1215 4 роки тому +2

      you are a sick and have problem with the xamar don't pretend to be muqdishawi

    • @safiaali9957
      @safiaali9957 4 роки тому

      @@haybeyacko1215 waraa ii gooy muqdishaawi mabo loo kasayo asalow u kasena ..bax burco aad qawdhan yahow

    • @haybeyacko1215
      @haybeyacko1215 4 роки тому

      @@safiaali9957 waa kaa codeeyay qabiiliiste lee maa aheed qaraabo goysyahay ha isoo marin