Maalgashiga nafta | arrin dhallintu u baahan tahay?!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    UA-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

КОМЕНТАРІ • 101

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 місяці тому +63

    Ninkaani waa Soomaali Xalaal waa Nin u Diyaarsan Mustqbalka Hambalyo awoowe , Bosaso ayaan kaa soo Salamaya

  • @AliaDirie
    @AliaDirie 2 місяці тому +8

    Marka laga hadlo dhalin myaranimada qof ka wax badan baan kaa faaidey heer waxa aan ka soo laabtay aan wallkie markaan masiirka dalka wax ka weydiyo aan is iraa maanu muwaadin aheyn isagoo igu yiri anigu nafteyda iyo tiina baan ka fakeraa, sidoo kle waxaan ku sigtay in aan askariyad noqdo lkn alxm waxaan kaa bartay waxa la yiraahdo FAHAMKA DHALINYARADA, MAHADSANID USTAT❤

  • @user-er3ey7kl9d
    @user-er3ey7kl9d 2 місяці тому +8

    Adanow ilaahay cilmiga iyo cimriga hku barakeyo waayo wixi loo bahna baa soo galisa maanta ku fakarayey naf maalgashiga

  • @abdiwahaabchanel8595
    @abdiwahaabchanel8595 2 місяці тому +3

    Shaaribka Iska xiir
    Please sunada Ka mid ma ah

  • @870mx
    @870mx 2 місяці тому +9

    Aadan markaad leedahay dhalinyaro waxba mabadasho ibraahim tarowre iyo raggiisu mayna dhalinyaro ahayn xataa bal eeg madaxwaynaha sinigaal aadan cedaan adiga ahayn dhalinyaro waxba mabadasho laga mahayo anigu arinkaa wali waan liqilaayahay walaal

    • @MajiidJama
      @MajiidJama 2 місяці тому +1

      Inzllh somalia Dhalinyara laweragaysaa iga qor khawarjitana wadanka waa laga xoreynayaa

    • @suldaanka7
      @suldaanka7 2 місяці тому

      Ibraahim awood uu wax kubadalo buu helaye anagu maxaa gacanteena kujirta

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 2 місяці тому

      Sxb ninkaasi dhalin yaro maha. Dhalin yaradu waa inta 30 jirka ka yar. Sidokle ibrahim traore waxa uu aha sarkaal ciidan balse dhalinta caadiga ah kaligood wax ma badali karaan ilaa la dhiiri galiyo oo all’s mideeyo, dhalin yartu waa sida qoriga oo kle, hadii lagugu soo jeediyo oo lagugu dhufto kuma seegayo, balse hadii lagugu dhufan wayo intuu isagu soo kaco kuguma dhacayo

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 2 місяці тому +2

      beenti weeyi hdu saa yidhi
      dunida dhalinyar mooyee cidkalo waxbadashaa maba jirto saxaabbada 90% 30jir wayka yaraayeen dunidana say ubadalen wan aragna hogaamiye walbo kugusoo dhaca gaal iyo muslinba wxaad arkaysaaa inu 40 gaadhin waqtigu waxbadalayay

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 2 місяці тому

      @@khalidoday8943 been mahee adiga aqoon daro ku haysaa sxb. Dhalinyaradu waxa ay wax taraan marka la hago ee dhinac loo jeediyo. Saxaabadu waxa ay wax tar yeeshen markii ay nabiga raacen ee uu hagayay nabi muxamad (NNKH) balse gaaladii sanam caabudka quraysh dhalin yaro way lahaayeene maxay wax u qaban wayeen? Dhalin yaro kaligood wax ma qaban karaan ilaa wax lagu dhiiri galiyo oo la mideeyo oo dhinac loo jeediyo

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx 2 місяці тому +2

    Mudane aadan sahan waan ku salaamay waad ku mahadsantahay waxyaabaha muhiimka ah ee aad noo soo gudbiso

  • @andirihiimmohamedsheekh
    @andirihiimmohamedsheekh 2 місяці тому +6

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @HazaamAhmet
    @HazaamAhmet 2 місяці тому +4

    Wall aadan aad aay u mahad santhy

  • @user-vl1ny8mv8t
    @user-vl1ny8mv8t 2 місяці тому +3

    Adanow alle haku sharfo hno

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 2 місяці тому +6

    Runta waxa ay tahay dhalintu wax way badashaa marka ay hesho aqoon iyo deegaan ay ku dabaqaan aqoontooda
    Dhalinyaradu waxa ay badili waayeen waayeel waxba kama badalo.
    Waxa dal dhisa ama dumiya waa dhalin yaro aniga maanta waxa aan ahay dhalin yaro hadaan helo dhaqaale iyo dhalin u diyaarsan hormar waxa aan gaari karnaa hormar aan inaba caadi ahayn.

    • @Cabdale03
      @Cabdale03 2 місяці тому +1

      Haa dhalin yaro wax wey badashaa
      Lknse waa goorma?
      Waa marka ay iyagu dhisan yihiin,
      Waxan ay rabaan inay wax ka badalaanna ay iyagu fahan fiican ka haystaan.

    • @Abdifitahabdullahi8654
      @Abdifitahabdullahi8654 2 місяці тому

      @@Cabdale03 great

  • @usaamanasir9126
    @usaamanasir9126 2 місяці тому +3

    Barnamijyadadii Caalamka soo celi adeeer

  • @ShaifBoy-lp1rd
    @ShaifBoy-lp1rd 2 місяці тому +7

    nio muuqaladii aadan ka muuqani jirin oo maqalka ahaay baan rabnaa oo kanaalkan soo gelini jirtay

    • @kingpower6909
      @kingpower6909 2 місяці тому

      editkii buu dhibsadey malaha😂😂

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 2 місяці тому +2

    Aadan khadar ali warkada waa ii xadiis 🎉❤

  • @SalutTech
    @SalutTech 2 місяці тому +1

    Libaax codkar ah, alle haku barakeyo

  • @khabibcali136
    @khabibcali136 2 місяці тому +1

    Ilaahaw hadraawi u naxariiso

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 2 місяці тому +2

    Azc aadan khadar cali ❤

  • @Nabil_ahmeTh
    @Nabil_ahmeTh 2 місяці тому

    Shukran wa muuqaal naf ahaan iyo fikir ahan wax iga badalay. Laba jeer ayan ku ceshaday xiisabdnida muqaalka nin waxbartay oo dhalinta fahmaya tahay pro❤

  • @suhaybitaaliya4426
    @suhaybitaaliya4426 2 місяці тому +2

    Thanks Ustaad❤

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 2 місяці тому +2

    Markan uu kuur galay mawduuca uu kahadlayo aadan waxaan ogaaday inuu yahay nin hanjabay (yacni nin hami dheer lahaa lkn dib hamigiisii ka gaabtay)
    allah allah war dhalin yaro si'aad hamigiina ugaartaan sabra ogowna inad tahay shaqsi soomaaliyeed khasab weeye inaad rafaadid🙏

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 2 місяці тому

    Waa alx inaan haysano Sheekh mustafe iyo aadan sahan mid dhalinyaranimo wax kusoo qaatay wax badan ka og io mid dhalinyaranimada kujira ahna qof ka wayn da'adiisa allha idin barakeeyo wll

  • @mohamedeik9965
    @mohamedeik9965 2 місяці тому

    Jasaakalaah Ustaade aadan Sahan Waa Mawduuc Si Gaar Ahaneed Aad wax igu Iftimayay Hadad Sikale udhigana Aad na Uqaatay inaad Aniga Gaar ahan tayda ila hadlayso Shukran mar labaad ustaade🎉❤

  • @Qalbidejiye1
    @Qalbidejiye1 2 місяці тому +2

    6:40 Magnus Carlsen weye kaa dhakada weyni😂❤

  • @shuceibabdiali5071
    @shuceibabdiali5071 2 місяці тому

    Alle haku sharfo wll adan wax badan ayaaad ka bedeshey mahadsanid wll

  • @MAHIRBARE
    @MAHIRBARE 2 місяці тому

    Ustaad nozoo badi motivation 💪

  • @MaxamedCabdisalaan-jc8qy
    @MaxamedCabdisalaan-jc8qy 7 днів тому +1

    Xaqiiiiq

  • @barkhad21
    @barkhad21 2 місяці тому +1

    Legend.

  • @Qarni264
    @Qarni264 2 місяці тому

    Ilaahay cilmiga cimriga iyo caafimaadkaba kuubarakee

  • @CumarBaarud
    @CumarBaarud 2 місяці тому

    Mansha alh ninkani waa legend
    Waxan kaso salamayaa fadayga inader

  • @diamonddiamond5778
    @diamonddiamond5778 2 місяці тому

    Exactly 💯

  • @zamuushipra2394
    @zamuushipra2394 2 місяці тому

    Waa fikad aan aad u aamin sanahayba 💯 .
    Tiisa daryeela tu kal ku darao .

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 2 місяці тому +1

    "Chanalka dhalin yarada " waa magac aan ku naynaasay chalankan (sahanka) sababtana waad dareemi kartaan dhalin yaro

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 місяці тому

    RIGHT Mahadsanid wll

  • @maxamedxaydar234
    @maxamedxaydar234 2 місяці тому

    جزاك الله خير الجزاء

  • @FARHAN_805
    @FARHAN_805 2 місяці тому

    JazakAllah wll❤

  • @user-xl9mk8nw5y
    @user-xl9mk8nw5y 2 місяці тому

    aadan sahan guulayso

  • @user-jk5lo3jl7u
    @user-jk5lo3jl7u 2 місяці тому

    Mahadsanid Aadanow❤

  • @liiibaaan1059
    @liiibaaan1059 2 місяці тому +1

    War sxp soobado 🎉

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo 2 місяці тому

    8:11 😂😂 maba ogayn halku ka imid magacaasi magac iska caadiya ayaan moodayay 😂

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 місяці тому

    Mahadsanid saaxiib qaali❤

  • @ismaelmuztaphe
    @ismaelmuztaphe 2 місяці тому

    Sheekh mustafe markuu somali layaabay idhi umadan illaahii abuurtay ma.mooganee waa imtixaan eenaga laynagu eegayo
    Lkn waaguulaysatay adanaw waayo 100k dhalinyaro somaliyeed kudabasocota

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 2 місяці тому

    Aadanow qish exams-ka soomaalida iyo fashilka waxbarashada dalkeena mawduuc ka samee please.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 місяці тому +2

    sidii nimanki dhiirigaliyayaasha unba noqotay
    is maalgashiga micne maanta fikradahaagu way is wada burinayaan
    xirfado bartuunbaan kuso koobay
    waqtigan aan noolnahay qof aanan programing garanayn waxuu noqonaya sidii waagi hore uu ahaa qofka aan wax qoris iyo wax akhris aqoon ee umigaa
    xirfado hala barto siiba kuwa computer ka adoo africa joogaa suuqa amerika ka shaqaysan karta oo software iibin iyo xirfadaha baratay

  • @ayaanshire-ed9og
    @ayaanshire-ed9og 2 місяці тому

    Waa sax tiisa daryeelaa tu kale u dara.
    Jeesta adunbaan ku dirsan waa hadiiba aan ka qeyb galo.

  • @ahmedgurayqaws7033
    @ahmedgurayqaws7033 2 місяці тому

    Mahadsanid ustaad 5:58
    From adigalla

  • @user-hv9ew1ct5m
    @user-hv9ew1ct5m 2 місяці тому

    Shukran akhii ❤

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 2 місяці тому

    Waa lagu tabay sahanka xogaha 🎉

  • @Aragzan44
    @Aragzan44 2 місяці тому

    Shugran wall 🙏

  • @AbdikaremIbrahim-cz8pd
    @AbdikaremIbrahim-cz8pd 2 місяці тому

    Hey hey 🎉

  • @yahyamahad9007
    @yahyamahad9007 2 місяці тому

    macha allah

  • @CJ7-J
    @CJ7-J Місяць тому

    War sxb waxa arkay book 4kun bage kakoban oo tariilhda islamka kahadlaya oo afsomali lagu turjumay wan kuwareray waxyabo qaldan oo badan ayaan ku arkay wana iska jojiyay barka bal bugas naga sobaar qofka qoray wana kula sowadagin

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman 2 місяці тому

    peace and love!

  • @ibrahimjelle1031
    @ibrahimjelle1031 2 місяці тому

    Nafteyda waxaa halaage is barbar dhiga qofka kale wlh 😢😢 nolasha guul kama gareyso hadii aad nolashada aad dad bar bar dhigeyso

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 2 місяці тому

    Agree 👍 🤝 🙆‍♂️ 💯 😊

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 2 місяці тому

    Wxn ahy nin dhalinyaro aha kujira da,ada 20eeyada waxjira waxban oo qayrkay sameeyo oo ila qaloocan iyadoy saatahay inaan kudaydaana ila maqumana,taana wax kuwayaya majiro habayaratee fa,ido mooye.

  • @MaidaAbdi-sp4tr
    @MaidaAbdi-sp4tr 2 місяці тому

    Macalinkeyga❤🎉

  • @user-us9fc7tv4w
    @user-us9fc7tv4w 2 місяці тому

    Walaal anagu waan kugu tagaarayaaa in aad xaqiiqda kutaagnaataa lakiin 😢😢😢

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 2 місяці тому

    Hamiga gaaban kadaa dhalin yarta ciyaar hami maahee laa war aadan dhalin yartii hamigiina waxad rabtan kadhigta kulahaa sxp kafiirso mawaadiicda nocan ah anigu waxan ahay mid kamida taageerayaashaada

  • @jamalmullah5290
    @jamalmullah5290 2 місяці тому

    Ustaad muuqalada Dhageysi nooga dhig.

  • @maxameddaahir2576
    @maxameddaahir2576 2 місяці тому

    Cala kuli xaal aad baad uamahad zan tahay wuna anfacay ❤

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 місяці тому +1

    nio maanta majoogno maalinki dhalinyar ciyaar iyo baashaal lgu waanin lahaa
    oo waqtiga aan joogno iyo bulshada iyo media. yahuba dhalinyaraa tahay oo shaqadaadu waa ciyaarbay kusoo koobeen
    ee dunida waxla qaybso oo inta ciyaari layd naftaada horumari baa ka quruxbadnayd warkaagaa
    naftaada hda horumariso oo aqoon iyo xarfad ku anfacda barato bulshada diinta iyo dalkaba saasaa ku anfacaysa

    • @Geelle3549
      @Geelle3549 2 місяці тому

      Ninkaan kuma dhihin noloshaado dhan ciyaar ee naftaada mararka qaar jaanis sii xta diin ahaan mabanana inaa maanto dhan salaad utagnaato sababto ah wax walba xadi bay leyihiin marka mawaagsana mar walba ina shaqo utagnaato waa inaad fasax hesha

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 2 місяці тому

      @@Geelle3549 runta waaye walal lakin waqtiga aan joogno somali 24ka saacadood shaqeeya oo naftisa ilaawa se dhibtu waa boodbood iyo bashaal aan jirin inaynu waqtigeeni ku luminay
      in maalaayacni laynga waaniyo mooyee inlaynagu waaniyo waxba so kordhin mayso
      ninka shaqeeya xita naftisa waqti uma laha ee waxan umaleeya inuu ka hadlayo dadka siyaasadeena madhan ku wareera ayago waxba naftooda iyo ta umadaba uso kordhinayn

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 місяці тому +1

    Wcs

  • @ahmedyare3915
    @ahmedyare3915 2 місяці тому

    M.a

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому

    Aad iyo aad

  • @themomentstars1663
    @themomentstars1663 2 місяці тому

    Goat-ka Chess-tu waa (Magnus)

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t 2 місяці тому

    Waa sax

  • @user-xk5pc6xp2g
    @user-xk5pc6xp2g Місяць тому

    ❤❤❤

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 2 місяці тому

    libh muqalada hakala goynin 😊

  • @AliiyaAhmed
    @AliiyaAhmed 2 місяці тому

    Xaqiiiiiiiq💯💯💯💯

  • @cabdiraxiin_asad
    @cabdiraxiin_asad 2 місяці тому

    Saw maaha ?
    Haa sax

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 місяці тому

    Cidi basabor wadankale qadata malgashi ma uarko waleskagadabayimid bidaqo dalkusogal hakanixin diyarada shaqeyneyn inti hore kahoos sadeqo wasinkarta

  • @abrahamomar_m_7_7_7
    @abrahamomar_m_7_7_7 2 місяці тому

    Dunida wax isku maal.gashan kartaa marka.wax aad isku maal.gashanayso aad ogtahay in bari lugu ixtiraamayo ama lagaga danbaynayo ama lugug ciseenayo marka wax walib oo maag gashi ah wàa samayn kartaa sow mah
    Marka wax dhihi laha qof walib waa inuu maal gashi aakhiro.samaysata maxa yeelay waa maal.gashiga kaliyee ee aan hubno in ayna ku khasaaro donin hadii aad sidi la rabay u mala gasharo

  • @ShamsudiinHasanabdulahi
    @ShamsudiinHasanabdulahi 2 місяці тому

    Waxan joogaa somali galbeed waxadna moodaa inaad iga dhax hadlayso

  • @baahiyechanal7288
    @baahiyechanal7288 2 місяці тому

    I rumaysa casharkan aadan isaga siinaya😂

  • @abdifatahali4733
    @abdifatahali4733 3 дні тому

    Dhalinyaro wax ma badhasho maxa waada ugaas

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 2 місяці тому

    MAXA.KU DHACAY BUUGI AD NOO WADAY WALAL ADAN 48 XEERRE AWOODDA

  • @DrNucmaan
    @DrNucmaan 2 місяці тому

    Waxaan Kusoo Koobi Karaa LABA QAAWANi iSMA QAADEE Qof Bisil Oo Dhisan Noqo Markaas Ayaa Dadkaagana Dhisi Kadhaayee Shiikh MISTAFE رضي الله عنه Ayaana Laga Hayey Hadaad NAFTAADA Badasho Waxaad Tahay Hogaamiye Awooda inuu Wax Badalo 😊😊😊
    Ku Dadaal inaan AQOON Ahaan , CiBAADO Ahaan , DiiN Ahaan , DHAQAALE Aahaan , AKHLAAQ Ahaan , WACYi Ahaan inaad Korodho Naftaadana Ka Shaqaysid Matkaas Ayaa DADKAAGA iyo DUNiDANA Anfici Kadhaa Laakiin Caagad Maran Cidna Uma Baahna Sxb 😊😊😊
    Tan Kale Waxaan BEEN Ahayn Waqtigaaga Dhalinyarnimo Qaado Oo CULAYS Aan iLAAHAY SW Ku Saarin Ha isa Saarin Anagoo intaa Self Development Ku Jirna Hadana Waqtigeenaan Qaadanaa Haday Tahay Kaftan , Ciyaar iyo Madadaalaba Yacni BALANCE Samee LiFE is BALANCE 😊😊😊

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 2 місяці тому

    Dhalinyaroy aan wadankan ka tahriibno wadanku dad ma laha waa gablan ee aan ka yaacno
    Ninki ku qanacsana isaga cirka roob ku ogg

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg 2 місяці тому

    Waan qabaa fikirkaas. Qofka dhalinyarada ah inuu naftiisa soo dhiso kana faa'iidaysto fursadaha uu haysto oo ay ka mid tahay dhalinyaranimada. Waxaan qabaa hadii aad 50 sano ka yar tahay in aadan waqti galin ka hadlida iyo qayb ka noqoshada arimaha siyaasada.

  • @Afgaani-i1u
    @Afgaani-i1u 2 місяці тому

    Aryaa xgeed aaday aabahaagii idoor wase😊

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 2 місяці тому

      Weykan aabahagi daaroodka ahaa😂

    • @Afgaani-i1u
      @Afgaani-i1u 2 місяці тому

      @@goodlyrics2243 kkkkk

  • @MacalinMustafe
    @MacalinMustafe 2 місяці тому

    Wanaag

  • @Fariid
    @Fariid 2 місяці тому

    gaajadu cibaado kaama joojin kartee asxaabii rasuulkuba scw dhexday marada ku xidhan jireen.
    adiga dulucdaada sheekadu waa in dawlad jirta dawlad kale laga hoos dhiso taasna diinteenu way diiday wax kale ma haysaa aqlibadanow

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi 2 місяці тому

    @sahanpodcast Suaal ma soomalidoo dhan ayaad la hadli mise somaliland .dadka wax loo qabanayo ma dadkiina iyo inaad gaar u go,daan somalinimadu makugu weynthy inay somalia 🇸🇴 midowdo ma doonaysaa ?

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 2 місяці тому

    Kume fasaxa miyaad gashay