Soomaali yaa ugu gobsan?! | Sirta gobanimada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    UA-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

КОМЕНТАРІ • 98

  • @Isniin_media
    @Isniin_media 3 місяці тому +40

    Baniaadmka wuxuu ka abuuran yahay 4
    1 caqliga
    2 cadaalada
    3 shahwada
    4 xanaaqa
    Labo ka adkoow shahwada iyo carada ama xanaaqa ❤😢

  • @Gooh_axmed_Aar
    @Gooh_axmed_Aar 3 місяці тому +14

    Aadanow Cafiyo Saamax Ustaad Ilaahay Ha ina cafiyee, Ayaan dhoweyd baan Faallo aan Haboonayn kusoo qorey intaynu Meel Isku maan dhaafnee.

  • @maxamuudmaxamed8198
    @maxamuudmaxamed8198 3 місяці тому +12

    aadan khadar cali ❤❤❤❤❤❤❤
    walalkay qali noolow
    waxa tahay ninka keliya ee qabiil walba eee somaliyeed jeclaan lahaayeen inaad ka dhalato
    habar jeclo nasiib weyn bey leedahay

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 3 місяці тому +5

    الإنصاف والعدل والاخلاق والعقيدة
    اعطاء كل ذي حق حقه
    ❤❤❤❤❤

  • @XudayfeCigaal
    @XudayfeCigaal 3 місяці тому +3

    Maasha Allah Ustaad Ilaahay hakaa ajarsiiyo shaqada aad noo haysid

  • @user-ih6vh2yu1y
    @user-ih6vh2yu1y 3 місяці тому +5

    Adan oo kale nimanka yaa ka wada dhiga. Adan ❤❤❤❤ wllken

  • @MaryamaMaryan-tk8if
    @MaryamaMaryan-tk8if 2 місяці тому +1

    . Inallaha ya'muru bil cadli dheh, ya'murukum hadhihin

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 3 місяці тому +7

    Ina sanweyne illahy haw naxariisto awowgy from reer daahir abokor cumar

    • @salloahmed7130
      @salloahmed7130 3 місяці тому +1

      Ma inuu awoowgaa yahay baad noo sheegi mise inuu garsoore somaliyeed ahaa

    • @Michealfot
      @Michealfot 2 місяці тому

      Ahmedei Abdi gaashaan oo Afgoe ku dhashey kawaran?

  • @MahmoudMohamed-rw6ue
    @MahmoudMohamed-rw6ue 3 місяці тому +1

    Slmulah Aadan Sahan soomaalida guud ahaan waxay ka siman tahay oo halkaa ay maanta joogto dhigay waa Cadaaladii baa laga tagay RABBI tawfiiqda hayna waafajiyo WabiLAAHI Tawfiiq .

  • @MaxamedFaaraxKaahin
    @MaxamedFaaraxKaahin 3 місяці тому +1

    الله اكبر ماشاء الله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤

  • @user-sl6zh9fz1u
    @user-sl6zh9fz1u 3 місяці тому +13

    Majeerten soomalida oo rer badiye ah bey la bisan jireen

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 місяці тому +4

      Soomaali ilbax horta majirta dunida weeyka yasan yihiin.

    • @najmahussein3502
      @najmahussein3502 3 місяці тому

      Alla maxa faan meel xun idinka galay

    • @user-sl6zh9fz1u
      @user-sl6zh9fz1u 3 місяці тому

      @@najmahussein3502 mj above the low kkkk

    • @user-dg8fn7wm8z
      @user-dg8fn7wm8z 3 місяці тому

      SubxanaAllah allayaow nacafi

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 місяці тому

      @@user-sl6zh9fz1u aniga mareexaan ahay lkn mj waa adoon sababtoo sh waa dad madmadoow aduunka siduu loo kala cadyahay loo kala sareeyaa just saying

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe 3 місяці тому +1

    Mahadsanid ustaad Alle Haku sharFo ❤

  • @ayanlejj9662
    @ayanlejj9662 3 місяці тому +1

    wllaleyaal ayadas intay ku jirta micnah (surada iyo vers-ka) ha li faideyo innsallah.
    Mahdsanidin.

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z 3 місяці тому +4

    Somalia and somaliland is one we are all Somalis with one religion and one language please don’t divide the country am not dulbahante they are the real Somalis Allah hanoxifdiyo dulbahante

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 3 місяці тому +1

    Legend aadan khadar

  • @Hibaaqabdimaxamed
    @Hibaaqabdimaxamed 2 місяці тому

    Keep going bro

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 3 місяці тому +1

    Keep spreading my brother

  • @MaxamedFaaraxKaahin
    @MaxamedFaaraxKaahin 3 місяці тому +2

    آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤❤

    • @user-bt8qd7cu2h
      @user-bt8qd7cu2h 2 місяці тому

      اللهم امين يارب العالمين 🤲

  • @bilandayib305
    @bilandayib305 2 місяці тому +1

    Ina khadar cali roobleh👋👋

  • @cabdiwalikulane879
    @cabdiwalikulane879 3 місяці тому

    Aadanoow mahadsanid walal, dhab ahaantii fariimahaaga waa kuwo xaqiiqooyin wata, hadii aad ogoshahay sidaad wax noogu sheegtay noo waanisay inaan ku waanino waxa aan ku dhihilahaa shaarbaha iska gaabi madaama aysan eheen arin u fiican qof adiga oo kale oo bulshada haldoor u ah,
    Mahadsanid..

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 3 місяці тому +1

    Adan khadar cali ❤💯

  • @abdiwahaabchanel8595
    @abdiwahaabchanel8595 3 місяці тому +1

    Adan UA-cam ka u adeegso kacdoon gobanimo sax ah
    Shilinka hadii kale fiirso sida dadka qaar

  • @saalax12axmed19
    @saalax12axmed19 3 місяці тому

    msh Allah wllky waa runta wlhi Illahay umada soomaaliyeed xaqa hatuso iyo dariiqa toosan yaa rabi 😢❤

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o 3 місяці тому +1

    Waa soomaalida kale wll wxa qabiilkooda iyo magaaladooda iyo wxi lagaga dhaqma uunladhacsan wxayba moodayaan muqadas sbbtuna waa in aykuso koreen dad wada hal nuuc ah qoomiyad kaliya waliba badanka beel kaliya ama 2beelood anigu dhawaan ayaanmaqley xataa in qabiiladu magaaloyinka kala leeyihin ama xaafad dhan kaarte dhano reehebel galaan dhalinyarada ree somalia hadey ka imidàn hargeysa ama gaalkacayo ama xamar wxa jaamacadaha dirdhaba u imaadan wxaad layaabeysa qumanaha qoorta ugu jiro dadka aansoomaliga ahayn sidey uyasayaan gabadh dhan ay iska durayaan caayayaan wxy kucaayayana ama waa qawmiyadeeda ama waa labiskeeda iyado waxba ka galabsan maanto dhan caayayn dadka waasidee waa layaabi jirey wllhi wxaan dib ka fahmy dad tolerance lahaynba anaga ree Djibouti iyo ree diridhaba waa isku mid sidaa doonto u ekaw hadaadoonto qaawanaw qoladaa doonto ahaw tacaamulka dadka unbaa nagadhaxeeyo sbtana anaga dad aan soomali kaliya ahaynba lakorey marka anagu kumajiro dadka soomaalida ee cadaaladu ku adagthy

  • @user-vc6nf2dh1i
    @user-vc6nf2dh1i 3 місяці тому

    Jazakallah ustaad

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l 3 місяці тому

    Mahadsanid ustaad😊

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 3 місяці тому

    Ilaahy haka abaal mariyo waxbadan baad ifahansiisay❤

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 3 місяці тому

    Aadanow Mahadsanid

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 3 місяці тому

    Dhal gobeed waa tahy aadan khadar ❤

  • @khadarhuseinkhadarhusein4977
    @khadarhuseinkhadarhusein4977 3 місяці тому +5

    Aadanow sxb sidee soomaalida loo nabadeynkaraa soomaalida

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 3 місяці тому +1

      Marka ma adan ayaa xalinkara oo somali nabadeynkara

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 3 місяці тому

      Ader hays daalin somali wax loma qaban kro

  • @KalidYasin-pu8zh
    @KalidYasin-pu8zh 3 місяці тому

    Salan sharfeed sxb sare Adan sahan

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 3 місяці тому

    400k upcoming my brother aadan khadar cali sharaf iyo karaamo wllky 🎉😊

  • @Hamsebaashe1
    @Hamsebaashe1 2 місяці тому

    Asc aadanow wll barnaamij aad adigu diyaarisay oo aan dawaday kaas oo kahadlayay xirfadaha shaashadaha caalamka qabsan doona mustaqbalka waxa aad kusheegtay dhamantod kuwa onilne iyo computer ah hadaba waxa jira xirfado farsamo gacmeed ah kuwaas oo lagu shaqaysto hada sida
    1: xirfada aluminium ama murayada
    2: xirfada furniture ama faarada
    3: xirfada makaaniga iyo dabka gaadhiga
    4: xirfada gypsum board ama Interior designing
    Marka wll xirfadahan aan kuusoo sheegay maleeyihin mustaqbal mise way dabar goidoonan oo shaashadaha ayay kabixi doonan oo waxa saamayn doonta technologyada sida xad dhaafka kusocota ee iskugu soo uruurtay media

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x 3 місяці тому

    Thanks

  • @gashonio5461
    @gashonio5461 3 місяці тому +4

    Asc❤

  • @user-hs8zh9gl6u
    @user-hs8zh9gl6u 3 місяці тому

    Gob ayaa tahay wllo ADAN SANOW.

  • @Khalidyuusuf-ep8kx
    @Khalidyuusuf-ep8kx 3 місяці тому

    Thanks zxp

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 2 місяці тому

    Where is aadan sahan ayaantan mahayo sxpky

  • @AbdirahmanMulac
    @AbdirahmanMulac 3 місяці тому

    Ina sanweynaha qarniganina waa Aadan sahan
    *Hilbihii gobana layska hilee
    *Waalla hiddo raacaa.

  • @ayaanleaadan3120
    @ayaanleaadan3120 3 місяці тому

    Aryee naga hor dhaqaaq 😂

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 3 місяці тому

    Aadan khadar cali

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 3 місяці тому +1

    Asc aadan wllo kasoo hadal waxbarashada soomaaliland

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 місяці тому +1

    Wcs

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 3 місяці тому

    Aadanow walal ma kaligii fariid aya tahay tusaale kasta o wanagsan naftada ayad naga tuseysa mid kasta o xuna dhaman umada somaliyed inteda kale ayad naga tuseysa

  • @apdallaabshir
    @apdallaabshir 3 місяці тому

    Ninyahow sidii hore fiidiyawyada usooduub😂

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 3 місяці тому

    Mahad sanid bro

  • @JIROOW-sv7
    @JIROOW-sv7 3 місяці тому

    Gardarro La ima tusu nio ❤❤

  • @user-ii2zu6jz2e
    @user-ii2zu6jz2e 3 місяці тому +3

    Adanoow ma islee dahay hadii aad cadaalad ku shaqayso dadka kuugu dhaw ayaa kaa soo horjeesanaya🤔

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 3 місяці тому

      Marka amarka ilaahey iyo dadka kuugu dhaw keba ku daran

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 3 місяці тому

    Waa arin wanaagsan dhamaan teen aan cadalad ku dhaqano

  • @salloahmed7130
    @salloahmed7130 3 місяці тому

    Aadanow thanks maxaad u furan weyday abaal baan kuu hayaaye

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 3 місяці тому

    Mahadsanid ustaad

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t 3 місяці тому +4

    Jifadiina maxaad nooga sheegaysaa.

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 3 місяці тому +5

      😂😂😂😂😂😂 arinta uu ogyahay uun lee ka sheekaynaya oona kadacdi jifadiisa ee hunoo ee jifadiisa ma noqa sheekeynayo.

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 3 місяці тому

      Jifidaada inaad ka faanto ilbax may noqotay😂

    • @dekamuhuyadiin
      @dekamuhuyadiin 3 місяці тому

      Muhiimada maha jifadiisa ee waa qisada oo xog - ogaalka u yahay

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 3 місяці тому

      Meesha isaga leh wuxuu doono ayuu sheegaya haday ku cajabin waydo orod iska bax wax doqona tehe

  • @user-bi6rd3lq1n
    @user-bi6rd3lq1n 3 місяці тому

    Nio vedioyada editinkoodi hore ku celi

  • @user-jn5nz5xt9v
    @user-jn5nz5xt9v 3 місяці тому +2

    First coment😂

  • @caaqilhassan2565
    @caaqilhassan2565 3 місяці тому

    ASC walaal waxaan Rabaa inaad isiiso meel aan kaala Soo xiriiro waxaad jirta arin runtii aad uwayn oo somalida dhexdeeda aan oray uga jirin lakin aan isleeyahay marka walaal waxaan Rabaa inaad mar uun ilasoo xiirirto sii arinkaas aan kaga waramo

  • @SamiirMohamed-ef6pt
    @SamiirMohamed-ef6pt 3 місяці тому

    Asc: wllka inaa kula shaqeeyo jeclaan lahaa waxaan ahay video editor Ina iga aqbali doontid rajenaa ama dad kale inaa igu xertid si aan ugu faaideesto xirfadeyda mhsdnid libaax.

  • @user-ex1lr1mw1s
    @user-ex1lr1mw1s 2 місяці тому

    Madax qabyaalada hada noqotay

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 3 місяці тому

    Sahanka somali ba ku walatay mowduc kale so duub somali wax nagama galine

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 3 місяці тому

    waxaan is leeyahay guriga ayeeye cadaaladu ka bilaabatah ee guryah aan hagaajino

  • @MohacadeIsback
    @MohacadeIsback 2 місяці тому

    Bal kawaran qabiil dhan ood caysay haday aakhiro kusoo hor istaagan adoon ajar fiicanba haysan

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 3 місяці тому

    Haday dadkan somalida ahi Wxy ahaadanba cadalada
    Un ku dadaali lahayeen
    Marhorey qayrkood dhan
    Ka raci Lahaayeen ????

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 3 місяці тому

    Aadnow zhp umadeeni iyo dalkii waa is bedali la yahay ani
    Waxan layaabanay
    1:mxaa ina hysta hdaan somaali nahay ?!
    2: mxaan isla badali na la naahy?!
    🙄 yaab!!!

  • @user-bh7xg2ig9w
    @user-bh7xg2ig9w 3 місяці тому +2

    Aadem doqon

    • @dekamuhuyadiin
      @dekamuhuyadiin 3 місяці тому +1

      Adaa ka doqonsan oo dawanaya😅

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 3 місяці тому

      Maxad ka dhex qabaneysa chanalkisa marka😂

  • @updyfitah7623
    @updyfitah7623 3 місяці тому

    Lgnd

  • @AbdiqadirYasiin
    @AbdiqadirYasiin 3 місяці тому +2

    Waxan aad ka hadlayso culimada somalida ugu wawayn kama hadlan somaliland lascanood khalad bay ku xasuuqday lagama hayo culimada wxa ku gubaya way cadyihiin

    • @dekamuhuyadiin
      @dekamuhuyadiin 3 місяці тому

      Mxaa meezha keene culimada

    • @user-cy2eh2xd2q
      @user-cy2eh2xd2q 3 місяці тому

      "sadar muuda su'aal kadhan" wll

    • @AbdiqadirYasiin
      @AbdiqadirYasiin 3 місяці тому

      Culimada wxn meesha u keenay waa kuwa marwalba kahadla xaqa iyo baadilka if laascaanod xaqdarro lagu laynayo sheikh mustafe ma aamuseen sheikh darir ma amuseen waxayna ku jiraan safafka hore ee culimada ay leedahay somalidu alle cimriga haw barakeeye

    • @user-cy2eh2xd2q
      @user-cy2eh2xd2q 3 місяці тому +1

      @@AbdiqadirYasiin Oo wll wayahe adigu ma waxad aaminsantahay waa xaq waxa lagu laayay reer laascaanod?

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 3 місяці тому

      @@dekamuhuyadiindee cawrada naagahaba waakuwa masajid naag moye wax kale aankaga haflaynine may waaqica ka hadlan mise waa wada qabyaaladistayal

  • @HalAayo
    @HalAayo 3 місяці тому

    Nacnacda majeerteen ,isaaq ,ogaadeen ,hawiye ,iwm ,wakhti iyo milay intii ad ku lumin lahayd ,waxa dhaanta adiga oo dhan kale ka haneeda jalle .
    Adiga iyo duulka wax soo gudbiya waxa ay ahayd in doc kale u duddaan soomaali .
    Nasiibdarro se dabinno shaydaan bay dafdaftii ku la gashay .

  • @sadiiqshugri7638
    @sadiiqshugri7638 3 місяці тому

    Reer bicidyahn yuu ka ahaaa nikaaas

  • @FaaruuqQaariga
    @FaaruuqQaariga 3 місяці тому

    Ree Biciyahan maahyn ninkaas ree maxamuud buu ahaa rerka yare yicibku ubaxo😂