The First 20 Hours! || ILA AKHRI || 20 Saac Seed Waxaad Rabto oogu Baran?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024
  • Facebooga Nagala Soco Page-kan:
    / abdiwalikhalif22
    Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
    Qeybaha Muuqaalka:
    0:00 Hordhac
    0:28 10kun oo saacadood
    2:40 Learning Curse
    5:00 20 saac ayaad u baahantahay!
    7:05 Talaabada 1aad
    8:37 Talaabada 2aad
    10:00 Talaabada 3aad
    10:35 Talaabada 4aad
    11:15 Bilow adoo Dhamaadka Maanka Ku hayo
    *Buugga Deep Work:
    • HOWLKAR -- Deep Work -...
    1. Talooyin Waxbarasho:
    • Shahaadooyin Ka Qiima ...
    2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
    • Waa Maxay Engineering?...
    3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
    * 7 Habits of Highly Effective People:
    • 7da Caado Ay Leeyihiin...
    *Atomic Habits:
    • Isbadallo Yaryar, Horm...
    *How to stop Worrying:
    • Jooji Walwalka Bilow N...
    *Finish What you Start:
    • 1/2 Saad waxaad bilowd...
    *Sidey meel sare ku gaareen:
    • Sidey Meel Sare Ku Gaa...
    4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
    • Natiijada Qaadashada T...

КОМЕНТАРІ • 48

  • @nastehabdi3563
    @nastehabdi3563 5 днів тому +8

    Jazaakallaahu khayran. Ustaad Abdiwali khalif.
    Talo ahaan waxaan soojeedin lahaa, inaad inoo samayso barnaamij aan siwada jira ugu dabaqayno xirfadaha lagu baran karo 20 saac iyo wixii la halmaala.
    Wax ladhiso dad ayaa ugu qiimo badan. Shugran ustaadii.❤

  • @sayydAlisiidaanichanel756
    @sayydAlisiidaanichanel756 4 дні тому +2

    1:Xirfada aad rabto kala fur'fur 2:inaad gaarto heer aad isisixi karto ( practice) samee. 3:Iska fogee wixii caqabad kugu noqon kara, Mesha aad wax kudhiganeysa hawacnato. 4: 20saacadood oo practice ah samee.

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 5 днів тому +2

    Shukran 👏🤝👏

  • @M.C.X.M
    @M.C.X.M 2 дні тому

    SHUKRAN USTAAD

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 3 дні тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @mohammedibraahim255
    @mohammedibraahim255 5 днів тому

    Runtii wuxuu i xasuusinayaa barnaanijkii aan ku jeclaa Cabdiweli khaliif ee ila akhri 🎉 aanan ka faaiiday fikrado badan oo xaqiiqdii nolashayda wax badan ka badalay❤❤جزاك الله خيرا

  • @fekermedia68
    @fekermedia68 4 дні тому

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran 🌟🌟🌟🌟🌟

  • @CabditaajirmaxamedDucaale
    @CabditaajirmaxamedDucaale 4 дні тому +1

    Mahadsanid

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 5 днів тому +4

    Shalay ayaan sugayay lkn manta ayan imtixanka dawlada kasoo baxay ayan dawanaya waan kusalamay Mr abdiwali qaliif

    • @Sahruush
      @Sahruush 5 днів тому

      Inta kuu dhiman Examaka Allah ku fududeyo abowe

    • @musababdijamal9556
      @musababdijamal9556 5 днів тому

      @@Sahruush mhdsnd walashay xalada manta way adkede

    • @Sahruush
      @Sahruush 5 днів тому

      @@musababdijamal9556 Haa Wan maqle muqdisho miya jogta chemistry ardeyda qaar way Helen

  • @khaalidaxmed1315
    @khaalidaxmed1315 4 дні тому

    جزاك الله خيرا أستاذ

  • @user-ug4cs6uf6u
    @user-ug4cs6uf6u 5 днів тому

    Ustaadkeena Jazaka'Allhu kheyr

  • @Hiigsasho
    @Hiigsasho 5 днів тому +1

    Thanks ustaad

  • @CabaasXaaji-du6lz
    @CabaasXaaji-du6lz 5 днів тому

    Shukran ustaad

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 5 днів тому +1

    Thnks ustaad

  • @nasirahmed6243
    @nasirahmed6243 5 днів тому

    Mashalah thanks ustad

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 4 дні тому

    Shukran shiikh.

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 5 днів тому +1

    jasaka allah ustad

  • @mohamedgurow4917
    @mohamedgurow4917 5 днів тому +2

    Wacalaykum salaam. Thanks!

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 5 днів тому

    Mahadsanid ustaad

  • @user-xh5iu7hs1l
    @user-xh5iu7hs1l 5 днів тому

    mahadsanid ustaad.

  • @AsanKola
    @AsanKola 4 дні тому

    Thanks ustadii❤🎉

  • @mohamedsayid2899
    @mohamedsayid2899 5 днів тому +1

    waa buug aad ufiican

  • @user-us4kw5bv9n
    @user-us4kw5bv9n 5 днів тому

    Mahadsanid wll

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 днів тому +3

    Barashada iyo bariddu waa hobigeyga

    • @cusmaanfanax1858
      @cusmaanfanax1858 5 днів тому +1

      Macalin 20ka saacadood waxa lagu baranaayo English maku jiraa
      Mise waa xirfadaha gacanta laga qabto oo qura

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish 5 днів тому +2

      @cusmaanfanax1858 waa lagu barakara tusaalahaan qofkii bilow ah haddauu 20 saac geliyo meel fiican ayuu imaa karaa. Sidoo kale qofkii luuqadda xoogaa yaqaan garaamarka oo dhan waa uu ku barakara 20 saac

    • @axmednajax744
      @axmednajax744 8 годин тому

      Aniga wakhti badan waan haya waxaan jeclaan laha barashada luuqada Englishta ku hadal
      , qoraal iyo akhirkaba

  • @ccasiis9214
    @ccasiis9214 4 дні тому

    Macalin intee kaala soo xiriiraa waxa aan ahay arday xirfadle ah lkn ay caqabado yar hortaagan yihiin

  • @kamata850
    @kamata850 4 дні тому +4

    10000 hours devide 24 equal 416 days

    • @maalikhaype
      @maalikhaype 4 дні тому

      War wa khalad wa 7 sano

    • @kamata850
      @kamata850 3 дні тому +1

      @@maalikhaype kkk xisaab ku keen ustaadkuba 3 sano iyo bar buu sheegay

    • @sayidalbanna
      @sayidalbanna 2 дні тому +1

      Is it possible to read or to learn all 24hrs
      Ustaad said 8 hrs in every day which is also very hard to do

  • @Abdirahman_Alli
    @Abdirahman_Alli 5 днів тому

    Wcs mahadsanid ustad

  • @SaacidMohamud8
    @SaacidMohamud8 5 днів тому +1

    WCS mahadsanid ustaad.

  • @Sahruush
    @Sahruush 5 днів тому +1

    Wcs ustaad barnamij loo xisay❤

  • @AbdimalikAhmed-yz9bd
    @AbdimalikAhmed-yz9bd 5 днів тому +1

    Shugran

  • @kingfariid27
    @kingfariid27 5 днів тому +1

    Ustaad in aan kula soo xiriiraan rabay balse waan wayay wado aan kula soo xiriiro ee ila soo hadal please

  • @nimojama621
    @nimojama621 5 днів тому +1

    Asc wllo halkeen kala xidhiidhaa sheer xirfad waan u bahan Mahadsanid

  • @jabrafx6112
    @jabrafx6112 3 дні тому +1

    Ustaad asagoo soomali ma la helaa o ma la turjimay. Ogaalkaada ? Mahadsanid

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 2 дні тому

    Asc sher xirfad intee kala xiriraa?

  • @husseinhassan9850
    @husseinhassan9850 5 днів тому

    mahadsanid ustaad Aniga waxaan ahay arday barto medicine and surgery barashada caafimaaadka na waa culustahay oo aqris badan baa inagala doonayaa marka sidee ku baran karaa courses kaan ?

  • @KakaAk123
    @KakaAk123 5 днів тому +2

    Somalida waad la yaabaysa bugaagbay iska aqrinayan noloshoda hadi la eegana hal qodob noloshiisa kuma dabaqin

  • @KurulusOsman-12374
    @KurulusOsman-12374 5 днів тому +1

    Lix sano ka hot buu ahaa abdiwaliyow