Ogaden wixii dhahay caqli malhan wlhi waa dad u fiirsaday hada kuwani caqli yaraa, wuxuu leyahy jubalald waxey ledahy ciidan diyaarsan o qalabeysan hye Ahmed geeda naarne kismayo ma dhaafi karayo 17sano bal waxa ay ku hadlyan xitaa iyagn iska war qabin o kla hadlyo 🙈🙈🙈🙈 sido kle wuxu leyahy dowladu shabb lama dagaalin ee been bey aheyd ok taada kuu raaceynaa, Ahmed geeda isaga dagaal shabb miyaa ka go'an hhhhhhhh mise isagaa la saaxiib ah wayo waxd sheegten inu leyahy ciidan Kismayo magalo an aheyn usan ka tagi karin jubalald 17sano wayo marka hasan iyo Ahmed kan qaldan waa xasan o jooga 3sano iyo Ahmed o jooga 17sano, ilmaan cagaha ku boorka leh e gaariga socda ka nixinaye e ku soo koray canjela daafida ayaa siyaasad ka hadlyo waa aduunyo madaxdu u hoos maray wlhi😂😂😂🙈🙈🙈
Wa run maruuc buu ahaa waayo wax waxwalba wa iska cadyiihin
Xassan Tuug wuxuu meesha u joogaa keliya inuu wax dhaco uun Dhuunta laamiga ku dhufso dheh
Godhaha reer Puntland oo Sabaayada dubaya, walaala yaal joojiya Saabaad aad dubaysaan. Ragiina hadaad rabtaan in ay dagalamaan Hib shiilan iyo caano geel keliya ugeeya. Wax aan intaas ahayn waligiin ciidanka ag gaynina!
Xasan dal xaraashe argagaxiso lama dagaallamo ciidamadii dalkana wuu burburiyey
Ogaden wixii dhahay caqli malhan wlhi waa dad u fiirsaday hada kuwani caqli yaraa, wuxuu leyahy jubalald waxey ledahy ciidan diyaarsan o qalabeysan hye Ahmed geeda naarne kismayo ma dhaafi karayo 17sano bal waxa ay ku hadlyan xitaa iyagn iska war qabin o kla hadlyo 🙈🙈🙈🙈 sido kle wuxu leyahy dowladu shabb lama dagaalin ee been bey aheyd ok taada kuu raaceynaa, Ahmed geeda isaga dagaal shabb miyaa ka go'an hhhhhhhh mise isagaa la saaxiib ah wayo waxd sheegten inu leyahy ciidan Kismayo magalo an aheyn usan ka tagi karin jubalald 17sano wayo marka hasan iyo Ahmed kan qaldan waa xasan o jooga 3sano iyo Ahmed o jooga 17sano, ilmaan cagaha ku boorka leh e gaariga socda ka nixinaye e ku soo koray canjela daafida ayaa siyaasad ka hadlyo waa aduunyo madaxdu u hoos maray wlhi😂😂😂🙈🙈🙈
Xasan sheekh waa ku walatey wax kale ka hadal idaacada xasan miyaa lo furey waa yaabe
Xasan dalxaraashe ciidankii dalka wuu baabi'iyay puntland alleey leedahay