Danbigee loqori ,subxanallah ,jooji ku tageerida qabiil xasan sheikh masu'liyad shab iyo dal ba lagu Aminay away hantidi qaran .allow ka qabo ummada kuwa dhaqnkaas leh Amiin wbt
Xasanoow ku wad eyagaa kuu sacbatumaya eskanakaa qabanwaayay ku wad dhebaatada marka ugu dan baysana kuwee cadawga ihaa aa hoosta aad ka waday udheeb waa ibaalkoodaa temer seeb aa teen ibuuro waa dhaqanka somaleda kuwee ererka kugu takulaynayay aa gacmaha iyo lugaha kuu taagayay waad kusugtay dakadee iyo xooleheeba hadaad kasoo xertay guulayso xasan munaafaq
subxaana laah dalkan waa udhamatay hadaan laga qaban dadkaan xarata ku xoleystay. waxaan dowlad ma ah. dowalad caadila allaha keno kuwana adunyada allah kudhibo
Xasan Xaayowa dhulkii oo dhana tukije baa Siisaya xalan fara kuma hayasida xooli nina baada ku wareeji ninka dhigaaga miyaada ka baqataa mise siraa lagaa hayaa oo laga roona tahaye
XEERAR IYAA U YAAL CONTRATS YADA GANACSIGA OY KAMID YIHIIN, TAX LAW, PROPERTY LAW.... XASAN XOOLO UUSAN LAHAYN MA BIXIN KARO. AYUU KALA TASHADAY OO U FASAXAY ? XOOLAHAAN DADBAY NOLOSHOODU KU XIRANTAHAY
Inkaar alle haku rido isaga iyo inta kula socota xaaranta
Wariye culus Allah ku xafido Brother❤❤
Asc
Dabi inaa laguu qoro maka baqeysid miyaa wll
Danbigee loqori ,subxanallah ,jooji ku tageerida qabiil xasan sheikh masu'liyad shab iyo dal ba lagu Aminay away hantidi qaran .allow ka qabo ummada kuwa dhaqnkaas leh Amiin wbt
Illahay. Haka. Soosaaro musiibo. Degdeg ah. Waa. Mooryaan
Dowladda ugu xumeyd Somalia soo martay. Ilaahey naga qabo xasan sheikh iyo musuq maasuqiisa
Waa dawladi ugu liidatay.dalki baabisay rogtay ilahay ha naga qabtow
Waa ku saxanthy wllo
Subxaanallaah, yaarabi naga soo gaar mooryaanta uu xasan sheekh, madaxda u yahay.aamiin. aamiin yaarabi
Xasan Shiikh habaar uma baahna ee wuxuu u baahan yahay in xukunka laga qabto inta uusan dalka god dheer ku sii ridin..
Asc guuleyso wariye qaran ilaah haku barakeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🫶❤️✅️✅️✅️💯💙💚🤍💞🥰
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🇸🇴🤔🤔💔🤔😢✅️💯
Asc
Xasan dhuleste iga dheh sheydan duf badan
😂😂😂😂😂
Xasan munafaq ilahaw kaqabo dalka iyo dadka 😮😮😮😮
Cibaaro Allaha ka muujiyo Xasan Sheikh
@@bullaalehaji2226 AAAAMIIN
Asc
WAA DAL DULAAL QACANTA UGALAY
70 jirro adduunyo raadis ah oo hilmaamay inay aakhiro jirto, ayaa Somalia xukuma
Waa run waa Daarood weeye mana jeclo iney cunaan xoolaha Dadweynaha abadan haa soo raadi maba jidho
GAYLANAW ALLAH AYAA KAA ABAAL MARIN DOONA GURMADKA DADKAAGA IYO DALKAAGA
Asc
ALLOW NAGA QABO XAASIDIINTAN MAALIN TAAJIRKA IYO KUWA CAQLIGA LIITA EE DOORASHADA SOO YAACA YAA ALLAH
Xarkaha ayay goosatay
Aniga xasan habeenki la doorty baan ogaa in xaalka dalka uu xumaan doono walee sidaan u ogaa lkn asxaabteyda iyo dadka aan isku dhawnahay wey ila yaabi jireen sbbtoo ah taariikhhda waxba lagama baran balse hadii uu qabiil nin lagu taageeray uu wax inoo taraayo waataas maanty waan heysanaa ee allahaa inoo barakeeyo xasan garguurte 😂😂😂😂 waxaase rabi lahaa in uu markale uu soo noqdo😂😂
Kadaa😂😂😂😂😂😢😢😂
Keep going brother
Inkari kugu dhcday xasan gurgurte
Amiin INSHAALLAHA wall
Waan naxay barihii aay awal ahaayd hadana ma xoolihii baa loo yimid markaan Dowlada Xassan Sheeq waa diirato waxbaba marabayaan allow shartooda na mooti amiin
ASC WARIYE
WAXAASI
WAA
IIMAAN LA'AAN
SUBXAANA LLAAH
HSN ILLAHAY Dalka hakaqabto
Xasanoow ku wad eyagaa kuu sacbatumaya eskanakaa qabanwaayay ku wad dhebaatada marka ugu dan baysana kuwee cadawga ihaa aa hoosta aad ka waday udheeb waa ibaalkoodaa temer seeb aa teen ibuuro waa dhaqanka somaleda kuwee ererka kugu takulaynayay aa gacmaha iyo lugaha kuu taagayay waad kusugtay dakadee iyo xooleheeba hadaad kasoo xertay guulayso xasan munaafaq
Bahalo aan naxany baa umadu Gacanta u gashay ilahay ha dhaafiyo
Somali siyaasi bide ah oon dhargayn baa hogaan u ah
Wad mahad santahay inaad nohadashay
YAA ALLAH ALLOW NAGA SOO GAADH MANAXAYAASHAN
Qaabyo niinkeeda dhameestira...Hsm leaved an finished business..Now he is back to finished the Business
Waa doowaladii abida intii aan garadsadeye booba sad dala iyo dad mid dhinteye Iyo mid noola risaqada Ka raadineysa xasanunalaah wanicamal waliila ilaaheye awoodisa ha kaga qabato anayaxaan dalki Iyo dadkiib xaalufiyeye
Subxaanallaah Siyaasiyiintii Noo Horseedey Waaye Maanta Annagoo Farxad Ku Jirno Oo Heysano Madaxweyne Oo Shacabka U Fiican Iyo. Dalka Horu Kiciisa Ayeey Halaga Iyo Qax Noo Horseedeyn Iyo OoHin Shacabkii Ay Ku Jiraan Ilaa Iyo Hadda Ma Cafineyno Aduunka Iyo Aaqiroba. 😭😭😭😭🙏🇸🇴
Xasan allah ayaa laxisabtami
Xsan sheikh iyo dhaman cidii dhacday bootay hantidii lwada lahaa ee dalka.allah aya arka wbt.
SUBXAANA LLAAH
Somaliland way xanibtay xoolii Abu Yasir ee putland ha xanibto iyaduna, waana in layska kaashadaa maafiyadii Muqdisho
سبحان مغير الأحوال.
subxaana laah
dalkan waa udhamatay hadaan laga qaban dadkaan xarata ku xoleystay. waxaan dowlad ma ah. dowalad caadila allaha keno
kuwana adunyada allah kudhibo
Xasan sheekh ama soomaaliyeey iska rida ama ika aamusa habaar waxka tarimaayee
❤❤❤❤❤❤
MIYAANAY CADAWGA SOMALIA U HORAYN KUWA HOGAANKA NOOCANA DALKA NOOGU DHIIBAY
Waa madaxweyne waana baaöashle waan a fiiqiir waana xamaal waan samma fiir waa socdaale .waana taajir waana boobaa dadka itaalka yar waxkasta isag ayaa ah
Hasan baahne inaty no Doran lahayeen amay no dartaan In kheyre am sharifa
SUBXAANLAA SUNLIQA SHACAB KII. DORTAY BAY CUNAHA KUDHEGEEN LAAXOWLA LAAQUWATA ILAABILAA
ALEELEHE WUKAGA DHABEEYEY QAB YO NIN KEEDA DHAMEES TIRA
Asc xageen kalaxiriiaa maamulka ama xafiiska kanaalka
Aad oo weyn brother
XASAN SHEEKH DALKII WUU XAALUFIYAY
Xasan Sheekh ceeb waxba lama ahan masiibo kugu dhacday Xasan ayax
Xoolaha waa meeshii udanbaysay soomaali waa in ay ka mudaharaado oo ay badbaadiso ugu yaraan quudkeeda yoomiyha ah
Xasan anigu waan la yaabay! Cimri kuma yara oo waa 80 jir, aqoon kuma yara oo waa Dr macalin ah, waa waaya arag oo khibrad kuma yara. Waxan ku sheegi karaa oo kaliya habaar Somalia ku dhacay
Wariye qaran
walle meel baa u soconaa saboolnimo halka ugu hoosayda ku soconaa
Xassan shiikh Maxamuud haddii aan degdeg laiskaga qabanin
Waxa soo wado waa layaabi doonaa
xasan yamayuug hadi wadanka laga qaban caruuraha xaraashkoda kuxiga iyo in waalidka caruurta laga qaato
Adiga iyo qabiilkaaga ayaa sidaa u hadla warkaaga xiiso ma leh
Hassan Allah nadafiya
RWS XAMSAW IS CASIL NOLOL DHAMAATAYE
somalida meel loo raaca malahan, galabta haduu xassan sheikh qudbad jeediya asagoo is amaanaya , kuwan comments soo qoraya waxad arki ayagoo amanaya xasan sheikh. somalida waa umad gadal gadal usocota
Xasan sheikh maxaa kudhacay.
🤣🤣🤣😂 yaa keenay horta xassan shiikh meesha
Qabiil
30 jir 30 milyan haysta. Oo miyiga ka yimid.
Marxuum muxuu cunikaraa waa amrad ween
Saas u dawada idinku
Qofka xasan shiikh dawlad kusheega waa qof aan dawlad aqoon waa USC oo 91 joogta
Soomaaliya Haadaan dheer bay ku dhacday
Munaafiq Gurguurte wuu Shaqeysanayaa Shaqo wanaagsan baan ku leeyhy
Xasan waa xagato caadiya,wax dhaafayo ma jirto 🤔
Hasan taariikhda Somali mugdi buu Ku riday hantidii qaranka iyo umadii somali waa uu iibsaday😢
Qabyaaliista Culus
Dhul xmr ku yaal mxaa daqash ia galay
Xasan sh wa un tusaale bulshada soomalida , yacni sidaas bay ku qanac san yihin ,
Iyaga farmaajo uga hiiliyay si u sidaas ula dhaqmo , cajaaib walahi
Yaa awod u leh in Berbera uu adhi ka rarto, ma aqbalayno hadalka ka soo yeray, somaliya.
Hogaamiyaasha Somalida Kuligood wax La dal dalo Ayay wada istaahilaan
Xassan sh iyo magafaha liibiya maxay isdhaamaan hada
Xasansheikh watuug waxabadhafeynin
Maanshaa Allah Birmade Xasan Sheekh Allaw Barakeee
Unaga leh yaan laga dareemine.adeer dalki buu halagi haadan ka tuuray war lagu farxoba lagama maqline
Ballston hakuu birmato
Balayo Ku birmato
DAWALADI Biiliiqo Faarsameysan...D.B .F
Ma mooryantii qarankii burburiyay ayaa wanaag laga sugayaa
May Allah protect the Somali people from these hungry hyenas
Xassan Sheikh Maxamuud wuxuu beerayaa miino siyaasadeed qof la dooran 2026 soo socda kala taxdiro
Walaalow bisadah yaa loo rawaa Ayakana qorshaa loo helaa iyo dawa cadeeyayaasha abuu xamasa Armaa loo Xiraa Ayakana
Barlama nka somaliya wa in ay xasan she la xisabtaman
On daily basis odaygan wuu siiwalanaya bro dalka halaga qabto
Shacabka ha ku banaan baxaan mudo 1bil
Xasan Xaayowa dhulkii oo dhana tukije baa Siisaya xalan fara kuma hayasida xooli nina baada ku wareeji ninka dhigaaga miyaada ka baqataa mise siraa lagaa hayaa oo laga roona tahaye
XEERAR IYAA U YAAL CONTRATS YADA GANACSIGA OY KAMID YIHIIN, TAX LAW, PROPERTY LAW.... XASAN XOOLO UUSAN LAHAYN MA BIXIN KARO. AYUU KALA TASHADAY OO U FASAXAY ? XOOLAHAAN DADBAY NOLOSHOODU KU XIRANTAHAY
Xamzahena marxuumba haiska ahadee hanti boob laguma sheego lakin sikaluu iskaga dhintay😂
Dhaqankii ismail omer geele ayaa geyiga kle ee somali si tartiib ah usoo galaya
Xasan Imaanka alle Hakaa Qaado war Waxaan Baa Han Yaa Dalka Ka Qabta
Hal sano ayaa ushiman iska sabra
Bello ku degtayyyyyy
Xasan shiikh bari intuu masjid diraar kaistaago ayuu wuxuu oran maxaa boobkayga kaagalay
Xasan ficanaa sidan qofkii somali yeelo ayey jeclyihiin
Asc ku bilow agah warka follow kala lawnaa wlhi
Soomaaliya magafe ayaa qabsaday 😢
Maxaa ooga reebeysaa xamse sow kan usheeqeya maaha oo hor ordaya bakalareebin qaade iyo qarshe
Dadku waa xoolo adi ku daawado. hal qof oo shaqsi meshan jogo oo xoolo laga dhacay miyaa jira
Qaala iyo qiila waa lagu naar tagaa
Sidaas ogaada
Xassan diqo umada xalaga qabto
Xasan xabaalo qote waa xilki hore madaxwanaha lacag badan kamu sameen lkn xilka uu imika helay waa kaanis uu helay wuxuu go.aansaday inu bilayin$ ka sameeyo isago ilaabay xisaabti alle
2024 ayaan ka quustay dalkeyga lkn alx wan kadhimana oo waligey majoogayo aqoon yahanadi iyo culimadii UA-cam kanoqdeen dalkan dad aan damiir laheyn ayey udhafeen kaliya inee waxa dalka kadhaca view kuradsadaan kabadan 15sano 2 wiil somali isku jihaade dhalin yaradii jaah warer santahy hogan la aana heysa hal doorkina ladilay mee hogamiyan hadii qof ihogaamiyo heli lahaa waxan noqon lahaa qofka uhoreeya ee dhinta 🎉
Cidwalba waa ogtahay in
Qabyaalada iyo qaranimadu Inay marnaba meel wada mari
Karin intan wadanona waa ino
Sidan iyo ka daran ???
Wuu ogyahay in ay Somaliya bad baado u bahantahay Muxuu saas usameynayaaa
Xassan haliska qabto