XANUUNKAAN DAD GOONI AH MIYUU KUDHACAA??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 52

  • @hawa5219
    @hawa5219 27 днів тому +1

    Masha Allah walashay qayr badan ilahay haku xifdiyo ❤️❤️❤️

  • @rukiajama9900
    @rukiajama9900 Місяць тому +1

    Iskadaa salaade dad aad Quran u akhrin jiray oo uu ku dhacay cudurkaani ayaan ogahay ee Alle ka cabsade

  • @fartun9503
    @fartun9503 Місяць тому +2

    insha Allah

  • @zahraabdihamid3779
    @zahraabdihamid3779 Місяць тому +2

    Mashaa Allah, naciimo, waa daneynaa alle haku xufdiyo noo soo samee.

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Місяць тому +3

    Walaasheey allaah ha ku dhowree noo soo gudbi❤❤❤❤❤❤

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c 26 днів тому

    جزاك الله خير اختي العزيزه

  • @khadijakassim5319
    @khadijakassim5319 Місяць тому +1

    Thanks you for your advice

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому

    Maamadaas Ilaaheey xanuunka dambi dhaaf ha uga dhigo , gabadheedana ilaahey baarinimadee sameesay ilmaheeda haka siiyo , walaal Naima mahadsanid adna maalin walba faaiido ayaad noo wadaa kheyr Allaha ku siiyo , xanuunkaan oo dhameystirana waan kaa sugeynaa in sha Allaah.

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 28 днів тому

    Maasha.alaaha.allah.xifadiyo

  • @umumanaalmustaf2294
    @umumanaalmustaf2294 Місяць тому +1

    Ayeeydeey ayaa saas aheeyd arigii aaway gurigeyga igeeya cunta isiiyo waliba hada ayaa la siiyay cunro waan wada haayn jirnay kuli walaalhi waan ku dadaali jirnay alx

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому

    Ascwrwb nicima Iyo dhmn walalh adiga isa ahoow niciimo abaayo ilaaheye cazwajale ha siiyo caafimad han u fududeyo walasheyn howal wayn oo culus waye danbi dhaf ilaaheye ha uga dhigo abaayo jano ayeye shaqeysaneysa. Aniga abaayo niciimo aabahrye ayuu ku dhacaye ilaaheye ha u naxariisto wa xanuun marka waalidka oon ku garneyn meeshu joogo wax inu xiran yahaye Iyo in Kale ilaa hadalki uu Ka xirameye marka wa wax wangsan inad si cilimiyesan ugu so gudabiso si logu bararugo.

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 Місяць тому

    Salama calaykum wrb wall Naciima ka soo hadal xabiibti Allah ha ku barkeeyee . Hada aad ayuu usoo batay .aniga adeerkay oo spoortiif ahaa ayuu kudhacay .lixbilood ka hor. Gadhaan walsheen ahna Allah ha xafido. Adigana jazakaAllahu khayran wall macaan ❤❤

  • @user-jm6wl8eg8i
    @user-jm6wl8eg8i Місяць тому

    Dadkeena naxdintii iyo qixii baaba maskaxdooda wax udhimay dadyaryar baa gacanta waxay kuhayeen ilaawa

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 Місяць тому

    Abaayo jazakaallu kheyr ❤❤❤ noo soo gudbe wax yaa bahakiina xanuun kaas mahad sanid walaal 🥰🌺♥️🥰

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 29 днів тому

    Adeerka baa saasa ahah hada wuu dhinta in this year January 14 2024 Allah unaxariisto

  • @fartun9503
    @fartun9503 Місяць тому +1

    Masha Allah❤

  • @MumtaasXasan1
    @MumtaasXasan1 Місяць тому +1

    Masha Allaah

  • @faadumomuqtaar219
    @faadumomuqtaar219 Місяць тому

    Asc mashaa allah abaayo Naciima noga soo sheekey waan ubaahanahay
    Jazaakillah❤

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 Місяць тому

    Jizaaka allaah kheyr

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому

    Manshalah ilahay ha u naxaristo walidinta anaga caafimad taama hana owlada baari noga dhig

  • @shukri846
    @shukri846 Місяць тому

    Wcs sis thanks waa sax

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 24 дні тому

    Wallasey allah kubarakeyo

  • @maryanali8997
    @maryanali8997 Місяць тому

    asc abaayo kaso hadal qer ilaah haku siiye ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s Місяць тому

    Masha Allah xbbti waan kula socday xitaa marked banana geyjirtay

  • @AishaHassan-zz2ip
    @AishaHassan-zz2ip Місяць тому +2

    Abayo no sheeg

  • @falastiinmohamud9512
    @falastiinmohamud9512 Місяць тому

    Wan ku salaamay abayo Maamadaada allaha unaxariisto ,intii kale oo maama ahna oo xanuunsan allaha caafiyo tankale kasoo hadal xanuunkan min kow ilaa dhamaad🙏

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Місяць тому

    .mashàalah naciimo alaha ku xafidu

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride Місяць тому

    Haa kasohadal xanunkan

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so Місяць тому +1

    Hooyade ku arkay iloowshahas xaga maskaxda cilaad kajirta liigu dhahay kaso hadal xbbtii jasakallah qeeyr

    • @muniiroali
      @muniiroali Місяць тому +2

      Abayo gaska xata iloowshiyo leeyhy subaxdii biyo qandac ah sii ha cabto cafimad badan kujiro

    • @Abshir095-vl4so
      @Abshir095-vl4so Місяць тому

      @@muniiroali haye abayo shukran

    • @duceysanali9024
      @duceysanali9024 Місяць тому

      Hooyada meeqa jirtaa

  • @Top_G1st
    @Top_G1st Місяць тому +2

    Waad kumahad santahay ee noo soo diyaari hal barnaamij

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 Місяць тому +1

    Maanshaalaah ❤❤❤ No sogudbi

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Місяць тому

    Xanuka no so fafahi abaayo ❤

  • @user-sl7ry9mf5h
    @user-sl7ry9mf5h Місяць тому

    Asc Dr jazaaka laah macaanto waa ubahanahay waaba arin aad logubahanyahay noosoo fahfahi

  • @aslimuxumad8753
    @aslimuxumad8753 Місяць тому

    ❤ Walal boga sheg waxa ku bilawanaya

  • @safiawayeel5771
    @safiawayeel5771 Місяць тому

    Asc
    Abaaye khayr Allaha ku siiyo
    Waxaan hayaa hooyaday oo aad waayeel u ah oo cudurkaasu ku dhacay oo hada sariir ku ururutay oo iska qaylinaysa oo hadalkeedii

  • @halimahusein7108
    @halimahusein7108 Місяць тому

    Asc niciimo abayo alaha kuxiftiyo adiga iyo familkagaba kasohadal waxa keeno iyo waxa logahortago

  • @nimco-rn3ml
    @nimco-rn3ml Місяць тому

    Asc wll nambar ankalasoxiriro isheg mahadsanid

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 Місяць тому

    Ayeydey wlh sidas ahed badiyo iyo xolahi bey ka sheken jirtay

  • @maryanruunmahdi3962
    @maryanruunmahdi3962 Місяць тому +2

    Naciimo kasohadal wallaey qaliyeey sodhameystir 1/10

  • @fartun9503
    @fartun9503 Місяць тому

    waiyaaki Abaayo

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd Місяць тому

    Asc abayo naciima ka so hadal waxa loga hortago ❤❤❤

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 Місяць тому

    Inte laga dawada ma wax hora mise wa wax cusub

  • @ummocasho8328
    @ummocasho8328 Місяць тому +1

    Ka soo hadal niciimo

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 Місяць тому

    Asc

  • @youtubkaqeryjka814
    @youtubkaqeryjka814 Місяць тому

    asc abaayo nimco noo soo sheeg xanuunkaas jisaa ka laahu qaraa abaayo

  • @laylalayla6463
    @laylalayla6463 Місяць тому

    Aad iyo aad mamada alle ha caafiyo gabadha Allaah baariiyad haha dhigo

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 Місяць тому

    allha caafiyo mamada aad baadumahadsantahay niciima ❤❤❤❤

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 Місяць тому

    Dementia ma ahano ?!! Waana kala baxaa. Parkinson. Alzheimer, Lewy Body. Ect maskaxda midba qeybo ku dhacaa..

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 27 днів тому

    Sooosaameebaayo