SAALAX JJ XANUUNKA UU NALA WADAAGAY CALAAMADAHA LAGU GARTO IYO DARYEELKA UGU HABOON!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 46

  • @souadyacin9710
    @souadyacin9710 7 днів тому +4

    Masha Allah, waa muuqaal faaiidooyin badan xambaarsan!

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 6 днів тому +2

    Maashaa Allah jizaakillaah Kheyr Allah ku xafido walaasheey qaali

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 6 днів тому +2

    Aamiin Yaarabi inta xanuunsan oo dhan Allah noocaafiyo Aamiin Yaarabi

  • @kowsarcige8760
    @kowsarcige8760 6 днів тому +3

    Abaayo wilkaan lanberkiisa raadi oo la xiriir oo xaalkiisa warayso oo u ilmaam sidii dhaqdar fiican u tagi la haa ajarbaad ka helaysaa

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 6 днів тому +1

    Masha Allah which wiilkan wan daramay in xanuunsaday ilahayow cafimaad team ah sii yaarabi Aamiin anagana😢 nacaafi

  • @user-tr6vq2xm1o
    @user-tr6vq2xm1o 6 днів тому +1

    Asc abaayo ilahay haku xifdiyo bulshad soomaali wax wayn baad uhaysaa illahay abaal marin haku siiyo macaato horu soc shugran

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts 6 днів тому +1

    Jazakalah khair wallo sadex kamida ayaan isku arkay dhidid daal iyo xunaha

  • @SahraBeela
    @SahraBeela 6 днів тому +1

    Shukran wllshey wax bdn ayan ka fa'ide alle hagu abal gudo insha allah

  • @munajama1821
    @munajama1821 6 днів тому +1

    aamiin aamiin aamiin yaa rabi allaaha humaa

  • @MumtaasXasan1
    @MumtaasXasan1 6 днів тому +1

    Masha Allaah xabibti mahadsanid ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 днів тому +1

    Manshaallah 😍 thanks asagana alah caafiyo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 5 днів тому +1

    Masha Allaah Thank you so much sister ❤❤❤

  • @XawaAli-qw4om
    @XawaAli-qw4om 6 днів тому +1

    Asc naciima ajar iyo xasanad alaah hakaasiiyo dadaalka aad ladadaalayso walaalahaaga soomaliyed khayr badan ilaahay haku siiyo walaal

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 6 днів тому +1

    Waa gabaar dadka oo dhan u baahaan naciimo abaayo macalimaad ayaad tahaay xaga dints iyo aqoonta kale 💕❤️💕❤️😍💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 6 днів тому +1

    Masha allaah tabaaka allaah ❤❤🤲🤲aamiin yaa allaah

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 5 днів тому +1

    Aamiin Yaaaa Allaah 🤲🤲🙏😢😢😢

  • @FartunFartun-ix9to
    @FartunFartun-ix9to 6 днів тому +1

    mashaalaah abyo.

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 7 днів тому +1

    Masha Allah Nimoc Thanks you

  • @abumajeedmoussa8060
    @abumajeedmoussa8060 6 днів тому +1

    ASC wallash Neima Allah bless sister

  • @user-tx9de8qe7x
    @user-tx9de8qe7x 7 днів тому +1

    Maasha allah wiilkana allaha caafiiyo

  • @maymunabdullahi33
    @maymunabdullahi33 6 днів тому +1

    Masha Allah abaayo sidaa noga faideysid

  • @user-qk4kt3oe5p
    @user-qk4kt3oe5p 6 днів тому +1

    UKHTIU HAZAKALLAAH WALAAHAY WAABARAY OO WAA UKARINAA EE WAA UTAAGI WAYNAY TALAKARIYO MA CUNAAB IYANA MAKARSADAAN TEKWAY BAY KAJECEL YIHIIN

  • @SucaadoAbdi-u4y
    @SucaadoAbdi-u4y 4 дні тому

    Ilahey hana xafido abaayo tyrodka waan qobaa margiyo xanuun iyo huro xumida ma leyahay aniga 6 bil bes ayaan daawo qaatay

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 6 днів тому +1

    Mash Allah ❤❤❤❤❤

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 4 дні тому

    Abaayo caruurta maku dhacaaa tan kale qandho aad ubadan oo habenki maleyahy subixi markan kacana qandhadi aan kuso kacay waan kaficnanaya

  • @user-ll6ft7vl6p
    @user-ll6ft7vl6p 6 днів тому

    Sax waye wan kugu racay wilkan kisa wa dhacsanyahay

  • @mohamedmohamoud9028
    @mohamedmohamoud9028 2 дні тому

    Ani kadhacan pabaa lakin okey misan keygu lakin wiilkan kiisa waxan umaleyna dawala aanta dhibeysa

  • @zarazaaraah4186
    @zarazaaraah4186 6 днів тому

    Xagee lagala soo ciriiraa habo

  • @JayjayDiriye
    @JayjayDiriye 6 днів тому

    Maamo melaan kaala soo xiriiro uhaahanahay

  • @sagaljaale9785
    @sagaljaale9785 6 днів тому

    Asc naciimo abayo waxa jira gabaryar an habaryar uahay xaydka malinkii ay qangartey dibdabe uma ar 17ayey jirta maxa keni karo

  • @nimconimco7203
    @nimconimco7203 6 днів тому

    Maamo Ani kan dhacsan baa ihaayo wuuna I dhuuby saaid lkn dawadaa qataa 3 bil mar ayaa jegareyaa kininka 100grm

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 7 днів тому

    Asc wl qaali allaah yacisak
    Cilmiga iyo caqligaba alle haku barakeeyo.
    Lakiin wl dadku isku mid maaha anba waa uu dhacsanyahay mana naaxsani.
    Markaa wl waxan Raba in aan ku waydiiyo cuntooyinka maxaa u fiican kaas dhaca?

  • @nadiifmohamed8751
    @nadiifmohamed8751 7 днів тому +1

    Mama xanunka aniga qabow 3sano garan lain wuxu yahya marka garmal imada la i shagay hada dawan bilbay aa wax ku wadin mama dawa wan qata lkn timha si aya i dadanay mxa smaay daal wan darama😢😢😢😢iso jawab plz😢

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 7 днів тому

      Dawada toos uqaado waxad samaysaa bahasha ay somalidu yiraahdaan qusul hindi subaha hore shaah ku qaso

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 6 днів тому

      ​@@ashaabdullahi4659Daawada thyroid marka aad qadaneysid after 2 saacadood cunto cun. Dhaqtarka weydii in aad herbs 🌿 mudaawad kale qaadan kartid.

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 6 днів тому

    Cudurkaan caruurta muku dhacaa

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 7 днів тому +1

    Thyroid hooyadey ayuu mar dhaw ku dhacay waliba kan low ga ah walaahi xanuun daran ayey martay muddo 1 ilaa 2 bilood cml ah ayaa meel xanuunkeeda loo qaado la waayay alx kadib waala diagnos gareyay miisaan badan ayey dhumisay hada alx daawadeeda ayey qaadataa ilaahey intuu haayo ka caafiyo , lkn saalax marku dhahay hadda daawo ma qaato waan ka naxay wiilkan muuqalkaan inaan gaarsiino aan isku dayno walaalayaalow , Naima mahadsanid walaashey kheyr Allaha ku siiyo.

  • @muraayomahamed5128
    @muraayomahamed5128 6 днів тому

    Asc quruxeey waxaa la iga qalay tayrot qanjirkii waa la saaray waxaan qaataa levaxin 250 mikrogram hadana daal badan baan haystaa kaniiniga sidii loo kordhinahayay ayuu gaaray250kaas murqaha dhan way i xanuunayaan marka maxaa keenaya inl levaxinka wax i tari waayo daal badan baan haysta khayr badan allaha ku siiyo bal ila tali

    • @SucaadoAbdi-u4y
      @SucaadoAbdi-u4y 4 дні тому

      Abaayo murqo xanuun iyo margiyaha saaid aniga low ayan ahay dawana ma qaato

  • @SucaadoAbdi-u4y
    @SucaadoAbdi-u4y 4 дні тому

    Ilahey hana xafido abaayo tyrodka waan qobaa margiyo xanuun iyo huro xumida ma leyahay aniga 6 bil bes ayaan daawo qaatay

  • @SucaadoAbdi-u4y
    @SucaadoAbdi-u4y 4 дні тому

    Ilahey hana xafido abaayo tyrodka waan qobaa margiyo xanuun iyo huro xumida ma leyahay aniga 6 bil bes ayaan daawo qaatay

  • @SucaadoAbdi-u4y
    @SucaadoAbdi-u4y 4 дні тому

    Ilahey hana xafido abaayo tyrodka waan qobaa margiyo xanuun iyo huro xumida ma leyahay aniga 6 bil bes ayaan daawo qaatay

  • @SucaadoAbdi-u4y
    @SucaadoAbdi-u4y 4 дні тому

    Ilahey hana xafido abaayo tyrodka waan qobaa margiyo xanuun iyo huro xumida ma leyahay aniga 6 bil bes ayaan daawo qaatay

  • @SucaadoAbdi-u4y
    @SucaadoAbdi-u4y 4 дні тому

    Ilahey hana xafido abaayo tyrodka waan qobaa margiyo xanuun iyo huro xumida ma leyahay aniga 6 bil bes ayaan daawo qaatay

  • @SucaadoAbdi-u4y
    @SucaadoAbdi-u4y 4 дні тому

    Ilahey hana xafido abaayo tyrodka waan qobaa margiyo xanuun iyo huro xumida ma leyahay aniga 6 bil bes ayaan daawo qaatay