Caweyska dalmar wll inaan kuu mahad celiyo ayaan jeclaan lahaa ee xageen baan kaala soo xiriiri karaa, mise telkeyga baan kuu soo qoraa ileyn fanki hore baa dhiigeyga ku shaqeeyo, sweden baan kaa soo salaamayaa♥️♥️🙏🙏
@@caweyskadalmar Riwayadan live Ayaan u dawadey Dadka dhigaya mid mid baan u aqaanaa Malaha Adigu gadal ayaad fanka ka soo gadhey Dadka beenta ka dayaa Riwayadan bashir salad ashkir ciro ayaa sameyey Abwan shube shaqo kuma lahan Adiga laga rabaa in aad barto Wax Adan garaneyn lagama hadlo Waa kooxdii horsed Wax badan baan arkey dadka badan oo aan garaneyn waxa ay ka hadlayaan
Caweyska dalmar wll inaan kuu mahad celiyo ayaan jeclaan lahaa ee xageen baan kaala soo xiriiri karaa, mise telkeyga baan kuu soo qoraa ileyn fanki hore baa dhiigeyga ku shaqeeyo, sweden baan kaa soo salaamayaa♥️♥️🙏🙏
Email kan ii igala soo xidhiidh Dalmar46@gmail.com. Mahadsanid
Curinta abwaan BASHIIR SALAAD ciro 1980
Milaxamiinta
Jaangoow iyo digfeer
Iyo Bashir ibrahim
Waa abwaankii weynaa bashiir salad xirsi ashkir
Ku magic dheer bashiir ciro
ustaad dalmar waxaad kaloo soo galisaa adoo mahadsan riwaayadii qalanjo qaybsami weyday ee abwaan shube
Hada ma hayo waan raadin, hawshiiba run ahaanti igu badatay, mahadsanid
@@caweyskadalmar adaa mudan ustaad dhiirri galin baad mudantahay
Axsan
share
like
Waa riwaadihii waaberi
Not waaberi
@@BartBertuchihorseed ee xooga dalka
Live
Kooxdan waa Horseed laakiin sawirradu waa Waaberi, Cinwaan Askari (AUN) iyo fannaaniin kale.
Waa qalad baa u galinay sawir kale waa xas nay hadda
@@caweyskadalmar Mahadsanid.
Legeta
Sawirka iyo abwanka riwayada sameyey isma lahan
Riwayadan bashir salad ayaa sameyey
Sawirka waa abwan Shube
Waxbad isku qaseysaa
Sideed ku ogaatay inuu sameeyey Bashir
@@caweyskadalmar
Riwayadan live Ayaan u dawadey
Dadka dhigaya mid mid baan u aqaanaa
Malaha Adigu gadal ayaad fanka ka soo gadhey
Dadka beenta ka dayaa
Riwayadan bashir salad ashkir ciro ayaa sameyey
Abwan shube shaqo kuma lahan
Adiga laga rabaa in aad barto
Wax Adan garaneyn lagama hadlo
Waa kooxdii horsed
Wax badan baan arkey dadka badan oo aan garaneyn waxa ay ka hadlayaan
Jaangoow gabadha la heeseyso ma xaaskisa Sahra mise waa Siraad?
Walaal ma aqaan
Waa xalima muse Milano gabadha la qaadaysa jaango
waa xaaskiisa
Rucubta naasaha
waxaa wada qaadaya Bashiir Ibrahim iyo xaliimo Muse milano oo kawada tirsanaa kooxdii Horseeed ee xooga dalka.Waxayna ahaayeen lamaane [sey iyo afadiisii] AUN labadaba.
Jaango wuxuu saaray laxanka.
Lives
shortS