Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Khadra & Jubba caadiga way ka baxsan tahay.First time I heard this song was Dec.1985. Top lyric!
ASC AAN KU SAXO SAAXIIB HEESIHII MASIIBADA IYO RIWAAYADII ABUUR WAANO LA YAAB BAA ISKAGA DHEX YAACAY WAXANI WAA TAARIIKH SAX PLZE MAHADSANID
Waxa isku jir labo ruwaayadiod oo kale ah abuur waano layaaba oo uu lahaa abwaan cismaan aadan cismaan askari iyo masiibadu aaduunayadaa u macalin ah ha saxo
Waad dadaasheen, balse labo riwaayadood ayaad mid qura ka dhigteen. Heesaha hore waa riwaayadii Abuur waano la yaab, kuwa danbana waa Masiibaduniyadaa u macalina. Isku waqti bay ahaayeen, way isba socdeen 1984 & 85 kii. Mahadsanidiin.
Walaala adiga muddan, riwayadahan wax yar baan ka garanaya waayo wadanka ma joogin inkastoo 1984 fasax ku tagey Hargeysa iyo Muqdisho.
Heesa haan waa riwaayadii abuur waano layaab juba iyo khadro
Heesta waa lay hello waa lay hayaa waxa ay ka mid ahayd Riwaayadii Abuur waano la yaab
Hee hee C/qaadir juba waa xagee brother wax yar ii Samir isaguun baa yaabiye okey let’s invite the lovers
Kadaa hawaalin hablaha xijaabka wata kaalay aan soo tumanee habeenba ninkaad ka hesho inkaari kugu dhacdee kadaa hablaha hawaalin balaayo ordaysa hadaad lasaaxibto that means (Almar’u calaa diini khaliilihi) Qofku qofka uu lasaaxibka yahay ayuun buu diintiisa wataa
3 da heesood EE ugu horeeyaa waa Riwaayadii Abuur waano la yaab
Hal riwaayad heesiheedii maaha abuur waano iyo musiibada ayaad isku jacburisay iyo kuwo aan ku jirinba
heestani waxay ku jirtay riwaayadi nin ilaahay wakiishkiishay nasiibkiisa ma waayo
LABA RIWAAYADOOD BAA HEESAHEEDII LA ISKU DHEX DARAY MASIIBADA IYO ABUUR WAANO LA YAAAB
Weligaa iska ilaali hiinraaca aabahaa muxuu jacaylka ka yaqaan dee gurigii aabahaa iska joog dee aabahaa xaqiisu waa in uu walaayadaada hayo xitaa haduu diido waanu iskaga tagaynaa waayo anigu kumaan dhalin isagaa ku dhalay
Abuur waana la yaab ay ku jirtay heeskani
Riwaayadan.waxàa.layiraahda.abuur.waano.layaab
Axsan yaa heess
Cayska dalmar waad mahad santihiin waxaad soo gelisaan shawga masiibada oo video ah
Adiga muddan, waan raadin
Kkkk ABUUR WAANO LAYAAB IYO MUHINDISKII WEYNA ABWAAN CISMAN AADAN CISMAAN ASKARI IYO HEESO KMIDA AYAAD KU DARTYRiwaayadii ugu miisanka cuslayd ee MASIIBADA uu MASKAXDISA KASO TUUJIYEY ABWAAN X.X.CLAAHI XASAN GANAY
Axzan.heeso
Riwaayadaan waxaa la dhahaa ruux ilaahay wakiishay
Ma adigaa sameeyey sxb
KKKK SXB ADIGU MEEL BAAD KA SSII TUURTAY
HEES KALE BAA KU DHEX JIRTA OO JUBA QAADAYO TAASNA WAXAA SAMEEYAY CALI JAMAC BOQORE OO KA SOO DIRAY SUCUUDIGA WAXAANU U SOO DIRAY BARNAAMIJKII DAL MAR EE KA BIXI JIRAY REEDHYOW MUQDISHO
Sanadka xataa waa qalad
Il s'appelle comment
Ff
Khadra & Jubba caadiga way ka baxsan tahay.
First time I heard this song was Dec.1985. Top lyric!
ASC AAN KU SAXO SAAXIIB HEESIHII MASIIBADA IYO RIWAAYADII ABUUR WAANO LA YAAB BAA ISKAGA DHEX YAACAY WAXANI WAA TAARIIKH SAX PLZE MAHADSANID
Waxa isku jir labo ruwaayadiod oo kale ah abuur waano layaaba oo uu lahaa abwaan cismaan aadan cismaan askari iyo masiibadu aaduunayadaa u macalin ah ha saxo
Waad dadaasheen, balse labo riwaayadood ayaad mid qura ka dhigteen. Heesaha hore waa riwaayadii Abuur waano la yaab, kuwa danbana waa Masiibaduniyadaa u macalina. Isku waqti bay ahaayeen, way isba socdeen 1984 & 85 kii. Mahadsanidiin.
Walaala adiga muddan, riwayadahan wax yar baan ka garanaya waayo wadanka ma joogin inkastoo 1984 fasax ku tagey Hargeysa iyo Muqdisho.
Heesa haan waa riwaayadii abuur waano layaab juba iyo khadro
Heesta waa lay hello waa lay hayaa waxa ay ka mid ahayd Riwaayadii Abuur waano la yaab
Hee hee C/qaadir juba waa xagee brother wax yar ii Samir isaguun baa yaabiye okey let’s invite the lovers
Kadaa hawaalin hablaha xijaabka wata kaalay aan soo tumanee habeenba ninkaad ka hesho inkaari kugu dhacdee kadaa hablaha hawaalin balaayo ordaysa hadaad lasaaxibto that means (Almar’u calaa diini khaliilihi) Qofku qofka uu lasaaxibka yahay ayuun buu diintiisa wataa
3 da heesood EE ugu horeeyaa waa Riwaayadii Abuur waano la yaab
Hal riwaayad heesiheedii maaha abuur waano iyo musiibada ayaad isku jacburisay iyo kuwo aan ku jirinba
heestani waxay ku jirtay riwaayadi nin ilaahay wakiishkiishay nasiibkiisa ma waayo
LABA RIWAAYADOOD BAA HEESAHEEDII LA ISKU DHEX DARAY MASIIBADA IYO ABUUR WAANO LA YAAAB
Weligaa iska ilaali hiinraaca aabahaa muxuu jacaylka ka yaqaan dee gurigii aabahaa iska joog dee aabahaa xaqiisu waa in uu walaayadaada hayo xitaa haduu diido waanu iskaga tagaynaa waayo anigu kumaan dhalin isagaa ku dhalay
Abuur waana la yaab ay ku jirtay heeskani
Riwaayadan.waxàa.layiraahda.abuur.waano.layaab
Axsan yaa heess
Cayska dalmar waad mahad santihiin waxaad soo gelisaan shawga masiibada oo video ah
Adiga muddan, waan raadin
Kkkk ABUUR WAANO LAYAAB IYO MUHINDISKII WEYNA ABWAAN CISMAN AADAN CISMAAN ASKARI IYO HEESO KMIDA
AYAAD KU DARTY
Riwaayadii ugu miisanka cuslayd ee MASIIBADA uu MASKAXDISA KASO TUUJIYEY ABWAAN X.X.CLAAHI XASAN GANAY