Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Heeso erayo qurxan iyo muusik degen... Masha Allah❤🎉
asc sxb caweska dalmar aad ayad u mahad santahay wll hesahan wa qali runti darbi iyo saynb cg legent qaali ah riwayadii qabrigii jacaylka abwaan sangub alahu yarxam 👍👍👍( H F S ) an kuu bixiyey sxb 👍 ka dhigan hoyga fanka somaliyeed 👍
Walaal waad mahadsan tahay, riwayadan waxaan ku daawaday live Beerta Xoriyada Hargeysa iyada iyo Dab Jaceyl Kari. Wali deerka baan ka boodnay aniga oo aad u yar. thanks
0@@caweyskadalmar
Waa heeso xul ah oona midina mida kale ka dhicin Rabi ha unaxariisto abwaankii erayadan maskaxdiisa kasoo maaxdeen maxamuud cabdilaahi ciise”Singub”.
Aamin
Allaha u wada naxaristo innagana ha inooga daba naxaristo inta dhimatey Abwaan singub na qabriga rabbi ha u waasiciyo
Old Is Gold Good Remembered!!....Caweyska Dalmar...thanks.
You welcome
Abwaan Sangub Soomaalida abaal buu ku leeyaha gaar ahaan annaga xilligeennan ee ilaaheey jannatul firdoowso allaha ka waraabiyo.
Musiga loo tumay heesahan wali ma arag sida farshaxanka leh Heeso loogu tumay Allaha u naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise Singub iyo labada fanaan ee Salaad$Zeynab
Dhawaqa dheer Waa guitar wakhtigaas cusbaa oo hawa ku shaqeyn jirey lugtana Pump grayn jirey sida heestan stevia wonder ua-cam.com/video/zGSxvH5i6XQ/v-deo.htmlsi=v4BrT4Ta73C1okQo
Waa sax. Waxaa gitaarkaa tumayey Cumar Shoolli (aun) sida uu ku sheegay wareysi uu bixiyey.
Ilaahoow u naxariiso Abwaan Sangub.Jannaatul Fardawsa Ilaaahay ha kaa waraabiyo.
This Album is very special for me❤
Axmed dhuu saaye miyaatir magacaaga.
Dalmar thanks ❤😊
Waa dhaxalgal aan la ilaawi karin heesahan
1978 iyo Beled Xaawo
Weynooshahay
Abwaaan sangub❤😢
Hhhh🎉 0:47
Haldhaye waxa jira Geed harweyno hanti ad u leedahay ??????????????????
Xasen yaasiin
Cuseen shire aad iyo aad barasho wanaagsan by Alcantara thanks.
Mudug boy lercs
..
sxb ( hesta hadhibin naftaada ).. waxbadan ayan raadinayay walahi sxb aad iyo aad u mahad santahay.. wa fananade gabadhani ?? waxay ila cod eegtahay shankaroon Axmed sagal?????? Mahadsanid sxb
Walaal adiga muddan, heesta ma hubo cida qaadaysa, waxaan umalayn Qalanjo, waan waydiin Shankaroon. thanks
Waxa la dhahaa caasha shiikh axmed
Hadhibin naftaada waxaa qadaysa kaaha shide
Qabrigii jeceylka
Riwaayada qabrigii jacaylka hadi la heli karo Soo geli masuul heesaha keliya ma ahee
Waa tan Walaal Heesihii Riwaayadii 1973 Qabrigii Jaceylka | Fikradii Ahun Abwaan Sangubua-cam.com/video/yjDgEvWJvP0/v-deo.html
1972 ayey soo baxdey Riwayadani
1973.
Qabrigii Jaceylka Waxey Soo baxdey 1974 kii Mey soo bixin 1973kii
Miyaad nooleed wakhtigaas sxb
zeynab cige may nooshahay misa way dhimata?
Way nooshay ilaahay cimrigii hana dheerayo aamin
1974 Ayey Ahey Markii Riwaayadani Soo Baxdey
Xigasho Axmed Cali CigaalAxmed Cali CigaalFacebook · Saynab Cige Maxamed waxa aanu isbaranay bartamihii 1973-dii xilligaa oo ay ku soo biirtay saaxada fanka, nasiibna ay u yeelatay in markeedii ugu horeysay qeyb ka noqoto riwaayaddii (Qabrigii Jaceylka) ee uu curiyay Abwaan Singub. kuna metesho doorka "Atriisho" halka "Aktarka" riwaayaddana uu ahaa Salaad Maxamed Shardi (Derbi). Dhanka kale hadii aan wax ka xuso riwaayaddihii aynu Saynab wada metelnay waxaa kamid ahaa:1: Riwaayadda "Hagardaamada Guurka Haatan Yaa Ka Masuula" oo uu curinteedu lahaa Abwaan Yuusuf Xaaji Maxamed (Qurbaawi) Lana matelay sanaddii 1982-dii2: Riwaayadda "Beeraye Nasiibkey" oo iyana curinteedu uu lahaa Abwaan Maxamed Cumar Xusseen (Huryo) Aun. Lana metalay sanaddii 1985-tii.
@@caweyskadalmar Waa runtaa walaal xataa dumarka Uurka leh looma ogoleyn hooyadeey baa ii sheegtay 1973 ayaan la dhigay. Salaad Derbina Aabahay saaxiibo ahaayeen.
Heeso erayo qurxan iyo muusik degen... Masha Allah❤🎉
asc sxb caweska dalmar aad ayad u mahad santahay wll hesahan wa qali runti darbi iyo saynb cg legent qaali ah riwayadii qabrigii jacaylka abwaan sangub alahu yarxam 👍👍👍( H F S ) an kuu bixiyey sxb 👍 ka dhigan hoyga fanka somaliyeed 👍
Walaal waad mahadsan tahay, riwayadan waxaan ku daawaday live Beerta Xoriyada Hargeysa iyada iyo Dab Jaceyl Kari. Wali deerka baan ka boodnay aniga oo aad u yar. thanks
0@@caweyskadalmar
Waa heeso xul ah oona midina mida kale ka dhicin Rabi ha unaxariisto abwaankii erayadan maskaxdiisa kasoo maaxdeen maxamuud cabdilaahi ciise”Singub”.
Aamin
Allaha u wada naxaristo innagana ha inooga daba naxaristo inta dhimatey
Abwaan singub na qabriga rabbi ha u waasiciyo
Aamin
Old Is Gold Good Remembered!!....Caweyska Dalmar...thanks.
You welcome
Abwaan Sangub Soomaalida abaal buu ku leeyaha gaar ahaan annaga xilligeennan ee ilaaheey jannatul firdoowso allaha ka waraabiyo.
Aamin
Musiga loo tumay heesahan wali ma arag sida farshaxanka leh Heeso loogu tumay Allaha u naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise Singub iyo labada fanaan ee Salaad$Zeynab
Aamin
Dhawaqa dheer Waa guitar wakhtigaas cusbaa oo hawa ku shaqeyn jirey lugtana Pump grayn jirey sida heestan stevia wonder ua-cam.com/video/zGSxvH5i6XQ/v-deo.htmlsi=v4BrT4Ta73C1okQo
Waa sax. Waxaa gitaarkaa tumayey Cumar Shoolli (aun) sida uu ku sheegay wareysi uu bixiyey.
Ilaahoow u naxariiso Abwaan Sangub.
Jannaatul Fardawsa Ilaaahay ha kaa waraabiyo.
Aamin
This Album is very special for me❤
Axmed dhuu saaye miyaatir magacaaga.
Dalmar thanks ❤😊
You welcome
Waa dhaxalgal aan la ilaawi karin heesahan
1978 iyo Beled Xaawo
Weynooshahay
Abwaaan sangub❤😢
Hhhh🎉 0:47
Haldhaye waxa jira Geed harweyno hanti ad u leedahay ??????????????????
Xasen yaasiin
Cuseen shire aad iyo aad barasho wanaagsan by Alcantara thanks.
Mudug boy lercs
..
sxb ( hesta hadhibin naftaada ).. waxbadan ayan raadinayay walahi sxb aad iyo aad u mahad santahay.. wa fananade gabadhani ?? waxay ila cod eegtahay shankaroon Axmed sagal?????? Mahadsanid sxb
Walaal adiga muddan, heesta ma hubo cida qaadaysa, waxaan umalayn Qalanjo, waan waydiin Shankaroon. thanks
Waxa la dhahaa caasha shiikh axmed
Hadhibin naftaada waxaa qadaysa kaaha shide
Qabrigii jeceylka
Riwaayada qabrigii jacaylka hadi la heli karo Soo geli masuul heesaha keliya ma ahee
Waa tan Walaal Heesihii Riwaayadii 1973 Qabrigii Jaceylka | Fikradii Ahun Abwaan Sangub
ua-cam.com/video/yjDgEvWJvP0/v-deo.html
1972 ayey soo baxdey Riwayadani
1973.
Qabrigii Jaceylka Waxey Soo baxdey 1974 kii Mey soo bixin 1973kii
Miyaad nooleed wakhtigaas sxb
zeynab cige may nooshahay misa way dhimata?
Way nooshay ilaahay cimrigii hana dheerayo aamin
1974 Ayey Ahey Markii Riwaayadani Soo Baxdey
Xigasho Axmed Cali Cigaal
Axmed Cali Cigaal
Facebook
·
Saynab Cige Maxamed waxa aanu isbaranay bartamihii 1973-dii xilligaa oo ay ku soo biirtay saaxada fanka, nasiibna ay u yeelatay in markeedii ugu horeysay qeyb ka noqoto riwaayaddii (Qabrigii Jaceylka) ee uu curiyay Abwaan Singub. kuna metesho doorka "Atriisho" halka "Aktarka" riwaayaddana uu ahaa Salaad Maxamed Shardi (Derbi). Dhanka kale hadii aan wax ka xuso riwaayaddihii aynu Saynab wada metelnay waxaa kamid ahaa:
1: Riwaayadda "Hagardaamada Guurka Haatan Yaa Ka Masuula" oo uu curinteedu lahaa Abwaan Yuusuf Xaaji Maxamed (Qurbaawi) Lana matelay sanaddii 1982-dii
2: Riwaayadda "Beeraye Nasiibkey" oo iyana curinteedu uu lahaa Abwaan Maxamed Cumar Xusseen (Huryo) Aun. Lana metalay sanaddii 1985-tii.
@@caweyskadalmar Waa runtaa walaal xataa dumarka Uurka leh looma ogoleyn hooyadeey baa ii sheegtay 1973 ayaan la dhigay. Salaad Derbina Aabahay saaxiibo ahaayeen.