Heesihii Riwayada | Ninba Tacabkii Taloy Kaa Maal | Curintii Abwaan M. C/Laahi Sangub Ahun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • @caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT

КОМЕНТАРІ • 56

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 6 місяців тому +6

    Alle how naxariisto abwaan sangub
    Soo badi heesaha uu sameeyay.

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 11 місяців тому +4

    Wakhti baad gelisay oo hees kasta ba qoraal baad soo raacisay mahadi ha kaa gaadho, soo wad waa loo aayi doonaa keydkaagee.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому

      Walaal mahadsanid, laakin qoraal 5 minute hees ah nus saac ilaa hal saac buu qaata, wakhti uma hayo.

  • @mahamud22cabdalla63
    @mahamud22cabdalla63 11 місяців тому +2

    Riwaayadan waxa ay ka mid tahay riwaayadaha aadka u caan baxay ee maxamud cabdulaahi ciise abwaan sangub alow kuu naxariiso

  • @ramsiimmc5337
    @ramsiimmc5337 11 місяців тому +2

    Ninba Tacabkii Talooy Kaa Maal | Curintii Abwaan Maxamed C/Laahi Sangub Ahun

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 2 місяці тому +1

    Waa taas murtida dhabta ah. Cawayska Dalmar dhambaal hambalya ah baan idinka soo dirayaa Pacific Coast. Habeen Jimce Sabtina soo gelayso baan idinla caweeyey

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 місяці тому +1

      Walaal Mahadsanid. Ma Seattle baad joogta mise Vancouver.

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 2 місяці тому

      ​California joogaa wllo ​@@caweyskadalmar

  • @WAAYAARAGMedia1
    @WAAYAARAGMedia1 Місяць тому

    Abwaan sangub mirtidiisu Waa bad weeyn

  • @ramsiimmc5337
    @ramsiimmc5337 11 місяців тому +2

    Lakiin hadan ku saxo Riwayadani waa Gari Maka Baxda waxana AHN Curintii Abwaan Maxamed C/Laahi Sangub Ahun

  • @abdulkadirali5553
    @abdulkadirali5553 4 місяці тому

    Riwaayadaan waxaa lahaa mcc singub 1981 .
    Mar ayaa la hakiyey oo waxaa layiri waa anti oo loola jeedo dawladda ayey kasoo horjeedaa (xasuustayda )
    Aad baan u dhegeysan jirey anigoo yar 1984 waaya waayo .

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 11 місяців тому +1

    Riwaayadan waxaa lahaa abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise Singub,laxankii Saalax Qaasim 1981 Waaberi Hargeysa.

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 11 місяців тому

      1984 weyaan cadar oo ku jirtaa ma soo gelin fanka markaas 1983 ayay soo gashay, Haldhaana waxaay tiri waa Riwaayadii igu horeysay een jabuuti kula dhigo singub 1984

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 4 місяці тому

    Hadji.sadkiikisii.neermeeer.(gamey.)miyaaaney....u.eeekeynmotors joooji.....*Haldane xubin....ha.uga..goyb❤❤❤)

  • @GabbalqariyeMMC
    @GabbalqariyeMMC 15 днів тому

    Singub weeye ee ma aha Sangub

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  15 днів тому

      Waa la yaqaan. Laakin magacaas by ku caan baxay.

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 4 місяці тому

    Failsafe suugaasnta.waxaaaa.wanaasvsan.mrkiii.midhaha.macnaha.duxda.leh..ay.bulshadu.fahmeyso

  • @ramsiimmc5337
    @ramsiimmc5337 11 місяців тому

    Wakhtiga d u hurtay inad na soo adhsiso Heesihii iyo Riwayadihiiba

  • @ramsiimmc5337
    @ramsiimmc5337 11 місяців тому +1

    Asc Sxb bayal keba saxa Riwayada Abwanka Curiyay

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому +1

      Cws waan ku dawakhay riwayadahan waayo ma joogin wadanka markii la sameeyey. Sidaas baa ku qornayd mp3 aan helay. Channel kalena sidaas bay ku qoreen. Heesbaan umalayn inay dheerad ku tahay heesta gari ma ka baxdaa. Waa ku qoran yahay inuu Ahun Abwaan Sangub sameeyey sawirkiisuna waa ku yaal. Mahadsanid

  • @Aar80-o8j
    @Aar80-o8j 7 днів тому

    Shekadu shekadu noqnoqotayee ma naqba u da ay bari nugaal iyo dhulkedani away nolihisii kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ramsiimmc5337
    @ramsiimmc5337 11 місяців тому

    Asc Sxb kay Dalmar aad iyo aad Ayan kaga Mahad Celinaya

  • @ismailfarah7981
    @ismailfarah7981 10 місяців тому

    Xagga hore ayaan idiinku soo qoray inaad aad riwaayadda magaceeda innaga saxdaan, runtii markii aan dawaaday video-ga lagu waraysanayo Abwaan Maxamuud Yaasin Dheeg, wuxuu afkiisa ka yidhi riwaayadda uu sameeyay magaceeda oo uu sidan u yidhi "Ninba Tacabkii, Togoy kaa Maal" halkaa waxa iga soo baxday in labada ruwaayadood aad isugu magac dhaw yihiin, oo Tan Sangub tahay "Ninba Tacabkii Taloy kaa Maal" ta Dheegna ay tahay "Ninba Tacabkii, Togoy kaa Maal". Dheeg weli waa joogaa, iyo fannaaniintiiba qaar ka mid ahi waa aynu xaqiijin karnaa. Aad baad ugu mahadsan tiihiin dedaalka aad samayseen Cawayska Dalmar.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 місяців тому

      Adiga muddan, wareysigaas waan daawaday ay duubtay SLNTV wali wariye Abiib uu wareysanayey, sidan maqlay warihaya ayaa qalday maqaca. Ilaa inta nool fanaaniinta ama Abwaan Dheeg laga maqlayo, ma badalayo. Waayo clip yar oo qalad ku jiro ma tix raacayo mahadsanid

    • @hiiraan1380
      @hiiraan1380 4 місяці тому

      WAA SAXAN TAHAY NINBA TACAKII TALOY KAA MAAL WAA DHEEG WAANA QIYAAS 1968-1970. TANU WAA SINGUB WAANA QIYAASTII 1984-1988 magaceeda inay tahay GARI MA KU GASHAA waxaanse filayaa inay magac kale leedahay.
      Waxay isku waqti aheeyeen:
      Masiibadu addunyada,

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 11 місяців тому

    Caweyska Dalmar wll waxa riwaayada lahaa abwaan maxamuud cabdilaahi ciise sangub

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому

      Daawo wareysagan ua-cam.com/video/sGPGaxiX1yA/v-deo.html

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому +1

      Waan ku qoray Ahun Abwaan Sangub inkastoo Abwaan kale sheegtay

  • @xaajisuuriyaan952
    @xaajisuuriyaan952 11 місяців тому

    Waad mahadsan thy caweyska dalmar lkn riwaayada waxaa lahaa sangub waxaana loo yaqaan garimakaa baxdaa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому

      Daawo wareusagan ua-cam.com/video/OM_XL6fVNbQ/v-deo.html

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому

      Waan ku qoray Ahun Abwaan Sangub inkastoo Abwaan kale sheegtay

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому

      Waan ku qoray Ahun Abwaan Sangub inkastoo Abwaan kale sheegtay

    • @bulaale
      @bulaale 11 місяців тому

      ​@@caweyskadalmarMuusan sheegan abwaan kale, labada riwaayadood isku magac ma aha. TALO IYO TALAABO ayuu Dheeg sameeyay. Wariyaha waraysanaya weeye khaladku.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 місяців тому

      Gartay

  • @ramsiimmc5337
    @ramsiimmc5337 11 місяців тому +1

    riwaayadii ninba tacabkii tagooy kaa maal - abwaan dheeg

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 11 місяців тому

    Caweyska dalma singub iyo dheeg
    Miyaa isku qaladay ereyada iyo laxanka singub baaleh mahadsanid

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому

      Waxaan dhageystay wareysi la wareystay Abwaan Dheeg uu sheegay inuu riwayada sameeyey waa tan daawo ua-cam.com/video/OM_XL6fVNbQ/v-deo.html&pp=ygUMYWJ3YWFuIGRoZWVn

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 11 місяців тому +1

      @@caweyskadalmar war qoladaasi ceeb kuma aha heesaha laga dhintay iney sheegtaan mahadsanid ugaas

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому

      Adiga muddan

    • @hamsealiabdullahi7903
      @hamsealiabdullahi7903 11 місяців тому

      ​​@@caweyskadalmarabwaan Dheeg wuxu lahaa riwaayad la odhan jiray "Talo iyo tallaabo" oo uu gundhig uga dhigay maahmaahdii soomaaliyeed ee "Labadii tallaabo ba talaa ka dhalata" laakiin maaddaama uu Dheeg waddanka xilli hore ka tegey fanka na faraha kala baxay abwaan Sangub ayaa alle ha u naxariistee sheekadii qaatay oo intuu wax ka baddalay heeso cusub u sameeyay magacan imika na u bixiyay, waa siduu Dheeg u sheegay allaana xaqiiqda og.

    • @bulaale
      @bulaale 11 місяців тому

      ​@@hamsealiabdullahi7903Ha khaldamin sxb. Labada riwayadood isku magac iyo isku ujeeddo toona ma aha. Weriyaha ayaa Abwan Dheeg u hoos galiyay. Dheeg wuxuu yidhi Singub magacuu qaatay. Mase qaadane xarafka Tda unbay ka midaysanyihiin.

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 4 місяці тому

    Cawo...cells.. hada.make /intake jawaab.hufani..soo.laabmi

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 4 місяці тому

    Waxii.hore..ma.foooista.gunla....isdhaaafsi ..haaaa

  • @fatahjama6479
    @fatahjama6479 11 місяців тому

    Ninba tacabkii today kaa maal m.c.sangub ayaa lahaa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 місяців тому

      Miyey na ku qornayn sawirkiisuna ku sawirnayn

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 4 місяці тому

    Gar.gardaro..mayaqaaanan.hafa.xuquuuq.xaq....yaaa.goya.yaaa.looo.gardheeegtaaa..yaaaaa.gariwshiyo.ku Hadley...(.aH).mid.garaaaaba.??????????

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 11 місяців тому

    Ninba Tacabkii Talooy kaa maal