TAXANAHA ARDAY | XALQADA 6AAD | RAKAATO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 3,5 тис.

  • @Mohametapthi
    @Mohametapthi Рік тому +1398

    Hadii ay heesahu ku xasusinayaan
    Qofkii aad jeclayd
    Qur,aanku wuxu ku xasuusinaya allihii
    Ku abuuray ,qofka aad jeceshayna abuuray
    Ilaheyoow Qur'aanka Qalbigeena ku qabooji ❤️

  • @nabadiyonolol8637
    @nabadiyonolol8637 Рік тому +1003

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Leke saar 👍
    الله ❤💙💙

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +452

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Рік тому +743

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️❤️👈🏻

  • @sumayoabduqadir8897
    @sumayoabduqadir8897 Рік тому +1383

    washamsi lagu qaaday wllhi markaas ay soo daayeen Somalia isn't easy 😂😂adi maku jirtaa team washamsi😅

  • @Kingceyda2784
    @Kingceyda2784 Рік тому +488

    Hadii aad u jeedo magac allah (الله) like saar👍😢

  • @najmanaiam-fi3wq
    @najmanaiam-fi3wq Рік тому +411

    Hadii aad jeedo magaca allah like saar👍💯💥👆

  • @Sharmake_ismaiel
    @Sharmake_ismaiel Рік тому +211

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤5k waxyar iga dhiman 😢

  • @hania.1827
    @hania.1827 Рік тому +139

    We live in Canada and had no way to pay for the subscription so I was really sad thinking i wont be able to watch Arday 😢. My teenage siblings are huge fans, even my parents loved it because of the references of old somali songs.
    Maybe Bile TV could have a donation option since not everyone can afford. Those of us who can afford are more than happy to appreciate your hard work and talent. The message of this show is something we all need as it is beneficial to diaspora youth as much as it is to the youth back home❤❤❤

    • @giirecarab3365
      @giirecarab3365 Рік тому +1

      Abaayo lamberkaaga ma isiin kadhas😢

    • @maryamhassan7060
      @maryamhassan7060 Рік тому +2

      What's the subscription about can't you watch from UA-cam????

    • @Doodo492
      @Doodo492 Рік тому +3

      ​@@maryamhassan7060 I think she means the app b/c you pay at least $1 that's the subscription
      Hope you understand 😊

    • @Doodo492
      @Doodo492 Рік тому +1

      ​@@maryamhassan7060 and also the app doesn't work on abroad that's why she can't pay the subscription 😊😊

    • @nadranadem1100
      @nadranadem1100 Рік тому +2

      ​@@giirecarab3365no bro 😂😂😂😂

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 Рік тому +580

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Muxammad) ﷺ:📿❤️

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +2828

    Team washmzi isn't easy 378 to 372😂😂🙆🏻‍♀️

  • @aadansiciid1388
    @aadansiciid1388 Рік тому +27

    Gabdhaha somaliyeed dhibka haysta buuka turjumayaa ismahaan cabsi baa halkaa gaysay ogaada ayadu waa filim laakin kumanaan ayada le eg le eg baa noloshaan oo dhab ah ku jira ilaahow noo naxariisto oo dambigeena dhaaf😢😢

    • @Malapoothman2004
      @Malapoothman2004 Рік тому

      Walhi run waaye abaayo😢

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 2 місяці тому

      Lqlqlqlqalqlqlqlqlqlqlqlqlqlqlwlwlqlqqlqlqlqlqlqqlqlllqlqqkqlqlqq.qlqlqlqqlqlqlqlqqqqlqqlqqlqqqqlqlqlqlqlqqlqlqlqlqlqlqlqlqlqlqpqlqlqlqlqlqlqlqlqlqqlqlqlqq

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 2 місяці тому

      ​@@Malapoothman2004alalalalala,a,alalalalalqalalqlqlqlqlqlqlqlqlqlqlqlqkqlqlqlql1lq

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +49

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munayusuf3352
    @munayusuf3352 Рік тому +198

    Team washamsi is not easy waa dadka awooda social media ahy inta subaxdii dawaneeso like isaar😂😂

  • @jasbirkhalif1314
    @jasbirkhalif1314 Рік тому +41

    the girl that's taken to the old rich muqayil man and her desperate state is a true story in most of the somali regions. thanks Bile Tv for raising awareness on such issues. may Allah protect the dignity of every somali girl regardless of her state and may Allah give them the strength to go through this unjust world. ameen

    • @yumnaabdullahi5713
      @yumnaabdullahi5713 Рік тому +1

      Ameen ... my heart broke for her💔.. if only society protected victims and not victim blame😢

    • @deeqaqurux9858
      @deeqaqurux9858 Рік тому

      Ameen yaarabi jaabir I appreciate you alot bro

  • @Doodo492
    @Doodo492 Рік тому +1008

    Only arday fans can feel the happiness of Thursday 😊

    • @kuu617
      @kuu617 Рік тому +12

      I can't feel it wlhi🥱runta macane this flim is getting a bored💔

    • @Doodo492
      @Doodo492 Рік тому +7

      @@kuu617 it's exciting 😌

    • @kuu617
      @kuu617 Рік тому +5

      @@Doodo492 maybe it's only me😂idk wlhi

    • @sagalosman7011
      @sagalosman7011 Рік тому +1

      Yeah wallhi❤

    • @ahmettabdi002
      @ahmettabdi002 Рік тому +1

      @@kuu617 fr

  • @anazabdi4621
    @anazabdi4621 Рік тому +79

    Dhalinyaro Salaada Halagu Dadaalo❤

  • @SouleimanAli-g1v
    @SouleimanAli-g1v Рік тому +12

    Haadii aad u jeedo magac allah ❤❤ like

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 Рік тому +213

    Waxaan salaamayaa inta qeeb 1 ilaa 6 Aanan dhaafin oo daawatay ❤❤🎉🎉

  • @fardaushussein7201
    @fardaushussein7201 Рік тому +46

    Bile TV inaa bulshada wax ku tihiin ogaada data lacg ku shubanaa oo ku dawanaa hadana lacg bixiya macquul ma ahan 👍👍👍

    • @nafiisanalka4319
      @nafiisanalka4319 Рік тому

      Aadi iyo aad wlhi😅

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 Рік тому +2

      Sifiican anagey rabaan iney dhiiga naga miirtaan waxey arkeynaa 1 million views markaas is dhaheyn 1 millions dollars ka sameya oo dadka madaxa ka gala

    • @ismailibrahim9308
      @ismailibrahim9308 Рік тому

      Qof dhan ayaa intaan juhdi ah dhaqaale ah bixiyay markasa $1 uquuri la’adahay

  • @abshirmaxamed2756
    @abshirmaxamed2756 Рік тому +2

    Intaa jacel nabi maxamed scw scw scw ❤ ha ku saliso

  • @codyody-qs5tt
    @codyody-qs5tt Рік тому +401

    Thank you for uploading the series on UA-cam, and thank you for providing us with free content. In fact, your app is only available in Somalia, and not everyone live in Somalia. But I want to ask viewers not to offend Bile TV just because they asked you to pay them to watch episodes they didn't do anything wrong. They just want to earn profits from a project they worked hard on for months. I understand that not everyone can pay to watch, but be a little respectful since they were giving you free content until now. I also noticed that the subscribers have fallen to 370,000, but now, after uploading episode 6, it reached 374,000. This proved to me that people love Arday and wait for it every Thursday, but unfortunately only 4 episodes remain for the last episode🥲 Anyway, thank you for the wonderful episode!

    • @SaciidAbdirizak-fu1vg
      @SaciidAbdirizak-fu1vg Рік тому

      مبججسححثجميصححلمصممءظص

    • @futt-net1678
      @futt-net1678 Рік тому +1

      377k Its going Up Booom🎉

    • @NishaHazz
      @NishaHazz Рік тому +3

      M.a i agree with you but not everyone does which is soo sad 😭

    • @codyody-qs5tt
      @codyody-qs5tt Рік тому +1

      @@NishaHazz Yeah people really don’t have morals

    • @led_8300
      @led_8300 Рік тому

      Do you understand somali or you use captions?

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna Рік тому +389

    Prophet ❤Muhammad ❤is the greatest person ever in the world 🌎

  • @RaadiyaMaxamed-wq9lc
    @RaadiyaMaxamed-wq9lc Рік тому +7

    صلو على حبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤صلى الله عليه وسلم 🥰🥰🥰

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +311

    Inta Rabto inshaallah filimkaan inay dhameystaan farta soo taaga 👍🏾 ❤️ 😎

  • @Hajicaska
    @Hajicaska Рік тому +298

    Inta Filmkan xaLqadna dhaaFin Like saar 😂❤

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa4038 Рік тому +28

    Inta channel kan Habeenka Jumcaha le so Booqata si ay Film ka uga Dawadan like saara

  • @somaziiz7833
    @somaziiz7833 Рік тому +184

    Team washansi isn’t easy wlhy 😂😂 waxay ku qasbeen inaan bilaash ku daawanoo film ka 😂😂

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 Рік тому +22

      Bilash ma jiro ma ogthy khadka ku dawanyso inu lacag yhy iyakana dawashadada lacag ka helayan

    • @dhagacadde1
      @dhagacadde1 Рік тому +2

      The something you don't know sis

    • @d5_7a_
      @d5_7a_ Рік тому +1

      Week 1.2k $ ku faaidaan sidaan

    • @sihaamahmed3773
      @sihaamahmed3773 Рік тому +6

      Wax bilaash ah majiaan netkaa aad ku daawanay said sow lacag Kuma shubtid sax walaal khalad

    • @dhagacadde1
      @dhagacadde1 Рік тому +2

      We are not talking about the net we talking about their current page

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 Рік тому +296

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️❤️🥰💕❤️💘💕❤️💘

  • @AwaysGaafow
    @AwaysGaafow Рік тому +2

    21:57 gabdha la gadaayo show ma qurxiyee fadlan umadan waxayna rabin ama badiyenaya hanoo soo gudbin BileTV. Umadan waa umad islaam ah ee wax diinkooda qaribaya hanoo baahina fadlan. Thanks

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +98

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw😊

  • @hodaallehaldoor1179
    @hodaallehaldoor1179 Рік тому +121

    Team washamsi isn't easy 😂 bile tv markii hore inta la idiin camiray aad balo is moodeen dadkaa wax ku tihiine joojiye is qaad qaafka 😂😂😂😂😂

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому

      Wxe sameeyeen iga dawageey?

    • @sigad_j2111
      @sigad_j2111 Рік тому +1

      What mean team washmsi ?

    • @y.t1819
      @y.t1819 Рік тому +2

      ​@@ilhanisha2813waxey dhehen malasocotid miyaa😂😂kulahaa muqal walpa lacak lagufirsana haldolar sheko😂

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 Рік тому

      ​@@y.t1819 cawanimada iska daa wax kasta lacag ayaa gashay hal dolar waxba maha

    • @Sulqayareey8888
      @Sulqayareey8888 Рік тому +2

      @@nastehoabdi555 lacagta ay naga sameeyan maku filnaan weyse 😂😂

  • @yusrocumar5813
    @yusrocumar5813 Рік тому +15

    Hadii aad artiye magac allah like saaro❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maymuuncali2000
    @maymuuncali2000 Рік тому +60

    Thank you bile TV caruur aa nahay waxba ma iibasan karno saasleee noogusoo daaya❤

  • @supplier892
    @supplier892 Рік тому +31

    Team washamsi ha noolaadan iyaga dartood ayaan ku helnay maanta xalqadab 😢

  • @mohamedabdisamed9909
    @mohamedabdisamed9909 Рік тому +10

    ❤❤❤❤ qayba qaybta dambe ka xalad badan oo ka macaan runtii saynab iyo kooxdeedu say u shaqaynayaan aad bay u heersaraysaa runtii🎉

  • @faattiofficial9705
    @faattiofficial9705 Рік тому +87

    team washamsi isn’t easy wlhi😂 waa mahadsantihiin😅😂

    • @munoyuusuf2992
      @munoyuusuf2992 Рік тому

      Oo lcg miyey rabeen 😂😂😂

    • @fatxi4567
      @fatxi4567 Рік тому

      Anuu saa ugalbty weyan mba siin rbo😂😂😂

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 Рік тому +92

    Mxaa sidan idin diiday wllh somali isn't easy😂
    wxay ahaataba waad mahdsantihiin❤🎉😂

  • @yusufosman8714
    @yusufosman8714 Рік тому +21

    Many thanks bile tv and the team behind Arday I do appreciate you all sharing your hard work with us for free 👍

  • @abdullahibashiir1250
    @abdullahibashiir1250 Рік тому +74

    saynab is my favourite character so far
    that young lady is soo bold and straight forward 🤣mindi aa kaso horesa

  • @MsFatimaB88
    @MsFatimaB88 Рік тому +134

    I was stressing out because I couldn’t download the app so i was afraid I might not be able to watch ep 6, I was so relieved and happy to see episode 6 available on UA-cam. Thank you so much Bile media.
    The show is just getting better and better. I also wondered about the guy with the glasess, to see him with the girls that steal the phones was simply terrific, i almost screamed. The end scene for this ep was my fav. I hope justice is served. I cant believe there's only 4 more eps left. 😢

    • @salsaarmytiny136
      @salsaarmytiny136 Рік тому

      Wym by 4 left 😢

    • @soloamin7873
      @soloamin7873 Рік тому +2

      @@salsaarmytiny136 it’s a ten part series

    • @MsFatimaB88
      @MsFatimaB88 Рік тому +1

      @Salsa Armytiny 😆 🤣 it's only 10 eps long. InshaAllah we will get more seasons because personally 10 eps isn't enough to cover all the characters and their stories.

    • @MKMuzak
      @MKMuzak Рік тому +3

      Wara waxas inta maqashiiso yesan ka dhabeynine naga dhaaf nio is adke 😂😂😂

    • @SumayaYusuf-vy1sy
      @SumayaYusuf-vy1sy Рік тому

      i’m confused, who’s the guy with the glasses and why’d they steal the phones? i watched all eps but still confused lol

  • @DEMOMAHREZ
    @DEMOMAHREZ Рік тому +43

    This movie isn't just a movie and entertainment it based on true Story and motivation for upcoming Gen hats off 🔥🎬

  • @Hurrem_sultaan
    @Hurrem_sultaan Рік тому +45

    زينب هي الشخصيه الأحلي في المسلسل انا أشاهد المسلسل من أجل زينب فعلا جريئه ورائعه وجميله بنتي الصومال الله يحفظك حبيتي😍😍🥰🥰😘

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +52

    Anagaa Balaayo Araganay War Soomalidii Social Mediaha Joogtay Gangs Bay Noqdeen walee 😂Hada MaDhabaa Miyay soo Daayeen 😂😂

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Рік тому +17

    Shukri isn't easy filmkani inaba caadi Maha bile tv horay u socda ❤

  • @sigad_j2111
    @sigad_j2111 Рік тому +40

    Am Djiboutian we love u our brothers Somalia 🇸🇴🔥

    • @OkOk-wy2qw
      @OkOk-wy2qw Рік тому

      Wad ku qasbanthy ilen somali tehe oo jogo somalia

    • @thebigbwoy7826
      @thebigbwoy7826 Рік тому

      @@OkOk-wy2qw 😂😂😂😂

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam Рік тому

      @@OkOk-wy2qw hhhhh

    • @janedl6728
      @janedl6728 Рік тому +1

      ​@@OkOk-wy2qw Djibouti isn't Somalia 😂 I've a somalian friend who can't say the position of Somalia on map but she believes that Djibouti is a part of Somalia like Somaliland. Jaxiinimo ayaa ni haysa reer xamaroow

    • @cabdulaahijeebe582
      @cabdulaahijeebe582 Рік тому

      Jabuuti ma wadan somali ka baxsanba u taqana wad ku khasbanthy ina jeclato🤗

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +57

    Wixii Part 1 ilaa hada lasocdo Taxanaha Arday ismujiya 👍 😎 🔥 ❤

  • @ahmedbashirjama-vo7zx
    @ahmedbashirjama-vo7zx Рік тому +24

    Thank you bile media team, for your support to continue without money, I'm watching the third time becouse of best and amazing voice of najmo❤ and other two.❤

  • @canocabe
    @canocabe Рік тому +79

    Xalqadaan Rakaato la dhahaa
    Bile tv vediogan rakato lacag oga dhigteen
    Team washamsina subscribe ee rakaato oga dhigeen 😂😂😂
    Same time 2 same action😂😂

  • @justinhare905
    @justinhare905 Рік тому +101

    What a beautiful episode. But the Somali songs should too have English subtitles.

    • @King____zaki
      @King____zaki Рік тому +10

      English flims no song somali whay somali flims song english 😂 English ka igu qata somaliyay

    • @munaqueenqueeny5202
      @munaqueenqueeny5202 Рік тому

      ​@@King____zaki 😂😂😂😂waa kabax satee😂😂

    • @yumequeen9900
      @yumequeen9900 Рік тому +2

      ​@@King____zaki you didn't even understand his comment, he asking for the meaning of the song to be added at the bottom whilst the song in English so he can understand the song . Not use English songs in the show loool 😂

    • @gerogia890
      @gerogia890 Рік тому +1

      @@King____zaki hhhh qalad bad ka fahantaye wuxu ku yidhi heesaha somaliga in ingirisi lagu turjumo weeye iyagana

    • @ASAD_108
      @ASAD_108 Рік тому

      @@King____zaki R.I.P English 💀 😂

  • @RihimMohamed
    @RihimMohamed Рік тому +2

    I’m obsessed with this ❤

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +35

    Cawa waa habeen jimce ah igula sali nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 Рік тому +42

    Team washamsi isn’t easy filimki firii ayaanu kudawanaybaa 😊😊😊💪💪💪💪

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Рік тому +14

    Waaaaaaaaaw!!!!!
    From this moment I'm among TEAM-SEYNAB
    This team are making some flavor for the series walhi😂😂😂

  • @sweatheart9139
    @sweatheart9139 Рік тому +10

    Waar nacallaa shaqo xumada idinkaga yaale car bal waxas mar dambe la imaada wlhi astaan banu u camiraynaa team washamsi❤😂😂😂

  • @Ena-kader
    @Ena-kader Рік тому +24

    Kaftan aya lacag lagaga cunaa 😂
    My team washamsi 😂❤

  • @abdourazakahmed2494
    @abdourazakahmed2494 Рік тому +2

    The films the best 👌 but top minutes of legendary bile media
    Waaxa raabna film ugu yaran sacaad 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🙏🙏🙏

  • @barafkashiilan3096
    @barafkashiilan3096 Рік тому +70

    Waxaan la yaabanahay sida uu xalqadda magaceeda u ahaa RAKAATO iyo sida wax walba ay u noqdeen isla RAKAATO by the way thanks for this such a great episode 💗💗

    • @MaxamudaxmedXasan-ju6vu
      @MaxamudaxmedXasan-ju6vu Рік тому +2

      Balayaa ka racday mxaa ka rabtaa hee🤣🤣

    • @mustaqiim1893
      @mustaqiim1893 Рік тому

      Hhhh

    • @samisfamily5703
      @samisfamily5703 Рік тому

      Rajato maxa laga wadaa wll

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 Рік тому

      Rakaato waa mxay wll0w ma fahmine

    • @abdikarimshardi2641
      @abdikarimshardi2641 Рік тому +1

      ​@@Maria_mlpzn-0 abaayo rakato waxa ladhaha waxan ii samey ama hadii kale waxadan jeclesan kugu samena ama wax adiga rabtay kuma samenayi labadasba waa loo isticmalaa ina fahanta rajenaa

  • @kaamilosmaan1352
    @kaamilosmaan1352 Рік тому +27

    😂astaqfurulah hadaan team washamsi nahay ismana ogin shaqadana waxaan iskula qabanaa sidii labo qof oo Hal guri kuwada nool😂😂

    • @dheemanali3957
      @dheemanali3957 Рік тому

      Ma fahmin maxa Walshamai lagu qaaday maxa dhacay iga dabo gee

    • @kaamilosmaan1352
      @kaamilosmaan1352 Рік тому

      @@dheemanali3957 filmka ayay dheheen lacag 1$ ah ayaa lagu daawanayaa oo UA-cam lama soo galinaayo

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Рік тому

      ​@@kaamilosmaan1352 😂😂😂😂😂😂

  • @September.Mubaarak
    @September.Mubaarak Рік тому +1

    Ilahyow September nabada Nagu Gadsiiyo ameen 🤲🥰🌙

  • @jamaalcabdi488
    @jamaalcabdi488 Рік тому +56

    filmka arday inta rabta iney dhamaysato waa idin salamay 👋😂🤫

  • @FarxaanXidig-vg6ry
    @FarxaanXidig-vg6ry Рік тому +155

    If you don't believe the massenger you don't believe the message prophet scw ❤❤

  • @mosalah1570
    @mosalah1570 Рік тому +2

    Odayga xariif waaye gabadha wu ka wareejiye runtii like isar 😂

  • @muftahofficial4355
    @muftahofficial4355 Рік тому +18

    Team washamsi waa shaqeysen thanks 😂😂😂😂qasab loso deyna

  • @biyaankaofficial
    @biyaankaofficial Рік тому +37

    Good or bad. Everything you do comes back to you. You’re a reflection of what you put out into the world. If you constantly use & abuse people, you will eventually be used and abused. If you dedicate your life to doing good, you will be rewarded. Be positive, kind & compassionate.‬

    • @_Sumeyo_
      @_Sumeyo_ Рік тому +1

      sometimes those who abuse and do disgusting stuff barely get Karma.!

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48

    Najmo iyo gabadha kale codkooda wuu fican yahay masha allah muno waa gabar dhiigle saasa lagarawa mindida haka sohoreso gabar dhiig leh baa tahay

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 Рік тому +61

    Team washamsi is not easy dad aan anaga awal ka waalnay wlhi ineysan na gumeysan karin hada filmka diidan anagnh subscarbe aya ceshaneynaa😂🤣🤣👋

  • @SCfilims
    @SCfilims Рік тому +27

    Waa idin taageeraa team bile inaanay ikhasaarinayn waa ogaa
    Team ble hore usocda😂😂😂😂
    Waa iga fujiseen

  • @safiyoyomukhtarofficial7625
    @safiyoyomukhtarofficial7625 Рік тому +17

    Hadii ad ujeedo magac nabi mohmed scw like 👍 saar❤👈

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 Рік тому +51

    Bile TV waa is mahdiyeen ee washamsi inaa ku qaadno yaa diyaar u ah farta taaga😂😂
    Filmka dhaqan xumada laga sheegayay hda ayaanba aragnaa ku xumayn cml😂

    • @kawsarismail-sh2cj
      @kawsarismail-sh2cj Рік тому +1

      ani🤣

    • @CURIYE__CHANEL
      @CURIYE__CHANEL Рік тому +2

      Walalow ani dheg weyn baan ehee wax ifahansii intee dhibku ka jiraa liveka miyaa ka hadlosaa

    • @kawsarismail-sh2cj
      @kawsarismail-sh2cj Рік тому +1

      @@CURIYE__CHANEL mye markii hore dhehen app la soo deg ka dip 1 dollar ku dawo😃😃😃🤣🤣🤣

    • @abdiwalihalane1
      @abdiwalihalane1 Рік тому +1

      @@CURIYE__CHANEL filmka waxaa lagu balamay in 8:00 PM lasoo daayo markay arkeen inuu suuq yeeshay oo xalaqad kasta 1million kabadan daawanayso ayay dhaheen Application cusub oo ladhaho ARDAY kala soo daga play store ka halkaas kadaawada qiimaha waa 1$
      Hda dadki dhan ayaa ku kacay waxay kuqasbanaadeen 4 hrs kadib inay UA-cam soo galiyaan

    • @abdiwalihalane1
      @abdiwalihalane1 Рік тому +1

      @@kawsarismail-sh2cj mujaqhidad🥰🤣🤣

  • @maryamrashid6479
    @maryamrashid6479 Рік тому +23

    Waa goorma goortaad dadkii isku dirteen team washamisna idinka shaqaysteen😂😂

  • @samiragedahasodhiib1644
    @samiragedahasodhiib1644 Рік тому

    Bile tv mahsanidin siida quruxda badan ee baramishakan nugusogudbisan

  • @calidheere4940
    @calidheere4940 Рік тому +11

    Team washamsi hadad kamid ahayd like dhac noogusii😂❤🎉

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Рік тому +28

    culeys walpo oo ku heysto allaha laa qaado subscriber iso dheh walaal ❤️✊️❤️🔥

  • @adam_pkfr
    @adam_pkfr Рік тому +16

    I love arday episodes thanks for uploading 🔥🔥🔥🙌🏾❤

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 Рік тому +9

    Ileen bile media xalay dadbaa hilfaha utagy sorry yaqeeey ani hda so dhacay ma ahnee team kaas hilfaha idin tagay wn hogamin lahaaay😂😂😂❤

  • @muminoabdullahi
    @muminoabdullahi Рік тому +16

    From team Washamsi farta tagte 👆🏿😅

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому +1

    Best somali modern drama

  • @Fanaanka
    @Fanaanka Рік тому +7

    Team washamsi Hdaa kamid tahy isoo raac 😂😂👍

  • @Zimish12380
    @Zimish12380 Рік тому +26

    Team washamsi is not easy 😂anagad nola imaneysan lacag a lugu dawanaya iyo niic karpash ba qadaneysan wll lkin hda wexey ahataba wa mahasantihiin❤😂😂😂😂

    • @rukiyofarah5613
      @rukiyofarah5613 Рік тому

      Ifahsiiya noh shekada hadana qadka sogalee washmsi lee socota carada dhanee naa xanta igadaba gee😢😂😂

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 Рік тому +1

      @@rukiyofarah5613xalay markaan is niri xlaqadan daawada sawiir iyo link baa meesha naloo soo saaray oo ladhahy app lagac ah soo dejista oo saas ku daawada. Washamsi baa lagu qaaday marka.

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 Рік тому +1

      @@peacenharmony2034 Team Washamsi is Not Easy😂😂😂

    • @suleqaibrahim8777
      @suleqaibrahim8777 Рік тому +1

      😂😂😂

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому +1

    MUQDISHO CADEEY INABA CAADI MA AHA CAWEEYSKA DHALINYARADA INSHA ALAAN WAAN IMAANAYAA

  • @cabdifataahcismaan
    @cabdifataahcismaan Рік тому +7

    Mar dambe waxaas oo kale haku noqonina team washamsi 👊💪

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +23

    Best somali series films interests of the student's i can't wait prt 7 coming soon insha allah 💯💪❤😊😅

  • @suadahmed-h
    @suadahmed-h Рік тому +24

    Proud to be somali ❤

  • @fadnadualeh6421
    @fadnadualeh6421 Рік тому +101

    Team washamsi isn't easy wllhy😂😂 xalqad kasta 1m ka badan markay dawadeen ayay is yirahden 1m doller ayad ka samayn kartane filmka lacag ka dhiga 😂😂wllhi wanu nigu fahanay naga lacagaystay is yirahden hhhhhh😂😂😂🎉

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 Рік тому

      Data kabadan mahaysano usheeg

    • @umuhmicraaj3369
      @umuhmicraaj3369 Рік тому +2

      🤣🤣🤣 fariido ayaynu nahay reer washamsi hadaynu nahay

    • @Doodo492
      @Doodo492 Рік тому

      Waa ku doqonimadoda wlhi😅

    • @faadumomaxamed4159
      @faadumomaxamed4159 Рік тому

      1m uga daratagy war arabaca dwawad oo dhima dawashada badan

    • @zabnaacaddey2199
      @zabnaacaddey2199 Рік тому +1

      Talo qadan eesoo qaten😂😂Africa mee lacg kahelayan😭😂

  • @guledziyad7251
    @guledziyad7251 Рік тому +6

    Hamodina in aan la idinka marmayn ee idinka u bahan wax idin fura team washamsi no easy 👏👏👏🤟

  • @lammiimohammed1325
    @lammiimohammed1325 Рік тому +8

    Feel like coming to somalia one day insha allah❤🇸🇴

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 2 місяці тому

      LALALALALALALA,AL ALALALALALALALAALALAWLWLALWLQLQLQLQLQKWLQWLQLQQKWKWLWLWLWLWLWLQLQLQKQLWLWLQLWLWKWLWLWWLWLWLW

  • @cwahaabmawliid9865
    @cwahaabmawliid9865 Рік тому +50

    Somali aan film ka iibinayaa yaa ka yeelaya 😂😂😂😂😂

    • @yasinahmedosman82
      @yasinahmedosman82 Рік тому

      Kkkkkkk

    • @AsliMclnyare
      @AsliMclnyare Рік тому

      😂😂😂😂anaga data da an qadka kushubaneyno ayaa nagu dhib ah

    • @pariyeyhassan134
      @pariyeyhassan134 Рік тому

      @@AsliMclnyare ha wlhi😅1 inta ka ken .5 90k tugsan😢😮😅

  • @katardo
    @katardo Рік тому +4

    Team waa shamsi mahadsanidin ,waad kaa badiseen bile tv
    Fadliga team waa shamsu viva

  • @eesy8947
    @eesy8947 Рік тому +8

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 Рік тому +15

    378k-372k Mrky Arkeen Inay FiiLo Ku socoto So ayaga Is Keenayba😄😄 Team Washamsi Is not Easy😅😅💔

  • @nuuribraahimabdullahi6575
    @nuuribraahimabdullahi6575 Рік тому +12

    team washamsi wllhi waa shaqaysateen hadda dartiina ku daawanoyaa 🤣🤣

  • @saadaqjiirow3306
    @saadaqjiirow3306 Рік тому +2

    Wow young Somali actors I just love It.keep up the good work Bile media.

  • @simanahmed9837
    @simanahmed9837 Рік тому +9

    team washamsi walhi cimamdina lama haysan karo like dhac😀😀

  • @ryugujiken9748
    @ryugujiken9748 Рік тому +46

    This was such a good episode

  • @CabdiXamid-d6i
    @CabdiXamid-d6i 5 місяців тому

    I missed a time of waiting every episode after episode. Waiting long time for the conculision of the film i've got time of watching film 2024 may. Who is watching after me. Whith subtitles

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji1074 Рік тому +5

    Team washamsi dhamantiin waa idin salamay Team wshmsi isn't easy walee

  • @habsamohamed2549
    @habsamohamed2549 Рік тому +24

    Shaaar naag waa laga xijabta wanaa lagaa indha sharertaa 😂😂 episode 7 iñshallah ❤️🔥🔥

  • @aishaahmed5716
    @aishaahmed5716 Рік тому +4

    Woow maasha Allah zaynab iyo. Team keeda is my favourite keep going pls noosoo dheereeya at least 40 minutes ❤

  • @akqanciye
    @akqanciye Рік тому +31

    Zeynab now becoming my favorite character.😮