TAXANAHA ARDAY | XALQADA 7AAD | DAMBIILE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 чер 2023
  • Taxanaha ARDAY oo ay soo saartay shirkadda Bile Media uuna Director ka yahay Axmed Faarax kaas oo la tayo ah kuwa caalamka ayaa 27da bisha April 2023 laga bilaabay baahintiisa Bile Media, waxaadna ka daawan doontaan Channel-kan BIle TV, sidoo kale dadka ku nool Muqdisho ee heysta ama uu guriga ugu jiro Bile Media waxa ay ka daawan doonaan kannaallada kala ah Bile TV iyo Bile Drama Plus.
    ©️©️©️ AFEEF ©️©️©️
    Xuquuqda filimka waa ay dhowrantahay. Lama soo gelin karo meelo kale dibna looma codeyn karo ogolaansho la'aan. Hadii lagugu helo waxaa ku qaban doona xeerka copyright-ka.
    #taxanahaarday
    #arday
    #bilemedia
    #biletv
    #riyofilms
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 2,5 тис.

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 Рік тому +194

    Ceebteenna adduun iyo aakhiro alle ha asturo😢😢

  • @xadiis24
    @xadiis24 Рік тому +826

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aishaabdalla227
    @aishaabdalla227 Рік тому +59

    Dunida masoo marin qof ka fadli iyo karaamo badn NABI MAXAMED SALALLAHU CALEYHI WASLAM ❤❤❤

  • @user-qd7en6rl4c
    @user-qd7en6rl4c Рік тому +28

    Kusaliya rasulka scw scw❤️💓💓

  • @Sports_history77
    @Sports_history77 Рік тому +168

    Dunida masoo marin shaqsi ka fadli iyo karaamo badan NABI MUXAMED SCW ❤

  • @Hajicaska
    @Hajicaska Рік тому +1424

    inta Flimka arday xalqadna DhaaFin Like saar 😂

    • @Hajicaska
      @Hajicaska Рік тому +2

      @@faceOfact bro Ani commenti le qora waxana Arka ano ugu horeeya🥴🤣🤣 wan yabay

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l Рік тому +2

      😂😂😂. Waba xalqadii iigu horsey say

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 Рік тому

      ​@@faceOfact 😂😂😂

    • @muuseraamoole9031
      @muuseraamoole9031 Рік тому

      ​@@faceOfact jk cvm😢a 🎉😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Tttthhjkop❤❤❤

    • @Sheekohoror
      @Sheekohoror Рік тому

      Lakiin 1$ mabeenbaa😂

  • @user-vi4me1rv5p
    @user-vi4me1rv5p Рік тому +12

    Aynu Kuwada Salino Xabiibkeeni Mohamed Ahaa Scw ❤❤

  • @Legend33661
    @Legend33661 Рік тому +18

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲❤❤❤

  • @kamalkacayeofficial9433
    @kamalkacayeofficial9433 Рік тому +619

    Saxiibada aan filmkaan wada bilowney cimri dheer iyo cafimaad ayaan idin rajeynaaya all my best friends ❤

  • @xamza6
    @xamza6 Рік тому +134

    Caawa waa jimce aan ku salino nabiga Scw ❤

  • @Caate44
    @Caate44 Рік тому +158

    Legends ka aan filmka wada bilawny Jannada Illahey hanagu wada kulmiyo dhamanten ✊🏻❤️

  • @Zaxiibka_nolosha
    @Zaxiibka_nolosha Рік тому +4

    Caawa waa jimce walaalayaal hankuwada salino suubanaheena muxamed ...
    صلي لله عليه وسلم ❤😊

  • @Sharmakeismaiel
    @Sharmakeismaiel Рік тому +447

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤thanks guys

  • @walalkashacabka
    @walalkashacabka Рік тому +152

    Qofwalboo Qoraalkeyga Arkaayo Waxaan U Rajeenayaa Caafimaad Iyo Cibaado Suuban❤ Somalia Allah Nabad Ha Nooga Dhigo🤲

  • @user-hi6sn5qo3l
    @user-hi6sn5qo3l Рік тому +2

    Aaway dadkii nabiga jeclaa swc🤲

  • @deqohassan5752
    @deqohassan5752 Рік тому +2

    8 marku sodhacay inta dawanysa 7😢😂

  • @musharafhassan8989
    @musharafhassan8989 Рік тому +608

    28 minute's in a weeks isn't enough 😅😅we need more

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Рік тому +133

    Filmkan intaan xaqdiisu dhaafin like isaar somaali maryooley😁

  • @abdikarem6878
    @abdikarem6878 Рік тому +94

    28min in a week isn’t enough we need more 😢

  • @fowziafarah2068
    @fowziafarah2068 Рік тому +9

    Love this ❤ can’t wait next week in Sh Allah

  • @derow17
    @derow17 Рік тому +56

    اللهم صل وسلم وبارك
    ‏على نبينا محمد ﷺ
    ‏وعلى آله وصحبه أجمعيــن
    ‏⁧

  • @Legend33661
    @Legend33661 Рік тому +165

    Filimkan Inta ayna Xalqadiisa ay dhaafin waa idiin SalaamaY ❤🤚❤😅

  • @Abdikarim_baayo
    @Abdikarim_baayo Рік тому +6

    Saqajanoo dhan suuqa Allaha ka saro ugo horeeyo BaBa jeey!❤

  • @saafidagan2381
    @saafidagan2381 Рік тому +3

    Amazing ❤❤❤ thank you

  • @saacidsuldaan8998
    @saacidsuldaan8998 Рік тому +114

    Inta xalqada dhan wada fiirsade oo halxabo dhaafin ❤😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +42

    inta Hal xalqo ay dhaafin waan idin salaamay Wll ✊ ❤️ 😎

  • @nakriimahassan4009
    @nakriimahassan4009 Рік тому +22

    Filmkan waa fiican yahay lkn ardayda inamada ma moodid inay arday yihiin waayo waxay ahayd inay sida ardayda u xiirtan timaha aqoontu waa inay wax kaa reebto waa talo from somaliland gar ahan salama secondary school 😊😊

    • @hibaaqcumar7605
      @hibaaqcumar7605 Рік тому

      Salaama waa zchool zax meeshan film lgu matalayah hno😅😅😅😅

  • @user-cv6pj4fw9m
    @user-cv6pj4fw9m Рік тому +6

    inta sugeysay waa idin salamay dhamntiina 💪😂iyo my team 27 ❤😂

  • @aaminacqani2773
    @aaminacqani2773 Рік тому +67

    dadkaa daawashadda filmkan ku midownay waa idin salaamay

  • @Raageosmanhaji
    @Raageosmanhaji Рік тому +37

    Aniga dhiiri galin waxan jeclahay inaa kaqaato Drs iyo macalimiinta yaa ila fakar Ah ❤🎉😊

  • @Mohamed-qc5sf
    @Mohamed-qc5sf Рік тому +3

    Filmkan intan ayna xalqadiisa dhaafin gacanta taag 🖐️

  • @aadan_machadka
    @aadan_machadka Рік тому +1

    Inaan la degnoh noo ogolaada bahda bile tv💎🙏

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +158

    Inta Rabto inshaallah filimkaan inay dhameystaan farta soo taaga 👍🏾 ❤️ 😎

  • @abdinasir-px5hc
    @abdinasir-px5hc Рік тому +3

    Nidaamka qabashada ee ardayga kama mid aha in schoolka dhexdiisa sidaa loogu dhexgalo

  • @HawoshirwacYusuf-ne8db
    @HawoshirwacYusuf-ne8db Рік тому +5

    Kulahaa raap baan isku rudnay another level😂😂🎉

  • @yneinat7518
    @yneinat7518 Рік тому +1

    Zeynab you have been selected .!! You made it.!

  • @hoodosiciid-lm2zb
    @hoodosiciid-lm2zb Рік тому +34

    Aad ban idin salamay inta hargaysa caday ka dawanaysa filinkan 😢❤😊

  • @mohamedaziin2736
    @mohamedaziin2736 Рік тому +3

    Qalad waaye ninka muqabto maxey naagta lowgudibe🙋🙋

  • @sahrahussein-km2up
    @sahrahussein-km2up Рік тому +9

    Good job shukri /hibo you did a great job 👍

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 Рік тому +50

    28 minutes per week is not enough plz we need more at least 1 hour 😊

  • @halimohussien9856
    @halimohussien9856 Рік тому +10

    Wow, Wiil kasto oo gabar walaashiis Soomaaliyeed ah sidaas u galo waa in abaal kiisa la mariyo. Waa ku guuleysaten sida aad u soo bandhigteen filim kaan weli afka Hooyo ee Soomaaliga ah lagu jilaayo kuwa badan oo suubin la haayeen qaladaad kale ayaa ku quus qaadanayo.

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Рік тому +23

    ilaa xalqadi 1aad hadii aad daawatey youre legend
    liketana iska saar sar😂

  • @queenayaaniitaofficial7929
    @queenayaaniitaofficial7929 Рік тому +8

    I can’t wait part 8😅 please guys make 1hour

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 Рік тому +6

    Best musalsal laga daba dhacay keep going team bile TV🎉❤

  • @faskafaskaawi1105
    @faskafaskaawi1105 Рік тому +11

    8/ jun/ 2023 haben jimce ah qofkasta Hami buu leeyahaye alle ha u rumeeyo❤

  • @hassanjoe7658
    @hassanjoe7658 Рік тому +27

    Thanks bile media we needs more films like 👍 from DJIBOUTI 🇩🇯 😊😅

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Рік тому +18

    Inta aan sugi karin xalqo xalqo sidey oo kale wa idin salaamay 🫂
    Inta jecel iney halmar daawadaan taxanaha oo dhameystiyan waa idin wataa 🔥🙏

  • @abuumohamett9481
    @abuumohamett9481 Рік тому +4

    I can't wait episode 8❤

  • @qaldaofficial828
    @qaldaofficial828 Рік тому +44

    Team bile tv mahadsanidiin io inta ka qeyb qaadtay taxnahaan on other levelka ah 😊

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 Рік тому +65

    Inta filmka habeen wal ba uu meel xun kaga dhamaado ka xumaata ayaan salaamayaa🤣🤝

  • @safwaanhonest2729
    @safwaanhonest2729 Рік тому +21

    28 min in a week isn't enough we need more😢

  • @laylaibrahim1484
    @laylaibrahim1484 Рік тому +2

    Wiilka ka shekenayo qisada Hooyadis loga xiray Wala Ilmeyey ano og inay Flim tahay
    Hooyo mcn wax ku dhibo Allah maku tuso aqirana Janada Allaha ku geeyo🤱💋❤️❤️🥰.

  • @maxamediraad6650
    @maxamediraad6650 Рік тому +4

    Alla hooyo macaan ilaahaw noo xifdi aduun iyo aakhiraba

  • @buqari_vlogs5265
    @buqari_vlogs5265 Рік тому +1798

    No more Rakaato No more Drama 😂🤣😂 Team WASHAMSI Around The Corner 😅

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi5471 Рік тому +40

    Feebro is not easy last minutes of the episode, and the story of him is really emotional 😭

  • @rooneyadan480
    @rooneyadan480 Рік тому +2

    Masha allah somali wey tagtey goordhow filim hindi ah waanka maarmi doona❤❤

  • @Amiirahupdy
    @Amiirahupdy Рік тому +43

    intey xalqad dhafin salaaman zxibayaal🥺🫶🏻Another level 😂💔

  • @zihaammohamed8156
    @zihaammohamed8156 Рік тому +14

    Saynab naag nool weye wale dumarnimo❤️😂

  • @FathiMohammed-mf1sz
    @FathiMohammed-mf1sz Рік тому

    Minitus soo badiya bile TV thanks

  • @MohamedOmar-hl4bx
    @MohamedOmar-hl4bx Рік тому +4

    28 minutes in a a week is not enough we need more please

  • @fahmafarah4637
    @fahmafarah4637 Рік тому +99

    Team comment xishmad malihidin bee mesha waa mahadsantihiin dhihi lehedeen baa saas mxa idin diide dheheysiin film waqti ba gale si raaxo leh ku dawaneena xushmeeya 😍

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Рік тому +1

      😂😂

    • @najahaddey5572
      @najahaddey5572 Рік тому +9

      Inta comment aqrinayey qof ado klaa bn ka dhex raadinayey oo maskaxdiisa furanthy waa runta byo xushmad io support waa inan muujina waqti io kharash baa ku dawana filmka

    • @user-rz4sc5zy6l
      @user-rz4sc5zy6l Рік тому +1

      Haa wlhi abaayo lkn dadka oo dhan isku mid ma,ahan kuwa xun iyo kuwa sanba wey ku jiraan 🥺

    • @maankaabdi580
      @maankaabdi580 Рік тому

      Uu hada views lacag ma ahan miyaa maxa dhibkaas aan 1$ per xalqo ama qeyb u baxiniina tan kle hada aragtay musalsalka wlalaha iyagoo 1m dawan ayanan lacag looga qaadin somalida 1.5m cml baa dawato micnaha somalida ayaa views badan

  • @feysalmuniir8216
    @feysalmuniir8216 Рік тому +37

    Ku sali nebiga scw scw❤️🤲🏽

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Рік тому +7

    A wise man can learn more from his enemies than a fool from his friends.”
    So, I learned more from this Drama it’s really outstanding Movie

  • @raxmamuuseaden7171
    @raxmamuuseaden7171 Рік тому +3

    Inta filmka ardy xalqdna aan dhafin like😂😂

  • @user-cd9tv5ro2z
    @user-cd9tv5ro2z Рік тому +22

    Qaybihii ugu xiisaha badnaaa ayuu marayaaa filimku guulaysta jilayaasha flmka arday 👍

  • @Cumeer..bigfan835
    @Cumeer..bigfan835 Рік тому +54

    Hadaad barnaamij kaan jeceshahay lkn hadii lacag dhiib lagu dhoho aan dhiibeen legend baa tahay 😂

  • @iqrakeyf7697
    @iqrakeyf7697 11 місяців тому +1

    Inanka Abdirizaq Mohamed Mumin loogu wacayo waan jeclaaday wllhi daetiisa flimka u macaansaday🎉😢

  • @nafizodiamond7678
    @nafizodiamond7678 Рік тому +5

    I can’t wait episode8 wlhi 🥰

  • @khaireidea2224
    @khaireidea2224 Рік тому +202

    Money 💴 is not a big issue. thank you bile media. ♥️

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 Рік тому +17

    Ann kusalina nabiga scw ♥️♥️♥️

  • @shamhadjamuus4964
    @shamhadjamuus4964 Рік тому +10

    Dambi baraha filimka wilka aan hooyada u ahay waad ka so baxday booskada buqari gamadiid❤

  • @mukhtaaraxmeed267
    @mukhtaaraxmeed267 Рік тому +1

    Inta uusan dhaafin filinka like saara

  • @mustafhussein5588
    @mustafhussein5588 Рік тому +45

    اللهم ارزقنا الجنة ❤

  • @illestmali4516
    @illestmali4516 Рік тому +445

    We need longer minutes this show means a lot to us Somalians we can’t just bare with waiting 💔😂😂

    • @MO-HASHI
      @MO-HASHI Рік тому +2

      😂😂😂😂😂

    • @IsmailOfficial_
      @IsmailOfficial_ Рік тому +4

      rakaato badanida tlye😂

    • @yonisofficial7925
      @yonisofficial7925 Рік тому +3

      There’s only 3 more episodes and season 1 will be over

    • @ayeshaabdool4737
      @ayeshaabdool4737 Рік тому +5

      They must make it 60mins atleast.

    • @shaakinhotube
      @shaakinhotube Рік тому +5

      Yeah we need long minutes like 1hr coz it's like wold movie and have more interesting so we can't wait a week and then watch less than 25 or 30 minutes movie

  • @arnableno3715
    @arnableno3715 Рік тому +1

    Well done team arday 🎉🎉
    Bile TV Good job

  • @abdulwali9676
    @abdulwali9676 Рік тому +2

    Kkkkkkkk
    Taxanahan wuu iwaaley but I lovely all ardayda iyo macalimiinta wado taxanahan arday really waxaa idin rajeynaa guul guul guul

  • @user-xf7gn6uj3t
    @user-xf7gn6uj3t Рік тому +21

    Qofkii aysan halmar xitaa dhafin waa dee an❤😂😊😂

  • @aaminacabdi584
    @aaminacabdi584 Рік тому +11

    inta aan filimka aan dhaafi aqoon love ii saara😂😂

  • @anascabdiraxman-jx8lq
    @anascabdiraxman-jx8lq Рік тому +2

    inta hal xalqo ay dhaafin isoo raaca

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Рік тому +1

    UA-cam ka free noga dhiga bile tv😮

  • @ahmedkevin7
    @ahmedkevin7 Рік тому +21

    Hello guy,s fillm kaan mar dhow leee aan ka soo muqan rapaaa Another level 😂

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed Рік тому +10

    Xataa Music da ku jirta Qabashada Ardayga marka ay askartu u imaanayso iyo markay kaxanayso Runtii waa waxkale Innaba Caadi maaha Xataa Adiga daawanaya ayay Cabsi ku gelinaysaa waala isla heley intan yar #Biletv Good Job

  • @user-qh2vx2fz2t
    @user-qh2vx2fz2t 11 місяців тому +1

    Rabka kehekay ❤ away najmo❤

  • @najmaali1890
    @najmaali1890 Рік тому +5

    Ayy hablaha saynab hogaamiso iyo 2 raabar ee heshiiyay waa wataa ani❤😂😂😂😂😂

  • @Mohazwayel
    @Mohazwayel Рік тому +22

    Ku mahadsanidiin #team bile Tv sida hadalkeena u qadariseen 🥇 taxanaha arday runtii taxane lamida oo somali wadanka gudahiisa ku jishay ma jiro nummer one 🥇

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi Рік тому +30

    Inta filimkan dhamesan rabto like saara

  • @nasroadan8220
    @nasroadan8220 Рік тому +2

    MashaAllah waxuu istahiley ayuu heley weyka baxasadeen gabdhahay

  • @hanaanalaahi8909
    @hanaanalaahi8909 Рік тому +73

    28 minutes per week is not enough with us please we need more at least 1 hour 😊😔

  • @madiinahanafiali5166
    @madiinahanafiali5166 Рік тому +21

    Bile tv mahadsanidiin inbdn😢filimk qarash bdn ayaa galay si raaxo leh ayaan ku daawanoynaa thanks more bile media🎉❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cawoxasan
    @cawoxasan Рік тому +5

    Bile Tv ilaaahay ha la garab Galo dadaalka
    Ku saliyaa nabiga Scw scw ❤❤❤

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 11 місяців тому

    Love it 😍 ❤❤❤❤

  • @user-tf5jt8gu2v
    @user-tf5jt8gu2v Рік тому

    Ok bilwelibah waa imisah bile tv

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Рік тому +41

    Qeybta hooyada waa Qiiro 😢
    Allow hooyinka soomalida Janada gee
    Engalish maxad ugu soo qori wayseen
    Somalida aan somaliga si fcn u fahmin baa Daawadee.

    • @ckpoi3622
      @ckpoi3622 Рік тому +1

      Wuu leyhy sub-title sis mesha kore CC ku qoranthy taabo English bu kugu fasirmaya flim ka

    • @NajmadaahirAhmed
      @NajmadaahirAhmed Рік тому +1

      legn wlhi

    • @ckpoi3622
      @ckpoi3622 Рік тому

      @@NajmadaahirAhmed ❤️👏

  • @Khadarow
    @Khadarow Рік тому +5

    Team washamsi guuleysta la aantiin lama daawan laheyn filmka arday

  • @feizasalatfeiza1965
    @feizasalatfeiza1965 Рік тому +2

    Damn this two rapers qosol igu dilan wlhi😂😂😂

  • @timowernw9955
    @timowernw9955 Рік тому +6

    We need more in a day

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh Рік тому +31

    mahadsanidiin team bile media waan idin jecelnahay runtii dhagoolka 😁 can't wait another episode

  • @canab1832
    @canab1832 Рік тому +12

    Wuu I karbaashey Ana waa karbaashey 😂
    Muxuu kugu karbashey ?
    Raabuu igu kar baashey Saa u qoslaye waa Suuxay😂😭😂

  • @diamondlady70
    @diamondlady70 Рік тому +1

    Very nice mansha Allah
    Lakiin last 3 minutes ta yar kaantiinka fadhida waxay ahayd in loo sheego iney tawxiidka dhameyso! Laa illaaha Bay ku ekaysay! İllallaahu marka laga reebo waa danbe aada micnuhu
    Maansha Allah Arday best show❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +4

    Waxaan daawaday qeeb kale oo xiisa badan
    Feebaro wa Kuwataa nin weyn ❤❤❤❤
    Mahadsanidiin bahda bile TV ❤❤❤❤❤❤❤❤