Alxamdulilaah Mar Hadii uusan Boqoradaydii Ladan Cidi Ilmahaas Yari Dooran Qotaas Inay Meesha Bahdilku ka socdo Soo Istaagto Lama Jeclayn Walahi. Ladan Cidi forever❤
Walee dadka isku dookh mahan markii ladhahayo run waye ani qoftaan markii real live camera ladubayo igaso hor baxdo iyadaa lee fiiiriya😂loosey isku doolha nahy
Sxbow diinteena kuma taallo in wiilal iyo gabdho kala ajanib ah ay is fiirfiiryaan xitaa dheel dheelba ha ahaate mrkaa bro xoolahaaga xalaasho oo video quman soo gasho
inta TikTok isku mashquulineysay oo ku suganeysay muqaalka azad xajiyo,lkn kaan ka rabnay caawa nooma keenin, inta aanan seecan aan is cafino, teem saamiya ❤
Haday kawynthyna bal waxaan eeg midakle qofkii cayilan ma in uu wayn yahy baa u qabtaa waa 26. Jir luusay sifiiacan u eeg kama hani kama yara haduusan kwynayn 26 jir kula waynaa
@@Xati-ve3tg mida yaadan arag rag 100ka kor u dhaafay oo gabdhaha raba wali maaragtay nin leh hebel waa nin wayn bal way difaacaan adiguna heblaayo waa wayntahy baad lasoo taagantay waliba gabar yar oo 26 ah
Allah ka baq sheydaanka yuu kugu shaqeysan adigoo caafimaad illahey ku siiyey hadaad waqtigaaga ka ku dhameysid maalayacni & waxaan dan aduun & mid aakhiro aheyn inaad waqtigaaga ku dhameyso dadkana aad lumiso wale inaadan guul gaareen hablaha yar byar hablayoow illaahey ka baqa waqtigiina haku luminina maalaa yacniإتق الله حيث ما كنتم
Asad video kan waa qatar lkn waxaa ka sii fiicnan laheed in aad u dhibto gabdhaha buufin 🎈 kadib qofta uu ka Helin wuu ka bujin 😂😂❤ Ina codsigeyga aragto rajeena wllka
I wonder what our Prophet Muhammad (SAW) Would say if he was in the room. We forget our deen so much that we imitate other religious practices. May Allah have mercy on us.
Muniita ayaa guulaysanayso Video ga wali ma dhamaysanin Wlhi barnaamij Oo bilaabanin Oo loosey uu meeshan imaanin ban dhahy muniita dooqanaa because qof ta meesha ugu qurxan waaye🎉❤❤❤
Abowe gabdhahi somaliyed Aya qeymo beele Ragi masulka ka aha ee Allah uu maxramka ooga dhici aya dayaceen ayan isleeyahay,diinta dadka ajaanibka ka ah indhaha kadabolo ayey kuleedahay dadna meshan tartan Aya lagu galaya Allah haso hanuniyo.
Asad hagio my foverite UA-cam bd thy indr deep UA-camka wxn ooo mdhx nimaaa ka daaa ooo dad wxn nhy mlinkd 200 mrysy kula soo jihaatmy UA-cam shine ah brnmijyo tyo leh ayaanu laaga brny plz UA-cam sidiisii hore iyo wxiii lgaaaga brty soo celi 2.4 million qof ba kugu xidhn indhaha caaalmku ady ku hyn somli youtuber bd noothy wx na raaaligliya u bhny shctrooyinkii iyo brnimjydiii lgaga brtyy noo soo daa
waa dhaqankii gaalada dhaqan fiican maaha gabdhaheenu waa ka qaalisan yihiin wax walba ee ha ogolaanina in lays ku kiin bahdilo midba mida kale calaashan raqiis ama wax jaban oo aan qiimo laheyn oo kale ma fiicna
Alle Arsaaqad tan dhaanta ha ku siiyo, adeer Asadoow iimaan la'aanta noocana ee aad qiimihii gabdhaha Sonaliyeed iyo qiyamkeenii diinta islaamka aad ku dheelayso iska daa. Masaakiintan aad 10ka dollar ku gumaynayso ka dhaaf.
Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
😭😭🙏
Scw scw scw scw ❤❤
Scwscw ❤
Scw
Salalahu caleyhi wasalam
Scw scw ❤❤❤
Waa dhaqan xumo sidani azadow mardanbe barnaamij kan hasoo celin plz inta igu raacsan 👍
Anah kugu raacsan ma fcna gamekani😮
Waa bahdil waxaan. Gaalada ayaa laga soo koobiyeey. Wax la daawan karo maahan.
Wlh maila fiicna ani gamekan qof doqaagaaba aheyn awal aya iskabax iska kaa dhahayo
Ana kugu raacsan
Haa walhi ma fcn waa bahdilad cadiya
Muniira inta ugu raacsan farta taag❤
Qurux iyo xishood ❤
Dholacaden iyo qurux iyo xishood❤0
Haa runtii anoon ogeyn saadaliyey kadibna wawba soo reebtay.@@farhiyaf_u1cq
Aniga kugu raacsan marhore doortay quftaas❤
👌💯
masha allah muniira waa ka helay wllhi ❤❤❤
Barnaamijkan ma fiicna gabdhaha haku bahdilin wll way wada qurux badan yihiin mashallah
This is ageam
This is a game dheh.
Cadaanka @@saajidcade231
Wajiyadan quruxda badan will iyo hablo ma umalaynayi inay dhaafi saliga nabiga ❤scw ❤scw ❤scw ❤
Scw
Scw scw
Scw
Scw
Scw
Wll kusali nabi Mohamed scw❤❤
Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw scw❤❤❤❤❤
Scw
Scw scw
Scw scw
Scw scw
99 Name of allha one like❤
Yaa Allaah ❤
Yrey
Walhi hani nag dher o qurx badan mshalaha abyo wa qurx badan tahay hada comntiga aargto like isar hhh
Hani ha wallahi ❤❤
Absolutely oo hadana u dheertahay midib maariin ah ❤ hani ayaanle
Haa wllhi gabdhaha dhan wy ka dhax muqatee qurux iyo jog ba mansha allh ❤❤
Masha allah hani qurux badaneey
@@RahmaYussuf-ul8qq mshaalh walhi indhaha heda so jidsho said
Ladan cidi iyo Koko team 27 dhanka gabdhaha iyaga ugu jeclahay isku dooq hadaan nahay like ii saar
Wlhi waan iska qiyaasay inay muniira soo harayso❤🫶🏽😌m.a waa inan degan wadadii samia oo kalay haysaa m.a deganaan, xishood, af-gaabni io quruxba rabi waa siiyay io soojiidasho dadka qalbiyadooday hanan kartaa m.a
Kula mid ahay waan qiyaasay
Wlhi same nhy ani xitaa aydo labilabin aa dhahy muniira so hareeso❤
Waxa layaabay nimanka dhan maxey ujecelyihin una ixtiraamaan gabdhaha dagan o afka gaaban rera xishoodka ah 😂😂😂😂😂
Walhi ku lamid ban hay 😊
❤❤❤haa wallahi
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤
Muniira wadadii samia ku socotaa waa gabadh dagan soo jidasho leh❤️
Aad iyo aad ❤
Wlhi isku mid nhy muniira qof aad udagan wyy Macha Allah❤❤❤
Loosey dookh waa ka dhintay qoftii dharka cagaarka wadatay ee dheer wuu saaray. SHAH WAH. Inantaas xitaa u danbaysa Mash’ALLAH waa qurux badan tahay
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂
😂😂😂😂
koko I am in love
Loosey goatka waye dooq ayuu leyahay. Mideda kale markii ugu horeysey ayaan ❤️MUNIIRA❤️ Ka dooqdey anigu
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
Scwscwscwacwscwscw
SCW
Ladan cidi Darteed baan barnaamijkan udaawaday 😂😂😂❤
Mashallah gabadhaan dhabhaha dhan weeka dhex muuqataaba markasta quruxey xishoodley 🎉
Dooqu wa cajiib aniga ahan waxan dooran lahaa gabadha ugu horeyso o iska bax u dhahay she is more beutifull m.a😢❤💋
Muniira ilaaheey amarkiis markii ugu horeysay ayeyba isheydu qabatay ama aan doortay cajiib.❤
Beentaa ma,ahan ani macalaa ayadaan doortay 😂😂
@@FahmaMohamed-yb4ch halmar keliya waan ka fuqi waayey ilaa dhamaadkii waan wadatay qacdii horeba qalbigaan ka doortay cajiib 🥰
@@QaasimGuuleed saas waaye
Seem wlhi
@@Maaida788 👍💕
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤
Scw ❤
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxamdulilaah Mar Hadii uusan Boqoradaydii Ladan Cidi Ilmahaas Yari Dooran Qotaas Inay Meesha Bahdilku ka socdo Soo Istaagto Lama Jeclayn Walahi.
Ladan Cidi forever❤
Kusaliya rasulkena mohamed scw❤
Masha allah munira waa inan degan oo qurxbadan xishodna u dheer waa oga inay noqonyso qofta u danbaysa ❤
Hei
Indhaha Alle haku nuriyo Hada like ❤️ Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Scw
S.c.w
Scw scw
Scw
Game sidan ah ceyda u qabo 12 gabdhood o ay amiira ku jirto u keen plz asad inti rabto like😂😂😂
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
Scw
Scw scw scw
Anigo naag ah hadan nin noqon lahaa hani iyo muniira doran laha❤mashallah wuu dookh fican yahay
Wlhi taan reeban lahaa ayuu reebtay❤
Dumar farxada iyo deganaanta ku qaataa, qurux iyo jir wee dhamaadaan lkn dabciga iyo deganaanta ayaa waara,
Gabdha dhan waa wada gob lkn aniga saas wax kudooqdaa.
Rago dhan gabdhaha xishodleyda wey jecelyihin 😂mxa lkn
Wlhi muniira la rabay wuuna dooqday legend🎉❤
Hani iyo ladan haduuba saray dookh male ani labadaas isoo jiitay fikirkeyga kahadly😂😂❤
Waa kula qabaa wllhi 😂😂
Hani❤❤
Haa wlhi billahi
Hani😂❤
Walee dadka isku dookh mahan markii ladhahayo run waye ani qoftaan markii real live camera ladubayo igaso hor baxdo iyadaa lee fiiiriya😂loosey isku doolha nahy
Qofta uu doortay qoftii ka horeysay ayan doran lahaa wayo xishodkeda to mach ayuu ahaa
M.a gabdhaha team 27 way so bateen allow Noo daa😢❤🙏
Jah muniira waa na waloosa malinkeeda kowaad ma ehee ayamahaan guusha waa dhankeed😂❤
Walaal aan ku salino rasuulkeena muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Fwyhc
qofka ugu horee ee baxaa iyo qofka ugu dambaynaa labadaba waan qiyaasay wllhi 🤣
Ku sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Scw
Mashallah muniira waa gabadh qurux badan inkastoo gabdhaha wada qurux badan yihiin oo ayna kala dhicin hadii ay ahaan leheed fadumo gabadha garba saarta cagaaran oo sakada madow wadata iyo amal iyo ladan cidi iyo hani ayanle, lakiin ani waxa dooqan lahaa ladan cidi waa ka helay gabadhas waa dooqeyga
Loosey dooq ba ledahay muniira absolutely gorgeous🎉❤
Anigabo muniira doortay isla markiiba ❤😂 m.a waa gabar qurux badan
Samiya hadaan waayo team ladan cidi guul❤❤❤❤❤
Afara qabiil 😂😂😂
😂😂😂@@AfnaanAbdullahi-f4f
@@AfnaanAbdullahi-f4f kkkkkk qabiil maahee waa taageeraaa hablahaa
Labada geeska jirta hadalka ayaan ku qatay wlh si qurux badan u hadleen
Anigo wali dawan waxn wataa
Hani ayanle❤hdii ad ila fikir tahay like isar
❤
Waa midkii ugu liitay barnaamijyadda Asad iyo Team 27
Sxbow diinteena kuma taallo in wiilal iyo gabdho kala ajanib ah ay is fiirfiiryaan xitaa dheel dheelba ha ahaate mrkaa bro xoolahaaga xalaasho oo video quman soo gasho
M.a walahi Ani muniira Ayaan la jiray wayna guulaysatay hambalyo dictorada❤🎉
Muniira Gabar Qurux Badan Waaye Masha Allah Looseey Meesha Uu Ka Fiiriyey Xariif Waaye Wlhi Ciyaal Xamarnimo😂😂
Hee muxuu ku doorty 😂
Xaguu la fiiriyey bal ii sheeg😂😂😂😂
Ciyaal Xmr Lee Fahmi Karo😂
@@Akim_1794noo faaide from ciyaal gobol😂😮
Ladan guul baan kuu rajaynaya ma chérie ❤
Muniiro kuu leesty😂
Hani ayaanle yaa ila jecel❤ marbo hani iyo ladan hdu saarey by byy dhirirka iyo joga❤
Gabdhaha buur buuran kulli wu ka saaray good choice Munira qurux iiyo xishood ey isku darsatay. ❤❤❤❤
Qofta Ana dooran laha ayuu dortay thanks ❤🎉
Muniira qurux walhi waa gabadh uu wanaag oo dhami ka muuqdo akhlaaq wangasan kamuuqato she also my choice wlhi
Looseey wlhi isku dookh baanu nahay min bilow ilaaa dhamaad inkastii ladan cidi ku degdegay.
Gabdhaha quruxda aya laagu doorta iyo diinta akhlaqda iyo nasaab wangsn. Waa iney nooqota gabdh guub weyn ilko caad indho caad tiimo maadow oo dheer
inta TikTok isku mashquulineysay oo ku suganeysay muqaalka azad xajiyo,lkn kaan ka rabnay caawa nooma keenin, inta aanan seecan aan is cafino, teem saamiya ❤
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
Hani Ayaanle ayaan dooran lahaa joog, jamaal, soo jiidasho iyo midib maariin ah leh ❤❤❤ masha allah hani ayaanle lve u
Way kaweyn tahy wilka
Haday kawynthyna bal waxaan eeg midakle qofkii cayilan ma in uu wayn yahy baa u qabtaa waa 26. Jir luusay sifiiacan u eeg kama hani kama yara haduusan kwynayn 26 jir kula waynaa
@@suusaanclcasiis
Raga soomalida gabadh ka yar bay rabaan wll
@@Xati-ve3tg abayo dhimalaha waxaa ka jirtaa gabdhaha maskaxda laga abyuusay gabr qaymahaaga garo midakle adigu ma afka ragaad kuhadlaysaa
@@Xati-ve3tg mida yaadan arag rag 100ka kor u dhaafay oo gabdhaha raba wali maaragtay nin leh hebel waa nin wayn bal way difaacaan adiguna heblaayo waa wayntahy baad lasoo taagantay waliba gabar yar oo 26 ah
Losey qofta an is lahaa bu dortay legend tahay 🎉
Asad Hagio walaahi barnaamijkaan wanka xumahay ee waa sumcad xumo oo sharaftiii iyo quruxdiiii ilaahay siiyay hablaha ayad faraha la gasheen . Fadlan waxan nagadaaa walal
Sax tan kle iney rag iyo dumar sas dhan isku firiyan wabo danbi soma ahan
Haa wlhi Asad rali galin bixi
Allah ka baq sheydaanka yuu kugu shaqeysan adigoo caafimaad illahey ku siiyey hadaad waqtigaaga ka ku dhameysid maalayacni & waxaan dan aduun & mid aakhiro aheyn inaad waqtigaaga ku dhameyso dadkana aad lumiso wale inaadan guul gaareen hablaha yar byar hablayoow illaahey ka baqa waqtigiina haku luminina maalaa yacniإتق الله حيث ما كنتم
Asad video kan waa qatar lkn waxaa ka sii fiicnan laheed in aad u dhibto gabdhaha buufin 🎈 kadib qofta uu ka Helin wuu ka bujin 😂😂❤ Ina codsigeyga aragto rajeena wllka
Waxas waa bahdil😂
Ilaahy lixaadkaaga hakuu caafiyo❤ asad xaajiyow
Aamiin yaarabbi
I wonder what our Prophet Muhammad (SAW) Would say if he was in the room. We forget our deen so much that we imitate other religious practices. May Allah have mercy on us.
Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
I knew he would choose this girl because she is the most beautiful girl in the whole 9
hada ayaan fiirinaaye inuu wax soo dhige Asad yaa ila mid like 😂❤
Ani wllhi kula mida😂
Walhi ani ahaan Wax aan u maleynaa ine amiiro guulesaneyso amiiro guul wacn❤❤❤
Ayy Munira qurux iyo xishod iyo kalsoni ❤🎉
Walhy ani xita muniiro dooranlahaa 2 ladan hday saamiyo ku jiralhydna ka hdal maleh 🫶🫡
Muniita ayaa guulaysanayso
Video ga wali ma dhamaysanin
Wlhi barnaamij Oo bilaabanin Oo loosey uu meeshan imaanin ban dhahy muniita dooqanaa because
qof ta meesha ugu qurxan waaye🎉❤❤❤
Waxaad rabta noo sheegaysa miya 😂😂muuse
O muniira ma ladan ka qurxontahay mise hani 2daas ka qurxan
Muniira Aniga ahaanteyda waan dooranlaha waana oga ine iyada ku guleysaneyso quruxley m.a❤🥰
Ninka sidaan gabadh ajanabi ka ah u qiimeeyo 10K USD uu bixiyaa iyadoo lagu tixgalinaayo fmlka gabadha iyo qiimaha gabadha!!... Booska wiilka Gabar inaad ku badasho ayeey eheed oo qiimeeyn sameyso Asad waan ku salaamay
waa fikirkeyga sxb
Abowe gabdhahi somaliyed Aya qeymo beele Ragi masulka ka aha ee Allah uu maxramka ooga dhici aya dayaceen ayan isleeyahay,diinta dadka ajaanibka ka ah indhaha kadabolo ayey kuleedahay dadna meshan tartan Aya lagu galaya Allah haso hanuniyo.
@@Siman-01Amiiin Amiiin
Aamiin aamiin
Wlhi doq ayo leyahay munira wa gabar qurux badan aqlaq leh masha Allah ❤❤❤
Wa ogaa muniira inee guleyseso gabar xishood badan afgaban m.a
Marki koowba muniiran dooran lahaa maasha allaah waa gabdha yar quruxoon dagan asturan maasha allaah qurux muniira cadey intaan kaa salamaa guuleeso waligaa asturnaanta kaa muuqata waligaa ku dadaal iyo daganashahaaga maasha allaah tabarakallaah guuleeso ❤❤❤
Caasho is the best inkastoo dumarkeena ay wada qurux badan yihiin
Asad hagio my foverite UA-cam bd thy indr deep UA-camka wxn ooo mdhx nimaaa ka daaa ooo dad wxn nhy mlinkd 200 mrysy kula soo jihaatmy UA-cam shine ah brnmijyo tyo leh ayaanu laaga brny plz UA-cam sidiisii hore iyo wxiii lgaaaga brty soo celi 2.4 million qof ba kugu xidhn indhaha caaalmku ady ku hyn somli youtuber bd noothy wx na raaaligliya u bhny shctrooyinkii iyo brnimjydiii lgaga brtyy noo soo daa
Sundus way xanuun santahay halo duceeyo😢
Rabi ha caafiyo xagee ka ogaatay
@@Aishuu240 snap chat keda quman kukacsan 😢
Ilahey ha cafiyo❤❤❤
𝐀𝐱 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐡𝐚 𝐜𝐚𝐟𝐢𝐲𝐨❤😢
Illhy ha caafiyo 🤲
Alla samidey ine noqoneyso waa oga munira gabar la dhaho xishod,aqlaaq,degnan ,ilahey aya siye🎉❤
اللهمَّ أَنْتَ رَبِّي لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ ، وَأَنا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْت ، أعوذ بكَ مِنْ شَرِّ ما صَنَعْت ، أَبوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ وَأَبوءُ بِذَنْبِي فَاغْفِرْ لِي فَإِنَّهُ لَا يَغْفِرُ الذُّنوب إلا أَنْتَ
Munira way uqalantaa iyada ugu shidan mesha❤
Mahadsnid wllkeyga asad hagio sida muqalo qurux bdn noo soo dhigtid youtube wll mcn hore usoco ❤
Muniira Quruxleey waaye masha allah ❤
doqon ladan marku sare waba niyad jabe😢💔
Haaaaa wlhi ladan cidi maaaa qof kale ku dooran lahaay
Gbdh thy adi dooqa raga laga hadlaayo pao
@@cadnaanjr2238 wlhi aniga ahaan waxan number one dooqan lahaa. Ladan cidi number 2. Hani ayaanle
Anba 😂
@@cadnaanjr2238 wan ogahay bowe dooq rag ama dumar ma laga hadlayo dooqa loosey alaga hadloya👍
waa dhaqankii gaalada dhaqan fiican maaha gabdhaheenu waa ka qaalisan yihiin wax walba ee ha ogolaanina in lays ku kiin bahdilo midba mida kale calaashan raqiis ama wax jaban oo aan qiimo laheyn oo kale ma fiicna
Wlhi bilhi talhi waan ogaa inuu dooranayo iyada wyo waa Masha Allha ❤
Team lathan cidi one like ❤
Wlhi first oga in number one tahay sababto ah sida u dhahday ma amiinsani in one ahay gabdhaha mid ugu diyarsan markasto last iska dhigta
Azad Hajo Sxb hore u soco guul Aya ku rajeynaya Sxb 🎉🎉🎉
Asc abtio asad waa ku salaamey adi iyo asxaabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtaan.
COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Alle Arsaaqad tan dhaanta ha ku siiyo, adeer Asadoow iimaan la'aanta noocana ee aad qiimihii gabdhaha Sonaliyeed iyo qiyamkeenii diinta islaamka aad ku dheelayso iska daa.
Masaakiintan aad 10ka dollar ku gumaynayso ka dhaaf.
9kaba ladan ayaa ugu qurx badan runti
Mansha Allah Ilahey gabdahena somaliyed hanodayo ❤,,They are all cute 😍
Horta hunnoyal kiki halkay Marty markine wan uxiidy wllhi wan tageero jiry ma arkin ayamahan dabee talow maxaa helay ala kiki🫂❤️😭😭😭
Aniga ku la mid ah vedio walbo waan ka fiiriya ☹️
Waaaaaaw waan garanayey kawrn quruxleydan inu dooranayo❤❤ muniira
Team amiira iyo sundus one like 👍
Qofti ugu horeysay oo aan fooqday ayey eheed
Qofka dooq xumaa 😂hani kifaax gabadha cusub io ladan ninkii doqiisa noqon wye dooqba maba lahan 😢😢
Dooqa waa lagu kala duwan yahay. Aniga iyo isaga isku dooq nahay anigaba gabadhaas aa dooqde markee soo safteenba.
Munira nag ka qurur badan umajedo waa hadi aad taqanan qurux😂😏
Gabarta ugu qurxooneed ayuu reebtay hani aad sheegeeso iyadaa u fool xun
Gabadhi ugu jirtey ayuba doortey muniira absolutely gorgeous❤
@@AlimohamedAdoowhadaba hani foolxumo kushegtay 0 tahay dherer+soojidasho+midib maariin❤😂😂😂😂
Amal quruzsan igu salaama ❤❤❤❤❤❤xishoodkeeda ayaaaba waxloodhigaajirin
Hani baa ushidneed lkn nin walba iyo dokhii😅
She’s too old for him
@@Xati-ve3tgsas uga tagay malah mesha ayad ugu qurxoneed io ladan cidi