DEG DEG SOMALIDII OO GERMANY LOOGA SOO CELINAAYO AMARKA MADAXWEYNAHA & DADKII OO KACAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 145

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  5 годин тому +4

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 3 години тому +10

    Aabe siyaAd. Bare alaha ha unaxariisto❤❤❤❤❤

    • @HosseinFarah-s7h
      @HosseinFarah-s7h 2 години тому +2

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
      Aabihii umada somaliyed marxuum muxamed siyaad Barre allaahu marxim janatul fardowsa daa,iman abadan aaammmiiinnn 🤲 aaammmiiinnn 🤲 yaa Rabal caalamiin

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 3 години тому +5

    Xasan dhiiqo oo Toban Milyan heley, Asagaa jeebka kushuban doono Masiibo, Socoto Umada ilaahay hakaaqabto amiiiin amiiin

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 години тому +5

    Mudaaharaadka waa meel kasto in u ka dhacaa oo dadkaas la bad baadhiyaa Allah ayaa wax bad baadhiyo 😭😭😭 Allow ummadaada badbaadi Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 години тому +5

    Somalia hadey Hassan Sheikh imaan laabe iska celin weydheen Allah idhiin naxariisto. 😢😢😢

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 години тому +4

    Dhimasho iyo allaah qof ka baqaayo waxaan ma samayn lahayn casbanallah😭

  • @نيموتميز
    @نيموتميز 4 години тому +7

    Aabo siyaad

  • @Umo580
    @Umo580 3 години тому +2

    SUBXAANLAA WARYAA ISLAAMA AH O SHACABAKA KAQABTA ALLAAH UN BAKAQABAN KARA YAARABI

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Годину тому +1

    Dadkaan la soo celinaayo ,hassan sheekh dhibaato lee uu wadanka u keenaayaa ,wadankii shaqo ma leh dawlada iyadaaba shiid ahee ,dadkaan iskama daysidoo,inta qof ama family ay masruufaan ma ogtahay wlhi ishooda ayaa ku helayso hooyooyinka iyo aabayaasha iyo caruurta ay masruufaan ,ilaahay walaalaheen dhamaantood reer jarmal siday doonayaan ala ha u yeelo,waa idiin soo ducaynaynaa insha allah ,ilaahay ha idin garab galo

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 години тому +3

    War gurguurte diin aan lacag aheyn ma leh daqad yar haduu ka arko shilimaad cid uu yaqaan ma leh

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 4 години тому +4

    Dadka yan lasocelinin because wadanka wili sefma ahan qarash kane haduw soqado lasimayo masinayan dadka lacag iyo shaqo ba e dadkas meshoda halo dayo dadka hada wey shaqestan lkn hadii lasoceliyo intey kashaqeynayan kuwijogaba manta shaqo hesanine

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 години тому +3

    Maa ninka qaaburaha faqanaaya oo maitiidi kajifiwaye aya waaxkasugeisan allah haidiin naxaristo somali

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 години тому +1

      Asc gargurte umada allaha ka qabto aamiin yarabi

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 години тому +3

    Maarhore ayan idiinshege Somalia waa bila madaxweyine

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 13 хвилин тому

    Birmada xasan sheekh sawtaa dhahayseen. Keep going xasan

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 4 години тому +4

    Hhhhhhhh walee waxbaa ku dhacay masaakiinta

  • @SafiyaJamc
    @SafiyaJamc 4 години тому +5

    Xaamra dhan hala duumiyo😂😂😂

  • @sirkaal
    @sirkaal 5 годин тому +6

    1 shilin lama siini donoo, xassan shiikh waa tuug, somali kale iskabadaaye, kuwa xamar kunool ayaa amaankooda sugi karin.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 4 години тому +2

    Waa ku qaldan yahay subxanalah dadkan qarash aa ka baxay ah ah ah

  • @HassanKhaliifAdan
    @HassanKhaliifAdan 4 години тому +4

    Waa uuku khaldanyahay
    Madax waynaha lacagta ayuukudhintaa. Sidadhiladii

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 години тому +1

    Waa runtis ninkas allah khair hasiyo

  • @ishowflesh1696
    @ishowflesh1696 4 години тому +3

    ilaahay ha ku gamo xasanow ilaahay bay somaliyi kaaga dacwoodeen

  • @11naa44
    @11naa44 4 години тому +3

    Marar bdn aya somali laga celiyey jarmalka hada maha mrki ugu horeysey

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 години тому +3

    Iyaga ha muda haraadaan ha dhahaan qaarkeen ama badankeen AS kasoo cararnay
    Haday reer GERMANY OGOLAADAN wadamada kalena wuu iibsanayaa dadka joga masaakiinta ah

  • @Umdhaalid
    @Umdhaalid 3 години тому +1

    A s c madaxweynah dadkas inuu iskadayayo dadkas xapsiyada kujiran ookudhiwatesan maa wadakooda lagusoceliyo Hadi waxtarayo😢

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 2 години тому

    Wllhi tan waa cuqubo somalida jarmal dheeldheel kuma tagin allaha wx ka qeeyr badan ugu badalo

  • @احمد-خ2م5ه
    @احمد-خ2م5ه 4 години тому +2

    ilaaheey nolasha ha u dedejiyo

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 години тому +1

    Waa wada handhikaap uf

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 10 хвилин тому

    Maxamed Syaad Bare. Hati dalka kalama tagin. Hal guri ka tagin. Ee ilaahay ha laga baqo Somaliyey.

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 4 години тому +3

    Holland waxaa miiska saaran qofkii wadankiisa u noqonaayo waxaa la siinayaa $50000 lacagta Euro ah, qofkii passportka soo celinaayo waa hal mar €50,000 waxaa jira dad xanuunsan oo daawo iyo qaliin u baahan dadka soomaalida u badan way diideen ineey qaataan lacagtaas. Waa hal mar nin cunsuri ah oo xisbiga cusub haysto, mar hadaad qaadato lacagtaas€ 50000 weligaa ma soo noqon kartid, passport ka waad keenaysaa go home paper baa lagu siinayaa Somaliya keliya ayaad ku tegi kartaa.

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 Годину тому

      Lkn ha qaldamin ,waa met belasting, haday zonder belasting ahaan lahayd ok waaye ,20.000 belasting ka aa leh 30.000 ka kalena adaa leh

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 4 години тому +3

    😂😂😂😂 dal xoreeye Farmaajo waa mariixan xaa laga dheefay qabyaaladii meeshas idin gaysay qaarkiin ka dheefa uff xasan dhiiqo lacag ma aragyey saan waaye habar kugu dhac gurguurte

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 години тому +1

    Waar dalinyarada haiswalan oo hadidan inaysonoqdan

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 4 години тому +3

    Xassan maafiyo lacag laa luush ah aya dowlada Germany 🇩🇪 sii say warqan saxiix aya la dhahay wana saxiixay Xassan maafiyo dad maxa ka galay wa caloshii u shaqeyste qab walba uu lacag ku heli karo ayu sameya soomaali haday san is ka qaban macal soomaalia oo dhan ayu iib san dona wlhi nin kan ma xishoodo wa tuug maafiyo ah

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 56 секунд тому

    Janada gacantaada kuma jirto. Ma aayad quraan baad u haysa hadalada aad ku hadli??????? Hadaladaada kontroll ku samee. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Xasan Sheekh xaqa Alaah ha ku famsiiyo hadaad qaldan tahay iyo wixi qaldan. Amiin. Somaliyey qabiilkana quraanka iyo sinada nabi Maxamed ( scw) Alaah ha noogu
    bedelo wa la dhaman waana lays xisaabin.

  • @AhmedAk-o5t
    @AhmedAk-o5t 4 години тому +4

    Xasan iyo muuse waa tuuko

  • @hanadmohamed8292
    @hanadmohamed8292 Годину тому

    Xaasidsanaa ay ay dhalay. Xasan Xaasid.

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 3 години тому +1

    Hassan Sheekh Maxamuud dadka ugu badan ee ku nool Jamaalka waa Reer Somaliland sidaas darteed caddaawdda uu u hayo Somaliland ayaa ku kelifay laakiinse cidii isku dhiibtay Coonfur ayuun baa wax noqonaysa Xassan Sheekh wuu waashay.

  • @SuleimanYassin-j9s
    @SuleimanYassin-j9s 4 години тому +2

    Maya qalad Wye wlhi dantotha bey uathene mxukarawa asaga hashaqestane

  • @khalifmmuxumad938
    @khalifmmuxumad938 4 години тому +3

    Wukuqaldanyahay
    Inusoceliyo

  • @AyaniitakitchenBeautyTv
    @AyaniitakitchenBeautyTv 2 години тому

    Waa salad in la so celiyo wan ka xumahy Madaxweynaha waa ku fududaady arintaas

  • @MuhiyodinDharar-rp1kp
    @MuhiyodinDharar-rp1kp 2 години тому

    Guul

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 2 години тому

    Donald Trump fix it......
    Farmajo fix it ....insha alaah soo noqo adoo nabad ah❤❤

  • @XaaliMahamed-h4j
    @XaaliMahamed-h4j 4 години тому +1

    Madaaxaweene.hasoo.ceelin.dhaaliyarada.joogta.jarmaalka.hasoo.sheesten.sababto.ah.waa.soo.xamalaanaya.si.ay..wadankoda.ku.soo.kordhinays.dhaqaha

  • @11naa44
    @11naa44 4 години тому +4

    Baba jay 25k wu iska qasaariyey guriyo iyo ganacsiyo ayu xamar ka furan laha srry

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 3 години тому

    Waa qaldan yahy dalkba nabd maha xagu uso wadaa inti kalba is dhamysaye

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 4 години тому +1

    War hala celiyo dhaqan xumay. Lasoo galeen. Yurub .qabyaaladii baa soo tahriibtay

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 години тому

    Malagiisa oo Hassan Sheikh inkaar qabe soo wataa. Kuwa Germany joogaan weli sixirka ma gaarin.🤯🤕🥵

  • @احمد-خ2م5ه
    @احمد-خ2م5ه 4 години тому +3

    War dal nabat meeshe miyaalo

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 3 години тому

    Waqtigeediimaha imika xasax sh waa lacagdoon dadka dankamalaha

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 години тому +1

    Hawiye nabsigii formajo ayaa idin haysata aleylehe aad vey idinkugu fiicantahay hawiye dowladnimo ma yaqaan imisaan idinlaheyn meley abgaal gurgurte iyo madaale meshey madax idinyihiin waa hoogteen

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 4 години тому +1

    Xagee la geeynayaa kuwii dalka joogay ayaa meel ay galaan oo ay ku hoydaan ayey la''yihiin arinkan waa arin lagu fududaaday

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 години тому

    Ma naxe Waa qalad

  • @AliBarreAbdulkadir-tp5zx
    @AliBarreAbdulkadir-tp5zx 3 години тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Beelo wayee afxumayashi Iyo

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 години тому

    Pas besoin de toi la Somalie pleure .. se😂❤❤

  • @AbdrahamSalat
    @AbdrahamSalat 3 години тому

    beero buu ugu samaynayaa

  • @احمد-خ2م5ه
    @احمد-خ2م5ه 4 години тому +3

    cuqubo ayuu qaadanaayaa xsan sheq

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 2 години тому

    Dadka yurub-ta kale joogo xataa ma guursadaan dadka germany joogo. Waa dad wada xanuunsan. Liibiya ayay ku soo wada xanuunsadeen dad fiyoow maahan. Jarmalka soomali waxay ku haayaan malahan

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 години тому

    Reer aqirad niin soo bixiye guwaa nool miyaa oo dhafaa

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Годину тому

    Defiq waa suuxay markii arintaan aas maqli

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 години тому

    Dacwooda xaquuq baa leedihiin

  • @MaxamuudCadoow-t4k
    @MaxamuudCadoow-t4k Годину тому

    Masaxna

  • @احمد-خ2م5ه
    @احمد-خ2م5ه 4 години тому +2

    Hala hawaro mootu fajir ayaa ku dhacayo

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Годину тому

    Kuwii gudaha kujirey ayuu guryihii ay ku noolaayeen ka buburinayaa ma kuwa jooga yuyb buu lacag loogu dhhibey siinayaa 😢😢😢

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 3 години тому

    Warmudaharaada oo kakac oodhaha waxba nasiinmayo

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 3 години тому

    Asc
    Dalka nabadmaha ilahowkaqabo

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Годину тому

    Saharo iyo bad dad soo lefeen aa rabtaa in aad account ka furatid! Yaab anakaa aragnay!

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 години тому

    Aamiin

  • @Aquuya
    @Aquuya 4 години тому

    Tuug waye xasan sheeq 10 milyan ka o u yelaa

  • @aminogurey6691
    @aminogurey6691 59 хвилин тому

    Abasiyad bare gadashis nabad wala wayay her wuxu somali garsiyay in nola magacawo arka afrika hadana waxbayahay waxbayahay ayan nahay soomalay nahay aniga ahan rayigeyga waxan u arka soomali oo dhan in ay madarta I iskugu sobaxan ha is cafiyan illahana dabi dhaf haweydistano

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 години тому

    Et oublie la Somalie Land 😂❤❤❤

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 Годину тому

    Gurgurte dhiiqo ciil qabe farmaajo waa marexan hada cano ka dhan gurgurte waa hiraab viva daroodkii soo rogal celi siciid deni axmed madoobe

  • @CashoCali-wk3mr
    @CashoCali-wk3mr 2 години тому

    Dadkii jogay soomaliya siba xamar ayagaba aqday hassan wili midan baran walaxaa dhiman

  • @Umumohamed632
    @Umumohamed632 2 години тому

    Maatadii iyo masaakiintii kunoolay soomalia ayaaba dayacan maxuun u qabankara kuwakale oo abni iyo nolol haayso iyo shaqo Dad nool iska dhaafe dadkii dhintay ayaa laqaxiye

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka Годину тому

    Dadkiina iyo dalkiina uso noqda waa waqtigii yurub aad kaso laaban laheydeen

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 2 години тому

    Waa nacas nacas dhalay oo biidhi qaada ah isaga ayey agrican ilaaluyan oo 1km sq laga klaaliya arintaasi wa arin ka so horjeeda qawaniinta aduunka wayo somalian haduu aduunku lacag ku bixiyo annigeeda sidee la odhan kara wa nabad

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 2 години тому

    Idoorku halkee lagu celin doonaa. Xasan xaraash wuu gatay Soomaalida. duf ku bax

  • @nimcojama7045
    @nimcojama7045 3 години тому

    HAAHAH SOMALIYA BA DHAHDA HADAD SOMALI TAHAY SOWAREEG SOWAREEG SACA GORAY BA KU HURAN WADAN kiina kalaya soomaliiyey😂

  • @Umalkhayrfarxaanmuxumed
    @Umalkhayrfarxaanmuxumed 2 години тому

    War hala soo celiyo soomaaliya sawkuwii kaleba ma joogaan maxay la sii yaacayaan

  • @ashaabdi9314
    @ashaabdi9314 3 години тому

    oo maka sugasaa xasan sheeq oo qabriyada gadanaya inu deynayo lacag

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 2 години тому

    Pulshits’s dhulkada lagu geynaya ma dhibaa war kuligod ha la celiya tugada

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 3 години тому

    Dhalinyaroy mudaharaada ka kaca ilahay haidinkaqabto

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 3 години тому

    Xasan shiikh awalba xoollo aan caqli lahweyn oo tiug qaacin ah waaye dadkii dalka joogayna maalin walbuu dhacaayaa oo dhulkeey deganaayeen la barakinaayaa 😂😂😂 bal muxuu u haayaa dadkaan masaakiinta ah ee dhibaatada gaajada & dilka uga cararay dhulkoodii hooyo xasan doqonoow ujeedadaada waa lacag oo xitaa hadii lagu yiraahdo dalka iyo dadkiisaba lacag makaaga iibsanaa xasan shiikh wallaahi Maya ma dhahaayo war ninka qabuuro faagax oo meeytada godka uga daba tagay oo qabuurahewy ku aasnaayeen ka soo faagay oo ganacsato ka gatay ma kuwo nool buu u naxaa , soomaaliyeey aaway dhulkii dab daniska ee masaakiinta uu ka bara kiciyey ee uu lahaa dab damiskaa loo dhisaayaa oo doowllada rtalyaaniga ayaa u taagan ineey noo dhisto , soo.aaliyeey aaway dhismahuu sheegayey Mala dhisay mise daduu ka gatay 😂😂😂 war qaa'inul wadankaan soomaaliyeey maxaad u sii fiirsaneeyaaan ? Maad is dhaafisaan waxaan nomosha ku bakhtiyey waa dulli aan dad & dalba aqoonin , xasan shiikg wuxuu dad ka yaqaanaa cali gaaf oo ah jifadiisa hoose , xitaa wacewywle oo laftiisa guud ah walaahi dadkuu ugu neceb yahay 😂😂😂 waa nin shaqadiisii hore aay aheeyd kawaan ,kaawo uu dhagax ka qodo marka nin kawaanle ahaa oo lacag baadi goobkeeda uu da"daas ku soo gaaray maa ka naxaayo dad soomaaliyeed dhibaatadooda / soomaaliyeey dal iyo dibadba ha laga mudaahiro dad kaan uu ka soo masaafurinayo wadamadeey joogaan soomaaliyeey ninkaan faataxad afar afar ugu mara in alle uu dalka dhaafiyo deg degna uu ummadda uga qabto cudur aan dawo laheeyn oo deg deg ah alle uga barya ducadiina wuu aqbalayaa ujeedadiisuna waa inuu lacag idinka sameeyo ujeedaduu idiin celinayana waa ineey al shabaab idin dhameeyso oo kuweey qarax ku disho & iyo kuwa aay ugaarsato oo madaxa jabiso idinka dhigo , waanan hubaa xasan shiikh hadii xitaa al shabaab aaay dhahdo dadkaad soo wado aan kaa iibsano si aan u qada dilno xasan biobaaye walaahi kama xishoonayo kamana laba labeeynaayo waa nin soori qaaday sorta allaha ka xiree muxuu ka rabaa masaakiintaad wax tari lahaa dadkooda iyo dalkoodaba / xasan munaafiq ha dhaco dalkaa alle ha ka qabto ( Aaamin Yaa Rabbi deg deg alle ha kuugu qabto gacantiisa ) wscww.

  • @fahmoahmed3941
    @fahmoahmed3941 23 хвилини тому

    Xasan Ku Wa dalka joogo wax uqabo

  • @CashoCali-wk3mr
    @CashoCali-wk3mr Годину тому

    Qabyo ninkeda dhamaystira soo hal hays uma ahayn hassan baraf wax buu dhameystrayaa marka hala iska dulqato wali la isma garin

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 години тому

    Cadaanka Waa iska daacad way aaminayaan

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 години тому

    Somali baa xaquuq jirin oo gumaysi ka jirto

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 години тому

    xasan inuu tuug yahay aan masuuliyad qaadi karin haloo sheego caalamka 😢

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 години тому

    Normal

  • @CashoCali-wk3mr
    @CashoCali-wk3mr 2 години тому

    Soomali meelkasta wuu ka shiday meye ku wii hassan baraf qabiilka ku tagerayay

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 години тому

    xasan dhurwaa horjoogaha mooryaanta dad qalatooyinka ee diin iyo iimaan laawaha akhasunaaska ibnu akhasunaaska inan gumeedka mujrimka dhagar qabaha ah wuxu cunay oo caloosha dhigtay dhamaan shacabkii Mogadishu iyo dhulkay deganaayeen iyo dhulkii danta guud xataa asxaabul qabuurkii ayuu xabaalaha kala soobaxay dalkiina badaha iyo berigaba wuxu ka iibiyay cadawgeena shisheeye 😡😡😡 maantana wuxu kadaba tegay shacabkii somaliyed ee dalalka shisheeye magan gelyada u tegay isagoo doonaya inuu Mogadishu ku soo celshado kadibna intuu qasho dhiigooga Cabo hilbahoogana cuno 😡😡😡 yaa Rabi yaa allaah xasan gurguurte xasan dhurwaa ku soo dedeji masiibooyin halaaga hoojiya oo aduunka ku cadaaba oo umada somaliyed ka badbaadiya allahayow aaammmiiinnn 🤲 aaammmiiinnn 🤲 yaa Rabal caalamiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Годину тому

    Hawiye ninkan dalka ka qabta waa taqaanaan farmaajo villada ka soo bax

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Годину тому

    Pakistan aa la keenay sixiroole ah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @deegohassan5598
    @deegohassan5598 4 години тому +1

    Now now now

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Годину тому

    Way iska shaqaysan lahaayeen qashinkaa yaa dadka ka qabta muxuu u hayaa mooryaankani

  • @MuhiyodinDharar-rp1kp
    @MuhiyodinDharar-rp1kp 2 години тому

    Kuwakale ee jooga yurobna soo celi madax wayne

  • @CabdikariinCumar-s8j
    @CabdikariinCumar-s8j 2 години тому

    Casanova was tuug

  • @nasradinguled4336
    @nasradinguled4336 2 години тому

    Haa

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 Годину тому

    😂😂😂😂 waala dhimahaa ma lagu dhihin miyaa kulahaa boorsada soo xir xiro adeer 😂😂😂😂 xassan ma naxo ilaa Germany loo jooji maa 😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Годину тому

    Ninkan waa idin iibin doonaa you will see

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Годину тому

    Rati weyn sidii cidiisa loga boojeyay! Xumaato lee dabdamiska xaaq, number afar afarta Ilbaab isku dhifo! Man is desperate! Mukulaal xataa hadii gurigaga joogto canshuur keen kulahaa!

  • @AflowmaxamedWarsame
    @AflowmaxamedWarsame 2 години тому

    dadkeena ha naloo soo cesho waa is weheshaneynaa buskut dhiiqa wax naga gata baanu weyney aryaadha soo noqdha beesadaan anba weynee