Kan inkaar allaha ku rido subxaanallaah Kuwii xamar ayuu ku jajabiyo guryihii kuwii kale ayuu ka dabatagey inkaar allaha kugu rid cimriga allaha kuu soo gaabiyo subxaanallaah Inaalillaahi Wainnaailleehi Raajucuun 😭😭😭😭😭
Kk munasarow ani alaabti gaduusneda kawataa Sveriga adi hadaa heshayne wan wada jogeyna amaa hesataa waa my sxb hejdå muqdisha kuguso boqana insha allh😃😃
Danmark ayuu naga soo celiayay kan madaxwayna mahan hassan tuug waya 2018 taqriqdi kadhacaday danmark cml wayo tan kale qofkiiba 20k ayuu kuqata marka laso celiyo
Xaqiiq dadka in la celiyo wax wanaagsan weeye yurub xata caruurti lagu dhalayay ayaa malin kasta gaalo qadataa oo 2 niin isqaba oo gaalo ah loo geeya caruuro soomaali ah gaajo iyo dagaal waxuu doono ha noqdo e dalkeena wax inoo dhaama ma jirto Hadii waddanki dhib ka jiro in laga caraaro maha e dhibka xal haloo raadiyo dadkan gaalada ah iyagaba dhib iyo dagaal waa soo maray lakiin way ka tashteen inagana sidaas ayaa laynaga raba
Arintan wa arin aad ugu fiican dadka qawiilka iyo isku dirka dad somaliyed kawada baraha bulshada xitaa hadey sharci heystan in heshiis dhexmaro Somalia iyo dowladaha western o dhan lagu xaabiyo.
Ma laga yaabaa in wasiirada iyo xildhibaanada passport ajnabiga wata aan dalka ka cayrsano oo dadkaas xirfadla yaasha iyo aqoonyahanada la soo celinayo ay ka bara baxsadaan
Mudaxiledkisa kowaad ayuu sidan bilabay wa shisheeye kalkaal odaygaan shisheyaha madaxa u laalaadiyaa baqti u su juude dheh baaida asa arkry ayda ma arkin xasan uf waa dhiqo
Baaba Jeey baa ugu daran laba sitimaan keliya ayuu joogaa.
Hhh waa sii tahriibaa ilaa juuj wamaa juuj
@IRIR-SAMAALE_114 Soo soco sxbow
😂hhhhhhh
Lacagtas dabaqyo ayu ka dhisan laha miskiin 😢😢😢😢
Xaa u haray ..hee ..xasan ...dadkan wax uu uhaayo malahan ......maso washay ....subxaana Allah...
Imanka laga qaad manin xabalahii ay ka baxsan wayen ayanu ka baxsan karnaa
😂😂😂😂😂😂
A.s.c soomaaliyay xasan sheedaan muxuu u hayaa dadka soomaaliyeed ee jooga Germany dalka amini kamajliro waad ogtihiin ee ilaahow kaqabo xasan sheedaan umadda soomaaliyeed aamiinaamiin
Subxaana allaah xasan
Sheekhwo umada somaaliyeed kii aakhiro joogay iyo aduunka joogayba ma karinaysaa
Illaahow u gargaar shacabka somaaliyeed
nolee maa nooleykaro nafna oo gormaa lagategay in eey ku. qorneed wax walba oo aad marayso waxaan jogaa somali mana ku qadin malina shaqada. talo somaliya walahi matalo Meelna waxaan lanahay cid falato beeraha iyo xoolaha beenta baadan daaya sacudiya Ayaan aaday waxaan ku arkay tan aan kaqaxay tuukadaran ee daadyahow allee ka cabsada waan heli karnaa dhaqalo nagu. filaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hambalyo 200k sxb ❤
Hadii nala celiyo wadankeenaaba dhisan laheeyn beeraheenaan falan laheeyn badeenana waan ka kaluumeeysaneeyna
Saxiib warka tirada badan iska daa dad socelin majirto Swedhan ayaa horay logadiiday
Rabi ayaa ah mid waxwalba og
Munasarow m .x .sh. dadkii Soomaaliya joogay mid qabri ku jira iyo mid noolba wuu barakiciyey hadana ma kuwii ilaahay lugahooda yurub keenay dhib walba eey soomareenba muu barakinrabaa ilaahay ha ka qabto masaakiinta.
Aamiin. Aamiin !!!
Ninkaan maxaa dadka tahriibey dabo dhigay
Lacag inuu ka sameeyo ayuu rabaaa
Boosaskii la dhacaayay waa soo dhamaandeen magafe dad soo celinaaya ayaa biloowday.xasan magafe xasan magafe
Wlhi waa magafe odeygu 😂
Munasarow wall illaahay dalkeena nabad hanooga dhigo soomaali oo dhan wuuqaadaa dalkeena oo nabad ah dadkeena hanoosoo celiyo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Welcom back 😂😂😂
Caloosha haka daadato xasan xumoow iimaan dhan malaha lacag meeshii laga helayo waa taagan yahay xasan dhiiqo kii qabriga ku jiray waa sariftay kii noolaa waa barakiciyey kuwii dibidda ayuuw aaday kan maxaas ahaay xasan dhiiqow nolosha ku dhibtay
Xasan xag makulihide adilee habaarka yuu kugu noqon.
Adiguu kugu noqon habaarku ogow maxa yeelay xaq kuma habartamaysid
Xaq waa ay kuleeyihiin oo xasan maaha qof shicib ah oo la’iska habaarayo. Xasan isagaa kitaab ugu dhaartay shacabka Soomaaliyeed. Qof haddii uu gaajo ama silic udhinto isagaa kamasuul ah. Waana laweydiinayaa Aakhiro iyo ilaahay hortiis wax walbana waa laga sheegayaa.
Saa isagaa nasoo doontay oo yiri Somali baan matalaa.
Xasan dhiqeestay
Kan inkaar allaha ku rido subxaanallaah
Kuwii xamar ayuu ku jajabiyo guryihii kuwii kale ayuu ka dabatagey inkaar allaha kugu rid cimriga allaha kuu soo gaabiyo subxaanallaah
Inaalillaahi Wainnaailleehi Raajucuun 😭😭😭😭😭
40qof inkaartooda aqbbal waaye ninkaan magafihii yurub noqday ku sootuura
Maxa uhaware Maxa xolahaga dhacay Hoyoyada wase Dhamaad yeelo Ninka Rag baa ilashanaye
😂😂😂😂😂😂😂😂 @@Music4k-o5pmarka hore gurigaaga ku noqo hooyadaa was . Rag baa ilaalsano dameer baa ilaalsanyo
Waa dad aan sal lahayn xataa ma dhagaysanayan ninka ka hadlaya sababta uu madaxwaynuhu u yimid iyo dsdka dib loo celinayo subxana allah
Hee mxa la yiri
Waxaan dhihi lahaa wlhi adaa dhahay ❤❤ munasar 👍👍👍👍👍👍👍
Xasan sidaas uma fududee , Dhabi u fiirso dhab😊😊😊
Hees ayaa la soo wadaa magaceeda la yiraa xasan magafe xasan magafe
🤣🤣🤣
BEENAALE BEENAALE BEENAALE AAN ALLE KA BAQEYN ÙADA HAMARIN HABAABIN
Baba jeey qaracan man is shook!
Dib baa loo noqonayaa🤣🤣🤣🤣🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Baaba jeey aa ka naxsanahay maskiinka😢😢
What's the problem we go back home there's no place like home sweet❤ home sweet ❤❤❤
Not our home is sweat pro till we get competent leaders who are there to lead not to loot properties of the people in the name of government
Ilaahay ayan ka magan gal nay
Faraxad way Walahi
XAASID. DULI. QADAADWAYN. XAASIDNIMO. AYAA. QAYRKOOD. KAREEBTAY. ILAAHAY. IDIN MADHI. CAJUUSKZN. WAALANA. ILAAHAYOOW. CALOOSHIISA. UDHINTAA. INKAARQABE. KOLAY. SIXUN. BUU. UDHIMANAYAA
@ Aniga yurub baan joogay qurbaha waan nacay
😂😂😂😂😂 hayeeye
😢😢😢😢😢😢😢
Dadkaas laleeyahay waala celinayaa waxaa laga yaabaa ineey ku jiraan kuwa taagersan Qoowsaarkaas (Xasan Shiikh) maantana waakaas iyyagiyoow qandaraas ku qaatay!
Dadkaasu intooda badan waa eey soo tahriibeen hadana Federaal laanki eey taagersanaayeen ayaa lagu cunay!
Xasan inkaar buu qabaa caruurtii mugefaha ku soo rafaaday baad soo celinay waxna uma haysid😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
No more buufis iyo liibiya
Adigu ha is inkaarin
😂😂😂😂😂😂 xasan sheikh cadi ma ahan madaxa ayuu ku socdaa
Dadka dhulkoodii waa lagu celinkaraa lkn in lacag laguqaato celintooda ayaa ah wax dulmi kujiro.
WAR MASIIBADA XASAN AYAX GEYSTEY YAAN LA DHAYALSAN SOOMAALIYEEY‼️ KA DACWOODA HADII KALE WAAD KA SHALAYNAYSAAN😢
Xassan meel u imaadey masiibaa imaatey...
Xasan arintaas haka fiirsado hadii ay run tahay
Ninyahoowo nabad nooma heesida ee maada nadhaaftid
❤❤❤
Wallaahi dadkii jogay dalka iyagaa iscunoyaan😅😅😅
Xasan shiikh Kuwa Somali jooga muxuu u haayaa iskadaayee kuwa jarmalka joogaa oo soo rafaafay bad Iyo saxara soo maray
Ilahaw waa argta ilahaw xasan naga qabo
Amiin
Aamiin
Tug doonaya caruurtiisa in uu sameeyo hay ad qaxooti lacag ay iga qataan
Noo keen dadkaas waaba ku badan laheyn si toos ah ayaan itoobiya u weerari laheen
HEYBAD WAXAAD KULEDAHAY DALKAAGA HOOYO WAANA LAMA HURAANKEE HAGAR Li.i dub ugunoqo
Munazar ebow anaa Germany joogo arinta sidaa maahin dadka xabsiyada Ku jiro iyo mashaqeyste iyo kuwa Germany diiday 🎉🎉ayaa la celinayaa
Haye😂😂😂
Sxb jajuub majiro
Odeyga wuu qaraab yimidey xasan Sweden halaga qariyo xasan
Kk munasarow ani alaabti gaduusneda kawataa Sveriga adi hadaa heshayne wan wada jogeyna amaa hesataa waa my sxb hejdå muqdisha kuguso boqana insha allh😃😃
Munazar wuu Soo laabtay to somalia 😂😮
Madaxweynaha Ereteeya,ethiopia waa diideen in hal qof lasoo celiya,lacagna ay qaataan iyo mashaariicba,Ninkaan hassan sheekh arrintaas sameeyey,EU oo dhan waa isku dayaneysaa.Ha sugi waayinina Sweden,Norway,holand & EU oo dhan.
😢
Horta waxaa isweydiin mudan dalkaaga oo wax qabad kaaga baahan markaad aado dal shisheeye oo danihiisa ka shaqeynaya, damiir markaad leedahay sideed dareemeysaa?🤔
KAN MADAXA XIIRAN WÀA TUUG ‼️ WARIYAA QOFKII RABA IN UU DALKIISA KUSOO NOQDO WELIGIIS BUU KARAY OO GERMANY WAA KU GARGAARAYEEN Aalba
Danmark ayuu naga soo celiayay kan madaxwayna mahan hassan tuug waya 2018 taqriqdi kadhacaday danmark cml wayo tan kale qofkiiba 20k ayuu kuqata marka laso celiyo
Madax 😊weyna ha dadka asqar ayuuku rabaa😂
Annaga maxaan uga cabsannaa inaan dhulkeena ku laabanno oo kunoolaano?
oo xasan gurguurte isaga maxaa kagalay wuxuu ku sii daynayaa banaanka isaguna wuxuu qaadan waxoogaa lacaga😮
Walahi hadaa comantiga arto habar io caay aya isqabsada mw shirkiyow umada makalexatid uqubo kugu dhacdy
Armay ayaga dheheen dadkaaga qado
Gurigiisii baa gubtay ducadii baaba jeey
Runti waxa jira ilaah baa og lkn ma laabaneeno
Dadka Garmalka jogo qaarkood go Aaney gaareen hadii laceliyo arsenal iney uhaayaan ayeey sheegeen
Wixii jarmal kusaabsan ee shirkada ah oo ay sameystaan qaraxyo halogidho ayan leeyahy xarfaatna lasoceliyey shaqadoda haqabsadan
Cagaftii madaxweynaha Yurub mey sii maree
😂😂😂😂
Waan ka xumahy baabajey 😢😢😢
War ninkan waa walanyhy hala xirxiro
Masha allah, M/weyne Xasan Sh, wuu ku saxan yahay Soo Celinta Dadka Yurub ku Silicsan Ee Derbi Jiifka ah, Waayo Dhalintas wax u Fiican Dhulkoda waayo, waxa dhici kara inay isbadalaan oo Dhulkoda Iimansadan, kuwa kalana kusoo naqdaan Dalkoda Oo Maal gashtaan, Kana Difacdaan Gaalada Madow kuwa Cad iyo Carabta kusoo Duushay Say uga Saari lahayeen, Oo Dhulkoda udifacan lahayen Sxb guul M/Xasan Sh, manta ugu fiican yahay, wana ku Saxan yayhay waayo Dhalin iyo Wayeelba dhulkoda kuso naqdan wabilaahi towfiuq.
Kuwo jidadka Xamar ku silcaya ayuu wax u tari lahaa, lacag buu ka qaatay Jarmalka si ay dhalinyarada u celiyaan.
Xaqiiq dadka in la celiyo wax wanaagsan weeye yurub xata caruurti lagu dhalayay ayaa malin kasta gaalo qadataa oo 2 niin isqaba oo gaalo ah loo geeya caruuro soomaali ah gaajo iyo dagaal waxuu doono ha noqdo e dalkeena wax inoo dhaama ma jirto
Hadii waddanki dhib ka jiro in laga caraaro maha e dhibka xal haloo raadiyo dadkan gaalada ah iyagaba dhib iyo dagaal waa soo maray lakiin way ka tashteen inagana sidaas ayaa laynaga raba
Inta ladilo kabacdi aa meydka iyo qabriga ka iibsan raabaan dadka lakeenayo waa lacag socoto😂😂😂😮😢😢😢😢
xasan jeeb miyaa waxas ujeedo halmeel ayaa udaran waana jeebka 😅😅😅😅
Alla cadawsanaa odaygu maalin dhawyd wiil soomaaliyeed oo dhar yaroo kafiifa xidhan oo kabo dacasa xidhan qabawgaas dhacaaya ayaa igu soo orday wll lacag yar oon cunto ku cuno isii meesha qoxoontigu iskadhiibana lacag aan kutago isii walaahi calooshaa ihurtay waan siiyay lkn waxaan kamurugsanaa inaa dhar meel laan uuga gado iga fogayd dadkaasuu rabaa inuu celiyo saas rafaadka ah kusoo galay mida kale dawlad isku sheegtane been badanaa qofkii raba in laceliyo muxuu safaarad kadoonayaa dawladaa uu lajoogo ayaaba ufududaynaysa haduu dalbo in la celiyo lacgna siinaysa
WARIYAA DADKA BEENTA KA DAAYA. XATAA KUWA SHARCIGA HAYSTAA HADAY DEM I YAR GEYSTAAN YRUB WAY TARXIISHAA.
Oooocada ame Baraki tahay
Hoyadiin ushegesin lacagtena maa noo so celinesan 😂😂
Dadkaa dhibaato le laga helaa
Ma madax ween madax weenah dadkiis dhintay soo qofay iyo dad noloshoodi latacalay ku mashluulsan hadalka lagal oron og allen lagal bariyo og
sax
Iskaraaji mpls Minnesota joga WA kaso tarxiiliya USA Somaliada jogta USA 5 kun a kaso tarxiiliya
Kuwa tick tock-ga. Maalin kasta qabiilka ka hadlo oo soomaalida isku dira oo qabiilka iyo quranka ka hadla kuwaas hala celiyo
Hacayin aqliga somaliyed cafimad bu,uyimid iyo inutarxilo kuwan sharciga lahayn dhaqlena wukuqatey😂😂😂😂
Dad kii wuu isku diray ....waqooyii iyo koofir ..meelfayoow malahan
Beenbaad heegaysa dalka dagana xaguu yalay Maxamed Siyaad illa maantad dabo raaracan kii kursiga soo fuulaba ku mashquula danihiina juhulaad tiiin tuugo ah ee
Arintan wa arin aad ugu fiican dadka qawiilka iyo isku dirka dad somaliyed kawada baraha bulshada xitaa hadey sharci heystan in heshiis dhexmaro Somalia iyo dowladaha western o dhan lagu xaabiyo.
Waxii imaado fiyaar aan u nahay warka yaan la buunbuunin
You funny jabhadeeyey
Sxbow boss trading holand
Duqan muslinka allah ka qabto marna asaga dadka barkincinaayo xibnahù ka iibsana canshuur ayuu ka rabaa😊
Ma laga yaabaa in wasiirada iyo xildhibaanada passport ajnabiga wata aan dalka ka cayrsano oo dadkaas xirfadla yaasha iyo aqoonyahanada la soo celinayo ay ka bara baxsadaan
Mudaxiledkisa kowaad ayuu sidan bilabay wa shisheeye kalkaal odaygaan shisheyaha madaxa u laalaadiyaa baqti u su juude dheh baaida asa arkry ayda ma arkin xasan uf waa dhiqo
Xasan sheekh isaga ayaa isu madaxweyne ah soomaali meel ay jogtoba madaxweyne noma aha waxaan ba dhihi karna waa cadow soomaaliyed dhan kastaba dadka maqan dadka gudaha ayay biilaan iyaguna waa is mareyan. RABBIYOOW kan shartisa noga filnow Aamiin yaa rabbi.
War wuxu waa neef neef dhalay
Hassan sheikhow dadki dalka joogay ayaa gaajo iyo qarax u dhamaanayo ee marka hore kuwaas xali, timirti hore ayaa dab loo waayay😂
Hurumarta ka shaqeeya dalka soomaaliya...Alow naxafid .
Iska hadal ayuu uhadlaayaa hadane wuxuu ku leeyhy waxaan ahy qof xil haayo
Hortaa Ayaa Laga Sheegey Nayuuska Aduunka .
Balo Kulamadax xiirnaatay
Wax iska orad ku dhamaa haa maijiraan xasan asigaaba mudadii xilka udhamaatay waa calooshiis lacayaar masuul maaha Qof kawanag san Rabi ha keeno insha Allaah
DAMACA XASAN AYA AH IN LACAGTA AY BALAN WAADAY DOWLASA SWEDEN INAY SIINAYSO 34 KUN OO DOLAR WUXU IS LEYAHAY ASAGA IYO DOWLADISA IN LASOKARSIYO LACAGTA
Xasan shiikh iimaanka alaha kugeliyo na nabadgeli waxnoomaheyside
Waaba Kaa soo tahriineeye maxaa nakaa dabo dhigey xasanbdhiiqoow