Waa la yaabay waxey Dowlada Falstin Siisay Isra xitaa Israa yaaban| Xamas O Macluumaad Xasaasi ah ka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 128

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  23 години тому +17

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 23 години тому +13

    Maxamud cabaas iyo tiimkiis waa ilmo yahuud

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 23 години тому +7

    Dowlad falastiin ee sax da ah waa Xamaas

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 21 годину тому

    Waa wa x la Nasaqay! Waxa ay lamidyihiin, Yaka oo Yahuuda ugu yeeray, si AFKOODA loogu XAARO! Si ay uraali geliyaan!

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 22 години тому

    Waa Mar marsiinyo awalba waligood way rabeen in ay Qasa qabsadaan oo ay ku darsadaan dhulkii hore ee ay haysteen

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 23 години тому +1

    Insha Allaah guul 😢ayaa Soo Dhow

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 23 години тому +5

    Sh dulmidid waxaas dawlad Falasteen lama dhihikaro

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 23 години тому +5

    carab oo dhan ayaa dabadhilif yahuud iyo mareykana xaaraanta ridowda

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 23 години тому +2

    Anuu kuwada salino❤rasulka❤scw❤scw❤

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 16 годин тому +2

    Scw scw scw ❤️

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 23 години тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 21 годину тому

    Subxanallah rabiyow inaga dhowr hogaamiye jilicsan oo dhiigiisu yahay sida
    Midka dofaarka oo kale subxanallah 😢 awood haba yaraatee awoodisa muujin karin

    • @haa8793
      @haa8793 10 годин тому

      Abtirkisa yahud ayuu kuabtirsadaa

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 21 годину тому

    😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤

  • @Sabdi-v1d
    @Sabdi-v1d 23 години тому

    Waa dabadhilifyo u shaqeeya gumeysiga israaiil,u jaajuusa oo ka soo horjeeda iska caabinta

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 23 години тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 22 години тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 23 години тому +2

    Turki, sucuudi iyo Malaysia waxaa fiican inay soo jeediyaan inay ka bexeen qaramada midoobay

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 23 години тому

    Cawo camerada another level wye Mansh allah fasiix ❤

  • @AbdiGabobe
    @AbdiGabobe 21 годину тому

    Allah.walmuslimina.walmalaaikati.dawlada.gacan.kurimisaah,oo.yuhuda.ushaqaysa.carada.rabi.hakudhacda.

  • @IbrahimAdan-i7f
    @IbrahimAdan-i7f Годину тому

    Subhanallah , what is wrong with these people . Have some Muslims forgot Allah and worship enemies ? May Allah guide us to the right path .

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 23 години тому +1

    Maxamud Caabas waa dameer

  • @nimcobarkad4946
    @nimcobarkad4946 20 годин тому

    Wa dabadhilifin O shaqeeya yahuda

  • @kaderjama6594
    @kaderjama6594 22 години тому

    Ascwr, Sheekh wararka wadan keena ama wararka soomaalida khuseeye kahadal , inta badan waraka soomalida kama hadashid ,.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 22 години тому

    walaalkaa Haku dhabar jabiyo dhibkeeda ayay leedahy Falastiiniinra Daanta galbetka degen walalahooda Reer Gaza umay turin

  • @qisooyin.channel.m2
    @qisooyin.channel.m2 Годину тому

    39 dollar ayaa liga qaday korsada 10 ka cashar oo dhan hal fidoyow waye hal video maa wax lagu fahmin karaa ilahay ayan kugu dacweyay hadad lacag teda isoo celi wasay sun alle hakaga dhigo waxad iska dhigrsa qof dacad ah alle ayaa ku jeedo 🤲

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 23 години тому

    Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @farhiyaabdull6660
    @farhiyaabdull6660 22 години тому

    Waa yaab dowad kushega falastiin way qaldanyihiin

  • @XalwaMahamad
    @XalwaMahamad 22 години тому

    Waa dad dulloobay😊😮😮😮😮

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 19 годин тому

    Dawlad lama dhihi karo falastiin nimanka jooga daanta gableed. Waa niman calooshood u shaqeystayaal ah. Nimankay qayrka ka raadinayaan baa kadabkooda goyn doona ugu danbey😢😢😢😢😢

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 21 годину тому

    Xamaas ha disho cabaas iyo inta ku xidhan.

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 21 годину тому

    Insho alha yago dulaysan casbs zise salman ka imardak ka urdun iygo dulaysan ayu tatarku bakhtigoda jijidi donan insho alha

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 23 години тому

    ..yaahuu.damiirku.markuu.dhinto.waa.iska.sidaas.waa.shaqada.inta.badan.siyaasiga.soomaali.ah.u.adeega.cadawga.alle.insha.allah.waa.lagu.guban.doonaa

  • @BashirMahammad-uq1jo
    @BashirMahammad-uq1jo 5 годин тому

    Shiqow aniga wax lacaga maheysto qaxoti ayaan ayay wana raba korsada qaxotiga kinyan joga fadlan halicawiyo waxan noqona arday wanagasan insha allah

  • @zuldanyare3335
    @zuldanyare3335 19 годин тому

    Xayaysiisnta sida tvga ah inaga daa shiikh update iska dhig

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 23 години тому +1

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤

  • @hawasharaf987
    @hawasharaf987 22 години тому

    Dameerka marku kataga waaxa waxba umaarkeysid Allaha badbadiya walalhena

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 11 годин тому

    XasbiyaAllah wa nicmal wakiil ma oga miyaa in qabri iyo qiyaamo ka danbeeyo oo aduunkana sumacad xumo uga tegayan markey walalahod jaajuusan . Hunguri sumcadaada kudhaafso habaar madhaafo

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 23 години тому

    😌😌😌😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 22 години тому +1

    Barigii ciraaq la weerayay 2003kii ayaa waxaa maalin iska dhawaaqay mucamar al gadaafi oo yiri waxaan hayaa yuraaniyam warshad nuclearna waa dhisaynay ee kaala nagala wareega sidii ayaa looga qaatay kadib isagoodhanna waa jarjaray maxamuud cabbas wuxuu samaynayo waa taas oo kale gaza ayuu fiiriyey laakiin ma oga in nasrigu dhawyahay

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 23 години тому

    Shiiqow video dag dag noso duub wasirki gasha dhigaa cadawga xilka laga qaday Natanyahu iyo galan ka tafatay nosoo dhaqso ilahayow balantada falastin usoo dadaji yarabi

  • @AlinHami
    @AlinHami 22 години тому

    عجيب والله

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 10 годин тому

    الله اكبر الحمدلله

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg 23 години тому

    Munaafiq gaal waaka xunyahy layaabi mayo

  • @leyloabdulle308
    @leyloabdulle308 22 години тому

    Asc maxamuud cabaas waxaan haddu ku dhaqaaqay horey ayaa loo yiri ninkii saca uu kicin lahaa oo saynta uga fadhiyo waxaa la dhahaa magacii ma ka kaca.
    Marka hadduu madaxweynaha saas sammeynnaayo shacabka qaarkod ee reer falastiin waxaa lagu qiimayn karaa dhibannayaal oo madaxweynahoodii ayaa gaday dalka iyo shacabka ilaahey cadowka ha inaga qabto.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 22 години тому

    Xamas WA inay layaba jawazizta reer falastiin Ku WA cadowga U shaqaynaya ha dilaan

  • @ashawooo
    @ashawooo 23 години тому

    Maxamud cabsa illahaya ha ka qabato umadan reer umad xaqa uu dirka inshallah gush waa walaalah reer Hamas xisabullahi Yaman Iran muqamada reer iraq

  • @safiadahir248
    @safiadahir248 16 годин тому

    Subxanallah dadkoda oo sidan lodhamenayo dadkoda shegaya waa cajiib sababtas akeneso in ee sidan udhamadan sababto ah dadkoda aa kamid ah waxa rufiyanayo subxanallah

    • @haa8793
      @haa8793 10 годин тому

      Yahud ayuu kuabtirsadaa

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 Годину тому

    Scw

  • @خلودحسن-ع1ح
    @خلودحسن-ع1ح 23 години тому +3

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717018744 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•~•♧♧(・|.}]◤)~♡~،'~;l.i.i.i.i.i.l.|,,,,،،،،،،،.،...،،،،~~♡~~♡~•~•~•♧♧(・|.~;l.i.i.i.😢😢،،،،،😢😢!;";!:":!:";";!;"♪€¢¢=,,..,,,m ,,n.,.,.,.,..,

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 20 годин тому

    Waalidka dhintay dambiga malaga maydhayaa hadii loo xajiyo?😊

  • @AbshirAadanMohamed
    @AbshirAadanMohamed 23 години тому +1

    ﷺﷺ۝ﷺ

  • @CumarSidow-j4x
    @CumarSidow-j4x 21 годину тому

    maxamuud cabaas waxa ubanaan xamas dilkiisa

  • @khadragermany1610
    @khadragermany1610 22 години тому

    Saruuqa managu soo Rida bay ka wadaa

  • @jaabiraxmad-p2x
    @jaabiraxmad-p2x 22 години тому

    WCKum wasalam

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 23 години тому

    Asc wll muslimku wuxuu kujira xaalad,adag sidaa'darteed waa'hoosloodhigo arintaa reer falastiin

  • @Dhaawac-s4t
    @Dhaawac-s4t 23 години тому

    First comment 🎉❤

  • @itzManha125
    @itzManha125 23 години тому

    Eeyga rabayad luu rabah was siin ma rabo dowlad maxamuud cabaas waa eey la rabeeye lanah keenaye meesha daciifka aan in uu muslim yaheye ku jirto shaki

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 23 години тому +1

    Sheikh Turkiga was LABA while Israel Bey SAAXIB YIHIIN.Markabkii hunks khatarta sidey dekedda Israeli BUU ku SOO xirtey markaas a SHACABKA gubey

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 23 години тому

    Qosol maaha wllo maxaa kugu dhacay Illahay ha badbadiyo reer falastiin

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 23 години тому +2

    SOMALIDA BADAN KOODA GAALA WAXAY SIINAYAN DORASHADA LABADA XISBI OO IGU WAA WEEYN.😂😂😂😂

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 22 години тому

    Marka lagu jebinayo waa kaas kuwo daniirkii ka dhibtey ee cadowga xasuuqa daacad u ah, weliba aan wax ixtiram ah loo haynin ee Illaahow hana duleynin

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 23 години тому

    Subxanaallah

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 16 годин тому

    Scw scw scw scw ❤️

  • @rashiidkhadar4928
    @rashiidkhadar4928 22 години тому

    Maxamuud Cabbaas waa munaafaq yuhuudda ka xun.

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg 23 години тому +1

    لعنة الله على المنافقين والكفار يا رب

  • @XalwaMahamad
    @XalwaMahamad 22 години тому

    Dawlad AA taasi lamadhikaro!!!!!

  • @kingartshargeisa
    @kingartshargeisa 19 годин тому

    Waa arin aad u xun inay ku waeejiyaan ...alow adaa xaal og

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 23 години тому

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @NuurIbrahim-r1c
    @NuurIbrahim-r1c 23 години тому

    Yaab waye

  • @samaaracadeey
    @samaaracadeey 20 годин тому

    Subxalaah

  • @abdirashidibrahim7115
    @abdirashidibrahim7115 22 години тому

    Warkaasu waa dacayD wax la Malaysian Karo Maha niyada Hanahan jabin😢

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 16 годин тому

    ❤❤❤❤❤

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 21 годину тому

    Horta iran dhexdeeda hays nadiifiso hadii kale isreal iskama celin karto

  • @haa8793
    @haa8793 10 годин тому

    Turkey recognised Israel as a country what is this hypocrisy subhana Allah

  • @alinooragedi6346
    @alinooragedi6346 22 години тому

    Dowlada falastin dad an dan-qaneynin oo wa walan aya hasta, wayo dad dadkodi la laynaayo oo iyagana cadowga u jaajusaayo

  • @xaawolaki9273
    @xaawolaki9273 23 години тому

    War waa yaabe xagee lagu arkay o lagu maqlay qofk isago caruurtisi iyo dakisi o dhan la xasuqayo leh ho hubkan Ku xasuuq mar dhow dhegaysta maxamud cabas iyo ragisay ciidamaynaayan ciil inaan u dhintaan kabaqayaa iyagaa yuhuuda Ka xuun side nin my gowracayaa adiga heshiis wax u hagaajini kagala dhexeeysaa

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 23 години тому

    M CABAAS ISAGA LAFTIGIISA IYO FATAX AYAABA ILMA Y4AH4AUDA....!!!!

  • @nasracali441
    @nasracali441 20 годин тому

    Wa mane baare iyo mane bilal

  • @MohamedAdhan-bo9tm
    @MohamedAdhan-bo9tm 23 години тому +1

    Yabway

  • @HafsaGorod
    @HafsaGorod 6 годин тому

    😊😊😊😊😊

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 23 години тому

    Waa wax laga xomado

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 21 годину тому

    Dad.ladhufaanay.ayad.kahadleysaaa

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 23 години тому

    OGAADA 20 QOFBA HAL"1" RUUX AYAA USOO DUUBAYAA INUU CIMRADII WAALIDKA U SAMEEYEY....

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 23 години тому

    Sheikh Taariikhda Maxamud Cabaas baar.Asaliyamaxamud cabaas WAA Yahuud Azhar weeydii. Jamal Cabdinasirna was Yahuud O awoow kis kayamid koonfurta Yaman. Yasir Araf na WUXUU ahaa Yahuud adheerkiis kayimid Morroco.😂😂😂.
    ....... ..Abdul Sheikhaal Nairobi

  • @771Yassin
    @771Yassin 4 години тому

    Xajkiina ma xasan guurguurte maa damac ka galey.

  • @alixsaansom
    @alixsaansom 18 годин тому

    Maxaa loodhahaa dowlada falastiin 😂 aniga ahaan waxaa dhihi lahay calool uusta Israel ee falastiin .

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 23 години тому

    Sarukhas danta galbeed wafariin ah indantagalbedna awoduyeelatay samaynta gantalaha

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 19 годин тому

    Waxa aad dowlad da Falastiin aad ugu yereyso waa muusad wana sababta 16kun reer Falastiin ay xabsiyada Israel Ugu xiran yihiin

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 23 години тому

    Muxamuud cabaas maskax daalooga jiraa

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 23 години тому

    Kamala ha doorteen laba kala daran laakiin waxa sii fog taram,?

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 21 годину тому

    Iiraan waxaa ku nool yuhuud badan oo aakhirusabankana noqon doona ciidanka dajaalka.

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 23 години тому

    Maxamuud Abas shiyibka falastiin oo dhane bu qa ciibicey Israël

  • @theREALHoo_Hoo
    @theREALHoo_Hoo 20 годин тому

    Yaab badanaa.Umad ayaga is lugeynaysa anagana calool xumo nagu dilayso.

  • @haa8793
    @haa8793 10 годин тому

    Sidey udagayan hoos ayaa lagadaganyhy

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 23 години тому

    CUMRADA IYO VIDEO GA KEEBUU SAMAYNAYAA QOFKAN BAASI???

  • @hasanmohamed7906
    @hasanmohamed7906 21 годину тому

    Kamala Harris oo madayweyne ka ah maraykan waban ku riyooday

  • @WA-rh8fl
    @WA-rh8fl 19 годин тому

    fatax ghaza aya laiidhin kusowejinea israeli hoo ghatalka

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 22 години тому +1

    Kuwaas askar ha laga dhigo oo dagaalka hala geeyo madaxa hala fujiyee masjidul aqsa ayaa maaro looga waaye xaaramiyiinta madaxa ka dhug dhugsiiya

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 23 години тому

    Haaa hadangartay israiil ilen waxugaxanuunbadan baajira maxabiista 400malin kadib hadayruntashegtay iyo sababtay maxabisteda isagadhegatirtay midna kudarso maraykan qudhiisa maclumad balagaqaatay xaruntisa saxaraha naqab inkastuyiri waladilay intisogashay xarunta dukumintiyadina walagaqaaday hadana waxbadan oxamas aysoxawishay bajirikara

  • @QadrocaliMaxaad
    @QadrocaliMaxaad 23 години тому

    Mareykanka oo foolaneyso aaa😂😂😂😂