Xuuti dad nol o damiir leh weye masha allah Anaga somaliya wax an galno maleh an diyaar garowno o dhiiga u shubno walalheen reer yemen ku na tageerno xoolo nool ari geel lo' ila hanti kale ma haysane
XUUTI WAXAAN KU CAAWIN KARNAA IN JABUUTI AAN LAGA SOO WERARIN OK ETHIOPIA BADA CAS AAN LA SIIN XUUTI AMAANKIISA IN LA ILAALIYO LO IYO ARI UMA BAAHNA DHINACA SOMALIYA IYO BADA CAS YAAN LAGA SOO GADIN GUUL IINSHAA ALLAH
Allow unaxariso walalahan reer falastiin guuleysta insha Allah iyo xuutiga guulaysta insha Allah iyo suriya guuleysta insha Allah iyo Somalia guulaysta insha Allah ilhaahay mid ka dhig isaamka aamiin aamiin
Asc Nadaara Shidaal Maxaan ka hadalnaa tan iyo maalinkaan yaraa 50 sano ka hor waxaan maqli Jiray Somalia Badrool ayaa ka buuxo oo waalid keen Cunto Jiilaal nagu siin jireen Dabagaale ayaa hada ka hor la yiri Daba gaaloow Timir ka waran waxuu yiri waa Xaraar ileeyn ma gaari karee taas ayaan ka leeyahay Tan kale Israel Nabad laga sugi Maayo inta uu Macalin ka weeyn ku daaban yahay Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Wadamada qaar iyo Arabta waa dad aan damiir lahayn madaxdooduna waa munaafiqiin. Allah u gargaayo walaalaheena Insha Allah wayna guulaysan doonaan Palestine iyo Yemen
Xamaas quus majoogaane Allah raxiim yaa u jooga inta dhimateyna janatal Firdows Allah ka waraabiyo dagalyahaniinta reer Falastiin gacantooda kor Allah ka dhigo Insha.Allah
Xuutiga cadawgoodu wuu badan yahay keligoona wax ma tari karaan waa geesiyaal oo way dadaaleen lkn carab yuhuud iyo reer galbeed ayaa col la ah sidaa darteed ma jecli in xuutiga dhib gaadho awoodoodana la wiiqo
Xuuti dad nol o damiir leh weye masha allah
Anaga somaliya wax an galno maleh an diyaar garowno o dhiiga u shubno walalheen reer yemen ku na tageerno xoolo nool ari geel lo' ila hanti kale ma haysane
Diyaar waaye
XUUTI WAXAAN KU CAAWIN KARNAA IN JABUUTI AAN LAGA SOO WERARIN OK ETHIOPIA BADA CAS AAN LA SIIN XUUTI AMAANKIISA IN LA ILAALIYO LO IYO ARI UMA BAAHNA DHINACA SOMALIYA IYO BADA CAS YAAN LAGA SOO GADIN GUUL IINSHAA ALLAH
Go ann waa leenahay lkn falastin maxaa dhaanaa
Allow unaxariso walalahan reer falastiin guuleysta insha Allah iyo xuutiga guulaysta insha Allah iyo suriya guuleysta insha Allah iyo Somalia guulaysta insha Allah ilhaahay mid ka dhig isaamka aamiin aamiin
Amiin
Xamaas waa saxan tahay Runwaaye dagaalka dhan halajojiyo ilaahow uhiili Rabiyow 😢😢😢😢😢😢😢
Xuutiga waa dadka cuga gesisan arabta oo dhan❤❤ m.a guull
Allow unaxariso walalahan reer Palestine 🇵🇸 iyo reer Somalia 🇸🇴 amiin amiin amiin
Ilahayow adigaa weyn oo Awood badan kuwan Awoodaada tus wey kibreen sidi Fircoon
Amiiin
Walaahibaan kudhaartee xutiyiintu waaa geesiyaal geesiyaal dhashay🦁🦁🦁🦁
Qalbiyadeenu waxay la jiraan xuutiga iyo falastiin insha alah guuul guuul guul❤❤❤
Aduunka waaa dan somalida waaa warerat meel udana mataqana
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Ilaahay swt garabka guusha saar xuuti yuhuud iyo xulufadoodana jabi Amin
Yaman sidey u caawiyen falastiin Allah ha u caaiyo Aamiin
شكر ندارا الله يحفظك
Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
Mahadsant walaalkey nadaara TV isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda
Mahad sanid Walaal ❤❤❤❤❤
Xuuti. guul. Gaalka. Ha. Jawo
Waan fanahay Xumus oo dhahab Noqotey 🎉🎉🎉🎉🎉
XAMAAS MARNABA MA OGOLAAN XABBAD JOOJIN LA ISU SOO NASANAYO, MIDDAAS WA FIKRADDA NATANYAHU.
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
Farxad weyn ayey nagilisay xuuthi ilaahey aaqiro iyo aduunyo janada allaha ugu bishaareeyo guuul aan u rajeynaa wax falastiin difaaco janada wuu u dhawyahay maahan sida ardugan qaain iyo carabto oo dhan ilaahey kama cabsanaayaan yuhud iyo mareykan ayey ka baqayaan uf
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
Asc Nadaara Shidaal Maxaan ka hadalnaa tan iyo maalinkaan yaraa 50 sano ka hor waxaan maqli Jiray Somalia Badrool ayaa ka buuxo oo waalid keen Cunto Jiilaal nagu siin jireen Dabagaale ayaa hada ka hor la yiri Daba gaaloow Timir ka waran waxuu yiri waa Xaraar ileeyn ma gaari karee taas ayaan ka leeyahay Tan kale Israel Nabad laga sugi Maayo inta uu Macalin ka weeyn ku daaban yahay Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Soriya allaah ka dhigo tii islaamka uhorseedi laheyd guul falastiin allaah ugargaar
Waa arki doontiin xuuti
waa guuleesana islaamka fiican caalamka
dhan isaga ayay la jiraan
Allaha guuleso falasatina
Wa.aleykum asalaam warahmatu allaah wabrakaatu
Shacabka somaliyed Ha udiyaar Garooban In ey Dhiig Ushubaan Walaalahoda Yaman
Tiisa daryeele baa tu kale ku dara. Soomaali iyaadaa qar ka lulata.
Asc somali weyn xuuti gesiyal waye ilaah haka qabto cadowga ❤
❤❤❤❤ thanks for the update
Wad mahadsantahey
🥺🥺 🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Yemen waa dad xor ah Somalia haddii lagu soo duulo waan hubaa sidaa ayey noogu hiilin lahaayeen
❤❤Wcs galab wacan ❤❤#Sabaax
Thank you
Mahadsanid
From nadara show ❤
Falatiiniitu halahayow guuleystaan
Asc c/roow turki waadanayste dhintay oo basaas basaas dhalay wuxuu.ushaqeeya yahuud iyo maraykan cidna umadaneeyi aan kuwwaa ka.ahayn waan naqlaunay xalay w/arimaha dibada hakaam inuu kufaraxsanaa dhibaayada reer gaza lkn waxaa udaran somaaliya oo muslimmoodayasa
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Guleyso ndr
Shaydaanka wayn shaydaanka wayn
Ilaaheyow guul sii reer falastiin iyo hutiyinta yaarabi Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid
Machaallah
Wadamada qaar iyo Arabta waa dad aan damiir lahayn madaxdooduna waa munaafiqiin. Allah u gargaayo walaalaheena Insha Allah wayna guulaysan doonaan Palestine iyo Yemen
Nadara maa kaa hadashiid bada soomaaliya oo uu Xasan sheikh saxiixay
YUHUUDDU WAXBA KAMA SAMEYSAN KARTO SUURIYA, MIDDEDA WA RI'YO AYA LA DHIHI KARA.
Ku darso hadii loo ogolaado suuqyada yurub gaaska iiraan turkiga xadbey wadaagaan ugana Dow suriya!!!!!
Waa danta hada uu turkish aay ula safan yihiin itoobiy ila safteen ingan noobahdilayan waa in soomaalidu turki ka fiirsadaan waxaay noo gacan galinaayaan war soomaaliyeey indhaha fura dalkeenii gumeesi cusub ayeeya gacanta u galeen oo ay moodayeen gacal
Somaliya unbaa tuugsiga jecel madax tuga iyo qabiil adunkan nagaga reebtay kena ayaba dunida qarin lahaa lkn nasiibdaro ayaa kudhacay somali
Macaliinka weeen😮
Ilaaheey ha u gargaaro ree palestine YEMEN waligood lagama guuleeysan insha allaah yuhuud iyo mareykan iyo uk alaha jabiyo
MIDDA QADAR KALIYA KA SOO QABO.
❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar TV ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
Waa tuugoo soo afjaray arimihii fallstin itoobiyan noo hoosaasin raab
❤wcs ❤
First viewer😂
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Asc nadaara tv maqrib wanaagsan
Xuutiga
Ilaahey ka sokow waxaa taageerada ruushka shiinaha iyo kuuriya
Xayawaaniin waxaasoo dhami ma xuuti oo jabhada ayay isugu tagayaan tolbeelay somali iyagaa is dhameeyay intay u hiilin lahaayeen walahooda muslimiinta ah
Nadaaroow Ustaad gabar Xuuthiyad maa ii doontid adaa af-carbiga yaqaanee. Sanca aan aadi lahaay ee ciil waxaa igu haayo carabi aann kasaynin
Wcs wll w
Mashruucaan waxaa banaanka ka helay qatar,horts israaiil flimkiisa eeyaa cunay
falastiin suriiya aloow ugar gaar
Allaahu akbar allaahu akbar allahayoow adaa wayn oo waaxida
Shidaa dunidii kataagan
Shirqool layskuwada samee
Shaydaan baa shaqaysanaaya
Shaxadii nacabkaa alloosan
Shaliyo maantaa isdiidan
Shinkeedii baan dhamaada
Shabeel baa maroodi maagan
Shabaqa aarbaaku oodan
Shilini garan goorka fooday
Shambaa shanu goodiyaysa
Shilalka shacayaa makoobna
Shaacaalaga qaaday sheeko
Shimbiri waylaabtay baadka
Shikiyo shido sii iftiintay
Shookada qabay shariyo beeni
Shidaalkuna waa xumaqnta?
Allaahu akbar
Nadaara showa wana kusalamaya sxb
Xuutiga iyo falastiin illahow gargaar sii oo u hiili
Xamaas quus majoogaane Allah raxiim yaa u jooga inta dhimateyna janatal Firdows Allah ka waraabiyo dagalyahaniinta reer Falastiin gacantooda kor Allah ka dhigo Insha.Allah
Galab wanaagsan walaalkeen
Arimaha bariga Dhexe adhiga UN aya kaala socdaa ugaas
Asc nadaara waaku sallaamay wallaakey nadaara
Asc
Hunguri Lee miyaa kkkk waa filayey yaaa qaain
Waaw
Nadaarow Tubooyinka aad sheegeysid hadda waa gubtay Filimkaasi,waayo Tubbooyikii Ruushka ee ay kubaxeen 900.Bilyan aaway waa laqarxiyey.
Ma yuhuuda ayaa la aaminaa balan ma leh yuhuudi
ASC MR NADARA SU,AAL MAXAAD OOGA HADALI LA DAHAY ARIMAHA SOMALIDA?
Warka nodadaji nagada een een eenta
3000 km dheh qadar iyo Turki inta udhaxaysa
Duni Waxan jogna shiico garab u ah falestin halka sunigii qeyb ka ah gumadla rer falestin
Hamas ma ogalanayan habaad joojinta maanmaaha sabaabta waqayana ay dooneysa Israel si aay ukussoonasata.flastiiin Guul insha'Allah
Wcs
Iran iyo turkey xuduud ayay wada leeyihiin
Falastin rabiyo xornimo sii
Turkiga waa shaqaale
😢😢😢😢😢😢
WWW, Naddaroow Gallab feyllin.
Eed ii edda inkih mahasintih qaabki niinki sharaxdi GAASKI KHADAR " reer Addunyi ogaaynih oo Turkiya kumid ettih " arintuun sabbabti inni liki tumidi Xamaas ii XUUTIYIINTA " Rabbiyoow in gergaar guulnisih, reer Addunyinih DHULKI LIGOOY. Amiin Yaa Rabbih Yaa Arxama Raaximiin Yaa Samiicul Qariibul Mujiibul dacwaad. Asc. Meggin Allih.
🎉🎉🎉
Xuuti awodiis lama wiiqi karo
Saudia Arabia haka bilaabo
😂 😂 😂
Yemen 🇾🇪 strong 💪
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waxaa qaldan madaxweenah xassan shiiq oo aan Lahey lataliye ama qabiir Somali ah ama mid la kireesto malintii loo dharshey XILKA Somalia ilaa hada wax uu saxiixey wax badan week horey wax uu Soo saxiixey dalka turkey heshiis manta wax uu aadeye Eritrea wasiirkiisa fiqi wax uu aadeye masar 2 wasiir waxeye aadan Ethiopia oo kala ah wasiirka nisa iyo was dolaha arimaha dibada marka yaa qaldan ma madaxda dalka mise aqoon laan ayaa jirto
Suriya awalba dheeman ayey eheeda cadawgi laga hortaagnaa ayaa qabsaday
Adero nadar adunka ninkasta dantisa wuyaqana marka lagareebo somalida o qaabil iskuhaysato o dadki kaga hadhay😅😅😅😅😅
asalka carabtu waa yamaniyiinta kamana haybaysanayaan reer galbeedka siday marawayntu uga haybaysanayaan aloow u gargaar walaaleheena reer falastiin yuhuudana ilahow baa bi,i
Xuutiga cadawgoodu wuu badan yahay keligoona wax ma tari karaan waa geesiyaal oo way dadaaleen lkn carab yuhuud iyo reer galbeed ayaa col la ah sidaa darteed ma jecli in xuutiga dhib gaadho awoodoodana la wiiqo
Qadar maxaa u geeystey masaafadaas dheer wexeeyba saaxiib yihiin iiraan kadib Turkey sidaas ayaaba sahlan qadar iyo iiraanna waa saaxiib .
Nadaara Safaari remit iyo Remittell Bakaal baan isku fiiriyey sxb safaari remit waa😂Qaali £0.57p ayaa different ah safaari waa Qaali
Gaaska ay Asraa’iil maba aha in ay iibkeeyso sababta waa wuxuu ka xoogay Falastiin