TUSAALE CAJIIBA AH: MAGAALO DHAN OO IMTIXAAN LA GALIYO DADKEEDI LA DHIBAY!1 WAA MAXAY SABABTA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 89

  • @techwizissa7247
    @techwizissa7247 День тому +7

    Mashallah Ustaad. I think this story you mentioned relates to Somali people. They have become similar to the people of the story you spoke about.

  • @rafaaiabdalla2329
    @rafaaiabdalla2329 6 годин тому

    جزاك الله خير الله يطول عمرك ويعافيك اخي شيخ مصطفى

  • @عائشةيحيى-ش6ز
    @عائشةيحيى-ش6ز День тому +5

    🇵🇸 I am the daughter of Gaza, I ask you by God to pray for us, my Muslim brothers and sisters 🇵🇸🇵🇸،،

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 День тому +6

    Thank you brother Mustafa Ali for your story
    This is good example for our country Somalia
    This shows Somalia nations believe in Islamic faith and their actions and behaviour never represent the true faith Islamic
    Therefore unless ask forgiveness from Allah and forget our differences and forgive each other
    May Allah protect and save Somalia and guide them to the straight path

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 5 годин тому +1

    Asc sheq Mustafa waa run wll dowladaha muslinka ah arintaan ayaa heysta.ilaahey hakuubarakeeyo jazaakallaah

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 18 годин тому +1

    Jazakalahu khayran brother

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 23 години тому +3

    Dadkaa ay qisada ka hadleysa waa .Soomaali boqol kiiba boqol ishaad ka ridaye mashaa Allaah

    • @farduus_
      @farduus_ 18 годин тому

      Qisada an dhagestay walahi somali aa igu soo dhacday dad xun allah ma wanajiyo 100/100 mahan dadfican waa ku jiran

  • @MohamedAbdullahinur-z2v
    @MohamedAbdullahinur-z2v 18 годин тому +2

    M.aTabarakallah wll Mustafa allaah haku barageyo ameen waa tusale kusocda wadankasta o Muslim ah in laku maamulo kitabka quranka ah Sharci Islam ah 1 wxa ubahan wadangena somalia hubal wax badan way barakobi lahayeen allaah raxman duniya wal aqira allaah akbar kabira raxman haka dhigo wadan walba omuslim ah ameen yarabi raxman wll Mustafa Ali nolow nolol farxadleh Iman qawi ah wll qali ah dhab Muslim Muslim muumin ah cimri cafimad cibado suban wll mustafa Ali

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 22 години тому +1

    Somalida wcs wll mashaallah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 День тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call jazaakallaahu qeyr

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 10 годин тому

    Waa sax xasan sheekh madax nooma noqdeen hadaan wanaagsanahay

  • @Amdeeq
    @Amdeeq 23 години тому +1

    Mashallah. Somaliya way uduurteen dad xunxun waa icaab ale

  • @mohamedsandhol1060
    @mohamedsandhol1060 23 години тому +1

    Somali 🇸🇴 waxa ku wanaagsan lahaa mid BASHAR AL ASAD oo kale ah

  • @aminaameen6144
    @aminaameen6144 День тому +1

    TAASI WAA SOMALIA
    QOON XUN MADAX XUN BAY HELAAN

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 20 годин тому

    Rabow yahuuda ku imtixaan shimbirkaas oo xataa koofi bir xataa ay ka dusta Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 15 годин тому

      Yahuuda waxaa kasii xun somalida ee xumaanta isugu kaal meeya ee kooda xun qabyaalada ku taageera ee nimcada uu alle siiyey ka baahan ee maalin waliba qabiil isku dilaayaan

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 23 години тому +1

    Smliya tusaale fiican markasta dadka shacabkaah markay mdx da wax kasheegaan waxaan dhahaa shacabka ayaa xun sababtaas ayay mdx xuni xukunka ufuulaan marka shacabow illahay aan kabaqno qabyalada joojino kiifiicana doorano insha Allah

  • @abdiali7300
    @abdiali7300 21 годину тому +1

    Somalia

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial 23 години тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi waa qosley sheekdan ❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 7 годин тому

    Mashallah

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 37 хвилин тому

    Machaallah

  • @abdallahali5551
    @abdallahali5551 17 годин тому +1

    Asalaamu alaykum Waxaa igusoo dhacay Somalida

  • @QadraOlol
    @QadraOlol 23 години тому +1

    Shiikhow waa umada somaliyeed o fahmeen kan u roon iyo kan u xun

  • @AminaOsman-k6p
    @AminaOsman-k6p 8 годин тому

    Mash alleh sax sax sax

  • @rahmomohamud963
    @rahmomohamud963 12 годин тому

    Waa run

  • @AndiraxmaanMalayis
    @AndiraxmaanMalayis День тому +1

    Reesuriyaxumaayeyen

  • @mabdi7921
    @mabdi7921 23 години тому +1

    Yes walay we are karban from my allha

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 20 годин тому

    Waaw dadkaas ma so
    Maliya miyaa. Xassan sheeq iyo muuse suudi. Farmajo iyo bare hiiraale kkk❤❤❤😂

  • @Somadam11
    @Somadam11 День тому +1

    Waxaa igusoodhacay Hassan Sheikh Mahmoud.

  • @AndiraxmaanMalayis
    @AndiraxmaanMalayis День тому +1

    Asc

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 7 годин тому

    Dad ama bulsho uwanaagsan Illaahay dhibo

  • @luqmancilmu
    @luqmancilmu День тому +1

    Kwrn shimbirti hadey dhimato

  • @QamarJamac
    @QamarJamac 9 годин тому

    waa tusaale caiiba dadku marka waa inay ayagu naftooda islaaxiyaan si alle uga raali noqdo arimahoodana u wali ugu noqdo sidaas ayaan ka fahmay

  • @HAREED77
    @HAREED77 21 годину тому +1

    Xasan sheeq iyo farmaajo oo kale weeyaan meel kale ha uraadin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 somali sabra

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac 7 годин тому

    Umdy somali ay hada madaxad.xun hada hestay umdy somali.sideyo.madaxad.fcn uhelan alle weyn HA.cabasadoyo diintay xaqany cade khurank ay ha laku dhaqabayo.umdy wangasany ❤ allahu akbar inshallah amin imank ay shey qali.ay qofk islmak ay ama musilmk ay ogy xaqany cade wa diintay islmak ay ❤ allahu akbar❤

  • @asfarcade9911
    @asfarcade9911 День тому +1

    Waa dhownahay

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 18 годин тому

    Waa ta ina haysata maanta

  • @sanweinemohamed8443
    @sanweinemohamed8443 17 годин тому +1

    Waxaa igu soodhacay dadkii doortay xasan sheikh oo farmaajo waa dileeynaa lahaa hadana ooy naayo

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 18 годин тому

    Soomaliya ayaa igu soo dhacaya Somalia

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 23 години тому +1

    Sax Waa tuusale fiican ku si waa Soomali meeystidhi

  • @farduus_
    @farduus_ 18 годин тому

    Qoisada walahi Somalia ey igu soo riday waxa hogan xun loogu keenayo dadka xun mahan ku ligood dad fican waa jiran lakin xumatada badan 😢😢😢😢

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 23 години тому +1

    Scw❤❤❤❤

    • @faisahuseen2674
      @faisahuseen2674 21 годину тому

      Masha waa qiso cibro qadasha leh, waa in latoosnado

  • @AdanHayjad
    @AdanHayjad 17 годин тому

    AscWrWb Sh marka hore wad mhdsan tahay Qisadaad hadaan ka hadlo waa. SOOMaalida maanta heysato. Alloow naga Saar. Amn

  • @FadumoNuur-o7b
    @FadumoNuur-o7b 19 годин тому

    Asc wllky waa waxanahaysta hadaan somali nahay

  • @KhairehYoussou
    @KhairehYoussou 3 години тому

    Mahadsaanid qof wal ooxun niitijo uleeyahay weeyan

  • @AndiraxmaanMalayis
    @AndiraxmaanMalayis День тому +1

    Waxaa is obaxday in rees

  • @MaxamuudAxmed-e8c
    @MaxamuudAxmed-e8c 8 годин тому

    Waxaa.gafay.reer.siriya

  • @RashidOmer-r5c
    @RashidOmer-r5c 18 годин тому

    Waxaa iigu soo dhacdey waxa soomaliya ku socoto maanta

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 12 годин тому

    Soomaliya oo Afartan Sano ku dhawaad Gacmahooda iku halaagaysa baa igusoo dhacday

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g День тому +1

    Wcs

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 19 годин тому

    Waa waxa somaliya kasocod sidan u fahamay ninka lagu saladay

  • @Habiba6428-Ali
    @Habiba6428-Ali 15 годин тому

    Tusaalahana wuxuuna tusinayaa in dhamaan.Umada Muslimiinta ah in ay yihiin intooda badan( فاسقون )Kuwa daacada Allaah ka baxay.

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 11 годин тому

    Xaqiiq wlh

  • @OmerMohamed-r5e
    @OmerMohamed-r5e 10 годин тому

    Asc hadaynu soomsali nahay maxaynu ul’nahay hogaamiye wanaagsan

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 15 годин тому

    Kow som waad mahadsan tahay aniga waxaa igu soo dhacaayo wadankeena sababta oo ah kuli waxaa ka buuxa sida ninkaas oo kale masuulna waxeyna ila tahay in aan si hoose isugu noqono ilaa magaalo iyo gobol iyo tuulo hataa qabiil walbo isla shiro culimada iyo diinta lala tashto mida ugu daran ee aad iska deysaan eey tahay XASADKA waayo heer magareyno hadan somaali nahay wuu nagu batay is xaasidka insha Allah iga raali ahaada hadan qaldamay waa fikrad maamo wabilaahi towfiq

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 6 годин тому

    Waxaa igusoo dbaay waxa heysto Dadkeyga somaliyed Reer #jubaland Gar ahaan reer
    #Gado

  • @luulaadan5727
    @luulaadan5727 17 годин тому

    Somaliy ayaa igu sodhacday waxa hasy

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 11 годин тому

    Tusalahan waxa igasobaxay waa somalida wlh ayagonan tosnen beyraban madax tosan

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct День тому +1

    Marer syriya wadoqaldan kudhacay orer asad laguintixamay mise carabta wadoqaldan martay markay caasiyen dawladi musliminta dhabarkana katogten kanaracen malcunka ingiris kadibna laguintixamay cadawga gumaystaha israil 2das wake?????

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337 14 годин тому

    Somalida aya igu soo dhacday lkn sheeqo sido kale waxa jirta qom xuun ah oo ILLAHAY kaso saraya hogaamiye wangsan tusaale ahan sida hada wadanka turkiya

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 13 годин тому

    Qisadaasu waxayi khusayisaa Somalida sababtoo ah Muslim na waa nahayi mana kudhaqano majoratiga Somalida waa daalimeen

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 8 годин тому

    Anga waxay ilatahay Malinti u Maxamed Siyaad Dilay Wadada ayaa ILLAHEY Caradisa nugudhacaday

  • @cabdiyaani7012
    @cabdiyaani7012 9 годин тому

    Nafteda igu so dhacday

  • @sainabmoose9268
    @sainabmoose9268 18 годин тому

    Waxaa igu soo dhacay soomaaliya because dadkii xumaada ilaahay madax xun ayuu ku saladaa

  • @mohamedhassan1469
    @mohamedhassan1469 14 годин тому

    Waxaan Ilaah kabaryaa inuu jidkaaa Tosan nugu duwa Hadi aan nahay Somali sabantoo ah muslimiin an sheganeynaa malinwalbana waa n isdulminaa ama waxaan ubadanahay kuwa kashaqeya dulmiga ayaaa nugubadan balfiiri shacabka Somali dulmigey isiku hayaan sida qabiil iyo isla weynida ku jirta iyo waxaa madax noo ah oo dhulikii iyo badiii iyo dadkiiba iibinayaa ayaaa melkasata Somali fadhiya oo isku sheegada odey dhaqameed aan Ilaah iyo rasuulkisa aan la cabsaneen ee ku nool dhiiga hooyoyiinka iyo caruurta somaliyeed balfiiri kan iskushegaya inuu madaxweynaha Somali yahay iyo soduu wax uboobayo oo aan gabasho laheen oo moda dhaca una das ineytahay xalaaal asaga iyo reerkisa.

  • @zekariamo2653
    @zekariamo2653 20 годин тому

    Asc waxaa igu soo dhacay dhibka haysta Umada islaanka oo jidkii ilaah subxana watacaalaa faray iyo sunadii iyo dardaarankii rasuulkeena suubanaa s c w ay katageen markaa taasaa igu soo dhacday

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 20 годин тому

    Xalku waa فَفِرُّوٓاْ إِلَى ٱللَّهِۖ إِsoomaaliyeey aan isku badnaano dastuurkaan baas aan kutubka quraanka ku badalano balayaaydaan fiqadiisa 251 b fiqada 6aad s lagu jiro balaa fahamtee aan iska qaadacno

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 6 годин тому

    Marka sheikh marka hada Palestine people ma dad aan wanaagsanen ilen illahay waa iqabay ila hilibkoda eyga Cuney garren marka waa dad miya illahay sidu rali ka yahay kumey dhaqmen

  • @adamswilliams5246
    @adamswilliams5246 День тому +1

    Boqorki waxa kutilmamtay bishar al asad, dadka xun yawaye ma Siriya? Fikrada mafahmin

    • @Laansaar
      @Laansaar День тому

      33 sano dad baa dowlad la'aan ah

  • @daauudgadhwayne410
    @daauudgadhwayne410 18 годин тому

    Bashara

  • @ArunDolal
    @ArunDolal 12 годин тому

    Ugaas ciisaha ayaa sidaas loo dooran jiray hada ma ogi siday tahay

  • @ArunDolal
    @ArunDolal 12 годин тому

    Bulshadii Wanaag san ayuu masuulka wanaag sani kasoo baxaa, waa run waxay heleen camalkodii oo boqor ah waliba ,waa lagu ciqaabay.qiso cajiib ah dheh

  • @Souleiman-x7h
    @Souleiman-x7h 18 годин тому

    Souriya.madad.xunba

  • @عائشةيحيى-ش6ز
    @عائشةيحيى-ش6ز День тому +10

    🇵🇸 I am the daughter of Gaza, I ask you by God to pray for us, my Muslim brothers and sisters 🇵🇸🇵🇸..

    • @fatmahassan2718
      @fatmahassan2718 23 години тому +1

      اللهم انصر اخواننا في فلسطبن

  • @axmedali8420
    @axmedali8420 6 годин тому

    Somalia

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 19 годин тому

    Waa waxa somaliya kasocod sidan u fahamay ninka lagu saladay

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 19 годин тому

    Waa waxa somaliya kasocod sidan u fahamay ninka lagu saladay