اللهم احفظ أهل وهل سوريا وكن لهم عونا ونصيرا ويعيننا يالله يا حي يا قيوم برحمتك يا أرحم الراحمين اللهم إنا نجعلك في نحورهم وتعوذ بك من شرورهم وحبيبنا الله ونعم الوكيل
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka qabto munaafaqiinta madaxda u ah umada muslimiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u soo dedejiyo guushooda walaalaha xaq u dirirka aamiin
Sheekh wax aad ka hadashay emirate oo dalkii la qaaday. Nasiib daro Emirates waxay noqotay India two mar hore. Waana ku talagashay India mar hore. Bal qabsoo inta dedood la hoosaso 35 inta badan aabahood waa India hooyoodna waa Emirates.
Lama yaqaan inta ajnabi ah ee soo gashay wadankeena. Waxayba naga maree in xitaa shaqaalihii hoose aan ajnabi ka dhigno. Sida dhismooyinka, hoteelada iyo ka badan oon la ogeyn.
Waxaan idinkaga faaiideenaya inaad ogaataan ciidanka ugu badan ee Israel ilaaliya Gaza na xasuuqa ka wada daanta galbeedna shacabka ku dhibaateeya waa hindi imaaraatka laga soo diray marke doonaana vacation iyo raaxo dib ugu noqda
hadda Syria ayaaba halis ku jirta oovgudaha loo soo galay oo jiritaankeedii khatar ku jirtaa. maxaa loogu fudaydinayaa inay dalka gudaha u soo gasho?? majara habaabis baa jira 🤔🤔🤔
Asc taas was dhibka naga hasta oromada ku so qulqulaayo p,l s.l iyo dhinac bay iyo bakal iyo j.l. war iska cayriya yeyna idinla wareegin dhulķiina was cadow itoplyank
maansha allaah guul xuutiga insha allaah
Ilaahey jiif iyo degenan ha siinin hal ala kama reebo yuhuud yaa rabi🤲🤲☝🏻☝🏻
Mahadsanid walaalkeen Musdhafe🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿
IMAARAAT YUHUUDA AYUU TAAGEERAA WADAMADA ISLAAMKANA WAA BUR BURIYAA WUXU XOOLAHA KUBIXIYAA SIDII ISLAAMKA LOO BURBURINLAHAA
Imaaraadku pillions of dollar Hindia siinaya sipaakistan loogu burburiyo
Marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo imaaraadka waa cadowga umada muslimiinta ee Allah ha ka qabto
اللهم احفظ أهل يمن وكن لهم عونا ونصيرا ويعيننا يالله يا حي يا قيوم
Reer. Yaman guuleysta
Masha Allah
Ilaahaw yahuud cadaabkaaga usoodadaji yaa qawiyu yaa caziiz
جزاك الله خيرا شيخ مصطفى
Safarka naartaAlle hakuu fududeeyo
Geesiyaasha reer yaman guulaysta
Somalia all ready waa lala wareegay, xalane na waa halka rasmiga ah ee laga xukumo.😊
اللهم احفظ أهل وهل سوريا وكن لهم عونا ونصيرا ويعيننا يالله يا حي يا قيوم برحمتك يا أرحم الراحمين اللهم إنا نجعلك في نحورهم وتعوذ بك من شرورهم وحبيبنا الله ونعم الوكيل
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka qabto munaafaqiinta madaxda u ah umada muslimiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u soo dedejiyo guushooda walaalaha xaq u dirirka aamiin
Emirates waxaa haysta cuquubaddii ay kagaleen aadamaha.
السلام عليكم
Waxaan bogaadinayaa walaalaha Yaman ee Xuutiyiinta, sida ay ucaawinayaan walaalahooda Falastiin.
Alahuma a acizal islam wal muslimin
Sheekh wax aad ka hadashay emirate oo dalkii la qaaday.
Nasiib daro Emirates waxay noqotay India two mar hore. Waana ku talagashay India mar hore.
Bal qabsoo inta dedood la hoosaso 35 inta badan aabahood waa India hooyoodna waa Emirates.
Intu laha muslim dhiib ayaa illahay hoostisa illahay ka dhaliyay
❤❤❤❤❤❤❤❤ maasha All😊
Jazakalah keyr
Allahu Akbar
Asc wele waa mahadsanta hay
Asc walal musdaf
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
Hi
maashalaahh
Shukran
Wadadbadan Dadka Somalia wan khatar arintaasi
Aduu xageed kasocotaa
Xagjir miyaatahay
❤❤❤❤❤❤❤
Allahu akbar alle harogo israel
maashaa laah guul turke iyo sooriy
Itobiya iyo Kenyan waya badan yihiin
Shiico io munaafin io gaalo allaha gabagabeeyo ciribtooda si dagdag ah idam allah
Iran, Xisbulah, Xuuti iyoo xamaas Allaha lajira, Munafiqiinta iyoo gaaladana Allaha baabiiya
Lama yaqaan inta ajnabi ah ee soo gashay wadankeena.
Waxayba naga maree in xitaa shaqaalihii hoose aan ajnabi ka dhigno. Sida dhismooyinka, hoteelada iyo ka badan oon la ogeyn.
Ahmed. Hussein
Anaga olomouc ayaa nature badatay booraa
inaga itppbiyaan inflation wareegay magaalooyonka qaar inaga bDan
Waxaa soo galay boqolaal kun
Waa ibnul yahuud imaaradka iyo daba dhilifkeeda waa cadowga islamka lagu burburiyay 😂
HADAY XITAA SHACABKA UGAARSADAAN REER FALASTIIN IYO YAMEN WAAYO CIDDA SHACABKA OO KALIYA BEEGSATAA ISRAEL USA UK IYO SAAXIIBADOOD AYAA SHACABKA UGAARSADAAN.
Imaaraat ka lug gooyada ay ku haayaan umadaha muslimiinta ayaa laga jaraa mustaqbalka.
Masar wax ay yahy maleh
Hindidu ha qabsato imaaraadka oo dhan
qaar waxad moodaa in ladhalay kamagaratid caruurtasomaliyeed
Alaw
Garabsii
Falatiin
Xuutina
Alw ka dhig
Kuwa jira oo jooga
Oromada Somalinad iyo Puntland joogra baa malayiin ah
imaaraatka waagii hore tiradooda waxeey ahaayeen laba malyan waxaane ku noolaa lax malyan oo ajaanib ah haddaad socotid waddooyinka dubai kuma arkeeysid kuma arkeeysid qof imaaraati ah 1% mooyee askartooda waa ajaanib ciidankooda waa ajaanib laakin nabadgalyada waa meel aad iyo aad u fiican aniga waxaan hubaa in imaaraadka weligood sidaan ahaan jireen haddane ahaan doonaan waxeey qabaan ciidanka sirta oo aad iyo aad u fara badan sidaa darteed cabsi kama jirto imaaraatka
Waxaan idinkaga faaiideenaya inaad ogaataan ciidanka ugu badan ee Israel ilaaliya Gaza na xasuuqa ka wada daanta galbeedna shacabka ku dhibaateeya waa hindi imaaraatka laga soo diray marke doonaana vacation iyo raaxo dib ugu noqda
Sheeqo yaa oghee
yuhuud haysta imaaraTku wuu jgu talagalay in shabka wadanka lagbato waayo asagub umadhalan dalka oo yuhuudii yamagata oo ingiriisku geeyay
Asc
.imaaraadka.carabta.in.laqabsado.oo.uu.cadaw.qabsado.waa.guusha.muslimiinta.dhabti
Macbad hinduus ah ayuu ka sameeyay khaa'inka horbooda meeshaasi! Waana hinduus leef leef!
KKKKKKK IMAARAATKA HALLAGALA WAREEGO IMAARADAHA YARYAR EE KUKIBREY SHUCUUBTA ISLAAMKA MARKII ILAAHAY NIMCADII UU SIIYEY AY BILAABEEN INAY KUDHIBAATEEYAAN SHUCUUBTA ISLAAMKA
Ekhwaanun muslimiin miyaad eheed mudane weriye kkkkk
Sunni ma aha xuutyiintu😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸👏👏👏👏
Ethiopië 🇪🇹 Waa inaan tar xiilah aduunkan ugu nabacahay Somalia 🇸🇴 hana ka hoortagiin dhuulka waan nag qadan😢
Masar iney timado maha masar waa tuugo
Turki waa beenalayaal marketing nool baa hayay
Maxaa loolahaay israa iiliyiintu wax beey barteen hadeeyba garan waayeen dhul daki lahaay noolyahay inaan xoog lagu deganaan karin
Hargeysa iyo boosaaso,jubaland iyo xamar wayshaystaan dhulkoodiina waxalawareegay shacab itoobiyaana oo waliba basaasiini kujirto kadarane Somalidii xasuuq iyo nacayb ayay iskuwadaa
hadda Syria ayaaba halis ku jirta oovgudaha loo soo galay oo jiritaankeedii khatar ku jirtaa. maxaa loogu fudaydinayaa inay dalka gudaha u soo gasho?? majara habaabis baa jira 🤔🤔🤔
taasi been maaha Turkigu haddaanu u gacmo laalaadinayn yuhuudda umay soo gasheen gudaha dalka.
Asc taas was dhibka naga hasta oromada ku so qulqulaayo p,l s.l iyo dhinac bay iyo bakal iyo j.l. war iska cayriya yeyna idinla wareegin dhulķiina was cadow itoplyank
Wcs
War tueki waa beenlow
Oroma daa nagu banana borama
DALKA MASAR,
WAA XOROOBIDOONTAA,
SIISII,
HALAGA CAAYRIYO DALKA.
❤❤❤