Dood adag oo saaka dhex martay mudanayasha golaha wakiiladda oo isku maan dhaafay xeer horyaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 12 днів тому +1

    Xeerkaa ha la ansixiyo
    oo shaqaalaha masaakiinta ah hoos haloo eego

  • @OmAbdikarim
    @OmAbdikarim 9 днів тому +1

    Afarta xaaraami ee habaarka qaba ilaahayow ka qabo dalka si deg deg ah

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 12 днів тому

    Tantoomo hadalkisu wa bila ixtiraam Allah Swt si khayr qabta qaranka haydin dhafiyo

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 13 днів тому +1

    Oo talow goluhu miyaanu “dress code” lahayn? Waa sidee ninka garanka iyo koofiyadda afka dheer xidhani!

  • @muxumedmohamed5008
    @muxumedmohamed5008 12 днів тому +1

    Dadkan dib yaan loo doran dhalinyarooy

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 12 днів тому

    Runta la diidanyahay. Waar Runtaa laysku sheegayaa

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 13 днів тому +4

    😂😂😂 Niow Ciyaalka KG ga ah ayaa idin dhaanta

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 13 днів тому

      Waxan codsan lah 82 nin ba in 5 sano dambe la dorta mar kale sida kuwa xabashida au wasto u niyad jabino guul gola somaliland 5 sano o kale

    • @MouniraARAHMAN-ng9zn
      @MouniraARAHMAN-ng9zn 12 днів тому +1

      .intaasay 3000 oo dollar ayay ku qaataan

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 11 днів тому

      @@mohamedalimohamed5828 hhhh maxaa la niyad jabinayaa

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 11 днів тому +1

      @@MouniraARAHMAN-ng9zn dee way ina dheceen

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 13 днів тому +1

    Dadkan yaa soo koriyay akh laaq xuma

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 13 днів тому

    Khalif bururuq

  • @cabdikariimnuur518
    @cabdikariimnuur518 13 днів тому

    Runtu fanto maaha ragaasi waa runtood

  • @lit7189
    @lit7189 13 днів тому

    Kkkk ragana maalniti yaa yiimaden meesha yaa iiska yeshen ninka sataba siidu uueka iimikana siiduu eagayahay xolihii umada baya sida kunoqeden mara wall bana qaranaka yaaya hagara damanayan oo cadawga somaliland baya lashaqeyan

  • @hassanmahamud443
    @hassanmahamud443 13 днів тому

    Whli cidaan wax ka aqli xun adunka majiro war jabhado lagu burburiyo Somaliland aya la diyarinaya gees walbo adikana adinka isku muqdo oo is heesto jahiliin

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 13 днів тому +1

    Waxani xildhibaano maaha waa jaahiliin aaan waayo arag ahayn oo waxoodu waaa hunguri uuun maalintay hadlaan bakhti ay cunaan ayay raadiyan somaliland waxa laaluush iyo musuq maasuq iyo lacag dalkale laga keeno oo dalkooda lagu burburiyo iyaga qaaata waxaaso dhana iyaga qaaata waana halbowlihii dhana eee qaranka somaliland ku dhisan yahay marka bud wax la dhex gala oo dhiig badan ka daadiya moyaane faaaido malaha kuwani kitaaabkii iyo dhartii way baal mareeen xisaabi alay jirta