Siyaasi Mustafe Xuseen Cali ayaa ka waramay wada-hadalada usocda Xisbiga Waddani iyo ururka KAAH.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Siyaasi Mustafe Xuseen Cali ayaa ka waramay wada-hadalada usocda Xisbiga Waddani iyo ururka KAAH iyo qodobada xaasaasi ah
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 78

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje 3 місяці тому +5

    Gudomiye xirsi beerka ka ogsooni malinti xisbiga lagu wareejinayey xinif iyo raga lamida waxay lahaayen maku dhaca wadani & abdiraxaman ciro in uu ku warejiyo xisbiga tina way dhacday labada rer ee walaha in siyaasi xanusan belo kala dhigo viva gudomiye xirsi

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 3 місяці тому +7

    Hadaanu habarjeclo nahay ciro isagoo dibada jooga ayuu xisbigii nagu wareejiyey abaalkaana waanu uhaynaa musana kulmiye ina kaahin wuu ka diiday inuu iska sharaxo gun iyo gob gobtaanu raacaynaa waana garxajis jegaantii waanu ku hungownay salaama kulmiye

    • @ArfiDualeh
      @ArfiDualeh 2 місяці тому +1

      Habar jeclo wadani raci mayso waa ragii shalay cadowga la soo saftay sideen cod u siinayaa waa noo beenale😂😂😂

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 2 місяці тому

      @@ArfiDualeh adigu kulmiye sii reerku way is raaceen warkaasi wuu dhamadee

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 2 місяці тому +1

      Wadni habrjelo raju kuma leh lkn kulmiye ayeey habrjecelo raju dhaw kuleeyahay mar 2 labaad inay xilka madaxwaynimo xukuman after muuse 5 year's ina kachin haduu guulysto was madaxwayne viva habrjecelo kulmiye udhaw 😅

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 2 місяці тому

      @@happyahmad9689 oo ma maxamed kaahin oo 90 jira ayeynu sugnaa hadii uu muse wax inala doonayo hada ayuu lu xushmaynlahaa ee nagala tag qabyalada iyo habar yonis nacayba kuhaya alle haku caafiyee anagu waanu doranaynaa adigu buudhigaa madhan ku hadh

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 місяці тому

      Kkkkkkk cadawga gudaha gees kastood doontaba kaga kaalay oo hj sheego waa cadawgii gudaha uun.xisbi lacag Cirro qaatay uu suulcawro kaga iibsaday gudoomiyenimada miyaanay ahayn xoogaana cabdilqaadir jirde lagu aanu siiyay laguna rakaateeyo imika? Waxaaba miyaanay dhabarjabintii ciidanka iyo waanu ka soo tashan inaanu hj taageernaa ka dambayn dadka shalay dhalay maaha

  • @cabdicisman9023
    @cabdicisman9023 2 місяці тому +2

    Run baad sheegtay
    Mustafow

  • @saleebanMuuna
    @saleebanMuuna 3 місяці тому +3

    Gudoomiye xirsi cali x/xassan guuuuul. Guuuuul. Guuuuul. Inshaaaa allaaaaah

    • @AhgacaanAwad
      @AhgacaanAwad 2 місяці тому

      xirsi tuug

    • @Aminajam4l
      @Aminajam4l 2 місяці тому +1

      Is not tuug he is nin ragged taasaad ka xuntahay

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 2 місяці тому

      Ninka wadani dhibka qarnku ku jiro galiyeey raga waalay was isaga way kasoo ifbixi hooray ahaataba

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 2 місяці тому

    Labada reer dhalinyara u cadey allah haku asturo❤

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 місяці тому

    Maansha allaah.
    Waa maalin cusub dalkuna wuu kabedbaaday juudaan.
    Hargaysaaay hawlkarbaanu kuunahay.
    Hororkiyo waraabaha hiilbaanu kuunahay.
    Huqda waalaga hayn.
    Hibo waxad utahay hanadada kuhelay.
    Waa gobonimo hadashay.

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 місяці тому +2

    Nin raga dheh oo hj nimaduna ku weynthy rum baad sheegty sxb

  • @moodyhype978
    @moodyhype978 3 місяці тому +2

    Mustafaw libax libax dhalay halkeedii ayaad dhigtay lagaaga daba dhufan maayo geesi cumar jibriil alla yaa burco 100 nin oo kaloo kala kasoo saara "FROM MAYDH COAST"good bye.

  • @XuseenSuudi-i1h
    @XuseenSuudi-i1h 2 місяці тому +1

    Siiyaasi mustafa xusseen and iyo. And ayaad u mahad santahay

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 3 місяці тому +2

    Waanu ku aragaa inaad tahay al ictisaamkiisii arga gixisada ahaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +4

    Tuug Xirsi khaayin Qaran

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Habar awale baa tuug reerkiin

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 2 місяці тому +1

    Dameerta ugu fool xun ayaa
    Ugu dhuuso qadhmuun
    Wax ka hadal Hj hooyadaa hawastee
    Ninkataaba wuxuu haysto ayuu ku xisabtamayaa

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 місяці тому

    Ninkan kalsooni darp badan ayaa ka muuqanaysa,ma baqdin Ina-Xaashiyaba,mise Waa baqdin Habar awal ahba.waan ka xumahay waxa kaa ilmaysiinaya waa Ina-Xaashi.

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 3 місяці тому +2

    Ictisaaam waaa argagixiso runtiii xirsi ayaaana hogaaaminaya

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 2 місяці тому +1

      Ha ooyin Marka lagaa adkaado adiguna waxaatay xaasid

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +1

    Xirsi munaafaq waa mas ciro qoorta kaga duuban

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 місяці тому

    Maansha allah waa guul taariikhiya oo bari uugaadhay.

  • @Quruxda_.Deegaanka373
    @Quruxda_.Deegaanka373 2 місяці тому

    Subxaan Jin xirsi layidhaah baa galay

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 2 місяці тому

    Xirsi guul

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 місяці тому

    Habarjeclo iyo habaryoonis waa walaalo cid udhaxayn kartaana majirto.
    Labo libaax ayaa mataanoobay .
    Waana guuul taariikhi ah oo aanjabayn.

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on 2 місяці тому

    Guul weye

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 місяці тому

    Kani ma wadan aan Somaliland ahayn buu ku noolyahay?

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 місяці тому

    Cadawgii gudaha kolba gear bay gashanayaan jar-iska-xoornimo ah xagay ka galayaan budhcadii gacanlibaax ee ina Cirro ee maydkii ciidankay jidgooyada ku laysay madaxa iskaga taagtee Wadani iyo taageerayaashiisu ku faanayaan dabadeedna shir dhan lagu xusay in Oofwareen mulkiilayaasha xisbiga yahay. Xagay ka galayaan huwantay qaranka u kadeen ee la soo safteen iyo ciidankay dhabarjabinta ku sameeyeen ee isgaadhsiinta ka gooyeen digo iyo dambas Allah idin qabay

  • @MubYus
    @MubYus 2 місяці тому

    2 Tuug haday wada hadlaan waxba soo kordhin maayaan.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 місяці тому

    Waad talisay.

  • @amiindaahir6610
    @amiindaahir6610 2 місяці тому

    Ader garxajis dalagaalii inaay nalagaal waydiiden ee cod say nowaydisan karaan

  • @Ismaaciilnuurcabdiraxmaan
    @Ismaaciilnuurcabdiraxmaan 2 місяці тому

    Saxib manta markan ucodeyo madaxwaynaha ciro
    Garxajis ma ucodaynayaa xisbikii wadani
    Waa mayadee garxajis waxa uu
    Ucodaynayaa xisbika garxajis leyahay
    Harjeclo waa la khiyameyay

  • @HRU20
    @HRU20 2 місяці тому

    MA BAMBO AYAA KA DHEX DHIGA LABADII HABROOD EE REER BARI.

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 3 місяці тому

    af hayeen ka cusub ee xirsi barasho wanaag San soo drawdown af hayen❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 2 місяці тому

    Habar honis hadaanu nahnay xirsi baan wadanaa

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 2 місяці тому

    Habarjeclo xusbigeedii mee intay midkale naashnaashayaa kodii baa dabaylaha isma raa aa mabheshiiyaa iskuma duba tafaariq baykujiraa maragiiniibaa massa imisa oo silcaaya weli makahadasheen Waydinka marba guri dumarka riji marinaayee adeer

  • @siciidcartan7571
    @siciidcartan7571 3 місяці тому +1

    xirsi meel gaadhi mayo ee dadka beenta ka daa.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 місяці тому

    Waar yaa ma waxaad Noo Amaanay Ganacsade Jiritaanka yaga Dawladnimada yada iyo Gobanimadayada Iib iyo Amaah labadaba ku Doonaya Oo cadaw gaanu meel iska saaray Sedex iyo sodon sano ka hor dilaal u ah maanta ayaad noo Amaanay war ma ragii Wadahadaladii aynu Soomalia la galay inagu dhaxal wareejey Ee Xirsi ugu horeeyey baad noo Amaanay Alaylehe qabyaalad baad Amaantay Ee Qaranimo iyo Dawladnimo noomaad Amaanin hadaad Xirsi ba noo Amaantay

  • @sismail120
    @sismail120 3 місяці тому +1

    Waa zagagar soo toosay

  • @axmecalidirir
    @axmecalidirir 2 місяці тому

    Caqlukale keen xisbiga wadani ma oglyahay inuu habar jeclo garab istaago soow kii dhabar ka katoogtay habarjeclo iyo somalilan oo dhan wartol kaa godhakelin

  • @xaajiguledguled7969
    @xaajiguledguled7969 2 місяці тому

    Libaax libaax dhaley

  • @CumarMidhiq
    @CumarMidhiq 2 місяці тому

    Weli wajegan kada giranbalaraba

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 2 місяці тому

    Garxajis dheh habar yoonis iyo ciidagale waa halreer ismaaciil shexisaxaaq

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 3 місяці тому +1

    Caqli iyo cilmitoona malaha kani

  • @saynabSr
    @saynabSr 3 місяці тому

    Qoladii habarjeclo ma lagu soo daayey habaryoonis ooy mudo badan mar qolo kaga meeraysanayeen oo kaga dhuumanayeen dantaa runsheegtay, jeegaani ma iska tagtay!!

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 місяці тому +1

    Al ixtisaam ayaad nooga sheegasaa waxba kama iiraan waa ninka xisbiga wadani la dagay, Adeer

  • @fatimanuur693
    @fatimanuur693 3 місяці тому

    😅😅😅 ciyaal ma qaaxiyaha laga ururiyey reer gacanta lagu hayo maahaa

  • @farahsulekha7128
    @farahsulekha7128 3 місяці тому +1

    Been beeeeeeeeeeeeen🫣👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾🐒

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 місяці тому

    hahahhahah .......Xirsiii waaa tuuug.......habar yoonis lugahoodaaa ayaaaay qaniiniiiiiiiiii

  • @Basshe-r7y
    @Basshe-r7y 2 місяці тому

    Gobonimo waa daw
    Mustafe dhawr goor ayan dhagaystayo waa dadka tirda yar ee caqliga rai ku galladay ee dalkan maanta ku soi baaqiya

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 2 місяці тому

    2:44 2:49

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 2 місяці тому

    Nacas turuqya iga dheh

  • @ahmedjama859
    @ahmedjama859 3 місяці тому

    Waar kor ubax
    Jooji qabyaalada

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 3 місяці тому +1

    Qabbiil ayaad 90 kahadleysaan dowldna wad sheganeysaan

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 2 місяці тому

    Kkkkk Beeni haadho weyna, Xirsi ictisaam Somaliland oo dhan way ogthy ee imisaa lagu siiyey. Reer Faqash wadani.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 місяці тому

    Laba neef xaraan cun akhaa

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 2 місяці тому

    habaryonis maxay ka tidhi markii la yidhi hj ciidamo haloo diro ee ay yidhaahdeen wax gurmad ah u dirimayno wax ciidana intaanay hj samaysan SSB hbr awal ugurman hj ciidagale iyo arab iyana aanay u gurman markii ay raga siyaasiyiinta ah ee dibada joogay cayda iyo af xumada u soo dirayeen beesha habarjeclo

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 2 місяці тому

      Waxkula dhintayba waa hyoonise Xumaanta daa

    • @saleebaancali9690
      @saleebaancali9690 2 місяці тому

      @@abdirahman-b9l maxaad u arki weyday adigu markaad lahayd habarjeclo hiil nagama dhexeeyo e hayska celiso dhulbahante inay arintaasi mid xun tahay o laysu baahan yahay mise adiga arin kasta oo aad tidhaahdaa waa mid saxan wixii kalena waa xumaan:?

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 2 місяці тому

      @@saleebaancali9690 waxaan maqli jiraye doqonta Walaalkeed uunbay aragtaa

    • @musinhoosman-du9hi
      @musinhoosman-du9hi 2 місяці тому

      Adigu maxad hj uu qabateen ,waydinka xata gobol caynaba uu quudhi wayay,haddan jbh Aya awadal Ka soo socte daba-adkaysat quruxeey 😂

    • @saleebaancali9690
      @saleebaancali9690 2 місяці тому

      @@musinhoosman-du9hi saxib anigu ma ihi qolada xukunka haysata malaha su.aashaadu meel qaldan ayey hirdiday

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 2 місяці тому +1

    Beenaale
    Xirsi
    Anaa
    Qof
    Ka
    Dhigay
    Laakiin
    Xirsi
    Waa
    Faaruq

  • @KuKuwait-i4n
    @KuKuwait-i4n 2 місяці тому

    0+0=0

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 3 місяці тому

    Beenta iska daa sheekh ayaad u eegtahay