Maxaa kala qabsaday Xil. Maxamed Abiib iyo Guddoomiye Faratoon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 210

  • @KhadarToosane
    @KhadarToosane 3 місяці тому +14

    Ninkan waa nin ficn alle hano daayo kuwo la midana alle hano sahlo ❤

  • @IdrissAhmed-kc1nx
    @IdrissAhmed-kc1nx 3 місяці тому +5

    Masha allah xil maxamed abiib ifiyo akhirana waa ushaqeystey xaqiisina waa sodhawyahey isha allah guuliyo gobanimo

  • @jirojoog
    @jirojoog 3 місяці тому +10

    Maxamed abiib 😊

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 2 місяці тому +4

    Mohamed Abiib legend bad thy ee cayayanka buufi, xaarantan isaso urursatay

  • @Ragiihore
    @Ragiihore 3 місяці тому +4

    Ninkan waa attention raadis bal inuu maqaaxi jooga ayad moodaa xildhibanba ma moodid

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 3 місяці тому +6

    Ninkan yari waxaan moodayey nin adag laakiin waa dadka hadalkiisa dhagaysta waxa uu gaadhay inuu gudoomiyaha ku yidhaa aamus

  • @somfarming9449
    @somfarming9449 3 місяці тому +5

    Sidani akhlaaq ma'aha. Aamus? Qof weyn miyaanu lahadlayn?? 😡

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 місяці тому +4

    Waa geesi guulayso cadowga hajabo ❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cawilcali7420
    @cawilcali7420 3 місяці тому +5

    Habeen kii intuu kiilo qaada soo cuno ayuu subaxii yimaada waxaan filayaa inaanu waxbarasho dugsi sare gaadhin shahaadada loo sameeyey

    • @MaxamuudFarax-f8g
      @MaxamuudFarax-f8g 3 місяці тому +1

      Bal hooyadaa waydii inuu shahaado haysto

    • @muhyidiinmuhammed4974
      @muhyidiinmuhammed4974 3 місяці тому

      Hadii ay taadaasi noqoto, dawladuun baa ceebaysan
      1) in ay nimaan dugsi sare dhamaysan ruqso musharax xildhibaan siisay
      2) inay shahaado been abuura ay bixiso haday bixinna aanay lahayn awood ay ku kala saarto shahaadooyinka fake ga ah iyo kuwa original ah

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast 3 місяці тому +3

    Ciyaal suuq bilaa ixtiraama. gudoomiyisi ayu sidaa ula hadlayaa. Smh

  • @Hamze_mi1an
    @Hamze_mi1an 3 місяці тому +5

    Srry asago qadiro ah oo qaad ku wa baristay ayu imaday maxamad😅

  • @Xamdaandaahir
    @Xamdaandaahir 3 місяці тому +7

    Maxamed xilibaan Parliament uma eeka

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 3 місяці тому +3

    Cajiib, Gudoomiyaha hay ada shaqaalaha iyo Xildhibaan Abiib hadaladoodu waxaad ka dheehaneysa guryaha ay ku soo koreen iyo aqoontooda, Waana labo masuul oo kala fog akhlaaqda iyo ixtiraamka

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 3 місяці тому +2

    Bal labadaa nin is barbar dhiga oo eega ka edaab fiican ee aqoontu ka muuqato xilibaanku waa sakandari to barlamaan ninka uu su aalaha wadiinaayo waxa ka muuqato aqoon

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +1

    Masakiin Kan bahdil dhibato Aya haysata horgal bila damiir ah meel an laga rabin joga adoonsigan Aya U danbeynaysa

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 3 місяці тому +3

    Oo gudoomiyaha lama ixtiraamo miyaa. Waar ninkan meesha ha laga eryo

  • @awidfaisal1061
    @awidfaisal1061 3 місяці тому +17

    Yarku waa bilaa ixtraam

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому +2

      Ixtiraamka ma waxaad u taqaana aan kugu tuntee Aamus

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 3 місяці тому +3

      Qofka shaqadiisa gutana maynu caynaa hdaba wakane ninkani ma taagero anuu lkn mrkano kle waxii loo dorty gudanaya dareenka umda afkeedu ku hadlaya suaalo macquula wuu la tagan yhy mxd u waydiinaysa hadad leedahay waa baab kle

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому +1

      Wajibkisu gudanayaa. Ixtiraam ma jirayo hadii u shaqadiisa qabsan kariwayo. Tuugta musuqmaasaqa wada ee dalka la hadhay waa in la kariyaa oo lala isaabtamaa

    • @HassanBirmad
      @HassanBirmad 3 місяці тому

      Waa qof bilaa akhlaaqa shaqadiisuu haystaa bay qaar ku odhanayaan aad is odhanayso ma jaahilnimay ka kahay shaqadiisa ayaa ku haysta jawaabta masugayo gudomiyaha golaha ma ixtiramayo maxaa xildhibanada ka soocay ee xiijiyay ilma xalaalku wuu xishooodaaye

    • @HassanBirmad
      @HassanBirmad 3 місяці тому

      Shaqadiisu haystaa macneheedu maaha golahaan ka dhex caytamayaa oo bilaa akhlaaq baan noqonayaa oo golaha dheeraadbaan ku noqonayaa adeer hadii la is ixtiraami waayo waxba meesha ma yaalaan horena waxa loo yidhi gude baas mid laga keenay oo garaca mooyaane ma gil-gilo duqaytida ninkii aw ka soo go'ay xildhibaanada kaleba waa mucaarid isaga lamid maaha

  • @idrisima4354
    @idrisima4354 3 місяці тому +17

    Si fiican ayu u matalaya maatada iyo inta jilicsan Ee Somaliland. Hanbalyo Xildhibaan.

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому +1

      In uu la xisaabtamo wa waxa uu mesha u joogo. Dadka qaar ban rabin in tuugta lala xisaabtamo.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

      illhey baa ku arkaa inad lug goynayso wax lagu yadhi ku eekow hawahs mesha talaa

  • @AxmedcumarCabdi
    @AxmedcumarCabdi 3 місяці тому +2

    Oyaaye waa bila ixtiraam sida u ula hadlayo gudoomiye faratoon bila ixtiraam

    • @K_nan_Jr
      @K_nan_Jr 2 місяці тому

      Tuugta in la ixtiraamo ma banaana Kan aduu kuu doodayaa somalida meek kastooy joogaan ayaagaba raali ka ah in lagu tunto😂 ka uhadlana waa bilaa ixtiraan kan wax cunana waa tuug yaa saxsan markaa?😂😂

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 місяці тому +1

    Waar golaha habsami usocodkii hakaduwina.
    Wax iswaydiintu maxumee wax qarantaa xun.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +3

    Ooyaaa waa shaqaale xaarmajo usheqaaya wa huwaan

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому

      Tuugta musuqmaasaqa wada ee dalka la hadhay waa in la kariyaa oo lala isaabtamaa

  • @MUNAHAIBE
    @MUNAHAIBE 3 місяці тому +6

    Ma ruquu ka shaqeeya orad tag ruqi

    • @htfalcon3979
      @htfalcon3979 3 місяці тому +1

      Luguma waydiin taas ee lagso xisabtanka iyo wax laga hadlayo 😊

  • @abiib531
    @abiib531 3 місяці тому +1

    Wildhibaan ku waa uu yara dag dagayaa inyar oo fudayda ayaa ku jirta

  • @MohmetAmad
    @MohmetAmad 3 місяці тому +5

    Gudoomiyihii haayada shawaalaha weeye maaha faratoon

  • @aadanismail5219
    @aadanismail5219 3 місяці тому +4

    Xeerkii anshaxxa golaha wakiiladu miyaanu shaqaynay?

  • @kiikoosahmed6019
    @kiikoosahmed6019 3 місяці тому +2

    Xildhibaam edab daran weeyaan ka yari bal gof dhan oo masuula kana wayn ayuu aamus ku leeyahay xishood la.aanta intaas leeg maxaa la odhan karaa .
    Ciyaalo xaafad baan xildhibaan ka dhiganay

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 3 місяці тому +9

    Waxa meesha jooga waa ninka kaliga ah ee xalaashaday codkii la siiyay...gudoomiyhuna si qurux badan oo professional ah ayuu uga jawaabay...waa laba nin oo u qalma kuraasida aay ku fadhiyaan

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

      ooyaaye waa youtber mid kale nin weyn buu leeyahey shut up ama amus gudoomiyha waa in uu dhageystaa amrkiisa

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 місяці тому +3

    Xildhibana matihide ilahay umada ha kaa qabto qof bila xishod ah bila ixtiram ah banu kuu arkaynaa maxa gorwalba aad la xanaqsantahay la qaylinaysaa ciilkan aad qabtaa muxuu yahay ilahay umada ha ka qabto adiga iyo kuwa kula midka ahba

    • @M45_0
      @M45_0 2 місяці тому

      Naag ka ahow fulaynima looma bahna dad bu matala, oo uu udoodaya. Ka kumatala hadalka ula tag.

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 3 місяці тому +6

    Qofka hadi aqoon la'aantu akhlaaq xumo u raacdo masaaib nafi ku jirtuu noqdaa.mohamed abiib aqoon iyo akhlaaqba wuu ka madhanyahay.

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 2 місяці тому

      xilibaanku waa daacad waana aqoon yahay waa ahlu diin. waxaa mucaarada kali ah tuug iyo qabiileeste.

  • @FuaadAhmed-no4to
    @FuaadAhmed-no4to 3 місяці тому +2

    Maxishoodo,manabaqo

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 3 місяці тому +1

    Qaran prank eh ayo ku omayaa maskinkan waar orod o goboladada xukumo o adigu masuul ka noqo Isaqland ha daba fadhiyinee.

  • @Qorsho
    @Qorsho 3 місяці тому +1

    Mansha Allah gudomi yaha hayada shaqala ha isguba waa ninyar balse waxaa ka muuqata sharaf ixtiraam aqoon wax barasho laakii abiib waxa ka muuqata deg deg istus nimo aqoon la aan igu sawir taasina waxaay wax udhimi doontaa mustaq bal kiisa danbe ee han kiisa siyaasada. He needs to educated himself 😂

  • @AhmedSultanAbdi
    @AhmedSultanAbdi 3 місяці тому +1

    Ninkan horta ma layska soo horeysiiya ragan iska soo horaysinayaa rag dhama manay ahaynba may si dagan u hadal dhahaan wuxuu waa bilaa akhlaaqba

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 3 місяці тому +13

    Xildhibaanku waa from,Baddow Tuullo, to Xildhibaan maba lha xasaanadii xildhibaanomo waa ciyaallo suuuq, pllse Gudomiyaha,Heu,Ada, shaqaaluhu waa Nin DegeN xaqa,xishmada Gollohu Leeyaheya ilaalinaya

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому +1

      Xinqooqa jooji

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому +1

      Tuugta musuqmaasaqa wada ee dalka la hadhay waa in la kariyaa oo lala isaabtamaa.

    • @cabdibqanicabdihi1616
      @cabdibqanicabdihi1616 3 місяці тому

      haa wlhy

    • @ridwaanmohammed7750
      @ridwaanmohammed7750 3 місяці тому +2

      Fadlan soo baro Qaab dhismeedka doodaha Baarlamaanku markay doodayaan...! Ku darsoo dastuuryo iyo xeerar la meel mariyay ayaa laga doodayaa markaa Fahan wax Cabdooow intaanad wax aflagaadayn wbilhi twfiq.

    • @boorowcade2636
      @boorowcade2636 2 місяці тому

      Hooyada ayaa ciyaal suuq ah duliyahow

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +2

    Dameeer xaarjo tuuuuug ismacli geele ushaqeeya

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 3 місяці тому +3

    3sano kadib ayuu fuqi xasuustay

  • @abdirahmanibrahim8416
    @abdirahmanibrahim8416 3 місяці тому +1

    Kan yar ee ina Abiib waa dibjir caadiya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому +2

    Pitbull ooyaaye with rabies,. Be aware of dangerous dog sign ha sameeyaan wakiiladu

  • @Money24745
    @Money24745 3 місяці тому

    This man is disrespectful Please the Somaliland government get ridiculous people out of our government.est our tax payers money

  • @xirsijibriil8928
    @xirsijibriil8928 3 місяці тому +1

    Waa geesi daacada oo garanayaa shaqada uu hayo mecneeheega .
    Lakiin masiibadu waa xukuumaď macaridkii macaarid ku ah

  • @AhmedJcmle
    @AhmedJcmle 3 місяці тому

    Orodoo Adigu Ruqi Maclin Ka Noqo Neefyahoow Qeylo Iyo Buuq Iyo Indho Beelnimo Uun Baad La Soo Taagan Tahey Camerdda Maalin Kasta 🤓🤓

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 3 місяці тому

    Is this guy trying to count the public servants of Somaliland so that he pass that number to his boss farmago and what a traitor he is and Abiib should be charged with treason , Abiib go beyond his mandate as parliamentarian always trying to create chaos but we the people of Somaliland are well aware of his actions and he will be prosecuted and face court very soon

  • @sihaamsiyoabdo1265
    @sihaamsiyoabdo1265 3 місяці тому +2

    Ooyaaye cida dooratay baa qaldanayd

    • @40Durkiya
      @40Durkiya 3 місяці тому

      Ma waldanayne ninba la idiin soo diray nin jilicsan kiyaa rabteena 😅😅😅😅

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 3 місяці тому +5

    Waar dee ilayn magalado ayaa laga soo doortay eh muuna xaq u lahayd inuu ragaasi umada waxooda cunay la xisaabtamo subhanallah , runta ayaa idin dhibaysa wlh

    • @xamsekeysecismaan6449
      @xamsekeysecismaan6449 3 місяці тому +2

      Runta qaab baa loo sheega lama jaahil qeyliyo

    • @Sport-Khayo
      @Sport-Khayo 3 місяці тому

      @@xamsekeysecismaan6449
      Walal kawaran dadkeena hadii ay qaabani walal waxa ku fahmayaan

    • @mahamoudaliaamir3271
      @mahamoudaliaamir3271 3 місяці тому

      Wad saxsantahay lakin kani waa G.shaqalaha maha wasiirkii waxbarashada ee iskuulada qabilsana taas ayad moda inu ku degdegay

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 місяці тому +1

    Golaha shirgudoon kiisu wuu liitaa ee faratoon wax dhaama keena.

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 місяці тому +2

    RUQIIIII KU LAHAAA TUUKOOYINKA KALEE YAA U XILDHIBAAN AH NACAAAAS

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +1

    Kibirkii iyo banaanka haloo saaro Allaw ma soo Afjarantay
    Qof idaa kuguma daayee aan is dayno ayuu kugu daaya

  • @KhadarMaxamuud-hf6zy
    @KhadarMaxamuud-hf6zy 3 місяці тому +1

    Sifiican oo dagan ayuu masuulku u jawaabay

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 3 місяці тому +1

    Suaashu waxay ku fiican tahay wasaarada waxbarashada u yeedh wasiirka oo waydii way iskuulka loo xidhay

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 3 місяці тому +2

    Yarka miya lagabawanaya wamaxay sidan

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 місяці тому

    ua-cam.com/video/B8TcMPYkwb8/v-deo.htmlsi=Po8ewWYDkkFNfHYT
    Somaliland dhibkaas ayaa lala soo marey inan yahow yari

  • @hadaafi
    @hadaafi 3 місяці тому +1

    abib nacas

  • @IsmahanAbdillahi-l2m
    @IsmahanAbdillahi-l2m 2 місяці тому

    Xildhibaan bilaa edeba oo bilaa akhlaaqada weeyaan gudoomiyaha ayyu aamus ku leeyahay , bal eeg wiilkankale sidu ugu jawaabayo daganida

  • @Baananews
    @Baananews 2 місяці тому

    Xilibankan wa xiliban sax ah wana so jeda xita dadka asiga lamid ah qarkod ma so xasuustan wuxu xaq u leyahay in la xisabtamo dowlada

  • @abdirahimhussein962
    @abdirahimhussein962 2 місяці тому

    😂😂 ninkaan waa dagaalyahay ciidamada halagu daro waliba kuwa jabhada ah ee la dagaalami doona guumaystaha Ethiopia

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 3 місяці тому

    Inuu ooyo waxba kuma aha jaahil calool adagaa baan maqli jiray xildhibaan ceebays maydhan baa meesha inoo fadhiya dhaqan xumada ninkan maalinba maalinta ka danbaysa wuu ka siidaraa nacdal baa kutaale waxani ilma xalaal maaha mixnadayste waa bilaa akhlaaq

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 3 місяці тому +2

    Kani ibnu xallaal maaha waan ku qiyaasey waana bilaa ixtiraam

    • @kawakawa4726
      @kawakawa4726 2 місяці тому

      Adiga oo qof aadan aqoon ku tilmaamaya ibnu-Xaaraam kwrn maxaan kugu tilmaamnaa

  • @AadanMahamuud
    @AadanMahamuud 2 місяці тому

    Kahalid qodox runtii waaa aqoonyahan da yar oo hab maamulkiisu heer sareeyo

  • @sakariyekhadar6093
    @sakariyekhadar6093 2 місяці тому

    Ninka hayada shaqalaha waa nin shaqadiisa haya oo garanaya oo aqoon leh oo si wacn uga jawabay sualaha iu hada waydiiyay ayuu bari hore na waydiiyay kani yark waa ii arkaay ii maqlaay caadi ah bal waad saxsan tahy lkn si degan uwaydi ii qofka suaasha ka wacan atack

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 3 місяці тому

    Dad baroorta yaxaaska comment ga ka wada suaalaha ayaa ah muhiim in laga jawaabo ee baroorta joojiya ninkan waa ninka kaliye suaalo loo baahanyahay waydiiya dawlada oo dhan

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 2 місяці тому

    Tuugo waaye kuwaan isn't aruursaday wlgi maxamed abiib lee runta laguna nacay

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 3 місяці тому

    Waarbal spirtoolahan kuwan agfadhiyaa aaney iska qaban layahiiin waa in ay iska fadhiisiyaan oo ay gacanta saat
    Raan

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 3 місяці тому

    Waar inaankan yaar maa ardayi ayuo mooday gudoomiyaha waa maxa amuus aqlaqada miyana loo dhigin maa xiildhiban bilaa aqlaaq aha 😂

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 3 місяці тому

    Goluhu muxuu xeer ka hadlaa isaga yaan xeer laheyn bal kan marna ka baxaya Golaha marna soo galaya ayuu Qaban lahaa

  • @MuxumedXaaji-c9d
    @MuxumedXaaji-c9d 3 місяці тому +1

    Cadaalada yaan si khaldan loo fahmin isla xisaabtanku waa muqadas

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr 2 місяці тому

    Wuxuuna kaliya leeyihiin mxad abiibow aamu calixaamud aamus shaqo maaha taasi ish

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому

    Ninkan hay Ada shaqalaha haysta waa nin well educated ah oo dagan. Iska ma qayl yayo sida ina abiiib

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 місяці тому

    Waxani khlaaq xumaaa dibjir saaqida oo nolosha ka dhacay weeye😮

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 3 місяці тому +1

    Waa halagu arko fadhiisiya oo aamusiiya dibjirka bilaa xishoodka ah

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 місяці тому +1

    Muxu Xisaabiyay imkka Jawaabtina ma sugaye Waa i arkay uune Wasiirka maalayada waydi dhagayso Fartoon

  • @MursalMRaydal
    @MursalMRaydal 3 місяці тому

    Xildhibaan M abiib waa geesi warkiisu cad yahay
    in wxa la is waydiyo qalad maha

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 3 місяці тому +2

    Kolay iga dul qaad badan aniga kuwa uu dhex fadhiistaa kaa yaree oromka ahi

    • @xidigahafilms3361
      @xidigahafilms3361 3 місяці тому

      ma hooyadaa buu yar wasay wadiga gubanayeeee

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 3 місяці тому

      @@xidigahafilms3361 dee kolay adiga ayey hooyadaa is yaqaanaan oo uu wasaa waadiga difaacayee ,

  • @ishrahabdi3571
    @ishrahabdi3571 2 місяці тому +1

    Wa jiri bila ixtirah wanu is mahadiyey wa badawnimads

  • @suugaan
    @suugaan 3 місяці тому

    kuwan caynaya inuu sida faratoon horgal noqdo jecelaa

  • @axmedjamac5125
    @axmedjamac5125 3 місяці тому

    Ayaan darada somaliland haysata kaas ayaa laleeyahay waa xildhibaan

  • @IbnuHassan-w5b
    @IbnuHassan-w5b 3 місяці тому

    waxan kibirsan nio walhi ragbayna is arkin ooyaayahan😡😡😡

  • @KhadarCumar-sk4yh
    @KhadarCumar-sk4yh 3 місяці тому +1

    Waxaasi dawladnimo maaha dhinaca akhlaaqda sida reer jigjiga kala cabsada oo xabsiga isku dira kala fahni waayo

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому

      Wajibkisu gudanayaa. Ixtiraam ma jirayo hadii u shaqadiisa qabsan kariwayo. Tuugta musuqmaasaqa wada ee dalka la hadhay waa in la kariyaa oo lala isaabtamaa

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 3 місяці тому

    Waa ciyaala suuq xildhibaan maaha waa dibjir ooyaaye

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 2 місяці тому

    Xildhibaan shaqoyaqaan ah xld.maxamed abiib

  • @dahirhassan1991
    @dahirhassan1991 3 місяці тому +12

    Waa bilaa ixtiraam

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому +2

      Wajibkisu gudanayaa. Ixtiraam ma jirayo hadii u shaqadiisa qabsan kariwayo. Tuugta musuqmaasaqa wada ee dalka la hadhay waa in la kariyaa oo lala isaabtamaa

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 місяці тому

    Heer wuxu gadhay in u yidhaa amus waa leysagadanbayn

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 місяці тому

    10 mir kanoo kale hadii ia helilahaa dalka wuu dhismi lahaa

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 3 місяці тому +12

    Mxamd waa bilaa adaabba

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 місяці тому +2

      Wajibkisu gudanayaa. Ixtiraam ma jirayo hadii u shaqadiisa qabsan kariwayo. Tuugta musuqmaasaqa wada ee dalka la hadhay waa in la kariyaa oo lala isaabtamaa

    • @AbdirahmanAdan-ru2ou
      @AbdirahmanAdan-ru2ou 3 місяці тому +1

      @@yoyogi52 waajibka sidee loogu taa adeer ma sida ciyaalka oo loo hadlaa meeshu ma garoonbaa mise gole qaran adeer waar waa qof waalan bilaa dhisbiliinta gocasse ah

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 3 місяці тому +5

    Xildhiban sida kale waad fiicantahe in yar oo ixtiraama Ku dar

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 3 місяці тому

    Waar niyaw cunugan qaylo badanaa ma daalo miyaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    Waxad ii soo shegtan wsiirka u wareysanyo Ooyey waa wasir aad u dagan please ma nin qurbaa wax ku soo baartaa sida degan ee ixtaramka leh ee uu sharfyo xildhibnaka sharftiisa in kastoo Oayey yahey nin aan lagu ixtraman xildhuban ahan madama isba ixtraamin madaxda maanta u maryo in Gudoomiyaha wakiilada yidhaa shut up Madaxweynha iyo wasiirada caydododa waaba maalinle

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 3 місяці тому

      Maya qurba waxba Kuma baran, Hargeisa ayuu wax ku bartey.

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 2 місяці тому

    Adeer waa is waalwaal.ninkan xaalkiisu

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 3 місяці тому +1

    Kani dhaqan ma laha 😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @AxmedRaul
    @AxmedRaul 3 місяці тому +1

    Waa ninka kaliya ee ku dhex jira maxamed abib keep going

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 місяці тому

    Waxay ku dhibsanayaan waa runta de

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m 2 місяці тому +1

    Walahi Farid wa nin geeci

  • @cabdixakiinibraahin-zy6jc
    @cabdixakiinibraahin-zy6jc 3 місяці тому +7

    kan waa bilaa akhlaaq runtii

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 3 місяці тому

    Oday miskiina ayaa gudoomiye ah

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 3 місяці тому

    Edeb daraduu mooday fiicnaan

  • @Onlybestfilm
    @Onlybestfilm 2 місяці тому

    Xildhiban oyaye wa bila axlaq

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 3 місяці тому

    Ruqi lagugu Aas huwanta gudaha

  • @FatuushMohamed-n5y
    @FatuushMohamed-n5y 2 місяці тому

    meeye dadkii kale ee waxla lahaa ?

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 3 місяці тому +4

    Ciyaal aan garaad oo hunguri keliya ku jooga meesha

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 3 місяці тому

    Ninkan mugadisho shaa ubaahan

  • @IdcIcc
    @IdcIcc 2 місяці тому +1

    Free Borama 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴