Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waxaa xilkii gudoomiye ee ururka Ilaac laga qaaday Prof. Axmed Ismaaciil Samater

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @Hamarimaxamed
    @Hamarimaxamed Місяць тому +1

    Haye ii wad sheekada.

  • @abdis70
    @abdis70 Місяць тому +2

    😮Absolutely, Rag Dhallin yaro ah oo lexejeclo ka hayso Somaliland. Oday Daalan oo wixii dibbada uga hagaagi waayay ka wada guddaha Somaliland. Sidee dalka loogu aamini karaa !? Hore u socda Democracy works without any called professor daalan.

  • @iali8540
    @iali8540 Місяць тому +2

    MUNA BILE URURKA HALOO DHIIBO HADAAD DOONSYSAAN INAAD GUULAYSATAAN MAR HADAAD INA SAMSTER ISKA ERIDEEN.

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Місяць тому

    Waa qarandumis Prof axmed ismail umana qalmo madaxwayne wad kumahadsantihin.talabada ad kaqaden

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +1

    Guuuuuuuul somaliland

  • @user-sk9gf2fo3x
    @user-sk9gf2fo3x Місяць тому +1

    Inamo yaryar oo samatar martida u timaad shaaha u soo StubHub jiray : kulahaa xil baanu qadnay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Місяць тому

    Magaca ururka ayaa Ka garneysaa inuu ahaa wax waqti xadidan walac yiri, Ka dibna is bakhtiyey.

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 Місяць тому +2

    Samatar iyo darawal waa dad la isticmaalayo oo ujeedo loosameeyay awalba😅

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Місяць тому

    True Somalilander.

  • @HindaAaden
    @HindaAaden Місяць тому +1

    ma adaa noca u eg baatidhi profserkan badalaya dee brofserkan u codename wa nasiib kaagu haiku ku dhigo

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Місяць тому +1

    Magaca Hilaac, prof A Samatar ayaa xitaa sameeyey, cajiib

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Місяць тому

      Way afduubteen caruurtani

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 Місяць тому +1

    Kkk markan professorka ka xayubisan ,no shega idinku maxad tihin cidiba idin ma taqane

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Місяць тому

    Hilaac ninkii aan ku taageerney xilka ma kaqaadeen waan kala noqonay taagaaradii

  • @iali8540
    @iali8540 Місяць тому +1

    Odaygii cuqdadaysnaa hadaad iska erideen waad guulaysan doontaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому

    Sax guuuul

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Місяць тому

    Dirawal waasili lama isticmalikro.

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Місяць тому

    NASIBDARO DHEE
    FATOOSHLAYAL DHEE
    GOODBYE SNMLAND
    GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 Місяць тому +1

    Hala baro qofkuu yahay proffeser maahe dib jir weyi. Nolashayda wxanan iloobi doonin siduu ugu jees jeesay ictiraaf ictiraaf tuug weeyi erya. Jug so dhacay

  • @musj21
    @musj21 Місяць тому

    I don’t care war odeygu wa say wlhii kadaya 😂😂

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Місяць тому +1

    Ader afnolana waa hadla ayna waa caya ader mathad samaroon ader waaxa tahay habar awaaal ader no somaliland ama isaaq land ader waxa tahay garcada xabashada ader dhag samaroon malahad waxa tahay ana tadhasa mmangasto aya qoomaloodyaw afka salka lahalka ba lakarta qoomalood namadada

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed Місяць тому

    Ururka hilaac asagaa lahaa ee munaafaqda jooji

  • @alisharif310
    @alisharif310 Місяць тому +1

    Alla 😂 war ( Muuse ) Libaaxsanaa , Maxaa dad Alle abuurtay arliga jooga ! , Warxishoo oo Hooyadii maxaad Afkaaga kaladoontay ? , Adeer Axmad Ismaaciil waad ugafteene habaqleeyo Caqlixumi ! .

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Місяць тому

    War odayga ka xishoo neefyow odayga

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Місяць тому

    Maxay ahaayeen caruurtani? Urur walba ninkii samaystay ayaa leh ismail na isagaa sameeyay Hilaac isagaana ciduu doono ka xayuubinkara idinkuna waxba kama xayuubinkartaan

  • @user-cj5hk8ed2k
    @user-cj5hk8ed2k Місяць тому

    dee ma beenbuu sheegi karayaa

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Місяць тому

    Ader awdaal strat wano kuso qaban nana hada alaha. Yadha axmaar yahaaw

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому

    Xisbi kasta waxa leh ninka sameystay

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Місяць тому

      Way afduubteen caruurtani

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Місяць тому

    waar iidoorow halkaad wax ku wadaan maad ka daysaan. fartan waa lawada fahmayaa e.

  • @engilyas44
    @engilyas44 Місяць тому

    War Niin isaqa halla waerego hillac
    Dimuqradiiyadu waa sida

  • @user-te8ls7fu9b
    @user-te8ls7fu9b Місяць тому

    Meel walba dad wax lagu shuubto waa jooga

  • @sagaliina3403
    @sagaliina3403 Місяць тому

    Huuuuhaaaaaa

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 Місяць тому

    warya waad iscadaysenn isaq iyo qudhunkina

  • @DiirharoOnline
    @DiirharoOnline Місяць тому

    😂

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Місяць тому

    Iska eraya marka hore xamar buu aaminsanaa
    Dalka na dib yuu ugu so noqon

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 Місяць тому

    Odaygu wuu niqaabna awalba

  • @user-uv2gw5kj8n
    @user-uv2gw5kj8n Місяць тому

    AWALBA MAMUL. GOBOLED BAD AHYDEN EE AWDAL NA WEY IDIN DEYSY

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Місяць тому

    Bad bag galeen kuwani hilaac miyanu samatar samaysan

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Місяць тому

    kkkkk Uruka waaba ninkii lahaabe sida loo leeyahay kuwa kale. maxaa kiisan ka dhigay timir xabaal taala. kkkkkkk inoo wada sheekada sxb

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Місяць тому

    Ururkan waa fashil....waa in la baabiiyo.

  • @jmo4410
    @jmo4410 Місяць тому

    Anyway, he is sell out.

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Місяць тому

    Ader afkska aya laka karta inat qoomalood. Namadada

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 Місяць тому

    Maad ina biixi eridaan ducfi baa tihiin dawladu xagay joogtaa war hawdhaasi way dhamaatay ma jirto dawladi xisbigani ninkii lahaa waa iscasilaytuugan ma isaaqbaa war aabaha codkaaba wwas nadal filcaalam

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 Місяць тому

    KULMIYE WAA IS CADEEYAY