Barnaamij ku sabsan Hurdo La'aanta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 197

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 7 місяців тому

    Intaan arkayey dhakhaatiir digtoorkan mid lamida maan arkin takhasus cajiiba aqoon uleh dhakhtarnimada alle hakuusiyaadiyo cilmiga iyo caafimaadka iyo caqiidada mansha allaah❤

  • @mohamedabdullahi7542
    @mohamedabdullahi7542 6 років тому +6

    Hurdo la'aan ayaa i heysay lakiin hadalkaaga ayaa hurdo iga keenay
    Thanks dr

  • @mohamedahmed-yg8jm
    @mohamedahmed-yg8jm 7 років тому +1

    masha allah horey uma aan arag qof sidaa u sharax wanaagsan jazakallah

  • @zamzamxareedzamzamxareed3539
    @zamzamxareedzamzamxareed3539 6 років тому

    masha Alaah walaal Aabeheey ayaa uxuu qabyaa barashil hurda LA aan weeyjirtaa hakee gahelaa daawadaan

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 7 років тому +16

    kheyr allaha haku siiyo dhaqtar waxaan moodayaa in aad aniga i sheegayso hurdo la.aan ayaa igu badan calaamadaha aad tilmaantay oo dhan ayaan isku arkaa

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 років тому

      Xaawa Xassan abyo anaa kula mid ah ee see noqoty hada maxana samesay isheeg

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 роки тому +1

    Masha allaah qeeyr badan allaah ku siiyo waad no faaideysay

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 8 місяців тому

    Masha allh

  • @abdidahir5813
    @abdidahir5813 5 років тому +1

    Walee waa Dhatar kheyr ale hakusiiyo wcs hal hadal oo qalad ku muusan hadlin wuxuu sheegey oo dhan waa wada sax

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 4 роки тому

    Masha allah Dr
    Sifiican baad noogu sharaxday
    Wax badan ayaa noogs kaa kordhiyo
    Jisaaka Allah khayr

  • @hanicade6224
    @hanicade6224 6 років тому

    Wll ilahay haku barakeeyo aqiro iyo aduun waad nofaidaysay inbadan

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 7 років тому +3

    masha alah jazakumulahu qeer .wax badan baan kaa faa idnay. walee dhaqtar baa tahay maxaa yelay aniga markaan jimic sixoog badan sameyo hurdo isma naqaan taas waa kafaa iday masha alah

    • @hanad2042
      @hanad2042 6 років тому

      Hurda la,aanta waa dhibaato weyn waa inuu qofka hurdaa

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 7 років тому +2

    و عليكم السلام و رحمة الله و بركاته
    ilaahay caqliga iyo cilmiga,caruurta , iyo cimriga ha kuu barakeeyo

  • @rodaabdi6043
    @rodaabdi6043 2 роки тому

    MashAlllh xageee joog taaa doctor

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 6 місяців тому

    Kizaakaĺlaah

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 2 роки тому

    JIZAKALLAH KHAYR WALALKY 🥰🥰🥰

  • @user-hv6me8fm1k
    @user-hv6me8fm1k 8 місяців тому

    Xagee la idinka la soo xiriirayaa

  • @iloveyougeeziyadasomalilan7601
    @iloveyougeeziyadasomalilan7601 7 років тому +2

    wlhi waxad mooda anu aniga iga hadalyo tobon jeer ayan dhakhtar tagay oon u sheegay Inay hurdo la aan ii hayso lkn waxba ima qabtaan jasakallah hada wax badan ayaan ka faiday Dr shukran

  • @farhiamahmood2453
    @farhiamahmood2453 6 років тому

    Thanks walaalo again mahurdo waana xanaakh badnahay

  • @bahjamohamed4387
    @bahjamohamed4387 5 років тому

    Thanks dr i aniiga calamahas oo dhan wan leyahay wan isku buqaya wan iska amusanahay hurdo ma jirto mabab hayo hebnki xili danbe ayan xoga riyo ah gala lkn hurdadi cadiga ahayd ma hayo malintina wa iska so jeda drs badana wan maray ila iyo hadana wey ii haysa maxadisledahay wey tahay khayr allah haku siyo dr

    • @nimcamohammednuur7899
      @nimcamohammednuur7899 3 роки тому

      Abaayo hurdada hore kama hurdo hada hurdone riyo le udhamanesa aniga arke

  • @samiiroabdalla1253
    @samiiroabdalla1253 6 років тому +1

    Asc walalyal dhaqtarkan mela kala xiriro hada taqanan igu cawiya jasakallah

  • @user-bj8if7qx4y
    @user-bj8if7qx4y Рік тому

    Maxaa lagu daweeyaa dr

  • @fatumafashiondesigner1461
    @fatumafashiondesigner1461 6 років тому +1

    Mahadsanid walalkey

  • @aliaabdirahman2634
    @aliaabdirahman2634 6 років тому +1

    Garyaqaan wlhi iskumidbaanahy aniba sasban ahay

  • @faisadahir4686
    @faisadahir4686 5 років тому

    Dictoorka xageen kala xiriiraa fadlan igu caawiya

  • @user-si9pz8zc3i
    @user-si9pz8zc3i 5 місяців тому

    Qofka UA-cam ka leh maxaa ka qaadan miyuu dhintay muxuu dadka intaa jiro leeg ugu jawaabi waayay

  • @aragsanmohamed9606
    @aragsanmohamed9606 2 роки тому

    Asc madadadaadi koos b ma badhitaan ayaa la ii diraya sider aanku xawiijin kara ka hor dawada intaanan qadan

  • @shamsoyusuf
    @shamsoyusuf Рік тому

    dr lambarkiisa intee laga helaa

  • @munaflower7809
    @munaflower7809 6 років тому +2

    Dr guleysa sheegay shacabka samaliweyne ilahay xifdiy

  • @mahamedhassan3293
    @mahamedhassan3293 6 років тому

    thaks brother

  • @kaltunahmed1506
    @kaltunahmed1506 3 роки тому

    shugran

  • @abdisakuribrahim3400
    @abdisakuribrahim3400 6 років тому

    masha allah waa dan aan dareemayo hurdo laanta

  • @knanshini2871
    @knanshini2871 6 років тому +2

    Plz qof garanaya meel aan kala xiriiri dhaqtarkan hurdo la,aan waalan ba ihaysa ha isheego

  • @hassanmobamed216
    @hassanmobamed216 7 років тому

    subxaanallah

  • @abdirixiin5144
    @abdirixiin5144 6 років тому

    Mashallah runti si fican ayuu usharxey

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar1105 7 років тому +3

    ani wan hurda lkn hurdada ugu yaraan 30 kadib ayeey iga imaanee markan sariirta taga

  • @daacigaislaamka3629
    @daacigaislaamka3629 5 місяців тому

    Intee Kala xiriiraa taqtarkaan

  • @abdirahmanali131
    @abdirahmanali131 5 років тому

    Waa kusugeynaa digtoote

  • @deeqzanofficiall9564
    @deeqzanofficiall9564 4 роки тому

    Wll waxa igu dhacday hurdo laan ma garanayo sababta I keentay

  • @ahmedkhaleefa3995
    @ahmedkhaleefa3995 3 роки тому

    Dr anigay hurda la aan ihaysa dr maxaa laga qaban karaa...

  • @hamsearnav1258
    @hamsearnav1258 4 роки тому

    Dhakhtaroow anay i haysaaye maxaan isku daweeyaa Alle haka jisaa I siiye

  • @faanbaroojmaana5916
    @faanbaroojmaana5916 7 років тому

    Dr thanks wlhi ilaa iyo hada waba ka yabanahay inaad i ogeyd cml wadna ku mahadsantahay wacyi galintada wanagsan alaha ku dhowro siina wad haka caajisin mid iyo laba okaliya haka hadline sii balari cuduradu waa ey badan yihiine insha alah

  • @fadumokhaliifhassan3909
    @fadumokhaliifhassan3909 5 років тому

    Dr kaan uu bahanahay intee ka helaa walalayal wan radiyey wan wayey xita numberka mesha ku qoran wan wacay qofkale igaqabtey aan aheyn dr ka

  • @fatumafashiondesigner1461
    @fatumafashiondesigner1461 6 років тому

    Doctor waxan jogaa Nairobi halkee lagala xariraya

  • @shukricaadey2955
    @shukricaadey2955 5 років тому

    Sideee sunta la iskaga saari karaa nooo sheeg dr

  • @huseinyusufali7627
    @huseinyusufali7627 3 роки тому

    Maxaa lagu daweey hurudo la aanat

  • @tuush1438
    @tuush1438 7 років тому +4

    wale dhaqtar anu iga hadlaya intas u shegeyba wan qaba wlh

  • @aliaali8070
    @aliaali8070 7 років тому

    dr khayr allaha kusiiyo dr hooyaday aya qabto hurdo la aan mudo 7 sano ah habeenkii xata 30 daqiiqo maseexato ila lasiiyo kaniiniyada hurdada 7 sanana waxa uweheliyo hurdo la aanta gaas cunadedo aad u xun intii hada 7 bilood ahna murqaha aya laga hayaa iyo jilbaha oo kicida xata way dhibi ado rali ah doctar maxaa dawo ah ood haysan oo siin karnaa hooyaday

  • @hassannurabdi9487
    @hassannurabdi9487 7 років тому

    waxaan ubogay casharada aan kahelay halkaan

  • @munocali9272
    @munocali9272 5 років тому

    Weeye

  • @mohamedabdi5783
    @mohamedabdi5783 4 роки тому +1

    Dr sifican oo dagan oo qiimo badan ayaad uu sharaxday aniga ka.bukaan ahaan waxad si toos ah uu sheegtay xanunka i haya ilahay ha ku xiftiyo

  • @AhmedAli-yc7sl
    @AhmedAli-yc7sl 5 років тому

    dr qaarbaa hurdo la aan keena these herbels

  • @caishoxassan3221
    @caishoxassan3221 6 років тому

    Xagee kahelaa telka kiisa plz

  • @aliaabdirahman2634
    @aliaabdirahman2634 6 років тому

    Waxbadan baanka faiday alle ajar hakasiyo dr

    • @mohamoudissa997
      @mohamoudissa997 5 років тому

      walal hadii aad xal u heshay ii sheeg aniga mudo Hal sano iyo bar ah ayey iga maqantahay hurdada

  • @sakariajamac8990
    @sakariajamac8990 3 роки тому

    Mahadsanid xagey ku taala xarunto

  • @user-wm2yp2pk4t
    @user-wm2yp2pk4t 7 років тому

    ascjisakalh walalo qealahkusiyo 👍👌💙

  • @safiyosh3163
    @safiyosh3163 6 років тому

    Dr xagee laga xiriiraa waxbadabaanu kafaaidnay

  • @hibaqyasin3070
    @hibaqyasin3070 6 років тому

    inte kahela phone number kisa wan rabe taqtarkan mansh allh

  • @xuseen339
    @xuseen339 6 років тому

    ASC walalayal dhakhtarkan mel an kala xiriro i shega 5 sano ayan haben iyo Malin sexan la ahay dhakhtarkasta oo an u tagana wuxu leyahay waxba Ma qabatid fadlan hadad kontagti ka Haysan dhakhtarkan iso qora mahadsanidiin

  • @shukriqalbi8888
    @shukriqalbi8888 6 років тому +1

    Dr ani hurdada ikubadan daqiiqad masojeydi kari Zaid waya maxaa kuyareen Kara maxasa keeynay waa too much???????

  • @cashaabdi1366
    @cashaabdi1366 3 роки тому

    Ma haysa waxa hurdu leh

  • @allaahbaanubaahanahayhailo4866
    @allaahbaanubaahanahayhailo4866 7 років тому +2

    Wlh nabar malihi hadana hurdadeyda wey qaldan tahay

    • @abdihusien1303
      @abdihusien1303 6 років тому

      Allaahay haku xifdıyo

    • @abdihusien1303
      @abdihusien1303 6 років тому

      Masha allaah

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 років тому

      Allaah baan ubaahanahay hailowin digriga Alle see ka noqotay hada ana ahee

  • @qalinunow9177
    @qalinunow9177 7 років тому

    Dr Abdirisaaq inte ke helaya?

  • @hanaxiiray5977
    @hanaxiiray5977 4 роки тому

    Dr halkee laga helaa please

  • @Aminomohamud-ez4lq
    @Aminomohamud-ez4lq 5 років тому

    bisika malaha dadka dhan baba hurado lan hesa aniga kaliya ayan isu hesatay alow na cafii

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 років тому

      Aminomohamud 0595307001 aamin amin

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 років тому

      Aminomohamud 0595307001 see noqoty hada

  • @LakidegmoLakidegmo
    @LakidegmoLakidegmo 7 років тому +1

    Asc walal Khayr alle hakusiiyo degdeg Ayaan ubaahanay doctor xagaan kaalasoo xidhiidhaa mudo hada lagajoogo 17sano ayaanan seexanbee

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 6 років тому

    Wale dhaqtarku anu iga shekeyay

  • @awalemohamed456
    @awalemohamed456 3 роки тому

    war dr number kaaga iisheeg

  • @aliaden380
    @aliaden380 5 років тому

    Anigu waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo kunool wadanka Switzerland
    3 sano hurdo caadiya maseexan kaniin dhakhtar ku isoo siiyay ayaan kuseexdaa
    Wax balwad ahna ma isticmaalo meel ixanuunaysaa majirto
    Dhakhtarku wuu ibaadhay
    Waxba way iga waayeeen

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 років тому

      Ali Aden asc wlo ani xata mudo labasana ah hurdo mcn ma helin hurdo buuq ah sexda kanin ana ku sexda ee se darme hada adi

    • @aliaden380
      @aliaden380 5 років тому

      @@suberzamin6136 Zhp sidii uun ban iska ahay
      Hurdadu waxay iitimaadaa
      4:00 habeenimo

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 років тому

      Ali Aden wll hurdo ku nasto miya mase mid buuq ah ani maskxda aya kaso jeda ano dalana so kaca

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 років тому

      Ali Aden kaninka maku sexiya magcis wllo

    • @aliaden380
      @aliaden380 5 років тому

      @@suberzamin6136 Zhp wlhi waa buuq sida aad sheegtay
      Anigu hada wan iskadaayey
      Caadi ayaan hurdada uraadiyaa lkn xili dambe iitimaadaa
      Hadaad kaniin qaadatid jooji
      Markaad intaaso habeen hurdo kuu iman waydo ayadaa dan u imaan

  • @mohamoudissa997
    @mohamoudissa997 5 років тому

    Asc Digtoore , waxaan isku hayaa madax xanuun kaasi oo mudo ilaa hal sano iyo bar ah i hayey , marka daawooyin badan waa cunay bal ila tali.

  • @muxuboaadan1003
    @muxuboaadan1003 2 роки тому

    Xage ka helaya dawada hurdad laga helo

  • @asaldhaladinaahmed6566
    @asaldhaladinaahmed6566 6 років тому

    Dawadan mala cuni kara qof cunug nujisane ma cabi karta o hudo la an heyso

  • @suhaybjama5724
    @suhaybjama5724 3 роки тому

    Dr markaa dawooyinkaa xagee laga helayaa

  • @aliaabdirahman2634
    @aliaabdirahman2634 6 років тому

    Wlhi bentii maaha 8 hours ataganahay xafada markan imadana sarirtaan iskuturaa hurdana igamaimato

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 6 років тому +1

    Asc hurdo la'aan waan isku arkay waliba waxaan arkay anigoo daalan oo soo shaqeyey aan seexan waayo waxaan isku arkay oo kalle in marka aan seexdo xitaa ee aan soo tooso ma dareemayo in aan seexday sidii markii hore aan ahaan jiray

    • @haliismil6539
      @haliismil6539 6 років тому

      Jag gillar dig 💖💕🇩🇰

    • @samihasalad8227
      @samihasalad8227 6 років тому

      Gar yaqaan somali haa aniga xita sas ayan ahay alow hurdo cafimad leh nasi

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 років тому

      Gar yaqaan somali asc wll cilada kuhesato kala iheyso hada ee maka resaatay mase wali

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 років тому

      Deeqo jamaal abyo ani xata wa ihesataa ee maxa samenaa isheeg adoo mahadsan

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 років тому

      Gar yaqaan somali hye wllo ani sida tahay bn ahay isoo sheeg hada ka baxday iyo xalka u heshay

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 6 років тому +2

    Afkaaga caanno lagu qabay waaba anigaba qofkaa aad ka hadlyza

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 років тому

      itz your boy hye wllo side nqoty hada ani xata wa ahay

    • @abdirisaqmohamed7279
      @abdirisaqmohamed7279 6 років тому

      Siman Somali jcl Cdy adiga meel walbo kugu arkaa dhibaato noocee kuheesato

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 років тому

      MØ HERZI se nqoty hada hurdo lanta ana ahe

  • @knanshini2871
    @knanshini2871 6 років тому

    Sxb xagee dawooyinkiina laga heli karaa, xageeda inikaöa soo xariira dhibaayo ween ba iga heesata hurdada

    • @abdirahmanabdikadirabshir4624
      @abdirahmanabdikadirabshir4624 6 років тому

      dr xage lagala so xiriri kara dhabarka ayan tcban ka ahaye puntlan xarun ma ku ledahay

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 років тому

      knanshini wlll hada heshy dhaqrtkaisheg ana

    • @mohamoudissa997
      @mohamoudissa997 5 років тому

      walal hadii aad heshay dawooyinka ii sheeg aniga hurdad ayaa iga maqan

    • @abdikhadir1456
      @abdikhadir1456 5 років тому

      @@simansomalijclcdy2993 wll hurdo ma heshay

  • @ashaoumer8535
    @ashaoumer8535 4 роки тому

    Maxad u haysan dadka qaba Autism ee aan sexan ee maskax aahan u xanuunsan haddii aad dawu u haysan fadlan kaso hadla wad mahadsantihin

  • @hassanmobamed216
    @hassanmobamed216 7 років тому

    asw walal weli aqoon ayaad u gaaneeysantahay ee wax Baadh dadkana ha lugeeyn , waxyaalo baxanoo wet Dadku dhakhtar utagan quran beey u baahnaayeen hadaanuu dbawac jirin , balwadaha aad magacoowday iyo hurdo la,aanta waxa Keena jinnka iyo sixirka quranka ayana ka dawo ah Malaa xaalkagu waa aduun hele wax baad jahligana iska saar umaxana walal ha habaabin ee Allah ka baq inkastood aqoontaadii hadashey nidhkaagaa lagu dhexnoolyahay oo ah guri laseexdo maskaxda oo la darawaliyo ilaa iyo uu qofku isticmaalo diinta adkaarta subxaanlah, sual Doctor xanuunka nafta xanuunka qalbiga maxaa Keena sidee balse loo daweeyee ? Allah ha baqa umadana sidan kadaaya subxaanallah

    • @abdirahmanabdikadirabshir4624
      @abdirahmanabdikadirabshir4624 6 років тому

      asc dr xage lagala so xiriri kara hurdalan ayan ad uga cabanaya iyo dhabar xanun saida

    • @jamafarah6433
      @jamafarah6433 6 років тому

      Dr waa mahadsan yahey tankale waa inuu jaamacaha ku faafiyaa cilmigiisa isagoo baraaya dhalinyada soo kacaaya si ay mustaqbalka u daaweeyaan shacabka somaliyeed meelkasta oo ay ku nool yihiin qofkii ilaahey cilmi baro Waa inuu faafiyaa intuuu nool yahey oo aduunka joogo

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 років тому

      Hassan Mobamed asc wll ma adiga isku argy ani hada hurdo laan iheysa farxad majirto oohin jogta ah dawa dhibrishin leysi waxba kama faiden wlhi iso ducey

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 років тому

      Hassan Mobamed wlhi hdlaaga wu iso jiday wll ani maskxdeyda aya hurden wlhi daal oohin

    • @axmedyasin3041
      @axmedyasin3041 10 місяців тому

      Mnshaa allh

  • @zamzamxareedzamzamxareed3539
    @zamzamxareedzamzamxareed3539 6 років тому +1

    masha Alaah walaal Aabeheey ayaa uxuu qabyaa barashil hurda LA aan weeyjirtaa hakee gahelaa daawadaan

  • @user-bj8if7qx4y
    @user-bj8if7qx4y Рік тому

    Maxaa lagu daweeyaa dr

  • @hassannurabdi9487
    @hassannurabdi9487 7 років тому

    waxaan ubogay casharada aan kahelay halkaan

  • @hassannurabdi9487
    @hassannurabdi9487 7 років тому

    waxaan ubogay casharada aan kahelay halkaan