Aboowe ayuub Allaha u naxariisto hooyo samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo, qalbiga Allaha kuu qaboojiyo, Nolosha kuma ciisho aboowe, ilaahay ha ku xifdiyo hana ku ilaaliyo.
Huuno ayuub alleh hooyo ha u naxriisto hooyo runtii hooyo la’antu wa wax aad u xun hadana maxan samayna nolosha dhan ayaa saas ku salaysan walakala horayna mahane hooyo adeer aabe ilmo qof la dhafayo ma lahan runtii shalay post gi asoo dhigtay IG aad ayan uga murugooday waynu u ducaynaynaa insha allh Waxan rajayna in ad fiicantahay
Walaal waan kuu tacsiyaynayaa ,allaah Swt Hooyo ha u naxariisto qabrigeedana allaah Swt hawga yeelo beer beeraha janada kamida ilaahayna Hala xidhiidhiyo ,maca nabiyiina WA sidiiqiina wa shuhadaa wa xasuna ulaaika rafiiqaaa
Masha allaah wllky fidiyowga Nuucan wanka helay ooo Nafta ka hadlaayo sabab too ah Niyada ayay iii dhisaan /////muslimiinta dhan waa maalin =jimco ah waxaa allaah ugu baryaa __janatul fardowse alle hau bishareeyo
J'apprécie beaucoup vos vidéo merci c'est tellement gentil de nous partage vos savoir faire Qu le bon DIEU vous récompense au delà mon grand s il vous plait répondez moi pour une seule fois pour savoir si vous recevrez mes commentaires 😢😮 merci.......
إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أرحمها واغفرلها ما قدمت وما أخرت وأدخلها جنة الفردوس الأعلى اللهم امين يارب العالمين اللهم آمين يا رب العالمين
😭
Huuno sorry
Rabi ha unaxaristo hooyo My teacher 😭
Allah unaxriisto hooyo 😭😭
Maxa dhcy ustaad.
Allah unaxariisto mom
_______Hordhac______
Qeybaha kalsoonida
1. kalsoonida aada allaah ku qabtid
2. kalsoonida aad dadka ku qabtid
3. kalsoonid aad ku qabtid naftaada (mowduuca muuqalka)
________3 disha kalsoonida nafta_______
1. waxeey ka fikiraan dadka kale, kama fikiraan naftooda.
2. waa in uu qofku caqabadaha ka cararo.
3. in uu qofku dareenkiisa uu maareyn karin.
FG: "Cabsidu waa dilaaga kalsoonida" Usdaad Ayuub Axmad
Wll ayuub ilaahay ha u naxariisto hooyo alle iyada iyo intii dhimatay ee muslim ah ale ha unaxariisto
Allah yarhamah mom ustaad😥😥
اللهم ارحمها واغفر لها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة🤲
Aboowe ayuub Allaha u naxariisto hooyo samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo, qalbiga Allaha kuu qaboojiyo, Nolosha kuma ciisho aboowe, ilaahay ha ku xifdiyo hana ku ilaaliyo.
Huuno ayuub alleh hooyo ha u naxriisto hooyo runtii hooyo la’antu wa wax aad u xun hadana maxan samayna nolosha dhan ayaa saas ku salaysan walakala horayna mahane hooyo adeer aabe ilmo qof la dhafayo ma lahan runtii shalay post gi asoo dhigtay IG aad ayan uga murugooday waynu u ducaynaynaa insha allh
Waxan rajayna in ad fiicantahay
Hamiga ugu sareeya e qofka muslimka ah wa ilaahey raali galintisa iyo jantul firdawsa inu helo
Walaal waan kuu tacsiyaynayaa ,allaah Swt Hooyo ha u naxariisto qabrigeedana allaah Swt hawga yeelo beer beeraha janada kamida ilaahayna Hala xidhiidhiyo ,maca nabiyiina WA sidiiqiina wa shuhadaa wa xasuna ulaaika rafiiqaaa
Yaaa kadhintey wll hooyadii miyaa
Masha allaah wllky fidiyowga Nuucan wanka helay ooo Nafta ka hadlaayo sabab too ah Niyada ayay iii dhisaan /////muslimiinta dhan waa maalin =jimco ah waxaa allaah ugu baryaa __janatul fardowse alle hau bishareeyo
Aamiin yaa rabii wllkena sdkle adne💖
Hoooyo Allaha kaa samir siiiyo Ustaad, janada allaha ugu bishaareeyo idam alle.
Illaahy naxraysta jano haka waraabiyo wlaal ayuub alle janada haingu kulansiiyo aamin aamin aamin
Adigoo xanuunsanayaad nala joogtaa jasaakallahu kheyr ayuub hooyo ilaahoow unaxariiso🤲
Ilahy haunaxariisto hooyo macn wala ayuub alla qalbiga haku qaboojiyo waan usuceynaya hooyo inaala janatul firdawsul acla geeyo
Aamiin aamiin walaalo
Mansha'Allaah tabaarakallaah Allaah yaxfidaka aamiin.
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Jazaakallaah kheyran
رحمة الله على الوالدة ولال وجعل الله قبرها روضة من رياض الجنة وأسأل أن يجمعكم في فردسه الأعلى
Walal ayuu hoyo allah ha u Naxariis qabrigana allah ha u wasiciyo ‘ Macalin Sharaf kurkaga ha. Ahato
Allha u nxaristo mom iyo qof walba oo muslim ah macalin😭🤲
Macalim please kasohadal HIGH VALUE MAN
Aan uwada ducayno hooyo macan inuu ilaahey unaxariisto 😢🤲🏿😭
Merci beaucoup mon professeur ayub Ahmed pour tout ce que tu m'as fait ❤ et tous les conseils que tu me dises toujours ❤
Allaah ha unaxaristo hoyo walal qabriga ilaahay ha unuriyo janadina hageyo wlaal adina samir illhaya haka siyo
rabigay waxaan kaga baryayaa wllo inuu qalbiagga ku qaboojiyo sidaa wanaga io wanooyinka waxtarka noogula wadaagtid baan markastaa rabigay kaga baryin inuu qeyr oo dhan daris kaaga dhigo waana kula deermaynaa xanuunka
Allha unaxristo hoyo mcn qabriga allha uwasiciyo amiin usta allha qalbiga ku qabojiyo amiin
Alle Haku xafido ustaad Jazakallah kheyr
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏♥️♥️💯💯
Allaha ha u naxariisto hooyo qabriga rabi ha u nuuriyo hooyo la'aan wlhi nolosha easy mahin qalbiga allaha kuu qabojiyo
QOF WALBOO COMMENTI-GYGA ARKA MACALINKA HA U TACSIYEEYO 😭🤲🏿 HOOYO !!!
Wll Ayuub hoyo macaan Alh ha unaxriisto Amiiin janatulfardosa Alah kawarabiyo Amiiin samir iyo imaan Alh nagasiyooo Amiiin
Ayub walal guulayso , dadaalka iyo waxqabadka aad bulshada galinaysnaysid .
Waan kaga mahadcelinaynaa
Allaha unaxariisto hooyo ehelkana samir iyo iimaan allaha ka siiyo dambigeeda allaha dhaafo
Masha allah maad mahafsanty macalin❤😊
Walaal alha kuxifdiyo, hooyo alha unaxariisto ,kitaabkeeda midigta alha kasiiyo, amiin waal nabarkaada intee kahelaaaaa
Hooyo Allah u naxariisto teacher
Alah haw naxaristo hooyo aamin aamin
Àsc wll ayuub ahmed plz iso jwb waxan ahay gabar walasha o rabto inad la taliso xagen kala so xiriira wll
Ilhey hoyo ha unaxariisto🥺🤲
ثق بنفسك فكلام الناس لا ينتهي👏
Alyaa baark wll ayuub wan ku tgeera guulyso insha alh
Thanks my teacher🥰🥰
J'apprécie beaucoup vos vidéo merci c'est tellement gentil de nous partage vos savoir faire Qu le bon DIEU vous récompense au delà mon grand s il vous plait répondez moi pour une seule fois pour savoir si vous recevrez mes commentaires 😢😮 merci.......
Really it touch me😢
Wllo waan kaaga tacsiyeynaaa
Geerida xanuunka badan
Allaaha u naxariisto Janatul firdawsa Allaaha ka waraabiyo
Macalin dhirigaliye ayuub axmed sxb ninraged❤❤❤
Allow kuu barakee cilmigaaga maad iyo diini all ustaad zuheyl
The first one✌️✌️✌️
Wll kher allaha kusiiyo wax badan ayaan bulshada utahay way ani ciriri markan dareemo pof ka kaliya qabika ii dajiyo
naxarisdha janadha Allahaa siyoo hooyo macan
Alle yaa rahma hooyo , Alxm waxanba ka cabsanayey in aan maalmahan ku weyno
Thank you for helping 😭💕
Hooyo Allaha unaxaristo adna Allaha ku sharfo sxb
Aamiin wll mahadsanid
Nio anigaa iga hadloosa mostly, mhdsnd bro. Waa tijaaboyin adag una baahan in la dabaqo 💖
keep going our teacher
Wllhi videogii abad iigu qiimaha badna ee aan daawado waye mohadsnid Włľ sidaa no dhiiri galisay ❤
masha allaah wx badan baan kaa faa iidnay 🥰🙏
Ustad Ayub hooyo allah ha unaxariisto😭
Thank my teacher☺✋
Ilahay ha unaxariisto hooyo mcn samirna kagaa siiyo wll ayub
Masha Allah ustaad mahadsanid 💯💯👏👏
masha allaha sxb ama maclin allaba muxafido
Wll ayuub Hooyo Alle ha u naxariisto hooyo 😭😭😭
huno macaan alla ha noo kaadaayo walaaalky qof iigu qaliya
Ilaahay hoyo ha unaxariisto wlo ayub
Masha allah ustaad keep going 💪 🙏
Allah hanoo kaa daayo teacherkyga
Shukran ustaadkena jazaka Allah kheir keep going
Walal Ayuub hooyo ilaahay ha u naxariisto Samir adag baan Allé ku waydiin waa ayaamo khayr badane.
Subaxanallah wlaahi sidaas baan ahaa
Thank you soo mach my dear 👏🏽👏🏽
Masha allaha mahadsanid ustaad
M.a ilahay hku barakeeyo
Walahi wllo qali sharaf mahad sanid ayub sajiid media wan kugu racay wayo waxad tahay dhiirika liyahayga nafta
Hore u soco ustaad
wll hooyo ilaahey hau naxariisto
Thank my teacher
Run waye macalin 🙏
Mansha allah mahadsanid wllo💯💯💯💯
Ayuub illahey haw naxariisto maamo
Ilhy ha u naxaristo hooyo
Jazak alllh ustad Ayub
My teacher ayub axmed
إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أرحمها واغفرلها ما قدمت وما أخرت وأدخلها جنة الفردوس الأعلى اللهم امين يارب العالمين اللهم آمين يا رب العالمين
Waad mahad santahay ustaad
Masha allah dear teacher 🙏
M.a ustaad ayub Ahmed
Mash Allah ❤
M.a nice video
Mahadsanid macalin ❤❤
Thanks pro 🙏🙏💯💯☺️
amiin amiin amiin amiin ya rabi
Keep going my teacher
Félicitations 👏💯
AlleH Ha u naxariisto hooyo Wlo 😞😞
Waxa an ka qatay"cabsidu wa dilaaga nolasha"
Ilhy raali haka noqdo waxyabo madan oon ku faaiiday ayan ka helay wana mhdsnthy ilhy raali haka noqdo wlky
Ayuub wll aan ku faano
First
انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمها واغفر لها ويسكنها فسيح جناته ويلهم أهلها الصبر والسلوان يارب
Ilaahayaw ii dambi dhaaf yaarabbi
McaLinka.Nafta.AYOup..Ceep Going.
Ader.✔️✔️✔️✔️✔️✔️
Xaqiiq mhdsnd ustd