7 Gabdhaha qaar kulama fahmi doonaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

КОМЕНТАРІ • 118

  • @abuuramla
    @abuuramla 2 роки тому +16

    7 gabdhaha qaar kulama fahmi doonaan
    1. gabadh xushmad kuu heyso
    2. gabadh kugu kaalmeyneyso rumeynta riyadaada...
    3. gabadha kugu kalsooneyn adna aad ku kalsooneyn....
    4. gabadh aay sheekadu iskukiin baxdo..
    5. gabadh leh hadaf (wax un hadaf ah)
    6. gabadh waxyaabaha qaar kaaga tanaasuli karto ....
    7. gabadh dhiiragalisa kalsoonidiisa (sirta u qariso)

  • @hanad8226
    @hanad8226 2 роки тому +16

    Wxaan wada joognaa 5 sano walina sinaba uma xiiso kala go in hala nosoo duceeyo❤️✊

  • @maandeeq9106
    @maandeeq9106 2 роки тому +4

    Ya Allah you're the best 👌 M.A tabarakallah. Wx badan wn ka faide Jazakallahu kheir 😊

  • @Mowliidmuuse-f8l
    @Mowliidmuuse-f8l 9 днів тому

    My teacher ayuub hooyo Allaaha u naxariisto Janatul firdawsa Allaaha ka waraabiyo
    Samir iyo iiman Allaaha ha idinka siiyo

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 роки тому +3

    Thanks for everything and may Allaah give you reward Ameen

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +5

    Dumarka waa in ay ka duirsadaan ninka nooca ay guursanayan, waa in ay caruurteda u doorta Aabo wanagsan oo caruurtis jecel’ reerkisana haysta oo shaqaysta, jacaylna siiya

  • @khadarxasanchannelofficial1637
    @khadarxasanchannelofficial1637 2 роки тому +6

    Legend always

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 2 роки тому +1

    One thing l proud to be hard worker

  • @hassanbilan1638
    @hassanbilan1638 2 роки тому +5

    MachaAllah dear teacher Ayub axmed Liban Liban adunyo iyo akhiro 💯👏

  • @abdulleahmad2210
    @abdulleahmad2210 2 роки тому +2

    kaabaha nolasha umadda somaliyees thanks my teacher

    • @kifaaxali6273
      @kifaaxali6273 2 роки тому

      Ayuub dadaal walba aad samayso ,waxaa ka weyn qorshaha Allah.

  • @ishaarcabdullaahi735
    @ishaarcabdullaahi735 2 роки тому +4

    Allaah ha ku dhawro walaal waxaad ka hadashaa mowduucyo muhiim noo ah

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 роки тому +2

    Masha Allah 💯💯👏👏Allah ku xifdiyo ustaad🤲🤲

  • @qalanjoabdilaahi7071
    @qalanjoabdilaahi7071 2 роки тому +3

    Mansha Allah mansha Allah alle ha Ku xafido wll qli walaahiy waan ku xisaabtama video yowyada waxa aan kugu magacaabo garan mayo thank you macalinka nolosha 🤲🏻💯👏🤴🥺☑️

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому +4

    Thank you bro Allaha ku barakeyo wll qalia keep going

  • @nusaybaadna7791
    @nusaybaadna7791 2 роки тому +2

    Allah hooyo ha u naxriisto wan ku tacsiyeynayaa wlo 😔

  • @ayaanmaxamed405
    @ayaanmaxamed405 2 роки тому +2

    ASC wll Ayub Allha u naxariisto hooyo😪 su.aasha qabrigga allah u fududeyo qabrigga Allha u wasiciyo🤲 dhamaan qooyska Samir iyo iimaan Allha idinka siiyo qalbigga Allha idin qabojiyo 30 june 2022 wan kula daremeynaa xanunka Qalbigga Allha ku qabojiyo wll😭😪🥺

  • @deeqomaxamed8522
    @deeqomaxamed8522 2 роки тому +6

    4 seconds igu soo garay🤗😚

  • @cawilmi266
    @cawilmi266 2 роки тому +2

    Halyeygii raga mashallah bro

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому +4

    Sax ayuub thanks bro👍

  • @hamsehassanhuriye1856
    @hamsehassanhuriye1856 2 роки тому +2

    Macalinka Nolosha Rabbi haku sharfo ❤️🙏

  • @zhuceypabshir2789
    @zhuceypabshir2789 2 роки тому +4

    Legend

  • @zeiqalbinuur5105
    @zeiqalbinuur5105 2 роки тому +4

    Keep going bro

  • @naimo133
    @naimo133 2 роки тому +1

    Ayuub aboowe maamada alah unaxariisto

  • @ikranbile5347
    @ikranbile5347 2 роки тому +1

    Mansha Allah

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 2 роки тому +2

    Walaalo noloshu wa dhexdhexaad. Ninku hadi uu naagtisaa iyo shaqo isku wadi karin dee lama guursado

  • @quensabriina5243
    @quensabriina5243 2 роки тому +1

    Ayuub wll hooyo alle haunaxariisto🤲

  • @daadirnaan8880
    @daadirnaan8880 2 роки тому +2

    1hal video yadada ima dhafaan Ayuub Ahmed love you wll

  • @shamsomaxamedjama1257
    @shamsomaxamedjama1257 2 роки тому +2

    Thnks ustd ayub xaqaiiq hadlka mahmah ba ahyed qofki midigta kugu dhago ha modin manka inuu kugu hayo isfahmku wa ka qali

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 роки тому +2

    Legend ayub axmed keep going bro

  • @ceynaashmoha5665
    @ceynaashmoha5665 2 роки тому +3

    Ayuub runtii waxaa tahay macallin ku dayasho mudan runtii waxan Ilaah kaaga baryaa cimri Dheer cafimadleh iyo Cibaado suuban

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 роки тому +3

    Alla maxaa xaqiiqda kahadashay m.a ustaadi allah ku sharfo❤

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 роки тому +2

    Masha allah raga dhan adi cml hadee ahaa lahaayeen waa fcn laheed in kasto biniadam la yahay

  • @yusufomar5851
    @yusufomar5851 2 роки тому +1

    Kkkkkk Ayuubow wlal Alle Haku barekeeyo🙏🙏🙏💯❤❤

  • @zamirasadri8824
    @zamirasadri8824 2 роки тому +1

    Ilaahay haunaxariisto hooyo wllo😢

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 роки тому +6

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 роки тому +2

    Thanks for your lecture

  • @hibaqkhader7819
    @hibaqkhader7819 2 роки тому +1

    Masha alla nin waayo arag tahay gardk Allah haku barkeeyo

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 2 роки тому +4

    macalim plz wa codsi kaso hadal dadka isqabo xitaa. Wayo waxa badatay furiin thanks. 😌

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 роки тому +1

    Best ustaad🥰🥰🥰

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 роки тому +4

    The second one✌✌

  • @sabrinabdi9192
    @sabrinabdi9192 2 роки тому +19

    Fast comment ❤️🥰

  • @faizabashir7210
    @faizabashir7210 2 роки тому +1

    Msha allah walalkey✅

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 роки тому +1

    Thank u more ustaad💯❤

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 роки тому +1

    Thanks for you 😘

  • @maria-ej7pk
    @maria-ej7pk 2 роки тому +2

    Ayub axmed muqalada ugu badan maxey xiriirun uuga hadlaan amazing

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 роки тому +1

    MashaAllah Allah idin dhowro bro

  • @daacadyarexogtamedia3134
    @daacadyarexogtamedia3134 2 роки тому +1

    Thnks ustaad

  • @faisalhapiipi6576
    @faisalhapiipi6576 2 роки тому +1

    Ustaad🥰🥰

  • @ibraahimxasan4595
    @ibraahimxasan4595 2 роки тому +1

    Waa ku wataaaaaaa legenow

  • @ahmedibraahimali8090
    @ahmedibraahimali8090 2 роки тому

    That's true

  • @loukmanbachir9932
    @loukmanbachir9932 2 роки тому

    Mahadsanid maalin ayub axmed

  • @miiganeibnumumin617
    @miiganeibnumumin617 2 роки тому +2

    Wllo qali sharaf ayub sajiid media wan kusalamay malkastod ad kajogto wllo waxan raba mid inad isheegtid miidaso ah gabadh ayan jeclahay waxay jogta etobiya markasta ana dhanka gurka ujiida yadna afkay imacanaysa lkn gabadh waa dacad marka see ku ugan kara inay ijeceshahay

  • @Ahmedkasim4545
    @Ahmedkasim4545 2 роки тому

    Mahadsanid bro

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 роки тому +1

    Great 💕💕

  • @deqodaganadan4473
    @deqodaganadan4473 2 роки тому

    Guulayso wll

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 роки тому +2

    inan aad damacdey inaad guur u bandhigato, oo ku tidhi walalnimo ha inaga dhaxayso, miyaan ka dhaqaaqaa mise waan u dhabriyaa?

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 2 роки тому

      Wax yar iska sug lpx mar labadna kuceli kabacdina xalku gacantada ayu kujiraa 🙏

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx 2 роки тому

    thank you usyaad

  • @SahraAbdi-un7vs
    @SahraAbdi-un7vs 2 роки тому +3

    🥰👌

  • @cabdifitaax9070
    @cabdifitaax9070 2 роки тому +1

    M.a ♥️

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 роки тому

    Keep going

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 2 роки тому +1

    ayuub wllo

  • @mubaarikmrcos6566
    @mubaarikmrcos6566 2 роки тому

    Tnkz teacher

  • @mohamedhersi8049
    @mohamedhersi8049 2 роки тому

    bro thank you si much☝

  • @mohamudsaed5837
    @mohamudsaed5837 2 роки тому

    Thanks Bro aYuub

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 роки тому +1

    Wcs walaalkeen sharaf badane

  • @atommedia2030
    @atommedia2030 2 роки тому

    Bro thank so much 🙏

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 роки тому +5

    *Alle Haku Sharfee Subescribe Igu sharaf Ifkaa wllo lagu Yahaye* 😭🙏♥

  • @daadirnaan8880
    @daadirnaan8880 2 роки тому +2

    7 bilodd kadaib Limaba shekeyo Anilee shekeya kawaran

  • @yt6605
    @yt6605 2 роки тому +1

    Wcz

  • @mohamedsuleimanqambi7871
    @mohamedsuleimanqambi7871 2 роки тому

    Thanks pro 🙏🙏💯💯

  • @nonamenoface2957
    @nonamenoface2957 2 роки тому +1

    Channel magacii miya laga badalay shakiyaaba igale ciwankii weyn suhyb sajid wyay miya la jabsday is dhahy

  • @sabrinabdirashid9956
    @sabrinabdirashid9956 2 роки тому +1

    Sanad iyo bar shukansi maxa sababay 6 bilod hadu dhafo micno malahan

  • @kaasimmohamed22
    @kaasimmohamed22 2 роки тому

    macli ayuub ahamed

  • @QacEmotionalDamage
    @QacEmotionalDamage 2 роки тому +2

    Walal Waa Codsi 300 Subscribe Nageeya

  • @khadrodualle6547
    @khadrodualle6547 2 роки тому +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @asmajamac1982
    @asmajamac1982 2 роки тому

    👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾

  • @AbdihaliimHassanAbdalla
    @AbdihaliimHassanAbdalla 2 роки тому +3

    Women this women that life is not only women 🙄 another topics kubedel sometimies

  • @zakariamaalimhassan9935
    @zakariamaalimhassan9935 2 роки тому

    Macalin kasohadal HIGH VALUE MAN

  • @maryanruunhusssein8367
    @maryanruunhusssein8367 2 роки тому

    🥰🥰🥰

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 2 роки тому +3

    *Alle Haku Sharfee Subescribe Igu sharaf* 😭🙏🙏🤲🤲

  • @252soomali
    @252soomali 2 роки тому +1

    Video Ayuub wakhti badan buu kaliya abaalkiisa halasiiyo plz Like iyo shere and subcribe👏👏👏👏💯

  • @farxiyoxasancumar6484
    @farxiyoxasancumar6484 2 роки тому

    M.a

  • @amiishamustafe4610
    @amiishamustafe4610 2 роки тому

    Qof hadaf keyga igu tageera maba hayo in uu hadafkayga iska da moye

  • @alikhaliif8594
    @alikhaliif8594 2 роки тому

    Sxp ayuub dumarka marka loo yimado ama la shukan sanayo maxay isidi carurtii u gu dhaqman

  • @maryamoabdi3074
    @maryamoabdi3074 2 роки тому

    M.A

  • @EpicAnime12
    @EpicAnime12 2 роки тому +1

    Wan fahmay 😂

  • @fardowsomohamud743
    @fardowsomohamud743 2 роки тому

    What about us ustaad
    Wiilasha lee la talinooysaaye

  • @xamarwene4301
    @xamarwene4301 2 роки тому

    May aniga amin sana ninkeyga hado waxyeesho ino ino sheegay ruunta ah waxadan laheen xoola kuma noqdan

  • @ismacildayr5469
    @ismacildayr5469 2 роки тому

    Macalinka nolosha

  • @munamahomed3489
    @munamahomed3489 2 роки тому

    Mansha allaah

  • @abdirahman191
    @abdirahman191 2 роки тому

    Macalimuu coorsdi English majojisay ad ino so dhigi jirtay tan kale masamesatay talagaram

  • @abdiaden405
    @abdiaden405 2 роки тому +2

    Linebet ayaa ciyaara Habeenkasta waxana
    Ka sameeya 250$ ma ku guursan karayaa
    Ayuuuubow ila taliya azahaaabey mahadzantihiin dhammantiin.

    • @feysalabdirahaman929
      @feysalabdirahaman929 2 роки тому

      hadiii ay lacagta xaran kugu so gashe biya xitaa kama cabi kartid guur iska daaaye wabillhi towfiiq.

    • @abdiazizguuled3069
      @abdiazizguuled3069 2 роки тому +1

      1expet cml miyaa

    • @abdiaden405
      @abdiaden405 2 роки тому

      @@abdiazizguuled3069
      Haaa lkn uu ka faaiido badan yahay

    • @abdiaden405
      @abdiaden405 2 роки тому

      @@feysalabdirahaman929
      Markaaa maaan iska dhaafa shiikh

    • @abdiazizguuled3069
      @abdiazizguuled3069 2 роки тому

      @@abdiaden405 qabkeee lo isticmala nio

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 роки тому +7

    *Ilaahay Riyadaada HaKuuRumeeyo Walaalahay waxaan Niga Codsanayaa SUBESCRIBE Inaad IsaartO* 🙏🙏😭😭😭

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 роки тому +4

    *Ilaahay Riyadiina Hanii Rumeeyo Walaalahay waxaan Niga Codsanayaa SUBESCRIBE Inaad Isaartaan* 🙏🙏😭😭😭

  • @user-zr9wo5lx3v
    @user-zr9wo5lx3v 2 роки тому

    𝗠𝗮.𝘀𝗵𝗮 𝘁𝗲𝗮𝗰𝗵𝗲𝗿 𝗵𝗼𝗿𝗲𝘆 𝘂𝘀𝗼𝗰𝗼🥰

  • @farxiyoxasancumar6484
    @farxiyoxasancumar6484 2 роки тому +1

    🥰🥰❤

  • @maryamoabdi3074
    @maryamoabdi3074 2 роки тому

    M.A