Adigu u dhabar adayg hadafka noloshaada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

КОМЕНТАРІ • 166

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 2 роки тому +31

    Thank you teacher maanta qof sidan dadka ula taliya aad buu u yaryahay
    Shaqo fiican baad hysaa ku soco ilaahay ha kaa abaalmariyo❤

    • @qeyreaxmed666
      @qeyreaxmed666 2 роки тому

      Aamin aamiin walalken waa uu dadaal manshlh

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 2 роки тому +11

    Waan kacay saaka anigoo nolosha ku daalay 🥹kadib ayuub ayaan soo raadiyey waxana aan helay Videogan oo aad moodo inuu aniga iga hadlaayo thanks 🙏🏽 wllo mcn

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE 2 роки тому +12

    Wll Ayub Axmed

    • @Wanaajiye126
      @Wanaajiye126 4 місяці тому +1

      Macalinkeyga waa kutaageera allaha kuxafido❤adi io ayuub madaxa iisaarantihin

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 2 роки тому +17

    Masha Allah wll umada wax fiican ayad u heysaa alle hanoo badiyo adigoo kale dadka wax alle u abuuray ayeey halmameen taas ayaa jahwareerka keenay shukan

  • @MortivationsFly
    @MortivationsFly 2 роки тому +35

    Accept your past without regret😗 handle your present with confidence 😘 and face your future without fear😚

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 роки тому +9

    Allh no ka xafido ustaad wax bdn baan ka fa,idnay
    Jazakllh🥰🥺my teacher ayuup💗💗💗💗💗💗💗

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 роки тому +17

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 2 роки тому +5

    Ayuub Ahmed ilahay ha ku dayow Walalo 💯🙏🏾💯🙏🏾💯🙏🏾

  • @hanaabdi845
    @hanaabdi845 2 роки тому +9

    Wallky aad ban kuu tageere keep going shaqo fiican ayed wada ❤️🤗

  • @cabdiwalicalidheere5349
    @cabdiwalicalidheere5349 11 місяців тому +2

    Maasha allah allaha ku xifdiyo wllkey ayuub axmed wll inoo soo badi muuqaaladaan oo kale

  • @abshircade3659
    @abshircade3659 2 роки тому +5

    Masha Allah sxb ayuub waan kutagera waana kugu xeranahay sxb waad mahadsan tahay wlhi malinkasta waxyabo na hestad noo ifisa wadadan uga gudbi lehen Allaha kula jiro sxb

  • @nevergiveupdearsenal8023
    @nevergiveupdearsenal8023 2 роки тому +6

    This great piece has really touched my heart after experiencing the kind of life stages I underwent. Indeed you are a great coach who has good qualities and experience of life to share the world with..., MashaAllah and be blessed always ❤🙏

  • @user-sv8rv6ff3w
    @user-sv8rv6ff3w 5 місяців тому +1

    Thank you teacher love you ❤❤❤❤

  • @mohamedarabhadhaweiyosiigo2830
    @mohamedarabhadhaweiyosiigo2830 2 роки тому +3

    Manshalah ustaad ayuub axmed illahay haku barakeyo

  • @muxubomuuse7362
    @muxubomuuse7362 2 роки тому +3

    Mansha allaah wllkey allaah kudayo aqlikaaka aamiin yaa allaah

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 2 роки тому +3

    Fast community waa iniga
    Xikmadaha noo soo badi
    Thanks

  • @user-ow7zt7hz6k
    @user-ow7zt7hz6k Рік тому +1

    Sxb runtii thanks alot ayaan ku leyahay

  • @abdiaden405
    @abdiaden405 2 роки тому +2

    Frist ayuub thnkz

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 2 роки тому +3

    Masha'Allah brother. Thanks alot 👍🙏

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 2 роки тому +4

    taas waabo qalad waayo happiness kada ama life kada qof kale ma lagu xiro.

  • @warzameyouzuph
    @warzameyouzuph 2 роки тому +3

    Ayuub Ahmett Dhiirigaliyaha Konka 🔥✨❤️

  • @iskoiska7500
    @iskoiska7500 2 роки тому +2

    Mahadsaind walal ❤👑

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126 4 місяці тому

    Walaalkena allaha kaa abaalmariyo dhiirigelinta aanasiisay❤

  • @aamiinyare4009
    @aamiinyare4009 2 роки тому +1

    First teacher🔥🙏

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому

    Waad mahad santahay

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 2 роки тому +1

    Ayuub Ahmed ilahay masaxadah ha ku dahayow

  • @user-nj8rb9ue2r
    @user-nj8rb9ue2r 13 днів тому

    Zhp eray aan kugu qeexo maba jiro ilahay hakaa abaalmariyo cilmiga aad nalawadagtay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamadeise1190
    @maxamadeise1190 2 роки тому +1

    Masha allah wll ayuub soo badi 😍beautiful

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 2 роки тому +11

    Noloshu waxay labo xanuun
    1. Mid waa inad tahay qof toosan oo dantiisa yaqaan.
    2. Midna waa inaad taqaan qof aan dantiisa aqoon oo dayaca fursadaha nolosha soo mara doorashada adaaa yaqaaan kaad dooranayso jaaw,

  • @qarsooni276
    @qarsooni276 2 роки тому +1

    Maahan Allah Ayuub Ahmed

  • @faraxmaxamed2731
    @faraxmaxamed2731 Рік тому

    Jasakallaah culays badan baan soo maray hadana waan ku dhexjiraa alx hantida aan haystaa waa inaan noqday qof adag dhibkana u badheedhika dhiirigelin badan baan kaahelay ayuub mudo badan baan islahaa malaha waad khalatahay anigoo arkaya inaan saxanahay marlabaad mahasanid wll ayuub🙏

  • @qeyreaxmed666
    @qeyreaxmed666 2 роки тому +1

    Jizakalahu qeyr walal aad ayaad u mahadsantahay walala qali

  • @maxamedmacalin427
    @maxamedmacalin427 2 роки тому +1

    Ustaad ayuub rabi hakaa raali noqdo

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 роки тому +2

    Thanks our dear teacher❤

  • @CabdisalaamNuur
    @CabdisalaamNuur 6 місяців тому

    Teacher thanks❤

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy Рік тому

    Mahadsanid wll ayub wankutagera siweyn ah

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 2 роки тому +1

    Ilahayaw cafimad isii wadmahadsantahy ustad

  • @raonesrk7819
    @raonesrk7819 2 роки тому +2

    Nio ani dhipta ugu weyn i haysata waxa weye dadka ii dhow inta waxay i dhahan wax barasho wad dhamaysay shaqo mahaysa sida inay shaqo isii nayan intas waxay ka tahay inay iniyad jabshan
    Maxay kula tahay sxb suhayb nolosha dhan markan motivation kaga dawada ciriir ban dareema

  • @fatimaabdi7636
    @fatimaabdi7636 2 роки тому +2

    My teacher 🥰

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 роки тому +1

    Maasha'Allaah tabaarakallaah waa sax Jazaakallaah kheyran

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 3 місяці тому

    M.a ilahy haku xafido bro❤😢😢😢😢

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 2 роки тому +1

    baarakallahu fiik

  • @amsproduction9321
    @amsproduction9321 2 роки тому +1

    Thanks ustaad

  • @saphacabdi8826
    @saphacabdi8826 Рік тому

    That's my dear teacher

  • @hodanhaji5632
    @hodanhaji5632 2 роки тому

    Qofki aad is tiraahdoba noloshuu wax ka soo arkee garaadso oo dhibkada u sheeg suu kaala taliyo ayaad ba waaxad arkysaa bari asagoo ku leh dhibkaas buu ii sheegtay Aduun waxan joognaa kii kaa waynaa ee duni kaaga soo horeeyey uu moodo inuu kaa yar yahay yaaap cidna wax ha u sheegan ayaan qabaa casharkaas ayaan ka faaiiday aanan ka abayn waalidkaaa iyo aqligaagan yar ustaad ayuub ❤️🙏

  • @cademaxamed9735
    @cademaxamed9735 Місяць тому

    Mansha Allah

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 2 роки тому +1

    Mahadsanid wllo

  • @ciiltira10
    @ciiltira10 2 роки тому +1

    Ayoub ahmed legend

  • @xasancalixasan4864
    @xasancalixasan4864 2 роки тому

    M.a abti mar walbo waa ku tageyraa allaha kuxafido aduun iyo akhiro aamiin aamiin abti

  • @hoodoapdikadir5126
    @hoodoapdikadir5126 2 роки тому +1

    Keep forward our teacher

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому

    Keep going ustaad mahdsnid dhiirigeliye

  • @mohmethapthirahman9141
    @mohmethapthirahman9141 2 роки тому +5

    Asc ustaad waxan ka codsanayaa talo u gaar ah ardayda sanadkan form 4 galaysaa kuwaas o uu waayo badn kusoo Socdo maxad nugula talinaysaa teacher🤗

  • @inabile374
    @inabile374 2 роки тому +1

    Thank you for your motivation

  • @raxmobishaar4035
    @raxmobishaar4035 7 місяців тому

    M.a aslh ❤

  • @bashiirbashkabashiirbashka5341
    @bashiirbashkabashiirbashka5341 2 роки тому

    Thanks for your time Ustaad💯🙏

  • @ShaaficiNuuraxmad
    @ShaaficiNuuraxmad Місяць тому

    Mashalaj❤

  • @Abdiaziizxasan
    @Abdiaziizxasan 6 місяців тому

    Welcome sxb

  • @aymanalxaramayn2791
    @aymanalxaramayn2791 2 роки тому

    Masha alaaah wllky alle cimriga camalka iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo guul aduunyo iyo mid aakhirana ilaahay hakugu sugo wll

  • @ibrahimu.2531
    @ibrahimu.2531 2 роки тому

    Daacadnimo ayan ka fahmey hadalkaaga.
    Keep up. ❤❤❤❤❤

  • @QD7071
    @QD7071 2 роки тому

    MashaAllah amazing video 👍🏼👍🏼

  • @C.fataaxMaxamuud
    @C.fataaxMaxamuud 4 місяці тому

    Arimaheena

  • @muhammadkhalif5020
    @muhammadkhalif5020 2 роки тому +1

    جزاك الله خیر

  • @master__fanax982
    @master__fanax982 2 роки тому

    Masha allaah waqtigaa na sida ugu fikirayso alle ha kuu xafido ■■■■■■●●●

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 роки тому

    Really teacher aan jeclahay dhiirigalitiisu igu gadan thy👍

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 2 роки тому

    Wanku aaminsanahy Al Ustaad👍

  • @user-ok1ju8iw8m
    @user-ok1ju8iw8m Рік тому

    ALaH kuXiFdiYO❤❤

  • @abulaziizsomali6647
    @abulaziizsomali6647 2 роки тому +1

    Masha alh

  • @shaficiihassan3879
    @shaficiihassan3879 2 роки тому

    Rabbi najatul firdowso hakugubishareyo🤲

  • @xamdagobaad5398
    @xamdagobaad5398 2 роки тому

    Thank You Ustaad 🥰

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 роки тому +1

    Masha alh
    💚💚👍👍

  • @Safezone44
    @Safezone44 2 роки тому

    Masha Allah jazakallah qeyr waa dhiirigalin cajiib ah

  • @bahjaaaden8962
    @bahjaaaden8962 2 роки тому

    Masha alleh wall alleh haku xafido

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому

    Thank you my Teacher keep going

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 2 роки тому +1

    Wlhi baan ku dhaarteee in uusan waqti iga lumin aniga sababta hammiga aduunka oo idil ayaa dusha la iga saaray 19sano anigoo jiro ayaan wxbarashadii iskaga tagey sababta hammiga aan aduunka ka lahaa ayaa ka weynaa 19sano shaqadaan bilaabey maanta oo aan 27sano jiro 200kun dollar ayaan heestaa oo 8sano ku tabcey wlhi wxii aad hammi u leedahay 💯💯waad gaari doontaa haddii aad hadaf leedahay waqti yuusan kaaga lumin shukaansi iyo ila qosol iyo sports aad ka sheekeeso maanta 20jir abbe ah ayaan ahay gabartow doono guursan kara dadaal oo si adag u shaqeey raaxo waa kuu dembeesaa

  • @Hikmawi1
    @Hikmawi1 2 роки тому +3

    𝗔𝘆𝗼𝘂𝗯 𝘆𝗼𝘂𝗿'𝗲 𝘁𝗵𝗲 𝗯𝗲𝘀𝘁 💜

  • @habonadenali1576
    @habonadenali1576 2 роки тому

    Mashalh

  • @ashaahmed9458
    @ashaahmed9458 2 роки тому

    Thnz dirgalin wngzn weyaan

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 2 роки тому +1

    Shugran wl 100/100

  • @nimcanadar7300
    @nimcanadar7300 2 роки тому +1

    Sxb arin fiican band kahadashay horey usoco

  • @hafsawasiro7284
    @hafsawasiro7284 2 роки тому

    Thanks Ustaad♥

  • @asmarabdillahi1372
    @asmarabdillahi1372 2 роки тому +1

    THANK YOU TEACHER

  • @shukrihassan6826
    @shukrihassan6826 2 роки тому

    Mahadsanid.wlhi.waan.jaclahay dhirintada

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 2 роки тому

    Masha allaah mahadsanid wllo inbadan

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 2 роки тому

    Ustaad ilahay hagu xifdiyo cilmigaadana eebe haguu barakeeyo

  • @najinurow9578
    @najinurow9578 2 роки тому

    Masha Allha.....

  • @HamdiAbukar114-wy4os
    @HamdiAbukar114-wy4os 3 місяці тому

    Thnkiz ❤

  • @FarxiyoXasan-mm7mb
    @FarxiyoXasan-mm7mb 9 місяців тому

    Xaqiq weey I
    Af duubatay

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 роки тому

    Alloow Alle aduunkan noo sakhir

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 роки тому

    Masha allh wll

  • @areysgacal3463
    @areysgacal3463 2 роки тому

    M.A ustaad Allah hakudhowro runtii waxaa xaqiiq ah qofkii damiirleh inuu isbadalayo markuu ereyadan qiimaha leh dagesto ee ustaad waxaan ku oranayaa walal Allah hakuxifdiyo ee haka dalin waana aad dadkada uhayso runtii dad badan ayaa kafaideytay.

  • @feisalupdi8635
    @feisalupdi8635 2 роки тому

    Coach Ayub 👍

  • @Ibre-s8l
    @Ibre-s8l Місяць тому

    May Allah reward you with goodness my role model Mr. Ayub.

  • @C.fataaxMaxamuud
    @C.fataaxMaxamuud 4 місяці тому

    Arimaheena zxp qali walhi malinta UA-cam kaaga soo dhigtye videogii ugu horeeyaaye ayaan walhi 1 ka ahaa zxp manta waxna kaagag banahy 1dolar hadii igu dhaanTo zxp qali 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 zxp mcn walhi wan ku barayaayaa😢😢😢😢

  • @UgbaadJamac
    @UgbaadJamac 2 роки тому

    wlhi ayuubow dadka ma racaraco wn necenabyba inaan dadka ku mashquulo .....waayo wxan ogahy inaan wxa fa iido ah lahyn ....dadka sheekaya ee ina imaada si aya ceebahoda u sheeg sheegan wlhi wn ka fogaada wyo wxn aaminsanahy inay anigana iga sheekynayan ....Alhmdulilaah.....dad badan oo xun xun wn so arkay lkn waan ka fogaada markaba oo wxan radsadaa dad wngsn........alle ha ku xafido wll aad ayaan kugu xidhanahy .......🥰

  • @caishadullane1546
    @caishadullane1546 Рік тому

    Waxad tahay dhirigeliye aniga hurtiii adiga zaida baan kugu daydaa illhy dunida farxada haku wariyo wlla

  • @Arab_official_10
    @Arab_official_10 2 роки тому +1

    Zxp Buug Mad No soo saartid

  • @mohamedsuleimanqambi7871
    @mohamedsuleimanqambi7871 2 роки тому

    Thanks pro 🙏🙏💯

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 2 роки тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @arwaaxcade1425
    @arwaaxcade1425 2 роки тому

    Thanks 🙏 wll ayuub

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому

    dhalin yar.nahaye waxkasta kaso.qaad uma.arkayno balse thabks bro waxbadan ka faideee👍