NIMCAAN HILAAC┇ANIGA NAFSADAYDA INTII NECEB MAANTA ᴴᴰ┇HEES CUSUB 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2018
  • NIMCAAN HILAAC
    ERAYADII ZAKARIYE KOBCIYE
    LAXANKII ZAKARIYE KOBCIYE
    MUSICGII ILYAAS IDIRIS CAYNAAN

КОМЕНТАРІ • 336

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 Рік тому +38

    Aniga iyo wllkay Iga Yar Waxan weynay Wlidkayo Ale Ha unaxariisto 🥺💔🤲
    Kadiba tolkeyga Iga familyegyga Eedo Adeer dhaman Si Kale Bey nola Dhaqamen Waxan ka filanayey Iney Intan Dayr nahay Na koriyaan Ama Ay Noloshena ayag lanolaano 💔🥺 Balse markan weyey Aabe Dadkii oo dhan wey isbadaleen sidii ay No ahayeen xitaa erayo Aad Uxun Ban Ka kulanay (Anaga Kuma dhalin) Balse Alle Ayaa ila jiray anoo Daayar wan Rafaday wllky wan ilaaliyey Alx Lkn Rafad uso Maray maanta cid uma baahni alle Ahyn Ayga oo dhan wan iska cafiyey Lkn Hada Ayaga ayaa anaga no bahan💯🥺

    • @k-gofficial5661
      @k-gofficial5661 Рік тому

      Wnag Uun Ugu Badal Wll😢😢

    • @AbdifatahomarHassan-fv1gi
      @AbdifatahomarHassan-fv1gi Рік тому

      Jaaah sorry brother 😢

    • @khadraismail9776
      @khadraismail9776 Рік тому

      Waxad tahey geesi garab wayey😢🤦‍♀️🥺

    • @abdiaziizok8421
      @abdiaziizok8421 Рік тому

      Waa wax kasta dhaco marki walidka weydo xanunka wn so maray dad kula qaba bro ee allha noma bahsho bini adan kuligeyn

    • @abdulnassersaealli
      @abdulnassersaealli Рік тому

      Waxan kugula talin laha wll inadan xumaan xuman kale ku gudin wax walbo ay ahadan walidkga Alle ayaa ka dhigay
      Xumantooda wanag ugu badal
      Aargosiga ugu fcn waa markad xumantooda wanag ugu badasho 🙏

  • @cabdifataaxbaliil9965
    @cabdifataaxbaliil9965 4 роки тому +48

    hilaaci hir galey hada taagerto like dhac igu sii❤✌

  • @foosiyomahamud7270
    @foosiyomahamud7270 4 роки тому +8

    Nimcaan hilaac ilaahay ha ku xafido hana ku daayo Allahuma amiin cadawgaga ilaahay ha kaqabto Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma 💚💚💚💚💚💚💚

  • @principessaasma2225
    @principessaasma2225 5 років тому +120

    Nimcaan hilaac wiiilka aan ku riyodo mar walbo allow isi wiil ku eg amiin😘😘😘

    • @faraskacad7607
      @faraskacad7607 4 роки тому +1

      Principessa Asma de ana u eg hhh

    • @dalboondd879
      @dalboondd879 4 роки тому +1

      Aaaamiin allow kusii nin adg iga dheh

    • @cashaxuseen8436
      @cashaxuseen8436 4 роки тому

      Kkkkkkkkkkk anaa ku dhalaa

    • @fadumaaxmedmohamed2363
      @fadumaaxmedmohamed2363 4 роки тому +1

      Kkkkk

    • @Liibaan4499
      @Liibaan4499 4 роки тому +2

      Qof aa ku riyootay wiil u eg hadii loo dhalaayo qof aa ogalay ayaa aheen walipa caruur ka dhali lahaa guurba yaa rabi lahaa🤪

  • @liibaanhirsi1004
    @liibaanhirsi1004 4 роки тому +16

    Allah ya cizak waa erayadii iyo laxankii abwaan sakariye kobciye fanaana mulaxan iyo abwaan intaba ah waayadan dambena somali laguma arag nin intaba isu ah iyo codkii nimcaan

  • @fartaxaaji9690
    @fartaxaaji9690 4 роки тому +29

    Like dadka masiiyo lakin nimcan waad uqalantaa waayo waxaa tahay will eey somalinimadu kuweyn tahay

  • @ahmedbare6445
    @ahmedbare6445 4 роки тому +14

    Nimcaan hilaac taagera kuu ahay walalkay horey usoco kuleyahay

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Рік тому +7

    "Waxaad noqon waydo
    Nasiib ha u eersan!"
    Axyaa Kobciye.

  • @nusaybaabdi8643
    @nusaybaabdi8643 5 років тому +31

    Cadowga uu noolaw wlkey numcaan ❤

  • @salmamohamed1770
    @salmamohamed1770 4 роки тому +4

    Fannka cadka macaan muqdsho wa hoyadeeyna wale ka ma tago xamar Nimcaan farxdna ku noloow😍❤❤❤❤💝💕💞❣💘

  • @fadowsomocoow3889
    @fadowsomocoow3889 4 роки тому +5

    Nimcaan hilaaac fanaan aan jeclhy taagero buuxda ku ahay nolol qurux badn love uuuuuuu nimcaan hilaac

    • @hibomohamed7230
      @hibomohamed7230 2 роки тому

      👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @farhaanmuuse2605
    @farhaanmuuse2605 2 роки тому +4

    Maanta xafadayada meel iga wada martay ii soo duceeya 25/9/2021

  • @abdurazaksomali5101
    @abdurazaksomali5101 5 років тому +40

    Intii nabarkayga dhibkayga ku naaxda aniga nafsadayda intii neceb maanta anaa noloshooda saaxamay noloshoda laabtaa u nadiifa naqbaan u rajeeyay nimcaan dega leeyahay😢👌👌✔✔✔

    • @krmstudioz1160
      @krmstudioz1160 5 років тому

      Xmv

    • @deeqocabdiwali1788
      @deeqocabdiwali1788 3 роки тому

      Yaala rusheenaa

    • @MohamudHussein5065
      @MohamudHussein5065 3 роки тому

      Intii nabarkayga dhibkayga ku naaxda aniga nafsadayda intii neceb maanta anaa noloshooda saaxamay noloshooda laqbtaa u nqdiifa naqbaan u rajeeyqy nimcaan dega leyahay

  • @hamdiananaaly3213
    @hamdiananaaly3213 5 років тому +18

    Fanan soomaliyey hilaac manta horay usoco immis you wlhi

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 років тому +70

    Nimcaaan hilaaac fanan jiro fanan qaran go forward 😍😍😍😍😍

  • @raxmagopaadraxmamaxamedshe3553
    @raxmagopaadraxmamaxamedshe3553 4 роки тому +8

    Nimcaan long life brother 🥰

  • @yusrayusuf7211
    @yusrayusuf7211 4 роки тому +4

    Love you br nimcaan noolow💞maashanllah ldont tried to listen your song💞

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 5 років тому +35

    Fannaanka 5taa soomaliyeed nimcaan noolow adiga iyo wiilkaga iyo ayaantada caashaqa

    • @liibaanhirsi1004
      @liibaanhirsi1004 4 роки тому +1

      Cadey Awees fanaan kasta oo somali ah ayaa shanta somaliyed fanaan u ah

    • @hiboheenahiboheena3692
      @hiboheenahiboheena3692 4 роки тому +1

      @@liibaanhirsi1004 yadidan lakin kani wa agasimaha hobalada

    • @liibaanhirsi1004
      @liibaanhirsi1004 4 роки тому

      Hibo heena Hibo heena sxbey sheekadaan ah ku xumeenta somaliland ee looga dhigay agaasime fanaan waa la soconaa balse waxanad ogeen in horey loo arki jiray agaasime fanaan ma jirin shaqo ama xil horey ujirayna ma ahayn ee fanku wuxiu lahaa fanaan,iyo gudoomiyaha tiyaatarka labadaba waxaa laga xukumaa wasaarada warfaafinta wasiirkeeda iyo agaasimaheeda markaa haduusan ahayn agaasimaha wasaarada warfaafinta muxuu yahay agaasimahaan cusub?waa uun magacaabid jiri doonta inta farmaajo joogo

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 4 роки тому +3

      @@liibaanhirsi1004 hhhh xilkan waxaa hayay abwaan guure agaasimaha radio kulmiye KNN waana nin hawiyaa xilka ninkii uqalmaa loo dhiibaaa qabiil Somalia waaka dhamaday reer muqdishana qabiil shaqo kuma lahan

  • @sabariinsomalisabariinsoma1201
    @sabariinsomalisabariinsoma1201 4 роки тому +15

    Fanan Anku faano waaye Marwaliba cadawgisa Cagta hose Aamin yarabii🇫🇲🇫🇲🇫🇲❤❤

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому +3

      Amiin wllo Allah il xuun yaa cadow baa haka hayo🥰🥰🥰🥰🥰lkn calankina kaa ad soo qortay ma aha adu raliyaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴wakana kanaga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓💓💓💓💓💓💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 4 роки тому +5

    Nimcaan Abdirahman Ma Cid ku nici karta ma jirto.
    Greatest Legend Nimcaan Abdirahman hasan hilaac

  • @munita6259
    @munita6259 4 роки тому +70

    Nimcaan noolow hno
    From hargeisa❤.

  • @mohamedALi-xd4td
    @mohamedALi-xd4td 4 роки тому +4

    FaNaan haduu jirro waa Nimca Apdirahmn HazzaN HiLaaC Gopolkii AwdaL Wuu kuzugYaa pro 💯👌❤

  • @maanyuusufahmed3365
    @maanyuusufahmed3365 5 років тому +18

    Waaaaw wa guud nimcaaan hilaac xiddiga fanka somalida hore usoco

  • @foosiyaali3399
    @foosiyaali3399 4 роки тому +8

    Dhamaan inti dhibka ii gaysatay ee noloshaydi burburyey hawgu horayso walashay macan waan saamaxay ilahay darti idinkuna wallhayaw iso duceya in ilahay qalbiga ii dhayo xumahodana iga masaxo aamiin ya rabbi 😭

    • @ZAMIFILMS
      @ZAMIFILMS  4 роки тому

      Guushu Gacmahaaga ayey ku jirtaa illahay isku xidh yakana saamax khayr ayaan kuu rajaynaynaa

    • @foosiyaali3399
      @foosiyaali3399 4 роки тому

      @@ZAMIFILMS mahadsanid wallkay wan dadalay insha Allah ✋

    • @farduusheeno4033
      @farduusheeno4033 4 роки тому

      Waad iga ilmeesiisay wlhi abaayo sorry naftaada ku kalsoonow binu aadan waxba ugama baahnid

    • @foosiyaali3399
      @foosiyaali3399 4 роки тому +1

      @@farduusheeno4033 macanto ilahayna wanku kalsonahay naftaydana sido kale lkn wll qof jiidhkaga ood noloshada wanajinaysay marku cadaw nolosha ku diidan waagi baryaba ku dhibataynaya meelna aadan ka tagi karin aad baad u murgaysa mahadsanid sidad ii dareentay macanto ❤️

    • @abdirahmanadem5074
      @abdirahmanadem5074 3 роки тому

      Waxbaad isoo xasuusisay dadka kuugu dhaw ishaada kuhay

  • @harunhassan2009
    @harunhassan2009 3 роки тому +17

    Love this guy from Kenya

  • @farduusheeno4033
    @farduusheeno4033 5 років тому +38

    heestan nimcaan ugu jeclahay heesahaaga wlhi marki qof ciil igu dilo aa dhageestaa kugu faanaa hilaac walalkeey qaali allaha ku daayo😘😘😘30/7/2019

  • @ikraanqaali8091
    @ikraanqaali8091 4 роки тому +5

    Masha.alaah.nimcaan.hilaac.wankutagera.marwalbo.

  • @jab__u__joog
    @jab__u__joog 4 роки тому +4

    Anaa noloshooda saamaxay noloshooda laabtaa unadiifa naqbaa u rajeyey nimcaa daga leeyahy❤

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 4 роки тому +6

    Ana noloshooda samaxay noloshoda labta u nadiif ah

  • @hamdiananaaly3213
    @hamdiananaaly3213 5 років тому +17

    Boqorka codka ich liebe dich 👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌

  • @user-ol3sv3rp1v
    @user-ol3sv3rp1v 4 роки тому +10

    انت فنان علا مستواعلي جدا بنفس مستوا الفنان كاظمالساهر اشكرا علا الصوت الجميل والاداء الرايع* مدين ابو ابراهيم

  • @ismailhaaji9213
    @ismailhaaji9213 4 роки тому +8

    The best fanan in the world

  • @gaduudowkaamil9052
    @gaduudowkaamil9052 4 роки тому +7

    hesta mel ayeey itabatey wallhi fanaan haduu jiro wakan

  • @wllakofficial5414
    @wllakofficial5414 4 роки тому +29

    Big legend nimcaan hilac full respect

  • @HassanMohamed-xg3cc
    @HassanMohamed-xg3cc 5 років тому +9

    Nicmaaan fanka ninka kaaalinta kowaad kaga jiro bilaaa shaki keep going bruh

  • @nazircade7704
    @nazircade7704 3 роки тому +2

    Nimcaan hilaac noolow waligaa ♥️👏♥️🖐✋👏♥️♥️♥️

  • @warfaslim
    @warfaslim 5 років тому +14

    Boqorka codka madaxa Kor nimcac hilaac legend 🙏💯💯💯

  • @quruxkudhiigleofficial2695
    @quruxkudhiigleofficial2695 4 роки тому +7

    Fanka halo dayo ❤🙏

  • @fathimohamud6661
    @fathimohamud6661 3 роки тому +6

    Waxd noqon Weydo
    nazip ha u eersan 💔😔

  • @bilaalsomali4476
    @bilaalsomali4476 3 роки тому +2

    18/3/2021 habeen farxad iyo murugna wata anigaa noloshooda samaxay maanta

  • @deeqocumarcadaan7773
    @deeqocumarcadaan7773 4 роки тому +5

    hilaaci hirgalay walaal waan jeclahay hees kaan ilaah haku cafiyo

  • @johnjordon8947
    @johnjordon8947 5 років тому +31

    Nincaan hilaac Soomaalinimo midnimo islaanimo cadowga Soomaali wayn ha dhaco

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 5 років тому +3

    Raabi haku xafido sxb nimcaan waxa tahay booqoraka coodaka xasiidinom ma wangasan faanaka qaarigan nimcaan

  • @abdifatahhassan8334
    @abdifatahhassan8334 4 роки тому +3

    Wow bro nimcan cadowga o nolow best songs

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 5 років тому +54

    Intii naxli hee dhe
    Maceyb igu haysa
    Iigu qaaday
    Intii nabar keyga
    Dhibkeyga ku naaxda
    Aniga nafsadeeyda
    Intii neceb maanta
    Anaa noloshooda
    Saamaxay noloshooda
    Laabtaa u nadiif ah
    Naqbaan u rajeeyey
    Nimcaan dega leeyahay
    😢😢😢😢😢
    Wixii noloshaada
    Nusqaan u horseeda
    Naaneys haka reeban
    Ka naar qalbi kaaga
    Nac iyo xumo oo dhan
    Anaa noloshooda
    Saamaxay nolooshooda
    Laabtaa u badiif ah
    Naqbaan u rajeeyay
    Nimcaan dena leeyahay
    Heestan ane igu socoda
    😢😢😢😢😢😢😢
    My ex husband familkisa
    Marwalba cafis iga tihin😍

    • @liibanaxmed2236
      @liibanaxmed2236 4 роки тому +3

      Waxaan rajeynayaa nolol kale oo qurux badan inaad heli doontid hadii aad heysatana alle hakuu barakeeyo teda kale dunida waxaa ku nool dad dhibkaaga oo kale soo maray anigan kula hadlaaya ayaana soo maray dhibta aad adiga soo martay lkn alxamdulilah nolosheydi darted laii xumeyn jiray maanta qabri ayee jirtaa

    • @umeimaabdirahmaan7469
      @umeimaabdirahmaan7469 4 роки тому +2

      @@liibanaxmed2236 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 adduunyadu macno malahan qofkii maanta nool bari manoola marka waxaa wangsan ummadu ineey is nabad galiso anigaba ninkeeygii ooo ijcl Anna aan jeclahay cadow nakala geeyey 😭😭😭😭😭 allow adaa taladeeyda kuu dhiibty 🙏🙏🙏

    • @chikininiabdo3372
      @chikininiabdo3372 4 роки тому

      😥😥😥 cafis wax ka wanagsn ma jiro

    • @warfaalifeshow7584
      @warfaalifeshow7584 4 роки тому +6

      Qofka ku khiyaantay bal ka warama wax walba aaad hurtay iyadoo aabe iyo hooyo iyo walaal iyo ehel midna aaan laheyn aniga intaasba u noqday inay dareemin cidlo camal, waxay midigteyda ay awoodo kama hagran jirin xitaaa . Buug waa la iga qori karaaaa ma soo wada qori karo .

    • @umalkhayrahmed1388
      @umalkhayrahmed1388 4 роки тому

      Aad baan u akhristey qoraalkiina waxaan rabbi idinkaaga baryayaa in Allah qalbiga idiin qaboojiyo dhamaantiin waa bil Ramadane

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 роки тому +2

    Masha alaa nicimaan somali dhaba walal sheer isaar biliis

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 роки тому +1

    Haduu Music Qaldamo
    .................
    Miruhu deel qaaf noqdaan
    Wuxuba waa Tacab qasaar
    Wow 🎉

  • @Farhan-oj8ts
    @Farhan-oj8ts 4 роки тому +9

    -2:25 Qormada heesta iyo luuqayntuba way ila qaldantahaY, sida aan umaleeyo in ay saxan tahay waa; Nabdiga haku qaadan, Aadmiga naxdintiisa,nitaaqo ha raadsan.✅

  • @maxamedmataan3650
    @maxamedmataan3650 2 роки тому +1

    Hees kastoo mcn kalaamka alle aya ka mcn

  • @mankacade7869
    @mankacade7869 3 роки тому +3

    Nimcaanow cidii kuneceb somaliyo dhan baneceb dhamaantood
    Kep going bro

  • @nastehosalat4017
    @nastehosalat4017 2 роки тому +1

    Qalbiga nudahisa😭🥺🥺🥺🥺

  • @juubbe6122
    @juubbe6122 4 роки тому +6

    Farxad ku nolow😍

  • @hamdiananaaly3213
    @hamdiananaaly3213 5 років тому +4

    Nimcaan abdiraxmaan xasan hilaac ❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @khadarbayle6416
    @khadarbayle6416 5 років тому +41

    Nimcan sxb hore usoc boqorka codka atadtahy walhi cidi kama horayso booorama hawarto lkta iguqabta cidiboorama tageerta

  • @alizahra8651
    @alizahra8651 4 роки тому +4

    Masha allah hn qali adiko quran kukhatima nolochada ayan kurajaynaya ya akhi.

  • @najaxdagan2175
    @najaxdagan2175 5 років тому +3

    masha Allah nimcaan alle haku dhowro insha allh

  • @suhursacid3107
    @suhursacid3107 4 роки тому +16

    RIGHT HEES JIRTA😍SOMALIYEY LIKE ISARA

    • @mariomohmed9142
      @mariomohmed9142 4 роки тому

      Nimcaan.anigu.waan.jeclay.laakiin.ma.helayo.alaha.iska.dayo

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 4 роки тому +4

    Aadmiga Naxdintiisa Nitaaaqo Haraad san 👍🤘

  • @hasantimaze9279
    @hasantimaze9279 3 роки тому +2

    Sugantii somaliyeed ee ganiga ahayd

  • @nasiibcadaawe4206
    @nasiibcadaawe4206 4 роки тому +3

    nimcaan asxan fanaan soomaaliyeed

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 років тому +59

    boqorka codka like igulasoo biira taageerahiisa dhan halkan ayaan kuxisaabaneyna

  • @mahamutmubarak5718
    @mahamutmubarak5718 2 роки тому +1

    Heestan midhen anay igu socota 2021

  • @hoygaxigmadaeefarsamo843
    @hoygaxigmadaeefarsamo843 5 років тому +2

    nimcaan abdi rahman alle haku xafido

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 2 роки тому +1

    Anigaa nafsadeydaa inti naceeb mantaa dhaaman farxaad urajenayaa

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 2 роки тому +3

    Boqorka codka legend nimcaan hilaac

  • @ubaxgoodir5086
    @ubaxgoodir5086 3 роки тому +1

    Nimcaan hore usoc

  • @ramaascarabow6883
    @ramaascarabow6883 5 років тому +15

    Cajib asxan cod iyo erayo 👌

  • @sadiyoibrahim3353
    @sadiyoibrahim3353 4 роки тому +1

    Nimcaan guul iyo gobanimo ku noolow wll

  • @somalilyrics1148
    @somalilyrics1148 3 роки тому +3

    Nimcaan hilaac 👌👌
    Another level

  • @nouryare2804
    @nouryare2804 4 роки тому +3

    Axsan hees nimcaan hilaac

  • @johnjordon8947
    @johnjordon8947 5 років тому +13

    Nincaan hilaac Soomaalinimo midnimo cadowga Soomaali wayn ha dhaco

    • @aniso2316
      @aniso2316 4 роки тому +1

      Waaheeestakaliya aaandhagaysigeeda aankadaaalin from socoodi aannoojogaaa kuceshceshtaaa howsbaakuqabsadaaa😅😅😅😅😜😜😜🤣🤣🤣😂🤭🤔🤔😁

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 4 роки тому +2

    Waanku jecelnahay fanaan qaran

  • @farduusheeno4033
    @farduusheeno4033 5 років тому +4

    30/7/2019 nimcaan iiga shidan tahy

  • @somethinginyoureyes1794
    @somethinginyoureyes1794 4 місяці тому +1

    Daadko dhana markada adaa waxa haysana ahelka kuma rabana markaya hooyadaya dhimatay daadka amanaya na siyena marka ilmo dhalaya aya daruufa iisoo martaya marku walaalkaya iga xanuunsadaya cida ii garabtana waa wayaaya waalaalkaya waa dugtaya wuxuna iga tagaya 10 caruura anigana waxa ii jooga ilma jacaamado dhiigta ilaaho igu guule inaana kariyo daaruufata waa laga baxa

  • @maxamadcabdiraxmaancabdull9096
    @maxamadcabdiraxmaancabdull9096 2 роки тому +1

    The one only nimcaan legend

  • @maxamedyuusuf9195
    @maxamedyuusuf9195 4 роки тому +2

    Top weeyan heestan walaahi

  • @blockmangowarrior4865
    @blockmangowarrior4865 5 років тому +3

    Woow waa fanaan jira

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 4 роки тому +1

    Haba iska dhinteen intii ku neb hillaahow

  • @maryanmohamed7922
    @maryanmohamed7922 3 роки тому +1

    Walalky nimcan cadawgaa hajabo

  • @nashaadnalka7864
    @nashaadnalka7864 5 років тому +6

    Waaaw axsan hees

  • @ayaanmohan8967
    @ayaanmohan8967 3 роки тому +1

    M.a nimcaan hilaac❤❤👁

  • @farxaankhaalidmaxamed6785
    @farxaankhaalidmaxamed6785 4 роки тому +4

    Waaaaw heees dheh

  • @ubahfahmo7548
    @ubahfahmo7548 3 роки тому +1

    nimcan hiilac noolow ❤️❤️❤️💪💪

  • @ayaanleaden5109
    @ayaanleaden5109 7 місяців тому

    Nimcan fanan qaran😊

  • @babayofilmproduction2983
    @babayofilmproduction2983 4 роки тому +5

    Keep up, Thumashi.👌

  • @abdiraxmanabdinasir1508
    @abdiraxmanabdinasir1508 4 роки тому +5

    Inta 2020 dawaneysa farta taag 👆👆👆

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 4 роки тому +1

    Kuu waani naftaada inbadan naxarista waa saaz

  • @lilbravehuncho2344
    @lilbravehuncho2344 2 роки тому +1

    M.a keep going

  • @asmamaxamudmaxamud6641
    @asmamaxamudmaxamud6641 5 років тому +2

    Waaaw guul nimcan huuno mcne hore usoco libaax somalilandera 😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗

  • @zakayozaki6846
    @zakayozaki6846 5 років тому +6

    Never give up

  • @user-ng2lb6ud7x
    @user-ng2lb6ud7x 5 місяців тому

    Ninkan abwaanka heesaha u qoro ma arkaan miyaa fananniinte kale

  • @qalbiyare1066
    @qalbiyare1066 4 роки тому

    NIMCAAN HILAAC hurey u soco

  • @zamiirfilanwaa2816
    @zamiirfilanwaa2816 5 років тому +3

    Haduu musiga qadamo horo hilaacow

  • @mahmedfarah6422
    @mahmedfarah6422 4 роки тому

    Mshaaaaa laaaah alaha ku dayo nin culus

  • @alizahra7031
    @alizahra7031 3 роки тому +1

    Nimcaan mashalhaa

  • @AhmedBarre-dg9st
    @AhmedBarre-dg9st 10 місяців тому

    Nimcaan cabdiraxman xasan legen fananka salad kasta markasta hawrartiisu tisqaado

  • @khadarnur9318
    @khadarnur9318 4 роки тому +3

    Horay usoco taliye nimcan

  • @foosiyaali3399
    @foosiyaali3399 4 роки тому +5

    Walhi walashay waxay ku faraxda dhibkayga aduun inta saarana anay ii necebtay 20 years waxan la korinayey ubadkeda malintan calosha adkaystay oo ogaaday inan cadaw korsanayey marun baan bosoon hadii aan naftani bixin 😭

    • @ioe6468
      @ioe6468 4 роки тому

      Be happy and smile any time ,she became Shi.
      You become Insha Allah strong.

    • @foosiyaali3399
      @foosiyaali3399 4 роки тому

      @@ioe6468 insha Allah thank you wllkay

    • @filsanaxmed9471
      @filsanaxmed9471 4 роки тому

      qalbigagaga adkee Samir kana badi ilahay na u waayo sheego waa intaasoo qalbigeeda kuso jeesta ducada badi

    • @farduusheeno4033
      @farduusheeno4033 4 роки тому

      Sorry wll qofki xumaantiisa ku tuso wngaaga tusi illah ayaa kaa abaal marinaayo

    • @foosiyaali3399
      @foosiyaali3399 4 роки тому

      @@filsanaxmed9471 wll waan samirsanay ilahayna waan ku xidhanay waxyalahan ugu samrayna maqiyaasi kartid hader waxan ku ducaysta ilahaw si roon noo kala rar waan ka daaday dhib macan mahadsanid 😍

  • @xaliimobakarxasan3158
    @xaliimobakarxasan3158 Рік тому +1

    Waxad noqon waydo nasiib ha u eersan
    15 September 2022🥺

  • @aminaabdirahman5434
    @aminaabdirahman5434 4 роки тому +1

    Waa war fiican runtii waanee hees qeymo leh ruuxii sameyey qaliga iyo aqoonta allaha u siiyadayo 🏆👍❤️🇸🇴🏝️♥️🏚️🏝️🏆❤️👍