NIMCAAN HILAAC┇KU DAAYAY ᴴᴰ ┇LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • HEES CUSUB "I DAA NOOLI KULANTEE" BY: NIMCAAN HILAAC LYRICS BY ZACK FILMS
    PLEASE: ✔SUBCRIBE ✔LIKE ✔SHARE ✔COMMENT

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @aadandeero4943
    @aadandeero4943 Рік тому +38

    Hees mahee waa dareenkenii oo hadlaya💔.2023 ayaan soo booqday intii iga danbaysa iska daaya caashaqa waa iga talo🙏💔

  • @ducomaalofficials3199
    @ducomaalofficials3199 3 роки тому +20

    😭😭inta qlbiga laga jabiyay alle haydin boga dhayo AAN KU JIRRO😥😥😭

  • @mohamedhassan5223
    @mohamedhassan5223 Рік тому +16

    Waqtiga iyo wayaha gadgadoomaya ma ku dhaafsheen qofaad hankisa lahaydoo aad ku taamaysay in mar uun aad lamaane noqotaa duruufaha ardaynimo iyo hayaan waxbarasho ma kaa reebeen qofaad wehelkisa ahayd waan ka xumahay in waqtigu iga heeliyay 2013💔

  • @Dhooley..
    @Dhooley.. 2 місяці тому +9

    Qof dartisa mar walibo oo an salad tukanayo ilahay gacmaha u hoorsan jiray sii aan u helo ayaa manta meel ciidla ah iga tagay lk dhip mlhn allx..❤😢

    • @barkhadibraahim1023
      @barkhadibraahim1023 2 місяці тому +1

      Calmashada midkuu dookhu calanka kuu suray ✨✨ hduu calfku kaa direy 🎶🎶 cashaq lagu hungoobiyo 🙄 nin xuni ciIlku ku badey 😢raggba hawga caagin'e 🤦‍♀ Cidla nolosha kalinimo
      Caku kuuma qalantee ✌ Nasiibkaa mar kale celi cugo ❤❤

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 2 місяці тому

      Wac in oo ku sugaayo ayaa macquul ah hadii lakala aamuso wax faaiido ah malahan sida aad u jaceshahay si ka daran in oo kuu jaceyl yahay ayaa macquul ah iga qaado talo walaalnimo waxaan idiin rajeeynaa kuwi is helo in allah idinka dhigo ❤

    • @abdiazizosman723
      @abdiazizosman723 Місяць тому

      sorry 😢

  • @hgurey3214
    @hgurey3214 Рік тому +22

    Waa 28 july 2023 xilli habeen 9:08 goobta jooga waa Nairob kenya. Waxaan heystaan dhageysanaya anigoo fahmi wayaay jacayl aan soo waday 8 sano oo aan goan ka qatay illahayow asna nolaal saan ana qalbiga idaaji oo badal qeyr leh isii. Inshallah sanado kadib iyo isbadal malmahan ka badalan ayaan rajeynaya inaan halkaan ku soo noqda😢 walaal hadaad aragto sanado kadib iso xasuusi oo like isaar mahadsanid

    • @guulwada2021
      @guulwada2021 Рік тому +2

      Waxaad mari doonta xaaldo adag oo kla duwan hadii aad ilahey garab weydiisato waad bogsoon in.allh sabar dulqaad ayaa lagaaga baahna yahy wll ❤

    • @hgurey3214
      @hgurey3214 Рік тому

      @@guulwada2021 inshallah walaal shugrn

    • @iqroladan3950
      @iqroladan3950 Рік тому

      Bedel kheir qabo walalo😢

  • @nacimayusuf1532
    @nacimayusuf1532 2 роки тому +21

    Hadi sidayda qalbiga laga jabiyay lekta isar😪2022 bisha 2ad 7badedi💔

  • @Boqor7
    @Boqor7 2 роки тому +20

    Wadanku uganda gar ahan kampala wakhtigan waxa la iso fasaxey ama break time la isiyey inan so yaro nasto Waxan Fadhiya qaybta nasashada jamacada AIU Universalty , waxan kusuganahy xalad qalbi jab Gabadhi aan jeclaa Mudo badan Ayaa Xaley Meherkeedi dhacey yada oo sabab la,an iga tagtey waxan Isku mawelinaya heskan waxa nolasha lowada orda wa Guri nagi latagaa qalbi jab😪😪
    Alle waxan kabaryaya badal Kheyr qaba In uu ale isiiyo yadana uu qoyskeda ubarakeyo

    • @asmaaafi8681
      @asmaaafi8681 2 роки тому +1

      Srry sorry wll qalbiga allha kuqaboojiyo nolosha wey iska dhib bdnthy samir🥺

    • @safiyoabdullhi997
      @safiyoabdullhi997 2 роки тому +1

      Amin qalbika alle hagu qabojiyo

    • @sadegalayax4254
      @sadegalayax4254 2 роки тому +1

      Sorry walaal badal qayr qaba...

    • @iqroladan3950
      @iqroladan3950 Рік тому

      Kampala qalbii jab uba yalo balayada 😢 😭 😿

    • @hafzojama3023
      @hafzojama3023 11 місяців тому

      😢😢

  • @holllandboy4373
    @holllandboy4373 6 років тому +52

    Heesta qofka ay taabatay like igu xad caadi maaha heesta👏👏

  • @mandekbashir6161
    @mandekbashir6161 Рік тому +19

    Hal talo iga qaata waligaa qof ha u jeclaan saaid hana sin waqtigaga oo dhan naftada muhimada sii bini'damka daryelka io jacaylka faraha badan waa uga daraaa💔🥺

    • @drsifrah8081
      @drsifrah8081 Рік тому +3

      Wllhi waa runtaa middaas anaa kuu qiraya, waxa halkaa i dhigay ayaa ah wanaaggi faraha badnaa, dilqaadkii, daacadnimadii iyo jacaylkii faraha badnaa ee aan bixiyey oo doqonnimo u muuqday💔
      Nasiinana ma yeeshaba
      Cishiqaan niyad samaan Hayne
      Naxli li'i ku daayee
      Idaa nooli kulantee!
      Ayaan leeyahay walalkeygaas😥

    • @mandekbashir6161
      @mandekbashir6161 Рік тому

      @@drsifrah8081 wanaga dadka wa uga daraa dhib malhn abayo naftada ku mashqul hormarinteda haddan shaqen shaqo radso bugag fara badan aqri waqtigaga mareey adi isku mashqul gula ku rajaynaa io farxad warta 🫂❤

    • @sumayamaxamed8578
      @sumayamaxamed8578 Рік тому

      Waa arkay wax walba dartii ano usameynayo waqtigeyga inta bdna aan siiyey bu manta iga tagay jaceylka bdn wuu ugu dara qofka 😔qalbiga allaH no wada qabojiyo

    • @mandekbashir6161
      @mandekbashir6161 Рік тому

      @@sumayamaxamed8578 Abaayo allha qalbiga ku qabojiyo abaayo naftada muhimada sii qofna qalbigaga hawada siin🥺

    • @maandeeqaligacalmaankaali7631
      @maandeeqaligacalmaankaali7631 Рік тому

      Sax waaye sami

  • @axmadcade1258
    @axmadcade1258 4 роки тому +30

    01/04/2020 xiligan iyo wixi ka danbeyay hadad dhagesanesid like-ta Waa xageda

  • @fatahdiriye8948
    @fatahdiriye8948 7 років тому +4

    nimcaan hilaac qalbi ayùu heesaha kaqadaa waa ninka hesaha igu soo celiyay anoo iska dhafay dhagaysigoda 👏👏👏👏

  • @mohamedabdirashid9777
    @mohamedabdirashid9777 3 роки тому +21

    20 -feb - 2021 😓 , is there anyone here ?
    I'm sure you will visit later, may allah heal our wounds with love bi idini laah

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +12

    Habeenkii uu toos u qaadayayna waan daawanayay, Haddana waan daawanayaa 2022.
    Jidbadu way iga soo dagtaa markuu marsiinayo.
    "Nasiimana ma yeeshaba, cishqi niyad samaan hayne
    Naxli li' ku daayee, i daa nooli kulante."
    Lagama daalo ileen.🌋❤🌍

  • @ismaciilyare9464
    @ismaciilyare9464 2 роки тому +18

    Hestan in badan Waan Jecla lakiin maanta Xasuus ayaan ka dhiganaya wxn dhagayisanaya Qofka Aan jecla Ayaa sabab la aan igaga tagtay Aniga oo waxba ku samayin ana Go aan Ayaan ka gadhay inan dib u Radin mana rabo Xataa haday igu soo Noqoto Waa Malin jimcaha oo aan Bilaa Shaqo Ahy wxn jiifa sarartiyada dusheede sacadu waa 9:19 subaxnimo bishu7/1/2022 Wxn Rajayinaya inan heesta Nolol wng iyo faraxad gabigeenaba 🥰🥰

    • @gashireedla1740
      @gashireedla1740 2 роки тому +4

      Wallkay noloshu waa samir aduunkana wax walbaa dhaca lakiin maalin unbaa cashar laga qaataa anba mid aan naf iyo maalba uhuraa cidla iiga tagay hadana alx marwalbo illh baan isku xidhaa markaa illh talo ku filan

    • @safiyoabdullhi997
      @safiyoabdullhi997 2 роки тому +2

      Illahow wx qeer qabo kusii ana xasus ayn uso dontay manta taqriqda tahy 16/1/2022

  • @MunoMuno33-gb5bk
    @MunoMuno33-gb5bk 7 місяців тому +13

    2024. Ma ila soo booqotey heestan miraha macaan😢

  • @Zudaysiali-bb3cq
    @Zudaysiali-bb3cq 9 місяців тому +10

    Heesta wax ku dareen anan cid kazta iska fahmyn xabarsanthy😊 cajiib 2024 maalmo ka hadhay hadana still wan so radiyeyy cidi dabday so raadin doonta like saar 👍 👌

  • @deerowabdullfatahkusow8297
    @deerowabdullfatahkusow8297 2 роки тому +16

    6/sep/2022 ayaan dhegysnyaa
    "Qoftaan jecelaa ayan ogaadey in aaney wax jecel ah iqabin e niyada le idhiseysy kabcdi waxaan ku talajira inan ka fogaado an jecel😕

    • @warkaisiibal3334
      @warkaisiibal3334 2 роки тому +2

      Samirka badi sxb adunkan waxa lagu arkeyn malahan

    • @Nora-yx6eq
      @Nora-yx6eq Рік тому

      Bowe anigaba wiil an wada soconay ma jecleen lkn hada wa jeclhy wllhi marka waqti sii gbdha

    • @mohadeeqchannel9730
      @mohadeeqchannel9730 Рік тому

      Kkk

  • @cusaymaoffcial1764
    @cusaymaoffcial1764 Рік тому +19

    jacaylkeygii waan wayeey waxana Ku Guul dareystay Nolosheydii oo dhan 💔😢waxan Ku jira Malmihi igu adka Nolosheyda Hadii aad iga danbeysan iso duceya wll

  • @gulledmohamud1700
    @gulledmohamud1700 4 роки тому +21

    Hadaad aniga dabaday so Buuqato kolay sbb ayaad uso buuqatay halkan fariintan waxa kaga tagay wllka somaliyeed wuxuna kuleeyahay sidan..........................see more

  • @mohamethmuuna6605
    @mohamethmuuna6605 2 роки тому +12

    12 :00HabeeniMo ayaan dHaGaysanayaa heestaa aniGoo QoFkii aan aDuunka uGu jeclaa aan is waynEy kHilaaf yar dartii waxaan iLaaHay ka Baryayaa inuu QalpiGeeda isoo jeediYo aniGoo mustaQpaL ka Doonayaa kolley QoF QoFkiisi waayay dhipaaTo kaMa maQnee qoRaaLkan waxaan so booKhan doona 2023 HaDii aan nooLaDo EnsHa allaH aniGoo xaaslaa😢🖐

    • @ramlaxasan510
      @ramlaxasan510 2 роки тому

      It hurts it really hurts 🥺🥺🥺

    • @ilhaan639
      @ilhaan639 2 роки тому

      Allah qalbigeeda wu ku so jeedin inshallah huno niyada qeyr usheeg

    • @Barwakko
      @Barwakko 2 роки тому

      illaahay hakuzo jeediyo

    • @riyaan8038
      @riyaan8038 2 роки тому +1

      Wlll😫

    • @bilanjamac2939
      @bilanjamac2939 2 роки тому +1

      Sorry wll aduunkba sa iska ah 🥺🥺

  • @ZACKFILMS
    @ZACKFILMS  8 років тому +8

    Please, Subscribe my channel if you enjoyed this video.! Thanks

  • @UpdiwahidjamaFarah
    @UpdiwahidjamaFarah Місяць тому +6

    17/7/2024 anoo garowe joga I.a next month anigoo Europe joga soo laban doona 😢 💔

  • @user-ht4yg4fd5u
    @user-ht4yg4fd5u Рік тому +13

    14/9/2022 habeen khamisa waa habeenkaan go'aanka kala qaadanay qof aan 3 sanno xidhiidh la lahaa inkasto ay adagtahay sidaan ku ilaawi hadana waan ilaawi doona i.a

  • @hayatimmohamed3636
    @hayatimmohamed3636 3 роки тому +15

    Still remember wlhi sida aad iidaydayi jirty bilowgii iz barashadyna iyo eraydii aad igu odhan jirty si aad igu soo jidato 🥺imkna markan ku jeclday een izku kaa dhibay ayad igu noqtay bahal miyaa💔🥺damiir ku naca miyanan lahayn Hoyooyy

    • @lovelylul1
      @lovelylul1 2 роки тому

      Same boat hun

    • @inaabdulaaahi4040
      @inaabdulaaahi4040 2 роки тому

      😭😭kula mid ahay wlhi

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 2 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sorry walaashay aniga waad iga oohisaa, waayo waan Soo sameeyay, sidaa uu kugu sameeyay.

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 3 місяці тому +10

    May 25/2024 habeen sabti baxayaso axadna so galayso 8:40pm inta iso wacay laygu dhahay quruxey raag kle baad la socota ban umaleen ee anigu halkas ban ku haray yab wlhi anigan raag mabab la socon Okay ban iska irii anigu qalbigu I holcayo raagow kala reeba gabdhah ina so doonatan marka hore markan qalbiga idin dhipnan aad u qabtan waxa so ibsateen allow qalbiga iga saar nin danbaana dooni mayo waa iga waadaa tufaan yahiin 🚫

    • @maryansakin384
      @maryansakin384 2 місяці тому

      Sem wlh 😢

    • @geenyadacaad2456
      @geenyadacaad2456 2 місяці тому

      @@maryansakin384 xbbti u jaabi maayno nin xuno nalaa sheekay sanayaay isaag wajiga iska haleyay ee feedh nama jaab naa dunidaan diamond iyo luul u nahay

    • @BilanApdirashid
      @BilanApdirashid Місяць тому +1

      Same hda Iheysta😢

    • @geenyadacaad2456
      @geenyadacaad2456 Місяць тому

      @@BilanApdirashid 😭😭

  • @SacdiaCabdiRahmaan
    @SacdiaCabdiRahmaan 7 місяців тому +11

    Just yaa ila daawanayoh 2024 ❤😥

  • @saalaxmaxamad4104
    @saalaxmaxamad4104 2 місяці тому +5

    Malinba malinta kadanbeyo xasusteyda ayaa igu siyaada 3 bil kahor ayee igatagte lkn aniga waxaanba umaleya inay daqiiqad kasta ila jogto 😢. Ficnaa laheda dhibkayga inay darento , darted ayaa shaqadii aan haayay uga tagay waayo markasta horteyda ayee imaadaa waayo Dukanka aan kashaqeynaye ayee waqtikasta timaadaa hadane waxaa nhy iskuxafad oo waan iskudhaw nhy 💔 , meelkasta aan tago way ihor jogtaa

  • @abdiganihassanhirsi6154
    @abdiganihassanhirsi6154 8 років тому +4

    ßhp zacharia halkeeda ayaad dhigty 💯💯👌🏻

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 років тому

      +Abdigani Hassan Hirsi Mahadsanid inbadan waaalkay. Allahyacisak

    • @farxaanshabcan1299
      @farxaanshabcan1299 8 років тому

      +Zachariya Ali zakariye boqorka qoralka ayad noqotay

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 років тому

      +farxaan shabcan Mahadsanid inbadan walalkay.

    • @mascudozil9962
      @mascudozil9962 8 років тому

      naftaa ituuu gardiyo

    • @fardusali6170
      @fardusali6170 8 років тому

      eshcala hees 😘😘😘👍👍👍

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 3 роки тому +8

    Kolkii aad nashaadkii jarte
    Naaxin garan wayday
    Kiiyoo neefsanaya xubiga
    Naxashka sii saartay
    Kuba noog bartii wakaaz
    Nuuxsan kari waayey 💔💯
    Naxli li’ ku daaye I daah 😭
    Intaazi uun bn ka qaatay 💯
    18m21💔

  • @niciimaabdilaahi
    @niciimaabdilaahi Рік тому +10

    waxaan wayay qofkii aan dunida ugu jacala walow uu qalbiga iga jabiyay cidlana igaga tagay hadana waxaan u rejnayaa nolol iyo farxad aan dhamad lahayn waxaan ku rajeynya qof sideydii ku jacal in aad hesho😢💔😫 2022 /9/28 waa malin rajo walba iga burburatay wa sanad aan wax walb aan wayay alx hada

  • @maryanmohamet7953
    @maryanmohamet7953 Рік тому +8

    Wuu iga aamasy bilaa sabab fariityda oogaduu ka daalcdaa wuuna iska indho tiraaaa manta go'aansadey inaa afaarihiisa ka baxo ,naxali li'i ku daayeey nooli kulanteedee😢❤

  • @user-ct4gc5jn6u
    @user-ct4gc5jn6u Рік тому +15

    Cida iga dambaysa soo boqata wan idin salmay samra waad gadhi donta halkad raptane 😢😢😢😢

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx Рік тому

      Jkduwjfljjdkfjjwkfjekwkldujdlwkiwiklwlwkwlelkwldkdlwlwlwklwkwlwmwmwklslwlwlwlwlwlwllwlwlwdlwlwlwlwlwlwkldlwlwlwlwllwlwlwlwlwlwlwlwlmwlwlwlwlwmwmwlwlmwmwlwlwlwlwlwllwlwmwllwwllwddlljkml

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx Рік тому

      Fccccdfghgfxxccccxccvhghjkklllmmlmmlmmlthjkkupppppxcccccccfcvgggcvvvfggvgggvcggfggcccccccvvvvggrfsfeggcccfdffgcvccfccvbbvccvbvc v cccccccccccccccvcccvvvvvvvbvvbbbbbbbbbbbbbbb nkliiiiikiuiukkujjjjujjjjjjjjkkjkjjjjjjjjjkjjjjkkkbjbjbbjbjhhchvvvvvvvccvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvggggvvvvvvvvvvvvvvvvvvccccvvvvfxccxfxccffxcccffgggfgccfxxcccvvvvccccwwwxxxccccvvvvvvvvvvvvccccccgfgccffffgcccccccccgcccccccccccccccccccccccccccccccccccccgggggggccccccgccccccgcccgggccg:cccccccccccccccccccffccccxxxgxccccccccccccccccccccccccccccccccccccfddddffffffxfxxxccc:c:cccccccccccccccccccccccccccc:cccccccccccccccccccccccccccccccccccccccccccccccccgcc❤cccccxxccccccccccccccccccccccccccvvvvvvvvvvvvv❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤f❤❤❤❤dfffffffffdffffffffgfdffffffffffffffffffwffxfffffdwwwwwdffxfffxfxx❤❤❤❤fffffffdffffffffffgfffgggcccccccc❤❤❤is a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤is a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyaasmaabdi7577
    @farhiyaasmaabdi7577 4 місяці тому +4

    😢 gumaysi jacayl 😢 nafsada waxa dilaa dhacdada joogtada ah. Qalbiga ma xasilo hadaan wanag lagu wada joogin 🩸💔

    • @MaanKa-co2ot
      @MaanKa-co2ot 4 місяці тому

      Sorry wll alle heyno qabojiyo qalbiyadena❤😢

  • @user-fx4mm2wl5d
    @user-fx4mm2wl5d 7 місяців тому +9

    Hal suaal Qof iga jawaba JCl lahay Jaceyl ka mar waa farxad mar na waa murug lkn waxa la yabay Qof ku farxad san tahay muxu isku badalay heer waxa garay jacayl ka cabsaday waan ka yabay hal mar wuxu isku badalay qof anan garanay

    • @ugbaadmohamed8718
      @ugbaadmohamed8718 4 місяці тому

      Wllo jacayllku murug io farxad midna maaha waa dhankaad ka eegto uun ama dhinaca wanaaga io naxariista ama dhinaca xanuunka io dhaawaca

  • @najmoabdirizaknajmoabdiriz4204
    @najmoabdirizaknajmoabdiriz4204 2 роки тому +10

    12/12/2019 maaha xanuun aan ilaawi dooono noloshayda ilaa hada waan ka soo kaban waayay💔😭😭😭😭

  • @faraxsanh2306
    @faraxsanh2306 5 років тому +10

    Wa hees dareenkeeda wadata allaha nagacafiyee danbigeeda

  • @markotechno8393
    @markotechno8393 4 роки тому +7

    Nimcaan heesahaaga oo idil Waxay ka hadlaan dhabta ee hore u soco

  • @Maahir397
    @Maahir397 Рік тому +4

    First waxn soboqdy 2018kii mantana 2023 hees maha lkn wadareki oo hadlaya 🥺🌹❤️

  • @aliahmnedabees4640
    @aliahmnedabees4640 5 років тому +27

    Please inta taageerta jacaylka. Oo dhibane sidaydo kale ah please dont Forget like

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 7 років тому +13

    Nimcaan si kadisa ayaan isku baranay lkn waan kaxumahay hargaysa markaan kusoo noqday ayaad katagtay nolow wllo wiil aad qalbi wanaagsan ayaad tahay

  • @goryanaigukacsan3343
    @goryanaigukacsan3343 Рік тому +10

    Heeskan Waa Sida Waadhadhka Isbitaalada Camal, Waagi Baryaba Bukaano Xaga Qalbiga Ka Jaban Ayaa So Qoro Dareenkoda.

  • @nadyramaxamad8935
    @nadyramaxamad8935 Рік тому +9

    2018 malin xasuus mudan waxan wada dhagaynayan oo wada soconey wiil aan isjecleyn kuna sheeko bartay calaf ayaa na kala kexeyey lapadayada midna muu guursan wali illahayow wax kheyr qapa lapadayadapa nasiipkana noo wanaji aduunka wax la arko isagaan Ugu jecla ..a.c.m.sh.waxan ku rajeynayaaa nolosha farxad aan dhamanad lahayn walloh 😓🥲mantan soo booqday heestan .22/10/2022 malin sabtiya 4:20

    • @farhiyoshire2430
      @farhiyoshire2430 Рік тому

      Haddaan mid na guursan rajo ma jirto miyaa wllo mase mar horaa kala harteen

  • @ibrozthiago4512
    @ibrozthiago4512 2 роки тому +18

    17/1/2022 Qofkii Dawada Heestan LIKE Saar Waxaan Isku Soo Noqon Doonaaa 2025 Hadii illaah Ina Gaarsiiyo......🥰🥰🥰🥰🥰👋

  • @apdirisakaadam4496
    @apdirisakaadam4496 3 роки тому +10

    29june2021 waa haben arbaca ah waxaan dhagaysanayaa heestan waxaa wayey oo iga tagtey gabadh 5 years wada sheekysaneyny waxayna iisheegtay inay irabin aniga ma aqaan waxaan sameeyo waxaan sameeyo dadbane ayaan udirey si ay mar uun iigu soo noqoto lkn waxay qofkastaa ka tidhi apdirisak marabo ana welwel ayaa ihaya maxad igula talinaysaa

    • @yahyeawali4229
      @yahyeawali4229 3 роки тому

      war zxp kolay nin raga ayd tahy💪,wxaba laga yaba inu ilahy dhibkeda uu ku dhafiyey.go'ankana nin ragad u tahy.
      ee qalpigaga ka masax ayn ku odhnlaha nio.wxani wa adunue

    • @suadosman7542
      @suadosman7542 3 роки тому

      Qofkale maxaa uraadinweysay marka dadka dhex gasho ado ilobaa arkee

    • @umaymasaleebaan7878
      @umaymasaleebaan7878 3 роки тому

      😭😢iska samir 2021 wanka qabi jabku usocda naqa iyo jacayljaba marbaad naska wada nugii

    • @Olol4real
      @Olol4real 3 роки тому +4

      Waad kabixi dhaawacan, niyada kheyr usheeg intaan samey:
      1- Naftada wax cusub ku mashquuli oo firaqada bdn ka ilaali
      2-Meel wlba oo aad kawada xiriri jirteen iska xir, hdii aadan sameyn dhaawaca ayunba kugu siisiyaadi
      3-Waxwalba oo xusuus ahaan idinka dhaxeeyay iska masax
      *Markuu arko inaad naftada hormarinteda ku mashqulsantahay qofkiyoo ku daba ordayad arki
      Never give up.

    • @ahmednorfarayare6176
      @ahmednorfarayare6176 3 роки тому

      Ilaahey haku soo celiyo jaceylkaaga sxb jaceylku waa wax jira haka quusan raadisteeda igu dambeyn waad heli

  • @allowhooyadaycaafi4
    @allowhooyadaycaafi4 7 років тому +12

    way heestan qof ciishooday unbaa fahmi kara oo jacayl uu ku hanwaynaa ku qada😕😕

    • @nasraali3864
      @nasraali3864 7 років тому

      Qalbi Nani 😢😢😢😧

    • @cadnaandayib8525
      @cadnaandayib8525 7 років тому

      Allow hooyaday caafi wyknaaaaa wll mcn noooli kulanteeeee

  • @naaninageye7646
    @naaninageye7646 10 місяців тому +5

    Marba hadu yimaado qof sdexeya ana go.a😢💔 allow qalbiga iiga reeb cidan garneen qiimahyga😭💔

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade 2 роки тому +9

    1:9 am 10/6/2021 Aduunyaduba Waa bilow iyo dhamaaad sidaas oo kale Xodhiidhkastaa wuxuu leyahay dhamaad iyo bilow.💔💔😢

  • @GaraadHassen-mj6st
    @GaraadHassen-mj6st 7 місяців тому +13

    Tarikhdu waxay ahayd bilowgi sanadi 2020 gii
    Wxay ila ahayd qorax iiso baxda farxadna wan wadaagi jirnay
    Balse waxii aan sidaa ufaraxsanado oon jacayl mushaxaba way is badashay go,aana waxay ku gaadhay inay nloshayda ka baxdo aniga oo raba oo aad ujecel ayan damcay inan celiyo nasiib daro se way iga diiday ana wanka ogolaaday inay iska baxdo hase ahaatee qalpi jabkii io jacaylko aniga iga daacad ahaa baa idilay oo silciyay wxan ahaa nin jecel wax walbo khuseya inay qarsonadan gbdha walalahed azxabteda odhan wan is naqanay oo dad yarantodi is yaqanay ban ahyn ilaa hda cid umaan shegin wxii iqabsaday naxli li,i ku daaye idaa nooli kulantee horay arintan ugaman hadlin nabaradii badankood waxay xanuun igu hayaanba way igu bogsaadeen waayo wxaan barty oo idawaysay gabar aad uwanagsen oo edeb qurux wnag io gobonimo ale udhameyey waligay ma khiyamin ma xumayn ilaa hda inaan xaaskayga ka dhigto ayan ii qorshaysan alle swt ha daayo oo ha barakeeyo wxi aan laso kulmay ugaman shekeyn 2sano ayan hda xariir wngsen oo dacadnimo kudhisan leenahy inaan guursado ayan ku han waynahy ❤❤❤

    • @ifraxifka5584
      @ifraxifka5584 7 місяців тому +3

      Riyada allaha ku rumeyo 😊

    • @user-fx4mm2wl5d
      @user-fx4mm2wl5d 7 місяців тому +1

      Jaceyl kayga hada ku galaysa wll

    • @AbdiwahabShekh
      @AbdiwahabShekh 5 місяців тому

      I nsha allah guul baan rajaynaya walal .

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Рік тому +10

    Maqribkii baan ka soo baxay magaalada hargaysa hadeerna waa 2:40 am laascaanood baan in yar u jiraa allow cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suuban.
    13 January 2023 jimce

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 Рік тому

      9 April 2023
      12 : am
      Ramadan kariim
      Warda🌿 allow cimri dheer iyo cibaado suuban

    • @ROCK_GEEZYMUSIC
      @ROCK_GEEZYMUSIC Рік тому +1

      Sido kle bro alle Haku jeclaado dhamaanten kheyr ban ku rajeyn Anna iso duceyy

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 Рік тому

      18 July 2023
      3: 02 Am
      Jigjiga dds

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 11 місяців тому

      16 September 20223
      19: 10
      Jijiga qabalaha 14aad ❤

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 11 місяців тому

      Jimce 13 October 2023
      11: 35 habeenimo
      Laascaanood 💙🐎

  • @rayaankhader1697
    @rayaankhader1697 5 років тому +28

    Hada dhagsanesid oo aad daremisida heesta 2019/8/9 like sar ifeel hestan

    • @najmanalka5762
      @najmanalka5762 4 роки тому +1

      09/03/2020
      1:30pm
      Heestan kama dalo wlhi anigana ninmadaydaa nocsaaan kugu siyay😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔Naxlii lii ku dayee idaaa💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭Jacel xanun badana allow mar un ii ilowsi inan jacel danbi xasusan donin😭😭😭😭😭😭idaaaaaaa😭😭😭

  • @khalidbonaldo2360
    @khalidbonaldo2360 Рік тому +8

    14/03/2020😢😢😢waa ka xumahay inaan kuu suurtogalin riyooyinkaagi ,waad fogaatay moyane waan jeclaa agjoogaaaga ,alle waxaan kuu waydiinayaa mustaqbal wanaagsan ,habeen isoo wacday aan ku arko lkn dhibta jirtay iyo mashquulkayga oo badnaa dartii umaan iman lkn waxay rabtay inay isii aragto markii u dambaysay ,ana islahaa markale waad kulmi doontan lkn may dhicin,lkn subaxnimadii waxaan ugu soo toosay whatapkayga heestan qayb kamida (nasiimana ma yeeshaba cishqaan niyadsamaan hayne naxli li’i ku daaye i daa😢)aduunka waxaan ugu jeclahay kulankaaga lkn way adagtahay u malaynayaa ,iga raali ahow wllo😢

  • @Maahir397
    @Maahir397 Рік тому +7

    Maalmin malmaha kamida ayaan iyada is barany kedib waxa nadhex maray wada shekaysi fcn lkn masiiwarin 😢 iyadu waxy gozaan kugadhy inay noloshayda kabaxdo ana ankabaxo lkn sababta ayaa ahyd inanay iaydu ijeckayn sababtoo ah qof ayay jeclayd ... ❤😢 umaan qadan dhib anoo iyada jacel kafogaday nebi scw oo aha basharkan kii ugu mudna ayaa lawada raciy wayay ana jacayl aaan qof ushegty nolosha inanta ugama qomamynayo war dadka wax jecel wxn leyay qofka aad racysan wuxu yahay kuraca ❤

    • @zapirina1
      @zapirina1 11 місяців тому

      😢😢😢

  • @XikmaAhmed
    @XikmaAhmed 9 днів тому +3

    heestan waa iska jeclahy 30Aug soo booqday hadaa iga danbeyso like isaara👍

  • @iqroladan3950
    @iqroladan3950 Рік тому +17

    Dadka waxey kudhahan is adkeey maxan is adkeya nola iga adaĝ majiiro lkin qofba qof bu qalbiigisa raba sabab la an aniga hadii 100 nin kaqurxon kafiican gur iso ban dhigtan qalbigeyga asaga ubu raba ilahey qalbiga ha i qabojiya ducadiina wa imuhiim crying 😢 😭 😢😢

    • @Najuubeauty21
      @Najuubeauty21 Рік тому +1

      Ilheey hanowada qaboojiyo quruxeey🥺💔

    • @namiswan269
      @namiswan269 Рік тому

      Inshallah farxad qeyrqabto allah kugu bedelo abaayo

    • @iqroladan3950
      @iqroladan3950 Рік тому

      ​@@namiswan269inshaAllh abyo 😢

    • @ayaancali5100
      @ayaancali5100 Рік тому

      AlleH Ha ino wada qabojiyo

    • @SidOmar-ty1nc
      @SidOmar-ty1nc Рік тому

      Sory wlle qaali allah ku qaboojiyo quraan aqriska badso siiba suratul baqara i.a waad ilaawi mid ka qyr bdna waad heli i.a

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 7 років тому +5

    The king of the kings Nimcaan hilaac nolol wacan iigu noolow, cod macaan iyo akhlaaqad wey kugu dhamaadeen.

  • @user-uy8lp6iy8i
    @user-uy8lp6iy8i 2 роки тому +17

    Waxaan rajeynayaa 2024 hadii aanoolaado inaan maalin qoraalkeygan sooo booqan doono anigoo rajeynaya inaan gabadhaan jeclahey ilaahey iisahlo inaan isfahano 9/6/2022/habeen/jimce❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umalagshan4814
    @umalagshan4814 4 роки тому +9

    Nimcaan nin ka kalyee xaqiiqda ka hadla ale hakudyoo hesahag zigar ujeclhy 🥺🌹🤭😞🥺

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 Рік тому +6

    Maba ka daalo dhegeysiga heestan iyo loogada qalbiga heesaha aan ugu jeclahay ayey ka mid yhiin my fanaan nimcaan hilaac kolse aad nashaad kii ii jartee naaxin kari weydey kiiyo neefsanayad xubigaa naxashka sii saarto kuba noog bartiyo waakaas nuuxsan kari waayey hees iyo bar wlhi si bay ii taabaneysaaa

  • @updirizakmohamut5390
    @updirizakmohamut5390 2 роки тому +7

    Waxan dhageysanayaa heestan habeen khamiisa 8/18/2022 2:30AM dareemo saacan waxan la tacalayaa dareemo quwadohoodu aad iga tan wayn yihiin lakiin is dhiibi mayo🥲

    • @leilaadam6295
      @leilaadam6295 2 роки тому

      Ha is dhiibin wllky noqo qof adag mid kaa maydhad heli insha allh kusoo ducayn waayo kula dareen ahy

  • @abdirahmaniska
    @abdirahmaniska 3 роки тому +5

    Wali waxan ku xasuustaa jcylkeygi 2016 ayan dhageysan jirey markaan waayey gabadhaan jeclaa😥 xasuus gooni ayay igu leedahay runtii heestani💯

    • @ibtisaanbeutychannel2657
      @ibtisaanbeutychannel2657 3 роки тому

      Zido kle wlhi mar lan wayey qoflan dunida ugu jeclaa

    • @faysalnur8195
      @faysalnur8195 3 роки тому

      Way dhacdaa sxb calool adayg raga Waa lagu yaqaan Hana is dhiibin mar kale cugo waad heli mid ku boga dhayda ood ku ilawdid tii hore,. Guul sxb

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter 8 років тому +2

    wow nice

  • @Umubayaaan
    @Umubayaaan 5 років тому +21

    Nasiimanaa ma yeeshabaa
    Cishqaan niyadsamaan haynee ..
    7/7/2019

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 5 років тому +13

    Waxaa noloshaa loo wada ordaa guri nagiya taagee Nasiimanaa ma yeeshaba cishqaan niyad samaan heynee Naxli li'i ku daayee i daa, nooli kulantee 20/07/2019 ax ax ax jaceyl wuu xanuun badan yahay

  • @abukarshakaal2232
    @abukarshakaal2232 7 років тому +4

    man sha alh nimcan hilac waad ka bexsatay waayo waa hes aad mel utabaneyso nolow nimcan fanan somaliyeed ayaa tahay

  • @ismail-fj2lw
    @ismail-fj2lw 5 років тому +9

    Nimcaan axyaa fanan jira noolaw sxb qaali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 noqoto naanays ku raacdiyo

  • @wllcuuu187
    @wllcuuu187 3 роки тому +8

    10/October/2020 😌😌
    Ishqi miyad Saman hayn abdikani
    Naxli li u kudaaye idaa nooli kulante🖐️

  • @farhiaabdirizak4924
    @farhiaabdirizak4924 2 роки тому +5

    Jeceeloow ku daaye.👋
    Kali noolaansho ayaa dhaanta nolosha iyo dadka aan isku haleenta galin 💯🙏

  • @fatxiyasahal8070
    @fatxiyasahal8070 8 років тому +9

    "Kolka Nacabku kaa Soo Dhex galo,
    Naddar jacaylkii leh.
    Nabadduna cirkaas kaa tagtee,
    Noqoto Reer waallan.
    Naanays ku raacdiyo,
    ka fillo nabar kusoo gaara.
    "Kolse uu nashuush,
    Soo dhex galo, naaqus wuxuu saari.
    Nabdigiyoo, dareemaha nal hagaajiyo,
    Nudaha beerkaaga.
    Nafsaddana inuu kaa dilluu,
    naafish kugu diiran.
    Maantana nafqaybsiga anoo,
    Nagidaa ku raacaa.
    Waxa nolosha loo wada ordaa,
    Gurri nagiya taagee.
    Nasiimana ma yeeshaba,
    Cishqaan niyadsamaan haynee.
    Naxli li'i ku daayee, I daa nooli kulantee.
    Kolka nuxur la fiirshiyo,
    Kolkaan naar afuuf haysan.
    Naqqa iyo jacaylkaba kolbaad,
    Naas ka wada nuugi.
    Aniguna naagnimadeydaan,
    Noocsan kugu siiyey.
    Kolse aad nashaad kii ii jartee,
    Naaxi garan weyday
    Naaxin garan weyday.
    Kiiyoo neefsanayaad xubigaa,
    Naxashka sii saartay.
    Kuba noog bartii waa kaasaa,
    Nuuxsan Kari waayey.
    Naxli li'i ku daayee ,
    I daa nooli kulantee.

  • @umuamiiniskufikanhassan7037
    @umuamiiniskufikanhassan7037 4 роки тому +12

    Cawa xanuun baan dareemaya isoduceya asxaabey inu Allah qalbigeyga iqawoojiyo😂😂😂😂

  • @Maantapess
    @Maantapess 4 роки тому +9

    Aryaa yaa fahsan heestaan aniga gacan ayaan ka tagay 2019 ar ii fisiira

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +10

    Naaneys ku raacdiyo ka filo nabar ku soo gaara👉😭😢💓

  • @fardowsojamac-pq5kw
    @fardowsojamac-pq5kw 11 місяців тому +9

    12:11 sacada duhur nimo tarikhdana 24/9/2023😢waxna soo gudbin mayo lakin waxay ii noqonaysaaa xasuus😢

  • @nazirnazri765
    @nazirnazri765 3 роки тому +10

    In love 2010,Heart broken 2016💔 again in love 2019, heart broken August 2020💔 both of them are married😭

    • @Munayo12
      @Munayo12 3 роки тому +2

      😢😭😩💔 sorry wll

    • @muniramohamed4102
      @muniramohamed4102 3 роки тому +2

      Holly molly🙊🙆‍♀️ sorry wl😔🤕

    • @libancabdimohamed8279
      @libancabdimohamed8279 3 роки тому +1

      Gabadha hore waqti bay kusiyay ina ka faidesate ehed. Other wise sorry.

  • @abdazwilkishaadiyasharaf6375
    @abdazwilkishaadiyasharaf6375 Рік тому +9

    Hestaaam run aahanti Daren weyn ayey hanbarsantehe Anigey iney iga xadli umaleyna meley Kashidhanta xadi maqlo wacarara wayo cawoo hestaan dageysnaoyaa date 27/10/2022 gawaar an ad iskujeclenee jaceyl ilaa 4 yrs idlasoy wadno ayadho School digani ayey sugayey markey saan udameysii hori kagursadhi washageysanayey markaaa 2021 September ayey sagal lojogiin igu bilawdi anigo jaceyl naag jiranka igu dirtii wakati wayey walidkeygaaa hili walbo aflagdeyni siwaa hoyadhey mcn markaas goaan kangarii wayo duntey igashi aflagadaa danka anigaa oo seygedha iyo walidkaa wlalaheu garawadha damaan markaas Ayan furaay blse wali niyadha ayey iga jurta wahan sameyaa makasayii ❤️😭

    • @sacdiyaahmeh6231
      @sacdiyaahmeh6231 Рік тому

      Waligaa xaaskaada iyo reerkaada la islama dajiyo waa lakala ilaaliyaa

  • @ikranmohamud5556
    @ikranmohamud5556 2 роки тому +12

    Qof wx jecel bahdil kama dheera 🥲😭go aan maba qadan kro ida idaa

    • @hiboyusuf658
      @hiboyusuf658 2 роки тому

      Saxix wllo 😳

    • @Super-lz3uo
      @Super-lz3uo Рік тому

      Walahi wa run goan maba qaadan karo taas anaa arkey

  • @asmamowliid1255
    @asmamowliid1255 3 роки тому +6

    29/4/2021 ku dayey ano ku jecel💔😭😭😭😭

  • @MuhiimMohamed-pt5oj
    @MuhiimMohamed-pt5oj 13 днів тому +2

    Waligaa hadday noloshu kugu adkato tasbiixso salaad tuko illahay ka hor oy waa hubaa in aanu marna Alle ina dayacayn dadka ina dhibateyeyna wakaso kabanaynaa idam Alle

  • @mahamedhussen3694
    @mahamedhussen3694 4 роки тому +14

    Naxli kii ku daaye idaa nooli kulantee 😰😰😰😰💔💔💔💔💔😰😰😔 9/5/2020 ku daaye

    • @ramliinaali3382
      @ramliinaali3382 4 роки тому

      😥😭😭

    • @mahamedhussen3694
      @mahamedhussen3694 4 роки тому

      Ramliina Ali 😢😢😢😢😢 Hay Xasuusin wll 😔😔😔😔😔😔😔

    • @ramliinaali3382
      @ramliinaali3382 4 роки тому

      😢😢Sorry wll qofkad jeceshhy marku qiimahaga garan wayo wad ku khasbantahy inaa deeso ☝😔

    • @amiira_abdinuur
      @amiira_abdinuur 4 роки тому +1

      Iska Samir anigaba sidadoo kale wey iheysataye😭💔

    • @ramliinaali3382
      @ramliinaali3382 4 роки тому

      Ifrah nor haa apayo waa lagu khazbanyahy😥😢😢😔

  • @zeynabyusuf7372
    @zeynabyusuf7372 5 років тому +11

    Nimcan hesahaga ideeqa macan wlhi codkaga 😍

  • @barwaaqoaxmed8126
    @barwaaqoaxmed8126 5 років тому +14

    Yaaa ilaa dHageysanya 2019

  • @seynabibrahimali5325
    @seynabibrahimali5325 4 роки тому +5

    🤔❤nabbar kusoo gaadha😔
    Nasiimana ma yeeshaba cishqi aan niyad simaan haynee naxli li ku daaye i daa noolli kulante😢s1620

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 років тому +9

    Boqorka codka my fanaan my king my brother
    Allaah yahdiik heesaha hadaa iska dhaafto aniga magac fanaan ladhaho aanbo hilmaami lahaay wallhi xaax ilaahey qaatumo xumo naguma dilo 😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +3

    28, Abriil, 2022. Muqdisho, Soomaaliya.
    Dhaxalka Nimcaan Hillaac Abdiraxmaan ka hadhaya ayay baalka ugu sarraysa kaga jirtaa.❣💥

  • @Halleyte
    @Halleyte 4 роки тому +8

    1/6/2020xiligan yaa iga danbeya dawanaya( NAXLI LI KU DAAYE IDAA idaa NOOLI KULANT )hadal micno badan leeh maskax murtilehna kaso baxay

  • @hamdishsheikh4371
    @hamdishsheikh4371 3 роки тому +62

    Who is here 2020 💃

  • @nuredinahmed4927
    @nuredinahmed4927 6 років тому +16

    I really love this song and still listening in 2018 plz thumps up

  • @ikraanaliomar7852
    @ikraanaliomar7852 Рік тому +8

    10/3/2023😰🥺 naxli lii ku daaye idaa nooli kulantee🙏💔 wee adagtahay inaa si fudod kugu ilaawo waqtigee quroxda badnaa ee Aan isla soqadanay ma ilaawi doni intaaa nolahay 🥺in bdn waa isla so faraxnay lkn hada xanunka kaliygey daremayo waaku xiisi donaa 😰🥺waxaa ku rajenaya inaa nolosha farxad ku dhameesato 😰🙏

    • @SAKISALAL39
      @SAKISALAL39 Рік тому

      SAMIRKU WAA QEYB KAMIDA NOLOSHA ISKA DULQAADO WAAD HELAYSAA MID DHAAMEE😥😥😥

    • @ikraanaliomar7852
      @ikraanaliomar7852 Рік тому

      @@SAKISALAL39 I.a wll🙏🥰

  • @baliahmed7274
    @baliahmed7274 7 років тому +8

    Anigoo ah Bali Sayyid Axmad
    waxaa halkaan ka sheegayaa in Nimcaan
    uu yahay qof ka hadla dareenkeyga qalbiga dareen jacayl dhaba aniga igu
    dhacay ill hadadan igu socda nuugaya dhiigeyga xubigaas asiga
    balse nimcaan ayaa noqday mid sii xaaraya wado aan dadku ogayn
    maalin baa lagaari doona aan xaqiijin doono heesaha nimcaan habka ay ku soo gaaraan
    nimcaan hees maqaado oo dareen jacayl ka hadlaysa haday tahay waxay ka soo
    curataa qalbigay qaab aysan dadku aysan ogayn,,Nimcaan waa walalkey ina Adeer ayaanu nahay
    hadana isma naqaano ifka dushiisaan balse waxaanu ku kalana xagaa iyo samada
    sida ruuxaha kuli at ulaabtaan habeenkii rabigood...in sha Allah maalin baan ka hadli doonaa
    anigoo cadayn fara badan soo bandhigaya inaan heeskan qalbigayga ka soo baxaday balse abwaanka
    ruuxdiisa aan la wadaagay ka dibna walakey Nimcaan uu ku luuqeeya asagoo iga turjumaayo...
    GEF LA'EY KU DAAYEE IDAA NOOLI KULANTEE....BY AKHI BALI ALXUSSAYNI

    • @ifraaxmohamed7513
      @ifraaxmohamed7513 7 років тому

      waa Asal

    • @haliimohaajiali6770
      @haliimohaajiali6770 6 років тому

      saxi

    • @ardofarah2405
      @ardofarah2405 6 років тому

      Bali Ahmed. nimcaan hilaac wax danta Somalia wayna buu no so gudbaya ama wadani hanqoto ama jacaala hanoqoto vivo Nimcaan lol💕 👌👌👌✌✌✌

  • @laylaargsanmabruuka8167
    @laylaargsanmabruuka8167 2 роки тому +9

    Xanuunka la sheegaba jacayl ayaa uhoreya wa cudur dilaaya o0 qarson dhaawacisu daranyahay ilahey inti is jecel haysku keeno inti is hesheyna haysku barakeyo aniga iyo intii ila midana rapi hano boga dhayo qalpiga sida daran lo0 dhaawacay🥺☹😢😰😥😔😔🤲🤲

  • @luulmohamed3086
    @luulmohamed3086 Рік тому +7

    Naxli Ali.ii ku daayee I daa idaaa nooli kulantee 2/25/2023 hbn aan la ilowbi donin 😢🙏😪

    • @ROCK_GEEZYMUSIC
      @ROCK_GEEZYMUSIC Рік тому +2

      Wll alle qalbiga Haku qaboojiyo Anna iso duceyy siduu muraad fcn iigu furo sbbto ah cidlan istaaganahay rabbi maahe cid ifahanta waan la ahay

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 2 місяці тому +3

    Jacylku waa caqabada nololeed ee ugu adag waxa kusoo mara intaan nooshahay balse Samir iyo dulqaad baad kaga adkan kartaa 2024 ayaan dawanaya 🙏🫡

    • @Sooffe
      @Sooffe 2 місяці тому +1

      Zxp jacaylka wali ma aaminin Heesahana wakhtiyada adag een kujira io nolosha jiqda ah ayaa ilagashay😂iskumaalin ayaan dhagaysanaynaa😂

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 2 місяці тому +1

      zxn.wa.run.wlhi.tasi.caqabad.noloshada sogadha.wa.ta.ugu adag
      lkn.anigu samir vs dulqad ban
      kaga gudby.2024.7./.5.sacdu.wa
      03.58.habenimo

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 2 місяці тому

      Sxb taas micnaheedu waa labo mid uun inaadan waqtigaga gaarin iyo in ​tii ku cajabin leheed wali 🙏 ¹qtahay@@Sooffe

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 2 місяці тому

      ​@@abdirisaaqxasan541allha kuu siyaadiyo dulqaadkaga waa muhim,e

  • @somaliforextrader638
    @somaliforextrader638 5 років тому +11

    Heestaan si toosa ii samaynaysa maba kadaalo 😥😥😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdiganihassanhirsi6154
    @abdiganihassanhirsi6154 8 років тому +2

    Nimcaana caawa nadkuu ka hadlay

  • @yahyaolad
    @yahyaolad 2 роки тому +7

    Alla mxuu waqtigu is badalaa waayo baan ahaa anigaa nin lga waaniyo jaceyl wxuu yahay maantana anigaa dadkii ka joogo oranayo.
    Kleyba caashaqi waa wxn la odorasi karin kuma dhahyo uun waa wanaag blse waa dheef dhibku raacay🚫
    Halkanina sooma galo illaa ruux la dhaawacay 💔horay u soco baan ku oran waayo khabiir baad ka noqotay moowjadahaan muuqanee dadkii miray

  • @asmanuuri7807
    @asmanuuri7807 4 роки тому +12

    Naxli li ku daaye idaa idaa
    Nooli kulante 👋

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 7 місяців тому +4

    Kiiyo neefsanayaa xubigaa
    Naxashka sii saartay😢
    Mxaa dadka qalbiga nadiiftaa mrkasta loo dhawaca mise anagaa doqoma ah ishega😢💔

  • @ridwajama3732
    @ridwajama3732 Рік тому +6

    Waa malin jimcaaa waa malintu cidlo igaga dhaqaqay qifkan adunka ugu jecela waa malin aad itabaty waxan joga shaqadi wan shaqayn kari layahay murug darted inshallah waxan so boqon nolosho I hagagtay

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 Рік тому

      Ax😢 sorry qli niyada khayr u sheeg😢

    • @ridwajama3732
      @ridwajama3732 Рік тому

      @@nafiisaabdiomar1448 haye wllshy qali thnks

    • @asmacadey5757
      @asmacadey5757 Рік тому

      Abayo maxa saba in gabdh laga tago adigo ka tagi kara 😳 se la iga taga mar walba Ana hor taga anigoo qalbiga qof wax u gaysan

  • @hajifarhan2229
    @hajifarhan2229 Рік тому +8

    1:47 maalin isniin ah 30-01-2023
    Maalin aan xamaasadeysanahay qalbi jabna dareemayo 😢

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 роки тому +6

    Waligay Jacayl igama Burburin Jacaylkaygii koobaadna wali waan haystaa lkn markaan arko labo qof oo Xirirku ka burburay wlhi waan ka qiiroodaa Allow Qalbi Jabka Naga Fageee😰🤲

  • @adammohahussein7167
    @adammohahussein7167 11 місяців тому +4

    Oh! Yeah it was 2015 that time i was learning high school and also preparing the funal exam
    After 8 years now finish the university and now alx a'm working ready to get girl