Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
M. A runti afkenu waa hodan waxan rajeyna inan caruurteyda baro labada arin oo nabiga scw kasugnatay insha allah
Haa wll afkena hoyo adunka wax kaficn mlhn lkn anagi ayaba afki iyo daqanki katagnaay halki awaw yashen ay gesiyin ka ahyeen ayna afkoda kudaran jiren 😪
Fardahu mar waa lagu dagaalama, mar waa lagu sahan tagaa, mar waa safraa, marna lagu jihaadaa. Ilaahay na quraankisa ayuu ku amaanay.
Ma ogtahay chanelka sahanka xogaha inu yahay chenelka ugu fiican chenelada hadaad ila aragtay like igu qabo 👍👍👍
Wlloh aad ayaad umhadsantahy cilmigaad nooso kordhisay iyo sidaad ugu dadaalyso inaad dadka aqoon ukordhiso wxaan ku leeyay dadaalkagah halkaa kagah sii wad mahadsanid 🌷
gaaladau fulaynimo heerka ay kagaadheen waxay smaysteen nuclear kasoo ah kudhufo oo carar ilaahii isameeyey baan ku dhaartee 1000 nin oo gaal hadii fagaare lagu soo saaro waxaba waan dhigi karaa oo kurka ayaan xaabin karaa geeri kaba baqayo jihaad baan u diyaar ahay insha allah guul wacan islaamkaw 🖐
Gulay nimo maahin
Saadaq Maxamd .. yaah kuceli
Haa waa runtaa waa dagaal fulay
Walal naftaada hormari iyo kuwa kugu ag nool berigi faras lagu dagaali jirey waa la soo dhaafay
masha'alah wlhi wax badan baan kaa faa'iday misaanka qiyaamaha alle haku saaro sxb. MAHADSANID.
........................amaan faras. ......................... 8/2005Gaadiid weeyi bilaahi Anigoonan garaacinSamaciisa gu'haadin Gandab uuma dhaqaaqooGalcad maaha xamaartooGamiin maaha canaagoo Gamran weeyi laxaadloo Waa is kala gurayaaye Ma hilaac galbeedoo Gibidh meel fog ka hayoo Aan la gaadhin karin baa Dirkastoo ba' gamaanaHadii goobta la joojo Gago lays kugu keeno Gaasiir ceeb laga xaashyowGuusha waa hantiyaaye Siible goostay miyaa Dhul gangeeti salkeediyo Giriyaad xeebta waabo gaabo, guuloo kama oolo Amin kooban Ku gaadhow Miiraash gooshi miyaa Guuxa saabka ka yeedhi Qoobka suu u gufaadhsho Ciida waa gil- gilaaye Ma garneyl dhacayoo Ku gadhoodhay fadkaasiyogoobe shalow duulay miyaa Afar tiisan gamuuran Halka uu ku gufeeyo Dhulku waa ka gotaaye Gaylaan yeedhay miyaa Midabkiisu gadiidow Gibil saanta dahaadhku Giircas aad u dhaguutiyo Xinjir weeyi gafuunooGalac leeya iftiinoo Hadba siiba galkiisoo Galaciif widh widh leeyee Waa guduutay miyaa Gambar weeyi dushiisu Xakastoon gadis aado Gaftin dheeli ma ciiree Geesh dhufays kii miyaa Halka laygu galaayee Gabran laygu siraayee Shir qool laygu gabsiini Durba waa ka gadoomeeGacantood iga baajow ma guhaan wax dhigaa Gabal jiif saday layloo Gobdhon soo onkadaayoo Gag yidhaahdo cir xooglii Galayoox qadh-qadhyoodka Go' hagoog isku duuboo Gudub meel u gu ciiro Waa i guud qotomaaye Heegan gaadha miyaa Gaashaan weeyi xadiidoo Gali mayso korkiisa Wax kas tood ku gantaaye Janaf gaatir miyaaGambi meel lagu hoobtay Goblan reero ka yeeloo Gawrac dhiigu tiqlayni Geysanoow xaadir weeyooWaaba gay-dhanayaayoo Gaas dhan waa kidiyaa'e Geesi dhiiran miyaa Balaf gaalay af waynliyoGabas aad u mareedle Gudub laygu ma juufo Gadaf waayga jiraayeGondihiisa dhexdoodbuu Gogol Iiga dhigaayooGanuun laygala quusooWaa gar-gaar iimiceemeeMa walaal gacalbaa Hadaan gaaf u shareero Ku hagoogo gadiifadXariir gaado Ku meero Xaraguu is go daaye Baashe Goray ciidle miyaa Abwan khadar Ali wayne
Dameerkii fardo la daaqay faras buu imoodaa🐴👍Like ii saar intii somali jecel
Ugu horeyn maalintii iigu horeysay aan kamid noqdo 10ka ugu heraaya ee dawada sahanka xogaha
Labka faraska:sayngeDheddigiisana:geenyoDheshiisana: darmaanCodkiisana.DANAN Mrku 100 gaarana. WEGEN
Intan oo erey ee aad sheegtay ee 100ka ka badan waxaan 3 xaraf badnayn ayaan gartay, sidaas oo ay tahay waxaan isu aqaanay dadka afka yaqaan. Dadka Soomaalida waxa ku dhacday MAsiibo aad u weyn oo Luqadooda oo ay dayaceen ah.
wanku tagera wll horey usoco keep going👈❤
Haa waan rajeynayaa inaan maalin uun dhaqdo oo aan xannaaneeyo
Faras waan jeclahay Gaadhiga waan ka jeclahay in sha Allah waana yeelanayaa
Mahadsanid wll aadan khadar indhawaydba Waan kamaqnaa kannaalka runtii wxaa idhaafay muuqaalo badan oo muhim ah
Sahanka xogaha wax badan ayan kafaiday walal horay usooco
Wlhi farda fuulka ad ban u jeclahay lkn waligey ma raacin lkn insha allah inaan mar un aan bartan rajaynaa
Sidoo kale
Aniguba😭
Insha allah waa yeelan malin uun hdii aan noolahan 😰🤲
Wallaalahayga soomaalida ila ahoow wxn ka naxay views maraya 1.5k hadaad isasabeyso lsii like🙊🙊👆
Xog muhiima weeye thanks wllo hore u soco👏👏
Walaal Aadan Khadar We Are Fanz Bro Horay Usoco Waligaa☝☝✋
Barather faraska wada cad waa qaaje Kacawlana bood Ka casna ashkirKa afarta lugod iyo shashku madowyihina waa bulaale Ka casaanka ah ee shaashku madowyahayna waa xamar Afar midabluhuna waa baroorKa madowna waa caynab😀😀👍👍
Much Allah ustaad adaNAlle haka ajar siiyo howshaa no heyso
Meel lagu iibiyo ma jirtaaa fardaha dalkeena ? hadaa taqaan iisheeg
Inshaa'ALLAAH mar waan adeegsan doonaa waa gadiid la hubo
FARASKA. XIIN FANIIN, Waxaa ku AqristayShakadii CALI MAAX I& COWRALA!!!
Walaalkey waxaan markale ka codsanaya inaad noso diyarisid hababka ugu fudud oo wax aqriska ku jclaan kartit
Sxb aad ayaad umahadsan thy lkn anigu waa xawaankaa aan aad u jeclahy dhaqashadiisa fasku mustaqbalkana waan rajaynayaa inaan yeesho fardo insha allah
Faras markaa maqlo waxa igu soo dhacdo furashadii islaamka ee caalamka
faraska labaa loo qeybiyaa sunaari iyo xabashi oo qoob yar ah ashkirka waad qaladdey waa wada guduud bullaalahana waa midab boodhe ah iyo shaashkiisa oo madow.
Mahadsanid walaakayna qaaliga ah. Ilaahay ha ku xafido
Asc. Walal. Muuqaaladaada inta badan codka waa uu hooseeyaa. Marka kor uyara qaaad hadeey macquul tahay. Mahadsanid
Masha allah
Ilaahay cagliga hakuu siyaadiyo wll
waa tuu cali jaamac haabiil lahaa :- imisaan ku dhaqaayey oo ku dhawdhawranaayey imisaan dhayal fuuliyo kaaga dhaartey cayaar imisaan dharrab meel leh dhoobbi kuuma direyne sida dhooraha wiilka aqalkoo dhan la gooyey dhinacayga ku seexshey imisaan ku dhaqaayeyoo wan weynoo dhagaxoobey dhug intaan kaga siiyey dheecaankii laga shiiley dhawr galaan kugu xaabshoo dacartii kaaga dhammeeyey dhuda qeyli la moodyow ma haddaad kibir dhaaftoo dharaarna soo hooyan weydoo qoofalkii dhag ka siisey haddii aan col dhaqaajin haddii aan bir la dhaabey dhool intaan ku qabto afka kuugu dhammeynoo dhiig yaroo xabagoobiyo dhareer kaa tifiqleyn haddii aanan qaro dheegan dhudihii aan kala jeexay dhexda kuugu jirjiirin adigoo yar dhasiigeyoo ila dhiidhiyi waayeyoo orodkii dhabqinaayahaddii aanan dhenged qaadhoo dhawr maalmood dhulka tiil dhaw intaan kugu siiyo dhuuxa kaaga aroorin dhambacaadka rogaalkana fulaha dhawrsada miihiye dhabbo geelu buteeyiyo dheelmadoo ka carraabey isasii dhifadkaaga haddaan siig dhitinaaya lagu moodin dhurwaa alleyle dhalad miihi.ina cabdulle xasan baa yaaboo yidhi waligey ma maqal mana arag nin dhurwaa ammaan ka dayey isagoo ula jeeda farasku kolkuu luudayo tunka iney waraabaha isaga eegyihiin.
Thanks
Alah dartii aya ku jeclhy wana ku tageera ee wax iga sheeg
Bro waxan ka codsan lahaa inaad ku soo dirtid barnaamij aad noogu faaideysid erayadan oo kale Mahad sanid bro
Magacyo bdn oo igu cusub iyo magacyo habaabay....
Walayal ishegà mel laga helo
Mahadsanid adam
Masha Allah keep going brother
Shukran akhil kareem
Masha Allah wax badan oo AF keyga hooyo ayaa ka bartay
Sxb wax rabaa ina wax noga sheegto bbc iyo cnn cida leh mahadsanid sxb adan
Wllhi aadban u jecelahay wanan ku rajo waynahay inaan Marun gacantayda ku dhiqi doono Insha Allah
*Cilmi baa ku jira**mA, da'diisa iyo aqoontiisu isma lahan*
Waan jeclahay yarantey ilaa hada ayaan tabayaa mar uun inaan yeelan doono. Haduu ilaa idmo in.allaah
sxb wan kugu mahad celinayaa in aadan afkaan somaliga ah aad u ixtiramto waligiisna ha sareyo afka soomaali
Fiinaan ma jirtaa
Keep going pro from Cardiff city
Suunaari waxaa la dhaha fardaha nugaasha Nugaal waagi horeaad bay ufardo badnayd hadeer way dhamaadeen wax aad uyar ka hadhay
Faras iyo sunaari ma isku micnaa kolkaa
wlhi mgcyadan aad ka dhawajisay iyo Afsomaligooda maahn wax aan waligey maqly inkasto anan la adkeegsan farasa haddana maahn ereyada sidaan u waaweyn wax aan maqly allow afkeenii hooyo dib usoo noleee
Farduhu waa xolhs kuwa ugu fcan
Jasakallah bro
MAHADSANID JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
Awoow yashen gesiyin bay ahan jiren halka manta anga daqanki iyo dintiba katagnay qarkena oo wilibo nalo tashtay ini wadanki loso halgamay laburburiyo
alla mxad af Somali baratay allha kuu siyadiyo wllo
Mnzhallaah bro
wcs waraxmatulaahi wa parakaatu
Walh fardaha wan jeclahay
Ilhy cilmigaaga ha kuu faa ideeyo
Sheekha quraan ka akhrinya magacisa ii sheegya
Maashaa'allaah
mid kamid ah asxbta SX
Waa maxay leedofuuuul
Masha allaah
Wll halkaa aan kuu hagaajiyo ashkir waa faraska casaan ka kaliya ah ee maaha faraska cad waa qaaje
Anoo 20 jir kusoo le.kaaday Somaliland ayaanan hadan magacyadaa dhamantood maqlin
Aad bay uqurux badan yihin
*Thanks wllo*
Mahadsanid
M.a🥰🇸🇴❤💙
ar maxaa afsomaali nabartay
Aadan sahan✋
Sxb waxan raba faraas ee maisokadikarta
شاهدته في قناة متع عقلك
Mashaallah
haasifiican ayaanrajaynayaa inaanarkoooaandhaqdo ayaanrajaynayaa❤❤❤❤❤❤😂😢😢😢
MaHad sanid wllky wallhi waxbadan banka fa ida Chanel kaGa
wallehy plz.subscribe igu caawiya waa.codsi wlh.waa baryo 😥😥
Darmaan waa geenyada ugub ee aan curan balse dhasha fardaha waxaa layidhaahdaa dhildhilo farasna waa afsoomaali carabi ma ah sange iyo geenyo
Far as asalkiisu carabi
@@daudabdirashidawil4419 way wadaagaan labada af ba niyow.
Haaa wan dhaqan ilaahey idankii
Afar midable ooftiyo fankiyo adhaxdu waynaatay oogada madoobow baroor ubaxleh baan doortay
Sxb barnaamij nooga samey fardaha ugu dheereya sida (arabian horse thoroughbred horse iyo quarter horse) waa sadexda nooc ee ugu dheereya aduunka midba meel ayuuna ku fiican yahay sxb barnaamijka nooga soo samee.
Kudarso shagleyn
Wallal hilibkiisa ma xalaal baa mise xalaal ma aha Jawaabtaada waa ii muhiim wallal
Abdullahi Ahmad Ma,ahaan ha cunin
@@fahadjamal7858 waa xalaal hilibkiisu
Waa xalaal
Mahad Sanid sahanka xogaha wanku tagera horay usiisoco tadaal
Maxa Ka Jira in Wadnaha Faraska Uu Fooraro Ama Hoos u jeedo Oo uu Subaga Cabi karo
Layli maahee waa jebin fardaha waa lajara baraa ama waa la jebiyaa geela ayaa la laylyaa
ku sii wad
🌸❤
👑
Faraska cadaanta aan waxba u wehelin qaaje ayaa la dhahaa
Masha allah wax badan ayaan ka faaiidey
Midakale waxan layabay cida fidiyowo fa idoleh dislake odhaneysa
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
waad la baxzatey
💚💛🧡💜
Asc ka faaiidaysi wanaagsan Best screen recorder PcLink ua-cam.com/video/59_hPHPw-2E/v-deo.htmlCashar aad waxbadan ka faaiidi doonto
M. A runti afkenu waa hodan waxan rajeyna inan caruurteyda baro labada arin oo nabiga scw kasugnatay insha allah
Haa wll afkena hoyo adunka wax kaficn mlhn lkn anagi ayaba afki iyo daqanki katagnaay halki awaw yashen ay gesiyin ka ahyeen ayna afkoda kudaran jiren 😪
Fardahu mar waa lagu dagaalama, mar waa lagu sahan tagaa, mar waa safraa, marna lagu jihaadaa. Ilaahay na quraankisa ayuu ku amaanay.
Ma ogtahay chanelka sahanka xogaha inu yahay chenelka ugu fiican chenelada hadaad ila aragtay like igu qabo 👍👍👍
Wlloh aad ayaad umhadsantahy cilmigaad nooso kordhisay iyo sidaad ugu dadaalyso inaad dadka aqoon ukordhiso wxaan ku leeyay dadaalkagah halkaa kagah sii wad mahadsanid 🌷
gaaladau fulaynimo heerka ay kagaadheen waxay smaysteen nuclear kasoo ah kudhufo oo carar ilaahii isameeyey baan ku dhaartee 1000 nin oo gaal hadii fagaare lagu soo saaro waxaba waan dhigi karaa oo kurka ayaan xaabin karaa geeri kaba baqayo jihaad baan u diyaar ahay insha allah guul wacan islaamkaw 🖐
Gulay nimo maahin
Saadaq Maxamd .. yaah kuceli
Haa waa runtaa waa dagaal fulay
Walal naftaada hormari iyo kuwa kugu ag nool berigi faras lagu dagaali jirey waa la soo dhaafay
masha'alah wlhi wax badan baan kaa faa'iday misaanka qiyaamaha alle haku saaro sxb. MAHADSANID.
........................amaan faras. .........................
8/2005
Gaadiid weeyi bilaahi
Anigoonan garaacin
Samaciisa gu'haadin
Gandab uuma dhaqaaqoo
Galcad maaha xamaartoo
Gamiin maaha canaagoo
Gamran weeyi laxaadloo
Waa is kala gurayaaye
Ma hilaac galbeedoo
Gibidh meel fog ka hayoo
Aan la gaadhin karin baa
Dirkastoo ba' gamaana
Hadii goobta la joojo
Gago lays kugu keeno
Gaasiir ceeb laga xaashyow
Guusha waa hantiyaaye
Siible goostay miyaa
Dhul gangeeti salkeediyo
Giriyaad xeebta waabo
gaabo, guuloo kama oolo
Amin kooban Ku gaadhow
Miiraash gooshi miyaa
Guuxa saabka ka yeedhi
Qoobka suu u gufaadhsho
Ciida waa gil- gilaaye
Ma garneyl dhacayoo
Ku gadhoodhay fadkaasiyo
goobe shalow duulay miyaa
Afar tiisan gamuuran
Halka uu ku gufeeyo
Dhulku waa ka gotaaye
Gaylaan yeedhay miyaa
Midabkiisu gadiidow
Gibil saanta dahaadhku
Giircas aad u dhaguutiyo
Xinjir weeyi gafuunoo
Galac leeya iftiinoo
Hadba siiba galkiisoo
Galaciif widh widh leeyee
Waa guduutay miyaa
Gambar weeyi dushiisu
Xakastoon gadis aado
Gaftin dheeli ma ciiree
Geesh dhufays kii miyaa
Halka laygu galaayee
Gabran laygu siraayee
Shir qool laygu gabsiini
Durba waa ka gadoomee
Gacantood iga baajow
ma guhaan wax dhigaa
Gabal jiif saday layloo
Gobdhon soo onkadaayoo
Gag yidhaahdo cir xooglii
Galayoox qadh-qadhyoodka
Go' hagoog isku duuboo
Gudub meel u gu ciiro
Waa i guud qotomaaye
Heegan gaadha miyaa
Gaashaan weeyi xadiidoo
Gali mayso korkiisa
Wax kas tood ku gantaaye
Janaf gaatir miyaa
Gambi meel lagu hoobtay
Goblan reero ka yeeloo
Gawrac dhiigu tiqlayni
Geysanoow xaadir weeyoo
Waaba gay-dhanayaayoo
Gaas dhan waa kidiyaa'e
Geesi dhiiran miyaa
Balaf gaalay af waynliyo
Gabas aad u mareedle
Gudub laygu ma juufo
Gadaf waayga jiraaye
Gondihiisa dhexdoodbuu
Gogol Iiga dhigaayoo
Ganuun laygala quusoo
Waa gar-gaar iimiceemee
Ma walaal gacalbaa
Hadaan gaaf u shareero
Ku hagoogo gadiifad
Xariir gaado Ku meero
Xaraguu is go daaye
Baashe Goray ciidle miyaa
Abwan khadar Ali wayne
Dameerkii fardo la daaqay faras buu imoodaa🐴
👍Like ii saar intii somali jecel
Ugu horeyn maalintii iigu horeysay aan kamid noqdo 10ka ugu heraaya ee dawada sahanka xogaha
Labka faraska:saynge
Dheddigiisana:geenyo
Dheshiisana: darmaan
Codkiisana.DANAN
Mrku 100 gaarana. WEGEN
Intan oo erey ee aad sheegtay ee 100ka ka badan waxaan 3 xaraf badnayn ayaan gartay, sidaas oo ay tahay waxaan isu aqaanay dadka afka yaqaan. Dadka Soomaalida waxa ku dhacday MAsiibo aad u weyn oo Luqadooda oo ay dayaceen ah.
wanku tagera wll horey usoco keep going👈❤
Haa waan rajeynayaa inaan maalin uun dhaqdo oo aan xannaaneeyo
Faras waan jeclahay Gaadhiga waan ka jeclahay in sha Allah waana yeelanayaa
Mahadsanid wll aadan khadar indhawaydba Waan kamaqnaa kannaalka runtii wxaa idhaafay muuqaalo badan oo muhim ah
Sahanka xogaha wax badan ayan kafaiday walal horay usooco
Wlhi farda fuulka ad ban u jeclahay lkn waligey ma raacin lkn insha allah inaan mar un aan bartan rajaynaa
Sidoo kale
Aniguba😭
Insha allah waa yeelan malin uun hdii aan noolahan 😰🤲
Wallaalahayga soomaalida ila ahoow wxn ka naxay views maraya 1.5k hadaad isasabeyso lsii like🙊🙊👆
Xog muhiima weeye thanks wllo hore u soco👏👏
Walaal Aadan Khadar We Are Fanz Bro Horay Usoco Waligaa☝☝✋
Barather faraska wada cad waa qaaje
Kacawlana bood
Ka casna ashkir
Ka afarta lugod iyo shashku madowyihina waa bulaale
Ka casaanka ah ee shaashku madowyahayna waa xamar
Afar midabluhuna waa baroor
Ka madowna waa caynab😀😀👍👍
Much Allah ustaad adaN
Alle haka ajar siiyo howshaa no heyso
Meel lagu iibiyo ma jirtaaa fardaha dalkeena ? hadaa taqaan iisheeg
Inshaa'ALLAAH mar waan adeegsan doonaa waa gadiid la hubo
FARASKA. XIIN FANIIN, Waxaa ku Aqristay
Shakadii CALI MAAX I& COWRALA!!!
Walaalkey waxaan markale ka codsanaya inaad noso diyarisid hababka ugu fudud oo wax aqriska ku jclaan kartit
Sxb aad ayaad umahadsan thy lkn anigu waa xawaankaa aan aad u jeclahy dhaqashadiisa fasku mustaqbalkana waan rajaynayaa inaan yeesho fardo insha allah
Faras markaa maqlo waxa igu soo dhacdo furashadii islaamka ee caalamka
faraska labaa loo qeybiyaa sunaari iyo xabashi oo qoob yar ah
ashkirka waad qaladdey waa wada guduud
bullaalahana waa midab boodhe ah iyo shaashkiisa oo madow.
Mahadsanid walaakayna qaaliga ah. Ilaahay ha ku xafido
Asc. Walal. Muuqaaladaada inta badan codka waa uu hooseeyaa. Marka kor uyara qaaad hadeey macquul tahay. Mahadsanid
Masha allah
Ilaahay cagliga hakuu siyaadiyo wll
waa tuu cali jaamac haabiil lahaa :-
imisaan ku dhaqaayey oo ku dhawdhawranaayey
imisaan dhayal fuuliyo kaaga dhaartey cayaar
imisaan dharrab meel leh dhoobbi kuuma direyne
sida dhooraha wiilka aqalkoo dhan la gooyey dhinacayga ku seexshey
imisaan ku dhaqaayeyoo wan weynoo dhagaxoobey
dhug intaan kaga siiyey
dheecaankii laga shiiley
dhawr galaan kugu xaabshoo
dacartii kaaga dhammeeyey
dhuda qeyli la moodyow
ma haddaad kibir dhaaftoo
dharaarna soo hooyan weydoo
qoofalkii dhag ka siisey
haddii aan col dhaqaajin
haddii aan bir la dhaabey
dhool intaan ku qabto
afka kuugu dhammeynoo
dhiig yaroo xabagoobiyo
dhareer kaa tifiqleyn
haddii aanan qaro dheegan
dhudihii aan kala jeexay
dhexda kuugu jirjiirin
adigoo yar dhasiigeyoo
ila dhiidhiyi waayeyoo
orodkii dhabqinaaya
haddii aanan dhenged qaadhoo dhawr maalmood dhulka tiil
dhaw intaan kugu siiyo
dhuuxa kaaga aroorin
dhambacaadka rogaalkana
fulaha dhawrsada miihiye
dhabbo geelu buteeyiyo
dheelmadoo ka carraabey
isasii dhifadkaaga
haddaan siig dhitinaaya
lagu moodin dhurwaa
alleyle dhalad miihi.
ina cabdulle xasan baa yaaboo yidhi waligey ma maqal mana arag nin dhurwaa ammaan ka dayey isagoo ula jeeda farasku kolkuu luudayo tunka iney waraabaha isaga eegyihiin.
Thanks
Alah dartii aya ku jeclhy wana ku tageera ee wax iga sheeg
Bro waxan ka codsan lahaa inaad ku soo dirtid barnaamij aad noogu faaideysid erayadan oo kale
Mahad sanid bro
Magacyo bdn oo igu cusub iyo magacyo habaabay....
Walayal ishegà mel laga helo
Mahadsanid adam
Masha Allah keep going brother
Shukran akhil kareem
Masha Allah wax badan oo AF keyga hooyo ayaa ka bartay
Sxb wax rabaa ina wax noga sheegto bbc iyo cnn cida leh mahadsanid sxb adan
Wllhi aadban u jecelahay wanan ku rajo waynahay inaan Marun gacantayda ku dhiqi doono Insha Allah
*Cilmi baa ku jira*
*mA, da'diisa iyo aqoontiisu isma lahan*
Waan jeclahay yarantey ilaa hada ayaan tabayaa mar uun inaan yeelan doono. Haduu ilaa idmo in.allaah
sxb wan kugu mahad celinayaa in aadan afkaan somaliga ah aad u ixtiramto waligiisna ha sareyo afka soomaali
Fiinaan ma jirtaa
Keep going pro from Cardiff city
Suunaari waxaa la dhaha fardaha nugaasha
Nugaal waagi horeaad bay ufardo badnayd hadeer way dhamaadeen wax aad uyar ka hadhay
Faras iyo sunaari ma isku micnaa kolkaa
wlhi mgcyadan aad ka dhawajisay iyo Afsomaligooda maahn wax aan waligey maqly inkasto anan la adkeegsan farasa haddana maahn ereyada sidaan u waaweyn wax aan maqly allow afkeenii hooyo dib usoo noleee
Farduhu waa xolhs kuwa ugu fcan
Jasakallah bro
MAHADSANID JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
Awoow yashen gesiyin bay ahan jiren halka manta anga daqanki iyo dintiba katagnay qarkena oo wilibo nalo tashtay ini wadanki loso halgamay laburburiyo
alla mxad af Somali baratay allha kuu siyadiyo wllo
Mnzhallaah bro
wcs waraxmatulaahi wa parakaatu
Walh fardaha wan jeclahay
Ilhy cilmigaaga ha kuu faa ideeyo
Sheekha quraan ka akhrinya magacisa ii sheegya
Maashaa'allaah
mid kamid ah asxbta SX
Waa maxay leedofuuuul
Masha allaah
Wll halkaa aan kuu hagaajiyo ashkir waa faraska casaan ka kaliya ah ee maaha faraska cad waa qaaje
Anoo 20 jir kusoo le.kaaday Somaliland ayaanan hadan magacyadaa dhamantood maqlin
Aad bay uqurux badan yihin
*Thanks wllo*
Mahadsanid
M.a🥰🇸🇴❤💙
ar maxaa afsomaali nabartay
Aadan sahan✋
Sxb waxan raba faraas ee maisokadikarta
شاهدته في قناة متع عقلك
Mashaallah
haasifiican ayaanrajaynayaa inaanarkoooaan
dhaqdo ayaanrajaynayaa❤❤❤❤❤❤😂😢😢😢
MaHad sanid wllky wallhi waxbadan banka fa ida Chanel kaGa
wallehy plz.subscribe igu caawiya waa.codsi wlh.waa baryo 😥😥
Darmaan waa geenyada ugub ee aan curan balse dhasha fardaha waxaa layidhaahdaa dhildhilo farasna waa afsoomaali carabi ma ah sange iyo geenyo
Far as asalkiisu carabi
@@daudabdirashidawil4419 way wadaagaan labada af ba niyow.
Haaa wan dhaqan ilaahey idankii
Afar midable ooftiyo fankiyo adhaxdu waynaatay oogada madoobow baroor ubaxleh baan doortay
Sxb barnaamij nooga samey fardaha ugu dheereya sida (arabian horse thoroughbred horse iyo quarter horse) waa sadexda nooc ee ugu dheereya aduunka midba meel ayuuna ku fiican yahay sxb barnaamijka nooga soo samee.
Kudarso shagleyn
Wallal hilibkiisa ma xalaal baa mise xalaal ma aha
Jawaabtaada waa ii muhiim wallal
Abdullahi Ahmad
Ma,ahaan ha cunin
@@fahadjamal7858 waa xalaal hilibkiisu
Waa xalaal
Mahad Sanid sahanka xogaha wanku tagera horay usiisoco tadaal
Maxa Ka Jira in Wadnaha Faraska Uu Fooraro Ama Hoos u jeedo Oo uu Subaga Cabi karo
Layli maahee waa jebin fardaha waa lajara baraa ama waa la jebiyaa geela ayaa la laylyaa
ku sii wad
🌸❤
👑
Faraska cadaanta aan waxba u wehelin qaaje ayaa la dhahaa
Masha allah wax badan ayaan ka faaiidey
Midakale waxan layabay cida fidiyowo fa idoleh dislake odhaneysa
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
waad la baxzatey
💚💛🧡💜
Asc ka faaiidaysi wanaagsan
Best screen recorder Pc
Link ua-cam.com/video/59_hPHPw-2E/v-deo.html
Cashar aad waxbadan ka faaiidi doonto
Masha allah