Gabayadu qaab ayaa loo akhriyaa walaal, waxa uu leeyahay. Meel la hooriyo iyo meel la hojiyo,sidii qoraalkaad u akhriday, sidaada kale waad fiican tahay good job
buugga , maaha buuga. G,du waa xarfaha labanlaabma ga'da hore waa tan erayga buug u danbaysa, tan danbena waa tii tcriifta magaca ku dhamaaday ga'da oo lagu daray "g" labaad.
Qarni joog weli idinkoo aan wax oggolaansho ah ka helin qoraaga buuggan sidee u duubi kartaan, sawma ogidin in arrintan laydinku dacweyn karo, wixii aad ka heshaanna xaaraan tahay.
Waa sheeko xiiso badan guulayso ustaad❤
Masha allah Mahadsanid
BARAHA SOOYAALKA SOOMAALIDA.
magacaas ayaad istaahishaa in laguu bixiyo.
Gudomiye allah ku barakeeye soo badi sooyalka soomalida
Wllhi codkga zxp wa fadhiya
Mahadsanid Bro
Buuga koore dadab (cishqi iyo colaad ) dabacaadi labaad iyo tii saddexaad ana gacan tayda kundaabacay waa buuga aan laga xiiso dhacayn
Walal intee ka heli kara suugaan wa doonaye iso jwb please
Buuga
Waa sheeko xiiso badan from casayr land❤❤
Gabayadu qaab ayaa loo akhriyaa walaal, waxa uu leeyahay. Meel la hooriyo iyo meel la hojiyo,sidii qoraalkaad u akhriday, sidaada kale waad fiican tahay good job
Gabay Wa Inaa Taqan Horta Reer Xamar Gabay Dhaqa Kuma Lahan
@@QarniJoog102waa runtaa 😅😅
Thanks mate we can’t wait part 3
Ala masha Allah meshan awoowsyshay ba lagag hadlaya😍😍😍
Ya kamida awowayasha magacod
Dhaqankeena xoo dulmi miiran layahay ewel inaa lillaahi oo maxaa iskala yaabeenaa hada kuwaas aa kasoo farcanee
Golden voice wax badan ban ku sugeyne❤
Maxamuud xasan cali awoowahy shalmad alle ha unaxariisto Aamiin ❤
Amin Hootaadii Shalmad
Waankasugan 3 kusoodhaqso❤
buugga , maaha buuga. G,du waa xarfaha labanlaabma ga'da hore waa tan erayga buug u danbaysa, tan danbena waa tii tcriifta magaca ku dhamaaday ga'da oo lagu daray "g" labaad.
Hello malii arkoyaa shekada buuga koore dahab prt 3 nagu so dar plz
Qoraga Shekadaa Diiday
@@QarniJoog102 mhdsnid lkn buuga halke ka Hela isheg
Waa sheekooyin aad umacaan hadana waa wada qabyo ee soo dhamaystir sxb mahad sanid❤
Koora-dadab Oo Ninkii Laha Diday Aya Haf Ah
Guulayso lipax
Waa
Sheekh diinta yaqaana
Gabayaaga afkiisa ka ilaaliyey wacdi iyo samir,
War wllo away shekada bugii kora dadab qaybti sadexad noso gali wllo wa iga codsi❤
Wa La Joojiyay
Mxaa lo jojiyeyy buuga ma helaa aso dhamystirn@@QarniJoog102
Wll nooso badi buugan isagoo dhamaystiran
Buugaan Wan joojiyay
Nio Adaba codkara ah runti
Ogaaansho
Sahanka xogaha
Waabari meida
Suldaan meida
Iyo qarni joog
Waa dhalinyarda dhista man kayaga {ALLEH} ha idinka abal mariyo waxad no fa ideysen
Thks zhp asida aad taariikhda dib umicilis ku sameynayso
Masha allah wlloh noolasoo dhakhso qaybaha dambe
Mahadsanid sxb Mar hadaad qaybtii 2 nosoo daysay. Run-ahaantii sheekadu way xiiso badnayd
Sxp waxaan kugula talinaa sidaan wax kabadal ama muqalka oo dhamestaran sogili haduurabo hagaaro 2sac ama maalin kasta sogili 4beri kabacdi ayaa sowadaa nagadaa labalabada
Sxb sidaada kale OK laakiin gabayga marka akhrinayso wax ka badal mahadsanid talo
Pro nosoobobsii ❤❤
Guuleyso saaxib
Plz part 3
Wll dee soo dhig 8 cisho ayaanu dugeynaa uune
War War Maheysid Sxb
@@QarniJoog102wll maxaa kugu dhacey dee wlhi ma seexdo adiga oo aan vedio gaaga daawan waanan wada waxaad soo dhigteyba matkaa ku cusubaam sugayaa
Barnaamij yada waqtigana kordhi oo saacad haka yareyn maalinlena ka dhig hadaad awoodo. Mahadsanid
Sxb waxaa muhiim ah inaad sheekada noo soo dhamaystirtid.
Wllo qaybti 3aad aaway waxbadana la maqantehe
Buugaan Waraan Idinka Soo Siina Insha Allah
Waan jeclahay barnaamijyaadaada ❤
Wll adiga oo mahadsan buuga kan ku xiga wxd nooga dhigta
Waasuge iyo warsame
( Socdaalkii 30 Maalmood)
Idaajaa Ayaa Akhruyay Chenal Keyga Weyn Ayey Ku Jirataa
Waad laraagtay ❤❤❤ sxb
Walsall please ku soo dhaqso
Qeebtii 2 ee daab gaamuray aaway wll
Shakadas Wali Soma Bixin Iyado Dhan
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Soo baaddi walal sheeko dhaqmedk
Part 3:kusoodar sxp😂😂😂
Waa La Joojiyay Buugaan
Noo soo da dajiya shekada qeybta3aad David dag caawa
Nooso badi ShB
Masuul aad ayaad u mahadsan tahay
War niyahoow saan kuu sugeynay aa dalnay ee soo dhaqso😂
شكرا
THANK YOU
Axax
_😂Pro qaybata xigata zhp_
Bugan Wa La Joojiyay Walal
Nio waad iga xanajisay wxay inta inti la oga maqnyd ba ba hdane 22 daqiqo iii keemty😂
War Nio Buuga Buuq Ayaa Jira Anigaa Idinka Jecel Inaan Wax Idin So Gudbiya Hada Xitaa Walhi Anigoo Xanuun San Ayaan War Dubayaa
Mahadsanid sxb
Libaax Mahad salind
Sxb mahadsanid
😭😭😭👍👍💪💪❤❤❤🎉🎉🎉
Soo wad
Soo badi 😢
3
Ma halkaasuu ku dhamaaday mise ???
Maya Buga Waa La Joojiyay Oo Qofkii Lahaa Ba Ka Cawday
Qarni joog weli idinkoo aan wax oggolaansho ah ka helin qoraaga buuggan sidee u duubi kartaan, sawma ogidin in arrintan laydinku dacweyn karo, wixii aad ka heshaanna xaaraan tahay.
Ma copyright iyo dacwad baan ka diyaariyaa mise labadan video waad iska delete garayn intaan hawshu kugu ballaadhan
❤❤❤❤❤
Buugu ma intanu ku egyahy
@@apdikarimqasim621 Maya Balse Qoraaga Ayaa Joojiyay
Ma copyright iyo dacwad baan ka diyaariyaa mise labadan video waad iska delete garayn intaan hawshu kugu ballaadhan.
Asc Masuul Ila Soo Xiriir Ama Meel Aan Kaala Soo Xiriiro Iisheeg WhatsApp keyga +252615643906
@@QarniJoog102 okay anaa kuso qaban
Laso dhaqso huno
wat nagu dahday lipaax 😢