Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Nin indhoolka wiilka waa dhalay waxaa lo oron jiray maxamed khaylshe waa nin habareji oo cayr habargidir ❤
Hawiye maba yaqanan amaanta fardaha
Midawga Yurub waxba nagama geline,, Lakin Gabayga Abwaan Maxamuud AHUN wa cajiib.. Silsilad bay ahayeen dhawr gabay ah oo fardihisa ku saabsan oo cajiiba..
Waan jeclahay fardaha soomaalida
Sayid maxamed Aun wuxu yidhiBada xawli eribaanlahaaGaalka xaydhale xininyaha ku goobaan lahaa
Yusufow taariikhdu wa qormaysaaye qadafka ka dhowr tusale Maxamud daalin AHUN wuxuu darwiish rer burco ah faraskiisu wuxuu kasoo jeedaa dir isxal o awka mid ahaa xiinfaniin. Ninka yidhi waa ninkii dixi daaja o dareeme ugu luqluqa wuxuu ahaa raage ugaas markuu faraska labaxsaday ogadeen ku cidgalay mahadsanid
Qoobweyn gaabiya maaha
Baroor😘👍
Masha allah
cajiib waaye fardaha
Farduhu abaalbay naga mudanyihin balse waa nacnay oo abar baa intay dhigato baa dhurwa laya fardaha aan ka warqabno
Walalo hlkjogan
😂❤
Mahad
Caynab waa faras ogaadeen ee wadaad baa ubada loo sudhaaye aniga ha iikeenin yaa ahmay ina fahansiiya midanka faraskaas ma mid meel aan gaadhin baa
Abwaan farax afcad ninka uu Geraar badan farda weeyo uusan ii imaanin ba ladhaha geraarka
@@guulwade989 caynaba waa nooca faradaha midabkoodu madawga yahay
waa madow khaalis ah midabkale ku dhex jirin@@Daryeelkabulshada
Cajiib.
Asc
asc maxaakacusuba
Xamar
again
Nin indhoolka wiilka waa dhalay waxaa lo oron jiray maxamed khaylshe waa nin habareji oo cayr habargidir ❤
Hawiye maba yaqanan amaanta fardaha
Midawga Yurub waxba nagama geline,, Lakin Gabayga Abwaan Maxamuud AHUN wa cajiib.. Silsilad bay ahayeen dhawr gabay ah oo fardihisa ku saabsan oo cajiiba..
Waan jeclahay fardaha soomaalida
Sayid maxamed Aun wuxu yidhi
Bada xawli eribaanlahaa
Gaalka xaydhale xininyaha ku goobaan lahaa