Nimcaan Hilaac Iyo Dalmar Yare - Dhulkeenu waa Hodan 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 сер 2021
  • Heesti
    DHULKEENU WAA HODAN
    #Erayadi KOFI ADAM
    #Laxanka Nimcaan Hilaac
    #Music Cabdi Abiib
    #Codka. Nimcaan Hilaac iyo Dalmar yare
    #Codqabasho Libaan Jama
    #Sawirada En suldaan

КОМЕНТАРІ • 263

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  2 роки тому +221

    heestani waxay ka hadlaysa Deegaankeena balaadhan ee illahay ina siiyay iyo sida aan uga faa idaysan laanahay hadaanu nahay bulshada soomaaliyeed

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 2 роки тому +2

      1k waxyar baa iga Hadhsan Fadlan walal iso booqo

    • @axmedsalaad4076
      @axmedsalaad4076 2 роки тому +2

      Respect legends Nimcan & dalmar
      Mar walba wadanka kubogadiya dadka mahadsanid👍❤🇸🇴

    • @abdinourhaashi9301
      @abdinourhaashi9301 2 роки тому +2

      Respect you fanaan aan taagero

    • @naasir77
      @naasir77 2 роки тому +1

      Insha allah dhalin yarada kafaidesan doonta

    • @naimaabdall2459
      @naimaabdall2459 2 роки тому +2

      Away he dadki fahmi lahaa nimcaan iyo dalmar dal wan Heysana lkin dad maya ee allaha nasiyo nabad isfahan somali gul inshalah

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 2 роки тому +80

    Nimcaan iyo dalmar heesaha wadani nimada saad noogu dhiiri galinesin waan ku faraxsanahay keep going brother's

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 роки тому +20

    Form Borama♥️ Xasalayda 🇸🇴🇸🇴

  • @shakuulohussien1505
    @shakuulohussien1505 2 роки тому +26

    Wadani hada maqashid waa nimcan ❤️hada igu raacsanthy 👍

  • @ninween6865
    @ninween6865 2 роки тому +4

    Soomaalaay mar baa imaan doonto Soomaali ay midoobi doonaan... Hal hido iyo dhaqan Hal qowmiyad(Soomaali) hal luuqad (Soomaali) hal diin (Islam)
    Rajada wey wanaagsantahay walaalayaal hala dadaalo 🥰
    Dal walbo dadkiisaa dhisto 🇸🇴

  • @ayaanbilal2943
    @ayaanbilal2943 2 роки тому +9

    Masha allaha allaha codka kuudaayo huno mcn nimcaan Abdirahmaan hasan hilaac AND dalmar yare two legends keep going hnoyaal ❤❤👑💪💪💪💓

  • @halimaugasugas2809
    @halimaugasugas2809 2 роки тому +3

    I am from America I love my Somali 🇸🇴 people ❤

  • @xafsociisenaaaleye2920
    @xafsociisenaaaleye2920 2 роки тому +9

    Two legends somalia alow isku Ken nabad inoga dhig🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @Ensuldaan
    @Ensuldaan 2 роки тому +7

    Saxiib Nimcaan Hilaac waad ku mahadsantahay sidaad Sawirada aan Qaado kheyb ka mid ah ugu so casuuntay Heestaan Dalkeenu waa hodan aad adiga iyo dalmar yare ku luqeyneysaan
    Waana ii farxad Mahadsanid saxiib🙏🙏

  • @suldankasomaliya3257
    @suldankasomaliya3257 2 роки тому

    Allow umadeena quluubtooda isku fur oo dad wadajira ka dhig wax wada qabsada dalkeenana allow nimcadiisa na tus oo nadeeqsii🤲😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @M.khadar
    @M.khadar 2 роки тому +2

    Dhulkeenna ❤️ ilahayow nabad nasii waxaan ahay da’yar arday ah mustaqbalkayga wuxuu ku xiranyahay dalkayga oo nabad ah

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 роки тому +1

    Tani wa hes 2 legend hilac kuwata waligey from joharnesburg.lakini maanta qofba blockta ighu hayaa an kutashanayey (F)

  • @xamarawiboy9452
    @xamarawiboy9452 2 роки тому

    Wadanko barwaaqa
    Dad gacalo walaala ah.
    Isku duubni waafiya
    Iyo qalbiya wada jira
    Nabad lagu waariyo
    Waa sinaan hormarkuye
    Weynow heyna kala wadin
    By hal abuur naqude....
    Waa so dhamees tiri doona hada igu dhiiri galisaan soomalidi leyga beerow🇸🇴❤️🙏

  • @abgaalinho
    @abgaalinho 2 роки тому

    Waaku faraxsanhy sida dhulkena qurux badan nogu dhiiragelineysaan inaan joogno🖤🥰

  • @mohamedabdiqadir5322
    @mohamedabdiqadir5322 2 роки тому +7

    😯two legends nimcan hilac and dalmar yare
    Dhulkeenu wa hodan best song 💯🤍

  • @abdihamdi1432
    @abdihamdi1432 2 роки тому +4

    Maistiri ayantan waxay ka shidantahay Nimcan iyo Dalmar Keep going ayaan idin leeyahay waxaa tihin Hantida qaranka umada Somaaliyeed🇸🇴

  • @drsfahan9555
    @drsfahan9555 2 роки тому +2

    Dalkeena waa hodan balse anaga MA aragno Mohamed siyaad barre Allah unaxariste wuxu yiri dal hodan ah iyo Dadkuna waa faqiir ilahey saan hanoo dhaamo love you nimcan ♠️

    • @abdifitaaxqaliifsalaad9686
      @abdifitaaxqaliifsalaad9686 11 місяців тому

      sidoo kle boqoradii adduunka dayaxii magaalka Sharaftii soomaaliya Baariyadii wanaagsaneed see ku dhahay😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 2 роки тому

    Maekaad dalkaaga adin iyo afba aad ugu adeegto agaasime koofi halgamaaaa waaaan kusalaamay taliye

  • @nastehamohamedabdullahi7354
    @nastehamohamedabdullahi7354 2 роки тому

    Mahadsanidiin dalmar iyo nimcaan
    Anagana allaha naga dhigo kuwa fahma nimcada taal dhulgooda kana faa'iideysta

  • @abdinourhaashi9301
    @abdinourhaashi9301 2 роки тому +2

    Nimcaan Sxp iyadoo muuqaal ah soo daay wsxaa tihiin labo fanaan qiimo bdn nolaada

  • @mohamedahmed-zq4kn
    @mohamedahmed-zq4kn 2 роки тому +3

    TEAM NIMCAAN IS MUUJIYA

  • @khalifsalah5949
    @khalifsalah5949 2 роки тому +7

    Hilac and dalmar best collaboration 🔥🔥🔥

  • @FahmiAbdilahiAli
    @FahmiAbdilahiAli 2 роки тому +2

    Weweeee Hilaaca Fanka shida 🔥🌹✅ And DALMAR YARE DALADA FANKA HADHAYSA 🎤✅

  • @superzeinab2710
    @superzeinab2710 2 роки тому

    Miraha ayan ka helay agaasime koofi Adam aad iyo aad waa abwaan..

  • @miyaroofficial7659
    @miyaroofficial7659 2 роки тому

    Hobolo aaan jeclahay hilaac iyo Dalmar 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 2 роки тому

    Masha ALLAH we love all your songs. Congratulations nimccan from Djibouti

  • @darwiishadanguul8552
    @darwiishadanguul8552 2 роки тому

    Mashallah caadi maaha heestani
    Mahadsanidin nimcaan iyo Dalmar yare

  • @farhaanmahamed9519
    @farhaanmahamed9519 2 роки тому +3

    I love somalia iyo samaroonba

  • @7w.hussein473
    @7w.hussein473 2 роки тому

    Bro nimcaan tagera buxaa ayaan ku ahy keep going somali nimo manshaallah adiga iyo saxibkey dalmar yare

  • @rahmoduran3913
    @rahmoduran3913 2 роки тому

    Mansh aalha allha somalia nabda noga dhigo🇸🇴🇸🇴😥😥😥🇸🇴🇸🇴💋💔

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 роки тому

    Fann nimcn hilac iyo dalmar keep going

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +1

    Labadan legends hadeyba is heleen fankii USA meel fog bey gaadhsiiyeen.💯👍👍❤💕

    • @abdifitaaxqaliifsalaad9686
      @abdifitaaxqaliifsalaad9686 11 місяців тому

      boqoradii adduunka dayaxii magaalka Sharaftii soomaaliya Baariyadii wanaagsaneed see ku dhahay😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 2 роки тому +2

    Good Somalia songs Two brother keep going 💕❤️🙏🏽🙏🏽🤙

  • @Sahro173
    @Sahro173 2 роки тому

    Maasha allah allah nagaansooyo wanaaga dhulkeena iyo nibcadataala amiin yaarabi

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 2 роки тому +3

    Legend nimcaan hilaac iyo dalmar yare two legends 🥰💋💋

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 2 роки тому +2

    *Heestii hore iyadoo Aanan erayadeedu saas u macaaneyn bay idiin Qaraxdaye sababtuna Muuqaal ahaan baad usoo sameyseen*
    Ee *Tanna Muuqaal ahaan maad usoo duubtaan* ⁉️🇸🇴👏👏

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 2 роки тому +2

    Legends always legends keep up the good work 🙏✍

  • @salahali1243
    @salahali1243 2 роки тому +2

    Masha Allah fanaaniin qaran🥰

  • @oraahsamelyrics9357
    @oraahsamelyrics9357 2 роки тому +1

    Nimcaan And Dalmar 2 Legends Noolaada Fanaaniinteeyda

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 2 роки тому +1

    Ish calaa hees .Two legends

  • @shaadiyo1
    @shaadiyo1 2 роки тому +1

    Dhulkeena waa barwaaqo ilaahey cadawga ha ka qabto kuwaan jeebkooda ka fekeraayo alaha xaqa tuso iyagana hal somali Insha Allah ineey noqdaano waa daalnay ilmaha qurbaha ku baabay la celin lahaay for good

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 2 роки тому

    Afkiina caano geel laguqabay nimcan io dalmar rabi haydin sharfo💞💞💞🌹🙏

  • @abdinasirabdilahi7553
    @abdinasirabdilahi7553 2 роки тому

    Masha allh dhulkeygii somalia.
    Ruqi bartaan ku barbaarey

  • @abdikadirnasir9501
    @abdikadirnasir9501 2 роки тому +1

    Yaaa iga horeeya 🙋🙋🙋🙋

  • @mohamedgaaranesanei8262
    @mohamedgaaranesanei8262 2 роки тому

    En Suldan legend photographer wan ku wataa👍👍

  • @ibrahimabukar7702
    @ibrahimabukar7702 2 роки тому +2

    Saaxibow inaan ku arkaa jeclaa lahaa waayo taageera buuxa kuu ahay

  • @omarali2444
    @omarali2444 2 роки тому

    Labo fanaan oo isku cod eg oo ishelay wallee

  • @gudbaayeofficial
    @gudbaayeofficial 2 роки тому

    Dhulkeynu waa barwaaqo ilaah ha inoo barakeeyee❤🤲

  • @BB-ky5qc
    @BB-ky5qc 2 роки тому +1

    Fist comment and viewer

  • @ibrahimadan8257
    @ibrahimadan8257 2 роки тому

    Dadqiima leh ayaaa is helay nimacaan and dalmar hore usocda

  • @abdiqanixasanmohamed6339
    @abdiqanixasanmohamed6339 2 роки тому

    Guul iyo gobonimo kuwaara ayaan idin leyahay two legends fanan nimcan iyo dalmar

  • @kadraabdi2744
    @kadraabdi2744 2 роки тому

    Two legend fanan jecelnahay

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 2 роки тому

    Maacha alah Laba legend bartii loobahnaa kaheesten dadkan maanta wacyi galinbu raba jacayl uma bahna Wax kle allé ha idin sharfo wlhi kuqiirodey quruxda dalkeena ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏

    • @abdifitaaxqaliifsalaad9686
      @abdifitaaxqaliifsalaad9686 11 місяців тому

      sidoo kle boqoradii adduunka dayaxii magaalka Sharaftii soomaaliya Baariyadii wanaagsaneed see ku dhahay😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @kadarfay4210
    @kadarfay4210 2 роки тому +2

    Hilaac music 2021🔥 4ever keep going up Bro 🙏

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 2 роки тому

      1k waxyar baa iga Hadhsan Fadlan walal iso booqo

  • @cabdifitaax9613
    @cabdifitaax9613 2 роки тому +1

    Fanaan Hadaan Maqlo Nimcaan Baa Igu Soo Dhaca Liketa Ha,ila Dhaafin ❤

  • @jabirahmed9454
    @jabirahmed9454 2 роки тому

    Lawo fanaan oo isku cood eeh kii going

  • @khadrosalaaf5420
    @khadrosalaaf5420 2 роки тому

    Wiiilasheenii keep going

  • @axmedsalaad4076
    @axmedsalaad4076 2 роки тому +1

    Masha Allah
    Respect Nimcan

  • @boqorkasandka940
    @boqorkasandka940 2 роки тому +1

    Nimcaan hilaac legend fanaan aa tageero🥰🥰

  • @garbahaadsheofficial7490
    @garbahaadsheofficial7490 2 роки тому

    🔥🔥Super hit song two legend✔✌🔥

  • @cabdirisaaqmaxamed2893
    @cabdirisaaqmaxamed2893 Рік тому

    MashallhAamii naamiin

  • @hafsahassan646
    @hafsahassan646 2 роки тому

    Hantidi qaranka❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 fananintena allaha yaxifdag

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 2 роки тому +7

    Legends keep going

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 2 роки тому

      1k waxyar baa iga Hadhsan Fadlan walal iso booqo

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 2 роки тому

    Alfanan HilaaC wx Thy XIDIG U DHALATY SOMALI A adiga io DALMAR YRE🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @ayubkhalaf6721
    @ayubkhalaf6721 2 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏 waa hodan and miss all the love ❤️ back home 🏠

  • @duraancabdiofficial6724
    @duraancabdiofficial6724 2 роки тому +1

    Nimacaan hilaac faanaan laga daba dhacay ninka lahoolin wayay

  • @mukhtarasad4145
    @mukhtarasad4145 2 роки тому

    2 halyeeey ❤👋

  • @nuurkanuurka2856
    @nuurkanuurka2856 2 роки тому

    Viva wll nimcaan hilaac 💪

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +5

    Dhulkeenu waa Hodan 😍💖♥💓❤

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 2 роки тому

      1k waxyar baa iga Hadhsan Fadlan walal iso booqo

  • @shibaneahmed840
    @shibaneahmed840 2 роки тому

    Gabdhaha quruxda badan ee soomaliyed weligiin ma eekteen

  • @aweisabdi6947
    @aweisabdi6947 2 роки тому

    Wadaniyiin LA hubo codkiina ugu hiilsha dadkiina iyo dalkiina

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 2 роки тому

    America fanaaniinta iska leh wa keep shinning 😇

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Рік тому

    2 leJend🔥👑🎧⚡❤🖤

  • @saabriinibraahim5694
    @saabriinibraahim5694 2 роки тому

    First 🥰

  • @abdiraxmanjimcaalegacal5463
    @abdiraxmanjimcaalegacal5463 2 роки тому +1

    dhulkeen waa hodan ee aniga ka indhalah labo kahan waan idin wataa

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Рік тому

    Alxamdulilah dhulkeena wa hodan🥰

  • @ayaanbadanali1739
    @ayaanbadanali1739 2 роки тому +1

    Masha Allah xamara

  • @Khadar641
    @Khadar641 2 роки тому

    Keep going 💪pro

  • @updullgaming5941
    @updullgaming5941 2 роки тому +4

    Two legends❤🥰

  • @caliliiban726
    @caliliiban726 2 роки тому

    Frast vew✌🇸🇴

  • @duniyoahmed977
    @duniyoahmed977 2 роки тому

    waa run dalkeenu waa hodan?

  • @aminanuur4258
    @aminanuur4258 2 роки тому

    Wale runbat kashektey sax dhulkenu waa hodan Alxamdulillaah

  • @najiibbulshawi4610
    @najiibbulshawi4610 2 роки тому

    Lapa legend's sharaf kunoolaada🎤♥️

  • @kingzuldaan4373
    @kingzuldaan4373 2 роки тому +1

    Legend nimcaan

  • @sumayakaratay7440
    @sumayakaratay7440 2 роки тому

    M.a Bro

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 2 роки тому

    Nimcaan abdi raxman hilaac adbaaan kuu taageeraaa sxb saroow
    Dalmar yare nin soo jam hadeeyey sidoo kale
    Hilac mustg ku xirnooow leeyahay asaxab taaa qofkii igu horeeyey cumti soo qoraan ahay

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 роки тому

    Legents keep going

  • @abdirahmanxaraf2366
    @abdirahmanxaraf2366 2 роки тому +16

    Two legends 🙏🙏

  • @nimcoabdikadir3389
    @nimcoabdikadir3389 2 роки тому

    Wow thanks brother

  • @shamsediinmuxumed9776
    @shamsediinmuxumed9776 2 роки тому +1

    Wow wllky nimcaan legend waxba lagam qaban karo horay usoco hilaacii hirgalay

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 2 роки тому

      1k waxyar baa iga Hadhsan Fadlan walal iso booqo

  • @ifrahdaud6079
    @ifrahdaud6079 2 роки тому

    Two legends 🙌 💜

  • @cabdiqaadirmukhtaar7083
    @cabdiqaadirmukhtaar7083 2 роки тому

    Waxkale xidigaha fanka dalmar iyo hilaac kabtiina laxiran waaye horay usocoda

  • @salmaanxareed5198
    @salmaanxareed5198 2 роки тому +1

    Legends ❤ one love

  • @sacdiyomuse2052
    @sacdiyomuse2052 2 роки тому +3

    Legend nimcaan hilaac🙏❤👌

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 2 роки тому

    Two heroes 👏👏

  • @leylacuthmaan228
    @leylacuthmaan228 2 роки тому +1

    Nimcaan kep going❤

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 2 роки тому

      1k waxyar baa iga Hadhsan Fadlan walal iso booqo

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 2 роки тому +1

    Two legends

  • @sayidmohyadin552
    @sayidmohyadin552 2 роки тому

    Maaanshllh ilaaahy dhul hodan ayuu ina siyay lkn away dadkii wax fahmi lahaa waan idin wataaa halyayyada soomaaliyeed Maaanshllh ilaaahy ha idin xafido siiba nimcaan sxb horay usoco

  • @abdifatahofficial1882
    @abdifatahofficial1882 2 роки тому +1

    First Views Leg3ndkygii Hilaac from Awdal Boorama

  • @shukribashiircismaan5270
    @shukribashiircismaan5270 2 роки тому

    Qofkii ugu horeeyey baan noqday🥰