NIMCAAN HILAAC - DOWLADNIMO OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2021
  • Hees
    Dowladnimo
    Codka #Nimcaan Hilaac
    Erayada #Haykal M Cabdi
    Laxanka #Qaasin Macruuf
    Music #Maxamed Yare
    Duubista #Deeq Darajo
    Editing #Maxamed New-York
    Directed by #Weriye British
    @Copyright #Hillaac_Music
    ‪@Hillaacmusic‬

КОМЕНТАРІ • 3,6 тис.

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  3 роки тому +3996

    Heestani waxaan ugu Talo galay Maalmaha Todobaadka xoriyada inkasta oon lasoo habsamay waxa ii suura gashay inan caawa soodaayo Dhamaan bulsho waynta soomaaliyeed waxaan leeyahay Hanbalyo

    • @anasalvez9106
      @anasalvez9106 3 роки тому +27

      Nimcaan hilcaac iwrn sthy

    • @axmedhillaac3886
      @axmedhillaac3886 3 роки тому +19

      Qoraalkaaga Pink ku qabo sxb

    • @aliibrahim669
      @aliibrahim669 3 роки тому +61

      Guuleyso wiil qaran sayid cabdille xasan boos kiis baad inoo joogtaa guuleyso nimcaan qaran baan kuu labaxay🇸🇴waayo qaran baad matashaa 🇸🇴🥰🥰🤝guuwaawinta xitaaa waa adigoo ka qeyb tay xoreynta qaranka guuleyso bro🇸🇴🥰🥰🤝

    • @umrazan8539
      @umrazan8539 3 роки тому +17

      Big respect 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Inaga badan. Happy Independence Day 🇸🇴🇸🇴

    • @Zaamboy
      @Zaamboy 3 роки тому +7

      Legend

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 3 роки тому +1098

    Hees way dhafty wllhi nimcanki hirgaly 🔥

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Рік тому +9

    Nimcaan hilac wuxuu kamid yahay hantida qarankeenu leeyahay kuwa ugu qaalisan gaar ahan fanka somalia ha noolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️

  • @alidhux1372
    @alidhux1372 3 роки тому +33

    Ruux hanlihi Reer ma qaado reerku waa wax yar, hankaadu ha sareeyo jifo hoose 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 3 роки тому +401

    Waxan doonayaa nolol iyo dawalad somaliyeed i love you soomalinimo wlhi dhiiga 🇸🇴❤💪💯

    • @liibanalinuur6356
      @liibanalinuur6356 3 роки тому +5

      Nasab kaamila Wllhi Somali Nimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💯🙏❤

    • @safiyoabukar2225
      @safiyoabukar2225 3 роки тому

      Axsan hees

    • @syansiman7060
      @syansiman7060 3 роки тому +2

      Nooloow Nimcaan intey nolili jirto habo macaan ilaahey haku dhowro caqligana alaha kuu siyaadsho. Aamiin

    • @mohamedhussein9484
      @mohamedhussein9484 3 роки тому

      Naac naac dhalay

    • @user-hr4tx1zj2o
      @user-hr4tx1zj2o 3 роки тому

      Soomaalinimo nawada deeqdo walaal macan . Somalinimo wax kayar qofkii kufana waa maangaab

  • @abdulsalamahmedsheikh3661
    @abdulsalamahmedsheikh3661 3 роки тому +160

    Soomaliyeey Nimcaan Hilaac hala ilaashado wlh waaa wadani dhab ah😭❤

  • @nafizafood
    @nafizafood 3 роки тому +18

    fanaanka ugu sareeyo fanka somaliyeed

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 роки тому +28

    Best singer nimcaan hillaac codkaaga kuma caajiso kumana daalo best song somalia hanoolaato 🇸🇴❤✊💯

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 роки тому +1204

    The one and only nimcaan hilaac legend always

    • @rafiiqofficial
      @rafiiqofficial 3 роки тому +9

      Fanankeygah. Kamil. ❤️🎸. Heestadi aya sugaynay. 1 daa luulyo awadey🎸😢

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 роки тому +6

      Khalid wanu kusugaynaa💙🇸🇴💙🇸🇴

    • @abdimohamed3769
      @abdimohamed3769 3 роки тому +2

      Khaalid Kaamil Hor u soco walal

    • @muhamedhusein2980
      @muhamedhusein2980 3 роки тому +1

      Mid ka mida xidigaha fanka somali khaalid kaamil let's do one more🙏

    • @alijama3401
      @alijama3401 3 роки тому

      MA NINKAN CUQDADAYSAN AYAAD LEGEN KU SHEEGAYSAA ADEER SOOMAALIDU WAA SHAN SHANTUNA HA NOOLAATO KAN NIMCAAN CUQDAD AYAA GAABISAY WAAR SHANTA SOOMAALIYEED MAAHA SHANTA DAWLAD GOBOLEED EE KOONFURTA SOMALIA

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 3 роки тому +109

    Anigoo Dal wayniyo Dowladnimo tisqaadiyo Darajiyo Lib helikara Degmo laygu koobiyo Ducfi iyo Han liitiyo Daan Daan Ma Liqikaro Hilaaci Fanka Soomaaliyeed u ifay Horay usoco Xushmad buuxda Boqoroow🙏❤💯

  • @iftinsuudi8931
    @iftinsuudi8931 3 роки тому +31

    Ay cajaib weye hesta
    Nimcaan🇸🇴❤️wil qaran

  • @adalimpire4128
    @adalimpire4128 3 роки тому +9

    Caruurtan melaha ka caytamieysa soo cawraya Hilaac music 🎶 duco iyo habaar midana uma baahna👓🎤🤓💯Dawldannimo inadeeqda ❤

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 3 роки тому +96

    Heestaaan waa dareeenka Reer Boramo Nimcaaan Hilaaac 👌🇸🇴🦁

    • @deeqamahamed5135
      @deeqamahamed5135 3 роки тому +4

      Haaaaa from borama

    • @djimos9058
      @djimos9058 2 роки тому

      Hees cusub maaha wa beenale nimcaaan hilaac bari hora lasameyey shanta somaliyeed balogu talagaley abwan somalilandr bale waxasu idiinku shekeya qadad wayney

  • @mksomali7792
    @mksomali7792 3 роки тому +37

    Waaw hilaac legends nin qaran dhashii ugaaska from Borama ♥️🦁 fanankeena dagmo inama qaadee xamar lee ina deeqda casimada somaliweyn

  • @ibrahimmohamed4477
    @ibrahimmohamed4477 3 роки тому +5

    Fanaan qaran hadii aad aragtid ama maqashid
    oo Somaali asal dhalad ah weliba dalkiisa iyo dadkiisaba jecel waa Nimcaan Cabdiraxmaan Nimcaan Hilaac Mansha Allah
    hadii aad 👉🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴💗🇸🇴💓🇸🇴🇸🇴👈 calankan quruxda bdn jeceshahay waxaa tahay qof hami sare leh qalbigiisa saafi yahay oo wax garad ah,
    Soomaalia ha noolaato💪 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💝💗💞💙💖💜💞🤍❤️💛💝💜🧡❤️💓🥰❣️💙💓💗💞❣️💖💞💕💗💓💗💖💞💕💗💓💞❤️💝💞💕💗💓 Guul iyo gobanimo🇸🇴🥰🤝🙏😘❤️

  • @axmedcumar212
    @axmedcumar212 3 роки тому +24

    walhia waxa aan la ilmeyey sida uu heesta u dhigay meesha ay lahayd walaaal nimcaan ilhy haku sharfo waxan dhegaystay 20 jeer hestaan somalia waa mid qura lama kala reebi karo hanolaato somalia

  • @wayraxyare9477
    @wayraxyare9477 3 роки тому +427

    Ninkani waa fanan somaliyed maha fanan qabiil
    Duco iyo habaartona uma baahna gabdho yar yar
    Iyo inamo yar yar ayaa halkani kacaytamaya oon arkaa
    Ninkani inima oga hadaalina Somalinimo mel kasarayso
    Oo lataabankaro majirto 🌱❤️🙏

    • @aaminoapdi8331
      @aaminoapdi8331 3 роки тому +16

      Xaqiiq nimcaan waa fanaan quluubta umada hanTiYeY grwe bn ka taageeraYaa ninkaan habar lagu kariwaa

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 3 роки тому +2

      Heesta waa copi waxa leeh hadrawi waa so xaday

    • @rahoabdi3085
      @rahoabdi3085 3 роки тому +4

      Saaas wayeee wlllo kuwasii iyaga aya daliii

    • @wayraxyare9477
      @wayraxyare9477 3 роки тому +13

      @@nuraali7610
      Naa hadraawi iyo wxasi ka baxoo dumar
      Ayad tahe ilahay cafimaad waydiiso
      Ninkani inad noshahay xitta kuma oga🖕

    • @wayraxyare9477
      @wayraxyare9477 3 роки тому +7

      @@aaminoapdi8331
      Waa run habaar iyo cay Ninkani
      Wxba kama badalayso lona jojinmayo
      Cayayanka!!!!

  • @maankanuriso1658
    @maankanuriso1658 3 роки тому +77

    Qarannimo na deeqto🇸🇴 walalayaal aan iska dhaafno qabyaaladda 😢 ma igu raacsantahay 💙🇸🇴👍

    • @lovelyxussen738
      @lovelyxussen738 3 роки тому +1

      Haa kugu racsanahy dadkygow an midowno 🇸🇴❤💪👏

    • @adnaanmohe1290
      @adnaanmohe1290 3 роки тому +1

      Waxan doonaya waa adi inago is helna somalina way israacaysaa

  • @kedramohammed1895
    @kedramohammed1895 3 роки тому +81

    Maansha Allah heesta sanadka weeye wadani dhaba oo cadaystay warkiisa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🤲🤲🤲 from somali galbeed

    • @hafsaali3480
      @hafsaali3480 3 роки тому

      aad io aad wlhi hees daren goni ah Xambarsan

  • @Diiriyemediapro
    @Diiriyemediapro 3 роки тому +133

    Mansha Allah Nimcaan Aniga Oo reer Hargeisa Oo sacad Muuse Ah Ba doonaya inay somali isu timaado Oo tashato Oo mid la noqdo ilahay BaN ka baryaya in somali garansiiyo midnimada

    • @bahjaaxmed9678
      @bahjaaxmed9678 3 роки тому +6

      Msha allh walkay nimcaan hilaac hore usooc wlhi waxa ad thy qof an jeclhy oo an tageero💞 jiir oo joog wllo

    • @sshigsshigow
      @sshigsshigow 3 роки тому

      APSOULATLY MAASHAA ALLAAHH SOOMAALI OO DHAN KULLIGEENBA

    • @hindaabdiroble4144
      @hindaabdiroble4144 3 роки тому +4

      Qofki wax garadiba wu ogyahay midnimo wax dhama inanay jirin mangabku ha mereysto somaali waa mid

    • @nicimaxarie2257
      @nicimaxarie2257 2 роки тому +1

      madha cayso ama sacad muse ahaw ama qolo klepa hargysana qole malee ragba udhinty adigu wad fasaxan thy

    • @somaliatiktoklove5765
      @somaliatiktoklove5765 2 роки тому +3

      @@nicimaxarie2257wllo dadka xanunsanba loma qadayo ee Somaliweyn ayaa lo qadayaa marka sory

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +82

    Inta legend Nimcaan Hilaac tagerta like sara❤👏

    • @mahdahassan2388
      @mahdahassan2388 3 роки тому +1

      Sawirka iska bedel niyow qoraxbaaa cadaysaye saa meel kasta ula wareegaysee😂

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 3 роки тому +1

      @@mahdahassan2388 ader sawirka aniga iskale bal inta Nin raga ku mashqulayso kaga so saro kan laguma Dirsane war ilen balo rag Nocanana miyay jiran😏

  • @Somalistories
    @Somalistories 3 роки тому +50

    Somalinimo ayaa sharaf kuu yeeli karta wlh ninkaan wuu tagay. I support you 100 percent

  • @balkhiz9315
    @balkhiz9315 Рік тому +7

    Waan ku jecelnahay boqorkena nimcaan from ex reer muqdisho ❤❤❤❤

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 роки тому +7

    Heestan haday Hal Million wll like ta hayla dhaafin 👍
    Wxn doonaya Nolol ka da'wayn intaan jiro

  • @aliibrahim669
    @aliibrahim669 3 роки тому +314

    Nimcaan hillaac legend 🇸🇴🇸🇴
    Wiil qaran baa tahay wll guuleyso kugu faanaa hadii somali maxamed nahay waa in taalo laguu dhisaa cidii igu fakir ah like saar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌👏❤
    Wxaa inoo balan ah bilyans views
    🥰🥰🤝

    • @enggeele9111
      @enggeele9111 3 роки тому +1

      Zhp tani way dhaqaaqaysaaaa

    • @fogaanaraghurre2915
      @fogaanaraghurre2915 3 роки тому +2

      degmo nabad aan ku haysato maxaa iga galay dacalada dulmiga

    • @xogtasugan6399
      @xogtasugan6399 3 роки тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🌺🌺🌺

    • @iftaahcumarifraahcumar7711
      @iftaahcumarifraahcumar7711 3 роки тому

      Ma wasani dalkisa jecal iyo dadkisa alha haku dhowro

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 3 роки тому +182

    Dhalinyarta ree Borama darenkoda ayuu nimcan ka heeseY mnta wlhi❤😢
    Dadka xumanta fafinya e qabiiL kor mareY ilaHy qalbigoda haka mydho odyasha arxanka daran e damirkoda lcagta siisanyana ilahy horey ha inoo dhafsho🤦‍♂️🤲

    • @kiinfanax3382
      @kiinfanax3382 3 роки тому +8

      Haa wll odayaasha reer laascnod io reer borama dadnimadoodi lacag bey siis teen

    • @apdikanimohmet1206
      @apdikanimohmet1206 3 роки тому +7

      @@kiinfanax3382 ilaHy xanuun imka madhiya ha usoo diro dad damirkodii adunyo siisteY weyi wy na duleysteene🤲😢

    • @husseinawaleh7426
      @husseinawaleh7426 3 роки тому

      Ninka heesta leh waayo
      Nimcan erayada waa lo dhiibay
      Kala garo abwanka iyo fananka

    • @hafsahabiib9555
      @hafsahabiib9555 3 роки тому +4

      Dhamantod inay nahalagan bay raban odayasha oo jahilnimadoda nagushuban wxan barany by raban iny delete nagdhahan oo an onolano Siddington ilen odayshu way nooquri la.ayihin inn dowlad dhisan aragno iyo somali oo hormargarta wxyna kuficnyhin iny dhintan allha dhameye😓🤬

    • @aswanahmed2475
      @aswanahmed2475 3 роки тому +2

      @@husseinawaleh7426 calosha kusocota🤪 isaga dalbaday #HAYKAL

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 2 роки тому +48

    Nimcaan maa shaa allaah il xumi kuma aragto. Waxaad tahay fanaanka Qarniga 🇸🇴 fankii sii dhimanayayna waad hana qaaday🙏
    waxaad tahay dadka fara kutiriska ah ee soomaalinimadu ku danbeeyso. Welldone walaal.

  • @farhiyaosman1138
    @farhiyaosman1138 3 роки тому +14

    Mashallah nice song keep go bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️✌️

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 3 роки тому +221

    Anigoo dal weyn iyo
    Dawladnino tisqaaddiyo
    Derajiyo lib heli kara
    Degmo laygu koobiyo
    Ducfi iyo han liitiyo
    Daan-daan ma liqi karo✌❤🇸🇴

    • @aminaofficial4659
      @aminaofficial4659 3 роки тому +4

      Anigoo dalwayn iyo dawladnimo tisqaadiyo derajiyo lib heli kara degmo laygu koobiyo ducfi iyo hanliitiyo daan daan ma liqikaro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴saxiiiix nimcaaanka hergale nooolooooow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏

    • @xklihore3613
      @xklihore3613 11 місяців тому

  • @indhacaashaqoffecial3847
    @indhacaashaqoffecial3847 3 роки тому +58

    Hees lagu maseeyo ma jirto wlhi fanan qiima badan taariiqda ku xusi doonta inta igu raacsan like ha isaarto

  • @Hmaa234
    @Hmaa234 2 роки тому +4

    Aqliga xigmada garadhada & garaadka waa wax loo dhasho o heybad Allah swc xagisa laga helo isaga gacabtisa ku jirta 10000000 rag o soomaliyed rag waaweyn o ku dhalikara wexey garan wayen ayad garaneysa Aqliga garadha famyliga Allah scw ku barakeeyo wll Nimcaan Hilaac nolow intey nololi jirto👍👍👌🏿👌🏿

    • @cabdiqanifaarax949
      @cabdiqanifaarax949 2 роки тому +1

      Muxuu gartay heestan abwaan hayka l baa sameeyay burco ayaana lagu tala galey

  • @mohamedhassannine9641
    @mohamedhassannine9641 Рік тому +28

    Heestaan waxaan dhageysanayaa Habenimo jumco ah taariikhdu waa 27/October/2022 saacadu waa 7:46 fiidnimo Salax inta Aanan dhageysanin wxaa ka fikiraayey bixitaan Dalka Dibadiisa ah lkn Erayada Dhiiri galinta ii noqdey Waxaa kamid Ahaa😢
    Dibad ku duceysan maaye wxaan doonayaa dheef Aan la ii dawarinoo Dadaal lagu lasoo baxo ❤
    SOOMALINIMO 🩸🇸🇴🎉

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal 3 роки тому +124

    Boqorkii Fankeenoow waliga ha dheeliyin saaxib, Nin Dalka iyo Dadkaba ineey dib umidoobaan jecel baad tahay.🇸🇴❤

    • @variiid
      @variiid 3 роки тому

      Ina nimcanow😂😂

    • @AbdiaEdow
      @AbdiaEdow Рік тому

      Hhyhhhhyyyyggvcv. Bvollp😅

  • @alixasan489
    @alixasan489 3 роки тому +34

    Hanti Qaran ayaa tahay Nimcan Abdirahman Hassan Hilaac Hooyadi kudhashay halyay Qaran Ayay Dhashay Full Respect My Favourite Singer From Moqdisho ♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @mohamedhajji6385
    @mohamedhajji6385 3 роки тому +15

    Fanan Qaran Somaaliyeed nolow waligaa Nimcaan Hilaac ❤️🇸🇴🙏🏽

  • @abdirahmaantotti6620
    @abdirahmaantotti6620 3 роки тому +30

    The one and only nimcaam hilaac 😭♥️
    Wlhi ❗️ i feel somalia will be peace soon
    I have hope 💪🏽
    I have home 🏡

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 3 роки тому +325

    Hees Cadi ahen 10 jeera waan dhagestay ❤️🇸🇴❤️🙏

    • @saeedbuni2567
      @saeedbuni2567 3 роки тому

      Kkkkk calaa cal kkkkkk

    • @Najka_jr
      @Najka_jr 3 роки тому

      Ku cesho markale 🤣

    • @ubahahmedciise7747
      @ubahahmedciise7747 3 роки тому

      Maansha Allaah afkaaga caano lagu qabay 👍👍👍👍👍

    • @viralityvidieos7851
      @viralityvidieos7851 3 роки тому +2

      Danbiga uun isku badisey

    • @munajibriil3024
      @munajibriil3024 3 роки тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤✌✌✌✌

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 3 роки тому +20

    @nimcaan_hilaac
    Walhi zhp. Ilin ayaa iga keentay😢😭😭😭😭😭. Qiiro darteed allow somalia oo nabad ahii ina tuusiih. Mar un 😭😭😭😭😭. Intah ila qiirotay heestan. Like walllyal

  • @Amay101
    @Amay101 3 роки тому +132

    The best singer ever!!! Somalia ha noolato forever and always!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @OkOk-gg8me
      @OkOk-gg8me 3 роки тому +1

      💙💙💙💙💯💯💉💉🎆🎆👑👑👑👑

    • @diiriyemaxamedcali2663
      @diiriyemaxamedcali2663 Рік тому

      🇸🇴❤ nimcaan adigo dal iyo dibad maxa kuku koobaya gobol kaliya waa runta somalinimadu waa mid ilaahay hakugu gargaaro🇸🇴❤🍀

  • @abdulrizakabib4805
    @abdulrizakabib4805 3 роки тому +1

    Deyr laygu Oodiyo Dabar kuma xidhnaan karo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏 HantinQaran Hilaacii Hirgely 👊👊

  • @fadumohassan6150
    @fadumohassan6150 3 роки тому +15

    Geesi qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Wallaalkay illa dhashay cadawgaa u
    Noolaw wax garadkii adigaa kasii nool
    Illahay haku ciseeyo huuno

  • @wanaagsansidawalaashed9855
    @wanaagsansidawalaashed9855 3 роки тому +27

    Anigoo dalxiisiyo aashay dawaafiyo
    Daansho socod awoodoo
    Dalban kara waxaan rabo
    Deyr laygu oodiyo
    Dabar kuma xidhnaankaro ✌️
    Rijaal wakaa🔥
    hilaaci hirgalay kiisu waakan 🇸🇴💪

  • @zu7729
    @zu7729 3 роки тому +15

    heestan & Coffee
    another level
    you make my day
    super Star hilaac ⭐️

  • @supersalah07
    @supersalah07 3 роки тому +28

    nimcaan ma u doronaa suldamka fank
    war like ku booba suldanka

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 3 роки тому +1

      Aad iyo aad nimcaan waxa hubaal ah in jiilka so socda ay ka sheeken doonan suugantiisa

  • @abdirahmanbulshaawi1
    @abdirahmanbulshaawi1 3 роки тому +90

    Nimcaan wll waad lasoo daahde heestan lkn dhib malah wali waqtigeedi waa la joogaa Respect legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💯💯🙏🙏🙏

  • @Internut1985
    @Internut1985 2 роки тому +1

    Erayadii Haykal abwaanka Rer Burco gaar ahaan beesha Garxajis 😎

  • @zabafilfil8333
    @zabafilfil8333 3 роки тому +7

    Waar Abwaanki Heesta Miraheda Leh Yaan La Ilaawin Somalay
    Thank You Haykal 🙏🙏

  • @Nasir_official2255
    @Nasir_official2255 3 роки тому +68

    Pest Fanaan Qaran, Nimcaan Hillac, Inta Taageerta, Ismuujiya... like 👍

    • @kreekcraft6456
      @kreekcraft6456 3 роки тому

      Waa wiil yaroo qalbi fiican mashaa Allah runtaa uu sheegay

  • @cabdiqadirxusen3240
    @cabdiqadirxusen3240 3 роки тому +60

    Midnimada dalkyagiyo 🇸🇴♥️
    Waxan donayaa guul 🇸🇴♥️💪
    Wada deqdo uunkoo🇸🇴♥️
    Dadku uu usiman yahay 🇸🇴🇸🇴♥️

    • @leylaaaa780
      @leylaaaa780 3 роки тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

    • @Mahamedsilva35
      @Mahamedsilva35 3 роки тому

      Force Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 2 роки тому +4

    Nimcaan wadaniga dhabta ah maasha allah allow ku xafid

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 3 роки тому +1

    Wadani Dhab ah ooo Qalbiga ka jecel Dadkiisa😘😘😘😘😘😘😘

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 3 роки тому +18

    Geesiyow
    Geeridu haku ilowdo ❤hilaaci hirgalay💜

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 3 роки тому +20

    Dawladnimo somalinimo naga badan 🇸🇴💙🇸🇴💙 july 1 malinteenii weeye is muujiya somalay 🙏🇸🇴

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 3 роки тому +34

    Waa hees malinti labo jeer an dhageesto. Indhahiisa idhiley ❤ guuleso hilaac❤🇸🇴

    • @djimos9058
      @djimos9058 2 роки тому

      Bari hora lasamèye wax cusub maaha hees cusubu kadhigaya nimcaan beenale abwan reer somalilannd 5an sano kahor sameyey

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 Рік тому +2

    Waa hees micneheeda xambaarsan Dadku badana inaysa fahman laga yaaba mar walba waki ceshta yaa ila mida ❤

  • @naimafarx1765
    @naimafarx1765 3 роки тому +51

    somaliyeey ninkan ilaashada waayo waa hanti qaran 🥰

    • @emrikbaba6513
      @emrikbaba6513 3 роки тому +4

      Masuul dowlada ayaa passport diplomatic ah farta ka saartay markii ey somaliland soo burisay👏👏👏👏👏

  • @Jama143
    @Jama143 3 роки тому +81

    Laxanku waa qaasim macruuf oo hargeisa cuudkiisa iska wata🎸 somalinimdu dadka way ka wada go,an tahay🇸🇴✌

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 3 роки тому +2

      Qaasim macruf yuu u dhashtay ?? ma hargaysaa ?

    • @Jama143
      @Jama143 3 роки тому +1

      @@ALiMohamed-nq1zm waa reer burco

    • @dirhamfilms6720
      @dirhamfilms6720 3 роки тому +1

      Midhahana nin hargeisa ayaa wll sameeyay abwaaan haykal

    • @husseinalihassan5121
      @husseinalihassan5121 3 роки тому

      *qaasim macruuf*
      Hadda muqdisho ayuu joogaa bro

  • @somaliICTtrader
    @somaliICTtrader 5 місяців тому

    Heestaan caadi malahan always markan maqlo waan dhageystaa❤
    Heestaan somalinimo iyo dowladnimo iyo qof han leh bey kahadleysaaa
    Nasiib daro😢taas wax jiro mahan
    Somali dhan waa qabyalad is wada heesto oo weligood hishiinenin balse qofka baniadam ka inuu han leeyahay waa fiicantahay.

  • @abdiib1832
    @abdiib1832 3 роки тому +3

    🤤🤤😪 umaleyn mayo wadamada qurbaha oo kunolnahy cml in uu noqondono dalkena lkn illahy rajadiisa lagama quusto allow xaga tus madaxdena qabilakane naga saar maskaxdena waxa nala dagay wa qabiil iyo rerhebel. I'm really crying 😢

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 3 роки тому +17

    Shan mar hadaa ku so ceshatay ani camal like 🥰🥰🥰🥰🔥🔥🔥🔥🔥

    • @hamseahmed2297
      @hamseahmed2297 3 роки тому

      Heestii maxuma zxb lkn midnimada heesta kujirtaa madhacayso ee taasi niyada gali zxb reer borama waa somaliland welligood xataa haddii rabaa kumadhacaan inay katagaa dalka haddii ayay katagaana dadkale ayaa ki,beeridoonaa

  • @honmahadabdirzak7016
    @honmahadabdirzak7016 3 роки тому +105

    Anigoo dal weyn iyo
    Dawladnino tisqaaddiyo
    Derajiyo lib heli kara
    Degmo laygu koobiyo
    Ducfi iyo han liitiyo
    Daan-daan ma liqi karo
    💯🔥✌❤

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Рік тому +3

    Midnimadaa ina deeqda wax ka hoseeya yelimeyno ❤mashaallah nimcan hilaaca somaliya u dhashay ❤

  • @drmariamosman55
    @drmariamosman55 3 роки тому +6

    Nimcaan jiri rico iyo ilin bay iga qubtay heesta allah haku daayo Nimcaan tagay tilaab saday❤🇸🇴💉😭😭😭😭hees iyo bar way dhaaf tay hees maha tan😭

  • @yusuf2412
    @yusuf2412 3 роки тому +45

    Soomaaliyed nabiga hala tix galiyo. Markaa hees soo raadsataan nabiga mahaciisa haku raadsanina like iyo subscribe. Meel xumaan lagu haayo nabiga SCW hakeenina.

  • @abdulahiboojo2533
    @abdulahiboojo2533 3 роки тому +24

    Midnimada dalkeygiyo
    Waxan doonayaa guul
    Wada deeqda uunkoo
    Dadku uu siman yahay 🇸🇴🇸🇴

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Місяць тому

    Allah waa geesi geesi dhalay soomaali loves you.allah ku xafido.guul nicaan hilaac..viva

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 2 місяці тому

    Nimcaan hilaac waa geesi geesi dhalay wadani ah. Jaceyl diinta dadka.dalka. ilaahey wuu ku jaceyl yahaye aniga waan ku jaceyl nahaye legent ilaahey ha ku xafido

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 3 роки тому +129

    Degmo leygu koobiyo ducfi iyo hanti liita daadansi maliqi karo SOMAALINIMO🤍🇸🇴👑

    • @leylaaaa780
      @leylaaaa780 3 роки тому +1

      Somalinimo🇸🇴❤❤

    • @Hoodo_diamond
      @Hoodo_diamond 3 роки тому +4

      Daan Daan maliqi karo weeye waxaana laga wadaa koox koox cml tusaala daanta koonfur iyo daanta waqooyi

  • @mahdiguelleh3516
    @mahdiguelleh3516 2 роки тому +2

    🇸🇴 BIG brother of 🇩🇯

  • @askkafia8443
    @askkafia8443 3 роки тому +21

    What a legend, Masha Allah huuno Allaha noo kaa xifdiyo, you inspire so many

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 3 роки тому +37

    Anigoo Dal Weyniyo, dowladnimo tisqadiyo
    Darajiyo lib heli kara, degmo laygu koobiyo
    Ducfiyo han liitiyo, daan daan ma liqi karo.
    🇸🇴
    Ereyo Cajiib ah iyo cod halaasi ah
    NIMCAAN HILAAC 🙏🔥

    • @ahassan6655
      @ahassan6655 3 роки тому

      Erayo la.so xaday ma noqon Karan karaamo kkkkk originally ninka leh mayor burco aya sheegay kkkkkkk so daawo abdirisaq hero

    • @ahmedmohammed3732
      @ahmedmohammed3732 3 роки тому +1

      @@ahassan6655 ereyadu inay cajiib yihiin baan sheegay ee cida leh iyo in lasoo xaday toona ma sheegin anigu,
      Qoralkayga hada kulaabo

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 3 роки тому +263

    Last year (samada calanka kularan ayaa sanka taag ifaray)
    This year (Anigoo dal weyn iyo
    Dawladnino tisqaaddiyo
    Derajiyo lib heli kara
    Degmo laygu koobiyo
    Ducfi iyo han liitiyo
    Daan-daan ma liqi karo)
    Thanks fanan Qaran 🙏

    • @tacabbirxaaji
      @tacabbirxaaji 3 роки тому +10

      Ku darso oo labada Abwaan ee labada hees kala sameeyey, Labaduba waa reer Hargeisa.
      Soomaalinimo Cali Illeeye.
      Dawladnimo Maxamed Haykal.

    • @ascadwadani8783
      @ascadwadani8783 3 роки тому

      Fanaan qaran.

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 роки тому +1

      @@tacabbirxaaji
      Kan imika wa rer baligubadle

    • @abdisamadhassan2011
      @abdisamadhassan2011 2 роки тому +1

      @@tacabbirxaaji
      Ku darso deegaanku macna samayn maayo. 🤣🤣🤣😁😁

  • @Faaido12
    @Faaido12 3 роки тому

    Nimcaan waa geesi Soomaliyeed oo ka soo jeeda gobolka awdal. Madaxweynaha mustaqbalka horey u soco ereyadaadu jidhidhicay i galiyeen

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela 7 місяців тому +1

    Inta fiyow Fanankoda 💯🇸🇴🙏🏾

  • @amalali9273
    @amalali9273 3 роки тому +44

    Nimcaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 noolow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 3 роки тому +28

    Hees waa dhaaftay wlh waxan magac lale halo baxsho🙆‍♂️ codkaaga🔥 fanaanka kaliya ee aan heesihiisa ka daalin baa tahay wlh nimcaan🎧🔥guuleyso brother✊🏿

  • @sadiamohamud405
    @sadiamohamud405 2 роки тому +7

    Hilaac hirgalay tha one an only best somaali singar tagaaro numar one from muqdisho casimada umada somaliyeed 👏❤️👌✅

  • @khadarcade9910
    @khadarcade9910 3 роки тому +2

    Ninkan wa fanan qaran 🇸🇴 duco iyo habar midna uma bahno👊

  • @ayannna5473
    @ayannna5473 3 роки тому +157

    M.a Nimcaan Abdirahman Hasan Hilaac Noooolow🥰🇸🇴
    Hanti Qaran💙🇸🇴💉🇸🇴❣

    • @shukrimohamed8371
      @shukrimohamed8371 3 роки тому +2

      Shukri Muhammad
      Nimcaan Abdulrahman Hasan Hilaac 🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹💘💘💘♥️💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰

    • @user-sm4de6xw4j
      @user-sm4de6xw4j 3 роки тому

      Horta cirbadaan dhiiga leh oo ayaantaan la sito maxeey la mid tahay.

    • @deeqahassan3919
      @deeqahassan3919 3 роки тому

      @@shukrimohamed8371 x,,rr

    • @aminaabdul7730
      @aminaabdul7730 3 роки тому

      @@user-sm4de6xw4j u6mu

  • @cabdirashiidaxmad5774
    @cabdirashiidaxmad5774 3 роки тому +12

    Fanaanka somaliweyn full respect bro noolaaw from hargeisa 🇸🇴🇸🇴

  • @ZahraZahanchannel
    @ZahraZahanchannel 3 роки тому +7

    Mash Allah beautiful song wadaniga dhabta ah allow ku showy in badan, magaca Somalinimo qeybqeybsi maya 🔥🇸🇴

  • @abdilaahiali8423
    @abdilaahiali8423 Рік тому +1

    Ninkani fanan qalbiil maha lkn wa fanan somali ❤😊guleyso ina adeer mcn 😊

  • @nuradinjamal8370
    @nuradinjamal8370 3 роки тому +26

    nimcaan hilaac fananka kaliya an heestisa jchly waa ku aaminsanhay keep going bro

  • @imransulay1350
    @imransulay1350 3 роки тому +90

    Hadan nahaY somalilandar Wan jecelnahay somali nimada in kasto nagu jiraan qeb yar oo wax magarataa

    • @suadomer8737
      @suadomer8737 3 роки тому +4

      Shegato somaliland nimo aya tahy qadiyada somaliland waa muqadas dabo dhilif loma bahna somaliland cid kaa jeclyd midnimo may jirin iyagana keeny lkn wixi kaso mary wala wada ogyahy

    • @ashrafhabarway4849
      @ashrafhabarway4849 3 роки тому +10

      @@suadomer8737 isaaq waa qabilka ugu uqdada badan wlhi !

    • @sulekhaibrahim8096
      @sulekhaibrahim8096 3 роки тому +4

      Very true we all one and the same no qabil 👌👌👌😍😍😍

    • @nimcoapdirahman7089
      @nimcoapdirahman7089 3 роки тому

      @@suadomer8737 wlshy

    • @nawalaragsansalahiid37
      @nawalaragsansalahiid37 3 роки тому

      Magaca noodhig niicyhy wa bilaaa somaaliye edo noooca la adeegsda thye waad soo luntaye

  • @Orsheshow
    @Orsheshow 2 роки тому +2

    Waxaan doonayaa nolol
    Ka da' wayn intaan rabo
    Haykal cabdi maskaxda eebe haku barakeeyo

  • @team_sharma3241
    @team_sharma3241 3 роки тому +76

    King 🤴 Hilaac is backing on business once again🇸🇴☝️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @liibanalinuur6356
    @liibanalinuur6356 3 роки тому +32

    Hanti🇸🇴Qaran🇸🇴Nimcaan hilaac🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤✊💪
    Anigoo Dalween🇸🇴✊💪AH

  • @Inaupdikadir-
    @Inaupdikadir- 3 роки тому +6

    MidniMaDa DalkeYgo WaXn DonaYa Guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Wada Deeqda Unko Dadko u uziMan YahaY🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somali HanolaTo 🇸🇴🇸🇴Nimcan Hilac Fanan Qaran Nolow InTa Nolo JirTo🤴❤️

  • @zakitoosane
    @zakitoosane 3 роки тому +1

    Waah waah nimcaan hilaac nin wadani ah jecel dadkiisa.. Hadana marwalba jecel midnimada dalkiisa.. Nooloow saaxiib anagana garabkaada.. Weey eey yaryihiin inta heestaan fahansan.. Nuxurka heesta iyo micnaha eey kufadhisa lagama sheekeeyn karo. Dayr laygu oodiyo dabar kuma xirnaan karo. Intaas ayaa idinku filan fahan.

  • @user-ct4df1st2p
    @user-ct4df1st2p 3 роки тому +44

    Wadani nimcaan❣️🙏🇸🇴

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +20

    The one and Only Legend Nimcaan Hilaac🔥🔥Dadkoo dhan way rabaan one nation🇸🇴🇸🇴Qalbiyadeena ilaah ha mideeyo🥺❣

  • @xamsesaleebaan9923
    @xamsesaleebaan9923 3 роки тому +7

    Anigoo dalweyn iyo dawladnimo tisqaadiyo daraja iyo lib heli kara dabinkaan ku dhacay iyo midawgii doraatiyo dib U noqo Maliqi karo
    From sanaag 💚🤍❤

  • @updyhakiinibraahim6207
    @updyhakiinibraahim6207 3 роки тому +57

    Anigoo Dal wayn iyo
    Dawladnimo Tis qaadiyo
    Darajiyo Lib heli kara
    Dagmo Laygu Koobiyo
    Ducfi iyo Hanliitiyo
    Daan Daan ma liqi karo
    Hees waqtigeeda ku timaday
    Markale iyo midnimo🇸🇴☝️

    • @saidmohamud123
      @saidmohamud123 3 роки тому +2

      Masha Allah our legend and heroe Nimcan abdirahman hassan Hilaaac

  • @amanhaydar4162
    @amanhaydar4162 3 роки тому +14

    Nimcaan waa wadani dhab ah. We love you huuno ❤️Somalia ha noolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 3 роки тому +1

    WOOW KING OF VOICE NIMCAAN HILAAC HALYAY QARAN CADAWGAA HA JABO AAMIIN.

  • @farhiaadeed2227
    @farhiaadeed2227 Рік тому +4

    I can’t stop listening this song back to back this song is everything 🇸🇴🥰😍🌺❤️ thank you brother masha Allah

  • @muxuyadiinaxmed5397
    @muxuyadiinaxmed5397 3 роки тому +64

    Waa runtiisa goboladeena waqooyi iyo degmooyinkiisa ayagoo dal weyn ah hadane soomaali weyn ah iney isku koobaan hal qabiil iyo maamul goboleed waa wax laga fiican yhy wxn oronlahaa wllheena waqooyi dadkiina iyo dalkiina soomaaliya dhanac ka sooraaca wax tagay tiigsamaad maleh🙏🙏🙏

    • @nuuramohamed5850
      @nuuramohamed5850 3 роки тому +2

      Haray god madow gondaha dhigatee
      Horaaloozoconayaa💚🤍❤

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 3 роки тому +1

      Maanso weeye ereyadani waxa iskaleh reer Somalilnd

    • @dagen5864
      @dagen5864 3 роки тому

      Wad iska hadashe heestu shanta somliya ayay kahadlaysa somalilnd kaliged shan somli manoqonayse hadi lahelo shan somali waa halkeda oo hargaisi falago noqon mayso hdkle haku riyoon xamar iyo hargaisi inay wax danbe isku darsadan

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 3 роки тому

      Sxb Somaliland iga badan

  • @fatoumaapdurahman2504
    @fatoumaapdurahman2504 3 роки тому +9

    Dowladnimo aan daahin ilahay hana siiyo🇸🇴🇩🇯🇮🇹🇬🇲♥️♥️♥️🙏

  • @MohamedAsair
    @MohamedAsair 9 місяців тому +1

    Xabiibu Malaayiin ALLA Yaa Cisaka A AL-fanaan Nimcaan Hilaac ❤

  • @abokorabdi174
    @abokorabdi174 3 роки тому +15

    Legend hilaac music KEEP.GOING fananka 5 somaliyed ✅✅