NAJMA NASHAAD & LAFOOLE - DAREENKII IGUBI JIRAY - HEES CUSUB 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лис 2022
  • Song: DAREENKII IGUBI JIRAY
    Singer: LAFOOLE & NAJMA NASHAAD
    Lyrics: Abwaan XAMSAAWI
    Music Producer : BASHIIR HANUNIYE
    Melody: YACQUUB
    Produced by: DALMAR LYRICS
    BE MY FRIEND
    Snapchat - rb.gy/5t10mj
    Facebook - rb.gy/rja43v
    instagram - rb.gy/sfwa8b

КОМЕНТАРІ • 107

  • @sakariyesaakir
    @sakariyesaakir Рік тому +21

    Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !!
    "Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"😳🥰

    • @Ramlo20
      @Ramlo20 Рік тому +1

      Xaqiiq Taasaa been Aheyn

    • @sacdiyocabdi3777
      @sacdiyocabdi3777 Рік тому

      Wlh waa runta zki taa ben maha kugu racsnhy

    • @nasirguray7446
      @nasirguray7446 Рік тому

      Legend nin raged saasan aaminsanahy bro

  • @muzthaphekunlizpayso1157
    @muzthaphekunlizpayso1157 Рік тому +9

    Heesaha Noocana Ma Helaan Buun Buunin Xga Kuwa Fanka Ku Ciyara Ay dhawr Maalin Ku gaadhan 1M Mxa Sababy

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 Рік тому +4

    Ishcala hees🥺❤️Dareenkii igubi jiray kol haduu mcnow adnh gooni Kuu hely waa guule mahadiYe🥺😭❤️

  • @crahmanismail453
    @crahmanismail453 Рік тому +8

    Taasi wey ciyi jirteye maanta ayay fankii caadiga ah soo gashay

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 Рік тому +17

    hees lamida sanadahan ma soo bixin 🥰

  • @hanicabdillahi708
    @hanicabdillahi708 Рік тому +5

    Wooow subax hore dhagaysanayaa anigo liido jooga

  • @axmedyare7839
    @axmedyare7839 5 місяців тому

    Heestaan waa hees jaceel ah waliba dareen leh ad ayaan oga hely .

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Рік тому +4

    Najma najaad haday sidan degan u heesi lahayd iyadunba la dhegaysaan lahaa

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 Рік тому +1

    Hees la mida sanadadan ma dhagaysan ustaad lafoole fanan fanka hibo u le

  • @kifaahamohammett1951
    @kifaahamohammett1951 Рік тому +22

    Dareenki igubi jiray💔😪
    Kol haduu gacaliye 🅰️❤
    Adne gooni kuu helay🥺💔
    Waa guulle mahadiiye ✊🙏
    Aaynu guri yagleelnee 🌏
    Gaafkena cawah🖇💍❤

  • @qaasimmacruuf6137
    @qaasimmacruuf6137 Рік тому +3

    Erayada Sax Mataan zxb Waxaa Sameeyey Abwaan Xamse Axmed Nuur laxanka Ustaad yacquub iyo Musigaba Codadku Waa Lafoole Iyo Najma Najaad

  • @fardowsaabdi8524
    @fardowsaabdi8524 Рік тому +3

    Jaah malaha heestan inay igusocota💞♥️💉

  • @kcmohamed4172
    @kcmohamed4172 Рік тому +5

    Lafoole and najma nashad❤
    Boqoradda codka 🎉🎉

  • @abdiseyidxayat9754
    @abdiseyidxayat9754 Рік тому +1

    Abaha fanka lafolr and najmo nashaad boqorada fanka 👨🏻‍🤝‍👨🏿👨🏻‍🤝‍👨🏿waa hees dareen leh🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +11

    Lafoole and Najma Nashad how marvellous and outstanding ❤️❤️😻❤️😂😂 love ii 😍💖💖💖

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Рік тому +2

    Aderkey mohamed mohamed hassan hussein lafoole waa legend calankiiss ma dhaco❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 Рік тому +1

    Mncha allah najmo nashaad maantan ku haya tageero buuxda wad ka baxsatay abaayo mar hadad legend maxamed xasan xuseen lafoole laso heestay

  • @aishagardax3045
    @aishagardax3045 Рік тому +2

    Hesta aad bay ii samaysay 😢 wale dareenkii igubi jiray kol haduu Mcnow adan Gooni ku helay waa guule mahadiis❤

  • @ferihahassanmohamed1739
    @ferihahassanmohamed1739 Рік тому +6

    Najma way tagtay marba hadey Abaha fanka lafoole hees la soo gaadey keep going

  • @idirissiciid7729
    @idirissiciid7729 Рік тому +1

    Wewee

  • @sadaambollo8290
    @sadaambollo8290 Рік тому +3

    Hees waa dhaaftay

  • @mukhtaarsandheere
    @mukhtaarsandheere Рік тому +5

    Laba legends oo aan mudo sugaynay inay mar wada shaqeeyaan sharafi korkiina ha ahaato axsan cod iyo erayo

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +3

    Jacayl waan dhibsaday plss mgaca kale u bixiyaa 🥺

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 Рік тому

    Waxani wey hees dhaaftay wow Legend ladoole kama xiiso dhaco xiiso dhaco Najama baytka si fican bay ula qaaday

  • @Za07Editz
    @Za07Editz Рік тому +1

    Legend Lafoole ruug cadaagii soo rogaal celi

  • @abdikaliil2707
    @abdikaliil2707 Рік тому +1

    Hibo maalki Hodanka aHaa Maxamed xasan xuseen Lafoole

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Рік тому

    Wow. Lgnd. Lafoole. Vs najmo nashaad💯👌👌👌👌

  • @fathiafany1918
    @fathiafany1918 Рік тому +1

    Najmay haded lafoole un laso hees ❤❤❤❤❤

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 Рік тому

    Ereyo culusaa heestu abwaanadii hore

  • @haawamohamed6280
    @haawamohamed6280 11 місяців тому

    Caku gaadma joogtiyo
    Gujo igamaa daayo
    Ma gam oo hurdad ee😢😢😢😢😢❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +1

    Futsalissa Aan sugeeney Soogodledey Najmaaau❤❤❤❤

  • @kamalmouse5697
    @kamalmouse5697 Рік тому +1

    Slow motion heat song 👌👌👌

  • @ramdaanruqi4006
    @ramdaanruqi4006 Рік тому +1

    The best song 💫💫💯
    Mahamed Hassen Huseen Lafoole

  • @majaajileyste5768
    @majaajileyste5768 Рік тому

    Waa hees iyo badh
    Lafoole iyo najma nashaad

  • @BushraMohamed
    @BushraMohamed Рік тому +3

    Ma gurin jacelkii❤

  • @aishagardax3045
    @aishagardax3045 Рік тому +1

    Jah tan hesa way dhaftay😢❤😂

  • @saadosimancali7753
    @saadosimancali7753 Рік тому +1

    Waa hees,ad ushidan anigaba guhadoo weli igama guurin ma gabloon ma gagixin weli iga gurin

  • @mukhtarsiciid8630
    @mukhtarsiciid8630 Рік тому +1

    Heesta qaali wan kugu faana wlhi NAjma najad

  • @bisharshirwac2258
    @bisharshirwac2258 Рік тому +1

    Legend lagoole iyo mashaat ✅

  • @fartuuncqadiribrahim9092
    @fartuuncqadiribrahim9092 Рік тому +2

    Sidaan ayaa loo Hesa misane waa la iska dhafaa

  • @Lamineyamal_g
    @Lamineyamal_g Рік тому +1

    Hambalyo for the 100k subscribers silver button

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 Рік тому

    Wwww waa idin wadanaaa nashad and lafoole

  • @maxamedcismaan6768
    @maxamedcismaan6768 Рік тому

    Waan ku wataa al fanan lafole

  • @apdikaafiahmed2402
    @apdikaafiahmed2402 Рік тому +1

    Dad waaweyn baa is helay horay u socda

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel Рік тому

    Boqortooyo lafoole 💯💯💯💯

  • @apdixakiinipraahin5943
    @apdixakiinipraahin5943 Рік тому +1

    Woow

  • @saytunabdulahi9617
    @saytunabdulahi9617 Рік тому

    Wxn so gargarshaba sogagal jacylki guyal an sugyne🅰️❤️

  • @aishacali607
    @aishacali607 Рік тому

    Hees iyo badh halyagii fanka qaday

  • @mohamedzommalinho8625
    @mohamedzommalinho8625 Рік тому +1

    Hestani waxay i xasusinysaa waayo wayo alla maxay hees tahay

  • @ciizediinabdi443
    @ciizediinabdi443 Рік тому

    Axyaa hees dheh

  • @mukhtarsiciid8630
    @mukhtarsiciid8630 Рік тому

    Heesta waan waataa wllhi

  • @omarelmi1867
    @omarelmi1867 Рік тому

    Bo ciyaalkii hore lafoolee iga kalawad bahashaaa

  • @aishacali607
    @aishacali607 Рік тому

    Ereyadu waa caawiba

  • @mohadoonka2051
    @mohadoonka2051 Рік тому

    Waaaw

  • @moustaphadjamafarah7385
    @moustaphadjamafarah7385 Рік тому

    I love you forever my HIOG

  • @user-hs3sk6om5c
    @user-hs3sk6om5c Рік тому

    ❤❤😢

  • @siciidmaxamed7095
    @siciidmaxamed7095 Рік тому

    Wawoou

  • @user-cj2zz9sk5l
    @user-cj2zz9sk5l Рік тому

    ❤❤❤

  • @faaraxoday9518
    @faaraxoday9518 Рік тому

    I love u zuhuur😘

  • @jafarahmed2680
    @jafarahmed2680 Рік тому +1

    Sida gaban caruura waxaan soo gardaad shaba..
    Soo godol jeceylkii gu'yaal Aan sugaynay

  • @hhmk1240
    @hhmk1240 Рік тому

    princess
    🏃🏽🏃🏽🤣🤣🤣

  • @ladnaeith4164
    @ladnaeith4164 Рік тому

    Lafoole iyo najma laba an codkoga ka helo

  • @abdikhadirhassan5843
    @abdikhadirhassan5843 Рік тому

    Lafole alfanan

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Рік тому

    Lafoole fananka an taaageero cod haleesi leh najma kama yaresato🥰

  • @maxamedmuumincabdi6706
    @maxamedmuumincabdi6706 Рік тому +1

    Best soon lawo fanan cod halaazi leh baa hes wadaqaday runtii

  • @siciidmaxamed7095
    @siciidmaxamed7095 Рік тому

    Nashama madax nosarntahy

  • @user-jp5hu8bq1n
    @user-jp5hu8bq1n Рік тому

    Hi

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ Рік тому

    Wath A Song ? 🌡❤️

  • @sharmaakecarabofficial6583
    @sharmaakecarabofficial6583 Рік тому

    Rice pact

  • @sakariyexasan571
    @sakariyexasan571 Рік тому

    Hadii ay najma nashaad LAFOOLE la heesaso

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 Рік тому

    ❤️❤️🥦🥦⛑️💐🦒🐰🌺🌱🌻🌈☔🎁⚽🎤💡

  • @Geljire38
    @Geljire38 Рік тому

    J

  • @libanhussein99
    @libanhussein99 Рік тому +11

    I come across to this song, what a beautiful mistake 👌

  • @shugriyamahamed2887
    @shugriyamahamed2887 Рік тому +2

    Why do they always talk in the songs? It's so annoying walahi

  • @abdillahimohamoud2607
    @abdillahimohamoud2607 Рік тому +2

    iga walle hees qiimo leh bay noqon lahayde ta yar baa ku ciyaartay.

    • @faysalbayle
      @faysalbayle Рік тому

      Hodan abdirahmaan ayaaa loo dhiibi lahaa sidaaan filayo

    • @safiyofarah1094
      @safiyofarah1094 Рік тому +1

      Yurub geenyo ayaa sidy tahy uqaadi lhyd wlhi

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Рік тому

      Najma gabdh kaga mudnayd ma heshen heestani ee malaha dadki hoonku gaboobaybad ahyd 😀😃

    • @abdillahimohamoud2607
      @abdillahimohamoud2607 Рік тому

      @@karimhasan8967 malaha gabadha ayaad si gooniya u jeceshahye horta waxaan ka hadlyna wa codka ta koobaade, lafoolana wa nin khaabiira laxanka racidisa iyo codba aqaana, tan yarina heesta codeekadaba autotune aya ka buuxa keegii saxdiiba maaha, qof la dhigi kara fiican in loo dhibo heestuna heer calaami ayay noqon lahayd se immika adigoo kale uunbay cajjabin doonta runtii.

    • @abdillahimohamoud2607
      @abdillahimohamoud2607 Рік тому

      @@safiyofarah1094 aaad iyo aad walhi wa heesa daggan yurub geenyo aya aad ugaga soo bixi fannaanitna kaloo dhan.

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Рік тому

    Nashaad odysha ayay uguu baxada hh

  • @halimomohamed393
    @halimomohamed393 Рік тому

    N😂😂😂😂😂

  • @laylaali8626
    @laylaali8626 Рік тому

    P

  • @abdiwallimahammed4923
    @abdiwallimahammed4923 Рік тому

    Najma nashad ha igu so dhisin lafoole

  • @xidigtagedo2811
    @xidigtagedo2811 Рік тому +1

    Cishqigaan la Golan Golay 🥹❤️
    Gol hduu Gobaadeey🫶🏻
    Adigana ku Guud furay 👩‍❤️‍👨
    Galad weeye Eebee 🤲🏻
    Aynu gaaxdiisa maalnee 💍🔐❤️
    Gaawaha usii culo 🫶🏻💍👩‍❤️‍👨

  • @myback3960
    @myback3960 Рік тому +1

    Najma nashaad The beauty of women is dear to me♥️💋♥️