NIMCAAN HILAAC -AWLIYADA JACAYLKA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 гру 2021
  • HEES - AWLIYADA JACAYLKA
    LAXANKA - BK 2018
    MUSIC - MAXAMED YARE
    DUUBISTI - DJ MUSTAFE
    ERAYADA. - XASSAN KAARSHE
    #HIILLAAC_MUSIC
    #COPYRIGHT
    / nimcanhillaac
    / official_nimcaan_hilaac_1
    www.snapchat.com/add/nimcanhi...
    / nimcaan-hilaac
    www.eventbrite.com/e/toronto-...
    ‪@Hillaacmusic‬
    Heeska Awliyada Jacaylka
    1. Isma odhan Adoo nool dadbaa, kuu arrimin doona;
    2. Isma odhan afkaagaa mar qudha, aamus bidi doona;
    3. Isma odhan qofkaad eegataa, kuu itaal sheegan;
    4. Ku adeecay, Aroor iyo habeen , goorwal ku agjoogay;
    5. Sidaan ahay addoon aad lahayd kaaga amar qaatay;
    Kooras
    6. Kuma lumo Aduunkana qofkii Buuxa iimaane;
    7. Nin adayga Caashaqu la galo Xero yar oo oodan
    8. Awliyada Jacaylkuu noqdaa iyo Ustaad Wayne;
    9. Hayga oohin uun ee mar qudha Garo Abaalkayga.
    Baydka 2aad
    1. Isma odhan ilaalaad ka noqon caashaq isticmaara;
    2. Isma odhan intuu kula anbado waabad la irdhoobi;
    3. Isma odhan ayaamaha badhbaad qaar dhan ka illoobi;
    4. Ku asqaysay olol iyo higgaad, iyo ablay Ruuxda;
    5. Sidaan ahay awaaraha qof jecel uuro ku afuuftay.

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  2 роки тому +861

    #AWLIYADA_JACAYLKA heestani waxay ka mid ahayd heesihii ku jiray kaydka #Hillaac_Music waxaa la sameeyay sanadkii 2018 anaga joo joogna #JABUUTI waxaana laxameeyay #BK #mahadsanidiin igula jimcaysta Awliyada jacaylka

    • @knaanabdulle1992
      @knaanabdulle1992 2 роки тому +8

      JIMCO LAMID AH OUR LEGENDRY 🤴🤴🙏

    • @Ade_dirie
      @Ade_dirie 2 роки тому +10

      J❤ w
      I❤ a
      M❤ n
      C❤ a
      O❤ a
      J❤ g
      A❤ s
      M❤ a
      I❤ a
      L❤ n
      A❤

    • @saciidsamiir6224
      @saciidsamiir6224 2 роки тому +4

      Ok sxb sare jimco lamid ah

    • @bisadayar
      @bisadayar 2 роки тому +19

      legend heesahagu waa soda kiniinka ay dhakhatiirtu ugu qorto bukaankooda ayaad adna noogu qortaa😓😓😓isma odhan qofaad eegata kuu itaal shregan😢

    • @abdiladifabdirashid307
      @abdiladifabdirashid307 2 роки тому +7

      Wlkey marna fanankayga nimcanki hirgalay horay usuco🌟😘
      ISMA ODHAN QOFAD EEGATA KU ITAAL SHEGAN☝

  • @welldone7432
    @welldone7432 2 роки тому +60

    Heestan Halmar kabadan hadaad dhagaysatay like iiiiisaar 👏🏾👏🏾
    17/12/21 12:49

  • @najmafunnyofficial2601
    @najmafunnyofficial2601 2 роки тому +49

    Wuxuu iiga galiyay mugdi xatta family waan uga tagay qofn la hadali jirn waxan ku ooyi jir sariirta iyo saligayga xatta dhakhatar baan galiya heestan si weyn ayay I taabaneysa 2020 wuxuu ahaa sannda madoow laakiin hada allxmdullh waan ka baxya xanuun badan ka diba qofkii qisadad akhariya waan ku salaamay waxan rajeenya inaad farxasanan doonto wllo 😓💔

  • @T-seriesfanspage
    @T-seriesfanspage 2 роки тому +268

    Wax ladageysto waxa ogu macan quranka Alle...
    Hantath iguracsantahay like kuqabo si aan kulagarto....💕

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 2 роки тому +339

    hadad tahay teamka hesaha xikmadaysan nimcan hilac ku xidhan ismuuji ❤💋🔥

  • @KhlidEgal
    @KhlidEgal 2 роки тому +24

    Fanaan aan waligii calankiisu dhacayn baad tahay ilaahayna cod cajiiba ku manaystay oo somalinimaduna ku weyntahay good lucky legend👏.

  • @sususaleh9695
    @sususaleh9695 2 роки тому +14

    Nimcaan is the best siyasada waxba nagamay gelin shacabka rer soomalind wxn u shegaya nimcaan wa inankeeni ❤️👑

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 2 роки тому +24

    Fananka loogu jeclyahy geyiga soomalida waa fanan isku darsaday cod steyl iyo xushmad xadkeeda dhaftay nimacaan hilaac❤❤🇸🇴

  • @ayanlexuzzen1566
    @ayanlexuzzen1566 2 роки тому +50

    Allha hoyoyinkena janada haka warabiyo hoyoblasta 🥰🥰🥰

  • @jaamacgeedi6940
    @jaamacgeedi6940 2 роки тому +19

    “Isma odhan qof aaad eegataa
    Kuu itaal sheegan “ dareen dad koobani fahmi karaaan weeye💔😪

  • @osmashbeautyqurux5771
    @osmashbeautyqurux5771 2 роки тому +35

    Fanaanka kliya aan fanka ka taageero🥰🙈2015 ilaa hada heesahaaga waan dhageystaa kama daalo 💖m.a allah cod kugu maneystey fanaankeyga nimcaan

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 2 роки тому +61

    Codka: 100%
    Ereyada: 100%
    Muuqaalka: 100%
    Laxanka: 100%
    Jiliinka: 100%
    Nimcaan hilaac waa dayaxa fanka soomaalida Alleylahee he’s on fire.

  • @apdirachiedmohammed1236
    @apdirachiedmohammed1236 2 роки тому +24

    Imisaa illa aragta inuu fankii soomaliyeed Nimcaan ku hadhay
    Odeyga waxan leenhy fanka madaxa adiga uhayee bodhka ka illaali indee🙏🥰

  • @abdinasirweheliye923
    @abdinasirweheliye923 2 роки тому +95

    Fanaanka kaliye aan kataagero fanaaniinta somalia 🇸🇴 ♥ keep going our especial singer ♥

  • @hassanguedi6087
    @hassanguedi6087 2 роки тому +7

    Hilaaci hirgalay horey uu saxib "THE ONLY SOMALI SINGER THAT I LOVE HIS SONGS" NIMCAAN ABDIRAHMAN HILAAC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 роки тому +3

    Nin adaygga caashaqu lagalay edeg yaroo oodan awaliyada jacayl buu noqdaa iyo ustaad wayne ha iga oohin une mar qura garo abaalkayga kuma lumo adduunakana qofkii buuxa iimaan.
    Hees khatara ah buu fannaanku qaaday Nimcaan Hilaac mhdsnd.

  • @bushradahabo273
    @bushradahabo273 2 роки тому +4

    Isma odhan ayaamaha badhbaad
    Kaliyoobi 🥺❤️

  • @oromiyaanbiyyakoo4474
    @oromiyaanbiyyakoo4474 2 роки тому +87

    I am from oromiya ❤💚❤🙏
    I love somaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏

    • @shaybefarah1910
      @shaybefarah1910 2 роки тому +2

      Welcome my cushitic

    • @gabogabo2011
      @gabogabo2011 2 роки тому +2

      We love our brothers from oroomo thank u bro💙💙💙💙

  • @abdiaziizshidane5992
    @abdiaziizshidane5992 2 роки тому +11

    Heyga oohin uun ee marqudha Garo abaal keyga Ax!!😭😭 Jacayl aan dareemey Runtii

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 2 роки тому +11

    Isma odhan adoo nool 🙎
    Dadbaa kuu arimin doona👥
    Isma odhan afkaga mar👄
    qudha aamus bidi doona🤐😷
    Isma odhan qof aad eegata💘👀
    eegataa ku itaal sheegan😩😓😢
    Waa erayo qalbiga taabanaya legend laba maaha❤ hilaaca hir-galey😘

  • @seemorestories8960
    @seemorestories8960 2 роки тому +61

    Erayada💯
    Laxanka💯
    Music💯
    Codka💯
    Muuqaalka💯
    Well done!🙏

  • @mohashiine5025
    @mohashiine5025 2 роки тому +11

    Degenaanta 💯
    Ilbaxnimada 💯
    Stylka 💯
    Codka 💯
    My one and only nimcaan hillaac..! You did it.!

  • @mohamedmohamud173
    @mohamedmohamud173 2 роки тому +7

    Nin adayga caashaqu lagalay
    Awliyada jcylku noqdaa
    Iyo ustaad weynee 🤩
    Hees iyo badh nimcan hilaac fanaan fanaan dhafay

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 роки тому +94

    Hilaac Music 🎶 wllky long live ❤❤🙋‍♂️🙏

  • @xafsamaxamedxuseenofficial2690
    @xafsamaxamedxuseenofficial2690 2 роки тому +11

    OMG!!!fananka kaliyee dareenkeeyga turjuma.

  • @shukrisheikhali7168
    @shukrisheikhali7168 2 роки тому +47

    Heestan malmahan waqtiga ayey ilaqeybsata 😒
    isma oran qof aan jeclahay ayaa kadaldoorsan 💔
    waxa dareemikara qofki jacel ku dhacay hadana aan helin wali😪

    • @chicken4820
      @chicken4820 2 роки тому +1

      🥲🥲🥲🥲🥲🥲

    • @apdiazizdemba2953
      @apdiazizdemba2953 2 роки тому +1

      🖖🏻🖖🏻🖖🏻

    • @harbihgulled4457
      @harbihgulled4457 2 роки тому +1

      Huuno anaa sidaada ookale dareemayaaa

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 2 роки тому +1

      Sax wallhi Ado jecel bee kaa tagayan

    • @Maanka-wb1py
      @Maanka-wb1py 2 роки тому

      Nin adeygu cashaqu la galey edeg yaro awdan owliyada jaceyl bu noqda iyo ustaad weyne malaha nasiibkeyga xun wan jeclahay naxariis iyo farxadna kama hello hadana kama tagi karo dhib ba iska key heysta

  • @chicken4820
    @chicken4820 2 роки тому +2

    Wlhi iyo bilaahi waa ooyay 😥😥😥😥😥 heesta waa I tabatay

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin7663 2 роки тому +15

    Codka Heesta musica ayaa ka awoow badan sifiican looma fahmayo😥 ooh dhaguhu baqe 😲😁

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 2 роки тому +14

    Amazing qoraal an so qoro garan waayey 2013ki ila 2021 nimcan hilaac wa fananka kaliya e boogahayga dhayo e an ku nafiso heesihisa abwan qaliya sameyey hassan kaarshe abti iyo fanan keygi nolaada❤❤aadban idin salamaya🌹

    • @sakariyeebrahim7623
      @sakariyeebrahim7623 2 роки тому

      Adigu 2013 ilaa 2022 miyaa kacaa kuf ku jirtaa sorry Long time you are Single

  • @abdi-azizqayaadi4373
    @abdi-azizqayaadi4373 2 роки тому +47

    "ISMA ODHAN QOF AAD EEGATA
    KU II TAAL SHEEGAN"
    Dareen culayskisa wata. 🥺💔

    • @naimamohomed5245
      @naimamohomed5245 2 роки тому

      Ma iimacneen kartaa?

    • @abdi-azizqayaadi4373
      @abdi-azizqayaadi4373 2 роки тому +4

      @@naimamohomed5245 micanha walaal waxa weeyi, qof ad jeceshahay aya cidlo kaga dhaqaaqi, balanti iyo axdigi ad wada lahayden kaga bixi.

    • @dayaxadanhasan462
      @dayaxadanhasan462 2 роки тому +1

      Zhp wllhi anigaba ano arkaya aya leyga dhaqaaqey 😂😂 lkn malinkas Ayn ku gaadhey go'aan inanan gabdh waqti ku lummin 💔💔😭😭

    • @hodanhirsi5431
      @hodanhirsi5431 2 роки тому

      Aad Haa

    • @theMoHzinshoW
      @theMoHzinshoW 2 роки тому +1

      ka warn haddii iyadoo dadkii kle ku eedaynayaan uu qofkii dartii laguu eedaynayey uu kuu soo raaco ..
      sow xanuun maaha .. 😊

  • @lipgirl__5__official_0
    @lipgirl__5__official_0 2 роки тому +4

    Another level Hilaac music 💯 🎶

  • @nuradinbishar7002
    @nuradinbishar7002 2 роки тому +16

    Wow this is another content 💯 the one and only legend NIMCAAN HILAAC Nin wayn waa kuwataa 🥰👌👌💯💯

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +60

    Wow The king Of SonG Is back Nimcaan 🙌🏻 😍
    Somali music 🎶 🎵 To the world 🌎 🎶 ♥

  • @hamdiINdhacad
    @hamdiINdhacad 2 роки тому +4

    Awliyada jclkuu noqda iyo ustaad wayne
    Waaw Nimcaa Abdirahman hilaac la holin waayay ❤🧡🎤🎧🎵🎵🎵🎶🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 2 роки тому +1

    Wllky nimcaan c/raxmaan xasan hilaacii hirgalay boqorka fanka salan sare huuno mcn from borama cadeey 🇸🇴💪 dhulkeenii🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞✌️

  • @mohamedhajinur5702
    @mohamedhajinur5702 9 місяців тому +2

    Hadaan sidaan loo heyseyn yaan la iska qeyliyine , dhegeysteyaasha qunyar ku biir oo iska aamus. Thanks Hilaac

  • @suliemanabdiazizabdullahi1413
    @suliemanabdiazizabdullahi1413 2 роки тому +11

    Amazing😱The one and only legend keep going erayo laxan, cod, music Absolutly brilliant nimcaan Hilaac🙏🙏💯💞💥🤳

  • @ummmnotme7595
    @ummmnotme7595 2 роки тому +4

    Heesaha xikmadaha xanbaarsan Hilaac ugu imaaw

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 роки тому +1

    Nin adayga caashaqu la galay
    edeg yaroo oodan #awliyada_jacaylka uu
    noqdaa iyo ustaad wayn.🙌

  • @casayryare5274
    @casayryare5274 2 роки тому +1

    Nimcaan hilaac waa ninka
    Aan ku dayan rabo fankiisa

  • @abdazwilkishaadiyasharaf6375
    @abdazwilkishaadiyasharaf6375 2 роки тому +9

    Great song this song touch my feelings my fav fanan stay blessed my Almighty Allah bless you nd your family too my brother Nimcanow

  • @mahadguuraaye5515
    @mahadguuraaye5515 2 роки тому +6

    Waa halkii ladhihi jiray an other level always we say to you go forward for ever.
    Full respect legend nimcaan hilaac
    This song is on fire

  • @yuusufmahamedaadan7827
    @yuusufmahamedaadan7827 2 роки тому +2

    Hayga oohin uune marqura garo abaalkeyga ax ax 🥲💔

  • @abdullahdiirey4039
    @abdullahdiirey4039 2 роки тому +2

    Seattle xafadey ahaa viv nimacan helac iyo Dj musataf 🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nazmaabdy7186
    @nazmaabdy7186 2 роки тому +6

    Faniinta hore mohamed mooge legend AUN
    Ku dambe nimcaan ya igu racsan

  • @saidoosman
    @saidoosman 2 роки тому +6

    The one only singer very quiet person lagend keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑

  • @abdikarinsuleimanali5518
    @abdikarinsuleimanali5518 2 роки тому +1

    Nin adayga caashaqu la galay, edeg yaroo oodan
    Awliyo jaceyl buu noqdaa, iyo ustaad weyne
    Hayga oohin uunee mar qura, garo abaalkeyga. Erayo iga gadan iyo murti macno sameenaysa
    Fanaan Nimcaan Hillaac✌️✌️✌️👌👌👌✋✋

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 2 роки тому +2

    Awliyada jacayl ku noqda iyo ustaad wayne hayka oohin........1🥰
    Legend tagay Hilaaci Hirgalay❤🙏

  • @harbihgulled4457
    @harbihgulled4457 2 роки тому +11

    One of the greatest singers inthe History of somali peaple we love you mr nimcan❤🖤

  • @Armansmicer
    @Armansmicer 2 роки тому +4

    Hilac music 🎵🎵 on top keep going legend nimcan 🥰❤️

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 2 роки тому +1

    Wlhi laxanka hestan saran cajiib waye fanan kasto Kuma luqeyeen runti, Nimcaan Hilaac nin tagii oo talabsadi ❤️❤️

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 2 роки тому +2

    Hilaac hirgalay markay 1M garto aya ino balan ah

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому +3

    Isma oran nimcaan ayaad weyn doontan sanad bilaa hees cusub ❤ Hilaac fanka iyo hees top ah 🔥

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 2 роки тому +9

    Legend #Nimcaan_abdirahman_hilaac 🔥🥰🙏

  • @FKamiin
    @FKamiin 6 місяців тому +1

    Nin addeega caashaqu
    Lagalay edeg yaro odan
    Awliyada jacaykuu noqdaa
    Iyo ustaad Wayne
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @abdilaahihaaruunibrahim697
    @abdilaahihaaruunibrahim697 2 роки тому

    Thanks big respect legend waa hees Si qaas ii quseeyso ayaan oran karaa tuntii one love bro nimcaan hillaac

  • @deeqaabdi6859
    @deeqaabdi6859 2 роки тому +4

    One and only Hilaac Legend👏heesahagu samayn garayn leeyhn🤗

  • @dellcantu163
    @dellcantu163 2 роки тому +3

    FANANKA KALIYA OO AN JECLAHAY 🥰🥰 KEEP GOING LEGEND 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Рік тому +1

    Al fanan Nimcan hillac sxp igu qaali ah big legend guulayso sxp

  • @sacduushomar9335
    @sacduushomar9335 2 роки тому +1

    Hayga oohin mar qudha garo abaalkayga.... 💔

  • @nimcaanka286
    @nimcaanka286 2 роки тому +125

    King of songs, we have been waiting this song for almost 3 months, much appreciation. Much love ♥️

    • @amaldiriye7606
      @amaldiriye7606 2 роки тому +8

      Heestan markaan dhagaystay waxbaa igusoo dhacay waanse ka gudbay alxamdulilaah

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 2 роки тому +2

      WAAAW CAJAAIB SHIIIQOOW
      💜💜🧡🧡♥️♥️🤍🤎🤎💗💚💚💛🙋‍♂️🙋‍♂️🦋🦋✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☂️☂️☂️☂️🇸🇴✅✅🦋👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻💞💞👍👍🏆💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @kaltounguedimou2080
      @kaltounguedimou2080 2 роки тому +1

      @@safiyowarsame6650 🇸🇴

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 Рік тому

      ithe baste hees

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 2 роки тому +3

    Kuma luma adunkana qofkii buuxa iimaan nin adeega caashaqu lagalay edeg yaroo oodan awlayada jaceylku noqda iyo ustaad weyne ha iga oohin uun mar qura Garo abaalkeyga😢

  • @captainizza3870
    @captainizza3870 2 роки тому +1

    My favourite fanaan Nimcan Abdirahman hassan HILAAC ❤❤🤝KEEP GOING BOSS

  • @ummeymahalgan2870
    @ummeymahalgan2870 2 роки тому +1

    Ha iga oohin hunno mar qura garo abaalkeyga😢‼
    Hadal culus🥺🥺🥺🥺

  • @khalid57677
    @khalid57677 Рік тому +2

    Xasuusaha waa xanuun markan dhageysanayo heestan 😢
    Waxaan jeclahay markasta inaan xasuusta jeceyl qalbigeyga ka saaro lkn ma deyn karo dhageysiga heesahaan 😢

  • @xaylealimohamed9153
    @xaylealimohamed9153 2 роки тому +4

    Fanaanka fanaanenta ugu codka macaan legend keep going 🥰

  • @marishmohamet9122
    @marishmohamet9122 2 роки тому +1

    Awliyduu jacylku noqdaa iyo ustaad weyne Woof caleek Hilaaac❤️👑

  • @sadiiqmouse2167
    @sadiiqmouse2167 2 роки тому +11

    Hilaac hirgalay one of the legend somali singers

  • @abdulsalamahmedsheikh3661
    @abdulsalamahmedsheikh3661 2 роки тому +7

    Erayada iyo laxankuba waa wacanyiihin balse music-ga ayaa dhaliilsanahay fanankeyga Furinle ayaa kuficnaa wlh!

  • @saaidkhalif4416
    @saaidkhalif4416 2 роки тому +3

    Nimcaan, legend of Arsenal❤️

  • @sirtasomalia9014
    @sirtasomalia9014 2 роки тому +2

    Duubista aan ka helay iyo editing masha allah waaaw 🥰🥰🥰🥰 sidaan adoon aad lahayd kaga amar qaatay

  • @user-tf6ox3hy7y
    @user-tf6ox3hy7y Рік тому

    waaw wa fanaan cod macaan horay u soco walaalkay nimcaan hilaac hilaac soo baxay ba tahay

  • @daahirxiisofficial
    @daahirxiisofficial 2 роки тому +5

    Nimcaan hilaac Another level
    Waxba lagama Qaban karo walahi
    Waa ustaadkii Jacaylka

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 роки тому +17

    The one and only legend of the legends Nimcaan Hillaac. 🙌

  • @khadarabdillahi6018
    @khadarabdillahi6018 2 роки тому +2

    Nin adayga caashaqu la galo xero yar oo Oodan.
    Awliyada jacaylkuu noqdaa iyo ustaad wayne.💯💥

  • @IsmailHassan-gd5rp
    @IsmailHassan-gd5rp 2 роки тому +1

    Ustaadka jaceyl nimcaan wlhi waxaa tahay fananka kaliya ee aan taageerada boqol boqol ah u ahay 💯/💯

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому +6

    Legend Nimcaan Hilaac ❤✌🏼

  • @redwanali6750
    @redwanali6750 2 роки тому +12

    Nimcaan hilaac legend, the one and only DJ North America DJ Mustafe keep going ✌️

  • @amrankiin3371
    @amrankiin3371 2 роки тому +2

    my beautiful city WA and my favorite fanaan hilaaaaaaac 😍😍

  • @abdihamse2222
    @abdihamse2222 2 роки тому +2

    King is back Nimcaan Hirgalay 👏🔥♥️

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +82

    WOW THE ONE AND ONLY LAGEND NIMCAN ABDIRAHMAN HILAAC❤🥰
    Voice=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Melody=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯
    Model =💯
    Another level my brother Nimcan HilaaC❤🥰💪

  • @amiinmahamoud2760
    @amiinmahamoud2760 2 роки тому +4

    Alfanaan hilaac
    Boqorka codka somalia🇸🇴🇸🇴
    #Awliyp_jacayl another lever 🎶

  • @mustaphhonest9217
    @mustaphhonest9217 2 роки тому +2

    Welcome back legend on fire👌👌🔥🔥🔥

  • @ayangurey3732
    @ayangurey3732 2 роки тому +2

    Maasha Allah Excellent human being. ilxun kuma aragto.👌👌👌✊✊✊♥️♥️♥️

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 2 роки тому +9

    My Favorite Singer. ❤

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 2 роки тому +3

    Lagend is back
    Hesta..100💯
    Laxanka.100💯
    Eryada..100💯
    Music.100💯
    Codka.100💯
    Camera 📷 man.100💯
    And also the place.. 💯💯💘🇸🇴🇸🇴🆗

  • @mohamedosman7831
    @mohamedosman7831 2 роки тому

    Wwww anigoo Jaaam kujiro ayaan dhageysan haayaa Nyali Xusuus.

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 2 роки тому +1

    Lejend hilac🤒😍

  • @haldeeqofficial9330
    @haldeeqofficial9330 2 роки тому +11

    Isma odhan adoo nool
    Dadba ku arimin doona
    Isma afkaaga marqudha
    amus bidi doona
    Isma odhan qof ad eegata
    Kuu itaaalshegan
    Ku adeecay aroor iyo habeen
    Goorwal ku agjoogay ❤️👸
    The king hilaac the one best fav singer
    Haw yaaacina 🤴

  • @abdillahigibzon7772
    @abdillahigibzon7772 2 роки тому +5

    Amezing voice🔥
    Nimcaan abdirahmaan hassan hilaac🥰
    Wayna kaah wayna kaah legend👑

  • @mahamoudkahin8408
    @mahamoudkahin8408 2 роки тому +1

    MACHA ALLAH . LEGEND ONLY IS YOU BRO

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 роки тому

    Waaw. Nimcan hilaac horay uso co wll🇸🇴

  • @liiapdi9989
    @liiapdi9989 2 роки тому +5

    Hilac music 🎵
    Vocal voice 🎤
    HOLAC🔥🔥🔥

  • @ruqiaomar272
    @ruqiaomar272 2 роки тому +6

    مشاء الله على الصوت روووعه🇦🇪

  • @abshirmahad2542
    @abshirmahad2542 2 роки тому +1

    Fanakii oo nolol🇸🇴 the one and only🙆🏻‍♂️🤗🤭

  • @garbahaadsheofficial7490
    @garbahaadsheofficial7490 2 роки тому +1

    Nin adayga Caashaqu la galay Edeg yaroo Oodan Awliyada Jaceylkuu noqdaa & ustaad Wayne Ha iga Oohin Uune Marqura Garo Abaalkayga😣😟Emotional Song😟😟 The One and Only Artist in Somalia Nimcaan Hilaac🇸🇴🇸🇴.

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 2 роки тому +9

    8 daqiiqo hees socaneyso
    Ninkan le ugu imow
    Another level ✌✌✌✌✌

  • @abdulrizakabib4805
    @abdulrizakabib4805 2 роки тому +3

    Good looking better voice
    Awliyada jacaylka 🥰🥰
    Salaam bro

  • @cabdicasiis1729
    @cabdicasiis1729 2 роки тому

    Legend is back 👍 fanan buuxah

  • @zhiilofficial3510
    @zhiilofficial3510 2 роки тому +1

    Al fanan qaran nimcaan hilaac waan ku tageraa