Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

NIMCO DAREEN - New Hit - ARLI - Official Video 4K

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2018
  • SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    You Can Contact us for all Your inquiries.
    Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / somaliproduc. .
    / abdirahmans. .
    / abdirahmansomali
    plus.google.com/+AbdirahmanSo...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

КОМЕНТАРІ • 536

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali  6 років тому +48

    Please subscribe for more videos 😍

  • @ahmedosmanabdulrahman1106
    @ahmedosmanabdulrahman1106 5 місяців тому +3

    Ax yaa fanaanad la holun waayay❤❤❤ nimca Dareen Big Respect

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 6 років тому +14

    Style ka 100%
    Codka 100%
    Labiska 100%
    Miraha 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Edit 100%
    Camera 100%
    Nimco Dareen noolow ina Adeer qaali.

  • @funnykids5667
    @funnykids5667 5 років тому +4

    Wlhi bilaahi ilaa malintan so kacayay ilaa mata oo aan ahay naag weyn nimco waa sidaasuun Masha Allah maba gabowdo amrulaah

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 6 років тому +5

    Dareen manshallah weli waa soconeysa qurux noo soo noqo kuwa aan fartada gaarin ba na dhibaye

  • @farefare2159
    @farefare2159 6 років тому +11

    I don't understand somalian language but i love somali music, really i like it

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 6 років тому +8

    Heestaan waxey katurjumeysaa jacayl dhab ah allaylehe, kan ihaayo oo kale...❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️☺️😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @ruuxaani6868
    @ruuxaani6868 6 років тому +8

    Ababay, soo rogaal celisay qoftii shidnayd. Madaxaa kor ha ahado nimcooy. From Burco.

  • @abdiazizali5681
    @abdiazizali5681 11 місяців тому +2

    Habeen khamiisa bosaso 7/9/2023 kaabad cidla waxaan usoo aadey bosaso nefisaad iyo inan wakhti kusoqaato maadama oo magaldii aanku noolaanjirey ka shaqeysanjirey jaceyl igaga dhacey 😢😢

  • @zabdowcaliyow2745
    @zabdowcaliyow2745 6 років тому +140

    Fadlan like ii saara hadaa Muslimiin tihiin xoog maaha

    • @abdilahimohamud9060
      @abdilahimohamud9060 6 років тому

      Raaxo live ah
      ua-cam.com/video/BdHQVrvPVT0/v-deo.html

    • @cabdicadow1472
      @cabdicadow1472 5 років тому

      Aabahaa futada kawas like iisaara kulahaa hadàa muslimiin tihiin maya waan kuwaseynaa ey ey dhalay aabahaa.limeta ka was

    • @nimconeyruus9783
      @nimconeyruus9783 3 роки тому

      @@cabdicadow1472 maxa san ugu caytame nh walidka cayda kaday😰😠

  • @user-vh3qs1ne6h
    @user-vh3qs1ne6h 6 років тому +2

    waad soo rogaad celisay nimco . quruxda gabdhaha jira adaa ilhy hibo kuusiyay love you nimco😍😍😍

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 6 років тому +5

    *Dareen* oo car car cusub la soo baxday 🔥🔥🔥👌😍 heestan way naga gadantahay 👌

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 2 роки тому +1

    Erayadii abwaan Ismaaciil yuusuf cabdi jiheeye ilaahay cimriga caafimaadka iyo cibaadadaba haku sugo

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud8970 Рік тому +1

    Heestani erayadeedu adbay ulayaab badanyihiin way is macnaynayaan abwaan jiheeye iyo fananada weyn ee nimco daren allah ha xafido 18/1/2023 istanbul Turkey ban ku dhagysanyaa hben qabow badani jiro oo beref da ayo

  • @ahmedsolo1282
    @ahmedsolo1282 5 років тому +1

    ere dhabanka geela, olol kad ku garata, qofkii uurka kaa jecel indhaha ka garata Nimco dareen hore u soco sister

  • @fatushfilsan4106
    @fatushfilsan4106 6 років тому +12

    Wuuuw dareen waa soo rogaal celisey welcome back huuno 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 6 років тому +1

    Awaa erayadii ugu cuslaa ee ay abid nimco dareen ku heesto
    Adna ubax la moidyoow
    Umalkaan dartaa qabo
    Ishaydaad ka garataa 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @Tall25
    @Tall25 5 років тому +4

    no comet
    Daawasho uun bay mudantahy
    Dareen we love U 🇸🇴

  • @thesmartboychannel6700
    @thesmartboychannel6700 10 місяців тому +1

    Wow this song reminds me back to classic songs.😮😮😮😮
    Eesh qiyaasak waxbaa ka dhacay.

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 років тому +2

    #Nimco dareen wey Cayishay yaa igu raacsan👈👀👀 MANSH ALLAH

  • @dekaqueen20abdi91
    @dekaqueen20abdi91 5 років тому +2

    Waaw Wa boqoroda fanka iyo fanaaninta nimca Darren music ka shidan Tob

  • @shankayariska7180
    @shankayariska7180 4 роки тому +1

    Waa sax qofka uurka kaa jecel indhaha lakagarda💋💋💋

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 4 роки тому +1

    Asc nimco dareen waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music you legend thanks nimco best Yusuf jama UK Birmingham

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 5 років тому +2

    NIMCO DAREN IS BACK 💥💥💥👑👑👑

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 років тому +43

    Nabigu SCW wuxu yidhi "waxaad arki doontan aakhiru zamanka dumar dhar xidhan hadana qaawan ".indhahaa macalina

    • @ugasibrahim4044
      @ugasibrahim4044 5 років тому

      elahey hasoo hanuniyo Ameen

    • @noraal7530
      @noraal7530 5 років тому

      It's 2019 idiot, don't tell a man said 400yrs ago.

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 5 років тому +2

    Waaw hestaan waa ku soo naxdin nimo dareen💕💕💕

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 6 років тому +134

    Arligii barwaaqaa💖💖💖💖💖
    Ugbaadkaad Ku garataa💖💖💖
    Gayigii abaarsaday💖💖💖💖💖
    Omoskaad ku garataa💖💖💖
    💖Ayeehee X2💖
    Eridhabanka geelana💖💖💖
    Ololkaad ku garataaaa💖💖💖
    Qofka uurka kaa jecel💖💖💖
    Indhahaad ka garataayee X2💖
    Adna ubax la moodyoow💖💖💖
    Umalkaan dartaa qaboo💖💖💖
    Isheydaad ka garataa💖💖💖💖
    Ilintiisa caashaqaa💖💖💖💖💖
    Kaalay ila aqbaaloo💖💖💖💖💖
    Aayahaygii noloshoow💖💖💖💖
    Ugxaantiisa ila beer 💖💖💖💖💖
    Ugxaantiisa, ila beer X2💖💖💖💖
    P_2
    Amiintii salaadanaa💖💖💖💖
    Eedaankaad ku garataa💖💖💖
    Owliyada ilaaheey💖💖💖💖💖
    Ishaartaad ku garataa💖💖💖💖
    💖Ayeeehee X2💖
    Maansada abwaankana💖💖💖💖
    Arartaad ka garataaaa💖💖💖💖
    Awlaada qeyrka leh💖💖💖💖💖
    Edebtaad ku garataa💖💖💖💖💖
    Adna ubax la moodyoow💖💖💖
    Umalkaan dartaa qaboo💖💖💖
    Isheydaad ka garataa💖💖💖💖
    Ilintiisa caashaqaa💖💖💖💖💖💖
    Kaalay ila aqbaaloo💖💖💖💖💖
    Aayaheygii noloshoow💖💖💖💖
    Ugxaantiisa ila beer💖💖💖💖💖
    Ugxaantiisa, ila beer X3💖💖💖💖

  • @Amuur0
    @Amuur0 6 років тому +41

    Qof Cuurka ka jeCel
    IndhaHad ka garata
    Walee xaqiiq NimCo daren
    Iam the first liketa iSii

  • @ehelumirqan7281
    @ehelumirqan7281 5 років тому +1

    nimco dareen boorama laga sugayaa adoo raaliya waa inaad noo timaaado😍

  • @jaareshow2562
    @jaareshow2562 6 років тому +1

    ruuxii uurka kaa jecel indhahaad ka garataa inta wax jecel liketa hayla dhaafina

  • @faysalhassanmahamud4551
    @faysalhassanmahamud4551 6 років тому +3

    Haye haye real music finally something to listen from niimo

  • @mohaazmuomin6737
    @mohaazmuomin6737 6 років тому +3

    Ciid mubarak all. Muslimta🙌🙌
    Faraxad ku ciid mel walpo jogtaan
    💗 wan ku jclhy adiga aqrinaya comntkan💗🙌

  • @jaahuur3233
    @jaahuur3233 2 роки тому +1

    Aniga abwaankii sameeyey heestan abwaan jiheeye ayaa hadadan aan comment qorayo ku dhageysanayna heestan Highway airport ka timaada hargeisa. What a great voice 🔥deep lyrics and amazing melody❤️

  • @triplesss7029
    @triplesss7029 6 років тому +3

    Dadka ayagoo Daawanaya Haddana Aqrinaaya comments ka like ha isaaro😃

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 6 років тому +1

    Erayadan waxay ka soo maaxdeen ismaciil jiheeye. From somaliland. huygii fanka iyo suugaanta.

  • @Taayofficial
    @Taayofficial 6 років тому +1

    Nimco dareeen top ba thy labadaan beei wa kala kacsan thy wllhi wanu kuxiiisnay nimco is back

  • @funnymoments7225
    @funnymoments7225 6 років тому +1

    Waan ka heley , yaasalaam , waa la baxsatay walahi .

  • @FareFarax
    @FareFarax 8 місяців тому +1

    Heestaan ugu jecelahay heesaha nimco dareen

  • @ahmedosman2549
    @ahmedosman2549 6 років тому +1

    dadkii fanka iska lahaaa
    nimcadyda hore u soco huno

  • @Mustafe.17
    @Mustafe.17 6 років тому +7

    No more talk *Dareen is back*

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 6 років тому +11

    The one an only somali diva nimo dareen kor baad isuso qaaday malmahan furinlena masayr kudishee kuwad ilaa uu kuso baryo

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 років тому +1

    Awlaada khayrka leh edebtaad ku garataa. Ya Salaam

  • @bikeyrassey7590
    @bikeyrassey7590 4 роки тому +1

    Qof urka ka jecel ishiisa ka garaataa 1june2020 Ayan ku raxeysaneya inta iga danbeyso dawan donto comintdayda aqriso fadlan like idhaha fadlan

  • @bezaanimedia4416
    @bezaanimedia4416 6 років тому +9

    Wooow absolute inaba caadi matihid hees,shidan +muqaal shidan waxba laga qaban karin cawaanow ama cawaaney like hali dhaaafin

  • @shukrimohamed2796
    @shukrimohamed2796 6 років тому +3

    waaw!! its nice song I enjoyed it .

  • @killopolo90
    @killopolo90 5 років тому +1

    habar beynoqotay walaahi...dhabar dheer

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 6 років тому +109

    Qaaabka fiiriska i cajabisay waleeee
    Isgaad gaadkas maxaaan kusoo dhaqmay inta kaheshay heestan iguqabta liketa xasidnimada igadaaue 😂😂

    • @hassanherro
      @hassanherro 6 років тому +3

      Kkkk naag hory usoo xamalaty uma xumid😂😂😂

    • @ikransheik12omer14
      @ikransheik12omer14 5 років тому +1

      Hhh ciyal ki hore

    • @abdullahicagayare9763
      @abdullahicagayare9763 5 років тому +1

      Palqiz melxun arag pathy huuno

    • @xasancabdale9169
      @xasancabdale9169 5 років тому +1

      aad ku soo dhaqantide waad is adkayn jirtay haaye adoo jacayl bastaaya

    • @walaalhasan575
      @walaalhasan575 5 років тому +2

      Balqiza beellah 77 bay maraysaa like taadu dagaalkii Ethiopia xasuustay balse nabad iyo nolol baan kadoortoo 78 kaaga dhigay hhh

  • @maxamudmursal3979
    @maxamudmursal3979 5 років тому +2

    Waa hees dhamaystiran waana mid tariikhda ku gali doonta

  • @babygirlslife4560
    @babygirlslife4560 5 років тому +5

    Romantic song! My new favorite song! 😙😍

  • @Hooda36
    @Hooda36 6 років тому +2

    Nimco dareen fananada qaaliga waaaaaw nice song waaaaaw👏❤👏👏❤❤

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 років тому +4

    Adna inaad wyadan Dhaska iska tumayso Videos yadad ku garata
    Aaahey Queen DareeN anigo ka Mida team Falakh falakh wlhi haa bn ku siiyey 😂❤💋✌✌✌✌

  • @boqoradaogaden9737
    @boqoradaogaden9737 6 років тому +1

    Wow nimco daren my queen nolow wan idin jeclahay fanantena re jigjiga ful iyo gobanimo insha allah from kenya

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim3987 6 років тому +2

    Waaaw #nimco #dareen waa shidan tahay ina adeer quruxbaa kugu dhamaatay 😙😙😙 😍😍😍 qofka daawanayo 22/8/2018✌✌✌✌

  • @sadamcali9609
    @sadamcali9609 6 років тому +1

    waa markii lixaad ee aan ku soo ceshado woooof😍😍

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +13

    Dhashiii Daraawiisheeed Nimco Daren 😍🤚🏻👏🏻👏🏻

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +8

      Askar Dubbed Adeer Ogaden Inay Idhaleen Miyaad Ogtahay Mida Kale Waa Dad Aanu Deegaan Wadaagno Hadana Aanu Isku Abti Nahay ....Waana Rag Waxna Dila Waxna Nooleeya 👏🏻😍🤚🏻 Ogaden Gob Weeye

    • @abdirahman12ful
      @abdirahman12ful 6 років тому +2

      waan ka hely wll quruxdaada guur diyaar ma utahay.

    • @abdirahman12ful
      @abdirahman12ful 6 років тому

      @Askar Dubbed maxan kugu sameeyay sheekh

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +1

      Askar Dubbed 😡 AlxamdullilaaH Illahy Waa Idhamaystiray Dumarnimo Half Na Igama Dhigin 🤲 SubxaanallH Mida Kale Anigu Kuma Caayayo Sharafta Iyo Abuurta Illhyna Faraha So Galin Mayo ...Lkn ....Inanta Aaad La Diriraysaa Rag Bay La Dhalatay Ooo Fuqa Ku Goosan ...🤬..?

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +1

      Abdirahman Hussein add My Sun.👻..Qhoney21

  • @akzimba2366
    @akzimba2366 5 років тому +4

    Amintii Salaadana Eedankad Ku Garataa Awlaada Khayirkale Edebtaad ku Garataa!!
    💖True Words💖 💖

  • @mohamedbashir8679
    @mohamedbashir8679 3 роки тому

    Eri dhanabka geellana olalkaad ku gu garataa
    Qofka uurka kaa jecel indhahaad ka garataa
    🥰🥰🥰🥰🥰 top ereyo

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 6 років тому +1

    Dareen walhi way isa soo ababushay 🔥🔥👌

  • @naeimasaleban4384
    @naeimasaleban4384 6 років тому +1

    Fanaanadi ugu horaysee styleka ciyaalkaba bartay i like yr songs dareeney😎from burco

  • @adanmohamoud733
    @adanmohamoud733 4 роки тому +1

    Wawww hees mcn in badan suuqa wad ka maqnayd

  • @dayibyare9662
    @dayibyare9662 3 роки тому +1

    Dareeen Apuurto💖

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed4831 4 роки тому +2

    Nimca Daren Nimca Nuura ina aderteey 💋❤👍👏👏

  • @hanaroble9963
    @hanaroble9963 6 років тому +2

    She's back 💞💞

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 4 роки тому +1

    Heestan kama dhergo yaa salaam nimco

  • @muqdishomedia3266
    @muqdishomedia3266 5 років тому +1

    asxaabta jenalkan isara like hadaan tolnahay

  • @AbdirizakAhmed-qk8ih
    @AbdirizakAhmed-qk8ih 5 місяців тому

    Dhamadkii 2018 ayaan hestan dhageysani jiray ilove you nimco dareen

  • @bogorehdjama1325
    @bogorehdjama1325 6 років тому +1

    Waw Nimco is back wa la shidmaya

  • @Foosi_sky
    @Foosi_sky 6 років тому +4

    Hit song Erayo waa wayn ayaa ku jira Heesta Talaw Qadadwaynta Yaa u Turjumaya 😎

  • @Hamzalii1
    @Hamzalii1 6 років тому +32

    Inta jaceel nimco dareen like I saraa

  • @shaaruuzain7147
    @shaaruuzain7147 5 років тому +2

    Nimco dareeN coD maLaP😜❤❤

  • @updizamedpogba4248
    @updizamedpogba4248 6 років тому +1

    QuruxleY BaY NoqTey NimCO 😍😍😉

  • @mulkimulki3503
    @mulkimulki3503 6 років тому +1

    Masha allha nimco dareen alow kudaa war like iguqabta

  • @qadaafijamaal9641
    @qadaafijamaal9641 5 років тому +1

    waad shidantahay Abaayo qaali Nomco Dareen ❤❤❤❤❤

  • @11stars26
    @11stars26 6 років тому +1

    Hadaa somali jcshy suulka riixi 👍👍

  • @Amineeta704
    @Amineeta704 5 років тому +1

    Wow nimco dreen. Cod macaan. steal qurux. Ciyaar dagan. Viva nimco dreen

  • @shiekhjamaalajama3983
    @shiekhjamaalajama3983 2 роки тому +1

    one of the beast songs i like ....thanks miss nimco

  • @dramashowone
    @dramashowone 6 років тому +1

    way shidantahay Nimco Dareen Go forward

  • @bikeyrassey7590
    @bikeyrassey7590 4 роки тому +1

    Dareen quxuxley in a tahay inta qirsan 2020 dawaneysa 500like

  • @fansanlyrics6271
    @fansanlyrics6271 6 років тому

    the queen is back Dareen

  • @bulshaawichanel5524
    @bulshaawichanel5524 6 років тому

    Dumarba waa kaligaa huuuno Nimco dhigaa ugu shrf bdnow geenyo ogaaden💪💪💪💪💪💪

  • @xaqudirirkaawdal10
    @xaqudirirkaawdal10 6 років тому +22

    Codka 100%
    Esteylka100%
    Ereyada100%
    Laxanka95%
    Music 100%
    Inta igu raacsan farta taaga ☝️👆👆👆

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 6 років тому +3

    Numco dareen come back😑✌💯

  • @pojokojo9155
    @pojokojo9155 3 роки тому

    Qisooyin kubeedel inshallh

  • @raximachannel4153
    @raximachannel4153 6 років тому +1

    Well done Dareneeey🔥🔥🔥🔥✌️

  • @dhobleywaryaa6015
    @dhobleywaryaa6015 6 років тому

    The Queen. Have arrived lades and gentlemen.

  • @moustaphejama374
    @moustaphejama374 6 років тому

    Hala yaa hala qofka uurka kaa jecel indha haad ka grataa ❤️❤️

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 6 років тому

    Nimca dareen is back wallee
    Iska jaf boorka hasoctO sheekAda😘😍

  • @user-vh3qs1ne6h
    @user-vh3qs1ne6h 6 років тому +1

    i can't imagine what I'm feeling
    😗😗😗 we love nimco😍

  • @hananashrapi8834
    @hananashrapi8834 6 років тому +2

    Hees shidan ❤️🔥💯👑

  • @Waarre
    @Waarre 5 років тому +2

    Queen Nimco dareen😍😍

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 6 років тому

    Nimco Dareen waan jeclaa waxaanse nacay markay tiri waxaan ahay Xabashi oo calankoodii Soo qaadatay, haddayse taas naga xaal mariso oo arrinkaas ka laabato taageeradeeda ayaan ahaye, qofka safka u horreeya usoo istaagaan noqon.

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 роки тому

    owlaada kheyrka lehi edebtad ku garataaaa war liketa

  • @ehelumirqan7281
    @ehelumirqan7281 5 років тому

    nimco dareen boorama laga sugayaa waa inaad timaaado quruxey😍

  • @mohamedabdi9557
    @mohamedabdi9557 6 років тому +1

    Dareen is back

  • @manforall1796
    @manforall1796 5 років тому

    my fanaan Nimco Dareen she never disappoints me waah waaaah

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 5 років тому +1

    Waaw wa hees qiimo badan midho cajib ah iga dheh

  • @adenabdi2105
    @adenabdi2105 6 років тому +1

    Waa hees cajiba qabka loo dubay qabka loo laxameyay erayada iyo musica intaba wa kalay iska arag codka kasii daran waan ku raxeeystaa codka nimco dareen

  • @ikransaid9945
    @ikransaid9945 6 років тому +3

    Nimco iNtaaada HadHaafiN waLigaaa kuLahaYaaa 😍

    • @ramalaqali1686
      @ramalaqali1686 6 років тому

      Hhhhhhh waad habaatee

    • @nimcosaleban584
      @nimcosaleban584 5 років тому

      IsTareh Said walhi qosly habar mise duco intada ha dhafin

  • @aminahmed311
    @aminahmed311 5 років тому +2

    MashaAllah waa hees macaan

  • @abbelnichola3792
    @abbelnichola3792 6 років тому +2

    Soulful R.B Somalian music👍👍👍...
    I am Ethiopian.
    Music is universal languages without borders.✌