IKRAAN CARAALE | GAARSIIYA | SHOWGII MUQDISHO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2022
  • Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
    *******************************************************************************
    استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
    *******************************************************************************
    Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
    Don't forget Subscribe and Share leave a comment
    Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
    Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
    wa.me/message/Z4VNJSBV7JSYM1

КОМЕНТАРІ • 502

  • @suhaybahmed5703
    @suhaybahmed5703 2 роки тому +458

    Waan hubaa ina heestan midhaha mcn dib uso booqatay hda iga danbeeso like saar old is gold after 11 years 😘❤☝

    • @abdullahimohamud6493
      @abdullahimohamud6493 2 роки тому +7

      Yes wlhi hada ayeeba ii macanate boy

    • @hodanosmaan9203
      @hodanosmaan9203 2 роки тому +2

      Waxad modaba in imika dawaha laga soo qaday waxay ku jirta heesa an hore uu dugobayn

    • @hipomohamed8632
      @hipomohamed8632 2 роки тому +2

      ❤🌺🥰

    • @lulali6059
      @lulali6059 2 роки тому

      Ooohococokhnckohhchchhoogohohghogoochgchchkcjbkbkbkbbkbkbkobnłoipipopui

    • @mahadhussein8013
      @mahadhussein8013 Рік тому +3

      @@abdullahimohamud6493 j

  • @appasnimaanmuhumed3841
    @appasnimaanmuhumed3841 2 роки тому +108

    Maalinkay heesta qaaday 11 sanno ayaa kasoo wareegay, imikana waa tabtii uun. Ikraan Caraale oo kusoo biirtay liiska dadka aan gaboobin, kaas oo ay hore ugu jireen Fiska iyo Nimco Dareen.♥️

  • @mazraoui.
    @mazraoui. Рік тому +35

    12 sano ayada kasoo wareegtsy heesta wali codki quruxdisa wa joga,Childhood memories❤Alla maxe waqti qurxon ahaa😢

    • @hikam1022
      @hikam1022 3 місяці тому +2

      Heesta aqrin maybe music ba usraan afkay dhaqajinysa wax fahn😂

  • @ARRALLE14
    @ARRALLE14 2 роки тому +97

    Cuwrada ugu daran waa tinta ee mahan jirka kale walshen ushega waa iga waaano sababto ah adunka safar aya ku nhy farintan iga gaarsiiya walshey ikraan caralle ilove you habdha somaliyed

    • @galmudug1044
      @galmudug1044 2 роки тому +4

      Waa waano fiican, lakiin JINKA ku jiro in laga saaro ayaa ka horeeyso

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 Рік тому

      @@galmudug1044 hhhh

  • @safabeder991
    @safabeder991 2 роки тому +31

    Wooow qalbi wanageda siday u xushmaysy wilka yar sharafki korkaga ha ahato ikraney😩👸🏻❤

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 2 роки тому +257

    11 years after, voice no change, still look young, still body is perfect.

  • @sharmakeabdirahman4343
    @sharmakeabdirahman4343 2 роки тому +42

    This woman was singing songs ahead of her time .. it’s like she never aged guess she was always talented her age didn’t even matter then . Who will believe she actually released this song 12 years ago .

  • @ismaacilyare4664
    @ismaacilyare4664 2 роки тому +37

    Full Respect Ikraan caraale🥺❤️👰

  • @abdiaziizibrahimmohamed7203
    @abdiaziizibrahimmohamed7203 2 роки тому +27

    2010 waxay ahyd hees dareen goo’niya xambaarsan Qof lala joogo iyo mid laga maqanyayba dareen kaliya u wada leh Qalbiyo badan xasuuso iyo jawiyo kala duwan galinaysa qaarkodna ay dhaymo u tahayba maqalka heestani Fav song wlhei✨🥺❤️

  • @cabdirisaqqoorgaab4007
    @cabdirisaqqoorgaab4007 2 роки тому +91

    Gaadhsiya song of Ikraan Arale it Reminds me when I was young my older sister Use to listen her song's 10years ago its Great time and that time I was learning in primary school Appreciate Ikraan for your beautifull songs

  • @elmadator7160
    @elmadator7160 2 роки тому +12

    2:53 ikran carale respect umujisay canuga yar wa sababta ku jecladay fanaaninta hore

  • @Siad101
    @Siad101 2 роки тому +37

    10 bisha 9 2010 ayaan dhagaystay imika 11 Sano laga jooga old is gold hadaa iga danbayso ❤

    • @umumiskiin7500
      @umumiskiin7500 2 роки тому

      Bzinka wall ma noshahay🥺

    • @Siad101
      @Siad101 2 роки тому +2

      19 Sano jiraa hada walal waan yaraa 8 jir ahaa 😢😢

    • @sagalabdirhman5939
      @sagalabdirhman5939 2 роки тому +1

      @@Siad101 dhaqaaq ba ahayd haddad 8 jir heeso kudawanjirtay😁😁

    • @Siad101
      @Siad101 2 роки тому +2

      8 jir wax waa qabanaysaa wllhi eedaday ayaa dhagaysan jirtay Ana waan dul fadhin jiray 😢

    • @DhaayoQurux-nq9iv
      @DhaayoQurux-nq9iv 6 місяців тому

      @@Siad101 😂mucaazhaq

  • @bashirabdullahi7970
    @bashirabdullahi7970 2 роки тому +22

    This song I hear when I was young I don't understand the word clearly but I liked her golden voice , at this time i going Dugsi

  • @DejongForland
    @DejongForland 3 місяці тому +4

    Magacygu Wa Apdala apdijabar heestan iyo Qoftanba waan jeclhay😢❤

  • @user-vn2np5cz3g
    @user-vn2np5cz3g 3 місяці тому +5

    Her stage prensence the way She Gives every one attention is examplry I think ikraan is very humble becides been talented.....

  • @victorianjoki5822
    @victorianjoki5822 Рік тому +37

    Wow!I'm now obsessed with Somali songs,🥺✨❤️❤️

  • @abakorahmed902
    @abakorahmed902 2 місяці тому +9

    still am watching 2024

  • @asalanhuseindeheye3150
    @asalanhuseindeheye3150 2 роки тому +16

    Borama ayaan ka daawanayaa hees iyoh cod midho macan leh hadad iga danbayso love ku taabo

  • @hamdikorio2727
    @hamdikorio2727 2 роки тому +74

    Hesstaan yarati Degesani jire Old is Gold ❤️😍💯

    • @hassanowmalay
      @hassanowmalay 2 роки тому +1

      Heestan waaga ay so bexesay 2010 an jeclahy heesta kaliya mobilka aan ku shubtay eheed cajaaib hhhhh

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 2 роки тому

      Gabar tan iyada yar be

    • @younge252
      @younge252 2 роки тому

      Yaranta 😂 abti i feel like i speak more Somali than someone 😅 all jokes aside im more into learning my people more than ever even i spent a lot of time learning 5 different languages

    • @mahamedmuse8407
      @mahamedmuse8407 2 роки тому

      @@farhiaismail1984 ch

    • @halimaharethalima6544
      @halimaharethalima6544 Рік тому +1

      ​@@younge252 kaah😂

  • @mohamedyare555
    @mohamedyare555 2 роки тому +9

    "Hakudonsadee deeqsigan jeclaa garsiyaee,garsiya garsiya idinkuna garsiya idinkuna garsiya idinkuna garsiya idunkanaa"🥺

  • @fuadabdi2137
    @fuadabdi2137 2 роки тому +15

    Hargeysa ayaanu kugu sugaynaa Ikraan 🥰😍

  • @HONEST.256
    @HONEST.256 2 роки тому +5

    cani somali mixi lakine ufsomali wangilineu one love from kampala uganda ilove somalis people iam munyakole kabilee

    • @sorryboss8550
      @sorryboss8550 17 днів тому

      welcome walal this also your people and they love you

  • @haybejnr5356
    @haybejnr5356 2 роки тому +41

    Old is Gold
    Reminds of my 1st love , i used to listen it every time

  • @Mohammed_amein
    @Mohammed_amein 2 роки тому +48

    Queen Always Queen 👸
    I was listening 9 years ago I still listening 🎶
    Old is Gold❤️

  • @drabdurahman_mohamoud_ali
    @drabdurahman_mohamoud_ali 2 роки тому +64

    This song reminds me of an exciting time I had. it was a time when i was in intermediate school. These are the days when I started acting in love

  • @libanpac-cg8mn
    @libanpac-cg8mn 10 місяців тому +3

    Old is Gold I miss those days 😀❤🙈ikraan caraale queen of the queen :Nolow ❤🙌✌yaqee

  • @hushmad162
    @hushmad162 2 роки тому +9

    Inta Fanan ka heysto ee dumarka ah Qofta kaliya ee An ka tageero maalin uun waxan rajeynaa in an Kulano insha allah Full Recpecte🇸🇴🇸🇴

  • @user-cp4py8oi5q
    @user-cp4py8oi5q Місяць тому +1

    I am sure,You don't tired of listening to her songs, and her voice that makes no change!

  • @annastaciawaweru7004
    @annastaciawaweru7004 Місяць тому +2

    Somali guys.. Setahay ❤❤❤...aki wasomali..i love you people so much ❤❤.... Waancujeclahay😂😂

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Рік тому +13

    Allaha aan ka cansano oo aan quraanka dhageysano

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 2 роки тому +14

    Hadii ad layaaban tahay Labiska ama Stylke Ikraan caraale sideyda cml Like dhac kusii❤️🔥💋
    Gabdhaha dhaadher oo dhuuban wa kuwa ugu quruxda badan dunida🥰

  • @abdimalikmohamoud2027
    @abdimalikmohamoud2027 2 роки тому +5

    Ikraan caraale. Wll loo xiisay 🔥💫💫💫

  • @Cawalecabdilahi
    @Cawalecabdilahi 9 місяців тому +2

    Codku waaa codkii qrxdu waaa qrxdiii dheeehu waa dheehiii after 13 yrs later 🎉I'm watching 👀 💖 ikraan maxamed carale 😮

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому +5

    Edaded u eg tahay leylo carale aun u eg tahay best song

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 2 роки тому +10

    Wow 😯 omg waa loo kacay gabadheena m.a ❤️❤️🙏👸👧

  • @eng-fahadabdirisaq8143
    @eng-fahadabdirisaq8143 2 роки тому +6

    Dhashii arab sheekh isaxaaq guulayso abti ❤️❤️

  • @zakariaabdullahi181
    @zakariaabdullahi181 2 роки тому +9

    She became way more beautiful 😍 💕

  • @cabdiqaniyazin9158
    @cabdiqaniyazin9158 2 роки тому +14

    Heestani waxaY tabanaYsa qaLbiyada dadkii is jeclaa ee Hadana waqtigu kala diraY allaah Haysku so celiyo maruun qalbiyadi kala fogaadeY xasuus gara 2010 ikran❤

    • @gulleidfj8826
      @gulleidfj8826 2 роки тому +1

      Aamin wll ilaahay anigana jacaylkygi ha iiso celiyee😪

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 2 роки тому +11

    Eedo Mansha Allah Mugdisho waa magaladada Ikranay Boqortoyadaas ayaad ka dhalatay 👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷💯💯💯👏👏👏💉💉💉💉

    • @hanafais6112
      @hanafais6112 2 роки тому

      Reer Somaliland ayeey u dhaxday markas manan idin ka nasiib badanen anagu

    • @adnasaalax4733
      @adnasaalax4733 2 роки тому

      @@hanafais6112 QUEN

    • @nadamohamad7870
      @nadamohamad7870 Рік тому

      Ikram Caraale waa Laandheere Hargeisa iyo Muqdisho ayay ka dhalatay
      Mashaa'allah waa Boqorad Ab iyo Abti leh

  • @zihaamlovechannel7764
    @zihaamlovechannel7764 5 місяців тому +1

    Ma ogtahay sidiban geesigan jecla inu guulo igu simo gacmo kor uhayaa ❤ma ogtahay sidi ban goori iyo ayaan gurigu ku noolyahy u gacan salaama ❤my king 👑 mcne ilaahay ha igu kaa simo inago nabad insha allh jacaylba ada ibaraye nabad iigu imo mcn I can't wait maalinka kula kulmo ❤

  • @najibalfa3748
    @najibalfa3748 2 роки тому +5

    Wan ka xumahay gabadhii aan jeclaa inan showkedi kaso qeeeb galin blse mar uun wan rajeeeyna insha alllh

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 Рік тому +5

    Gaarsiiye geesiga jeclaa inaa wali ilaawin aan jeclahay🥺💔🚶‍♀️💊💉🫀

  • @cabaaslamahuran1735
    @cabaaslamahuran1735 Рік тому +13

    I used to hear this song from girls in 2012
    I didn't try to listen to the meaning of this song and the sweet melody at that time but now I understand the meaning better because this song is amazing.

    • @josephatulo2630
      @josephatulo2630 Рік тому +1

      Can you please translate the song? Or say what it means. I am Kenyan and I heard it from my friend's WhatsApp status and I had to ask coz I fell in love with it.

    • @melekvural5010
      @melekvural5010 Рік тому +1

      It's talking about the person whom you love and you are sending your love to him /her a love letter through this song basically telling them how restless you're for them .@josephatulo2630

    • @josephatulo2630
      @josephatulo2630 Рік тому

      @@melekvural5010 shukran.

  • @user-we9rz8ci9h
    @user-we9rz8ci9h Місяць тому +1

    Allow unaxariiso Stellka xooshey I muuqta 😢

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 2 роки тому +11

    Legend is alweyz legend ikran arale😍

  • @untilboyofficial2985
    @untilboyofficial2985 2 роки тому +11

    QUEEN OF VOICE COME BACK 😍 WACAN

  • @suldaanfaysal1165
    @suldaanfaysal1165 2 роки тому +6

    24/ jul / 2022 ikraan caraale gaadhsiiya
    Hees weeye wllhi jacayil oo waliba aad dareen u xanbaarsan ilhow kuwii is jecel nolosha uqurxi farxadna ku waari like saar hadaad iga danbayiiso❤️😓

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Рік тому +2

    Heesta oo dib u qaadey baa one-million gaadhey waa wax kale. Runtii😮

  • @almaazapdi3667
    @almaazapdi3667 Рік тому +2

    Heestaan Maalinnkey soo baxaysay wxay aheyd 10.10.2010 hda oo aan dhageysanaya Waa 11.4.2023 12kasoo wareegtey wa adunyo iyo orodkeeda☹️🤌❤️

  • @ASADABADIHAAJI
    @ASADABADIHAAJI 9 місяців тому +8

    wn hupaa in aad heestan midha mcn aad dib usoo boqoty hadaa iga danbayso like saar❤

  • @mukhtarcayngal1973
    @mukhtarcayngal1973 Рік тому +3

    Old is gold ✨ ikran caraale still young 2010-2023

  • @abdifatahrashid5340
    @abdifatahrashid5340 Рік тому +8

    I really like this song seen I hear 2015 upto now 🔥🔥ikraan ♥️

  • @user-ik4bj6ze5b
    @user-ik4bj6ze5b 9 місяців тому +4

    Nin qurbo jooga un baa garanaya micnaha dadkisa waan idiin xisay mar un waan idiin arki doona dadkeygi

  • @khadarcrazy5314
    @khadarcrazy5314 2 роки тому +2

    Gabadhan Ikran carale Waxey u egtahay Gabadh dumashibilan ah😍malaka jexay BA isdaheysa imagine

  • @abdallahassan8888
    @abdallahassan8888 2 роки тому +4

    Am leaving this comment for the future.

  • @abdikadirknaan4206
    @abdikadirknaan4206 2 роки тому +6

    Queen ikraney It's your TIME to shine Again like DIMOND.

  • @abdinajibomar9593
    @abdinajibomar9593 3 місяці тому +1

    Ikraan codkeda Inaba caadi mahan❤

  • @xasansangar6105
    @xasansangar6105 Місяць тому

    Back to one of my best memories of my career love you ikraan arale

  • @farduuscrashiid9527
    @farduuscrashiid9527 2 роки тому +2

    Ikraan hargaysa kalay wllshy

  • @jajundidiya1347
    @jajundidiya1347 3 місяці тому +1

    Maogtaxay sidibaa garidaan jeclaa inuu guula igu simo gacmaha kor uhayaa 😢

  • @maayavolges1871
    @maayavolges1871 2 роки тому +13

    Old is gold ❤️🎼

  • @user-sc6ng5uj9i
    @user-sc6ng5uj9i 11 місяців тому +11

    Say masha Allah

  • @ibrahimadde8725
    @ibrahimadde8725 Рік тому +2

    Love you my people ❤❤❤ from USA 🇺🇸

  • @MohamedOmar-zd2tc
    @MohamedOmar-zd2tc Рік тому +1

    Ikraan Waa qof qalbi fcn wlhi, keep going ina abti

  • @himilohaldhaa3347
    @himilohaldhaa3347 2 роки тому +2

    Naagtaan isma badasho masha Allah inteedinla egtahay

  • @ilyaazabdi3447
    @ilyaazabdi3447 2 роки тому +7

    This song my favourite the best fanaan ikran crale keep going✌️✌️

  • @abshirdhiirane-gr2cu
    @abshirdhiirane-gr2cu Рік тому +2

    Heestaan Dareen Gaar ah Bay ii samaynasaa❤👑

  • @abuyasalah4055
    @abuyasalah4055 Рік тому +3

    ikran is an epitome of our diversity. she is fond of complex phonological quotations that explains our rich heritage.
    someone should contact me with her

  • @abdihakim937
    @abdihakim937 Рік тому +4

    Eleven years still I in love.......

  • @annastaciawaweru7004
    @annastaciawaweru7004 Місяць тому +1

    ❤Its 2024..this song Gets into my veins ..i love it...somone translate it fr me ..😢

  • @DejongForland
    @DejongForland 3 місяці тому

    Fanaanadn taagera Buuxa u ahay❤

  • @M.k.HJJBoy
    @M.k.HJJBoy Місяць тому

    Ikraaaan Araaaale Keeep Going 😢

  • @oraahsameadanhassan2363
    @oraahsameadanhassan2363 2 роки тому +1

    Salaan gacaltoyo iga gudoon Ikraan carale✋✋👌👌

  • @davylokuria9893
    @davylokuria9893 11 місяців тому +1

    Nice song ikraan carale❤, can’t understand but it is worth🎉

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 2 роки тому +4

    2010 🔥
    2023 🔥🔥🔥🔥
    2045 🔥🔥🔥🔥🔥✌️🖤

  • @user-vn2np5cz3g
    @user-vn2np5cz3g 3 місяці тому

    Ikraan we love you made me so match this song for the last two weeks beuty height Traditional and modern best of the best you represent so much tou Us......❤❤

  • @sahalsagalo9646
    @sahalsagalo9646 2 роки тому +1

    heestan xataa hdii showyo farro badn lagu qabto still top ikraan another level

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 2 роки тому +3

    Camaradaadu wa fcnthy bro iyo qaabka duubiistaadu

  • @ynwaismail5729
    @ynwaismail5729 Рік тому +8

    One of My favourite singers ❤

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 роки тому +2

    Hees xasuuus i ah 10 /10/2010 soo baxday manta laga joga in gaadho 12 wax ka dhiman 3 bilood 👀

  • @moxamudmudy1730
    @moxamudmudy1730 2 роки тому +4

    Super amazing 💯

  • @hayanyare1791
    @hayanyare1791 Рік тому +1

    Masha allah qofta khasa entageero ikraann caraale ala ha isku kiin xafido

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 2 роки тому +3

    10jir ano ahaa maqlay hadana 22alx❤️🥰🔥🔥

  • @ubaxdeeq9050
    @ubaxdeeq9050 18 днів тому

    Inu guule igu Simo gacmo kor uhayaa😢❤

  • @hamzahaagio5888
    @hamzahaagio5888 Рік тому +3

    cajiib 11sano kahor ayan maqlay ano ciyala balse magaranayn macna ay katurjumayso ,gabad inabti nahay dhegaysan jirtay ojeclayd ,ilaa iminka waa midaan ugu jeclahay 💯 ikraan caraale
    ❤ ❣❣

    • @aaminomaxamed6833
      @aaminomaxamed6833 3 місяці тому

      16ama15 sano hubi halkaa

    • @hamzahaagio5888
      @hamzahaagio5888 3 місяці тому

      Waa markey heestu soo baxdey waan xasuusta waloon wagaa jacaylka waxba ka aqoon😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 місяців тому

    Masha allllah ikraaan caraaale nolow fanaaand qaaaliye❤

  • @yupyura9566
    @yupyura9566 2 роки тому +1

    Fananada ugu shidan xligan 👍

  • @siciidcllaahi4272
    @siciidcllaahi4272 Рік тому

    Waan hupaa inaad ka heshay heesta miraheeda haad iga danpayso like love
    After 2015♥️🎈

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 2 роки тому +3

    Qaan gaar maaheen markaan dhageysan jiray Alahayoow iga cafi
    Gaboow waa raaxeestay

  • @yacquubzeerka5126
    @yacquubzeerka5126 3 місяці тому

    Ikraan caraale aduunkaygii😂❤

  • @abdillahimoodhikaar7523
    @abdillahimoodhikaar7523 Рік тому +5

    11 years after, their voice no change,still looking young

  • @SuhaybXasan-ch8ys
    @SuhaybXasan-ch8ys 4 місяці тому +1

    Bari hore ayaan dhagaysan jiray

  • @shiremuminmohamud7238
    @shiremuminmohamud7238 2 місяці тому

    Waxan dhageysan jiray 2012 anigo form2 heesihii waqtigas waku ugu xasuusta badan dhalinyarada. 2015 heesihi ka dabeey iima xisaabsano💥

  • @MohamedAhmed-qc3qo
    @MohamedAhmed-qc3qo 2 роки тому

    Old is gold. ....anywy 😍

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 2 роки тому +2

    qurux aan is dhimeen ikran arale cimiri dheer cafimad
    Fananada gabadhaha uhu jeclahay

  • @sophiaabdi5902
    @sophiaabdi5902 2 роки тому +2

    Old is gold💖🌸

  • @bossamiir6826
    @bossamiir6826 2 роки тому +7

    Waxaan soo xasuustay waayahaygii hore 11 sano ka hor iyo BOSASO PUBLIC SECONDRY SCHOOL oo aan dhigan jiray.
    Best song

    • @hafzahared6248
      @hafzahared6248 2 роки тому +1

      2019_2020 kabaxay f4 pbss ana

    • @worldtoday1331
      @worldtoday1331 Рік тому +1

      2009 baan ana dhigan jiray waa aduunyo, beriguu iskuulku xiisaha lahaa iyo baashaalka. Hhhhh

  • @sumayalukmanmaalim9450
    @sumayalukmanmaalim9450 2 роки тому +3

    Fav song 📌

  • @abdighanicoolman6775
    @abdighanicoolman6775 2 роки тому +1

    Ikraan caraale alaa yacasik xasuus hore ayaad isoo xasuusisay

  • @AHMEDJamah-uz7pq
    @AHMEDJamah-uz7pq 2 місяці тому

    Ikran carale golden voice ✨️ 5 years