Xasilooni 2012 New song Nimco dareen Directed By Ahmed Ugaaska

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Xasilooni 2012 New song by Nimco Dareen Directed by Ahmed Ugaaska
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
    • Saynab Labadhagax New...
    ~-~~-~~~-~~-~

КОМЕНТАРІ • 403

  • @nadiajama2936
    @nadiajama2936 Рік тому +13

    2023/11 March xal ban u arka nafteyda in an xasloni baro😭😭😭💔

    • @PastosyasserPastos-td6cm
      @PastosyasserPastos-td6cm 9 місяців тому

      @nadiajama2936 wa xaqiq huno

    • @Ciidle1
      @Ciidle1 Місяць тому

      Aniguna 13 March 2023 ayaa xalka naftada qaatey labo maalmod baa ka danbeyey ma bogsatey 😢

  • @hamzemario
    @hamzemario 8 років тому +27

    waa hees aad u macaan xasiloni waa erayadii abwaanka wayn abwaan cabdixakiiin cabdlahi jibriil (QIIQ) waa abwaan aad aan uga dambeeyo tanoo kaliya mahee 100 heesood oo sidan u macaan yuu lee yahay noolow abwaan aduunku waa afarcishee codkii macana ee nimco dareen music gii laxankii axmadwali ibrahim maxamud furinle (ciiltire) :o

    • @nim7534
      @nim7534 7 років тому +2

      Hamze Omar markaas tolow ciiltire ma ahaay mise kkkkkkkkkkkk

    • @raqyiasjsuesdfgahmed8424
      @raqyiasjsuesdfgahmed8424 6 років тому

      Hamze Omar sydg

    • @ZakiMaanaf
      @ZakiMaanaf 22 дні тому +1

      Abwaan ka magacis

    • @yacnick
      @yacnick 9 днів тому

      Qiiq baa la odhan jirey AHUN​@@ZakiMaanaf

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 4 роки тому +34

    2020 February 7 I’m here again
    7years ago 🥴😢
    Xalbaaan Uu arkaa Nafteyda In aan Xasilooni baro😭
    I watching For Emotional 😭
    #NIMCO DAREN we miss You From:-Jgjga
    #ABWAN QIIQ: Rest In Peace

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 4 роки тому +3

      Bro abwaan Qiiq uu dhintay 😭😭😭 allha unaxariisto ameen ameen🤲🤲

    • @abousaleh9110
      @abousaleh9110 2 роки тому +1

      amiin alleh unaxaristo abwaan abdixakiin qiiq abwaan qaliyu ahaa

    • @yussufbaaqijaceyl
      @yussufbaaqijaceyl Рік тому +1

      murtidii abwaan Qiiiq yaa aruurinaya ninkaas gob buu ahaa han weyne😢
      murti qiimo weyna samayn jiray

  • @mavtuhaomer6191
    @mavtuhaomer6191 4 роки тому +20

    2020 lamarayaH ma ilaapo heztan waa hore ayan dhageYzan jirey😣😣

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 років тому +11

    Heestan waa mid ka mida heesaha aan soomaalida ugu jeclahay.
    Boqortooyo

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 5 років тому +4

    Heestan walahi waqti aan dhawayn ayan dhagaysan jirnay
    Nin an sxib ahayn aya si macan u qaadi jiray
    Markasan noogu celcili ku odhan jirnay
    Somali classics the best

  • @fuadtatabte4582
    @fuadtatabte4582 5 років тому +56

    Inta dawanayza 2019 like me
    Nimco dareeeeeeeeeen ❤❤

  • @SabarinSabarin
    @SabarinSabarin 2 роки тому +2

    Allh ha unaxristo abwanki sameye heesan xaal baan u arkaa nefateyda inan xailowni baro

  • @khalidali-yo6zm
    @khalidali-yo6zm 2 роки тому +5

    I remembre 6/3/2022 kutahya derby mansheter baan kusugaya guul unted fanaanad qaliya dareen allh unaxaristo abwaan abdixakiin qiiq

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 роки тому +3

    Alayacizak hees xasuusteeda wadata weye waxa Ereyada maskaxdiisa kaso curiyay allaha janadii ka waraabiye Abwaan c/salaan c/llahi jibriil QiiQ , Laxanka iyo Musiguba waa Ustaad Furunle wlhi heestan jawi aan caadi ahayn ayu ku laxameeyay kuna tumay 🥰😍

    • @ayuub_Ka
      @ayuub_Ka 2 роки тому +1

      Kaalay maanta ila dhegeeso

    • @asadbeellochanel9237
      @asadbeellochanel9237 2 роки тому +1

      Waliba heestu ahmed wali ayay ku socota waagay qiiq iyo ahmed wali isku kooxda ahayen ayu ahmed wali si xun ula dhaqmay suu qiiq yidhi heestan itun bari danbe ayuu ogaaday furinle inay qisadu isaga ku socoto hhhhh

    • @abdirahimashuur160
      @abdirahimashuur160 7 місяців тому

      ​@@asadbeellochanel9237kkkkkk waar ma aha midhaa 😂

  • @mohmegan
    @mohmegan 12 років тому +6

    VIDEO GAAN wuxuu noqon doonaa the best music video ever bal usoo fiirsada, waaaaaaaaaaaaaw,

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 11 місяців тому

      After 11 years mano shahay Hadda sxiiip

  • @munaabdullahi8402
    @munaabdullahi8402 6 років тому +41

    Inta firsaneysa 2018 like haleygu qabto 😍😎😉

  • @zooyafaruuq9994
    @zooyafaruuq9994 8 років тому +7

    I love uuu nimco Dareen waan Ku raaxystaa heesahaaga iyo codkaaga mcn boqorada codka sln sare heestani inba caadi maaha

  • @mcmuusechannel8454
    @mcmuusechannel8454 10 років тому +6

    waa hees aad u macaan xasiloni waa erayadii abwaanka wayn abwaan cabdixakiiin cabdlahi jibriil (QIIQ) waa abwaan aad aan uga dambeeyo tanoo kaliya mahee 100 heesood oo sidan u macaan yuu lee yahay noolow abwaan aduunku waa afarcishee codkii macana ee nimco dareen music gii laxankii axmadwali ibrahim maxamud furinle (ciiltire)

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 Місяць тому +1

    Allaha janeeyo Sxbkay walalkay Cabdixakiin Cabdilahi jibrir Qiiq tani hees lama odhan karo way dhaaftey 😢
    Xal ban u arkaa nafteyda inaan xasilooni baro

  • @Maahir397
    @Maahir397 Рік тому +2

    Heestani 2010kii waa wakhti xususa
    Intuu kaxisabto
    Xanunuki
    Jacaylku ibaray xiskayga intaad kamaydho xalban u arkaa naftayda
    Inaan xasiloni barro 😢💗💗😵😢😢😢

  • @shelookjunior9815
    @shelookjunior9815 7 років тому +15

    wlhi waa hees aniga iga hadlaysaa nimco dareen I nolow

  • @liibaanxarago4778
    @liibaanxarago4778 9 років тому +20

    inaba cadi maahan heestani waxan ku leeyahay nimco waxaad tahay fanaanad aad u macaan ana aad ayaan uula dhacay codkaaga waxan ku leeyahay farxad ku noolow?

    • @mataanibnuxaawiye3428
      @mataanibnuxaawiye3428 7 років тому +1

      AL Fanaan Liibaan Xarago hees lasoo qaad dee fanaanada hhhhhhhhhhhh

  • @hibomohamed9384
    @hibomohamed9384 3 роки тому +12

    2021 I’m here I’m still listening 😭💔

  • @nasirosman2224
    @nasirosman2224 10 років тому +3

    Beautiful song with beautiful memories. Beautiful like nimco dareen.iam no1 fan of u ..... Keep on beautifyin with ur beauty heart...

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 9 років тому +11

    Lovely, What a gorgeous voice

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 4 роки тому +4

    2024 inshallh sanadka markay tahay wixi nool like saar qoralkaygan markad aragto
    1:23pm isniin 24/sept/2020 oweliba beerka u jiifo😅😅😅😅

  • @kaifhassan9230
    @kaifhassan9230 5 років тому +8

    2019 yaa ila dawanayo😭😭💥

  • @guledadan6229
    @guledadan6229 11 років тому +3

    wawawa nimco dareen waa fananada aan ugu jecelahay fananiinta somaliyeed i lov you nimco

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 Рік тому +1

    Beautiiful M.a❤ qurux iga dheeh kub qurux badan Allah ku siiyey✅️🎤🇸🇴

  • @nazriindhalat6324
    @nazriindhalat6324 3 роки тому +2

    💋Xalbaan uarkaa nafteyda inaan xaslooni baro❤ 28 june Monday 2021 caawa.waa habeen jecel💋💋💖💋💖💋💖💖🇸🇴💘

  • @Bilan3366o
    @Bilan3366o 5 місяців тому +1

    2024 /4/23 xalbaan u arkaa naftayda inaan xasilooni baro 💔😢

  • @kaifhassan9230
    @kaifhassan9230 5 років тому +6

    2019 yaa ila daawanayo😍😍😍

  • @abdinajibmuuse7174
    @abdinajibmuuse7174 7 років тому +2

    Xidhidhka dhexdena goysay hees smeyn weyn ku leh mucshqicnta 2017 viva nimco daren

  • @ridwansheekh1829
    @ridwansheekh1829 10 років тому +12

    real fun with her waan ku hastaa inanta nimco ah nice so cute

  • @hamzemario
    @hamzemario 8 років тому +18

    really heeestan meel bay itaabatay

  • @satnimabdi1703
    @satnimabdi1703 8 років тому +22

    xalban u arka Naftyda inan xazi loni Baro 😘💋❤😂

  • @muxudindeq8959
    @muxudindeq8959 9 років тому +11

    wwwwww heeestan meel bay itaabatay

  • @mohamedmj1568
    @mohamedmj1568 7 місяців тому

    I love you nimco dareen ❤🎉2012-24 /1/2024
    Wan dhagaysanayaa

  • @nihaalbulshaawi3438
    @nihaalbulshaawi3438 4 роки тому +4

    Xanunku jeclka ibaday
    xiskyga ina ka meydho
    xal ban u arka
    naftyda inana xasiloni baro 😰💔

  • @xidigadhagaxbuur8361
    @xidigadhagaxbuur8361 5 років тому +6

    Yaaa daawanaya 2019 / 17 June ✌✌✌✌

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Рік тому +1

    Ereyadii abwaankii weynaa C/xakiin C/laahi Jibriil ( Qiiq ) allaha unaxaristo
    Musigga iyo laxanka Axmedwali Ibraahin Furinle ( Ciiltire )
    ilbaxdii Adal Empire ( Gadabuursinimo )🔥🔥
    FG:
    Abwaan Qiiq waa Gadabuursi / Makaahiil / Reer Nuur.
    AxmedWali Furinle waa Gadabuursi / Makaahiil / Jibriil Yoonis

  • @cabdilaahiismailcaano295
    @cabdilaahiismailcaano295 6 років тому +4

    😰😰😰😰 Jacaylaw hadan diba hawshada u galo 💔💔💔💔 2017/july malmihi mugdiga (A)

  • @mohamedabdisamed4014
    @mohamedabdisamed4014 11 років тому +1

    wow waa hees aad cajiib u ah lakiin wexey fanaanadu ku fashilantay dharka. waan taageeraa nimco dareen runtiina waa fanaanad aan aad u jeclahay. waa heestii ugu fiicnayd dhowaanahan lakiin runtii xaga dharka kama fiirsan. hadaan dookhaygu ciladaysnayn...

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 3 роки тому +3

    Still I’m here 2021 ♥️

  • @saadishaodka355
    @saadishaodka355 10 років тому +6

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaW.....................bBy......wlhi ad iyo ad ayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaN uga helay.mcnto

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 12 років тому +2

    woooooooooooooooooooow caadi ma ahan aan ku dhahay

  • @najaadbintudrsiciid3116
    @najaadbintudrsiciid3116 5 років тому +2

    2019 damirka xusjasay dibu ka xisbtay best song nimco dareen

  • @dahirbidhe1867
    @dahirbidhe1867 4 роки тому +17

    I still remember of this song i used to listen it when i was young antill 2020

    • @muxiyadiinbarkhad1240
      @muxiyadiinbarkhad1240 4 роки тому

      2 August 2020 walhi waa heest aan ku xasuusto gabadh aan horay isku jeclayn lakin calafku na kala fogeeyay

    • @amranahmed9376
      @amranahmed9376 3 роки тому

      Me too wllhi I was baby

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman 4 роки тому +1

    Shalaybay ahayd 2012 Markaan ESTV kadaawan jiray Mantana 2020

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 2 роки тому +1

    2021 November
    xalbaan u arkaa naftayda
    inaan xasilooni baro 😶🙌

  • @abdifitahmahmud5987
    @abdifitahmahmud5987 2 роки тому +1

    December 2021 wan so xasuustay heestan markale

  • @xubidaud227
    @xubidaud227 7 років тому +2

    ax ax ax ax xasuus 2012 wakhti iga qaali ahaaaa

  • @omarahmad9565
    @omarahmad9565 5 років тому +5

    2019 who is there

  • @kaderabeib3493
    @kaderabeib3493 Рік тому

    Hada ayay ihaysataa arintaasi xaaskygii aan jeclaa waa iga tagtay wxn ka baryaa malin kasta caruurta ila soo hadashii waanay diiday anigu iyada iyo ubadkaba waan jeclahay kamana samrayo Alle SW hasoo fududeeyo arinta aamiin aamiin aamiin

  • @asmahamoud7499
    @asmahamoud7499 4 роки тому +2

    2020 I'm here ,Iam still listening💔

  • @claraabdul6968
    @claraabdul6968 11 років тому +3

    Waw i relly Like It also I fall in love and nice voice

  • @abadirabdillahiomar2209
    @abadirabdillahiomar2209 4 роки тому +1

    xasuus baa geel lagu xergeya axsan hees dareenle cawa ayuu wakhtigu igu qasbay inaan ku celceshado ereyadii abwaaanki wayna allow kunaxariso abdixakiin abdillahi djibril qiiq

  • @abuukarcabdilahi2201
    @abuukarcabdilahi2201 2 роки тому +1

    I sill lestinnnig and waching 12 october 2021 malin salasa ah allah unaxariisto abwaan qiiq🤲

  • @garadabdullahiali9924
    @garadabdullahiali9924 6 років тому +1

    waxaa tahay fananada aan ku haysto inta Afka soomaaliga ku hadasho so cute

  • @zuleeqa6733
    @zuleeqa6733 4 роки тому +2

    2020 yaa daawanooyo 😥 xanuunku jcylku baday 😥😥

  • @cabdiqani77adan21
    @cabdiqani77adan21 8 років тому +2

    wwwwwwwwwwwww nice wards fananad qali ah nimco dareen ebe ha ku dhawro

  • @hafsaali6252
    @hafsaali6252 Рік тому +1

    2022😭💔garasho iku xerin weysay🤦‍♀️

  • @nimcocabdi5836
    @nimcocabdi5836 5 місяців тому +2

    2024/15 March xanunku jcylku I baday😢😢

  • @clxakiinmohamed9984
    @clxakiinmohamed9984 9 років тому +3

    waaaaw heesta way shidan thy nimco dareen fanaanid jirta

  • @elijahdilaurentis1900
    @elijahdilaurentis1900 10 років тому +1

    Wow best song of nimco drn!!!!

  • @liban200
    @liban200 Рік тому +1

    The video production was awesome,nimco Dareen outfit 😍
    Hees inaba caadi ehen 😍😍😍😍😍

  • @mimo77789
    @mimo77789 11 років тому +1

    xalban u arka nafteyda in aan xasiloni bara cadi ma ahan qoftan wa romantic weyn sxb waxan ahey tagerahada big memeber nimca

  • @SabarinSabarin
    @SabarinSabarin 2 роки тому

    Waa in aan baro naftee xasilowni 2022 jun 4 ayaan dhageysanoyaa inta iga danbeyso waa idin salame

  • @harunmohamed7925
    @harunmohamed7925 3 роки тому +1

    I remember this song when l was 18 year old was interested and today again 2021

  • @CayuuniAhlaam
    @CayuuniAhlaam 4 роки тому +2

    Axx majeclahay hestan 2014 waa hesta kaliya aan isku dhirgaliin jiiraay markaan dhawacsana 😭

    • @ayuub_Ka
      @ayuub_Ka 2 роки тому

      Kaalay maanta ila dhageeso xasuus gal

  • @hamsemahmed3943
    @hamsemahmed3943 5 років тому +1

    Inta 2019 daawanysa farta taaga 😍😍😍

  • @muhamedwardi8845
    @muhamedwardi8845 11 років тому +2

    caadi mahn hesta and jawiga iyo dagnaanta viva Nimco Dareen

  • @raggeedi
    @raggeedi Рік тому +1

    AFTER 10 Years xal baan U Arka Nafteyda Inan Xasilooni Baro

  • @fadumowiilo115
    @fadumowiilo115 11 років тому +3

    wooooooooooooooow yaa salaam great song

  • @goldenboy2305
    @goldenboy2305 6 років тому

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍✅
    DAREEN AXX KU BILOOWDAY.
    XAJIINTA MARKAAD U QUDHAY.
    XOGTAADI IDEEQI WEYDAY.
    HORAY USOCO YARTAY.

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 роки тому +1

    Nimco dareen anoo yar walina waan jeclahay....🥰

  • @amishaahmed2619
    @amishaahmed2619 3 роки тому +2

    2020/11/11 black day 😭

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 7 років тому +4

    damirkii aad xujaysey dibuu u xisaabtamoo xanuunku jacaylku baday xiskayga intan ka maydho xlbaa u arkaa naftayda in aan xasiloooni baro
    ax yaa hees ku taageeraa nimcooy

  • @khaatumaawi
    @khaatumaawi 10 років тому

    Waaw waa hees wanaagsan nimco dareen waad ka baxsatay quruxleeyda..

  • @rabicamaxamud232
    @rabicamaxamud232 6 років тому

    woooow waa hees ..macaan karasho igu.xiirwayaw cod macan...nimco deern

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +5

    wwwww heez maacaan igaa dheeh viiva 💟💟Nimco.dareen 💟💟qalaanjada ogaadeen nolow wllzheey💟💟👍👏👏

    • @maxamedyare3632
      @maxamedyare3632 7 років тому +1

      ibraaHiM swiss zurich hhhhh isku qabiil aya nhy miya mesha ku cady naysa

    • @muxyodiincabdi3839
      @muxyodiincabdi3839 7 років тому

      Maxamed Yare pro inay qalanjo thy kuuma muu qato xaa ku daaray shaydaanka iska naar

    • @ibraahimshakulyare3862
      @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +2

      +Maxamed Yare mayaa wll somali somali baa leeh markaa waa shiidaan thy mcha alllh dheeh pilaa caleeekkkk ...😂

    • @ibraahimshakulyare3862
      @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +2

      Muxyodiin Cabdi wax noogaa zheeg duuqaaa indhuuhuu iskaa xidhayaa dee waa qoladiiyee..lol

    • @muxyodiincabdi3839
      @muxyodiincabdi3839 7 років тому +2

      ibraahim shakul yare hno laan gaangaabka horta maxaa inagu itixaamay hhhhm xaa lanaga siiyaa sakiin liqdhe caku hhhhm

  • @noonecaresyouofficialchann4707
    @noonecaresyouofficialchann4707 11 років тому +2

    maasha allah maasha allah maasha allah

  • @sadaqmoha4847
    @sadaqmoha4847 11 років тому +2

    waaaaaaaaaaaaaaw caadi mahan wan ladhacay

  • @mahamedbaasheahmed3535
    @mahamedbaasheahmed3535 2 роки тому +1

    December 2012 ilaa maantoo la marayo 05.December.2021kamaan xiiso dhicin heestan.
    Alle naxariistii jano ha ugu deeqo abwaankii ereyadan sameeyay ABWAAN QIIQ🤲🏽🤲🏽
    Hadaad iga danbayso LIKE saar👍🏽

  • @ChocoHuzen
    @ChocoHuzen 8 місяців тому +1

    Still love it this songggggg💔

  • @naimakhalif976
    @naimakhalif976 12 років тому +5

    Heestan Naftayda Adbay Uqan cisay Looooooooooolz

  • @maandaweeye230
    @maandaweeye230 2 роки тому

    Hestaan 2012 ayaan jeclaa xasuus hore iyo jigjiga 🤍🙏🥰😘

  • @fatumoahmed1910
    @fatumoahmed1910 4 роки тому +1

    I'm still watching this song

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 2 роки тому +1

    Xalbaan u arkaa inaan nafteyda xasilooni baro🥺

  • @mariaabdimas4950
    @mariaabdimas4950 4 роки тому +1

    Inta daawaneeso dhamaadka bisha 12 /26 /2019
    like iisar

  • @barkhadxuseen3577
    @barkhadxuseen3577 25 днів тому

    2024 Nimco daren 11 sano ka hor sidan mey u ilbaxsaneyd

  • @sumadqaran4483
    @sumadqaran4483 12 років тому +1

    waa hestii oogu qaalisaneeyd ee ay ku luuqeeyso nimco dareen

  • @maxamedabdi3575
    @maxamedabdi3575 11 років тому +2

    waw waaaaaaaw de waa dad isa sheegay si aanay isu ogayn dee meesha maxaa ka dhacay

  • @hibaaq4199
    @hibaaq4199 11 років тому +2

    Love dis song!!

  • @khadarmuslimn4321
    @khadarmuslimn4321 4 роки тому

    beeri hore baan dhagaysan jiray lakin 2020 baay iga hadlaysa .... imika bisha labad sanadkan 2020

  • @bbelove3522
    @bbelove3522 4 роки тому +1

    2020 yaa dawanaayo🤣✊🤞

  • @dreamqueen8277
    @dreamqueen8277 6 років тому +3

    Watching 2018😍

  • @cimranchanal5249
    @cimranchanal5249 4 роки тому

    Nafteydu inaa xasilooni baro xalbaan uarkaa
    2020 baa dawanayaaa

  • @hodale245
    @hodale245 12 років тому +1

    nice song nimo weliba xidigaha isgaysay
    damiirkii aad xujaysay dibuu kaxisabtamoo xanuunkuu jacaylku baday nice words

  • @ahlaamhilimo3333
    @ahlaamhilimo3333 Рік тому +1

    2023 I.m here I.m still listening 🎶 😭

  • @suways3332
    @suways3332 3 роки тому

    2021 ayaan daawanayaa heestan waa heestakaliya een nimco dareenkutagero xalbaan u arkaa naftayda inaan xasilonibaro waa hadal cajiib ah

  • @kabtanka1
    @kabtanka1 3 роки тому +1

    Inta ila dawaneyso 2021 like isaraa

  • @barotech4015
    @barotech4015 6 років тому +1

    Who is wetching 2018 March, 31.friday?
    🎵👌🎤🎤🎤🎤🎤🎤Nimco dreen ❤️

  • @cabdiwahabibrahim6047
    @cabdiwahabibrahim6047 Рік тому

    Nimcoy dareney illahey haku xafido ebadkaa aamiin yaa allaah