Sergei Grajkov | Ninkii Dagaalka Ka Dhex Qarxiyay Somalia & Ethiopia 1977 | Gen. Galaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 203

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 роки тому +57

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننممم

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 4 роки тому +52

    Mar wa isku solaabanayna shanta Somali under ALLAH ☝️

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 4 роки тому +1

      Shan somali majirto waa mid qudha

    • @ilyesibrahim787
      @ilyesibrahim787 4 роки тому +1

      @@fariidtv7127 wa run awoowe.
      Kolay shaqo aya ino taala.

    • @umalkhayrcabdi1795
      @umalkhayrcabdi1795 3 роки тому +1

      Tiisaba daryeelaa tukale ku dara

    • @umalkhayrcabdi1795
      @umalkhayrcabdi1795 3 роки тому +1

      Rejaa 5 soomaali wayn waxaa burburiyey somalia waxaanay ka door bideen 5 federal ah oo yaryar dayaxa hadii la waayo xidigahaa lagu gudaa

    • @luuulubeautiful7390
      @luuulubeautiful7390 3 роки тому

      @@umalkhayrcabdi1795 sax

  • @anthonyd8510
    @anthonyd8510 4 роки тому +7

    Manta manoolo GN.galaal barineh lagayabe inaa aniga dhinto 😭😭😭😭😭

  • @abdifatahismail5632
    @abdifatahismail5632 4 роки тому +34

    Inuu
    Ninkaas kadanbeyey
    Dagaalkas wxa
    Shegay
    Janeral.maxamed nuur galaal🇸🇴💪💪❤💯🙏

  • @cacaca6794
    @cacaca6794 4 роки тому +27

    Rushka dhib weyn ayey u geystaan Somalia
    Shuuci & bakhti xun oo aanan lagaraneyn allow somali u hiili

  • @omarsalatmaalim5615
    @omarsalatmaalim5615 4 роки тому +10

    Saxib sare horoy u soco

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 4 роки тому +7

    long live somalia

  • @addname4952
    @addname4952 4 роки тому +4

    mahadsanid bro

  • @taariikhdaabgaal8194
    @taariikhdaabgaal8194 4 роки тому +7

    Jecliyaa somalida mideeysan oo leader koodana cadalaad sameeyo, Lakin anigu cadaalad MA arkin, Lakin Somalia Allah ha u keeno hogan caadil ah

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 4 роки тому +38

    CIMRI DHEER ALLE HAKU SIIYO I CAAWI WLL
    ♥♥♥♥SUBSCRIEED❤❤❤❤❤

  • @WaaheenMedia
    @WaaheenMedia 4 роки тому +4

    Maansha allah

  • @siciidjamac1554
    @siciidjamac1554 4 роки тому +25

    Macalin Waxad sodaysa Taarikho muhiima noso badi bro

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому +2

      Thanks Siciid

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 роки тому

      taariikhdii hore hadii laydiin soo badiyo m marbaad wax ku qaadanaysaan

    • @gabtannuux6320
      @gabtannuux6320 4 роки тому +1

      Taariikhda waa sax lakiin general galal waa nin Isfaaniya haddi waxyahay taariikh da aya sheega lahayd

  • @khayrulahdiin6334
    @khayrulahdiin6334 4 роки тому +4

    Walaal soo badi ad man kuu tagaraynaa yee

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому +1

      Mahadsanid walaal Ilaahay khayr haku siiyo.

  • @ahmedabdiyasin5037
    @ahmedabdiyasin5037 4 роки тому +1

    Intadan waxnoshegin juqurafiga,dhuleed,esomaliya halmidkadhig,&halmidab mahadsanid

  • @aadancalimaxamed6590
    @aadancalimaxamed6590 4 роки тому +18

    Sxb taariida soo badi sida wax loogu ogaado somali waagii hore iyo mida hadda ay tahay

  • @elmiali6710
    @elmiali6710 4 роки тому +4

    Bismilaahi Dunidu 1960 ayay hubkaas casriga haysatay

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 4 роки тому +14

    Brother waan ku xisay welcome

  • @alifaqi6674
    @alifaqi6674 4 роки тому +1

    mahadsanid

  • @xuseenmaxamud6616
    @xuseenmaxamud6616 4 роки тому +8

    Asc sxb Qaamuus teriikhda 2 dal kuuma saxna iska sax

  • @farah-en3tx
    @farah-en3tx 4 роки тому +3

    mashalah 💟💟💟💟💟💯💯💯💯💯✔✔✔✔✔✔

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 роки тому +9

    Cunugan, taariikh ma garanayo.wuxu ku Leeyahey 1974 kii, ayaa heshiis dhex_marey m. Soviyeeti iyo Somalia. Waa been, abuur cad. 1962 ayuu heshiisku ahaa. Facts baa la rabaa, haddii kale magaca qaamuus, ka badal. Plse.

    • @Badrivlogso
      @Badrivlogso 3 роки тому

      Warya david williumoom cunuga typing Ka qaldamay iska daa

  • @Mohamed-ismail-mursal
    @Mohamed-ismail-mursal 4 роки тому +3

    Keep going wllo

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و

    Caruurta aan taarikhda garaneynin ha u beeen sheegin
    Galaal oo runmasheega ah ayaad taarikh buug ah kasoo qaadatay

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 роки тому +5

    Wuxuu rabey ruushku inuu Soolmaliya burburiyo...gaalo cida ay doontaba ha ahaayee weligeedba burburkeena ayay ka shaqeyn jirtey oo hubka un bey rabtey iney u gadmaan, carabani waxey rabtaa inaan ka hiiseyno oo ay na quursadaan, hadaba Soomaliyey goormaad fahmeysaan inaan isku tashano oo aan dalkeena diinteena iyo dadkeenaba aan hore u marsano...

  • @ahmedhassan129
    @ahmedhassan129 4 роки тому +16

    Markii Sovietkii dumay wixii xulofu la’aha oo dhan wa la dumiyey, dagaladii Somalia na waxaa ka damneeyay reer Galbeedka si Somalia loo ciqaabo.

    • @ahmedhassan129
      @ahmedhassan129 4 роки тому

      @Mangrove Roots Marnaba ma dhihin Somaliya qabiil ma dumin. Siyad Barre afka ayuu reer Galbeedka ka tusi jiray inuu tageero lakiin Somaliya wali waxay iska ahayd Socialist, oo xisbiiga dhama oo wadanka ka talinayay ayaa ku dhisna hanti wadaag kacaaneed. Hadu Siyad Barre si dacad ah u tageeri laha reer Galbeedka kun jeer ayaa kula taliyeen kana codsadeen in Somaliya shidaal laga qodo wuuna diiday.

    • @xaamudabdillahi8356
      @xaamudabdillahi8356 4 роки тому

      Laakiin Somalia xulafo lamay lahayn Sovietka Ruushka Dalka waxa laga saaray 1976 kii 1984 Somalia Marakanka ayay xulafo la ahayd

  • @shidaneshekeye7024
    @shidaneshekeye7024 4 роки тому +2

    Hada ayan ka mid noqday asxbtada sxb hore u soco

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому

      Shidane Ilaahay ha igu asturo in aan noqdo mid wax tar leh. waanad ku mahadsan tahay in aad nagu soo biirtay 100% shukran walaal.

  • @bartamahasomaliya6239
    @bartamahasomaliya6239 4 роки тому +2

    asc masha allaha

  • @kiinaliahmed6523
    @kiinaliahmed6523 3 роки тому +1

    Alle ha unaxriisto adeerkey general galaal oo dulmi lagu dilay😭😭😭😭😭😭

  • @jamaaldheerretube8283
    @jamaaldheerretube8283 4 роки тому +14

    Anigu waan kuusaarey subscribe iyo like adna iisaar walaal

  • @ifkanolosha9344
    @ifkanolosha9344 3 роки тому +1

    Inasha allah we bring back our power

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 4 роки тому +3

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @raadraacmedia7721
    @raadraacmedia7721 4 роки тому +10

    Dhaman umada somalied waxan si naxariisle uga codsayaa inaad
    Dar illahy 1k subscribe igu caawisan please🙏🙏🙏🙏😢😢😢

  • @xogtamaldahan
    @xogtamaldahan 4 роки тому +7

    Bwe qeebta labaad nagasoo dadaji

  • @culusowmadaxwashkax9912
    @culusowmadaxwashkax9912 3 роки тому

    Somalia guul walikeed ayaa laku okaa
    ❤❤❤❤💯💯💯💯💯🤛🤜💪💪💪🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 роки тому +2

    Yes khatimow khayr hel mingiste.
    Now saaaaani

  • @jakeyphillip3031
    @jakeyphillip3031 4 роки тому +4

    Waa beentiis. waxaa la waydiiyay Maxamud Cali Samatar iyo Saraakiil kale . Waa beenawaas. Galaal waxba lagama qoro

  • @yacquubmaxamed8397
    @yacquubmaxamed8397 4 роки тому +1

    Dagaalkii ugu weynaa ee aan galno muu ahayn ee waxaa ka weynaa kii IMAAM AXMED GURAY

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 4 роки тому +7

    Horta somalidu ma ogtahay hadii dhulka somalidu degto laga gooyo kenya iyo ethiopia in aan dhul uhareen saaxiib

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 4 роки тому +1

      Adigu maanad Soomaali aheyn.Waa ayo Soomaalida aad ka hadlaysaa?

    • @mohamedilmihussein6908
      @mohamedilmihussein6908 4 роки тому

      Maxay ugu hari waysey ma dhul yari ayaa hayso labadoodaba waa khayraad kororsi maahee caadi iska dhig

    • @mohamedilmihussein6908
      @mohamedilmihussein6908 4 роки тому

      Adiguse maxa tahay ma xabashi af somaliga barta tahay

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 4 роки тому +3

    Dagaalkaas xukunka soomaaliya aa doonay: qiimo iyo dan nooma laheyn ee cududda ciidanka qaranka soomaaliyeed aa loo dan lahaa in la wiiqo.

  • @LamaFarah-y5w
    @LamaFarah-y5w 4 місяці тому

    Waar wll video gan meyey kii xigay

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 роки тому

    Ma afkaaga ayaa Illahay ugu naxariisan mujrimkii diin iyo dadba

  • @sayidcabdalla3680
    @sayidcabdalla3680 4 роки тому +3

    QAAMUUS❤

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 4 роки тому +4

    Masha allah janaral galaal gyuuul

    • @geelehersi140
      @geelehersi140 4 роки тому

      Galaal duli weeye waaninkii saraakiisha soomaaliya laayey wax qaarta laga gooyo buu istaahilaa

  • @abdiali3384
    @abdiali3384 4 роки тому

    Wow Waa war Aad u xiisa badan oonan weligay maqlin. Lkn sualo badan ayaan ka qabaa oy ka mid tahay Soviet ku markaa ma dagaalkii labaad ee aduunka ayay rabeen inay bilaabaan. Say saldhiga Maraykanka ee Ereteriya iyagoon dagaal toos ahi dhex marin. Waad ku mahadsantahay taariikhdan muhiim ka ah eed iska xilsaartay sxb.

  • @mostaphamohamed429
    @mostaphamohamed429 4 роки тому +2

    Ok waa xog aad u muhiim ah waana history sax ah. Lkn waxan idinka codsanaynaa in aad soo gudbisaan khilaafka wixii keenay ee Soviet Union ka in uu Ethiopia raaco

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому

      Mahadsanid #Mostapha Insha Allah wixii aan ka helno xogtaasi waan idinla wadaagi doonaa iyo waliba dadka goob-joogga ahaa waxa ay ka yidhaahdeen.

  • @abdirisaqzuuzi326
    @abdirisaqzuuzi326 4 роки тому +2

    Away qaybtii labaad wll

  • @mahadcq8355
    @mahadcq8355 3 роки тому

    Rushka iyo mareykan ana waso

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 4 роки тому +7

    Niyow jaaniskaa maxaa loo dayacay

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 роки тому

    Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye.
    Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. C

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 роки тому

    I'm so sorry my second country of somalia

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 роки тому +2

    Warkaan intiisa badan waarun lkn galaal waabeenlow!!

  • @joyman7026
    @joyman7026 4 роки тому +8

    Nolow waligaa sxb

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому

      Thanks

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 роки тому

      siyaad bare galaal ciro maxamed cali samatar waxay ahaayeen cadawgii dalka iyo dadka burburiyay ilaahay naarta jahanam ha ku fogeeyo

  • @ibrahimisman246
    @ibrahimisman246 4 роки тому +2

    Hum ok pour les enfants et des adolescents qui se sont fait une spécialité de main à la pâte pour les enfants et des adolescents qui

  • @WaaheenMedia
    @WaaheenMedia 4 роки тому +3

    Warbixin Cajiib ah

  • @abdullahinadiir9353
    @abdullahinadiir9353 4 роки тому +1

    Sxb tariikhda aska shekaynhayso waxaa ficnanlahd iyado vidieo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому

      Abdulahi Nadiir, Mahadsanid walaal. Insha wixii muuqaal ahna waan samayn doonaa ee aan helno. inta badan waxaan iska dhawrnaa wax aannaan lahayn in aan qaadano.

  • @jaamacawcabdi9284
    @jaamacawcabdi9284 3 роки тому

    Great

  • @cabdimaailkabshir2025
    @cabdimaailkabshir2025 3 роки тому

    Shiikh xuseen cali

  • @ibraahimhaaji5067
    @ibraahimhaaji5067 4 роки тому +11

    benta ddka kadhaaf dagalki ugu weynay mahne Somalia itobiyo waligen ayan ladagalni imanka axmed guurey aya sfcn ula dagalay

  • @binalishopping4022
    @binalishopping4022 3 роки тому +1

    😭😢 maanatana waxaadilay farmaajo

  • @Guelb123
    @Guelb123 4 роки тому

    Asc Ahmed yacin

    • @abdallaelmi4013
      @abdallaelmi4013 3 роки тому

      kkkkkkkk Bal Dhegeysta Beenta intaa le,eg. Midawgii Sofiyeeti Ayaa Dagaalka uu la Gelayo Mareykan iyo Naato uga Sheekeynaya Gallaal. Aduunyooy Xaalkaa Ba. Galaal Alla Haunaxariistee Kalmad Runaba Ma Aqoon.

  • @PSA4
    @PSA4 2 роки тому

    Ninka aad taariikhda kaso gudbineysid galaal aad leedahay taariikh madow ayuu leeyahy waxba hakaso gudbin ninka rag baa ku maqan waana sababta maxamed siyaadbare oga dhigay buush (qofan shaqo lodirsan)

  • @jaamacxuseen8835
    @jaamacxuseen8835 4 роки тому +2

    Walle lixaayo horaa aheen lkn hada warkaas majiro somaaliyee toos insha allh ❤😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @h.s.a3661
    @h.s.a3661 3 роки тому

    Maxamed siyaad bari ale uma naxariisto alow qof kasta oo dalkiyga soomaliya iyo dadkayga dhibkan dhigoda shubay manta wali socda ukeena alow nooga aar goo rabow adaa awood lehe

  • @jakeyphillip3031
    @jakeyphillip3031 3 роки тому

    Waa sheeko halaasiya. Yaa dhagaysta Galaal. Waa beenawaas, faan jecel. Aniga kaligay baa la iiyeeray ku lahaa. Waa been cad. Saraakiisha ugu aqoonta yar buu ku jiray.

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 роки тому

    Beeeentaaa weeeyi somali iyo ethopian ma ciyaalbaa yaa isku diri kara saanado hoooy badan oinad garanayn bay cartamayeen goolaftamayeen isku nafiseeen dabadeeeeed. Dadka waawayna wax haw dhinin geeeeskuna intaa ka qaaaalisan bagadh yahaw xumi hanaga ceebayn dabadeeeedna way walaaaaloobeene waligiinbaad guuuuulaha cid kale ku tistaan. Akhasssssss cooooooq iga aaaamusii.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 4 роки тому +2

    Nin aan geli oo looga sheekeeyey Ayuu xiise u leeyahay

  • @museadam9815
    @museadam9815 4 роки тому

    Waa 1964kii heshiikaasi.

  • @rabiicanimcaan1671
    @rabiicanimcaan1671 4 роки тому +2

    Somali wax iska celinkara ma jirto hadi ay midowdo

  • @jaamaal-yaasir3713
    @jaamaal-yaasir3713 4 роки тому +3

    Gataalii ber bera lagu aasayna yaa labaxay noo dhameeyoo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому +1

      Walaal Jaama Al-yaasir, sheekada halkaasi ayuu ku dhaafayaa Genaraal Galaal faahfaahin dheeraad ah ma sii galayo. Gantaallahasi meel ay ku dambeeyeen muu sheegin.

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 4 роки тому +3

    aad baan idiin xiisayn jiray balse markaad jabteen waa markaad galaal soo qaadateen oo ilaa mar dhowayd ahaa jaajuus amxaar waan ku faraxsanahay dowlada abey ha noolaato iyadaa eriday jaajuuskan jebiyey somali welina nacasnimo u nool

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому +1

      Siyaad Mahadsanid walaal. xidhiidhka sii wad hanaga hadhin. Galaal waxa uun uu ka mid yahay saraakiishiisa soomaaliyeed ee wuxuu ka hadlayay aan soo qaadanay kuwa kale ee noolna wixii ay hayaan dhammaantood waan soo qaadan doonaa intaan ka gaadhno. qof walba dhaliil wuu yeelan karaa. Thanks walaal.

    • @ayuubismail3615
      @ayuubismail3615 4 роки тому +2

      Sayid jaamac
      Wll maxaad ku caddaynaysaa arrinkan.
      Miyaanad ogayn inay danbi wayn tahay been abuuradku

    • @xaqiiqsheegtv7915
      @xaqiiqsheegtv7915 4 роки тому +1

      Ninka Galaal ku tilmaamo jaajuus oo Dambiile ah, siyaadna Ka dhiga bila dambi keliya waa Nin Daarood ah any way General Galaal meesha iyo howsha shaqada leh ee uu qabtay waa mid meel sare ugu qoran qarankanaga iyo dadkanaga maaha mid wax laga weydiinaayo beesha Daarood

  • @abdiraxmanaadan5195
    @abdiraxmanaadan5195 2 роки тому

    Hello

  • @abdiwaliqubaley2407
    @abdiwaliqubaley2407 4 роки тому +3

    Yakadan beeyay

  • @Taatiko21
    @Taatiko21 4 роки тому +3

    Ii saar subscribe kadibna soo gal reply si aan kuugu saaro

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo 3 роки тому

    Waxaa fiicnayd in aan kasheekayno khaladaadkii aan galay dad masaakiin ah ayaa lagu laayay waxaan xasuustaa maalin ayaan waxaan dagnay meel layiraahdo lowanaaje cid soomaliyeed oo meel dagan ayaan u tagnay waxaanan waydiisanay caano nin wayn oo oday ah ayaa noo yeeray wuxuuna nagu yiri waxaan idiin sheegayaa hadii aad naqiyaanaysaan ilay in uusan idin guulayn maba fahansanayn waxa uu sheegayo kadib ayaan xasuustay

  • @jacfarcali9691
    @jacfarcali9691 4 роки тому

    Warbixintaan xaqiiqda kuma salaysno, sababihi Somalia ay uso jabtay waxay ahayd inagoo sofiyedka wadanka ka saarnay oo kaso horjeesany marka ninki aan dalka ka saarnay ayaa dagal gala ina yiri hadal macqul ah maha, sababihi aan u erinayna waxay ahayd inuu kaso horjeeday dagal in lagu qaado Ethiopia oo iyadana saxib dhaw la ahayd sifiatka.

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 3 роки тому

    Galaal run masheegi jirin

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому

    Yaasalam

  • @behlisomli8374
    @behlisomli8374 4 роки тому

    LAKIN WAXA U SAMEYEY WAX QALDAN O U HILIYEN ITOBIA LAKIN SOMALAI WAXAY U SAMEYEN XITA MARKI SOMALAI AY NOQDE ABAR WAXAY MUDAN YIHIN AMAN WAYO WAXAY U GARAB QABTEN SI HAGAR LA AN AH WANA KU MAHADSANYIHIN

  • @maankamk812
    @maankamk812 4 роки тому +1

    Taariikda ha ka been sheegin

  • @hassanhussein149
    @hassanhussein149 4 роки тому

    Is one Somalia

  • @kiinaliahmed6523
    @kiinaliahmed6523 3 роки тому

    Codsi Walsall kazoo hadal taariqda general galaal

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 4 роки тому +1

    waxaa dagaalkaa uu ahaadagaal la doonayay in lagu yareeyo isaaqa waanay ku madheen waayo waxa dagaalku ka dhacayay dagaanadood iyo.meel u dhaw

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 роки тому

    Gaaladu waa hasha geela cunta ee cabaada iyaga isku diray somaliya itoobiya

  • @faisalmohamed4028
    @faisalmohamed4028 2 роки тому

    Korkeena Cambuulo lagu cubay welina lagu cunooya.

  • @caliyare1217
    @caliyare1217 Рік тому

    Somalia dib ma,usoo lwban kartaa ?

  • @adsoyan5157
    @adsoyan5157 4 роки тому +1

    Galaal waa nin ka qeyb qaatay dagaaladii sokeeye waana beenaale. Soomaaliya iyo USSR waxa ay isku dagaaleen itoobiya ma weerari kartaan iyo waxaa naga maqan dhul soomaaliyeed oo waan soo cshaneynaa. Arintaas ayaana keentay in ruushka soomaaliya laga eryo oo reer galbeed lala saaxiibo. Waa nin liita oo raba inuu taariikhda been kasheego.

  • @tuqo873
    @tuqo873 4 роки тому

    History, somalia have to correct their mistakes of political LEADERSHIP, why Fighting with neighbors why wars, why corrupted idealogies, why tribalism and clan leadership

    • @Ahmedali-bj2bo
      @Ahmedali-bj2bo 3 роки тому

      I agree with you that war because the people we were helping they didn’t want freedom waxay ahayd wax aan kashalaynay

  • @ibraahinmaxamed5253
    @ibraahinmaxamed5253 3 роки тому

    Xuska badiya mingite xayle maryan somalilan iyo somaliya waxladhaho . Nooga sheekeen maysid adeer siyaasad iyo calan cid wax kawaydiin mayno adeer hadii diin lagu dhaqmayo wadada loomaro wuu nunaqaa doorasho diin iyo dimuqraadi iyo siyaasad

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 4 роки тому +2

    Kuye butiyaale yaahuu ,quuriwayto

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 4 роки тому +1

    Qaybtii 2 aad soi dedeji wll

    • @mohajabir58
      @mohajabir58 4 роки тому +1

      ana hada dhihi rabey kawaran😂😂

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +2

    Somali waa la qatalay dagaalkane waa la geliyay dan innooguma jurin dhibka maanta Inna heesta dagaalkaas baa innoo sabab ahaa

  • @behlisomli8374
    @behlisomli8374 4 роки тому

    ASC WAXA RABO HAKA WATE WA U U DADALAY RUSHKA DAWLADA SOMIA

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 4 роки тому

    Galaal faan badanaa awey general asaga kaa awood badnaa ileyn wasiirka gashaandhiga waxaa ahaa general Mohamed ali samatar

  • @Duco-waalid
    @Duco-waalid 4 роки тому +4

    Waa been tii sxp yaaal

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 3 роки тому

    DagaaaL taaariikheeed aaad u qurxsan buu ahaa. Nidaamsan bilad geesiyo lagu mutaystay. Wooooof noloshu ma tobnawdo ayey hooyooyinku yidhashdaan laydinja jeedi waxad ahaydeen iyo dhulkiinaba. Shiiiiit.

  • @mehemedseyd3414
    @mehemedseyd3414 4 роки тому +1

    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹😍

  • @hassanyonis4601
    @hassanyonis4601 4 роки тому +1

    Waa beentii dameer galaal oo siyaad barre inuu ceebeeyo u nool

  • @abdiqorshaale9371
    @abdiqorshaale9371 4 роки тому +5

    Dal curdan waxaan aheen warashado waa wayn qalab military soo saaro laheen
    Dhaqalo xoogan lahen
    Dagaal danbo oon laga fiirsan laguma fududaan doona anaga noolmarkan

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 4 роки тому

      Kaa sawirka kuu saarani kamuu fiirsan waana khaladkii ugu waynaa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 роки тому

    inkastoo general Galaal beentiisa ay badantahay oo marar badan uu isburiyey ama saraakiil kale kubeeniyeen wuxuu sheegay lkn dagaallkaas khalad buu ahaa!! huuhaa iyo laab lakac baa lagu gala, wadan yar oo muda gaaban xor ahaa oo dhaqaale iyo military ahaanba aan isku filnayn in dagaal sidaas uculus lagaliyo khalad by ahayd 100%

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 4 роки тому

    Itoobiyan nin dagaal managa dhex qarxin ee ayadaa dhulkayna iyo dadkayna xasuuq ku hayso ilaa maantana sheeganayso somalia oo idil iyo baddeeda