Adeerkay General Indhaqarshe Allaah cimri dheer ha siiyo geesi weeyaan wlhi billada geesinimada Africa buu heystaa masha Allaah geesi qaran general Indhaqarshe 🦁🇸🇴♥️🙏 Sidoo kale Allaah h xafido general Mohamed Ali abokar 🙏
Soomaalidu magac kasta oo maantay ay ku faanto waxa I sòo hoyiyey dadkii soomaaliyed ee wax tarka lahaa lkn maantay dadka soomaalida ah ee jooga maxay ku faanayaan waxay ka adag yihiin qabyaalad
Masha alah wan qiiroday runti nin aad u qiimo badan oo wadani ah oo halyeey wadankisa iyo dadkisa usoo halgamay wuxu mudan yahy in aad loo maamuuso isaga iyo kuwa la midka ah. waxa maanta qiraya oo marqati ka ah madaxweynaha turkiga rajab tayyib erdogan inu ilahy ku guleyay dadaalkisa iyo sama falka umada islamka uu umuujiyay oo mar labaad lo doortay madaxweyni ilahy ha barakeyo
Taariikhda & guushu waxay micno sameyneysaa marka mirihii lagu guukeystey la gurto sidaa la adligeed somaliya taariikh madow ee anu dhexmaquurareyno waa mirihii ay no abuureen askartii wasanka cinqilaabtey dowladdii rayidka ahayd nana dhaxal siiyey waxa an manta ku suganahay jiho la’aanta ah walow gen Maxamed Ali abukar uu isagu iska horyimadeen raggii isku magacaabey shanta golaha dare uuna mutey in la xiro , marka askarta somali aad wixi u dhaxeeyey 1980 yo 1991 waa dambiikayal iyaga & wixi hogaminayey taariikhda somalida Baal madow bey ku Qoran yihin madama dadkii & dalkiiba ay ka diorteen danahooda gaarka .
Adan Bile Waxaa dhibaato ah qofka aragtida qofka kale dabagala oo anan isagu aragti lahayn , wana la ogaadoo waa adag tahay in wax laga dhaadhiciyo madama uu ku ganacsan ama ku ganacsana waxa laga hadlayo ama la tilamamyo, marka hadan dhinac kale ka tuso waxa aad leedahay wey sameeyeen xaggee ka kernen sow xoolihii umadda ma ahan oo sidey dooneyn u isticmalen iyaga oo weliba taariikhdioda ay nolol askared ahaayeen ayna askarninada uu guneysi qorey ayna sabab I ahayd in ay wadanka cinqilaaban ay ka dambeysey fikir gumeysi sababtoo ah guneysigu ma dooneyn in somaliya ama wadmadii gumeysigu ka kaceyba in ay helaan dowladnimo taam ah oo miro dhasha marka wixi ay 21 ka sanno qasayeen oo midna ka qaadayeen midna siinayeen oo wadankiina sharci dastuur & maxkmaded a lahayn oo la raaco dabdedna dagal galey dagalku a lagu soo fashilmey talo xumadoda & wayo aragnimo siyasadooda oo hooseysey , sow la iskama hor iman oo hadana isla askartii oo qabiil huwan sow isuma aysan qalab qadan dabadedna askartii is hardineyseyw oo dadka & dalkaba ku bayactaneyseyw hubka noma qeybin oo qabiil noma qeybin oo qolo walba qolada kale shaki kama gelin doe ilaa & manta mirihii ay no abuureen ma guranryno , kuwa tilmaameyso sow ma ahan odayaashii ay soo tababareen askartii gumeysigu tababareey caruurtiodii , guneysigii Dan naga lahaa mel cidla ah nagaan helin oo meel walba tilman & taagero an jirin nalama tagna marka Sxb wixi xun xaawaa leh oo wixi dalkii wadada haytey isdoorashada ninkii leexiyey dabadedna meel cidlo ah umadda dhigey baa qalabka iska leh madama uu kala daadiyey wixi yaraa ee gumeysiga laga dhaxley
Nollow Mudane Gen Mohamed Ali Abokar illaaheey Cimri iyo Caafimaad haku siiyo
Masha Allaha Adeer waa ku mahadsantahay wadani dhab
Adeerkay General Indhaqarshe Allaah cimri dheer ha siiyo geesi weeyaan wlhi billada geesinimada Africa buu heystaa masha Allaah geesi qaran general Indhaqarshe 🦁🇸🇴♥️🙏
Sidoo kale Allaah h xafido general Mohamed Ali abokar 🙏
Adeerkay Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Lion Of Africa 🇸🇴🦁💪
Ee nin walbaa adeerkiis hadduu dhaho waa "Libaax" yaa adeerkiis yahay:"Mukulaal"?!
Mohammed Ali abokor saxa magaca
47 SANO KAHOR MEEL AY USOCDEEN AYUU HADA 47 SANO KADIB LEEYAHAY MADAXWEYNIHII OO HOR FADHIYO KUU SHEEGI MAAYO MEESHAAN USOCONAY WELIBA ASAGOON HADA DOWLADA KATIRSANEEN, MEESHAAS DHALINYARADA HADA ASKARTA AH HAKA BARTAAN AQLAAQIYAADKA CIIDANKA OO INAAN SIRTOODA LASHEGIN, Allayacizak Taliye Cimriga Allah kuu baraeeyo🥰🥰
Ethiopian. Xaflada fadhiyaa. Hadalka wuu Sarbeebey
👏👏👏mashaa allaah ilaahay cimrigiina ha dheereeyo sharaftii waddanka ayaad tihiin kuwiina kale alla haka so dhexbiyo ciidanka.
Gen maxamed Cali abokor
Taariikhda ayaan ku maqli jirey
Masha Allaah
Geesiyaal badan Ayaa godka ugu jira
Himiladaan Haysto maanta
Ambassador Afdooje
Hala Xuso
Generaal aftuujo
Foosiya yuusuf x aden odeygedii ayuu ahaa . H gidir buu ahaa
General indho qarshe waa nin qiimo leh marka waxan kula talinayaya in uu Ethiopia aadin waa nin xaq u dirir ayu ahaa
Waddani waa loo dhashaa ee la iskama dhigo. Illaahow cimri dheer iyo caafimaad taama sii sarkaalkaas dadkiisa iyo dalkiisaba u soo shaqeeyay.
Mansha Allah
Masha.Allah waa oday soomaaliyeed oo waaya arag ah waliba taariikho farabadan og
Dhismaha Hoyoyinka waxa dhisay Maxamed Siyaad Barre.
Si wacan buu u hadlay Janaraalku
بارك الله فيه
Amiin
Maashaa allaah
aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inuu noolyahay
Gen.Moxamed Cali Abokor.Raggii isaaq aad wada shaqayn jirteen dhammaa.Hargeysa kaalay.
Xamar iyo waxan aad ka Hadlaysaa waaku lumaysaa.
Masha Allah adeer waad ku mahadsan tahay wada jaceel, Allah haku habadiyo noocmankaasi ciidamada soomaaliyeed, aamin
Wlh halyeeyo ayay ahaayeen Allah cimriga ha idin barakeeyo
ماشاءاللہ
Maashaa alaah
Yes
General ilahay cimri dheer into caafimaad ha ku siiyo adio ordagan
Mashaaalah Guul Guul ciidanka xooga dalka soomaaliyed
Waayo arageena wa joogan wali alxmdulilah allow ku xifdi
👏👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
erayga janaraalka 4:46 "meshan u soconay madaxwayne kuma shegayo marti baa ina wareerisa" wxuu ugu jeedaa sirdoon itoobiyan ah ayaa inagu dhex jira waana dhab oo sirdoon itoobiyan ah iyo kuwa kale ayaa dalka dhooban
Adeerkan wa rabay in aan arko wlh. Ii noolow adeer somali sax ah waye
Maansha alaah wadani labo ma aha
Mashallah ♥️ Mashallah janaralk aad wadani nimada dacad iskudarsaday wan qiroday runahanti dadk nucan ah ayow dalkena ubahayhay
Soomaalidu magac kasta oo maantay ay ku faanto waxa I sòo hoyiyey dadkii soomaaliyed ee wax tarka lahaa lkn maantay dadka soomaalida ah ee jooga maxay ku faanayaan waxay ka adag yihiin qabyaalad
Faqash.faqash.ma.cadowgii.ayuu.horfadhiyaa.uu.madaxweyne.leeyahay..ala.yaa.kugowraca.oo.kaa.ciilbaxa.
Ninkani madaxdii Somaliyed oo madaxweynihii ku jiro ayuu hor taagan yahay ee qof jiran ayaa tahat
Mnshallah runTiiH khudbadan qiirada leh wxaan kusoo ceshaday dhawrjeer maxamed Cali abuubakar wxuu kamid yahay dadka keenay sharafta ay soomali kufaanto alle cimriga iyo cibaadadaba hakuu hagaajiyo
Hamse Ali
Oo tolow maxay ahayd sharafta uu somali u keeney mad nala wadagtid?
Amiin amiin amiin yarabi alle ha u aqbalo urduqan ducadas
💖💖💖
Masha alah wan qiiroday runti nin aad u qiimo badan oo wadani ah oo halyeey wadankisa iyo dadkisa usoo halgamay wuxu mudan yahy in aad loo maamuuso isaga iyo kuwa la midka ah. waxa maanta qiraya oo marqati ka ah madaxweynaha turkiga rajab tayyib erdogan inu ilahy ku guleyay dadaalkisa iyo sama falka umada islamka uu umuujiyay oo mar labaad lo doortay madaxweyni ilahy ha barakeyo
Madxu ku go
Kuwa la hadlaysaa sugayaan in aad Somaliland taariikhdada uga warantid qaar badan baa kaa faaidaysaan lahayee
Meeshu ugu ficneyd buu ku shekeyn hayaa somaliland iyo waxaad nala dhax istaagte wa maxay ninkan Allah ba cuqdadi ku abuurin m.a
Sarakiil was kuwii hore waxaan hada joogo ee qashinka ma aha ee qabiilka lagu siiyey darajada ee wada umiga ah
🇸🇴❤🇹🇷🇩🇯❤🇶🇦
Madaxweyne Ku sheegi mahayo Marti aya na wehlisa Sir Dhow Qaran Dhowr
Waxan ka mid aha saraakiishii dagaalka kula galay, qabiil qabiili dhalay.
Billadaha indha Qarshe waxaa qoray Cabdi Caluuq.
Maxamuud axmed cali dugsi sare aalagu magacaabaa weli woo jiraa
💙🇸🇴❤
Ismaaciil cali abokor goormuu new faqashta u tagey
Wadani wadani dhalay
Taariikhda & guushu waxay micno sameyneysaa marka mirihii lagu guukeystey la gurto sidaa la adligeed somaliya taariikh madow ee anu dhexmaquurareyno waa mirihii ay no abuureen askartii wasanka cinqilaabtey dowladdii rayidka ahayd nana dhaxal siiyey waxa an manta ku suganahay jiho la’aanta ah walow gen Maxamed Ali abukar uu isagu iska horyimadeen raggii isku magacaabey shanta golaha dare uuna mutey in la xiro , marka askarta somali aad wixi u dhaxeeyey 1980 yo 1991 waa dambiikayal iyaga & wixi hogaminayey taariikhda somalida Baal madow bey ku Qoran yihin madama dadkii & dalkiiba ay ka diorteen danahooda gaarka .
Eedda aad Adigu leedahay,cid kale ha saarin!
Haddii dawladdaasi xumayd 30sannadood,maxaad qabateen?maxaad samayseen? Intii ay dhistay baa reera loo googoostay? Oo weli la bililiqaysanayaa, guryo,garoomo,iskuulo,dhaqtaro,
Maxaa dhisteen? maxaa soo kordhiseen?
Iskuulla bilaash Ah,
Dhaqtar bilaash Ah,
Dawo bilaash Ah ayaad haysateene,
Kuwii dumiyey ma idiin keeneen????
Been baad ku nooshihiin.
Adan Bile
Waxaa dhibaato ah qofka aragtida qofka kale dabagala oo anan isagu aragti lahayn , wana la ogaadoo waa adag tahay in wax laga dhaadhiciyo madama uu ku ganacsan ama ku ganacsana waxa laga hadlayo ama la tilamamyo, marka hadan dhinac kale ka tuso waxa aad leedahay wey sameeyeen xaggee ka kernen sow xoolihii umadda ma ahan oo sidey dooneyn u isticmalen iyaga oo weliba taariikhdioda ay nolol askared ahaayeen ayna askarninada uu guneysi qorey ayna sabab I ahayd in ay wadanka cinqilaaban ay ka dambeysey fikir gumeysi sababtoo ah guneysigu ma dooneyn in somaliya ama wadmadii gumeysigu ka kaceyba in ay helaan dowladnimo taam ah oo miro dhasha marka wixi ay 21 ka sanno qasayeen oo midna ka qaadayeen midna siinayeen oo wadankiina sharci dastuur & maxkmaded a lahayn oo la raaco dabdedna dagal galey dagalku a lagu soo fashilmey talo xumadoda & wayo aragnimo siyasadooda oo hooseysey , sow la iskama hor iman oo hadana isla askartii oo qabiil huwan sow isuma aysan qalab qadan dabadedna askartii is hardineyseyw oo dadka & dalkaba ku bayactaneyseyw hubka noma qeybin oo qabiil noma qeybin oo qolo walba qolada kale shaki kama gelin doe ilaa & manta mirihii ay no abuureen ma guranryno , kuwa tilmaameyso sow ma ahan odayaashii ay soo tababareen askartii gumeysigu tababareey caruurtiodii , guneysigii Dan naga lahaa mel cidla ah nagaan helin oo meel walba tilman & taagero an jirin nalama tagna marka Sxb wixi xun xaawaa leh oo wixi dalkii wadada haytey isdoorashada ninkii leexiyey dabadedna meel cidlo ah umadda dhigey baa qalabka iska leh madama uu kala daadiyey wixi yaraa ee gumeysiga laga dhaxley
@@asamadhassan1419
Anigu weli waxaan taaganahay,eed aad leedahay cid kale ha saarin,gumeysi baa tababaray baa tiri,odayadana iyagaa soo tababaray,gartay!haddaan taada kuu raaco,
*30sanadood baynu is afgaran lanahay, waxaynu baabi,No mooyee,waxa horumar Ah ayaynan samayn,xaafado xaafad u kala qoqobanahay,dhammaanteen ma gumeystaa Ina tababaray?
*Shiikheenii waa reer,
*Keennii maaddi bartay waa reer,
*Kuweenii debedaha u qaxay ee arkay sida ummaduhu u noolyihiin,reeray u kala shirayaan,ilaa bah hebla, sallaanka qabiil ayay kor iyo hoos u raacayaan!
*Kuwa tegey iyo kuwa joogaba inta kalena jiibta iyo jaantay u hayaan.
*Guryeheena ayaa nin weliba guri ka soo toosay,kuwan iyo kuwii horeba,
*Sow lama oran karo,guryeheena oo dhan baa xun! Illeyn guryeheenu hadday wanaagsan yihiin guri walba qof wanaagsan baa ka soo bixi lahaaye.
*Arrintu gumeysi ka weyn,
Dadkeenu iyagaan waxna qorin waxna akhriyin ayay gumeystaha la dagaalamayeen,
*Haddii dadkeenu(shicibku)wanaagsan yihiin maxaa ilaa maanta u diidey,inay qof wanaagsan doortaan?
*Eed aynu leenahay yaynan cid kale saarin! Mid hore iyo mid danbe,
*Ummadda (shicibka) wanaagsan, fekerayaa,iyagaa hoggaan wanaagsan doorta iska soo dhexsaara,
Hoggaan wanaagsani iska Iman maayo,haddaanu shicibku wanaagsanayn,anigu taas ayaan aaminsanahay,
Janeral kaleh aya kuqaladaysa oo ay isku magacyihin aya jiray oo laxiray isaganah ladhaho maxamed cali abokar
Hargeisa qabo, halkaasi Xaaji, meesha qarax ayaa ka socoda.
waa markey iswada faanin jireen?
General:Ismail cali abokor
General:Xasan cali abokor
Maxamed cali abokrna ,,
Ma nimanka ayu la walalyahay tolow?
Maya maaha,waa Darwiish
Janankani waa Dhuloos
@@osmanb8446 maaha wllo ninkani waa nin isaaq ah oo habarjeclo ah
@@ustaadclraxmaanofficial4602 hhhh miyaad riyoonaysaa maxamed Ali abokar isaaq ah 😂😂😂
Ismaciil cali abokor walalkiis miyaa
Ismaciil Cali abokor Waa Habar Jeclo,
Maxamed Cali abokor Waa Dhulbahante
Ismaaciilaw xubnihii kacaankii lamahadiyay saaxiibaw makacaankiinii ayaa mucaaradaysa maya ismaaciil noolaw halyeey qaran ayaad maanta ayaad noo tahay marba hadii adigii oo iidoor ah aad soomaali u qudbadaynaya soomaali
Soomaaliya itaal daran Weligiin Nacnacleeyaa Meel gaadhi waaydeen 😂😂 Bakhti Uray
Itoobiya sawta dhulkii loo daayay muxuu ku dagaalamayay bal kuwa u sacabinayaa ha noo sheegay
Manta hadii lala hadlin ma ahan micniheeda in loo dayey
@@hanadyare4735 oo hadaan loo dayn maxaa loo sheegan waayay sidii hore loogu sheegan jiray ma la baqayaa
maxamud xarbi iskuul baa lagu magacaabay anaa dhigan jiray markaan yaraa wuxuuna ku yaalay wardhiiglay ee beenta daa macali jaamacna iskuul baa la oranjiray
In dhismayaal kale laga dhisay buu sheegay
Masha’Allah