Ninkaan wuxuu qoray waliba uu kasheegay odaygii Abdilahi yusuf ahaa waxay u muuqataa in ay u badantahay sheeko la soo alifey, Waayo duurtagal maahayn xilligii 1977 in nin yiraahdo waxaan naafinayaa ciidankii xooga dalka maba jirin shaqsi ku dhiirankarey hadalkaas
Maxaa geesiyaal galey God tolaay ❤77 waa lagu fududaadey waayo in laga fiirsado ayey aheyd waayo waxay ahayd in dagaalka la wado ama aan la bilaabin tolaay ❤❤❤❤
Inta hore waanba ka qaadanay odayga bugiisa lakin 1977 ayadoon dagaal ku sifiican u bilaaban buu askari dhahaya cidan ka waan nafay nayaa waxaa waa sheeko baralay markuu sas ku yiri muxuu u gudbin wayey oo ka kashifiwayey oday gaan asaga khiyaanoole ahaa malaha
Siayaad barewaxidku ah looga ma sheekaysanjirin meel bubliic ah iyo malhaayad laga quraacanayo sidaas a lais kuma aamiin jirin tan kale maba dhici karto in nin sarkaal qaran ahi uuka. qirto dal kayga oo dagaal kujira ayaan curyaaminayaa iyo khaainu wadan ninmo intaas le eg odaga cawil ahina waaba nin waalan haduu sidas ku aheekeeyey adna haday ku gashay jaahil baad tahay
Beenta uu dhoobay caruurta ayaa garan karaysa. Cawil waa beenale. Cabdulaahi Yusuf ayaa ninkhaa'in la yaqaan sir ku qarsanaya waa sheeko aad u jeedo in la mala awaalay.
Laba dood Ina wey diideen inay dagaalka galaan. Cadillac dagaalkii oo socda ayuu baxsaday oo u galay Kenya I yar ka bacdi Waxa uu xabashida u dirtay walaashii Zahra oo u Afweyne ka codsatay inuu cafiyo dabadeed inta la cafiysy ayaa weliba ninkii khiyaamo daa qaranka ku suntans ayaa lama filaan dafiray loo magacaabay!!! Arintaa oo laga yaabay.
Aabe siyaat janadii fardoowsa ayuu ku jiraah❤❤❤
adeer janaa maxaaya ma ninkii quraanka Ilaahaay beeneyay ayaa janaada galayaa
@@ahmad6967ade miyaa xisabinsyoo
Meesha cawil cadami laga hadlaa dhilaa ku dhasheee
Wlaalkay qaamuus waxaan kaa codsnaya waxaan ahay qoraa soomaaliyeed waxaan wadaa buugga janan maxamed abshir muuse waxaan kaa codsan inaan kaa idansado xogahaga inaan qoran karo mida kle buuggan isagoo linki ah waan kaaga baahnaa sxb
Allow idin wada naxariso wayficantahay tariqda❤
Mhdsanid Wll Adigiyo Amb doorkuba ❤❤
Ninkaan wuxuu qoray waliba uu kasheegay odaygii Abdilahi yusuf ahaa waxay u muuqataa in ay u badantahay sheeko la soo alifey,
Waayo duurtagal maahayn xilligii 1977 in nin yiraahdo waxaan naafinayaa ciidankii xooga dalka maba jirin shaqsi ku dhiirankarey hadalkaas
Ciilanyahay is deji waa taariikh qoran
Ma ogola runta ruux munaafaq ah
Maxaa geesiyaal galey God tolaay ❤77 waa lagu fududaadey waayo in laga fiirsado ayey aheyd waayo waxay ahayd in dagaalka la wado ama aan la bilaabin tolaay ❤❤❤❤
Yaa rabbi na badbaadi oo cadowga naga dulqaad cadowga gaalada munaafaqiinta iyo jawaasiista billaa damiirka ah
Maantana Oromo ayaa xasuuqeysa maatadii S galbeed tolaay aawey goboladii somali galbeed ❤❤❤❤
Amina amaa haminana ,sheykadaan waa run waa cadahay .
1977 abdulaahi yuusuf sidaas ma dhihin godka lagu cadaabyoow muxuu cawil been qoray ???
Sxp muqaladan noso badi❤❤
Inta hore waanba ka qaadanay odayga bugiisa lakin 1977 ayadoon dagaal ku sifiican u bilaaban buu askari dhahaya cidan ka waan nafay nayaa waxaa waa sheeko baralay markuu sas ku yiri muxuu u gudbin wayey oo ka kashifiwayey oday gaan asaga khiyaanoole ahaa malaha
Dada sheeg iska dhaaf adigee awoowga baan ku odhan karin cawil beenaale waayo Cawil waa nin hayaa tariikhada somali oo dhan maansha allaha waa nin somaliland ah
Madax adeega iska daa anoo yar aan maqlay arintas ,muxuu kaasasabanaa ,somali wakaas ajnabi haduu qorlahaa sheekada warka waa rumeysanlaheed cajiib .
Sow ma aragtid waa been aad u jeedid waxaan run ahayn buu buufinayaa
Nin iidoor ah oo run sheegaa tolow ma jiraa ilaahay amarkiisu badanaa!!!
Taariikhda waxbaad qaladaysaa zxpow 1964 iyo 1977 ayaad isku qaldaysaa
Muuqaal kasoo diyaari duuliye cabdulaahi weedow .
Duuliyihii ka baxsaday xabashida dagaalkii 77
Kani sheeko iidoor ayuu layimid ee waxba masheegin nin marxuumka ah ayuu xanjarafeynayaa
walaal qayb qayb maaha ee ayadoo xidhiidhsan oo xasuus qoraha ciidankaa somaaliyeed kasoo xiganayso noosoo ururi oo khiyaanadii ciidanka ka dhax dhacay iyo sidii loo jabay kasoo waran
Si aan wax uga barano oo godkay ku dhaceen aynaan ku dhicin
Dagaalku siwalbu uadkaa hdii aysan khiyaamooyin jirin sidan foosha xun looma jabeen
mahadsanid haye
Waa taariikh mug weyn oo loo baahnaa.
Wlal nosoobadi xusus qoradan oo kale
Inta dame oo beenta cad ku qurxiseen cid idinka qaadaneysa ma jirto.
Ma AUN Abdullahi Yusuf ayaa yiri dalkayga ayaan curmaamin?
Waa been cad
Waxuu sheegay in c yuusuf colonel ahaa 1964 mana ahayn boowe!!
Waabeenti
Waa tahay.
Soobadi sxb
Sxb buuga intee laga helaa
Siayaad barewaxidku ah looga ma sheekaysanjirin meel bubliic ah iyo malhaayad laga quraacanayo sidaas a lais kuma aamiin jirin tan kale maba dhici karto in nin sarkaal qaran ahi uuka. qirto dal kayga oo dagaal kujira ayaan curyaaminayaa iyo khaainu wadan ninmo intaas le eg odaga cawil ahina waaba nin waalan haduu sidas ku aheekeeyey adna haday ku gashay jaahil baad tahay
Markasta dalkaan daarood baa ku ah qodax kumudan siiba Mj somalida kale waa dad gob ah xukunka ogol oo in laxukumo ogol in ay wax xukumaanavogol balse daaroodku maaha markaad aad ugu giirsato somali waayo waa dad utun qabs oo raba xukunka in ay isku ilaaliyaan hadii ay xukunka waayaana in lagumaadayo aaminsan oo waxay hoos isugu sheegaan in aysan somali ahayn oo madaxweyne cc.sharmaatke oo si dadban boqorfeeqoow ugu sheegay daarood dalkaan usagaa fuminaaya 1964tii buu sidaa yiri 2025 na waxa dalku ka degi layahay waa punland io juba land oo hada darodku nadax kayihiin somalida kalana welivmadareensana
Sheeko baraley ahaa
Siyad barre allaw janada ka waraabi lkn cabidilaahi yuusuf waanan somali waà ninka adhaxda ka jabiyey alaw cafi ama cadaab lkn aad ayaan ninkaa u necbaa
Qabyaalad baad ku nacdey ee qabiilka iska daa
@@mohaa1645 qabyaalad Kuma nicin lkn alle dartii ayaan u nacay waayo waa ninka cadawga Somali u jabiyey alle jahanama haku fogeeyo lkn adiga ayaa qofka noocaas ah qabiil ku jecel ku taageersan
Jaajuus ayuu ahaa ina yuusuf
Oooy deee mxd ka badeleysaa maanta😂
Sheekada intaas danbe waa been Waa dacaayad odayga cawil ah waa naqaana nin run badan ma ahan
Abdilahi yuusuf nin wadani ah buu ahaa
Beenta uu dhoobay caruurta ayaa garan karaysa. Cawil waa beenale. Cabdulaahi Yusuf ayaa ninkhaa'in la yaqaan sir ku qarsanaya waa sheeko aad u jeedo in la mala awaalay.
Waxaasi waa meeyd xante .
adeer Ninku waa in uu isdifaaci karaa. Cawillow guulwade xun ayaad aheyd . marxuun cabdulahi walahi kabahiisa xitaa ma gaadhid
Laba dood Ina wey diideen inay dagaalka galaan. Cadillac dagaalkii oo socda ayuu baxsaday oo u galay Kenya I yar ka bacdi Waxa uu xabashida u dirtay walaashii Zahra oo u Afweyne ka codsatay inuu cafiyo dabadeed inta la cafiysy ayaa weliba ninkii khiyaamo daa qaranka ku suntans ayaa lama filaan dafiray loo magacaabay!!! Arintaa oo laga yaabay.
Warkaas waa SNM iyo qaran dumiis
Cawil beenawaas,taariikh beena Ayuu samaystaa
Waa ku beentaas wax ka jiro malahan waa sheeko uu isku soo aadistay😂😂😂😂
Beeni raad maleh
Cawil waa beenaale ilaahay cadaabtii kugu fogeeyeey been waynaa ????
Waarkan waa baan waa beenta idoor
Ceeb cayda daa muslim wax kheer kuhadal ilaahi ayaa kuu jeeda
Iidoor habartaa was faqash faqash dhashay
Qashinkaan yaad u shegaysan