Saxiix aniga xitaa waan ka baqaa, hada shan cimaarad oo sweden ku taalo ayan deganahay mana ka cabsadi ileyn si wngsn ayaa Loo dhisay lkn Xamar Cabsi cabsi waaye
@@ismailalihasan9519 waarun anba wan ku jira yurub lakiin somaliya 2 isasaran ban ka baqa wayo kuwan dibad dhorsana dhulka laqodaa la waraabiyaa la buuxiyaa hoos bay ka dhisanyiin lakin somaliya bacsi cabsi
Mugdisho waa waali Wlhi lacagta qiima kama lahan meeshaasi
Sharaxaada badan mar bay foolxumo noqata. Guri wax badan tagnaanay u ma eeka
Qaali sanaaa gurigu oo yar yaraa qolalku
Masha allah.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
maxalalbaadku.dhistay.mise.waa.dadwaynaha.xaqoodii
Subxanallaah qaali iyo ciriri jikada malahan xataa meel la dhigto talajad labo qof iskuma dhaafi karto qolalka master ka sariirta wayn iyo armajadeeda iyo madax yadeeda magalayso qolka cadiga ah 2 sariir oo nafar ah magalayan salootada fadhi iyo qado madhig mayso tan kale 8 dabaq oo lahayn wiish hadana $400 oo kiro ah parkin lahayn aad buu guriga u qurux badan yahay gudaha iyo banaan ka lakin aad buu ciriri u yahay nuur allaha idin saro🤔🤔🤔🤔
6 biyaano oo jaaran jara aha lawaxayul lilbashar 😮
Kkkkk jaran jarada ku alamintey maalin walba
ماشاء الله تبارك الله
Mashaalaah waye
xaafada al Barakaad Kan camal makuyaalaa abaayo 2 qol adigoo mahadsan
Anigu ma galeen 6 cimaradood oo somaliya isasaran cabsi cabsi inu ila dumo ban ka cabsana wayo qaar dumay baan arkay
Saxiix aniga xitaa waan ka baqaa, hada shan cimaarad oo sweden ku taalo ayan deganahay mana ka cabsadi ileyn si wngsn ayaa Loo dhisay lkn Xamar Cabsi cabsi waaye
@@ismailalihasan9519 waarun anba wan ku jira yurub lakiin somaliya 2 isasaran ban ka baqa wayo kuwan dibad dhorsana dhulka laqodaa la waraabiyaa la buuxiyaa hoos bay ka dhisanyiin lakin somaliya bacsi cabsi
Absolutely 💯
Banaanka ayuu kaqurxan yahay gudihiisa waa foolxumo
Lacgta ku kireynaysayo guri caadiya maan ku iibsado yaab😂
Hiss wiish اسانسير meey usameeyaan wåa ciqaab waxaasoo baranjara
Qolalkiisu wuu fool xunyahay kor lee uu ka qurxoonyahay😂 hadana qaali waaye yaa idin ka kidheesanayo marka😂
Adiga mudan Walashey
3 qol 350 waaye waaberi
ماشاءالله تبارك الله.
Wax. Walba. Waxa. Ka. Horeysa. Amniga
Muqdisho. Maaha. Meel. Lausku. Ha La ayn. Karo. Waxa. Ku. Nool. Dad. Bahaloobay. oo. Dugaag. Isu. Bedelay
Ciirtada dhamaa caydada yaqaan koleyba degankada kama roona
Min £200 kuli humlo ahaan ka warn?
Abaayo guriga lift maleeyahay???
guri firaashan 300 doller 35 doller
Buurda ansalooti sow ma ahan tuugo waaye
Namberka no so qor
Somalida masakiinta oo danta yar looguma talagalin loomana naxariisan dadka lacagta micna daro kusoo gasho oo lacagta waxbo xanuun kuhayn ayaa kireysan karo waxaas mafiicno plz umada unaxariista si Alle idiinku naxariisto ijaarka Muqdisha aad ayuu qaali uyahay suuxinta
Bakin malahan